Habeenka Hobalka Hctv Waraysi Xiiso Badan Xabiiba C/laahi Balbalaaf

  Рет қаралды 68,629

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

4 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 141
@kadradheman3233
@kadradheman3233 4 жыл бұрын
Allah yarhamu raximin jano fardossa ku rajenaya habo macan 😥😭😭amin amin
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 4 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso xabiiba wiigan ayay inaga baxday. Ilaahay janatul fardawsa ha ugu deeqo marxuumada. Aamiin yaa rabi waxay ahayd fanaanad an jecelahay.y
@wacanmadar7409
@wacanmadar7409 4 жыл бұрын
allh ha u naxariisto janada ilaahay haku casuumo imika ayaan maqlay inay dhimatay xabiiba fanaanad qaaliya bay ahayd
@muhyadiinsayid9646
@muhyadiinsayid9646 4 жыл бұрын
Alle ha u Naxariisto Aaaaamin Aaaaamin
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 4 жыл бұрын
Fanaadan aad baan u jeclaa heesaheeda berigaan yaraa een joogay Berbera een dhagaysan jiray Radio Jabuuti. Ilaahay ha ku xafido. Walow musigu xaaraan yahay hadana suugaantu waa udub dhexaadka umada soomaaliyeed.
@edebsansidiihooyadeed2590
@edebsansidiihooyadeed2590 4 жыл бұрын
Xasuus ayaan galay markaan arkay commentigaaga berbera iyo radio jabuuti markaan xagaa baxno waan usoo xiisi jiray waayo sland berbera unbaa laga dhagaysan jiray waqtigii hore salaan gaara ayaan kusoo dirayaa wll
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 4 жыл бұрын
@@edebsansidiihooyadeed2590 waa runtaa wll berbera wax kaleba lama dhagaysto an Radio Jabouti ahayn. Xataa radio hargaysa lagama dhagaysan jirin berbera. Runtii dadka reer berbera waa iska reer jabuuti an jabuuti weligood arag. Imika mudo toban sano ah berbera waan ka maqanahay oo war kama hayo lkn wakhtigaasi xasuus gaar ah buu igu leeyahay. Siiba fanka reer jabuuti aad baan u xiiseeyaa. Wxn aad u jeclaa fanaanadan iyo aamina faarax hees ay wada qaadaan oo odhan jirtay agoon koriyaay jabuutaay. Sidoo kale wxn jeclaa faduun ducaale, faadumo axmed dhinbiil AUN. Nimco jaamac. Rooda maash. Cabdinuur alaale. Labadii ilma xamar qoodh iyo labadii ilma aadan dugsiiye. aad baan walaal kaaga qaaday salaantaas mid lamid ahna hawadaan kuu soo marinayaa. Wakhtigii caruurnimo wuxu ahaa wakhti xiisa badan oon soo noqonayn. Mar labaad mahadsanid walaashayeey. rabi ha ku xafido.
@edebsansidiihooyadeed2590
@edebsansidiihooyadeed2590 4 жыл бұрын
@@Ahmedmohamed-wo2fv aad iyo aad wll waxaan xasuustay anoo balcadii xidhay oo ku quraacanayna radio jabuuti oo baxaya iyo fiidkii ku cawaynta heesaha iyo qasiidooyinka aad ayaan xasuus ugalay wlhi qudhaydu 10sano ayaan kasoo maqanahay berbeta aad ayaan ugu xiisay
@rahmaali2050
@rahmaali2050 4 жыл бұрын
@@edebsansidiihooyadeed2590 warun waxan xasuustay wakhtiyo badan ayan Barbera tagay waxan arkay reer Berbar oo idacad kale u sarantahay waxay yidhahden siwanagsan uma maqalo Hargaysa sifican marka waxan filaya bada casba altenada sifican u soraci jirtaye aniguna wan idin salamay adiga iyo inanka masha Allaha xasuus igadhe
@rahmaali2050
@rahmaali2050 4 жыл бұрын
@@edebsansidiihooyadeed2590 iyo Ahmed masha Allaha anigu reer Barbera man ahan lakin wankudhashay reerkayaguna way daganan jiren lakin intanan ku garadsan banu ka guuray lakin waxan maqli jiray hoyaday oo odhan jirtay reer Berbara Qadan way isjeclayen lakin anigu kulaylkaba igu daran jiray markan tago oo waxan odhan jiray wakhtina duqsiba haysta wakhtina kulaylba haysta oo tukihina iyo qaaqdisina dheertahay laki walahi meelwacanbay ahayed hadana mareye Cidin wuu hagajiyay ee Illahay haynugu kulmiyo aadban idin salamay sxbayaal
@filsanqaali7005
@filsanqaali7005 4 жыл бұрын
Masha allah ila.ciyiaalnimadaydo waan dhagaysan jiray xabiba wana gabadha aan ugu jecla.fananiinta.heer jabuuti quruxdeedi ismay badalin waayo waa qof marwalba faraxsaan masha allah ii nol99w
@zahramohmeth7677
@zahramohmeth7677 4 жыл бұрын
Ax ax ax wallaahi maan ogayn waan ku naxay iminka alle hawnaxariisto janatul fardowsa hageeyo allaahu Maa Aaamiiin
@anhaarkashkaash9844
@anhaarkashkaash9844 4 жыл бұрын
Ina lilaahi wa ina ileehi raajicuun rabi naxariisti jano hakawaraabiyo qabrigana ha unuuro caawa ayey geeryotay xabiiba
@Qofnaba.
@Qofnaba. 8 ай бұрын
Allah naxaristi jano ha ugu deeqo habiiba balbalaf waxay kamid ahyd hablaha foladka u ah fanka jabuuti
@gouledaden6174
@gouledaden6174 4 жыл бұрын
Inaa lilaah wa Inaa ileeyhi rajicuun illahay ha u naxariisto janatul fardawosa ha ka warabsho ehladi iyo qarabadi ay ka baxday na samiir iyo iban allaha kasiyo amiiin amiiin yarbi 😭😭😭
@raamaale5
@raamaale5 2 жыл бұрын
Heeskeeda udambeeyo waa wacdiba muusiga uumba xumeenaya allah ha raxmado
@abdiqays9324
@abdiqays9324 4 жыл бұрын
Ilhy ha unaxaristo xabiba balbaleef fanand wayn rer japuti manta aya xaqii uyimid 23‐06‐2020 ilhy janadii haka warabiyo waraysigedii udanbeyey ayuu noqonayaa
@user-zf9gd5tp9m
@user-zf9gd5tp9m 3 жыл бұрын
Maxaa ku dhacay wll?🥺
@mohamedcasanyo2998
@mohamedcasanyo2998 Жыл бұрын
​@@user-zf9gd5tp9m Way bugtay wllo wadnaha ayey kacaban jirtay intii udnbaysay ilahy hw naxaristoo xagasa inawada sugaysa whll ilhy khatumada khyr hynogu khatimo😢
@almas8915
@almas8915 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 isma lahan 9 bilod kadib wad dhimanaysa allah ha u naxaristo amiin yarabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😪😪😪
@souleimandahirgod8504
@souleimandahirgod8504 3 жыл бұрын
ALLAH yarhamuha XABIIBA CABDILLAHI BALBALAF AAMIIN
@abdirahmanmohamed2990
@abdirahmanmohamed2990 4 жыл бұрын
Fanaanad xabiibo alle naxariistiisa hasiiyo. Xabiibo cabdilaahi waaberi balbaleefi alle qabriga haw nuuriyo.
@yurubxassan5578
@yurubxassan5578 4 жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto fanaanada manta tii runta ahayd bay joogta 😭😭😭😭
@ikramabdi407
@ikramabdi407 4 жыл бұрын
Mashaallah xabiiba cod dahablay ku raxayso hargaysa waa magaladaadii marti kuma tihid habo
@suleymanbarkhad7677
@suleymanbarkhad7677 4 жыл бұрын
Mashallah habiba abdillahi fanaanad nagu qaliya hadi aan nahay reer jabuti ❤
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto fanaanad jilitaan iyo heesoba leh oo caan baxdey Alow u dambi dhaaf oo u naxariiso
@ibrahimahmed2814
@ibrahimahmed2814 2 жыл бұрын
Ilaahay how naxariisto
@user-hk2bi5wv5j
@user-hk2bi5wv5j 11 ай бұрын
اللهم يرحمها ويوسع مدخلها اللهم ينور ندخلها اللهم امين 🤲🤲🤲
@makoahmed7381
@makoahmed7381 3 ай бұрын
اللهم ارحمها ويوسع مدخلهااللهم آمين 🤲🤲🤲😭
@khadraxayd9821
@khadraxayd9821 4 жыл бұрын
Illahay janadisa haku casuma aamiin aaaamiiiin yaarabil calamin
@sofiaadenbarre6431
@sofiaadenbarre6431 4 жыл бұрын
Ilahay haunaxaristo
@abdoulkarimabdoulkarimahme3425
@abdoulkarimabdoulkarimahme3425 4 жыл бұрын
Alaha ku naxaristooh edooh qabriga alaha ku unurshooh
@saleemaanabdihirsi2821
@saleemaanabdihirsi2821 4 жыл бұрын
ALLAH yarhamuha AAMIIN
@waberihoussein2891
@waberihoussein2891 4 жыл бұрын
ALLAH yarham amin ya allah
@rahmaruuxi8511
@rahmaruuxi8511 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Xabiiba Balbalaaf 😭
@intifaacofficial8885
@intifaacofficial8885 4 жыл бұрын
Illaahay ha unaxariisto hadi ay ruun tahay oy geeriyotay hadii ayno shahayna illaahay naxariistisa Waa uwada bahany
@mandekadam484
@mandekadam484 4 жыл бұрын
Allah yarhamu raximin jano fardossa ku rajenaya amin amin amin amin
@fartunabdullahi5172
@fartunabdullahi5172 4 жыл бұрын
eebe naxariita jann haku siiyo Ameen Ameen 1 waan u wada socona lakiin waa lakala daban 💔💔😭😭😭😭
@qaliyaomeraaliya4578
@qaliyaomeraaliya4578 4 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto
@apdiqani9389
@apdiqani9389 3 жыл бұрын
he'etan raga xulashadiisoow waaa heestii aan ugu hor dhagaystay markaan yaraa oon joogay xarshin alle hunaxariisto xabiiba cabdilaahi balbalaf
@merwoomar1803
@merwoomar1803 4 жыл бұрын
Alle ha unaxariiso walalsheen
@umaamaxamad9059
@umaamaxamad9059 4 жыл бұрын
ilaheey ha u naxariisto xabibo aamiin
@mohamedcazanyo8065
@mohamedcazanyo8065 4 жыл бұрын
Ilahay Ha unaxariisto habiba abdillahi balbalaf geeri naxdin leh weeyan whll noolaba wa dhinteeh
@Lora4534
@Lora4534 3 жыл бұрын
Ilaahow ku naxariso fanadaydii qaranka 😭😭😭😭😭
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 4 жыл бұрын
Somali legend noolow xabiiba belbelaf❤❤❤❤🙏🙏🙏😍😍🤩🤩🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@susum9099
@susum9099 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto jannadii Allah ha ka waraabiyo Xabiba😢😢😢😭😭😭😭
@umismail8037
@umismail8037 4 жыл бұрын
Allow unaxariso legend xabiba waxay ahayd fananaad qaran. Dalka djibouti iyo somaliyo dhaan bay kabaxday. Allow jana sii marxumada qaliya bay ahayd.
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 4 жыл бұрын
Allah ha ku naxaristo edo habiba abdilahi waberi 😭😭😭
@taswiirtaanqalbigajeclayst530
@taswiirtaanqalbigajeclayst530 4 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso😭😭😭
@abdirahmanawilfarahhassang688
@abdirahmanawilfarahhassang688 4 жыл бұрын
Alla yarxamak ilaahay qabriga hakuu nuuro xabiibo
@intisaarjofle6432
@intisaarjofle6432 4 жыл бұрын
Allaha u naxariiso oo noo wada naxariisto yaa Rabbi.
@dugziyemuzeh6552
@dugziyemuzeh6552 4 жыл бұрын
Alha unaxariistO maanta waY inaga Hoosaysaa
@sunshine-vk2xw
@sunshine-vk2xw 4 жыл бұрын
Masha allah fananadenii weynayd habiba nolow
@zafiyazuper6004
@zafiyazuper6004 4 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto
@guiniohassan1808
@guiniohassan1808 4 жыл бұрын
Allah ku naxaristo Habiba
@hoodoumaakram7584
@hoodoumaakram7584 4 жыл бұрын
Alle ha u naxriisto danbigeedan ha dhaafo
@ikranmahamud3179
@ikranmahamud3179 4 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto xabiiba
@warsameabdiabdilahi1615
@warsameabdiabdilahi1615 2 жыл бұрын
allaha u naxariisto aamiin
@almas8915
@almas8915 4 жыл бұрын
Hesta ugu danbesa akhiro ka hadalysa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 omg rabiyow u danbi dhaf
@rahmanoura6867
@rahmanoura6867 4 жыл бұрын
Subxan Allah Allah naxariisto
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 4 жыл бұрын
Allah yaraxma Qabriga Allah hauwasiciyo Waa Mamo Somaliaed.
@minasana5951
@minasana5951 4 жыл бұрын
Allah ku naxariisto
@abdoulkarimdaher5581
@abdoulkarimdaher5581 2 жыл бұрын
Allah yarhamo habiba 🙏🏾
@itsanything3353
@itsanything3353 4 жыл бұрын
Alley ha unaaxaristo habiba balbalafi
@haliminab9720
@haliminab9720 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto amiiiin
@hodhanqali2574
@hodhanqali2574 4 жыл бұрын
Allow unaxariiso yaa allah
@yabehdaher7046
@yabehdaher7046 2 жыл бұрын
Allah u naxaristo habiba abdillahi
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 4 жыл бұрын
allaha u rahmado
@awalebuufiye8464
@awalebuufiye8464 4 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto habiiba
@kyniyod620
@kyniyod620 4 жыл бұрын
Masha Allah big legende Habiba Abdillahi Balbalaf.
@sousaibirir1055
@sousaibirir1055 4 жыл бұрын
Allah kunaxariisto Habiba😭😭
@idilqali377
@idilqali377 4 жыл бұрын
I love habiba abdillahi cod mcan Allah ku dhowro codkaga wa jira
@tiriik454
@tiriik454 4 жыл бұрын
Inaalilaah wa inaa ilaahi raajicuun allaha u naxariisto
@cajebdocumentaryhistory3233
@cajebdocumentaryhistory3233 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@roodamahdi4377
@roodamahdi4377 4 жыл бұрын
Ilaahay hu naxariisto
@sacadmuuse4054
@sacadmuuse4054 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@cnsirjama2217
@cnsirjama2217 4 жыл бұрын
Xabiiba waa fanaanad San aad utaageero oo codwacan wan dhagaysan jiray heesaheeda waxay ahayd fanaanad isku darsatay foom masraxeed ,cod iyo qurux waxa udheer jilida noolow xabiiba
@ayanalimohamed3408
@ayanalimohamed3408 4 жыл бұрын
Alaha u naxariisto aameen
@user-zf8wc5yd9z
@user-zf8wc5yd9z 8 ай бұрын
naxariiso jano
@sayidkasoomaalida4070
@sayidkasoomaalida4070 4 жыл бұрын
fananad aan jclhy heesaheeda habiiba 😘
@dajiyadeeka8523
@dajiyadeeka8523 4 жыл бұрын
Illahay ha uu naxaristo isaga weyne
@ikraankhadar7843
@ikraankhadar7843 4 жыл бұрын
Inaalilaahi wainaaalilaahi rujuun allaah haw naxariito
@mawliidtawakal5059
@mawliidtawakal5059 4 жыл бұрын
Alle hawu naxariisto xabiiba
@amalidiris9641
@amalidiris9641 4 жыл бұрын
Allaha unaxaristo qabrigana allah uwasiciyo suasha allaha usahlo
@nouhelmielmi2757
@nouhelmielmi2757 2 жыл бұрын
Ok
@Jnn785
@Jnn785 3 жыл бұрын
Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo
@asliibrahim6620
@asliibrahim6620 4 жыл бұрын
alaha kuu naxaristo habiba 😢😢😢😢😢
@idilaliaden7660
@idilaliaden7660 4 жыл бұрын
Allah yarham
@Madhaafaan
@Madhaafaan 4 жыл бұрын
Alaya Raxma raximiin.
@munaindhoofficial234
@munaindhoofficial234 4 жыл бұрын
Alle hakunaxariisto mamo
@ubaxjama5976
@ubaxjama5976 4 жыл бұрын
Alaha u naxariisto
@halimaamin4772
@halimaamin4772 4 жыл бұрын
Allah yarxamo
@malyounbilleh4070
@malyounbilleh4070 4 жыл бұрын
Allah unaxaristo
@wadadaguusha1863
@wadadaguusha1863 4 жыл бұрын
Allaha uraxmo
@hilaalaydiid6121
@hilaalaydiid6121 4 жыл бұрын
Alle haku naxariso haku danbi dhafo 😭😭
@Lora4534
@Lora4534 3 жыл бұрын
Aduunyadu micno maleh walahi heesta barmaamijka ugu danbaysaa way iqiiro galisay runtii 😥😥😥
@mmahlaan8580
@mmahlaan8580 4 жыл бұрын
Ilahey hakacafiyo heesaha adinkanakasaara
@filsanqaali7005
@filsanqaali7005 4 жыл бұрын
Oo xabiba ma.cumar adanba qabi jiray caydaruus gadhwayna ku maqlay whi aadba u jeclahay gabadhan farxad bayku jirta sida nimco jamac waji.macbuusad maha
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 4 жыл бұрын
Kkkkkk walaal nimci jamac wa dabecadeed xuman kama aah ta laabad caydarus iyo cumar aden baa way qabeen ciiyal bay u dhashay
@filsanqaali7005
@filsanqaali7005 4 жыл бұрын
@@nabilhoussein5083 masha allah huuno waa fananad anjeclahay
@nasrayusufcilmatan5129
@nasrayusufcilmatan5129 4 жыл бұрын
amran kaba Nimcaj jamac iyo xabiibo lambada ugu wanaagsan weeyaan Nimco waxay a kasamaysantahay soojiidasho faneed
@deeqahussen9407
@deeqahussen9407 4 жыл бұрын
Nasra yusuf Cilmatan wa rounta wll nimca djama waji maxbus maxaa
@luulsaid3413
@luulsaid3413 4 жыл бұрын
Allow unaxariisa oo noga gadal naxariiso
@inhodasilva5376
@inhodasilva5376 4 жыл бұрын
Allaha yarxamuu😥
@majorsalah7647
@majorsalah7647 Жыл бұрын
وهو الذي يخروج ميت من حيء وهو على كل شيء قدير 😪
@inventoralimahad8874
@inventoralimahad8874 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto dhimashadeedaan halkaan usoo galaye ana alle-beri iyo reer cusub baan ka imaaday ayana ma iilkay u hooyatay. Ma aqoonin fanaanadaan
@munaahmed2374
@munaahmed2374 4 жыл бұрын
Alaha unaxariso huuno weey dhimatey 6 sacadood kaa xoor fananadeni weyneyd habiba abdilahi balbalaf fananadi Qaranka ayeey aheyd eee reer jabuuti alaha uunararisto uuso duucey wll inuu ilahy uu naxaristo madamo tahy aruus duucadada weey daaceysaa
@user-vf3jh3ov4s
@user-vf3jh3ov4s 3 жыл бұрын
الله يرحمها ويجعل مثواها في الجنة
@buunijama8080
@buunijama8080 4 жыл бұрын
Xabiiba fanaanad an hecelnahay,wlc hargeisa
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 жыл бұрын
Xabiiba waa fanaanad caana Noolow wallo ❤
@Hana-997
@Hana-997 4 жыл бұрын
Allaha naxaariis jano siiyo 22 june 2020 ayey geeryootey waan ka wada naxney.
@goldenyonis8287
@goldenyonis8287 4 жыл бұрын
Mama xabiba 😍
@cabfiraxmanaxmed4903
@cabfiraxmanaxmed4903 4 жыл бұрын
Mama xabiiba c/laahi bal balaaf ku taagera mamo MCN heesahaga jacaylka ah ma markii abwaan cumar aadan is gaad gaadi jirteen buu kuu dhiibay heesan cajiibka ah wlhi si fcn ayuu kuu gad gaadi jiray lknse malaha maad fahan sanayn heesahan jacaylka ah mise waad wada joogten heesan markuu kuu dhiibayay abwaanku
@cabfiraxmanaxmed4903
@cabfiraxmanaxmed4903 4 жыл бұрын
Ku jeclahay wlhi mama xalimo c/laahi bal balaaf llove you kun jeer mcn
@idilqali377
@idilqali377 4 жыл бұрын
Fananad asalka waxa Lagu kartaa cod ad umacan
@rahmaadan5053
@rahmaadan5053 4 жыл бұрын
Waxkaste soo samee qabri un baad kudan bayn alow kunaxriso
Sooraan iyo Jawaan waraysi xiiso badan haboon ugaas
28:16
Hawraar Music Production
Рет қаралды 103 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 69 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 73 МЛН
29 June 2024
4:31
siciid axmed Tamreyse
Рет қаралды 1,2 М.
RTD: Commémoration  Habiba Balbalaf 24/06/2020
34:05
RTD WEB TV
Рет қаралды 15 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Mayada El Hennawy - Ana Baasha'ak | ميادة الحناوي - أنا بعشقك
37:03
Mayada El Hennawy - ميادة الحناوي
Рет қаралды 32 МЛН
WARAYSI GURI BARWAAQO | UK 🇬🇧
16:12
Bashir Tani
Рет қаралды 13 М.
AMINA AFRIK IYO ABDIQADIR AJ HEES SHIDAN SHOWGII BRUSSELS
13:54
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,5 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 231 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 6 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 14 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2,1 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1,3 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 42 МЛН