HABOON NUURA FT ABDIFTAH YARE -MOORAAL OFFICIAL VIDEO 2023

  Рет қаралды 3,952,504

Waqal WStudío

Waqal WStudío

9 ай бұрын

Ereyada:Cali haybe
Laxanka:liibaan door
Music by:Abdi Fataax yare
Camera by:Mustafe,Liiban,yonis gt
Production by:Afro,Waqalfurinle

Пікірлер: 908
@ahmeddahir2543
@ahmeddahir2543 9 ай бұрын
Inta aminsan Quraanka❤ kariimka isooraaca🙏
@Ayanyusuf-mh8nm
@Ayanyusuf-mh8nm 9 ай бұрын
Walhi waad walaanty u maleynaya wll
@farahsaid5468
@farahsaid5468 9 ай бұрын
@kashabadarka2889
@kashabadarka2889 9 ай бұрын
❤❤❤
@gagalahakaba8117
@gagalahakaba8117 9 ай бұрын
​@@Ayanyusuf-mh8nm🎉
@user-fe9ul1ou3x
@user-fe9ul1ou3x 9 ай бұрын
Haa wllo walahi ilhay hanaga madoobeyo
@shucayb271
@shucayb271 9 ай бұрын
HESAHA WAXA KA MACAAN QURAAN KAREEM KA AH INTA IGU RAACSAN ISOO RAAC 😢👋👋
@user-es8gj1lk4e
@user-es8gj1lk4e 9 ай бұрын
❤❤❤❤
@sucaadabdilahi3375
@sucaadabdilahi3375 9 ай бұрын
❤❤❤❤
@maxamedjama2409
@maxamedjama2409 9 ай бұрын
Niyow ilaahay ka baq heeso ayaad quranka sharfan dhex keenaysa. Waa iga tallo walaal baadh hadaad qalad ii aragto.
@UgbaadSead
@UgbaadSead 9 ай бұрын
Caawaba waa mayti Allah ha unaxariisto wllken 😢😢
@munasaidchannel5767
@munasaidchannel5767 9 ай бұрын
ALLAAHU AKBAR ❤️
@Ducaqabto
@Ducaqabto 9 ай бұрын
Waa heestii ugu dambeysay oo ay dubeen Liibaan iyo Mustafe Allaha u Naxariisto nafta la isma siinin dhalainyaro waqtigiina uga Faa’ideysta Allaah wuxuu raali ka yahay Wiilasha shilka Gaariga ku dhintay Allaha u Naxariisto
@Akchannel6678
@Akchannel6678 9 ай бұрын
Aad iyo aad
@user-yn1wg7nq2f
@user-yn1wg7nq2f 9 ай бұрын
Aaaad wlhi😢
@sagalmohamed1447
@sagalmohamed1447 9 ай бұрын
Haaa wlhi Allaha u Naxariisto 😭
@kartiileofficial6957
@kartiileofficial6957 9 ай бұрын
Alle ha u naxariisto aamin
@najahmohud5640
@najahmohud5640 9 ай бұрын
Allah ha u naxristo
@FAAD21
@FAAD21 9 ай бұрын
Mooraal jaceyl lamajeerto Mooraal maqluuqu ku deydo Mooraal intaa ku midoowno Aan is mehersanee Madasheena ku casuun Ku casuun dadyoow mahuraana❤❤❤❤❤❤
@AbdilahiWarsame
@AbdilahiWarsame 9 ай бұрын
Allaha U Naxariizto Mustafe saleebaan iyo liibaan daahir Aan u wada ducayno Shalayna heestaas ayay duubeen maantana Nalama joogaan 😢
@azuzhaji7039
@azuzhaji7039 9 ай бұрын
Walaaladeen Mustafe saleebaan iyo liibaan oo muuqaalkan ku fara yaraystayba maanta waa inaga hooseeyaan ee aynu ku cibro qaadano soomaalay iygna AHUN 😢😢😢 wa xanun walhi
@Avvsadat
@Avvsadat 9 ай бұрын
Ilaahy Naxariisto Mustafe waqal😢,Hadaad dawanayso dabadii Like iisaar😢.
@Eprozz
@Eprozz 9 ай бұрын
Heestan premieres in 24 minutes ayaado ah ayaan sugayaa waan iska garanayaa inay hees macn tahay maadama oo hoygii fanka soomaliyeed ay kasoo baxday || Hargeisa Somaliland || 💚🩶❤️ Hadad commentigan aragto Like iska saar
@khaalidjr2691
@khaalidjr2691 9 ай бұрын
Music iyo laxanba anaga leh sxb😂 Musix.c.fitaax isaga tuntay Laxan ..liubaan door ..ciyal xmar waye
@Eprozz
@Eprozz 9 ай бұрын
@@khaalidjr2691 waa yaabanaa heesta madhax bay noqotayba hees mcn inay noqonyso umalynayey markaa intii u horaysay dhagysaty iskaga tagayba😂😂
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 9 ай бұрын
@@khaalidjr2691usheeg 😂
@khaalidjr2691
@khaalidjr2691 9 ай бұрын
​@@Eprozzadkaatay 1..hees xita ina siiya ree soomalilandow adinkaba fanka dhalaye😂😂
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 9 ай бұрын
@@khaalidjr2691 Erayada Heesta ninka leh waaa Nin Reeer burco ABWAAN Abwaan dhalay dhashiii Muuse Galaaal.
@updyrachedosman7089
@updyrachedosman7089 9 ай бұрын
Yaa Yidhi Hawiye Fanan Ma Laha Oo Fanka Waxba Kama Yaqaano ABDIFATAX,100%🎉🎉
@sadaqduran1058
@sadaqduran1058 9 ай бұрын
Fanan caana oo kista waa Hawiye fanaaninta Hadaa iyo ku wii hore kuwa ugu magaca dheer waa Hawiye..❤❤😊
@m0stf33
@m0stf33 9 ай бұрын
dream🤣@@sadaqduran1058
@khaalidjr2691
@khaalidjr2691 9 ай бұрын
Macaa music asaga garaacday ninkan fiiri
@amenboss8633
@amenboss8633 9 ай бұрын
@@sadaqduran1058 😂😂😂
@nimcojaamc8287
@nimcojaamc8287 9 ай бұрын
​@@sadaqduran1058😂😂😂😂😂😂😂maxa tidhi😂😂😂😂yaynan wax kastaba iskula Iman qurxey😂
@ccasiismaxamed6871
@ccasiismaxamed6871 9 ай бұрын
Woow abdifatax yare haboon nuura waa laba fanaan oon aad u jeclahay codkoda wazan odhan lahaa heeskale noogu labeeya ❤
@yassinnabadon5370
@yassinnabadon5370 9 ай бұрын
Alle haw naxariisto muuqal duubayaashii waqal studio mustafe saleban iyo libaan Daahir oo iminka shil gaadhi ku geeriyoodey. Aan u ducayno walaaleheen asxaabey 😢
@deeqsanadam8207
@deeqsanadam8207 9 ай бұрын
allah yarxamaah
@RuqiyaAaden-uc1dv
@RuqiyaAaden-uc1dv 9 ай бұрын
Alha unaxaristo naftu mel mjirto dnbigogi alha dhafo
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 9 ай бұрын
Allaah yarxamuhum
@user-fh3mo3pt9c
@user-fh3mo3pt9c 9 ай бұрын
Illahi haunaxaristo
@ruqiyaahmedhassan
@ruqiyaahmedhassan 9 ай бұрын
Alle ha unaxriisto
@CABDULAAHI_QARXIS
@CABDULAAHI_QARXIS 9 ай бұрын
Allaha unaxariisto mustafe Saleebaan iyo Liibaan daahir 🤲 😢
@saDaaMMoHmetH
@saDaaMMoHmetH 9 ай бұрын
Heest qUraanka Ka qiima Badan inTa Ku weyn yahY habiibkiina MaHaMeth Scw
@Ayanyusuf-mh8nm
@Ayanyusuf-mh8nm 9 ай бұрын
Go to cilaaj wll
@hargeysanews9066
@hargeysanews9066 9 ай бұрын
Ilahay hawnaxaristo Mustafe saleeban iyo liiban Daahir Oo Heestan Duubay Camarada
@ibrahimahmed3701
@ibrahimahmed3701 9 ай бұрын
Reer Muqdisho iyo Reer Borama ayaa ishelay waah waaaah waxa heesa igadhe ❤❤❤
@IkraanMaxamuud-nf1ib
@IkraanMaxamuud-nf1ib 9 ай бұрын
Reer hargeisaadna way u sameeyeen kana duubeene iyagna xus 😂
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 9 ай бұрын
​@@IkraanMaxamuud-nf1ibmusic .abdiftaax yare laxanka .liibaan door maxaad marka heesta kuleedihiin wixiiba ciyaal xamar baaba sameeyeye😂
@amenboss8633
@amenboss8633 9 ай бұрын
@@ayuubabdiqani7923 waqalka io dubista la'aanted Idin maso gaadhen ina geeley 😂😂
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 9 ай бұрын
@@ayuubabdiqani7923adigu Maxad umada ukala guraysaa xagaad nagasoo gashay mida kale Borame iyo hargisa meel lagu kala saaro waligay ma arage Xagad ka socota 😢alla Somali aa Waxay shanta boqol ee maamul uleeyihiin umad kala sooc sooca xitaa taagoow heestaa laduubay idinkama baxsanayso
@farhiya3693
@farhiya3693 9 ай бұрын
Warsangli waye Habon Waa maxaay boromada aad ledahay
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 9 ай бұрын
Waaw Wax kale Haboon nuura ft Abdifatah yare 😮 Waanu idin wadanaa From Saylac hoygii boqortooyada iyi xadaarada Adal empire ee Samaroon 🎉❤
@Zusan15
@Zusan15 9 ай бұрын
Mashalaha huno adal ibayar ❤❤
@AmbiyaIltireh-cs8hh
@AmbiyaIltireh-cs8hh 9 ай бұрын
Na saylac ciisa leh ha ku meraysane
@Zusan15
@Zusan15 9 ай бұрын
@@AmbiyaIltireh-cs8hh subxnlha afka maad ku qadi miise miise tarikhda adunkad badali jabtina samronba lee tan kale ya ku waydiyay ciida lee casha yuus😂
@Zusan15
@Zusan15 9 ай бұрын
@@AmbiyaIltireh-cs8hh ciise way idhaleno ku fogan maye cafrta iyo Elteiynka mel so sara maraka saylca ka hadal 😂saylc dadka laha tarikhda adunka xuste af laguma qado sheegadi yuhudu falstiin ku samysay maad rabtin xasha 😂😂😂😂
@ajcomparisons1
@ajcomparisons1 9 ай бұрын
Wiilahsii duubey heestan way dhinteen Mustafa iyo Liban Allah ha u naxaristo 😢
@marwaanaguero10
@marwaanaguero10 9 ай бұрын
Dhagaysiga heesaha waxa ka khayr badan Kalaamka Alle Sw
@ahmedabdirizak7721
@ahmedabdirizak7721 9 ай бұрын
11 days 1M another level walihi hargeysa woow🎉❤
@xagaltube6872
@xagaltube6872 9 ай бұрын
Ani bartayda waxaan uun soo galiyaa amaanta xabiibkeena suuban scww
@user-jl8sm5gj7i
@user-jl8sm5gj7i 9 ай бұрын
Ku sali xabiibkeba muxamed scw
@saadaamxuseen-dc6fo
@saadaamxuseen-dc6fo 9 ай бұрын
Scw❤scw❤
@Umuclqani
@Umuclqani 9 ай бұрын
Scw scw scw❤❤❤
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 8 ай бұрын
Abdifitah yare and habon nura best song of year hees miraha mcn wixii iga danbeeya ee soo booqda like dhac kusiiya
@abdirahmanibrahim2234
@abdirahmanibrahim2234 9 ай бұрын
I'm from Turkiÿe🇹🇷 I like somali songs 🇸🇴 I love this song and my Somali friends used to listen to it
@Ayanyusuf-mh8nm
@Ayanyusuf-mh8nm 9 ай бұрын
Ii wad sheekada 😂😂😂😂
@hibbohappy1855
@hibbohappy1855 9 ай бұрын
Faarax wa sidee 😂😂😂
@ikhlaashaybe6188
@ikhlaashaybe6188 9 ай бұрын
😂😂😂😂
@aliyahcajiib2536
@aliyahcajiib2536 9 ай бұрын
​@@Ayanyusuf-mh8nm 😂😂😂😂😂
@sidiiqxuseenaxmed6473
@sidiiqxuseenaxmed6473 9 ай бұрын
Iyadiiyo cadaanaad miisaysaaye 😂😂😂😂😂
@Mohamed.Cabsiiye
@Mohamed.Cabsiiye 9 ай бұрын
Abdifatah yare & Haboon nuura Best Song Of the year🎶❤️🔥
@inamaxamuud4339
@inamaxamuud4339 9 ай бұрын
Oo cabdifatax cod babaa ku duugnaaye muqalkana Inaba caadi maaha team waqal keep going ❤🎉
@rahmaahmed1690
@rahmaahmed1690 9 ай бұрын
Mar walpa hees ay duuben la daawado xaalkooda ilahay uun og 😢 ilahay ha idin naxariisto denbigiina Alle ha dhaafo Aduunyoy shaydaan baa ku qurxinaaye Ilahayow towbad wanaagsan ku weydiisanay😢
@Oppdysalam
@Oppdysalam 9 ай бұрын
Aan uducayno wllken mustafe salebaan Aduunku waa maalmo wllhy illahay khaatumada khayr hay nogu khatimo😪🤲
@Asiya__qurux
@Asiya__qurux 9 ай бұрын
congratulations 2M WAQAL STUDIO ❤❤❤
@ahmedabdullahi7559
@ahmedabdullahi7559 9 ай бұрын
HABOON NUURA QUEEN OF HER OWN EMPIRE BEAURIFUL VOICE❤❤❤
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 9 ай бұрын
Gacmaha ilhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 9 ай бұрын
Waaw hoygii fanka inuu yimidbaa halkacad cabdi fataax yare haboon nuura aan ismeherno madasheena kucasuuna dadyoow mahuraana❤❤❤❤❤
@JackCadnaan5
@JackCadnaan5 9 ай бұрын
Best song Haboon nuura Ft Cadifatah yare ❤🙏
@jammamartilaaq7433
@jammamartilaaq7433 9 ай бұрын
Absolutely amazing One week one million 😊❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@khaalidjr2691
@khaalidjr2691 9 ай бұрын
Yaa salaam c.fitaax ft haboon..legend c.fitaax .xitaa MUSIC ISAGAA GARAACAY
@KayseKhadardaahir
@KayseKhadardaahir 9 ай бұрын
Ninkii abtifatax Teembo weliya ka tumaya ❤🎵🔥
@user-hd6yk8kb1d
@user-hd6yk8kb1d 9 ай бұрын
From abdifitaax and muqdisho caday❤❤❤
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 9 ай бұрын
Layaab layaab abdifatax Yre ft haboon nuura❤️🥰🔥 Waqal studio wow🥰👍
@nimcocabdi7516
@nimcocabdi7516 9 ай бұрын
Majirto hees aanay habon qadin ooan one million views xidhin ❤😊
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 9 ай бұрын
Moraal Intan Ku Midawno Aan Is Mehersane Madashena Ku Casuun Dadyow Mahurana Insha allah Arooskayga Dad Badano Agtayda Qali Ku Ah Wan Ku Casuumi Doona♥️
@zerabdi1216
@zerabdi1216 9 ай бұрын
Bal wakaase ii yeedhi wa in aan soo shiidi ba wlhi iya
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 9 ай бұрын
War Ma Ki Dhina Ba Halkana Igu Yimi😳 War Meel Kasta Ma Joogta?😂
@Gazi896
@Gazi896 9 ай бұрын
I'm not understand but I like so much Somalia songs❤
@Abdirahman_Osman_Guduud
@Abdirahman_Osman_Guduud 9 ай бұрын
Understanding is important in order to gain wisdom👍🙏
@amenboss8633
@amenboss8633 9 ай бұрын
Adkaatay ala mayee Cameroon songs 😂😂
@gerogia890
@gerogia890 9 ай бұрын
Say somali songs not somalia
@Gazi896
@Gazi896 9 ай бұрын
@@gerogia890 no problem bro😍
@Ayanyusuf-mh8nm
@Ayanyusuf-mh8nm 9 ай бұрын
Another faraax 😂😂😂😂
@anasabdisalan5780
@anasabdisalan5780 9 ай бұрын
Inta hargeisa kadaawaneysa waan idin sal🌃🌆
@naphizaahmad1599
@naphizaahmad1599 9 ай бұрын
Aduunyo qofna ma oga meesha looso jiro illhy ha u naxariisto danbigooda ha dhaafa su.aasha ha u fududeyo😢😢
@mohamedmario4511
@mohamedmario4511 9 ай бұрын
Heestuba laxanka kama so hadho legend libaan iidoor iyo bahda waqal studio 🥰👌🏾
@MaanoAbdukadir-kx9om
@MaanoAbdukadir-kx9om 9 ай бұрын
Allow soo hanuuni kwaan io inta kle ba hunguri ayaa meel xun kagaley walhi
@siciidali4034
@siciidali4034 9 ай бұрын
Kuwan quraan aan shaqo kulahayn ee comments ku raadinaya ayaan nacay allah idin qabay habeen iyo maalin hees iyo ruwaayad ilaahay iyo rasuulkiisa ku soo hoos mention garaynaysaane waan idin nacay anigu haddii dhab idinka tahay maa la idinku arko maxaadirooyinka iyo quraanka culimada akhrinaysa !!!!
@calidacad
@calidacad 9 ай бұрын
Big legend cabdi fitaax yare iyo haboon nuura
@hanixuseenwarsame426
@hanixuseenwarsame426 9 ай бұрын
music by Abdifitah 😮😮😮 hambalyo wiil ree xamara inu saa u tumo wa ii farxad caleyk
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 9 ай бұрын
❤❤❤ayyyy labo legendary wewe ABDIFATAH YARE AND HABOON NUURA 🎉🎉MOORAAL INTAAN KU MIDOWNO AAN IS MAHERSANE MADASHEENA KU CASUUN KUCASUUN DADYOW MAHURAANA❤❤❤😮😮😮😮🎸🎹🎸🎸🌹
@nasramohamud1629
@nasramohamud1629 9 ай бұрын
War heestaan waaba qabatimoyaye yacnii addicted ku noqonoyaa imisa jeraa dhageysanoyaa 😢😂❤🎉 music aaba wax lasisto eheen, codadkana hadal maleh, kii muqaal ahayna shib iska dheh ❤😂
@amsamohamoud1838
@amsamohamoud1838 9 ай бұрын
inay qarxayso inta og heestani❤
@batika917
@batika917 9 ай бұрын
Yaaa halka jooga geeridi 😢😢😢😢 mustafe last vedio uploaded 😢😢😢 plz aan uduceyno
@abdilaahicaska389
@abdilaahicaska389 9 ай бұрын
Abdifatax welcome to hargeysa pro waqal studio 🎙 onther leve🎉🎉🎉l 2M coming Soon🎉🎉
@apdiqaniuthman
@apdiqaniuthman 9 ай бұрын
Haboon Nuura Sweet voice❤🥰🔥🎶
@KaahaNolosha
@KaahaNolosha 9 ай бұрын
Legend is back Abdifitax❤
@Michardaden
@Michardaden 8 ай бұрын
naya na nagtaan haboon waa gabadh suubag ah mmmmmmmmmm
@mahamedyare672
@mahamedyare672 9 ай бұрын
Heeesaha wax ka mcn quraanka
@hannifomar6894
@hannifomar6894 9 ай бұрын
Abdifatax yare cod wuu leya lkn fanka umaso jedo . Hit song
@abdi_252
@abdi_252 9 ай бұрын
Ilahay haunaxariisto yarkan aqoon uma lahayn cawa kahor Lkn waxaa aad ii murugo galiyey xumaanta uu meeshan ku kaydiyey oo dadku daawan doonan dambiga ugu suganyahay War dadow intaa nooshihin wanaaga kashaqeeya aduunku waa labo beri yaa allah asina udanbi dhaaf 😢😢
@abdifitaaxboy9540
@abdifitaaxboy9540 9 ай бұрын
Like maheli karaa dadkeyga wllhi mawa helo idhiiri giliyo love all❤
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 9 ай бұрын
Wan ku saraye😂❤
@abdiqaniismaacil1039
@abdiqaniismaacil1039 9 ай бұрын
Allle naxariiistiii jano haka waraabiyo mustafe iyo liiibaan waa heestii ugu danbaysay eee ay duuubaan
@bashkaproduction4029
@bashkaproduction4029 9 ай бұрын
Muqaalkii ugu Danbeyay 😢😢😢😢 mustafe Iyo Liiban Duuben
@nasracllaahi4203
@nasracllaahi4203 9 ай бұрын
Ilahy haw naxaristo mustafe saleeban io libaan dahir amiin ya rabi 🤲🤲🤲🤲😭
@IndhodeeqIndhodeeqinacumar
@IndhodeeqIndhodeeqinacumar 9 ай бұрын
Hargeisa hadhwanag Rabbiyow no xafiid ❤❤❤
@nimcodow1230
@nimcodow1230 9 ай бұрын
Ax heestan ragii duubey 5 cisho ka hor maanta waa marxuumin mustafe iyo liipan rabiyow u naxariiso 😭😭
@farduusabdirahman858
@farduusabdirahman858 18 күн бұрын
😢😢
@user-pg2lj1bn8v
@user-pg2lj1bn8v 9 ай бұрын
2week 1M wow
@aizahamza3433
@aizahamza3433 9 ай бұрын
HABOONNURA is one of the best somali female vocal artist. 👏
@mahfs7
@mahfs7 8 ай бұрын
Dhaaro say wlhi
@SAMO-TALIYE
@SAMO-TALIYE 9 ай бұрын
Haboon cimaamadeeda lama haysan karo . Waqal studio hormuudka studioyada ❤ .
@sareedoosman8064
@sareedoosman8064 9 ай бұрын
Yaarabi heesaha naga madoobe😢😢😢
@MuscabAbdalle-qw5yy
@MuscabAbdalle-qw5yy 9 ай бұрын
Haboon boqorada👸 fanka somaliyed from lascanod 🥰
@mohamedalifarahmohamedalif832
@mohamedalifarahmohamedalif832 9 ай бұрын
Hestaan labadi rag ee dubay maanta way naga hoseyaan mustafe seleban iyo liban daher alaha uu naxaristo 😢😢😢
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 9 ай бұрын
ilhy ha unxariisto
@idiriscabdiraxman9915
@idiriscabdiraxman9915 9 ай бұрын
Codka 95% Music 80% Camera 90%❤ Awlaadul caasima salaansare
@Haarliina_Abgaaley
@Haarliina_Abgaaley 9 ай бұрын
From Muqdisho Abdifitaax boqorkeyna🤌❤
@ruwaydoabdul-nc6up
@ruwaydoabdul-nc6up 9 ай бұрын
Ilhy ha unxriisto wilshaan waa heesti ugu danbaysay ay duubeen ALL YA RAXMA😭
@Mohamedaydiid230
@Mohamedaydiid230 9 ай бұрын
Waqal studio 2M congratulations🎉❤
@nuuraadan7196
@nuuraadan7196 9 ай бұрын
Haboon nuura Golden voice ❤❤❤
@warsamesomali3277
@warsamesomali3277 9 ай бұрын
Waatan heestii ugu dambaysay ee ay duubeen mustafe iyo liibaan😢😢 alle ha idiin naxariisto wlaalayaal 😭😭😭
@nawaalhassam9032
@nawaalhassam9032 9 ай бұрын
Woow cabdi fitaxa mazing voice 😍
@A.A.E93
@A.A.E93 9 ай бұрын
20/09/2023 Habboon Nuura fanaanada ugu codka mcn waqti xaadirkaan horo u soco sister.
@wayoflifewayoflife1135
@wayoflifewayoflife1135 9 ай бұрын
Team waqal😮❤ 2M coming soon🎉🎉😮
@ahmadawliyo2360
@ahmadawliyo2360 9 ай бұрын
Allaha ha unaxristo wall mustafa waqal😢😢
@idrissacde3336
@idrissacde3336 9 ай бұрын
In a scale out of ten I could give 9/10❤
@craxmaanmaxamed8631
@craxmaanmaxamed8631 9 ай бұрын
From borama and habon 👑
@khalidmoktar3587
@khalidmoktar3587 9 ай бұрын
Sidokle inadeer❤
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 9 ай бұрын
aad uweyn❤
@sumayosusu
@sumayosusu 9 ай бұрын
From mugdisho and abdifatah😅
@amenboss8633
@amenboss8633 9 ай бұрын
@@sumayosusu adkaatay from hargeisa and youtuber ka wayn waqalka inoo wada guruucey😂😂
@Alina12395
@Alina12395 9 ай бұрын
​@@amenboss8633adkaatay from tagero youtuberka waqal😂❤
@HAYDARI641
@HAYDARI641 9 ай бұрын
Weyba tahay xalwada iyo mulaaxda dhemankaba haboon nuur❤
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 9 ай бұрын
Hestan Liban ba laxanka saaray😢 wayna isla duuben mustafe iyo liban ilahaw idin naxariso😢😢😢
@user-mb5yr4xp9q
@user-mb5yr4xp9q 8 ай бұрын
Liban laxanka leh waa liban door fanan reer mugdisho ah weyan
@mumtazahmed917
@mumtazahmed917 9 ай бұрын
Masha allah keep going ❤level ❤❤❤haboon nuura iyo Abdifatax Boorama ❤❤
@AboweAdo
@AboweAdo 9 ай бұрын
لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم اللهم إنا نسألك عفوك😢
@degmosoham3066
@degmosoham3066 9 ай бұрын
❤❤❤ ta voix machallah walal bisous de la France
@moneramohamett
@moneramohamett 9 ай бұрын
NAXRIISTII JANADA ALLE HAKA WARAABIYO MUSTAFE SALEEBAAN & LIIBAAN DAAHIR 😭😭😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@abdelnaseribrahim1244
@abdelnaseribrahim1244 9 ай бұрын
Haboon Nuura waa inlagaa bartaa fantastic
@user-sn2ih3ui5x
@user-sn2ih3ui5x 9 ай бұрын
What a voice haboon😮❤
@safaalaahi8950
@safaalaahi8950 9 ай бұрын
illaahay hakuu naxariisto wll mustafoow waxbadan muuqaalo qurux badan wuu inoosoo duubay 😢
@user-gt4uw4ij4f
@user-gt4uw4ij4f 9 ай бұрын
Mahes baqurux leh wll uduce un alle hawnaxariiste
@maxamudmaxamed6577
@maxamudmaxamed6577 9 ай бұрын
Waaa wareey one and only legen A/fitax yare come back
@hassanozmanabdi4270
@hassanozmanabdi4270 9 ай бұрын
Abdifatah yare ayaan moodayy ninkaan inta ila aragty inay isku egyihiin ❤ dhac😂
@faizam523
@faizam523 9 ай бұрын
I think waa isagii
@fartuumaato4076
@fartuumaato4076 9 ай бұрын
What a song, Boqortooyaa is heshay ❤️❤️❤️
@salmaan.leo10
@salmaan.leo10 9 ай бұрын
2 million coming soon ❤ 🎊
@sadcaabdijama3572
@sadcaabdijama3572 9 ай бұрын
1h 13k another level wlhi
@shaafofficial
@shaafofficial 9 ай бұрын
Yaah music by abdifitaax
@sodma.1
@sodma.1 9 ай бұрын
Allah ha u naxriisto Liban dahir iyo mustafe saleman😢
@SOMALINOMUSIC
@SOMALINOMUSIC 9 ай бұрын
FULL RESPECT TEAM WAQAL 😊 TEAM NO MUSIC 🎶
@xaredinhoaarka8919
@xaredinhoaarka8919 9 ай бұрын
Oki😊
@kheizchafe2449
@kheizchafe2449 9 ай бұрын
Queen of voice haboon nuurah❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ilwaadsiciid9174
@ilwaadsiciid9174 9 ай бұрын
Labo fanaan qaaliya wada kulmay apdifataax & haboon Waqal layaab🔥
@user-eu8fd5ty3y
@user-eu8fd5ty3y 9 ай бұрын
Ilhoow unaxariiso denbigodana dhaaf waxaa laga yabaa muqaalkii ugu danbeyee soo duuban kan inuu yahay 😢😢😢😢
ABDIRAHMAN NASRI - WAA BALANE OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:51
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,7 МЛН
MAXAMED MAAME - JACEYLADA WAALIDA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 5 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 4,3 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 97 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 537 М.
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 19 МЛН
MUSTAFE DOLLAR FT HABOON NUURA - MARWO -OFFICIAL VIDEO 2023
3:34
Mustafe Dollar
Рет қаралды 9 МЛН
FULL SHOWGII | MAXAMED MAAME | MUQDISHO | 2024
54:31
Mudey Studio
Рет қаралды 299 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
NAJMA NASHAAD KU SIYAAY NAFTA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:18
Najma Nashaad Official
Рет қаралды 11 МЛН
CABDI-Hani (Ha doon-doonan 2015)
8:52
Dhouh D. Dualeh
Рет қаралды 5 МЛН
AMIIN YARE MIYAAN KUU CUNTAMI WAAYEY NEW OFFICIAL VIDEO 2023
4:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 13 МЛН
SHAADIYA SHARAF FT ABDIKARIM ALI SHAAH  (KAALAY KAALAY  ) OFFICIAL VIDEO  4K  2023
2:40
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 6 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 12 МЛН
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,6 МЛН
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 467 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 283 М.
Kendrick Lamar - Not Like Us
5:55
KendrickLamarVEVO
Рет қаралды 50 МЛН