HABOON NUURA | WATAA NOLOSHII CUSBAYD | HEES CUSUB 2023

  Рет қаралды 224,080

Karan Yassin Official

Karan Yassin Official

8 ай бұрын

Our Social Media:-
/ karanyassin
/ karanyassin

Пікірлер: 71
@amineta9166
@amineta9166 5 ай бұрын
😭😭 anoo ilmeynayaan dhageysanayaa wllhi farxad aan qalbiga jirina iska baadhaya heestana isku sabaalinaya😭 wakhtigu waa ii cajiib wllhi ilaahay waxkasta oon tabanayo ha iga tiiriyo aamiin😭❤️
@alushumayham3705
@alushumayham3705 5 ай бұрын
😢😢😢
@ishwaaqaxmed5073
@ishwaaqaxmed5073 5 ай бұрын
Abayo hayga ooyin ilintaadu waa dheeman mana u qalanto inay u qubato qofaan qiimahaaga garanaynin waad bogsan i aamin waxaan wadka ahayn waa laga noolaada inaad fariintayda aragtaan rajayn
@CabdiqadirCabdishire
@CabdiqadirCabdishire 5 ай бұрын
Sister caloosha adeeg ka doon waa hubaal sidaan oo kle subax un baa udabaal dagi doontaa po gaari doontaa ado ka gudbay
@munayusuf1633
@munayusuf1633 Ай бұрын
Sorry waad ka baxaysa laguma waaro nolol cusub qurxan ayan ku rajayna walalshay ❤
@munohassan1675
@munohassan1675 5 ай бұрын
Wataa noloshii cusbayd”💔 06/2/2024 waa habeen Salaasa ah aadna aan u niyad jabsanahay rabiyow Tala Kufilan😭💔🤲🏻
@MunaOdowa
@MunaOdowa Ай бұрын
Ha quusan dadaal ka kac meesha ha fadhiyay wax badan ayad waban karta quaan barao cimiyo kale waad gulaysa naysa
@CabdiqadirCabdishire
@CabdiqadirCabdishire 5 ай бұрын
Hees iyo badh Dhararahu waa u cudoon Waataa noloshii cusbeyd❤
@queenhanaa833
@queenhanaa833 5 ай бұрын
Wakhtigu waa icajiib😢💔wataa noloshii cusbayd🙂 in badan baa samrayee rabbow niyadayda ii rumee🥺💔
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 5 ай бұрын
Jah manay igaa hadlee😢😢 Alx waaa guul rajadu mey noqon cadaawee cábsiduu❤siimey nagaanee 😢😢😢
@abdiabdi7349
@abdiabdi7349 4 ай бұрын
Habon nuura Heeste layablex 😊❤❤❤❤
@ismailjamalosman7026
@ismailjamalosman7026 5 ай бұрын
wa 5ta subaxnimo 10ka January 2024 waqtiga waa ii cajiib runtii waxan ku bilowday nolol cusub xanuuno badan.iska noolow abid wayuhu kuma ciilo Suu😢
@allahwithme1310
@allahwithme1310 8 ай бұрын
Heeskaan marke milion gaarta inoo balana pls like ta ha ila agmarina😅
@user-kk6my8gs3p
@user-kk6my8gs3p 4 ай бұрын
Axyaa hees
@naimaahmad6876
@naimaahmad6876 4 ай бұрын
Rajadu may noqon cadaawe💔 Waa habeen quustu wehel ii tahay ilaahow waxan tabayoo dhan adaa iga shaafin kara 🤲
@Hamdadahir-gd4lq
@Hamdadahir-gd4lq 7 ай бұрын
Nolosha way wajiyo badantay walhi waxan so maray hbeno aan hurdada seexan wayay oo ilmada qoysay barkintan ku jiifay 😢taas oo aan ka fikiray carruurtada musdaqbalkooga see noqon hadaad isgaga tagto ninkan ku dhibay noloaha hada se nolo farxadle ku jiraa waxan urajaynayaa gabrkasdoo nolosha murug ku dareemaysa wll qlbigag adkayso wuu dhaman wakhtiga murugada 😢wlahi farxad ayaa kugu xigi 😊 iso duceeya wllhayga arka farntayda in alle qofga niyada ku hayo in aan nolo la wadaago iiga dhigo mid khyar iso kordhiya aaamiinta iso raaciya wll wlahi dhib in igu filan waa somaray😢 mana rabo dhibaato danbe farxad ayaaan rabaaaaaa
@rumaanbashiir2144
@rumaanbashiir2144 7 ай бұрын
Abayo dunidan waa duni leysku imtixano qof qof ka tagay ba ka bixi karo wlh InshaAllh sida jeceshahay ilhy kaga barye abayo mcn
@Hamdadahir-gd4lq
@Hamdadahir-gd4lq 7 ай бұрын
@@rumaanbashiir2144 aamiin inshallaa khyr ayaaan kuso rajaynaaa adna wllshy mcn sokale
@ayaanadaanayaanadan8506
@ayaanadaanayaanadan8506 5 ай бұрын
Abaya ila.so xariir hdaf argta qorlkeyga
@Hamdadahir-gd4lq
@Hamdadahir-gd4lq 5 ай бұрын
@@ayaanadaanayaanadan8506 wllshy mcn halkee kalaso xiriraaa diyaar weeyi
@Hamdadahir-gd4lq
@Hamdadahir-gd4lq 5 ай бұрын
@@ayaanadaanayaanadan8506 wllshay mcn xagee kaso xidhidhaaa
@AaminoCawilcali-yh4mt
@AaminoCawilcali-yh4mt 7 ай бұрын
Tagtida wey ciil badneed🥺
@amaalabdi1537
@amaalabdi1537 5 ай бұрын
Calafku isagaa lib keenay ❤
@Maly-io4in
@Maly-io4in 8 ай бұрын
Haboon bon mariga habo inshaallah quul❤❤❤
@saynabfaysal3161
@saynabfaysal3161 8 ай бұрын
Heestan. Walhy. Waa. Dareenkayga
@HamdiHussein-gs9fv
@HamdiHussein-gs9fv 8 ай бұрын
Haboon nuura malmahan wey kla kacsanthy yaa ila arko❤😂
@AzmaApdrahman
@AzmaApdrahman 8 ай бұрын
Waala yaabay😂😂
@NastexojamacNashad
@NastexojamacNashad 8 ай бұрын
​@@AzmaApdrahman😊😊0😊
@NastexojamacNashad
@NastexojamacNashad 8 ай бұрын
Ll
@nabiilsaciid22
@nabiilsaciid22 5 ай бұрын
Hhhh
@user-mf6xr5yr7v
@user-mf6xr5yr7v 8 ай бұрын
Haboon nuxur iyo naxwaad tahay
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 8 ай бұрын
Wataa noloshii cusbyad 💔😭
@abdirahimmahamed
@abdirahimmahamed 7 ай бұрын
Haboon cod macaan baa lagu gadhayn
@user-ru7bn3ko6w
@user-ru7bn3ko6w 8 ай бұрын
Waawo sang Habon nuur❤❤❤
@AsmaAsmasaid-tz2hp
@AsmaAsmasaid-tz2hp 8 ай бұрын
Jah🥰🥰
@Njiib
@Njiib 8 ай бұрын
Waw hees cusub haboon nuura
@abakersoulei9659
@abakersoulei9659 2 ай бұрын
Machallah habon nurra ❤❤❤❤❤
@user-dc3hj8sw5p
@user-dc3hj8sw5p 8 ай бұрын
Karan yassin 😊
@UmniyahAdem-qw3cx
@UmniyahAdem-qw3cx 8 ай бұрын
Tagtadu way ciil badnayd😢😢😢😢😢
@luulqaali4637
@luulqaali4637 8 ай бұрын
Wooooow
@Mohamed-by4xx
@Mohamed-by4xx 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@MahadsahalAden-qq3kr
@MahadsahalAden-qq3kr 8 ай бұрын
wllshy habon nuura
@BCDCast
@BCDCast 8 ай бұрын
❤🎉woow
@Gacaliye_studio1
@Gacaliye_studio1 8 ай бұрын
Wallo arin.ayaan kaa leeye ma ila hadli kartaaaaa😊
@user-xv6vb9pi7u
@user-xv6vb9pi7u 8 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-dm6bn7rw6v
@user-dm6bn7rw6v 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@daadircabdulahi4896
@daadircabdulahi4896 8 ай бұрын
❤❤
@neimabacha
@neimabacha 8 ай бұрын
Je t'aime tellement fort haboon nuura tu est ma chanteuse preferé Tageerahaga number 1 baan ahay wlhi❤❤❤❤
@mohacaska1
@mohacaska1 8 ай бұрын
@inanor4353
@inanor4353 5 ай бұрын
Tagtadu wey ciiil badnyd Wale inan ilaabin dhib kii xanuun kii mar ka sii weynadaba wn gocdaa yaa rabi qalbigeena gocashooyin ka ka meyr 😭🤲
@CabdiqadirCabdishire
@CabdiqadirCabdishire 5 ай бұрын
Inalaaha macal saabariin walaal sabar oo iska iloow oo alle dartiis asaga cafi cid walboo wax ku dhiintay Diiniyan iyo caafimaad ahaan dhan walboo aad ka eegtid cafiskaa kheyr ku jiraaa
@inanor4353
@inanor4353 5 ай бұрын
Hye wllo mahsanid wn cafiyay allow qalbiga nadiif noga dhig🤍🤲
@CabdiqadirCabdishire
@CabdiqadirCabdishire 4 ай бұрын
@@inanor4353 amiin walaalo adiga mudan
@barkhadxuseen83
@barkhadxuseen83 2 ай бұрын
Hab
@adnaapdirahmaan6452
@adnaapdirahmaan6452 7 ай бұрын
Heesta inta calafku isaga lipkeenay ayaan dhawan qadaya nin lacag leh lkn aan necebahy guursanya😢
@luckyfagaase6739
@luckyfagaase6739 5 ай бұрын
Lacag Qof waliga haku raacin farxada iyo jacaylka kuu dhama😢
@user-vc6kb4uo3p
@user-vc6kb4uo3p 8 ай бұрын
Cadceeda hanki tagayey dhulkiyo may Celine cufkiisu
@raaxoaxmed9611
@raaxoaxmed9611 5 ай бұрын
Hestan waxey tabaneysa gebdhah le
@fatiinhajji
@fatiinhajji 7 ай бұрын
tagtadu way ciil badnayde caynaanadu may tasoobin tolow manay iga hadlaysaaa😢😢😢
@ayanmusa4826
@ayanmusa4826 7 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@iqraali73
@iqraali73 8 ай бұрын
Hees waqtigeda kusoo baxday ahas
@suhaybcumar1359
@suhaybcumar1359 8 ай бұрын
Heesihii ali haype u eegtay horta
@CaliSacad-io8fg
@CaliSacad-io8fg 8 ай бұрын
Habon sawtu rahma
@user-id5rk4qo3u
@user-id5rk4qo3u 8 ай бұрын
😅
@SawdaMaxamed-xw6wk
@SawdaMaxamed-xw6wk 8 ай бұрын
Hore usoco walashay habon nuura
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr 8 ай бұрын
ILMA HUUHA😂
@shilbashalu7970
@shilbashalu7970 8 ай бұрын
Nolasha hadan kusugunahay 😢
Dhamac Uma Gaysan
4:12
Abdikarim Ali Shaah
Рет қаралды 167
ABDIRIZAK CARAB  WAN KAA HAN JABAY  OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:51
Abdirizak Carab
Рет қаралды 1,1 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
HABOON NUURA | SIDAAN KUU JECLAHAY HNO | HEES CUSUB 2022
4:46
Karan Yassin Official
Рет қаралды 3,2 МЛН
NAJMA NASHAAD KU SIYAAY NAFTA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:18
Najma Nashaad Official
Рет қаралды 11 МЛН
HABOON NUURA | SOWDIGI I LIIDAAYAY | HEES CUSUB 2023
4:18
COZE PRODUCTION
Рет қаралды 150 М.
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 11 МЛН
HABOON NUURA | BILADII XUBIGA | HEES CUSUB 2023
4:34
Karan Yassin Official
Рет қаралды 46 М.
DAYAX DALNUURSHE HEES CUSUB (MAXAAN BAL SHEEGAYAA) 2023
4:42
Dayax Dalnuurshe
Рет қаралды 754 М.
HABOON NUURA | HADAAD I QADARIN LAHAYD | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
5:01
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
BABE
5:45
HABOON NUURA - Topic
Рет қаралды 94 М.
HABOON NUURA FT ABDIFTAH YARE -MOORAAL OFFICIAL VIDEO 2023
2:22
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,9 МЛН
ҮЗДІКСІЗ КҮТКЕНІМ
2:58
Sanzhar - Topic
Рет қаралды 5 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 71 М.
Saǵynamyn
2:13
Қанат Ерлан - Topic
Рет қаралды 2,8 МЛН
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 1,4 МЛН