HABOON OO LAGA DOONTAY BAABAHA JACAYLKA 😂 MUQAAL QOSAL BADAN

  Рет қаралды 142,124

Abdullahi kashka

Abdullahi kashka

Күн бұрын

Пікірлер: 239
@ASADHHAJIYOW
@ASADHHAJIYOW Ай бұрын
kusali Nabi Mohamed Scw 🎉❤
@TahliilXasan-rz6ix
@TahliilXasan-rz6ix Ай бұрын
Scw
@FarduusAhmed-vs6su
@FarduusAhmed-vs6su Ай бұрын
Scw
@SadiqAhmed-ib5bs
@SadiqAhmed-ib5bs Ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@issehassen4203
@issehassen4203 Ай бұрын
Scw Scw Scw
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy Ай бұрын
Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam
@xamseabdirisaaq3391
@xamseabdirisaaq3391 Ай бұрын
Waligay muqal KZfaq ma dhamysan wlhi kan hal mar xata ma dhafin so badi zxp ishwaq l love you ku ahy❤
@faysalmohamed3131
@faysalmohamed3131 Ай бұрын
Odayga qalad kiisa haloo sheego Masaajid meel ka wacn majirto si wlba wax jil ama ha jilin lama hiraan wye masjid ka mana laga kaftamo , slaama
@AbdiNajaad
@AbdiNajaad Ай бұрын
Gabadan way qurxoontahay wale... Mashallah Allaha kuxafidho
@abdullahikashka7620
@abdullahikashka7620 Ай бұрын
raali ahada comments ka hada idin furay
@israatosh8053
@israatosh8053 Ай бұрын
Illayn dhiblow ayaa tahy madaxttoyo madaxa nosaarantahay
@israatosh8053
@israatosh8053 Ай бұрын
P2 boosteeyo
@fardowsoalihindi3317
@fardowsoalihindi3317 Ай бұрын
Soo badi vedio yashaan plz coming soon 300K🎉
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 Ай бұрын
Kashka sorry and keep going ashwaaq abuurta ilaahey ee dadka aadbaad ugu mashquushey ee ilaahey u noqo dadkana cafis ka dalbo
@user-gc8mq3tw5h
@user-gc8mq3tw5h Ай бұрын
Kashka😂
@IdilHoussein-qq3xo
@IdilHoussein-qq3xo Ай бұрын
Keep going my brother from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@dalmardaahirgelle2527
@dalmardaahirgelle2527 Ай бұрын
Aabha jcylka legend funny ah ninka barnaamijka qurxiye Masha Allh
@FadxaFarah
@FadxaFarah Ай бұрын
Haduu adiga stress ku haayo asiga farxadiisa ayuu qaadanooyaa
@MohamudAadan
@MohamudAadan Ай бұрын
saaa u qoslayay waa daalay kan barnaamij foodo eh waye kkkk
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp Ай бұрын
​​@@FadxaFarahqurbaha aya stres laga yaqaana somalia stres malaga yaqaana😷😷😷😜😜😜
@user-el4wg3cv2j
@user-el4wg3cv2j Ай бұрын
Plz babaha koofiydisa ku soo celiyah😭😂😂
@suhaybfoodyare-in7sf
@suhaybfoodyare-in7sf Ай бұрын
Atharisho habbon:-madamo ay kala baxday oo ay dheraty😂😂
@ZamzamElmi-rb7bn
@ZamzamElmi-rb7bn Ай бұрын
Wlhi kashka qof funny saa idaa iga qoslisay wllhi pro soooo Badi heee😂😂😂😂
@salaadomaxamed3790
@salaadomaxamed3790 Ай бұрын
Afka funny yaa thy😂😂
@Amiinsimba24
@Amiinsimba24 Ай бұрын
Abdulahi kashka sxb si qalbiyan ah ayaan kuu jeclahay sababto ah waxaa tahay nin aad uqalbi wanaagsan sxb alaha ku sharfo
@mohaBondheere
@mohaBondheere Ай бұрын
Liicaato bashiir ma fahansana filaa 😂😂😂bashiir labo daan
@cashodervish
@cashodervish 24 күн бұрын
Ma magac khaasaa tolow
@guled669
@guled669 Ай бұрын
Johnny Bravo baad uu eegtahay, blond hair, black t-shirt iyo sun glasses ba ka maqaan
@ahmeddholal8780
@ahmeddholal8780 Ай бұрын
Waayeelkan ilaahay khaatumada ale ha kusoo rido da ayuu ku qalqaaliyoobay 🎉
@maxamedcade7617
@maxamedcade7617 Ай бұрын
Walhi aaad iyo aad ayaan u qoslay mr c/laahikashka waan ku soo dhaweeneenaa mar walbo
@mimi-bs8ku
@mimi-bs8ku Ай бұрын
Alla aaabaha jeceylka waaba qurux badnade see wax yihiin
@user-hp1ow2kn8f
@user-hp1ow2kn8f Ай бұрын
Lii wuu fududeeyo wlhi 😂😂😂
@sakariyemohazaki
@sakariyemohazaki Ай бұрын
Nice video wlhi lkn falenbo halo balamiyo gabadhan liicato cadiye umed garacen🤣🤣
@user-yo2wn1hj4d
@user-yo2wn1hj4d Ай бұрын
Wllhi qalpiyan u qoslay kashka and baaba😂😂😂😂😂😂😂
@HadamuSamusoni
@HadamuSamusoni Ай бұрын
Qofta dhaawac miya mase dhalq dam waye cml 😂😂😂😂😂
@Dhawrsanchannal
@Dhawrsanchannal Ай бұрын
Sanki away marki lagu dhaho dhagta ina qabato dhibwaye😂😂😂😂
@Wiil_hoog...
@Wiil_hoog... Ай бұрын
Lii caato shaqadeyda wa private mrku dhahy ya ila daremay inu dhar cad noqoye odayga layiraaho Liicaato😮😳
@bbenacnac
@bbenacnac Ай бұрын
Abaha jecelka new fec 😭😂😂
@fardowsoalihindi3317
@fardowsoalihindi3317 Ай бұрын
Welcome back Taliye 🙏
@abasbashiradan3642
@abasbashiradan3642 Ай бұрын
Nio Allah utobad ken gaf wayn Aya gesate waxa dhahde gabar masajid lageyo way kawayn tahe subxanallah
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 Ай бұрын
Macnaha gabar nin lo raadsho o labaafiyo kawadaa
@IqraIlyas-ei9mn
@IqraIlyas-ei9mn Ай бұрын
Video yawyada noo soo badi macaan waaye ❤❤❤❤
@Harbi1995
@Harbi1995 Ай бұрын
Haboon too ma ahan 😂kulahaa aabe ma I raaci rabtaa😂😂😂
@Abdallagaani.
@Abdallagaani. Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 baaba adifa ay aydhalay ma tahay wa ku watah kashkaa😂😂😂😂😂
@shamsocabdulahi
@shamsocabdulahi Ай бұрын
Kashka iyo lii caato allaha noo daayo waa lii jeclahay waa iga qosliseen wllhi😂
@LoukmanainanDunkale
@LoukmanainanDunkale Ай бұрын
Abdullahi kashka sxb hore u soco aboyowee waad jirtaa ..❤❤❤
@AbidMohamed-ek4dd
@AbidMohamed-ek4dd Ай бұрын
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)
@guled669
@guled669 Ай бұрын
Gabadha Soomaalida meey face model iska noqdaan?
@SankaXalweste
@SankaXalweste Ай бұрын
Ciyaartan dhanteye ina kuso afaresane eheed😂 waliye sii noqon lahed😂
@ahmedhareed
@ahmedhareed Ай бұрын
Kashka afeeey😂😂
@kibraaniwiilboqortooyo
@kibraaniwiilboqortooyo Ай бұрын
Part two kashka keep going pro
@maxamadwali6662
@maxamadwali6662 Ай бұрын
The one and only kashka afey in the house ninka kaliyoon ciyaal xamar kawata tahy from mudug
@apukarabdirahmanahmed6032
@apukarabdirahmanahmed6032 Ай бұрын
Lii caato var ayu galey ma asiga naag maxa bashiir uyeeley😂😂😂
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Ай бұрын
Barakumu Allah jamiican ❤❤❤❤
@miskiabdi7300
@miskiabdi7300 Ай бұрын
Qaabka loo edited gareeeyey baaba cajiib ah maanshallah kashka waan kuwadanaa ee nosoo badi barnaamijkan
@CabdallacayashCabdallacayash
@CabdallacayashCabdallacayash Ай бұрын
Kkkkkkkkk kashka qosolka ayaaba iga dhamaaday sxb 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Yusuf-Ruxani
@Yusuf-Ruxani Ай бұрын
Kkkk walhi waa fuuray
@Zack_Officiall
@Zack_Officiall Ай бұрын
Gmacsade hdad tahy afka weyn md iska hagajisid kulaha😂😂😂😂
@faatuushfaraxsan1212
@faatuushfaraxsan1212 Ай бұрын
Gabar aabahed horboodeeyso😂😂
@Burco.
@Burco. Ай бұрын
Dirisle Caawo Halkan Wax Badan Ba Uga Baxa, 🤔
@safaaa94
@safaaa94 Ай бұрын
Noo soo badiya aad ayan oga helay kkkkkkkkkkk
@hindisac7758
@hindisac7758 Ай бұрын
Good answer kashakia
@mocarabahmed9251
@mocarabahmed9251 Ай бұрын
Keep going 💪
@Akdugaldowson1
@Akdugaldowson1 Ай бұрын
Part 2 haboon lkn liicata wakugudige kulaha surwalka ankasibna 😂😂 Haboon kudeh waxas wakaweynta Wana atrishadha somaliyed tartanka somaliya Aya lugudoran rabaaa ok❤❤❤
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
AWGIURIYO HABOON AND MAXAMED
@ahmedpablo3053
@ahmedpablo3053 Ай бұрын
Another level wlhii 🎉❤
@YahyeHasan-ld8kc
@YahyeHasan-ld8kc Ай бұрын
kashka hore u soco abti wn kuwataa niyaw
@suleimanabdiali6480
@suleimanabdiali6480 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 gosol ayas ikutisheen
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli Ай бұрын
Dalxiis sida saxda ah u hadlay❤❤❤❤
@FadxaFarah
@FadxaFarah Ай бұрын
Dalxiis wiil dagan waaye ❤
@ubaxbeauty8724
@ubaxbeauty8724 Ай бұрын
Kashka lii caato stylka kasax😅
@hassanahmedmohamed8866
@hassanahmedmohamed8866 Ай бұрын
maxamad isma taqaniin waadna kaxarabeysatay ee yuusan xumato dareemin ahaan ayey udoray aniga qiyaasteeyda
@hindisac7758
@hindisac7758 Ай бұрын
Good choice well done Mahamed is the right choice ❤❤
@fikramalldheere2519
@fikramalldheere2519 Ай бұрын
Abaha jacaylka waa is qorqorey Tintina waa Beerey Laba Gacana waa isku dhuftay Qofkii fahmaya fahmaya Gacmihisa Iyo sacada meshay kuxiran tahayo😂😂😂😂 Odaygii ugu horeyee is cadeeyo 😂😂😂😂😂
@Siciid-z7f
@Siciid-z7f Ай бұрын
Oday Aabaha leeg ina waxka shegto waa NASIIB daro
@Samiiramoh
@Samiiramoh Ай бұрын
Waa qaldantey misaajidku waa buqcada ugu sharafta badan dhulk illahey
@FahiimoGeele-bc1qs
@FahiimoGeele-bc1qs Ай бұрын
Amann ninkeyga kulaha ashwaaq😂😂😢😊
@fartuuncabdilaahi6976
@fartuuncabdilaahi6976 Ай бұрын
dalxiiz bey dooranyzaa wlhi wan iska sii fahn zanaa❤
@SalmaAhmed-jc2ze
@SalmaAhmed-jc2ze Ай бұрын
😂😂😂 wax walan odaygo jakada uceli😂😅
@bashirmohamed383
@bashirmohamed383 10 күн бұрын
Kashka iyo liicaato farxadii o bini aadana😂
@suarezbossniaboy521
@suarezbossniaboy521 Ай бұрын
Hhh wlhi fimlki govinda iyo sanjay duut soxasuste shactiro😂😂
@xalimosacdiyo-jn8vk
@xalimosacdiyo-jn8vk 24 күн бұрын
alla qosol iguma herin 😂😂😂😂😂
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 Ай бұрын
Babaha jacelka cadi mahan
@nuuraqosolwanaag9476
@nuuraqosolwanaag9476 Ай бұрын
Afka weyn 😂😂
@suleekhcilmi8063
@suleekhcilmi8063 Ай бұрын
😂😂😂😂😂 Kashka
@sucaadosman5116
@sucaadosman5116 Ай бұрын
Ma Qoslin Qofkii Dhoho oo Muuqaalkan Daawadey Waa Qof Xanuunsan kkkkkkk
@user-bg9px4zw9h
@user-bg9px4zw9h Ай бұрын
Dalxiis caadi maahn baaro 😅
@user-nq7zj8ov2h
@user-nq7zj8ov2h Ай бұрын
Kashka sobadi.baramijka😅
@abasabdulahi7439
@abasabdulahi7439 Ай бұрын
Papa Lii caato waa ninweyn lkn culayska ka reeb, ma cuslo noh🙏🙏
@halimahassan6160
@halimahassan6160 Ай бұрын
Lii caato caadi mahan 😂😂😂😂
@muxiyadiinabdullah296
@muxiyadiinabdullah296 Ай бұрын
😂😂😂 afay
@user-vz7dn2el1x
@user-vz7dn2el1x Ай бұрын
Qusul iima harin kashka poi hhhh😂😂😂
@fiidowmrk
@fiidowmrk Ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@NezmaUpdi808
@NezmaUpdi808 Ай бұрын
Wiilka lapaad wapa miskiine😮xaa lugu jees jeesa
@CabdifitaaxYare-gu6ol
@CabdifitaaxYare-gu6ol Ай бұрын
Barnaamijka dheel dheel iska ahaa asi lkn series u qaatey 😂😂😂
@AliyoAli-rj4cr
@AliyoAli-rj4cr Ай бұрын
Haboon qalad sameese abuurista alle inaaku kaftanto danbi ween aakaasoogaarayo marka kadig toonaaw
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 Ай бұрын
Aniga ayaa ba gabadha ka helay ❤
@fartuumaato4076
@fartuumaato4076 Ай бұрын
❤❤❤❤
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu Ай бұрын
Ashwaaq iyo abaheed abuurta ilaahay iney fara geliyaan lakiin waxyabaha kaloodhan wey weydiin karaan inankaad doorateyna wanukula doorney wayo labada kale aheheedbey aflagadeyeen barina ma ixtiramayo
@bosteeyomahad-mt4ti
@bosteeyomahad-mt4ti Ай бұрын
Baranamijkan.noso.badi
@mohamedalimc8016
@mohamedalimc8016 Ай бұрын
Waaba la xirayaa dhaqan iyo diinta suuban ee dadka ayay gaf ku yihiin waayoo doonashada gabadha waa waajib diini ah uu ilaahay jideeyay wax lagu kaftamo ama lagu ciyaaro magalaam
@user-bi9vf5fq4t
@user-bi9vf5fq4t Ай бұрын
​@@mohamedalimc8016😂 0:47
@honcabdulahi3744
@honcabdulahi3744 Ай бұрын
Bro noso badi odayga waa funy runti
@mdeeqyare7382
@mdeeqyare7382 Ай бұрын
Dhagta aawi hadii lugubrious dhaho sanqabato😂😂😂 abaha jecelka waa kalaama aabo ma raaci rabtaa😂😂😂😂😂
@SayidAbdi-nf1io
@SayidAbdi-nf1io Ай бұрын
Aabaha jacayl ka tintii muu beertay😮
@timacaddechannel6602
@timacaddechannel6602 Ай бұрын
Kashka bela ku degtay caay badan😂😂
@amiraahmed9738
@amiraahmed9738 9 күн бұрын
Mansha allha❤❤❤❤❤
@NimcoAbdi21-iu8nl
@NimcoAbdi21-iu8nl Ай бұрын
hoooyooy warsaneeyy🤣🤣
@idilmahad5245
@idilmahad5245 Ай бұрын
Personal Attack ma fiicna😂😂
@rayoasmara7587
@rayoasmara7587 Ай бұрын
Aabaha jacaylku ciyaar maaha
@abdiazizibrahim5237
@abdiazizibrahim5237 Ай бұрын
See dareemee lii caato😂😂😂
@nafiso7343
@nafiso7343 Ай бұрын
Jabra shubada tiktok iska ilalj😂
@user-dj3lg7tt8z
@user-dj3lg7tt8z Ай бұрын
Qaxbo u dhigo adigoo naaga gabar kle cayneysaa waku ceeeb naya
@babuuaden3615
@babuuaden3615 Ай бұрын
Haboon farxad iigu noloow ina adeer.
@AhmedAdheys
@AhmedAdheys Ай бұрын
Muuqaalkan wax macno uu samaynayo majirto Lakiin waxaa feel kaga dhacayaa dhaqankii suubanaa ee soomaaliyeed iyo sidii sharafta lahayd ee gabdhaha loo soo dooran jiray
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan Ай бұрын
Hay😢 baabaha wajigiisa saxda ah miyaa😢😂
@user-vy1ki6cd5s
@user-vy1ki6cd5s Ай бұрын
So Fanny 😂😂😂❤❤
@deeqaaweys6848
@deeqaaweys6848 Ай бұрын
Maxa afkiisa mugu masha quuliya
@AbdulahiKorane
@AbdulahiKorane Ай бұрын
Hoooyadeed wasto qosol foolxumaa😂😂
@abdisharif25
@abdisharif25 Ай бұрын
Liii caato 😂😂😂😂😂😂😂😂
@Laarva_poy
@Laarva_poy Ай бұрын
Kashka qoslahaye wan kutageeraa taliyow🫡🫡🫡🫡
CHALLENGE SALAH SANAG & KASHKA || SHEEG SIYAASIGAAN
15:27
Abdullahi kashka
Рет қаралды 163 М.
WARAYSI   HABOON OO WAXBADAN QARINAYSAY KA HADASHAY 👀
20:41
Abdullahi kashka
Рет қаралды 48 М.
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 18 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 151 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 65 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 6 МЛН
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 63 М.
SCHOOL KA ABDIKARIIN ALI SHAH
14:31
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 337 М.
ARKUWAANAA SHAXAARI LEE SHEEGI KARO DHARKA DUMARKA - Yaa Guuleestey??
13:40
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 18 МЛН