Hadalhayn xooggan oo ka dhalatay madaxa sirdoonka Kenya Nurdiin Xaaji oo loogu baaqay inuu iscasilo

  Рет қаралды 28,494

BBC Somali

BBC Somali

9 күн бұрын

Hadalhayn xooggan oo ka dhalatay hadalkii madaxweyne ku-xigeenka Kenya uu ugu baaqay inuu iscasilo madaxa sirdoonka Nurdiin Xaaji

Пікірлер: 49
@hawafarah2410
@hawafarah2410 7 күн бұрын
Hadalkaas hadal masuul kuhadlo maahaa Nuuridiin xaji waa geesi meenla uma socdo ee adaiga is casil
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 7 күн бұрын
Ku saliya nabiga❤
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 7 күн бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sagalh6770
@sagalh6770 3 күн бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 6 күн бұрын
Noradin Haji wa nin dacad ah o shaqadisa ka adag e madaxwayne ku xigenku waxi u didan yahay kursigas in somali qabta wana nin cusuri ah isaga ayana dacwad laga gudbiyay 28 bisha maxkamada ayana u yeri donta Madaxwayne ku xigenka
@gulioahmed9971
@gulioahmed9971 5 күн бұрын
Waaa tuug daalin ah. Oo qalqal galiya amniga Kenya. Lazima aende !
@gulioahmed9971
@gulioahmed9971 5 күн бұрын
Riyo..Wiil yar io hebel aabahay ah meesha ku yimi iyo nin la soo doortay baad simee. Miguu Ndefu ! MUST GO
@user-py3ip6dt3w
@user-py3ip6dt3w 4 күн бұрын
​@@gulioahmed9971orood lef lef kikuyadaa baqtiyahow bahdilaan
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 2 күн бұрын
.nuurudiin t acliintiisa Caqligiisuu ku tegey meesha ninkani madaxweyna kuxigeenkaa wuxuu leeyahay kursiga somali ma istaahisho huuro kenyatta iyo isaga kadambeya nuurudiin geesyadii maalintii qaraartahay kenya badbadin jiruu kamid yahay hoyadis professor abihis isweydin meyno wuxu usoo qabtay kenya nurudiin cadowgiisu cagta hoosteedee caqligiisa cilmigiisuu ku tegey meesha isaga hays casilo tuugu bililiqo doonaan ok
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy 7 күн бұрын
ILey zujuugu hadalba mayaqaanaan balmaxay inoosheegeen hadda
@MaryanMahamed-j2t
@MaryanMahamed-j2t 7 күн бұрын
Madax Wayna Kuxigenka
@nadaara-m7g
@nadaara-m7g 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 6 күн бұрын
Cid ogu baqday ma jirto nin cusuri ah o hada dacwadisa maxkamad lo gudbiyay aya hadalkas yiri isagi ayana la haysta wa madaxwayne ku xigenka o khain cusuri ah
@JJAbdi
@JJAbdi 5 күн бұрын
Kkkk arinka uu ugeeystay dadkaan joogo mombasa maxaa waaye kkkk nuuradiin mishaarka kaligiis cunaa 😂😂
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 7 күн бұрын
Yur nuurudiin xaji waa geesi somaliyed ninkaan kikuyu weeye awalbuu diidanaa in nuurudiin madax noqdo iyagaa isdiley bililiqana raba
@theruler411
@theruler411 7 күн бұрын
Somali dayeer meesha moritan land maha . This is Kenya . Xaarka iska tira
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 6 күн бұрын
Caqliga 😂😂😂
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 6 күн бұрын
Aamus laangaab 😂
@MaxamedDaahir-fz2hc
@MaxamedDaahir-fz2hc 7 күн бұрын
Asc BBC news
@user-rx2ne8wp4m
@user-rx2ne8wp4m 7 күн бұрын
nuurdiin gesi abihis aya kenya kacabsanjirtey asagana wa kadaranyahay
@SaaraMohamed-xx2ui
@SaaraMohamed-xx2ui 6 күн бұрын
Asaga yuu yahay qabilkisa
@ahmedmursal1516
@ahmedmursal1516 4 күн бұрын
@@SaaraMohamed-xx2uiOgaden
@barkhadmahamud7869
@barkhadmahamud7869 7 күн бұрын
Isagu hay is casilo
@Mudane.
@Mudane. 7 күн бұрын
Nuuradin xaji 🫡
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p 6 күн бұрын
Waa.beenaale.madaxwayne.ku.xigeenka.kiniya.oo.kuukuyo.ah.waa.cunsuri.wuxuuna.meesha.là.doonayaa.kuukuyada
@Dabiyoholac
@Dabiyoholac 7 күн бұрын
ilkaha day 😂
@MaryanMahamed-j2t
@MaryanMahamed-j2t 7 күн бұрын
Asga.ha.iscasilo.ragad.kasgowa
@AbeyAdan-tw4ir
@AbeyAdan-tw4ir 7 күн бұрын
General z means Russia war @ after rush kindly Hajj play his side good ❤
@khalifmusa776
@khalifmusa776 7 күн бұрын
DP gashagua..hoortaa.waxan.ushegaya..nuurdiin..waligisa.tariqda.laguma.hayo.shaqadisa.niin.loo.shegoo.in.aheyn.ee.waxan..u.arka.in.uu.warka.afkisa.kaso.baxayo.uuqiiyaas.neeyn..oo..siida.muqantoo..oo..argoodsii.kujaraa.madamo..siiduu.wax.urabay.nuurdiin.xajii.uu.kaa.hoor.istagaay..madamo.nuurdiin.shaqadiisa.uu.guudanaayey..ee..waxan.leeyahaay.DP..warka..sida..uu.ujiiroo..daadka.ooguusheeg..adiigoo.ruuntaa.sheegayoo..waan.iis.oognahaayee
@AbdulqadirLyli-cx5ul
@AbdulqadirLyli-cx5ul 2 күн бұрын
😅
@yuusufgashaanle
@yuusufgashaanle 7 күн бұрын
Bbc somali mahan ee hala soxo idaacadan waa idaacad gumeysi British ma, ogtahay waxa laga wado B kobad iyo B dalabaad iyo C waxa laga wado yacni waa qabil deganaa jiray EGLAN oo layiraa British
@user-ul3si4fk2n
@user-ul3si4fk2n 7 күн бұрын
Somali wadankoda waa amini wayeen markasay wadan dad kuso calaacalayaan
@ibrahimbaros463
@ibrahimbaros463 7 күн бұрын
Somali kasta sida adiga cml miyaad moode qoxoti aduuunka kuah,,weeyba joogane xagee lolaabana
@AhmendyJully-tx5xe
@AhmendyJully-tx5xe 7 күн бұрын
Anaga ayaad wax nooshektay sxb ninka gashagwa kenyanka luqadisa waxkufahansii
@SakiHashi
@SakiHashi 7 күн бұрын
warkaa waa cusuriyad baa kabuuxda dowlada way iska ogayd in xaalka dad shacabka caadiga ah xun yahay poverty baahsan in ay jirto aysana hayn in loo daneyo dadka dhaqaaha leh bas awooda midaas
@Jamac20
@Jamac20 6 күн бұрын
Somali taritors weeyan ninkan somaliga hala dilo
@drabuwardi
@drabuwardi 7 күн бұрын
Somali diid weyan
@calasaxmed6333
@calasaxmed6333 7 күн бұрын
Wasaas
@user-ls8yg2ko6x
@user-ls8yg2ko6x 7 күн бұрын
Nuura diin iscasili maayo kanaxow nafta waa cadow kiisu hajabo
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 7 күн бұрын
hhhhhhhhhh Horta somalida Kenya Heysato Mxa afsomaligooda ka khaldan
@2daysago_
@2daysago_ 7 күн бұрын
Afsomaliga jeebka adiga gasho ....somalia lama joogo meeshan waa kenya
@IsmaaciilMuuse-ro3cp
@IsmaaciilMuuse-ro3cp 7 күн бұрын
😂😂😂 meelxun ayuu nooga dhacay kulahaa meesha qabiil miyaa
@Lagubaray
@Lagubaray 7 күн бұрын
Niinkan wuxusan fahmaayan Faldenbiyeed madaxweyene Iyo barlaman wadan ugeeysteen shacabkoodii inaanu nuuradiin masuulka noqonkariin ,joojiin kariin dareen diidmo shacab, Ee kani waa xagee somali joogaayo an eeda saaraa?
@Maxamudcumar2016
@Maxamudcumar2016 7 күн бұрын
Madaxwayne ku Xigeenku waa Runtii Ha iscasilo nuuradiin waayo Waa Somali Markanaba Lagama Yaabo Inuu Qof Somali Ah Hayad sirdoon Sifiican Uga Shaqeeyo
@yuusufgashaanle
@yuusufgashaanle 7 күн бұрын
Inow gaalo u noqdo tif tif hadane is casil lagu dhoho waa Sharaf xumo
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 7 күн бұрын
Caac loogama baahno meesha ninkan waa muwaadin maxaad ka hadkaysaa
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 6 күн бұрын
Hadalka madaxwayne ki xigenka wa hadal cusuri wana lagu haysata o isaga ayaba ka danbeyay bananxa wana khain cusuri ah madaxwayne ku xigenku
@saynab7503
@saynab7503 7 күн бұрын
Nuur diin waa codkar cidna waxa uu aqoonta uleeyahy uma til mamayso
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 7 күн бұрын
DEE NUURADIIN HA IS CASILO SAWKA WADANKII WAASHAY
FARAX MACALIN NIN NAAGTAADA U JEEDA GABADHAADA LAGUMA KARO
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 101 М.
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 4,6 МЛН
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,4 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
Wasiir Fiqi "In Hargeysa looga heeso qowmiyad kamid ah Itoobiya waa ayaan darro weyn".
12:05
TOOS: Doodda Jimcaha
1:00:18
BBC Somali
Рет қаралды 15 М.
SOOMAALIDA KENYA | KALA CARAR | NIN WALBOW NAFTAA ( ISLII )
18:18
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 39 М.
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 4,6 МЛН