No video

HADII CULAYS DHAQAALE KU HAYSTO 4 TALAABO SAMEE

  Рет қаралды 110,006

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Пікірлер: 320
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 10 ай бұрын
Fadlan Like & Subscribe saar Muuqaalka lana wadaag qofkasta oo ka faa’idaysan kara!
@user-kr9wx9rj8o
@user-kr9wx9rj8o 10 ай бұрын
Masha Allah wll ilaahay haku xafido zakariye wax badan kaa faaiday
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 10 ай бұрын
Aamiin walal dhamaanteenba
@mohamedabdiomarosman9404
@mohamedabdiomarosman9404 10 ай бұрын
Wll waa mahadsantay
@ogaalso
@ogaalso 9 ай бұрын
Wll shaashadda gadaashada taal naago qaawan iyo fisqi baa ka socda ee bal hadda kadib ka taxadar
@ahmedyaasiin5881
@ahmedyaasiin5881 9 ай бұрын
​@@ZakariyeCaawiyeWllo sakariye Sadaqada ayaad ka tagtay Wllo Iyada miyaanay risiqa kordhin. Mahadsanid wllo
@mascuudgurxan
@mascuudgurxan 10 ай бұрын
hadii culays dhaqaale kula so food saarto 4 talaabo qaad 1=Danbiga iska ilaali 2=Astiqfaarta badi 3=ku ducayso ducooyinka arzaqada lagu helo 4=cibaadada badi oo ka siyaadi intii hore
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 9 ай бұрын
Mahadzanid ❤
@abumaxamedbelbel648
@abumaxamedbelbel648 9 ай бұрын
Qodobka 4aad waa shaqayso oo da'daal
@ubaxclaahi7830
@ubaxclaahi7830 9 ай бұрын
Yaa rabi iga farxi sowjkaa isbadalay oo waji kale lasoo baxaye rabi hadan calaf isku lenahay hay soo jeediyo 😢
@safiyokjarsafiyokjar9704
@safiyokjarsafiyokjar9704 6 ай бұрын
Hada ma ku ficanday abyo mise wa kle tag tan​@@ubaxclaahi7830
@caaishaxaaji5850
@caaishaxaaji5850 9 ай бұрын
Dad waxa ugu fiican qofka wax fiican oo wax utar leh umada ukordhiya alaha ku xafido adiga iyo waalidiintaada oo wanaagan kugu soo tarbiyeeyey 🤲 kuwa dhunsana allaha soo hadeeyo
@ahmeddayib8892
@ahmeddayib8892 9 ай бұрын
Kusaliya xabibkena nabigena muxamad scw scw scw
@axmedmowlid8786
@axmedmowlid8786 10 ай бұрын
Adigana Allah Arzaaqada Ha kuuu furo. insha Allah
@zumaya-beauty
@zumaya-beauty 10 ай бұрын
Asc aniga waxan ahay gabar waxan laha 1 wiil 5sano ma dhalin kadib sadaqo labixi jirey habenki salatul leyl tukan jirey wan tasbiixsan jirey xiliga roobku da ayo alaa baryi jirey wan oon jirey wllhy wan arkay natijadi xtaa waxam tukan jirey 10kii dambe leylutul qadiriga wllhy billhy tolllahay illhy ubad wa isiiyey alx hada ma joojin intas wan tasbixsada sakariye wa runta walal wllhy illhy qofki isku xira wax ma wayo markasto an tasbixsado waxan jecleysto wn arkaa wllhy illhy waa raxman wa raxiim anaga melkale iyo adunyo firinayna xtaa qablbigaga xasilayaa markad tasbixsato
@degelkhayr
@degelkhayr 9 ай бұрын
Wall tasbiixi waxan u aqaan سبحان الله bas adiguna tasbiix baad kusoo koobtaye ma intaas bas baad akhrisaa mase wax kale baad kudartaa
@SukenoHaaashi-yi2xr
@SukenoHaaashi-yi2xr 9 ай бұрын
Waruntaa wll
@user-qw1hf2zs5n
@user-qw1hf2zs5n 9 ай бұрын
Masha allah❤❤❤❤
@bahjashariff6727
@bahjashariff6727 9 ай бұрын
❤ masha allah wlal indhahayga ilmaad ka keentay
@mustafadan613
@mustafadan613 9 ай бұрын
Masha allah
@Nurayn-z9k
@Nurayn-z9k 10 ай бұрын
Mhdsanid wll wanaga iyo khayrka aad nala jeclatay illhay haka abaal mariyo❤
@user-mx9sh5el2p
@user-mx9sh5el2p 10 ай бұрын
Sxp ilahay haku barakeeyo mar walba waan kugu xidhan ahay bar walbana oo aan ku dhagaystana waxaan kaa faa idaa kal sooni iyo fir fir coone insha allha hargeysa ayaad noogu iman mar uun alle cimriga hakuu dheereeyee
@abdirahmanfarah1818
@abdirahmanfarah1818 10 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Walaal nin kheyr badan ayaa tahay alle haku siyaadiye Arin wanaagsan oo ma anfacday ayaad noo sheegtay illaay ha kaa abaal mariyo kuligeena cafis iyo caafimaad ha ina siiyo.
@AHMETH00
@AHMETH00 10 ай бұрын
أللهم رب السموات السبع ورب الأ رض ورب العرش العظيم ربنا ورب كل شيء فالق الحب والنوي ومنزل التوراة والإنجيل و الفرقان. أعوذ بك من شر كل سيء أنت أخد بنا صيته. اللهم أنت الأ ول فليس قبلك شيء وأنت الأ خر فليس بعد ك شيء. وأنت الظاهر فليس فوقك شيء. وأنت الباطن فليس دونك شيء. اقض عنا الدين واغننا من الفقر .))))❤
@ismahanibrahin1470
@ismahanibrahin1470 10 ай бұрын
بارك الله فيك ❤
@yuusufahmed5425
@yuusufahmed5425 10 ай бұрын
@maxamedsheikh1183
@maxamedsheikh1183 10 ай бұрын
Shkran
@ibraayare3389
@ibraayare3389 9 ай бұрын
Shukran
@Bulsho-kaab114
@Bulsho-kaab114 9 ай бұрын
@abdulrahmanabdullahi3886
@abdulrahmanabdullahi3886 10 ай бұрын
Wad mahadsantahy wll zakariye miisaanka Aakhiro Allaha kuu saaro.
@buullebarre
@buullebarre 9 ай бұрын
very important and powerfull message mahadsanid AKHII ZAK.
@janoinashiekh5121
@janoinashiekh5121 10 ай бұрын
Caawa ayaan kusoo biiray qolkaagan videogana wax badan ayaan ka faaiday qof ayaa isoo share gareeyay isna wuu mahadsanyahy halkan ayaan kaala socon doonaa walaal sakariye❤
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 10 ай бұрын
Soo dhowow walal Alle haku barakeeyo
@janoinashiekh5121
@janoinashiekh5121 10 ай бұрын
Mahadsanid
@janoinashiekh5121
@janoinashiekh5121 10 ай бұрын
Walaal
@mucaad_haji
@mucaad_haji 10 ай бұрын
جزاكم الله خير الجزاء
@iqramoha8087
@iqramoha8087 10 ай бұрын
Isoo duceeya anine gabar hadafyo badan leh ahay inuu allah ii rumeeyo 😢
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 10 ай бұрын
Alle hadafkaaga oo macsi lahayn hakuu rumeeyo hana kuu Sahlo InshaAllah
@iqramoha8087
@iqramoha8087 10 ай бұрын
@@ZakariyeCaawiyeaamiin ya rabi 🙏
@abdalla_guul
@abdalla_guul 10 ай бұрын
​@@iqramoha8087Allah ku sharfee wlshy Qli si hadafkaaga ugaartid 😊 Macsida ka fogoow oo ugu horeyso naagta aan asturnayn ee profilka kuuu saaran taas dambi maahe khayr ku heli maysid
@jamahuseen9113
@jamahuseen9113 10 ай бұрын
Walal ILLAAHAY hadafkaaga oo kheyr ah ILLAAHAY ha ku siiyo iska badal sawirka Qaawan.
@user-jj8jj2yp5i
@user-jj8jj2yp5i 6 ай бұрын
Ustaada waad mahad say tahay waana kaa gudoomay alaha ku dhowro my brother thinks you
@axmednuurjfx4156
@axmednuurjfx4156 10 ай бұрын
Mansha allah Wa arimo badan oo anigu tajribeyy wllhi istiqfaarta anigo jamcda ka baxy o bila cml ah bn bilaabey istiqfaarta Malintii 10 kun bn dhihi jirey noolshydi o dhan ba is badshey wxn gaa dhey isku filansho dhaqale Ugu dambeyn cml ayaan sameyy kadib allah swt wu i barakeyy Mar walpo o cidhidhi dhaqale an dremi wxn dib ugu noqdaa istiqfarta io salaada subax oo waqtigeeda ilaaliyo
@naturechannel8026
@naturechannel8026 9 ай бұрын
Siiqadee Akhrin jirtey wlo
@maxmadali8450
@maxmadali8450 9 ай бұрын
ILAHEY KHARY IYO XASANAT HA KA ABAL MARIYO WLLKY zAKARIYE
@munaomer8597
@munaomer8597 5 ай бұрын
Walee was run . Xaaraantii ayaa dadka xalaal u noqday , subhanallah
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb 9 ай бұрын
Mansha Allah tabarak Allah waa runta guuleyso weliga illahay ha inasiiyo nabad gelyo insha Allah denbigana Allah ha inaga cafiyo❤❤❤
@ahmedmohamud678
@ahmedmohamud678 10 ай бұрын
Masha Allah mahad senid walal Sakariye
@user-ec1jj8uj1v
@user-ec1jj8uj1v 9 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا امين 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@khalidmuxumed4042
@khalidmuxumed4042 10 ай бұрын
Wll sekeriye Alle ha ku barakeeyo wlhi hadn videyoga dawaday wax badan oo iga maqna ayaan ka fa iidey Alle aduun iyo aakhiro pa Alle ha ku xiftiyo wll waxn fily in sida wax nagu sheg an jir wana iman doon wll qalpiga kaga duceyey barkoow❤
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 10 ай бұрын
Aamiin walal Jazakallah khayr
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 9 ай бұрын
Wacaleykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu Mahadsanid. Ilaahay ha u gargaaro walaaleheena Falastiin. Aamiin Aamiin. Allahumma salli wasalim wabaarik calaa sayidnaa Muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam
@aminaahmed4481
@aminaahmed4481 10 ай бұрын
Mansha Allah weliga wax wanaagsan baad nala wadaagijirtay, iminka na waxkasii wanaagsan bad nala wadaagtay rabi ajar haka siiyo anaga na kuwa ka faaidaysta hanaga yeelo Allahuma aamiin ya rabi
@nasroxusencali7827
@nasroxusencali7827 8 ай бұрын
Jasalahu khayr 😊😊😊
@mohamedmahat9899
@mohamedmahat9899 7 ай бұрын
Zakaria Abdullahi Ali waa KZfaqrKA keliya aan sida tooska igu xiranahay... ilaah hakaa Ajar siiyo walaal ❤
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 9 ай бұрын
Mahadsanid Zakariye
@osmansaid1782
@osmansaid1782 10 ай бұрын
Jazaaka Allah kheyr sxb zakariye
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 9 ай бұрын
Wll jazakallaahu kheyr, ducada Aad nala wadagtay 🥰 صلي الله عليه وسلم ❤
@user-iv6jw5oc9h
@user-iv6jw5oc9h 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@mowliidmacane7900
@mowliidmacane7900 9 ай бұрын
Walaahi qasaman billaahi Sakriye wuu noo naseexeeyey Walaahi waaruntiisa wuxuu inoosheegay anaa arkey wuxuu kahadlayyo tajribo ahaan waana nin run badan Ee warkaas dhab udhaqan geliya adinkaa arkayee joogteeyana Waa wlkiina muqdisho jooga
@foosdarleeg
@foosdarleeg 9 ай бұрын
Asc Walaalkeey qeeyr alle haku siiyo
@abdullahiadanosman990
@abdullahiadanosman990 9 ай бұрын
Jazakalaahu Kheyr wll Qaali ah
@nimconimco3695
@nimconimco3695 9 ай бұрын
jizaakalaahu kheyr wll
@olowkhan7030
@olowkhan7030 9 ай бұрын
Mansha'Allah Jazakallah kheyr wll
@ramaxow
@ramaxow 9 ай бұрын
بارك الله فيك
@AhmedMohamed-xo2mt
@AhmedMohamed-xo2mt 9 ай бұрын
mahadsanid wll
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 9 ай бұрын
Shukran walal❤
@user-kq5lu4ew1x
@user-kq5lu4ew1x 8 ай бұрын
Mahadsanid wlle Allah haka abaal mariyo
@jamahuseen9113
@jamahuseen9113 10 ай бұрын
JAZAA AKALLAAHU KHEYR WALAAL.
@abdirahmanabdihamiidmuomin9380
@abdirahmanabdihamiidmuomin9380 9 ай бұрын
Jazaakalaahu kheyr
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 9 ай бұрын
mahadsanid ustad
@Marwokaaba-ln2ko
@Marwokaaba-ln2ko 9 ай бұрын
Maasha allah shugran wll
@AbdiOzyy
@AbdiOzyy 9 ай бұрын
Nebbiga hal mar igula saliya❤
@renaadruun940
@renaadruun940 10 ай бұрын
اللَّهُمَّ رَبَّ السَّمَوَاتِ السَّبْعِ وَرَبَّ الْأَرْضِ، وَرَبَّ الْعَرْشِ الْعَظِيمِ، رَبَّنَا وَرَبَّ كُلِّ شَيْءٍ، فَالِقَ الْحَبِّ وَالنَّوَى، وَمُنْزِلَ التَّوْرَاةِ وَالْإِنْجِيلِ وَالْفُرْقَانِ، أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ كُلِّ شَيْءٍ أَنْتَ آخِذٌ بِنَاصِيَتِهِ، اللَّهُمَّ أَنْتَ الْأَوَّلُ فَلَيْسَ قَبْلَكَ شَيْءٌ، وَأَنْتَ الْآخِرُ فَلَيْسَ بَعْدَكَ شَيْءٌ، وَأَنْتَ الظَّاهِرُ فَلَيْسَ فَوْقَكَ شَيْءٌ، وَأَنْتَ الْبَاطِنُ فَلَيْسَ دُونَكَ شَيْءٌ، اقْضِ عَنَّا الدَّيْنَ وَأَغْنِنَا مِنَ الْفَقْرِ))
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 10 ай бұрын
MashaAllah Alle khayr haku siiyo walal waa Duco muhiim ah hala xifdiyo
@mohapdy9239
@mohapdy9239 10 ай бұрын
jazakallah
@munamohamud194
@munamohamud194 10 ай бұрын
@Mooyan186
@Mooyan186 10 ай бұрын
Jumce mubarak dhamaantiin walahay❤
@engxaraar109
@engxaraar109 10 ай бұрын
Masha Allah qodobbo fiican baad kahadashey xaqiiqatan
@jablibaaxtutorial1279
@jablibaaxtutorial1279 10 ай бұрын
Alle haku barakeeyo saxib sakariye
@waxkafaid
@waxkafaid 10 ай бұрын
Maashaa Allah guuleeyso sh sakariye
@Am3n26
@Am3n26 9 ай бұрын
Suuratu Al baqrah wll iyadana caajib badan bay leday Alle ha ina hanuniyo, aadbad umahadsantay wll
@Gorillakingdomvr
@Gorillakingdomvr 9 ай бұрын
‏ما شاء الله جزاك الله خير أخي❤
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 8 ай бұрын
Manchalla illahay haa n'a garansiyo
@user-fb7or3ej2g
@user-fb7or3ej2g 9 ай бұрын
MashaAllaah, wiil ku dayasho mudan. ❤
@somaliboy6040
@somaliboy6040 10 ай бұрын
Mahadsanid walaal mar kasta waxbaan kaa faaiidaa
@samanjecel6079
@samanjecel6079 10 ай бұрын
❤❤MashAllah walal khayr badan Allah haa ku siyo aduunka waa laga tagaa qabri yar naa suga Kuma khayr ku dadalo Allah haa naga dhigo Alxmdulilah ❤❤
@nuuradiincabdikariin-cj5ij
@nuuradiincabdikariin-cj5ij 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ meel sax ah ayaad tilmaamtay
@fatuuhussein5233
@fatuuhussein5233 9 ай бұрын
Jasaka Allah hno
@hooyomacaan4106
@hooyomacaan4106 9 ай бұрын
Jazakh Allah khayr.
@MohamedIkhyaar20-zx3is
@MohamedIkhyaar20-zx3is 9 ай бұрын
Mansha allah walaalkey aad iyo aad ayaad u mahadsantahay waan kaa faaiiday sxb kun jeer mahadsanid
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 10 ай бұрын
jsakalahu Khyra ❤wll nebiga Halagu saliyo scw
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 10 ай бұрын
Waa talo wanagsan mahadsanid Zakaria
@RahmaAli-wl1zu
@RahmaAli-wl1zu 9 ай бұрын
Jazakalahu khayr wll iso duceeya wlalyaal in Allah iwafajiyo in aan sameeyo arazaaqad xalaal ahna I furo Ani iyo intii ila mid aha ahaba Allhuma Ameen
@svlwvvally4258
@svlwvvally4258 9 ай бұрын
Asc walalehey somalida waxa ehe gabar kujoog wadanka Kenya nairobi business cusub ba bilaabo oo eh gurya diyarsan oo kiro eh qofka borsadisa bas lasogala oo logatalagale holiday mise aroos cusub qofki ubahan ilasoxarir it’s fully furnished airbnb located in a modern building in nairobi
@farhiyoaliwarsame3695
@farhiyoaliwarsame3695 9 ай бұрын
Asc walaalkeey aad baad ugu hagarbaxdaa somali ❤❤😊
@ABDIRIZACKARK
@ABDIRIZACKARK 10 ай бұрын
Kheyr badan Alle haku siiyo walal zaki
@nazerkayd
@nazerkayd 10 ай бұрын
Alle khayr haku siiyo wll wanaagana Alle hayna waafajiyo
@salmanabdalla6478
@salmanabdalla6478 7 ай бұрын
Janada alle hakuugu bishaareeyo wlle
@cabdiqaadirwarsamemaxamed1293
@cabdiqaadirwarsamemaxamed1293 10 ай бұрын
Thank you ustaad
@FAIBAR1
@FAIBAR1 10 ай бұрын
Jazaka Allah Khair wll
@dekadahir1828
@dekadahir1828 9 ай бұрын
Asc masha allah
@cawilabdikadir9873
@cawilabdikadir9873 10 ай бұрын
Mahadsanid Sakariyow walaal.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 10 ай бұрын
Adaa mudan walal
@yahyehasan5132
@yahyehasan5132 9 ай бұрын
Mahadsanid wll❤❤❤
@m.buraale3732
@m.buraale3732 10 ай бұрын
Jazakalahu khayran wlaal
@abdishakur5408
@abdishakur5408 9 ай бұрын
Jazakalah kheyr ❤
@Umuliiban143inaQeyre
@Umuliiban143inaQeyre 5 ай бұрын
thanks wll si dacada dadka ula talisa
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg 8 ай бұрын
maashaallaah! Ilaahey khayr badan hakaa siiyo.aaameeen.
@xasanonline1
@xasanonline1 10 ай бұрын
Allah ku barakeyo wllhi
@MrAmito
@MrAmito 7 ай бұрын
Intii aan dhegeysanayey warbixinadaada ganacsiga waa warbixnta ugu khayrka badan
@sumayacali4149
@sumayacali4149 9 ай бұрын
Masha allah
@maalimabdi6336
@maalimabdi6336 9 ай бұрын
Baarakallaahu Fiika. Waad mahadsantahay . 100/100.
@ibrahimguedi2305
@ibrahimguedi2305 10 ай бұрын
Alayka wasalaam waraxmatulaahi wabarakaatuhuu. Jazaakalaahu khayr Zakaria Abdilahi.
@HassanHonest1
@HassanHonest1 17 күн бұрын
جزاك الله خيرا
@hassanxariif9831
@hassanxariif9831 10 ай бұрын
شكراا جزاك الله خير
@AbdulAhmed-gx2rh
@AbdulAhmed-gx2rh 10 ай бұрын
Jazaaka Allahu Qayran...Miizaankaaga xasanaadka Allaah hakuu saaro. allaahuma aamiin..
@walaalxuseen
@walaalxuseen 8 ай бұрын
❤masha Allah walaal waad ku mahadsantahay qeerka faafi walaal Allah ku xafido
@NoordinMohamed-ry3vl
@NoordinMohamed-ry3vl 7 ай бұрын
Zaki kyr ilah hakusiyo
@engnajmudiinabdirahman8347
@engnajmudiinabdirahman8347 10 ай бұрын
Mahadsanid wll
@motech2259
@motech2259 9 ай бұрын
Mashallah aad ayan kaaga faaiday alle hakaa jasaa siiyo 😇
@abasibrahimcc2817
@abasibrahimcc2817 9 ай бұрын
Jazakallah walaal❤
@asmaj89
@asmaj89 9 ай бұрын
Shukran Inadeer Qaali Jazaka Allahu Khayr ..
@HIBOHERSI
@HIBOHERSI 9 ай бұрын
JuskAllah Kheir walaal
@abdirahmankayse1641
@abdirahmankayse1641 10 ай бұрын
جزاكم الله خير يا أخوي
@user-vi7nn7em7b
@user-vi7nn7em7b 9 ай бұрын
Masha allah ❤
@xamsexiis7217
@xamsexiis7217 10 ай бұрын
Wll ilaahay haku barakeeyo
@user-zq4nb7yl1k
@user-zq4nb7yl1k 9 ай бұрын
Masha allh alle ha kaa jasaa isiiyo wall❤
@haaruunaxmed2038
@haaruunaxmed2038 10 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن
@MohamedDualeh
@MohamedDualeh 9 ай бұрын
mahadsanid walal jazakalahu khayran Zakariye walal
@ilhanjamac9666
@ilhanjamac9666 7 ай бұрын
Walaalo alaha kubarakeyo
@elmihmohamed6312
@elmihmohamed6312 9 ай бұрын
Masha Allah, Rabbi hakaa ajar siiyo sxb.
@zuhayb-khalid
@zuhayb-khalid 9 ай бұрын
Ma sha Allah, Alle ha ku barakeeyo walaal.
SOOLARKA IYO QIIMAHA LASIIYO TURKIGA - Invest in Solar Power
10:08
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 60 М.
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 36 МЛН
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 13 МЛН
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 4,9 МЛН
WERSHADA ROODHI KU BILOW 4 MASHIIN 🥖🍞
9:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 48 М.
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Jama Dafac
Рет қаралды 72 М.
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 54 М.
#qiso  Cajaaibta #digri ga Xawqalada ay leedahay :jawahir Hussain
11:29
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2 МЛН
2024 QAABKAN GANACSI U BILOW - TALO WALAALNIMO | open saving account
9:49
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 43 М.
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 36 МЛН