HADIIL QISADEDA!

  Рет қаралды 43,536

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

8 ай бұрын

#sawdaqaalib #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Пікірлер: 190
@ashaibra2686
@ashaibra2686 8 ай бұрын
Wallahi wa qisa layableh baniadamka wax walba kafila
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 8 ай бұрын
الله اكبر Alle illaahay nama dayacayo
@AtiyaabdirahmanBuuwe
@AtiyaabdirahmanBuuwe 2 күн бұрын
Cajiib❤❤❤❤❤❤
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 8 ай бұрын
الله اكبر
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 8 ай бұрын
Wllahi hadiil in hishaaam lagu daraaa fiicneeyd Asagaa u xaq lahaaa mashaaa Allaaaah
@hodanmahamud4919
@hodanmahamud4919 8 ай бұрын
Allahu akbar wallee cibraa ku duugan qisan inkastoo qisakastaa cibro leedahay hadana tan iyo kuwakale oo badan oon kaa dhagaystay cibraa ku jirta 😢
@jamaalnaasir1117
@jamaalnaasir1117 8 ай бұрын
Haa wallahi cashar iyo cibro ayaa kusugan masha allah ❤❤❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 8 ай бұрын
Maasha allaah walaashey mcn sowda cadeey allaha kubarakeeyo
@fadumashaadan1248
@fadumashaadan1248 8 ай бұрын
ماشاءالله احلا قيس wey iga oo his eyes white sawdò abaayo qisoyinkaga makala dhacan masha allaha fahanka allah Haku barakeyo
@isnina6985
@isnina6985 8 ай бұрын
masha Allah الله اكبر
@saafiismaacil914
@saafiismaacil914 8 ай бұрын
Masha allah🥰🥰🥰
@saharaismail9661
@saharaismail9661 8 ай бұрын
Waa qisadi ugu cajiibsanayd Waxay katarjumaysa wanaga ay wanagsanayd suusaan iyo daacadnimadeda allaah ayaa usoceliyy gabdedi awlad badane ku arsaqay ❤ألله أكبر
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 8 ай бұрын
Sawda Allaahayow ku barakeeee
@shukrihoodo5239
@shukrihoodo5239 8 ай бұрын
Wa qiso cajiib ah subxana allah
@user-wk6um7yo2r
@user-wk6um7yo2r 8 ай бұрын
Drs Sawda Mohamed Qaalib cizi iyo Sharad Allaha kusiiyo Adiga iyo Caruurtaada IYO Zeygaadaba Falastiin Insha'allah Nasriga iyo Guusha Allaha SIIYO Aamiin Aamin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Intii Shahiiday Janada Allaha geeyo Inta dhaawacana Allaha u booga dhayo Agoonta Allaha u hargaaro Dadaan boyo iyo baad heeysan oo misna hub sun ah lagu gumaadayo waa dhib Allahayoow Reer Falastiin Guusha sii Guul Falastiin Insha'allah GUUL
@hiboali5025
@hiboali5025 8 ай бұрын
Masha Allah waan sugaynay part two, shukran sister
@raxmomohamud3590
@raxmomohamud3590 8 ай бұрын
Waa qiso cajiib ah waayo waxey i soo xasuusiyey waagaan yaraa oo hooyinkii hore aan ka maqli jirey heblaayo wiil ninkeeda dhaley oo umul lagula jiro bey sariir ka tuurey balse dhulku ciid buu ahaa ma dhiman anigoo aad u yar baanka murgoonjirey wiilkaana ilaa iyo hada wuu nool yahey oo waaba nin xaas iyo caruur leh
@faisahussein1231
@faisahussein1231 8 ай бұрын
Subxanalah subxanalah waan.ooyay caawo runtii❤❤❤
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 8 ай бұрын
((يعلم السر واخفي))، لا يخفي عليه شيء في الأرض ولا في السماء
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 8 ай бұрын
Sawda salama Caleykum maasha Allah abayo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah qabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤
@NasteexoXuseen-vk2sy
@NasteexoXuseen-vk2sy 8 ай бұрын
Waaa cajiib
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 8 ай бұрын
Yaa Rabbi xiqdiga iyo xasadka
@farxiyaismacil3543
@farxiyaismacil3543 8 ай бұрын
Allaah akbar
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 8 ай бұрын
Maasha allaah waaqiso fiican
@jamaalnaasir1117
@jamaalnaasir1117 8 ай бұрын
Mash allah waa qiso àad iyo aad cajiib uah waano badan ayaana kujirta allah hanugu anfaco masha allah 💖 ❤❤❤ I love your stories ❤️ 💖 💕 ♥️ 💗 ❤️ 💖 💕 ♥️
@khalisuleman9389
@khalisuleman9389 7 ай бұрын
Walaal waa qisadii ilaahay ku badbaadiyay Nebi Muuse عليه صلاة وسلام ❤️ماشاء الله تبارك الله 🙏
@fadumomohamed4747
@fadumomohamed4747 8 ай бұрын
Waaaa qiiiso aaad iyo u wngsan awoooda Allle ku tusineeeyso masha Allah aaad bn uga helay ❤❤❤❤❤
@UbaxCabdikarinxasan
@UbaxCabdikarinxasan 8 ай бұрын
Ala maanta anaa uhoreeyo ❤jah sowday xabibti Mahadsanid waan sugaye maanta dhan ❤❤❤
@user-ih5tx8vl4j
@user-ih5tx8vl4j 8 ай бұрын
M.a qiso cajib waye runtii ❤
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 8 ай бұрын
Masha Alaha waa sax qaali ilaha ha ku xafido qaali
@aminoahmed9005
@aminoahmed9005 8 ай бұрын
Allah madayaco kuwa samafala ajrigood. Susaan Allah wxuu ugu hiiliyey wanaageda.
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy 8 ай бұрын
Cajiiib wye Qisadaan wlhi oo cibro qadasho mudan😢😢
@deeqaomar8670
@deeqaomar8670 8 ай бұрын
Subxanallah waa qisa cajiiba wllahi Jzkl qheyran Abyo
@maryammohamed5116
@maryammohamed5116 8 ай бұрын
Mashallh ❤thnks qli ❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 8 ай бұрын
Subxaanalah naagto naxariis daranaa😢😢
@qadroaxmed4266
@qadroaxmed4266 8 ай бұрын
Masha allaah tabarakallaah wlhi wa qiso cajib ah❤❤❤
@faadimacabdalle6981
@faadimacabdalle6981 8 ай бұрын
masha allaah runti waa qiso cibro qaadasho iyo cashar kusugnaady mahadsanid sowday❤
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 8 ай бұрын
WAA QISO CAJIIB AH ALLAAHU AKBAR 🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️🤲♥️♥️♥️♥️🤲
@kabdi2408
@kabdi2408 8 ай бұрын
Allahu akbar walaal waan ka helaa sheekoyinka aad soo gubisid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 8 ай бұрын
قصة عجب والله سبحان الله 😢😢😢
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 8 ай бұрын
Masha allh awoodaha ilahy way badnyihin ❤❤❤❤❤
@shukrisharaf
@shukrisharaf 8 ай бұрын
Waa cajiib subxaana allaah waa daacad nimadeedii
@user-gc4is1is7r
@user-gc4is1is7r 8 ай бұрын
Allah akbar Allah akbar
@XabiibiCumar-he5qu
@XabiibiCumar-he5qu 7 ай бұрын
Pp
@user-fg3bv8sx9s
@user-fg3bv8sx9s 7 ай бұрын
SubxanAllah
@farxiyamalin
@farxiyamalin 8 ай бұрын
Masha Allah tabaarakallah ustaadah sowda allaha kubarakeeyo ❤
@ugbaadmohamed4897
@ugbaadmohamed4897 8 ай бұрын
Abaayo Dr's sawda thanks qisada Noosoo gudbisay Abaayo lkn wax heeso lagaa kor dhagaysanayaa Abaayo ❤❤❤ Abaayo waa qiso wngsn
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 8 ай бұрын
wll waxan daris laahy saluun walan oo heeso laga dhagaysto
@ugbaadmohamed4897
@ugbaadmohamed4897 8 ай бұрын
@@sawdamqaalib Haa grty Abaayo
@halimaabdi8955
@halimaabdi8955 8 ай бұрын
Waa qiso cibra leh
@hirsiegal6072
@hirsiegal6072 8 ай бұрын
Allahu akbar innalla calaakushing qaari allanhu akbar walalilaahi xamdu mahadsanit walaal waaso yaableh!! Ascww
@mohamudahmedgaal7630
@mohamudahmedgaal7630 8 ай бұрын
Subhanaallaah ❤❤❤
@user-tg1lo2qt7j
@user-tg1lo2qt7j 8 ай бұрын
WLHI Waa qiso cajiiba Mahadsanid Wall Sowda❤
@barlinjama8423
@barlinjama8423 8 ай бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر ولله الحمد (((قل لن يصيبنا ألا ما كتب الله لنا هو مولانا وعلي الله فليتوكل المؤمنين ))) ))) ولا تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمين انما يؤخرهم ليوم تشخص فيه الابصار ))) الحمدلله رب العالمين وصلى الله عليه وسلم جزاك الله خيرا كثيرا وسلام الله عليكم ورحمة الله و بركاته 🌴
@hibaturahman01
@hibaturahman01 8 ай бұрын
Wll quraanka higaad la'aan lama qoro
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 8 ай бұрын
Guulayso gacalo ❤❤❤
@user-sq8io6uk6z
@user-sq8io6uk6z 8 ай бұрын
الله فعال لمايريد
@canababdishakuur6578
@canababdishakuur6578 8 ай бұрын
Walaahi waa cajiib sidaad sheegtay waa cadaalada ilaahay
@user-oz4yr2uo9p
@user-oz4yr2uo9p 8 ай бұрын
Allahu akbar ❤
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 8 ай бұрын
Allaahu Akbar wallaahi waa qiso cajiib ah Subxaa Allaah
@Isxabaal
@Isxabaal 8 ай бұрын
Allhu akbar Tani xitaa hal qiso maaha waa dhawr qiso isa saaran
@NasteexoXuseen-vk2sy
@NasteexoXuseen-vk2sy 8 ай бұрын
Allhu akbar
@jamaalnaasir1117
@jamaalnaasir1117 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hoodoahmed330
@hoodoahmed330 8 ай бұрын
❤❤❤❤ Sawda 🎉
@user-ec7it8yg6t
@user-ec7it8yg6t 8 ай бұрын
Waa cajiib ah!!
@user-zp6oq4ft4i
@user-zp6oq4ft4i 8 ай бұрын
Axasan qisa wlhi waan ooyay sowda alaha kuxifdiyo
@xalimokhaliif2408
@xalimokhaliif2408 8 ай бұрын
Alla qisadaan waxay ixasuusisay Qisadii nebi muuse caleyhi salaam Siri ilaah kama daboola
@felismohamed634
@felismohamed634 8 ай бұрын
Subxanalah ❤ Alah awodleh
@degelkhayr
@degelkhayr 8 ай бұрын
Alxamdullilah
@ashaibra2686
@ashaibra2686 8 ай бұрын
Subxanallah wiilkana amayba ayada dishay
@user-cj5wv5qq4y
@user-cj5wv5qq4y 8 ай бұрын
Asc dhamantin ❤ bisinka qisadu waxay wadata mucjisoyin badan dumarka masro cibra gara ayey u ledahay cebta ku dhacday xayad dulmigay gaysatay mada kale samirki c rauf cibro badan aya ku dugan qisada subxanalah
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe 9 күн бұрын
Masha allh hbo mcn alle cimri dheri iyo cafimad ha ku siyo ❤❤❤❤
@truecomment3650
@truecomment3650 7 ай бұрын
Laa xawlaa walaa quwata Ilaah bilaah.Ilaaw shaydaan iyo naf naga qabo. aamiin
@marftoons5249
@marftoons5249 8 ай бұрын
الله اكبر ،ان في ذلك لآيات لقوم يتفكرون.
@halimaabdi8955
@halimaabdi8955 8 ай бұрын
Subxanalaah Ilaahow xasadka naga badbaadi
@nuurcabdi8951
@nuurcabdi8951 8 ай бұрын
Qofkuba haduu wanagsanyey illahay ma dayaco 😢😢😢😢😢
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe 9 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 8 ай бұрын
Allah hu Akabar
@safiyasacad485
@safiyasacad485 8 ай бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar waxaan kabartaya dumarka Ineey dhagar Badan yihiin Heshaam Naxariistiis Mash Allah
@user-sq8io6uk6z
@user-sq8io6uk6z 8 ай бұрын
يفعل ما يشاء
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 8 ай бұрын
Xasbunallaah wa nicman wakiil
@ifraaxcabdi9255
@ifraaxcabdi9255 8 ай бұрын
Mansha allah😊
@hoodoahmed330
@hoodoahmed330 8 ай бұрын
Alhamdulilaah wanaagsane waa ilaahay ❤
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy 8 ай бұрын
سبحان الله😢😢
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 8 ай бұрын
Dadka qalbiga wanaagsan ayaad moda inay qisoyinku ku dhacan ilaahay wuxu itaxama qofkii itaxankasi ka bixi kara qofna waxanu qadi karin maba ku itaxamo ala ilaahay cadilsana oo wanaagsan allow qalbigayga xasid ka ilaali
@humayzahbintuzead9518
@humayzahbintuzead9518 8 ай бұрын
Qiso cabsi cabsi ah sawda plz noosoo duub❤
@xafsaxaaliofficial2085
@xafsaxaaliofficial2085 8 ай бұрын
Alaahu Akbar markii hore aadban unaxay markuu wiilku ilmaha yar Badakuarky lakiin meelficanbayku dhamatay alx
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 8 ай бұрын
Hadee ii dhamay mahad sanid qeeyta kale ayaad soo deesay sowdo qurux thanks
@kadijaali4753
@kadijaali4753 8 ай бұрын
ماشآءالله تبارك اختي سود❤
@user-co5bk8xn2n
@user-co5bk8xn2n 8 ай бұрын
Maansha alh 😢😢
@user-sq8io6uk6z
@user-sq8io6uk6z 8 ай бұрын
وانت شكرا يااختي
@maxamedjaamac2665
@maxamedjaamac2665 8 ай бұрын
Cajiib. Waa qisa la yaab leh cibro iyo wax ku qaadasho leh. ان لله يعطي الحيا كما يشا ء.
@user-kg6gb1xx7r
@user-kg6gb1xx7r 8 ай бұрын
Walaahi waA layaaab abaayo❤❤❤❤❤
@shankarooncumarcali
@shankarooncumarcali 8 ай бұрын
Alahu akbar
@fatimahodey
@fatimahodey 7 ай бұрын
Subxanallaah gabadha yar ee badda waxa loogeeyey in hishaam shiikh darteed u noqdo
@cabdicumaribraahim9300
@cabdicumaribraahim9300 7 ай бұрын
ماشاء الله كان ومن لم يشاالله لم يكن Wuxuu illaahey subxaana watacaalaa doono ookaliya ayaa ahaanayo
@ahmedwarsame1550
@ahmedwarsame1550 8 ай бұрын
Part 2 Wan sugaayay
@isxaaqdaacad
@isxaaqdaacad 7 ай бұрын
ماشاء الله تبارك
@user-fv9eg5rz5c
@user-fv9eg5rz5c 8 ай бұрын
Waa qiiso layaable walalhi
@farxiyaismacil3543
@farxiyaismacil3543 8 ай бұрын
Allahu akbar
@Berlin352
@Berlin352 8 ай бұрын
Subxanallah
@raznakhadar3726
@raznakhadar3726 8 ай бұрын
Waxn islahaa haadny so galin mantaaa sowdaaa maxad ku sameysaaan hhhh😂😂
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 8 ай бұрын
Shukran wllo
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe 9 күн бұрын
Allhu akbar ❤❤❤
@user-yb4bx1zr1f
@user-yb4bx1zr1f 3 ай бұрын
Ma sha allah ❤❤❤
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 8 ай бұрын
Khyr alle haku siiye way icajabisay maahe wabay iga dhex baxday wlhi waa cibro qadasho ilaahay unba awooda iska leh farxad ilaahay ku siyay cid ka xarimi karta maba jirto yaa allah
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 8 ай бұрын
Haa wallahi aniga xataa wan kahelay aad iyo aad
@fariyadhassan398
@fariyadhassan398 8 ай бұрын
Mahadsanid abaayo ❤
YAAB BADANAA NINKII SODONTAYT ABIHII AYAA GURSADAY!@sawdamqaalib
26:15
WAXA LAGU XUKUMAY 150 SANO!@sawdamqaalib
20:44
Sawda Qaalib
Рет қаралды 25 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 67 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
FARIIN HALIS AH!!@SawdaBillan
51:15
Sawda Billan
Рет қаралды 66 М.
HABENKI AQALGALKA IYO SHURUDIHII LAYABKA LAHA!!@SawdaBillan
38:01
Sawda Billan
Рет қаралды 56 М.
FARXAD: OGU DAMBEYN SABRIIN FAMILKEDA OO LAHEY
26:36
Somali Tik Tok
Рет қаралды 4,1 М.
Uur-kutaalo 😭 || Qiso aad u xanuun badan
2:20:11
ILEYS
Рет қаралды 60 М.
MIYIGII QURUXDA BADNAA!!Q.1/@sawdamqaalib
22:21
Sawda Qaalib
Рет қаралды 23 М.
CABDALAH WUXU KUBADBADAY TALADII MAXBUUSKA!@sawdamqaalib
30:00
Sawda Qaalib
Рет қаралды 37 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 67 МЛН