Alle how naxariisto 18/8/2022 maalin khamiis ah duhurnimo ayuu ku geeriyoodey hargaysa, iga danbeeyoow ogow, una soo ducee, anigu isla maalintaas uu dhintey, galabnimadeedii sacaadduna tahay 4:50 ayaan soo qorey.
@khalidfiir9919 Жыл бұрын
Alle qabriga haw nuuriyo
@HamzaAli-xt4gy7 жыл бұрын
kkkkk Askariyadu waa Ciyaalkii xaafadaha mala de
@suufishirwac17893 жыл бұрын
Wooow mnzha ALLAH ALLAH abwaanka haynoo dhowro
@redhunasser8026 жыл бұрын
Kamanaale kulula buu yiri 😂😂😂 walle in badhan ban shekadhas hoyadey kamaqley
@youngash64115 жыл бұрын
Barak allah abti
@muscatdy37445 жыл бұрын
Ww
@abdilahiismail46567 жыл бұрын
Mach Allah hadraawi long live
@caligaab20004 жыл бұрын
Ina Kadiye maantana ma waxaad wada as USA President said that was a Fake News. Ma waxaad naga iibinaysaaa Barnaamij uu Hadraawi ku duubay meel kale ood joogin meesha, adna aad ka dhigaysaa Barnaamj live ah. Maxaad noo tusi wayday adiga oo Hadraawi Live ku waraysanaya barnaamijkan markaa haddii aad la joogtay. Prefabricated Video ma rabno Huuno hana ku ceeboobin like this video please.
@mohamoudaden78826 жыл бұрын
WAA BARNAAMIJ WACAN DHOOFA, CALI DHOOF, HADRAAWI INANTA WERIYAHA AH IYO INTA KALEBA MAHAD SAN AAN US ISTAAGNO SOO CELINTA DHAQANKII SOOMAALIYEED EE LUMAY
@mahadhodey27747 ай бұрын
Soo asagii dumiyey haduu nacnac leeyahay
@cabdulahidubad2018 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@saryanofficial18535 жыл бұрын
Manshlaha afkayga hooyo waa Qani
@rashiidhassan79633 жыл бұрын
Kani maha Abwaan shaadh madoobe
@badrihassen75273 жыл бұрын
Mahamed Ibrahim war same siciid Hadraawi legend of legends