Haka dhicin Sallaamada | Xasuusta: Aun Kinsi Xaaji aadan | Codka: Roodo Kayf | Qaaci Show

  Рет қаралды 755,579

Astaan

Astaan

2 жыл бұрын

Martida: Hoodo Kayf
Cuudka: Nuuradiin Cali Amaan
Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
Piano: Shabcaan Isko
Camera: Abdirahman Muse
Abdirahman Khadar
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Faysal Ashour
Soo Saaristii: Astaan
2022

Пікірлер: 538
@QAAMUUS_PODCAST
@QAAMUUS_PODCAST 2 жыл бұрын
Amazing!!! Raacidda laxanka, Ridamka, codkeeda lab, gariirka codka, sixidda ereyada, Muuqaalka gabadh soomaaliyeed oo jalaqsan, Really talanet. Aadbay uga heer sarraysaa hablaha yaryar ee wakhtigan fanka baabi'iyey.
@saalaxbaddane2183
@saalaxbaddane2183 2 жыл бұрын
Amazing.Rooda cabdirashiid maxamuud waxaannu ahayn childhood friend.waa qof gobbonimo iyo garasho illaahay ugu deeqay walaal Qaali cimri dheer iyo caafimaad baan kuu rajaynayaa.
@harigle
@harigle 2 жыл бұрын
Jalaqsanaanta 100% Khaamkhaamta 100% Codka 100% Suuradahihii gabdhihii hore cajiib dhoorka heesba waa wax latuuro ku majiraan
@sulaymansaladhuruuse4074
@sulaymansaladhuruuse4074 2 жыл бұрын
Wooow waka codkanu u naqaney talentiga wlhy wan jidhidhicooday codkeeda lkn waxay aad ugu soo bixi lahayd heesaha sahra axmed
@AliHussein-vf6ru
@AliHussein-vf6ru 2 жыл бұрын
qurxoona waxa yari, codku waa cajiib. Sahra Axmed, Kinsi Xaaji iyo Khadra D. Cige ayaa ahaa fannaaniinta ugu qaab wanaagsanaa waa hore balse hadda haddii ay inantani ku heesto qalabka organka ee foiling; sexophine wata meel sarre ayay gaadhaysaa. 🙏🏽
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 2 жыл бұрын
Maxaad uga tagtay maandeeq iyo Saynab cige
@AliHussein-vf6ru
@AliHussein-vf6ru 2 жыл бұрын
@@yaasinismail7956 Libaax waa dookhayga, Maandeeq, Shamsa Cumar(Ahun), Saynab iyo Magool(Ahun)wax kale ayay ahaayeen. midwalba hal ama laba hees ayaa ka dhagaystay, lkn kuwaas aan kor ku xusay Alle ha u wada raxmadee, dugsi ayay ii ahaayeen, heesahoogijna cutubyo!!! ana arday si wanaagsan u dhugta!
@maxamed7258
@maxamed7258 2 жыл бұрын
@@AliHussein-vf6ru sxb walh isku dooq ba nahay..it’s crzy how those you mentioned above give me different vibes no matter what song!! I guess it’s the memory of growing up and what our parents and older family members mostly listen to.
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 Жыл бұрын
Khadiijo qalanjo ha ilaawina 😁
@gaboose124
@gaboose124 2 жыл бұрын
She is very talented, elegant and full of joy to watch Mashallah laab saleex needs to give her music !! She is replacing the legends 😻😻😻😻😻
@mustafeneyro8774
@mustafeneyro8774 2 жыл бұрын
From CeeriGabo Like sara ❤️✊
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
Mustafa inantani ma reer Ceerigaabo baa. Ma Sahra Ahmed iyo Zeinab Cige dii labaadbaa?
@kaltunbotan1616
@kaltunbotan1616 Жыл бұрын
@@mhassan0163 Haa waa reer ceerigaabo rooda yar
@malmo4235
@malmo4235 2 жыл бұрын
Natural beauty sida fanaanintiii hore ulabisan jiray iyo qaab masrixiyeed koodi beey dib noogu celisay Top notch !! Speechless
@abdishakurfarhan3927
@abdishakurfarhan3927 2 жыл бұрын
Really wlhi
@abdiasisalihassan867
@abdiasisalihassan867 2 жыл бұрын
Beauty 100% Voice 100% Rhythm 100% Super talented Roodo
@maxamuudindhovic3800
@maxamuudindhovic3800 2 жыл бұрын
Haka dhicin sallaamada qaar lagu sigtaa jira Wxaan ku dhagysan Garowe hbn jwi wcn
@football-somali6954
@football-somali6954 2 жыл бұрын
Reer Hargeisa sidaan idinku ogeyn fanka hooyadiis gabadhan waanu idinka guddoomnay liiskii Waaberri ✍️✔️🥇
@faadumoyuusuf4981
@faadumoyuusuf4981 2 жыл бұрын
Waa reer ceergaabo inaantu sahra axmed alla yaa raxma ayaa eedo u ah
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 27 күн бұрын
Sahriba reer Hqrgeisay Ahayd
@neimamahdi9815
@neimamahdi9815 2 жыл бұрын
Fanaanada reer ceergaabo welcome huno 🙏❤️❤️
@monakaif71
@monakaif71 2 жыл бұрын
Waan ka dhargi la ahay yaa ila mida😍👏
@hibonurihenna5555
@hibonurihenna5555 2 жыл бұрын
Aniga 😄
@Somalicommunity1
@Somalicommunity1 2 жыл бұрын
She’s absolutely beautiful and raising star ⭐️ Kinsi Haji Adem Aun ma dhiman . Rooda kayf 🫡🫡
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 жыл бұрын
Very talented, enjoying her AMAZING voice while I was driving in mountainous roads in California USA
@abdiqafarkulow9589
@abdiqafarkulow9589 Жыл бұрын
She deserves such beautiful place for adventure
@mowliiddaahir4939
@mowliiddaahir4939 Жыл бұрын
Mawliid
@halasports6007
@halasports6007 Жыл бұрын
I wish you arrived save 😀😀😃
@abdikadirnoor2084
@abdikadirnoor2084 Жыл бұрын
😁😁😁
@abdikadirnoor2084
@abdikadirnoor2084 Жыл бұрын
Are you driving truck?
@moparekapdi6938
@moparekapdi6938 2 жыл бұрын
"Qaar Lagu sigtaa jira" Cod tool moon midha taarikh leh iyo jawi san🌙 Goobtu wa burco xafadu nafaqo Tariikhdu waxay dhigaysa 9/August/2022 11:23pm habeen salasa baxayso arbaca sogalayso Waxaan ku duL dakaynaya necaw qabaw Wa anoo ah khalid Apdikrem ❤
@hanadahmedvlogs3508
@hanadahmedvlogs3508 2 жыл бұрын
Salaan boqortooyo zxp
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 2 жыл бұрын
Ku dhex Waalo Burco
@cadaani7587
@cadaani7587 2 жыл бұрын
Mashallah sxb somali nimaa naga badan ha u dhutin nacabku dheg na ha u dhegin welingaa coz erayadaada wacan baan la dhaCay✌️Guuleyso🥰🤌💯
@ziciideprahem2374
@ziciideprahem2374 2 жыл бұрын
WaQtiGiina qaaTa
@guduunismail2770
@guduunismail2770 2 жыл бұрын
Allh Hakugu wado❤
@abshirismailhajifarah3072
@abshirismailhajifarah3072 Жыл бұрын
Dhawaqs Erayada Af Somaliga e Afkeeda kasoo baxaya , Sida ay ugu luuqanayso oo Darreenka lagu laray, Jalaqsanida waa another level wlhi Codkuna waa dahab, Kinzi Xaji ma dhiman e weli waa noshahay
@cumarislaw
@cumarislaw Жыл бұрын
Cajiib Isma laheyn dada sidan u heesi kara ayaa waqtigan nool Codka eebe siiyay iyo sida ay laxanka u raaceyso Gabarey hore u soco
@Mass998
@Mass998 2 жыл бұрын
Cajiib... The good thing of her voice... Dhawaqa Erayada Somaliga ayay tajwiidaynaysaa.. Waxay leedahay Golden voice. Waaa danan waxayna ugu gariirinaysaa cod baahiyaha sida onkodka, xasuuus dhab ah Eedo Kinsi Xaaji Aadan AHUN.
@sumadqaran
@sumadqaran 2 жыл бұрын
Reer waqooyiga soomaaliga dhabta ah iyaga unbaa Ku hadlo
@Mass998
@Mass998 2 жыл бұрын
@@sumadqaran agreed with you...
@bestlfcfun
@bestlfcfun 2 жыл бұрын
@@Mass998 kuguma raacsani taas bro Eeg reer waqooyiga dh baa ku jirta sa'ida, Xaga reer xamarka iyagana kh ba karin q ku dhahayaan. Afka saxda mudug baa looga hadlaa
@saynubabdulahi3599
@saynubabdulahi3599 2 жыл бұрын
Wow allayleh la isma casiye wa fananad inantan heesta mashedi way dhigtaty qaaci show hada fananad hesheen👍👍👍👍👍
@jamaabdirahmanjama9415
@jamaabdirahmanjama9415 2 жыл бұрын
Rooda Keyf Gabadhii reer Ceerigaabo hore usoco indr
@Awrproduction
@Awrproduction Жыл бұрын
Rooda kayf heestan way u awood sheegatay! Dhamaan waxwalba oo dhankeeda ahaaday, waa ashqaraar dhif ah. Barakow ayaan leeyahay - Astaanna mahad baan u celinayaa. Idinkana waxan idinleeyahay ku raaxaysta codkaa dabacsan.
@sucdicadey3465
@sucdicadey3465 2 жыл бұрын
Roodo kayf qurxdii oo lugeyneeso codka wax walba iga daran ❤❤❤💯💯💯💯
@saeedlover2457
@saeedlover2457 Жыл бұрын
Roodo kafy aad iyo aad ayaad u cod wacantay Heestana sidii loo baahna ayaad ugu luuqaysay Bravo!!
@faadumoyuusuf4981
@faadumoyuusuf4981 2 жыл бұрын
Angu dhawkii sano ayaan wof soo sarnaa qofkana fanka sameeyn ayuu ku yeesha bk sahra axmed rooda keyf from sanaag ceeragaabo❤❤❤🦁🦁🦁❤❤❤
@azmarnuweri4805
@azmarnuweri4805 2 жыл бұрын
Ma darawishtiibaa inantu nio
@momalis
@momalis 2 жыл бұрын
@@azmarnuweri4805 waa isaaq
@mataantafo7945
@mataantafo7945 2 жыл бұрын
Garxajis muuse ismaaciil g36
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 Жыл бұрын
Ku dar Zeinab Cige iyo AUN Saafi Ducaalena
@akahiye22
@akahiye22 2 жыл бұрын
Woow Nuuradiin Kamanka Cuudka Gacanban u taagay wu kaga hadlasinayaa walee gacanta allaha ku barakeyo. Gabadha Hoodo keyf waa talent codka
@Somalinomad31
@Somalinomad31 2 жыл бұрын
The very definition of natural talent! No excessive makeup, no playback track just effortlessly talented singer shell casing her GOD given talent reminds of the golden era of our music thank you miss Roda and a huge thank you to Astaan for keeping our beautiful oldies music alive and thriving what a talent
@abdifatahbashe7392
@abdifatahbashe7392 2 жыл бұрын
Hees io badh waxan ku dhagysana casimada umada somaliyed ee xamar gaar ahaN beerta banadir haben arbaca ah 10/Aug/2022
@geeljire4798
@geeljire4798 2 жыл бұрын
She is very talented,Beautiful voice, I like the way she acting, war gabadhana heesa ka joojiya ma noocan oo kale ayaa hees la dhaha
@blackpanther01234
@blackpanther01234 2 жыл бұрын
C'est du talent personnel ❤🙏 Personne ne peut copier la voix de KINSI. ‼️ j'adore ta voix RODA. Tu es sublime aussi.
@hassanrhoda
@hassanrhoda Жыл бұрын
I don’t understand what you wrote, but I agree with you 💯%👌🏾☮️🙏🤷‍♀️
@amiin4299
@amiin4299 2 жыл бұрын
Amazing. I am listening this song and occasionally watching on my phone none-stop while watching the full moon 🌕 on Ben Nevis mountain in here Scotland. Very enjoyable voice and reminiscent of Kinsi and the golden era.
@ridaadraage1953
@ridaadraage1953 2 жыл бұрын
Kkkkk
@abdilahidahirnur8976
@abdilahidahirnur8976 2 жыл бұрын
U must be old to remember kinsi lol. Just like me.
@destroydbyzack74
@destroydbyzack74 2 жыл бұрын
@@ridaadraage1953 qqqqqqqqåaaaåa
@peace123...
@peace123... 2 жыл бұрын
Omg I literally just sow your comment as am listening it and watching the moon here at Minnesota. Not as beautiful as Scotland though😄
@yasirosman3164
@yasirosman3164 2 жыл бұрын
your comment!!! 🥰
@ismacilomar76
@ismacilomar76 2 жыл бұрын
Roda Kinsi+ Sahra Ahmed oo laysku daray Weeyan Walee waa cajiib dadkii fanka loogu talagalay 👌
@abdihakemqurbo5712
@abdihakemqurbo5712 Жыл бұрын
Cajiibsanaa yartu!. Inaan sacabka u tumo bay iga mutaysatay.👏 Sawt macaani iyo waxay isku darsatay deggenaan, masraxiyad weyn bay leedahay iyo hibo fanneed. Dhan walba way ka dhantahay. 👏
@abdurahmanmohammed4548
@abdurahmanmohammed4548 2 жыл бұрын
تحيا تحيا تحيا الفنانة Codkeeda tolmoon, dheeheda quruxda badan ayaa suuragelin doona inay Top10 kujiri doonto wakhti badan. Halkaa kaga hay oo music modern-ka iska ilaali waa iga talo.
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 2 жыл бұрын
R.I.P. kinsi xaaji Aadan, gabadhaan heestaan weey soo dhaweeysay maa shaa allaah, i hope in eey qaato heeso miro dhal ah oo iyada leedahay.
@Maeyann9
@Maeyann9 2 жыл бұрын
Yes
@zultanhaibe3942
@zultanhaibe3942 2 жыл бұрын
Best qaaci aan dhagaysto jiilka Dambe waa qofkii 1aad aan cookeda kahelay
@abdullahiibar4190
@abdullahiibar4190 2 жыл бұрын
Xaqiiqdii waxaan dhihi karaa waa tan ugu quruxda badan uguna cod qurxan badan dhammaan fanaaniinta soomaaliya!. Amazing girl!
@ismahaanisma304
@ismahaanisma304 2 жыл бұрын
codka msh allah kisi xaaji aadan ayey ma soo xasuusisey
@shaaficigaafaay5834
@shaaficigaafaay5834 2 жыл бұрын
Rooday wax aan qaaci ahaynba ha ku heesin. codka iyo isjejebintu waaba kala daran yihiin.
@xaajigalacagta8285
@xaajigalacagta8285 2 жыл бұрын
M.a caadi maaha walee heestan iyadoo qaraamiya in aan raadiyo ayay igu kaliftay qoftan codka iyo quruxda iyo style ka isku darstay Jigjiga 10Aug 2022
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 2 жыл бұрын
Astaan tv waad ku mahadsantihiin sida dhalinyarada u dhiiri galisaan iyo sida fanaaniin cusub usoo saarteen
@mohamedhajimohamed611
@mohamedhajimohamed611 Жыл бұрын
Rhythm, voice, talent, and absolute beauty thanks for reviving the golden era of Somali music folklore with your God given golden tonsils. Modesty and action that is magic to eye and nourishment for the soul. I am listening from Melbourne Australia I can’t stop this beats! Wow factor is understatement
@barkhadmohamedburale1194
@barkhadmohamedburale1194 Жыл бұрын
Absolutely
@barkhadmohamedburale1194
@barkhadmohamedburale1194 Жыл бұрын
She has the "It factor" so maha indr ?
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 4 ай бұрын
Waa. Taas
@nouramohd1314
@nouramohd1314 2 жыл бұрын
Mansha allaah waxa yari isma a dhibayso kisi oo halka soo tagan ❤️❤️❤️
@mbeenoit713
@mbeenoit713 2 жыл бұрын
Oof ooof ofaa caleeeek cod macaan iyo gabadh qurux badan baa nagu dhacay 🔥🔥🔥
@fadxikhadar8371
@fadxikhadar8371 2 жыл бұрын
Rooda wn ogaa in ay noqonyso fananad qaraxsan wyo codkeda ayaa ayga lafta sitaa uu dhigyaa keep going rooda 😍😍🙏👍
@xasandaahir6620
@xasandaahir6620 2 жыл бұрын
Hoyga Faanku beryahan danbe dadkii codka lahaba bey soo saarsaysaa 🙋‍♂️ M.a allaah gabdhu cod bey hysaa👌
@libanmohamed1842
@libanmohamed1842 2 жыл бұрын
Waaba New caqaarta kinsi xaaji aadan baan xasuustay Eebbe wayne ha unaxariisto
@IsemalKadra-xh3hp
@IsemalKadra-xh3hp 2 ай бұрын
Geesiyada.sharaaflay lajam laa kaa yaab❤❤❤
@abdisabuurabdikariimsahal9474
@abdisabuurabdikariimsahal9474 2 жыл бұрын
Waxaan Cod Lama Dhihi karee magac kale haloo raadiyo❣
@qayaash93
@qayaash93 2 жыл бұрын
Gabadhii fanku ubaahnaa caleek caleek axsan yaa sawt
@ahmedshanta2962
@ahmedshanta2962 2 жыл бұрын
Gabadhan waanu qaadanay Dadkan guri danbayska u ahaa xusuustoodii halkeedi ayay dhigtay soo badi qaaciga walashay ROODO KAYF
@ayanleabdi4960
@ayanleabdi4960 Жыл бұрын
Let alone the other songs, I'm listening this song for the 30s time and can't stop listening!
@maryamibrahim5590
@maryamibrahim5590 2 жыл бұрын
Somaliland ayuunba lagahelaa gabdho sida u hesikara kinsi codka iyo quruxdaba waad isku egtihiin Mansha Allah keep going
@leebaanalaska2664
@leebaanalaska2664 2 жыл бұрын
She can represent all Somalis around the world. She’s pure and young please protect her.
@leebaanalaska2664
@leebaanalaska2664 2 жыл бұрын
And let’s not forget the camera parson
@KhalidAlirunsheeg
@KhalidAlirunsheeg 2 жыл бұрын
People represent their countries not ethnicities. She’ll be representing Somaliland on the world stage as a Somalilander.
@shugriyamahamed2887
@shugriyamahamed2887 Жыл бұрын
@@KhalidAlirunsheeg u weird dude.. get some help plz. Somaliland is not a country. And she belongs to Somalia.
@KhalidAlirunsheeg
@KhalidAlirunsheeg Жыл бұрын
@@shugriyamahamed2887 You still deluding yourself 31 years later is weird. Somalia isnt a country and never was.
@shugriyamahamed2887
@shugriyamahamed2887 Жыл бұрын
@@KhalidAlirunsheeg 😆 🤣 😂 😹 good luck with that weird thinking.. ur so stupid I will not even try to educate you... byeee!!!
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Saxansaxo udgoonaa Sahan weeye roobaad Bal hadana sirgaxanaa Harraad kaama saartee Sidee baan u raacaa...!!? Ilahow kuu naxariiso kinsi Xaji aadan still my Fav singer❤
@IbraahimHaji04
@IbraahimHaji04 2 жыл бұрын
Halkay Ahayd Bay dhigtay Gabadhu Heesta 💯cod wanagsan Bay Leedahay Runtii
@toureyacabdillahi2283
@toureyacabdillahi2283 Жыл бұрын
Machaallah huno tu es talentueuse, belle et vraiment tu as une voix d or, bonne chance big love sist from djibouti
@Ali-yr6yf
@Ali-yr6yf 4 ай бұрын
Roda kaf, ❤waa boqorada codka, Codka waa hibo eebe, Waxay leedahay cod macaan roda. Waxaa ilaah siiyay qurux, iyo hay bad. waa quf caadi ah Sharaf, leh, roda, wayka duwantahay faniin kale Fanaaniinta kakale waxaay Ubsdanyihiin kuwo anshax xun oo qaawan Laakiin Rodo, waa quf iqlaaq wanagsan , الله يحفظك من كل شر يارب العالمين اللهم Waa. Walaalkay, Cali, maxamed, sacud carab makkah🇸🇴💝
@qaaciqaraami9041
@qaaciqaraami9041 2 жыл бұрын
Waar inantu cod macaana man sha allah Hoodo Kayf
@IsemalKadra-xh3hp
@IsemalKadra-xh3hp 2 ай бұрын
Waa geesiyada ciidankeda uu heestay 18 may ❤❤❤❤❤
@hoodanismacil6393
@hoodanismacil6393 2 жыл бұрын
Heesihii sahra axmed ayaan jeclaan lahaa in ay noogu luuqayso
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 2 жыл бұрын
Caleek caleek caleek caleek yaa Kayf sida ay ugu xaragoonayso heesta ayaan wax loo dhigaa jirin ba 🙌🙌🙌 heesta qaaliga ah ee ay codka dahabiga ah ku qaadayso waxaa ka sii daran gacanta macaan ee legend Nuuraadiin Cali Amaan, Nuuradiin iyo Rooda waxaan ku tilmaami karaa uun alle qabriga ha u waasiciyee Jiim Sheekh Muumin iyo Kinsi oo casrigan ina madadaalinaya ❤️❤️❤️
@mohamednaaji2792
@mohamednaaji2792 Жыл бұрын
Roodo kayf she's very talented 💯👌
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 2 жыл бұрын
Haka dhicin salaamada qaar lagu sigtaa jiree😍
@fefeahmed6699
@fefeahmed6699 2 жыл бұрын
Woow Masha Allah pure talent👌🏽👏🏼👏🏼
@welcometodjibouti
@welcometodjibouti 2 жыл бұрын
Masha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abdikanimohamed4766
@abdikanimohamed4766 Жыл бұрын
Halkaad Cagaha Saarayso Waa intaad La seegtaa Haka dhicin Salaamadda Qaar Lagu Sigtaa Jirra. Haddii kallana Sii soco Saa dambaad garanne.
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 Жыл бұрын
Aun Kinsi xaaji aadan xusuus waayo waayo Am quite enjoying de massive voice of Roodo keyf Allah Yahdiik Badhteeda ayaad dhigtay 💯✅.
@ahmednasridahir9970
@ahmednasridahir9970 2 жыл бұрын
Waw...waa quruxdii iyo codkii soomalida fanka hidaha u laheyd maaha kuwan iminka Ethiopia u jeedsada haya.
@user-mu9sx9pp7r
@user-mu9sx9pp7r 4 ай бұрын
Aad io Aad waa sareyso codkeeda❤😊
@malmo4235
@malmo4235 2 жыл бұрын
Hadiikale siisoco saa dambaad gadhanee!! Beauty & Brians 🤍🧡
@abdijamac5303
@abdijamac5303 2 жыл бұрын
New kinsi xaji Amazing
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 2 жыл бұрын
Hees macaan wallahi Rooda waad naga tuntay. Vivo rooda wan ku raaxeeysannay heesta. 🌹🌹🌹🌹🌹🌹👌👌👌👌👌💝💝💝💝💝💝
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
10 jeer ayaan dhacay salaanka , waa jabay
@siraadissak
@siraadissak 2 жыл бұрын
Qurux asli ah iyo cod aan la’ga dhargeeyn… maansh allah …
@xamdahaldhaa
@xamdahaldhaa 2 жыл бұрын
Mancha allah rooda kayf alle codka hakuu barakeeyo wllo Mahadsanidin ASTAAN ❤
@faxi2024
@faxi2024 2 жыл бұрын
Mcsi tatabashe ku bilawata maqli jiray hda xabadan fanka ta tabashe ku so gashay somali hade kawalan hadan xita wa galeysa abyo sidadi hore ku fcneen bila music ah io asturnaanta😢❤
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
Rooda madha allaah.keep going💓💗💕
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 2 жыл бұрын
Maashaa Allah Afkaaga Caano qabow lagu qabay ✌️💕🌹
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Aaayar u soco.. ha dhicin salaanka
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 2 ай бұрын
Made in somaliland eraydii axmed saleeban bide ❤❤❤
@mukhtarwarsameyare3799
@mukhtarwarsameyare3799 2 жыл бұрын
Cod iyo qurux ba way koobsatay gabadhu masha alaah wll fanaka iska dhaaf oo xijaabo gabadh baad tahaye codkaa macaan Quraanka ku akhri
@abdirizakali1090
@abdirizakali1090 Жыл бұрын
Simply amazing no words can describe it. Keep going you are the true colour and the best singer I ever heard these days .Well done
@Dholayare_
@Dholayare_ 2 жыл бұрын
Mnsha allaah cod iyo quruxi way adag tahay inay israacaan laakin adiga allaa kugu dheehay qurux Iyo cod mcn macal shax shax hore u soco Ayaan ku leeyahay inbt
@shadowonyt669
@shadowonyt669 Жыл бұрын
Man sha allah codkeeda
@gureyciisegodan908
@gureyciisegodan908 2 жыл бұрын
Waah waah eesh calaa sawd, Hoodo yar kinsi ayayba usoo eegtahay Heesaha kinsi si gaara ayaan u dhagaystaa
@aytamohamed8860
@aytamohamed8860 2 жыл бұрын
Wow all,yacisak rooda kayf❤️
@halimaosman346
@halimaosman346 2 жыл бұрын
Ayyy qurxbadan mashalh codka isii😢❤❤❤
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 4 ай бұрын
Waajii A. BII NABIIYIN
@soomaalicaruur3921
@soomaalicaruur3921 3 ай бұрын
Waa saar jacaylkuye Saacadda iyo mirirkiyo Subaxaan kuwaayo Kabaha suunankoodiyo Sandhaladu Isaafaan😢
@axmeddalal694
@axmeddalal694 2 жыл бұрын
Waaw fananada cadka wacan
@xamdiumal
@xamdiumal 2 жыл бұрын
Roda keyf waa ogaa in fanaan noqon karto cod qurux soo jiidasho
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 жыл бұрын
Bal nooga warran Roda walaal aan nafta ku maaweeliyee
@saidmahamud5332
@saidmahamud5332 2 жыл бұрын
Waayo waayo iyo xasuus Gaamurzay baan dhexqaaday dhowr heesood oo aan inanta cawa ka dhegaystay inta aan qaarada yurub ka imi ayaa dareenkaygu geyiga somalida idil ahaan dhexqaaday ba
@salmaali3886
@salmaali3886 2 жыл бұрын
Hortaa lama heesin🥰❤
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Salma wwabad gabadey ma hadrawa ku dhaley
@ahmedkarshe7445
@ahmedkarshe7445 2 жыл бұрын
Waa mucjiso yar ilaahay codka ha barakeeyo roodo yar kinsi xaaji aadan oo nool weeyan ilaahay hanaxariistee
@saleebaanmali7511
@saleebaanmali7511 Жыл бұрын
Ax ax waa sax inkastooy ereyada qaar khaladay
@AbdouYap-ij1ns
@AbdouYap-ij1ns Жыл бұрын
Waw wa shidanthy cod style dance
@saadsamatar3002
@saadsamatar3002 2 жыл бұрын
Inspiring, indeed👏🏾Allah haybad buu kuu sii ee halkaa ka sii wadd🙏🏾
@Alihassan-ld3vb
@Alihassan-ld3vb Жыл бұрын
Manshaalah xidig so baxday. Hore usco guul baa ku danbaysa insha Allah.
@mohamedmukhtaar6929
@mohamedmukhtaar6929 2 жыл бұрын
Fasca Reer ceeri gaabo and team tiktok
@bedradinmahaari6572
@bedradinmahaari6572 2 жыл бұрын
Haka dhicin salamada Qaarlagu sigtaa jiraa we An other level
أسعد البطحري  - مزاين المهره - (حصرياً) 2024
4:41
اسامة الشرعبي | OSAMA ALSHREBY
Рет қаралды 35 М.
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 30 МЛН
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 5 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 8 МЛН
Rooda kayf | Heesta Yufle
3:35
Astaan
Рет қаралды 991 М.
Rooda Kayf - Heesta - Gugeenii Waakaa Samaadey - Astaan Music 2022
4:56
Astaan Music
Рет қаралды 1,3 МЛН
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Rooda kayf - Allahayow dhib badanaa.
4:56
Astaan
Рет қаралды 252 М.
Rooda Kayf | Heesta Yufle
3:35
Astaan Music
Рет қаралды 522 М.
ROODA KAYF SIRTA DUMAR QAACI XASUUSTI SAHRA AXMED
6:53
Digaale Music
Рет қаралды 2,7 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 30 МЛН