Qaaci Show Djibouti 2024| Najma Nashaad | xasusuti saynab cige jahwarerka cashaqa

  Рет қаралды 650,274

Geeska-Production

Geeska-Production

2 ай бұрын

Djibouti qaaci show
music piano and vocal pro ducetion
Abdiqahaar Gold beats
kaban omar olhaye

Пікірлер: 246
@mohameddhinbiil2262
@mohameddhinbiil2262 24 күн бұрын
Saynab Cige Maxamed oo heesta hore u qaadday, inantan hadda qaadaysaa ka ga ma cod macaana, waxa se isbeddel ka dadku dareemayaan keenay; Miyuusiga oo ka habdhac macaan kii hore. Sababtu waxa weeye, Saynab Cige heesta waxa loogu tumay Oorgan (Piano) aan wax kale lahayn tayada duubista codkuna aanay heer sare ahayn. Dib-u-tumis ta heesta hadda na waxa qurxiyey oo soo jiidashadan u yeelay saddex arrimood. 1. Wiilka gacanta macaan ee cuudka (kaban) ka xarakaynaya oo weliba isku deyaya casriyayn iyo in uu miyuusiga halabuur xawaashayn ah ku daro, sida ta laga dhadhansan karo marka inantu gelayso beyt kasta iyo kooras kasta, isla markaana helay ka kale ee Oorgan ka ka ga hadlinaya oo si wanaagsan ula socda cuudka. 2. Codka saafiga ah ee sida fiican loo soo duubay marka hore. 3. Iyo jewiga deggan ee muuqaalka heesta lagu duubay. Najmi heesta sideedii ayaa ay u qaadday marka laga reebo meerisyada 'Jidhidhicada oogada, uurkayga jamashada' oo mar ahaa iyaduna laba (2x) ay ka dhigtay. Sidaas darteed la ma odhan karo Najma dan hadda ayaa kaga wanaagsan qaadidda heesta Saynabtii hore. Ku-heesidda jilliinka ah ee Playback ga (Heesta oo inta hore loo soo duubay afka lala raaco qalabka lagaraacayo iyo codka heesaagu na aanay toos ahayn) iyadu waa xaalad kale oo haysata fanka soomaalida oo dhan, sababo kale na ay kellifayaan, hadda se aynaan ka hadlayn oo qormo dheer u baahan.
@mhassan0163
@mhassan0163 9 күн бұрын
Waxaad kale oo aad ku dartaa, Seynab Cige markay heestan qaadday waxay cimrigeedu ku dhowaa 60 sano jir, halka Najma ay tahay hadday u weyn tahay half ama badh ilaa 30 meeyo, markaa codku wuxuu ugu fiican yahay da'da ay maanta joogto Najmi oo waa marka la xuub dillaacsado. 2da hablood waa wada cod macaan yihiin Seynab waddan dhisan bay haysatay oo ruwaayado waaweyn loo dhiibay; Qabrigii Jaceylka, Xuud ba alaqay Jacaylka, Waa Maadays Adduunyadu iyo kuwo kale oo badan
@jimcaleabdirashidabdule6088
@jimcaleabdirashidabdule6088 2 ай бұрын
Ilaa maanta malaa tob jeer ayaan ku ceshaday😢❤ Nashaad waa xidigta Fanka Casrigga ah
@MahamoudDJama-cn3sh
@MahamoudDJama-cn3sh 2 ай бұрын
Niyow anaa kula mida ten times waaban kabadanahay intaan kuceleshaday😅😅
@basheali2338
@basheali2338 2 ай бұрын
Waxd ka faaidey mano sheegi karta xoolo sheeydan baad ku raaxeysaty si fiican😅😂
@user-fy5tx4sv4p
@user-fy5tx4sv4p 2 ай бұрын
⁵⁵44​@@MahamoudDJama-cn3sh
@abdirisaqshalka9256
@abdirisaqshalka9256 12 күн бұрын
I'm listening 🎧 during stopping smoking and chewing kat I replaced with salad 😢
@mhassan0163
@mhassan0163 9 күн бұрын
good for you, nothing is too late, plse don't look it back, go ahead and have a healthy long life
@mahadabdulaahimuxumed1966
@mahadabdulaahimuxumed1966 23 сағат бұрын
Go forward pro its not too late. Long life🎉
@nassirbotan1275
@nassirbotan1275 2 ай бұрын
Najma Nashad's transformation into a talented and mature artist is truly inspiring. Her undeniable voice and skill are a testament to the power & energy she brings on stage.
@mohametabdizamat4903
@mohametabdizamat4903 2 ай бұрын
It’s another amazing and inspiring thing that it’s clear to us.
@Supr93
@Supr93 2 ай бұрын
is the host and at team stage the defending
@khadanadancabdi
@khadanadancabdi Ай бұрын
😢🎉​@@mohametabdizamat4903
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur Ай бұрын
Nashad confidence and calmness sweet voice is super talented
@shankaroonmaxamed-rf6lp
@shankaroonmaxamed-rf6lp Ай бұрын
Q 0ppl0p⁰@@LibanAden-dm7ur
@AbdinasirKuluc
@AbdinasirKuluc 29 күн бұрын
Waa heestii ugu horeysey ee qof kaga fiicnaado hees qofkii hore u lahaa, wow!
@abdikarimahmed628
@abdikarimahmed628 2 ай бұрын
She has undeniably great voice specially when singing Qaraami. Keep up the good work NAJMA!!!!
@zakariyeinagelle1163
@zakariyeinagelle1163 2 ай бұрын
Garowe to Galkacyo ayan dhagesanayay waxan hes way dhaftay ❤
@Ahmedcoday
@Ahmedcoday Ай бұрын
Absolutely stunning work.... Qof Jacel hayo ayuun baa dariimi kara waxaan dareemayo!!!!
@omaryoung2773
@omaryoung2773 Ай бұрын
Najmo nashaad heestan abaayo waan kugu jeclaaday qalanjo I'm watching from Toronto Canada 🇨🇦 qalanjo we love you abaayo
@user-bx9zz7oz7p
@user-bx9zz7oz7p 2 ай бұрын
Waadku raaxeysatey heesta sidaas ayaa loo heesa waanku wataa nagma nashaad
@basheali2338
@basheali2338 2 ай бұрын
😅😅 miiyad ku raaxeyste ilahay xaqa haku tuso
@Dhulmar
@Dhulmar Ай бұрын
NAJMA WAA OGAA IN AY COOD WACN OO DABIIICIYA LAADAHAY LKN HEESTAN DHALINYARADDA MUSICIANKA QEYB CULUS FARSHAXANIMO IYO QIBRADDA CULUS AYAY SOO BANDHIGEEN GACANTU IDINMA,GO,DO NAJMA ONE OF THE BEST ALL TIME ❤❤❤❤❤❤❤❤
@issemohamed7504
@issemohamed7504 Ай бұрын
Sida tahay jirkeeygiyow..... jeex wadnaha ku yaala ..Ifraah dhoool❤❤🎉
@ibrahimshama3235
@ibrahimshama3235 2 ай бұрын
I have been watching more than 10times .we love from Kenya abayo
@user-fc1pm4zm1e
@user-fc1pm4zm1e 2 ай бұрын
🎉❤
@GuleidMohamed-sc4zm
@GuleidMohamed-sc4zm 16 күн бұрын
isaaq fanka udaa wan idinsalamay asxptyda isaaq from Melbourne Australia
@burhanabdalle
@burhanabdalle 2 ай бұрын
"Hala Yaaa Hala Najmaay jaa,isaan ku siinlahaaye jeebkanan waxba ku hayn😂😂😂 Quruxda fanka danbe ee casriga ah❤
@ZakariaSunni
@ZakariaSunni 2 ай бұрын
Wada dhibbane ayaynu nahay, bukaan socod ah oo qalbiga ka wada dilana! 8jeer baan ku ceshtay; Sidaad tahay jidhkaygiyo, Jeex wadnaha ku yaal Laykaaa jaxaaseeeeee Nacabkayga hay jebin! Najma maxay samaysay, subxaanaka yaa cadiim
@SuperMaxamuud
@SuperMaxamuud Ай бұрын
Saacadaa aan joogo dhakhtar dhimirka oo ka shaqaynayo bukaanka waxaanu ku dabiibnay kiniino dejiya xiskooda Iyo qaar hurdo siiya, ana heestan baa ii noqotay Soothing and sleep-inducing
@mahadabdulaahimuxumed1966
@mahadabdulaahimuxumed1966 23 сағат бұрын
Maalin jimco ah july 2024 xamar,howl-wadaag, isbartiibo. Jeex wadanaha kuyaaliyo❤
@debjaceel784
@debjaceel784 Ай бұрын
Golden voice iyo music jawi degan ah ❤❤❤
@bukhariahmed6953
@bukhariahmed6953 Ай бұрын
Heestani markiii horeba iyadoo macneyd hadana waxy dhadhan gaara usameynaysaa ama dareemi kara misanka eryda dadaka la nool jacylka 💔👈
@mceeri7238
@mceeri7238 2 ай бұрын
Somaliland Hadanay Jirin Fanka Iyo Suugaanta Somalidu Ma Jireen Alla The Best My Ppl
@joker_pro670
@joker_pro670 2 ай бұрын
Lebiskaan iyo qaaraamiga ay qaadeyso ku qurux badanaa fanaanadu 🎉❤
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur Ай бұрын
DARUYADII SHEIKH ISSAQ
@AbdirisaqAbdillahi
@AbdirisaqAbdillahi 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Masha allah halked dhigtey Najma nashaad ciyal qarami weyi
@abdulahimadaxeey5378
@abdulahimadaxeey5378 Ай бұрын
Golden voice, iyo music jawi degan ah❤❤❤ ishcalaaa
@nnoras
@nnoras 2 ай бұрын
MashaAllah well done one of my favourite songs
@nimcoabdi9791
@nimcoabdi9791 2 ай бұрын
Beautiful voice Masha’Allah ❤
@cabdimahamud
@cabdimahamud 2 ай бұрын
Ala gabadhan heestii kuma fiicna marwo ayay ku fiicnthy
@axmednajax9577
@axmednajax9577 2 ай бұрын
Najma najaad cod tolmoon waad keentay heesti saynab cige waliba saayid ayaad ku dartay iyo shax shax iyo asturnaan ❤
@mceeri7238
@mceeri7238 2 ай бұрын
Ninkan Odeyga Ee Tumaya Iyo Ninka Buurta Dheer Kaga Saaraya Foorida Yaa Salaam Najma Nashaad ❤
@debjaceel784
@debjaceel784 Ай бұрын
Comments ku dhiigle 😂😂😂😂
@mceeri7238
@mceeri7238 Күн бұрын
@@debjaceel784 Foorida Ka Helay U Fiirso Foorida 😂😂
@yusufahmedsaid2038
@yusufahmedsaid2038 Ай бұрын
❤Maansha alah cod macaan Qurux xishood inamo gacan fufud wayba kaga hadliyeen top gitar cuud, biano waaaw ❤ Ayuub Carlo.. Waaba hadhkiisii ❤sax.. Qof walba Qof u eeg baa jooga dunida sax❤ ma aragtay Obama, ziyaad bare midu eeg, farmaajo, muuse biixi, iyo Qaar kaloo badan.. soo sheeg
@khadraabdillah29
@khadraabdillah29 Ай бұрын
Maasha allaah laguna cuno qurux badanaa iyo sedkaa I diley
@libanahmed2269
@libanahmed2269 27 күн бұрын
Hestan waxa horey u qadey saynab cige oo runti cooked a aan cadi ahayn Najmo adna ma xumid . Keep going 🎉🎉
@farahgoodopinioniappreciat3273
@farahgoodopinioniappreciat3273 2 ай бұрын
Eshcalaa Sawd Heeskan hiraan u dhagaystay. Adiga iyo shaqsigii qadayba makala lidantaan Najma nashaad fankaa u bahan. Horay usoco Fanku wa magac magiciina wad haysaa.
@khaalidabdi7575
@khaalidabdi7575 Ай бұрын
meesheedii bay dhigtay najmo xasuustii alfanaanad zeynab cigge 😊
@mohamudapdimohamed9091
@mohamudapdimohamed9091 Ай бұрын
Fanka Soomalidu Waxaa Laf Dhabar u Ah Reerka Isaaqa Layiraahdo 💥👍
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Ай бұрын
Been baad sheegtay
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur Ай бұрын
Issaq asxabteyda aduunka ugu jeclahay toronto canada salan sare duriyadii Sheikh issaq salan sare from degmada GOLDOGOB mudug
@AliAhmed-ny8gk
@AliAhmed-ny8gk Ай бұрын
​mudug mataankii woqooyi...love from burco❤🙏👍@@LibanAden-dm7ur
@hoyomcnhoyo94
@hoyomcnhoyo94 17 күн бұрын
Hargeisa wahoygi fanka nolada boqortoyada hiirsamale
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 2 күн бұрын
Beenaale
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o Ай бұрын
Markaan daawaday aad baan uga helay, quruxley weeye... najma noolw
@KhaalidKhalid-lf2cu
@KhaalidKhalid-lf2cu 2 ай бұрын
Najmadayda qaaliga ah hore usoco inaadeer mcn❤❤❤❤❤❤❤
@Mukhtaarmaxamed66
@Mukhtaarmaxamed66 2 ай бұрын
Sawto najma nashaad fanaanad qaaliya
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 2 ай бұрын
Cabdiqaahar ilkacase si aan caadi ahayn ayuu organka u tumaya runti,Najma nashaad fananad qaran oo qiimo badan runti idinko isku duuban waxaan idin leeyaahay noolaada.
@mucaawiyefarah2577
@mucaawiyefarah2577 4 күн бұрын
Caleek inader codkaagu waa 100%
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 Ай бұрын
Isaaq waa isaaq ha ku daalina abwaankii sangub waa wiilkii anuu dhalay ee caruurtiisa waanu dhalay erayadiisi alla yaa raxma habo❤
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o Ай бұрын
Nice, she's good enough to sing with.
@user-cw5yf6hx4m
@user-cw5yf6hx4m Ай бұрын
Heestan ugu jeclhy heesaha najma nashaad ❤❤❤❤
@Adel-sv9yc
@Adel-sv9yc 29 күн бұрын
This is the best music in the world
@osmanjama
@osmanjama 2 ай бұрын
Caadi Maahan Gabadhan abtiga u ahay.Najma Nashaad horey u soco abti.
@osmansufi4066
@osmansufi4066 13 күн бұрын
She is beautiful with sweet vioce like her aunts maandeeq yurub geenyo tiriig xaashi and ifrax hargeise
@muminabdi1177
@muminabdi1177 2 ай бұрын
Wow...❤ BRAVO 🎉
@clqaniaxmed723
@clqaniaxmed723 2 ай бұрын
Yaa salaam❤
@Mananbooty1
@Mananbooty1 2 ай бұрын
Qaaciga ku macaanida najmaay wllo
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 5 күн бұрын
Really amazing
@DowladYuusufMuxammad
@DowladYuusufMuxammad Ай бұрын
Waaaw eeshqiyasak. Saynab Gige heeskeedi alaylehe waad nooso habaysay.
@kalimow7263
@kalimow7263 Ай бұрын
Waaw Qaaci Waa kan Qaaci 2 maaha
@jamaljama8146
@jamaljama8146 2 ай бұрын
Najma waan wataa wlhi!❤
@KhaalidSaxardiid
@KhaalidSaxardiid 2 ай бұрын
Esh caal sowt walee waad kucibaday satay❤❤❤
@amiinsultan-y9n
@amiinsultan-y9n 14 күн бұрын
Najma nashad my sister ❤
@user-zu5ul1vo3f
@user-zu5ul1vo3f 2 ай бұрын
Ax yaa najma maxad tidhi❤❤❤❤❤
@YaxyeMawliid-yv1sv
@YaxyeMawliid-yv1sv 2 ай бұрын
Way ku raxaysatay wllhi najma is the building❤
@KHADARMaxamuud-xr4io
@KHADARMaxamuud-xr4io 2 ай бұрын
Wlh..Wan.. u. Qushucay Mash alaah❤❤❤❤❤❤❤
@engahmedozman2651
@engahmedozman2651 4 күн бұрын
Hees qiimo badan 2024 gabal gaabkii iyo maqaaxidii aan shaaha qadhaadh ka cabi jorey 😂😂
@user-zq6uy7wc5h
@user-zq6uy7wc5h 2 ай бұрын
Ax yaa cod ❤❤❤
@user-uo8ku7xr7y
@user-uo8ku7xr7y 2 ай бұрын
Axyaa Najma❤🎉😊
@HibaaqAynanshe-um6px
@HibaaqAynanshe-um6px 2 ай бұрын
MAANSHAALLAH ❤❤❤❤❤❤KEEP GOING najma Nashaad
@adammohed5416
@adammohed5416 2 ай бұрын
Toonka heesta hoos ayay u dhigtay nashaad
@adanMire
@adanMire 22 күн бұрын
This is my favorite song what the fuck nashaad plz can you make me happy 🎉🎉
@sidcumarcabdulahi2366
@sidcumarcabdulahi2366 2 ай бұрын
Waa ku raaxeysty najmaay Iska dami kuba qaban maysaba
@nasriinmose2795
@nasriinmose2795 2 ай бұрын
Wow waxakale IgA dheh ❤
@jaamabiixibiixi8385
@jaamabiixibiixi8385 Ай бұрын
Xasuustii boqoradii codka saynab cige
@ksdablh1964
@ksdablh1964 2 ай бұрын
Eesh cala cod horay usoco❤
@sharmaakecismaan9165
@sharmaakecismaan9165 2 ай бұрын
Waan kuciilbaxay balse xasuus ayay iitahay heestani maalintay najmo sooqaday waxan kujiray jawi jacayl jikaarsanaa balse wadadii tanaynoqdtay😊
@waayahaonlineacademy
@waayahaonlineacademy Ай бұрын
cisak waad naga dhistay. go head queen.
@caamirabdirahmanali9178
@caamirabdirahmanali9178 2 ай бұрын
Halkeedii ayay dhigty runtii Najmo qaramiga aad bay ugu soo baxaysaa
@CaamirFeisal-ee9xt
@CaamirFeisal-ee9xt 20 күн бұрын
Nimcan ❤❤❤ sameta nadada xususa aya nuqo batee
@cabdallekhadar1012
@cabdallekhadar1012 2 ай бұрын
Najma nashaad qaraamiga ku fiican tahaye halkaa ka sii wada
@user-lq7wi6by9k
@user-lq7wi6by9k 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@axmedjama4344
@axmedjama4344 2 ай бұрын
Zxpkay caanp ayaan I sharabsiyay hestaan
@moha.abdi1
@moha.abdi1 Ай бұрын
Waligay anoon hees 1 mar wax ka badan daawan ayaan 6 jeer ku ceshaday 😮wow
@MursalXiis
@MursalXiis 28 күн бұрын
Waiio 👍 ok
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o Ай бұрын
Heestan hore uma dhegeysan jirin najma codkeeda iyo akshankeedaa I soo jiitay
@mohaahmed5097
@mohaahmed5097 Ай бұрын
Jah🎉🎉codkeeda❤❤m.a
@naimaali2477
@naimaali2477 Ай бұрын
Laykaaa jaxaasyeee laykaaa jaxaasyee nacab kay ha ii jabin❤
@oamaer
@oamaer 21 күн бұрын
Yaslaam
@user-re5nn6yz5y
@user-re5nn6yz5y 5 күн бұрын
Oohh😭😭😭
@abdiladifahmeddhamac4217
@abdiladifahmeddhamac4217 2 ай бұрын
Caaadi maha . Legend najma
@GULEIDD
@GULEIDD 2 ай бұрын
❤😢
@Goonka20
@Goonka20 2 ай бұрын
Wlhi najma jinigeyga ayaa iska jecel eesh calaa sowt❤
@user-cw5yf6hx4m
@user-cw5yf6hx4m Ай бұрын
Anigaba saaid ayn u jeclhy xita wn ku riyoodaa❤❤❤❤😢
@ZamiirCabdiQaadir
@ZamiirCabdiQaadir 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@AxmedCali-c4f
@AxmedCali-c4f 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@peaceandlove8760
@peaceandlove8760 2 ай бұрын
waar hayaay najma👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@MursalXiis
@MursalXiis 28 күн бұрын
H❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-fv1hk5ct6v
@user-fv1hk5ct6v 28 күн бұрын
❤❤
@kppstudioofficial27
@kppstudioofficial27 2 ай бұрын
Turuko ayeey eber nooga dhigtay🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌
@halimabile5956
@halimabile5956 2 ай бұрын
Waa maxay turukadu wll
@dibowato
@dibowato Ай бұрын
They place nice guitar
@MahamoudDjama-kw7ce
@MahamoudDjama-kw7ce 2 ай бұрын
Mascha allh bravo ❤❤❤❤
@anwarahmed862
@anwarahmed862 Ай бұрын
Nashaad only women I fun Soo Badiya Libaax Kuwo badn Oo Nashad Ah🫡💯🔥
@AbdiqadirKhalaf
@AbdiqadirKhalaf 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ waaaaawowa
@mohamedmowled7653
@mohamedmowled7653 2 ай бұрын
Best song and fananad cod kara go forward 🎉
@sharmaarkemustafe
@sharmaarkemustafe Ай бұрын
1xbet oo cabtay ayaan hesta dhagysanya
@Yacquubyare-yo3xe
@Yacquubyare-yo3xe 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@nouramohamed6125
@nouramohamed6125 2 ай бұрын
Jewi, jewi ❤❤
@user-lq7wi6by9k
@user-lq7wi6by9k 2 ай бұрын
😮👍👍👍👍👍😘😘😘
@AbubakarHussein-oj9ix
@AbubakarHussein-oj9ix 2 ай бұрын
Qor iyo ❤❤❤❤❤❤❤❤ 6:07
ROODA KAYF SIRTA DUMAR QAACI XASUUSTI SAHRA AXMED
6:53
Digaale Music
Рет қаралды 2,7 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 93 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 4,8 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 14 МЛН
Qaaci Show Djibouti 2024| Najma Nashaad | xusuusti Nima Djama
4:41
Geeska-Production
Рет қаралды 769 М.
YURUB GEENYO HEESTII LAANTA UBAXA XASUUSTII KINSI XAAJI AADAN.
6:03
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 125 М.
LAFOOLE IYO NAJMA NASHAAD 2023 | DAREENKII IGUBI JIRAY | HEES CUSUB
5:38
YURUB GEENYO | WAXDHINTAA KA SAMIRTA |SHOWGII YURUB GEENYO NAIROBI 2024
7:03
ABUU AFNAAN PRODUCTION
Рет қаралды 287 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
CABDIKARIIN CALI SHAAH IYO IKRAAN JAAMAC WAANO QAACI DAYAX BAND 2020
9:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,3 МЛН
Khadra Saliimo - Heesta - Nabsigiyo Ayaankow - Astaan Music 2021
6:07
Astaan Music
Рет қаралды 1,2 МЛН
Qaci show Djibouti 2024 | Najma Nashaad | Xasuustii Saynab labadhagax
6:07
Geeska-Production
Рет қаралды 2,3 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 60 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 797 М.
Kendrick Lamar - Not Like Us
5:55
KendrickLamarVEVO
Рет қаралды 50 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 4,5 МЛН
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 467 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 283 М.