Haku mashquulin hadalka dadka kale

  Рет қаралды 11,552

Somvato Institute

Somvato Institute

2 жыл бұрын

Si aad waxbad uga baratid hormarinta shaqsiyada qaado koorsada ISBARO AAD GUULEYSATIDE
ISBARO AAD GUULEYSATIDE:
Waa koorso ONLINE ah kuna baxeysa luuqada af Soomaliga. Koorsadan waxaa loo diyaariyay dhalinyarada iyo dadka doonaya in ay noloshooda iyo ganacsigooda wax ka badalaan insha Allah.
Casharada lagu qaadan doono waxaa kamid ah:
➡️ Ogow qofka dhabta ah ee aad tahay adiga
➡️ Yeelo hadaf oo hano majaraha mustaqbalkaaga
➡️ Ka guuleyso caqabadaha nolosha
➡️ Wax badan qabso waqti yar
➡️ Ula dhaqan dadka si xushmad leh
➡️ Waxa aad sameyneysid hadii aad kuftid (fashilantid).
➡️ U noolow si sharaf leh
➡️ Gabogabo & dardaaran guud.
➡️ Buug ay ku dhameystiranyihin dhamaan casharada oo sharaxan
Waxyaabaha aad ka faaidi doontid koorsada waxaa kamid ah:
✔️ 4 bilood oo aad ku qaadan kartid koorsadan adigoo halmar bixinaya lacagta
✔️ Waxaa diyaariyay khubaro leh aqoon iyo waaya aragnimo fog
✔️ Muuqaalo tayo leh oo ay la socdaan qoraalo kabaya sharaxaada
✔️ In aad ku qaadan kartid xafiiskaaga ama gurigaaga adigoo isticmaalaya computer, mobile iyo tablet
✔️ In aad heleysid shahaado cadeyneysa koorsada aad qaadatay si aad ugu isticmaashid shaqooyinkaaga iyo noloshaada kale
✔️ In aad xaq u yeelaneysid qiimo dhimis koorsooyinka kale hadii aad qaadaneysid
Ka aqriso xogta koorsada oo dhameystiran halkan:
www.bravoakademi.com/isbaro
Nagala soo xiriir +252612253334 ama +252612253332 whatsup si aad uga faaideysatid ama iska diiwaangeli halkan:
learn.bravoakademi.com/users/sign_up
Hormari naftaada, Ha guuleysto qorshahaaga.

Пікірлер: 6
@khadarahmed3480
@khadarahmed3480 Жыл бұрын
Thanks my tichir ❤
@sabirinabubakar8617
@sabirinabubakar8617 6 ай бұрын
Xaqiiq ustaad gulayso walhi anigu wan melo wan iska aqana lakin melahan ku liito iyo melkale toona makala aqan wan niyad jabsanahay marka marka qaar waxan isdhaha naftan xunta hadii lagu dhibii laha wad iska qaadi lahayd qof matihid jira ciil ba iska kay qabta markan is edaynayo walahi waxan ahay ma aqan 2/5(2024)🙄🤔
@user-pq1bk1fb9x
@user-pq1bk1fb9x 8 ай бұрын
Ustad school dhigta f3 ahy zbteyy mar walbo lafa dhista marwalbo si kaftan xe ii dhahda waxmataqanid daimnthy wax kama shaqayn kartid😢
@Afiifa-mohamed
@Afiifa-mohamed 5 ай бұрын
Tasi saxib ma ahan iska badal qof wanagsan la saxib
@abdirahmanosmanmohamed623
@abdirahmanosmanmohamed623 2 жыл бұрын
Maalintii isbaro ismataqaanide aad soo dhigtid ilaa hada waa isbara laayahy ee mxaa sameeyaa ustaadoow?
@somalifun9317
@somalifun9317 2 жыл бұрын
Qaado course personal development
Waad guuleysan kartaa hadii aad sameysid arimahan
9:43
Somvato Institute
Рет қаралды 18 М.
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 133 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 39 МЛН
U SAMEE NOLOSHAADA TIIRAR ADAG
6:54
Somvato Institute
Рет қаралды 14 М.
#NOQO XIDIG: 24: #SIDEED U JOOJINAYSAA KA WEL-WELKA DADKA HADALKOODA?!
16:44
MAXAA KEENA MASEERKA IYO ISBARBAR DHIGA DADKA KALE
13:04
Halwo Ali
Рет қаралды 261
LAMA DHIGO NAFTAADA MEELAAN U QALMIN WAA CASHARADA DHIBKAY KU JIRAAN
8:33
KU NOOLOW NOLO MACAAN
5:53
Somvato Institute
Рет қаралды 8 М.
#NOQO XIDIG: #8: BARRO FANKA LA DHAQANKA DADKA!
25:07
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 39 М.
Ha Sameeyn Qaladaadkan Inta Aad Yartahay: Do not make these mistakes
13:56
Somvato Institute
Рет қаралды 4,3 М.
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 133 МЛН