Gen. Indhacadde - Wareysi #1/3 - Is koriskii sirdoonka ahaa! I Muqdisho 04.02.2023

  Рет қаралды 168,918

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 482
@fatumaali1463
@fatumaali1463 7 ай бұрын
Odaygan dad aniga aan ku jiro abaal buu nagu leeyahay wuxuu usoo dagaalamay gobolkayga somali galbeed 🎉 Thank you adeer 🙏🙏🙏
@MohamedAli-is7fd
@MohamedAli-is7fd Жыл бұрын
Ayanle saxb guuleyso waad naga qosliseen, fadlan ayaanlow muuse suudi noo warayso qosal halaga dhargee 😂 😂🇸🇴👍
@abdikaniabdirahmanakhie638
@abdikaniabdirahmanakhie638 Жыл бұрын
Xikmada Ku jirta in moryaan la wareysto maxa ay soo kordhineysaa ?
@ayaansiciid765
@ayaansiciid765 Жыл бұрын
Oo muhimadii ba ma qosol bay noqotay!!! Waxan waa taariikh ee taariikh ahaan u dhuux
@jakushijk9417
@jakushijk9417 Жыл бұрын
@@abdikaniabdirahmanakhie638 Muuse suudi 1million somali waa qiimo badan yahay doqon yahow
@yahyaelmi8435
@yahyaelmi8435 Жыл бұрын
Musi suudi xikmD maleh indha ade waa wax kale
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 Жыл бұрын
@@abdikaniabdirahmanakhie638 saaxiib muuse arimaha qaar ha ku xumaado Laakiin waa nin xiligii dagaalada inta uu maamulo dadka aan lagu dulmin jirin Asaga wuxuu dulminaayo ha dulmiyo laakiin ha ka yaabin in aktiisa qof lagu dulmiyo Waana qof runta ka ganban
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 Жыл бұрын
Gen. Indhacade,,,,, Ma kaalmeysaa Ciyaalka Iskoriska maanta joogo?,,,,,
@ilminoor7248
@ilminoor7248 Жыл бұрын
Wa naxariis darada heesato dadkeena ilma yar in lo naxariisan anago 7 hoyadeen iyo abaheey dhinteen nolosha noma sahlaheen alxm dhib kasta walga baxa anigo 12 jir xasusta ku nool guriga edadey in ley kacsho 4ta habenimo canjeero duboow galo waqtigaas ano hal xabo ja cunin leeyga dhameesto hada edadey wet dhimatay wan iska cafiyay haben kasta riya ku arka Ilahey hau naxariisto
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 Жыл бұрын
Taas waxa ka daran dugsiga qasabka eh aniga wan iska carari jiray dhib
@mohamedamiin2185
@mohamedamiin2185 Жыл бұрын
Abaayo iska cafi una ducee manta adiga nool aduunka joogo. Waxaa laga yabaa inee ogeyn in laga dhameysan jiray. Kolayba nolashaas manta wax weyn ka baratay adiga dadka maskiinta kaalmey. Aniga waa aad u necbaa marka argo qof cunto u karshay waxba ka cuneyn siiba shaqalaha cuntada kariyaan lama siiyo cunto kale karsada la dhahaa Kenya iyo Uganda 🇺🇬 ku argay waaxas waana wax xun oo dhaqan muslim aheyn
@y.a1903
@y.a1903 Жыл бұрын
@@abdirisakisse4277 Adigu damiin bad ahayd balse gabadhu mid nafsi iyo midjir bey so martay.
@umimohamed2323
@umimohamed2323 Жыл бұрын
@@abdirisakisse4277 you are so lucky to go dugsi
@barakaat728
@barakaat728 Жыл бұрын
@@y.a1903 kkkkkk
@ibrahimbarre3426
@ibrahimbarre3426 Жыл бұрын
Legende Maxamed Siyaad indha Cade Waa Libaax libaax dhalaay guleyso
@AbuAshraf11
@AbuAshraf11 Жыл бұрын
Qaabka wariyaha uwaydinaya io sida u ugu jawabaya insha cade si fcn halo dhagsto , aniga kolay waxba iga baxay mesha
@ahmeddahirfarah7253
@ahmeddahirfarah7253 Жыл бұрын
Maxaa kaaga baxay
@mahdimaxamad8399
@mahdimaxamad8399 Жыл бұрын
Mohamyd Almusalami. Waa friendly conversation. Wax kale ma jiraan. Jooji buufiska. Ma waxaa tahay dadka maskixiyan jiran. Oo wax walba ka shakiya. Oo hadeey arkaan 2 qof oo sheekeysanaaya yiraahda anigey ii danleeyihiin.
@samiradan2
@samiradan2 Жыл бұрын
Ayaanle bro thank you 🙏🏾. Muuse suudi isna noo soo raadi fadlan taarikh badan hayaa
@soulehassan
@soulehassan Жыл бұрын
Taariikhda uu hayaa maxaytahay ma dhiigii iyo dhagartii, meeshaa qosol mayaal waa hadaad in uun iimaan leedahay.
@mascuuduurmaax17
@mascuuduurmaax17 Жыл бұрын
Tariikhdeennu waxay ku kaydsan tahay maskaxda toddobaatan jirka Soomaaliyeed. Mahadsanid Ayaanlle.
@akhalif579
@akhalif579 Жыл бұрын
Ayaanle waa idaacada wareegta ee taarikhda dalka, dadku dhacdooyinka inaaney ama ka tagin baa laga reeba waana keeyd umadeed, excellent ayaanle.
@SAFTV22
@SAFTV22 Жыл бұрын
Habarcad waa meesha hada uu kuyaalo school 21 November iyo xanaanada caruurta iyo qaaliyaasha wardhigley qofkii yaqaanaa yaqaano xaafadaas legend besaa ku badbaadi karo indha cade waa libaax wallahi 😂
@mahdimaxamad8399
@mahdimaxamad8399 Жыл бұрын
Habarcad waxaa la yiraahdaa ka bilaaw xerada shiiq aadan dheere ilaa geedka jaceylka dushiisa.
@mahamedhassan8442
@mahamedhassan8442 Жыл бұрын
Dadkaan 99% ma fahmi karaan xaafadaas magaceeda hada
@ajla4650
@ajla4650 Жыл бұрын
Suuq buur hindi😅
@Apeen_maLik1
@Apeen_maLik1 Жыл бұрын
GEN. Indhacade illhy cimrigaaga hadheeereeyo , nin raga ✊✊
@maxamedcalimaxamuudmakaraa5911
@maxamedcalimaxamuudmakaraa5911 Жыл бұрын
Amiin
@libanali1317
@libanali1317 Жыл бұрын
Mahadsanid ayaanle Si aad ah ayaan ugu xiranahay hanoolaato. Mar labaad Mahadsanid.
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 Жыл бұрын
Naftaneey ku meer meeriyey😅😅😅ma cawaaa mino dhagareed sidaaa😅😅😅 odayga waa mixnad asaga is koris uu ahy ma nexeyn 😂😂😂
@kaahokader4664
@kaahokader4664 Жыл бұрын
Maasha alaah ayanle waresiyada aadka uxiisaha badan ee barisamdkii hore waa xasuus aad ufiican taariiqada
@mariamalhamodi5329
@mariamalhamodi5329 Жыл бұрын
صوت الضيف تفوح منه رائحة الدم … سبحان الله رجل غير مريح أبدًا الحمدلله الذي عافانا
@moadam7003
@moadam7003 Жыл бұрын
Hanalaato waa inad waraysi iga qabatid qisa cajiiba oo igu dhacday 1990 ayaan hayaa.
@ebyanish3760
@ebyanish3760 Жыл бұрын
Intee joogtaa ana ku imaanayo
@ibrahimbarre3426
@ibrahimbarre3426 Жыл бұрын
Masha Allah Janaral Maxamed Siyaad indha Cade Guleyso Cadawgada Cagta Hostis
@qadarabdullahi5165
@qadarabdullahi5165 Жыл бұрын
Mashallah geralku waa geesi kudayasho mudan 🇸🇴 , dalka iyo dadkuba weyuhilobeen ragii nocanahaa , waa tarikh lamailawaanaha 😢
@doodaay5822
@doodaay5822 Жыл бұрын
Inow jaajuus nimo Soo Maray waxaan ku xasuustaa sheekadii waxaan ku dukan doonaa addis ababa taas oo eheeyd kaalaya na joojia waxaan aamin sanahay ineey eheyd fariin dheer oo la rabay in la dhoho waataas waa argagixiso aan joogaaneyn in la joojiyo mahee . Hada waa sirdoon gacmo badna dalkane u jaajuusa cidow Rabo
@mahdimaxamad8399
@mahdimaxamad8399 Жыл бұрын
Doodaay. Walaalkaa salaad cali jeele ka waran. Soo ma aha jaajuus itoopiya. Maxaa ka rabtaa General ka. Oo u masabidanee.
@dalmarabdi877
@dalmarabdi877 Жыл бұрын
Warkaas dusha laga saaray indho cade lakiin ninkii yidhi wuxuu ahaa c/raxiim cali muuday afhayenkii maxkamadaha
@doodaay5822
@doodaay5822 Жыл бұрын
@@mahdimaxamad8399 waa kadaran tahay asigune qabyaalad ayaase kaa Muuqata wlal allah kucaafiyo
@worldvoice101
@worldvoice101 Жыл бұрын
Jananka ma ahan doqon dalkisa cadowga ujaajuusa
@maxamedabdullahaadan6366
@maxamedabdullahaadan6366 Жыл бұрын
WLL waan idin salaamay adiga iyo Jananka waa waayo arag yuusuf waliba wadani ah allaha ku xafido ayn leeyahay Jen-Yusuf mohamed waxaan ku xasuusanaa sida uu ula dagaalamay ciidankii Ethopia waa in dowladu ilaaliso xil wanaagsana siiso asaga iyo inta la midka ah ee waaya araga ah
@Dheemanluul903
@Dheemanluul903 Жыл бұрын
Allaahu Akbar Yousuf indhacade waa nin adak masha allah tabarakalaah
@Diesel_M
@Diesel_M 5 ай бұрын
Kkkkkk
@imbashiir1825
@imbashiir1825 Жыл бұрын
Mujaahid Alle ha ku cafiyo Cisi iyo Sharaf ku noolow.
@libaah2002
@libaah2002 Жыл бұрын
jeneralku nolol adag buu ku qoray waraysi macaan qosol naxdin cabsi wadaninimo somali habarato inuu yahay nin naftiisa dalka u hubeeyay inuu yahay thanks ayaanle qaybta labaad waan sugi insha Allah
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Жыл бұрын
War Indha cade waa nin soo jabay waxaan maqlijiray kani waa igaar xoog sanaya.
@zeinabhajiyassin9293
@zeinabhajiyassin9293 Жыл бұрын
Mashallah ayaanle allaha ku xifdiyo hore u soco
@abdilahiabdi6372
@abdilahiabdi6372 Жыл бұрын
Ayaanle waxaad ummada u haysaa shaqo muhiima taariikhdaana ku xusi marka xiligeeda la gaadho. Janaraalkana waan salaamayaa waana ku farxay sida hufan ee uu warka u dhigaysay ee waayo aragnimada leh, Waxaadna ka warantay qiimaha wadajirku lahaa berisamaadkii.
@warsanismael7739
@warsanismael7739 Жыл бұрын
Weriye Ayaanle waa weriye shaqdiisa xirfad huffan u leh🙏🏾 Waxyaalaha iiga baxey video 1- Raggii 1940-1960 in badani nolol adag,derbi jiif iyo iskoris iney soo mareen😢! 2- sool iney Somali weyn ka sabri la’dahey sirdoonka keliya sidaan loo tarixin bilowgiiba😢!!!
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 Жыл бұрын
Ayanle wad mahadsan tahay wll. Dr saadiq Enow next ka dhig fadlan
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Жыл бұрын
Waa taariikh cajiib ah General Indhacade
@hibomohamed2427
@hibomohamed2427 Жыл бұрын
Maasha allaah wali wiil yar ayuu u ekyahay timaha xataa ma cadaan Waqtiga uu kasheekeynayo anigu sanad baan jiray
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Жыл бұрын
Sida dumarku uwada cadyihiin ayaa raguna u wada tima madowyihiin
@abdikhadirlibaxow8015
@abdikhadirlibaxow8015 Жыл бұрын
Mahadsanid. Waa loo baahanyahay in rag qibrad leh noolal adagna Soo maray la wareyto SI dadku aay wax un oga bartaan. Channel Kani aad ayuu wacyi galin u leeyahay. Mahadsanid
@seynabmc3674
@seynabmc3674 Жыл бұрын
Mashalah Genaralka Allah haxifdiyo ❤
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 Жыл бұрын
Nafeey kumeer meeriyey oo kumeer meeriyey ma caawaad miino dhagareed sidaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mohamedkulane4844
@mohamedkulane4844 Жыл бұрын
Kkk nin fulay ah ba yiri
@tuutevlogs
@tuutevlogs Жыл бұрын
Gen indhacadde 🙏🏻
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Жыл бұрын
MaanshaAllaah nololshda saxda ah ka hadlay xaaji indhe cade
@hargeisa24h
@hargeisa24h Жыл бұрын
Ayaanle iyo Cabdi Salaam hereeri baa isku soo hadhay Saxaafadda Somalida .....
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Жыл бұрын
1 cagtmadhige 2 cxaafid 3 hareeri laakiin kanwaa qabiileyste
@room333rd
@room333rd Жыл бұрын
Hamdiyay ayaanle aqoon ma ulihi sidee qabiileste ku nowday?
@room333rd
@room333rd Жыл бұрын
*noqday
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Жыл бұрын
@Room333 aqoonta macno maleh laakiin wareeysiyadiisaa laga hafmaa dowladii hore aad uu uga soo horjeeday tana wuu isku dayay inuu taageero ilaa dadkiisii markey leysay ayuu kasoo horjeestey markan saas kushahaayana aniga hawiyan ahay laakiin nidaamkan jeclahay
@hidaelmi4545
@hidaelmi4545 Жыл бұрын
Kuwa idhaqaaleyo waan qarin jiray😂 Masha ‘Alah afwax cunay xishoo ayaa la yiri
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 Жыл бұрын
Kkkkk
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 Жыл бұрын
Rageedi waaye 😂😂
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
Wa nin rageed abaalki ma ilaawin
@miskinah2036
@miskinah2036 Жыл бұрын
Mahadsanid Ayaanle👍🏼
@realityreality8301
@realityreality8301 Жыл бұрын
Nin culus Allaha ku barakeeyo.
@khadrayussuf4388
@khadrayussuf4388 Жыл бұрын
Hanolato wad mahadsantahay sidad wax dadaka ugu adegtit
@mariaelmi6971
@mariaelmi6971 Жыл бұрын
Ax hoyo io aabe la aan qof ku soo koray walee dhib waa soo arkay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 Жыл бұрын
Aniga ayaa soo maray abaayo
@omaromar15
@omaromar15 Жыл бұрын
Qamarji iyo iskoris Hadaad maqashay wakanaa real life stories, rageedii
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 Жыл бұрын
Nice ❤
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Жыл бұрын
Soomaali waxa Illaaahey u bahdiley waa naxariisto darada eysan u nixin ilmaha iyo dadka tabarta daran
@caaqilkaxaafada3162
@caaqilkaxaafada3162 Жыл бұрын
Doqon maahayn Wlhi legend waaye ❤
@mahadow1
@mahadow1 Жыл бұрын
Daahirka uu sheegayo waa DAAHIR CIRIBEEY Allah ha u naxariistee.
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 Жыл бұрын
Asc janaral in dhacade nin adag ayaad tahay wareysigii hassan cade wan kugu weeraray lakin hada wan kutageray nin adag ayaad tahay wallahi dadkii hore ayaad tahay wayo arag ayad tahay janaral nimadana wad uqolantaa.wayo adaba Soo shaqeeyay kuwa an intas Soo Marin ayaba ah janaralo.
@maryamaabdirahman194
@maryamaabdirahman194 Жыл бұрын
Part 2 soo celi
@abdurhmanvlog
@abdurhmanvlog Жыл бұрын
hanoolato horay usoco xog badan ka reeb dadka waa weyn
@livequuteofficial5172
@livequuteofficial5172 Жыл бұрын
Muuse suudi noo keen markas qosol laga sii dharga🤣🤣
@abuubakarali5480
@abuubakarali5480 Жыл бұрын
hhhhh
@dulaneyusuf5183
@dulaneyusuf5183 Жыл бұрын
The best youtuber that I know...I am ur biggest fan...
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda
@maryambishar1913
@maryambishar1913 Жыл бұрын
Walahi waduqobay cibadeeso indhacadoow
@MH__1__MH
@MH__1__MH Жыл бұрын
Muse suudi next mic 🎤 u dhowee aan qosolnee ayaanle.
@shukri.Ali.Hassan
@shukri.Ali.Hassan Жыл бұрын
Muuse suudi waan rabnaa
@ismailmustaphe5241
@ismailmustaphe5241 Жыл бұрын
Qosol miyaa udaawata mise taariikh ahaan
@maryambishar1913
@maryambishar1913 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk waa iga qosoliyay walahi
@quenqadra2788
@quenqadra2788 Жыл бұрын
Legend waaye adeer indha cade
@abdifatahali428
@abdifatahali428 Жыл бұрын
Legend xaal ha qaato
@mohamedabdulkadirali2808
@mohamedabdulkadirali2808 Жыл бұрын
next part plz 🔥🔥
@asli1087
@asli1087 Жыл бұрын
Maasha Allaah
@abdiuudhirsi4963
@abdiuudhirsi4963 Жыл бұрын
Odaygu waa Legend wlhi. Dhal magaal oo ciyaalka xaafada ah weeye. Ayanle adigana Mahad sanid Masuul.
@mohamudwarsame9433
@mohamudwarsame9433 Жыл бұрын
mooryan ayaad noo keenay oo taariiq leheen ee somalia ka xishoow
@mahdimaxamad8399
@mahdimaxamad8399 Жыл бұрын
@@mohamudwarsame9433 . General indhacade. Ex. Wasiirkii hore ee gaashaandhiga ee doowladii shiiq shariif. Title kaas iyo darajadaas nin wata ee leedahay mooryaan. Kuwii uu qixiyay oo uu ceersaday oo uu qaxootiga ka dhigay in aa tahay wey cadahay. Nin ciil qaba uma xumid. Bacaac iska dheh. Ileyn waxba kama qaadi kartidee. Waxaa layiri. Dameer aa saaran tahay dhuusadiisa maxay kaa dhibee. Meelahaaga ka qaaqlee
@dalmarabdi877
@dalmarabdi877 Жыл бұрын
@@mohamudwarsame9433 nacas aan raganimo lahayn dadka caaya
@MmMm-jp8yu
@MmMm-jp8yu Жыл бұрын
Hanoolaato jiroo joog
@kaalintechnology
@kaalintechnology Жыл бұрын
Generaalka waa soo jabay walle 😂
@ciisemadoobe3549
@ciisemadoobe3549 Жыл бұрын
Jeneraal indha cadde waa geesi waana nin qosol badan 🤣🤣🤣🤣
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 Жыл бұрын
Indhacade karti wuu leeyahay maashaa Allah nolol adag nolol adag ,madax wayne uqalantaa
@mahatnoor6003
@mahatnoor6003 Жыл бұрын
Waa taarikh cajiib ah.
@mohamedjuujamj5219
@mohamedjuujamj5219 Жыл бұрын
Muuse suudi inta rabta like ta
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 Жыл бұрын
Well done ayaanle Cabdi Ina Ayeeyo & adeerkeey General Indhacade🩸Nin Culus oo adag🇸🇴💯👌🏾Noolaada oo jiroo jooga👏🏾👏🏾👏🏾😂❤
@amalali4881
@amalali4881 Жыл бұрын
d
@derieabdi5757
@derieabdi5757 Жыл бұрын
@@amalali4881adeerka he was tuug allah kafurty tariiqna malahan
@xasancali1298
@xasancali1298 11 ай бұрын
@@derieabdi5757 hhhhh adiga xageeku xanuuneysa ma kuwii uu biyaha ka iibinjireybaatahay😂
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Xabeebtaan waligiis miyuu lahaa mise waa odaynimada waxa uu isku badalay codkiisu yaa i sheegi kara?
@abdirahimdahirmalin6728
@abdirahimdahirmalin6728 Жыл бұрын
Waligii uu lahaa
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Cimi dheer iyo cibaado suuban alle Haku siiyo General 𝗬𝗨𝗨𝗦𝗨𝗙 siyaad Indhacadde. Waaya joog dalkaan wax badan u soo qabtay baad tahay si gaara waxaan kuugu xasuusan doonaa waagii aad ahayd Wasiirka Gaashaandhiga soomaaliya ee aad iska diiday in Gaaladii Ethiopia amarkooda la raaco oo aad ka mid ahayd raggii hogaaminayay Dagaalkii xammar looga saaray Xabshida 2009-kii Guuleyso Hal Door soomaaliyeed baad tahay!🙏🙏🇸🇴
@Raaaganle
@Raaaganle Жыл бұрын
Ayaanle Big Respect walaahi.. this is joke man. hehehehe.. good background Generalka.. Dagaal ku bilaabatay kuna dhamaatay.... waaa yahay
@jamalmuse8422
@jamalmuse8422 Жыл бұрын
Iskoris naf nool taariikh qurux badan
@sadiosureera370
@sadiosureera370 Жыл бұрын
Alle ha naxariisto abtigey ahmed dhagaweyne🥹🥹
@abdirahmanhhersi5145
@abdirahmanhhersi5145 Жыл бұрын
War saaxib part 2 sodaaa
@cabdiqanimubaarak9271
@cabdiqanimubaarak9271 Жыл бұрын
M.a wllky ayaanle nin aan barnaamijyadiisa xiiseeyo
@alesuge9918
@alesuge9918 Жыл бұрын
Asc Ayaanle xuseen Abdi sxb wareesiyada qaar qof Ka aad wareesiga Ka qaadeyso cod kooda wuu gaaban yahay fadlan udhawee sameecada sxb
@barlexlee7660
@barlexlee7660 Жыл бұрын
Ku salaamey adeero
@daudelmi8086
@daudelmi8086 4 ай бұрын
Very honest.. legend knows man’s worthy
@billionerzam2048
@billionerzam2048 Жыл бұрын
my fav KZfaqr hanoolato keep going pro
@haldoorfilmsandvlogs388
@haldoorfilmsandvlogs388 Жыл бұрын
Ee we 1:14
@suldaantyga9084
@suldaantyga9084 Жыл бұрын
Waa Cajiib in Dagaal ooge kasta jufadiisu Amaanato waa dadkii dalkaan burburiyey waxkasta oo wanaag ah oo wadanka soo maray dadkii qaribay waaye see Amaanku yelankaraa waa danbiile mudan in la maxkamadeeyo
@Abby2003-m8f
@Abby2003-m8f Жыл бұрын
Ogsoonoow in jufo walba ay qoryo iyo hub dhac boob wax walba ay sameyso waa wax ay bilowday dowladdii kacaanka
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
Addigaba sow dagaal oogahaada ma jeclid. Don't be freaking hypocrite!
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
​@Abderahman so true, thanks bro
@hassankalmoy7751
@hassankalmoy7751 Жыл бұрын
qof kaa barnaamish fiican baraha bulshada kuma arag ayaanlow guueyso.
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 Жыл бұрын
Kan waa caruurtii siyaad Barre
@Dheemanluul903
@Dheemanluul903 Жыл бұрын
Ayaanle hadaan dhameestay saan u qoslaayay waan fuuray cajaaib shiiqow 🤣
@ayaanhassan1103
@ayaanhassan1103 Жыл бұрын
Miskiin walhi waan ka naxay
@kampalaxaajixasan1710
@kampalaxaajixasan1710 Жыл бұрын
Waa Wareysi fiican waayo waa in la wareysto ciyaal EX koala cabtooy
@mahdimaxamad8399
@mahdimaxamad8399 Жыл бұрын
Kampala xaaji xasan. Afkaaga edeb u yeel. Kuwii uu qaxiyay maa tahay. Ciil qaboow cadaabtii gal.
@saybahmed1504
@saybahmed1504 Жыл бұрын
Indha Cade waa funny waana waaya arag
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Shactiroole ✔ (Afsoomaali) Funny (ingilish)
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Very interesting interview, noolow mujahid indho cadde alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Жыл бұрын
Warbaahinta Hanoolaato wareeysiyada aay qaado waa in buugag laga qoro si aay u Noqoto taariikh wax badan ka,ogaadaan dhalinta yar yar iyo kuwa dhalan doona.
@noorjimale684
@noorjimale684 Жыл бұрын
War ileeyn Generalku waaba funny macangag aan qoslin ayan moodi jiree 😂😂😂
@galmudug1044
@galmudug1044 Жыл бұрын
Kkk
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Jeneraal ✔ Shactiroole ✔ (AFSOOMAALI)
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
warkasodaa ayaanle indhàcade sum xaan alĺah dambi badan wallee wagaley
@dalmarabdi877
@dalmarabdi877 Жыл бұрын
Adigu ku wasay miyaa
@adanfarah4989
@adanfarah4989 Жыл бұрын
Labadaba waan aqaanaa cabdi ibraahim axmad dr jey sarkaal Cabdiqadir warsame codwayn harwash
@Kharyeuk
@Kharyeuk Жыл бұрын
Legend baas keenay 🎉🎉
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Halyeey ✔ (Afsoomaali)
@abdimalikcadde3826
@abdimalikcadde3826 Жыл бұрын
❤️❤️❤️
@faizamohammed7706
@faizamohammed7706 Жыл бұрын
Asc ayaale war ma guurteen baryahaan leydinma arkine?
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 Жыл бұрын
I agree with
@cawaaleafrax
@cawaaleafrax Жыл бұрын
Ayaanle Allah haku dhowro my bro waxaa tahay somali Library farxad ku nooloow aduun iyo aaqiraba aamiin igu salaan familkaaga iyo janaraalka wuu iga qosliyay marna murugo ayuu igeliyay Raga Belada uu Maro Baasihii Ka Sheekee
@Diesel_M
@Diesel_M 5 ай бұрын
Hhhhh dagmada qoryoley ban ku dhashtay sida Dokumentigeyga ku qoran kulahaa 😂😂 funny waye wlhi
@abdilahicabi
@abdilahicabi Жыл бұрын
1977 waxa ku dagaalamayey garti geesinimo iyo Hub gen: indhacade
@abdirahimdahirmalin6728
@abdirahimdahirmalin6728 Жыл бұрын
3 nin Cayr ah waraysatay XL iyo Cayr waa saaxiibo G.indhacade, Abwaan Guure, Agaasime Ahmed ciise guutaale waliba 3 duba waa Habaraji dariska XL
@Abby2003-m8f
@Abby2003-m8f Жыл бұрын
Boqortooyo from habareji
@mohamadabdi6785
@mohamadabdi6785 Жыл бұрын
Legend
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Indhacadde waxaan islasooraacnay diyaaraddii Ruushka ee abaartii dabadheer, jeexan ayuuna kagalay abaartii dabadheer. Waana reer kunturwaarey ama Baraawe
@cabdisamadciisexuseen7258
@cabdisamadciisexuseen7258 Жыл бұрын
Indhacade warbixintiisa mahayin lkn warar lagasheego aan maqli jiray
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 Жыл бұрын
Odayga hadalkiisa si fiican loo maqli maayo.
@xogbaar
@xogbaar Жыл бұрын
Saas ku ogaatay qofba mobile kiisa ayuu ka dhagaysan Mase waxaad ka waddaa cod kiisa ayaa gaaban haa sax weeye
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 Жыл бұрын
@@xogbaar mobilkaaga ma indhacadaa kuu gaday?
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 10 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 4,7 МЛН
Robert Greene: A Process for Finding & Achieving Your Unique Purpose
3:11:18
Andrew Huberman
Рет қаралды 11 МЛН
تسعة وأربعون يومًا في الأسر | محمد مبارك | 132
3:01:21
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 775 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 10 МЛН