ASALKA SOOMAALIDA IYO AQOONTA DHAQANKA- MAXAMED SULDAAN SACIID

  Рет қаралды 21,948

HANOOLAATO

HANOOLAATO

2 жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 93
@hiranstate9407
@hiranstate9407 2 жыл бұрын
Ayaanle barnaamijyadan inoo soo badi dumarka Soomaaliyeed kaalintooda qeyb fiican ha laga siiyo iyagana aad ayey wax u barteen una xigmad badan yahiin.interesting story. Suldaan mahadsanid halkaas ka sii wad taariikhda.
@seidabdi751
@seidabdi751 10 ай бұрын
Waa Maxamed Suldaan Saciid Baraahiim Nuux Aadam!!!!!!!
@madhibaangaraad-hawiye8469
@madhibaangaraad-hawiye8469 2 жыл бұрын
Sawirka Gabadha ku saarnaa waa samawada oo madhibaan ahayd Mashallah 😍 hido iyo dhaqankeeni somaliyeed 🇸🇴 waxaanu nahay reer kush 🇸🇴🤝
@muusesiciidmulaax5767
@muusesiciidmulaax5767 2 жыл бұрын
Si wanaagsan buu u sharaxay. Mahadsanid Maxamed Suldaan Siciid.
@Gobucks33
@Gobucks33 2 жыл бұрын
The ancestor of Borana is call Dira Irrir
@sultangarane9072
@sultangarane9072 2 жыл бұрын
Si fiican buu dhexda ugu dhuftay.
@mussaali5239
@mussaali5239 Жыл бұрын
Great video. M'med Suldaan Saciid waa aqoonyahan rasmi ah. Please write a book . Aruuri cilmibaarista aad sameysay. Guuleyso!
@mohammedbarre6100
@mohammedbarre6100 2 жыл бұрын
Manshalah great show brother thanks
@adanabdulahi8219
@adanabdulahi8219 5 ай бұрын
Very interesting and informative.
@ashaomar6719
@ashaomar6719 2 жыл бұрын
Excuse me? Wanqalka gabar iyo wiil labadaba waa loo sameeyaa.
@kimuhumad6594
@kimuhumad6594 2 жыл бұрын
Ma hubta?
@ggtl304
@ggtl304 2 жыл бұрын
Cidi ma diidana 😅wa uun example waxa la bixinayay relax eedo
@kalafazii7055
@kalafazii7055 2 жыл бұрын
Mayee Ha excuse me 😂😂😂
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 2 жыл бұрын
@@kalafazii7055 war waa qoslay😁😁
@keyses9681
@keyses9681 2 жыл бұрын
Waaw waa waxa fiican
@abdikadirJamaame
@abdikadirJamaame 2 жыл бұрын
Qabiilada u sheegayo Oromada ilaa north east kenya waxaa ku milmay qabiilo Soomaaliyeed ama ku dhumay
@yud.5218
@yud.5218 Жыл бұрын
Well done, ku soco.
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 2 жыл бұрын
Thanks
@abwaanabzhirgacal2828
@abwaanabzhirgacal2828 2 жыл бұрын
Ayaanle. Saaxiib Noosoo badi Barnaamijtan Garaadka Kobcinaysa. Mahadsanid Saxafi Karaamaysan
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 2 жыл бұрын
Qoodha iyo xilahaa erayga waad qaldaysan Qoodha - raganimadaa Xilaha - ooryahaaga
@Batman6544
@Batman6544 2 жыл бұрын
Waa qoodhaa iyo xeradaa
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 2 жыл бұрын
@@Batman6544 Xerada dhaar ma gasho dhaqanka somalida Waa xilaha waxaa lagu dhaarta ee xila furka lagu dhaarta
@abhayb7723
@abhayb7723 2 жыл бұрын
Qoodhaa iyo xerada, waxay ka turjumaysa dhaartii xiligii bilaa Diinta la ahaa, macnaha waxa weeye, ma waa taad Rag iyo xoolaba weydaaabaa,
@ahmedabdulle7837
@ahmedabdulle7837 2 жыл бұрын
Allah hanolato✋
@warismohamud8888
@warismohamud8888 2 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin
@abdirizakahmed1802
@abdirizakahmed1802 2 жыл бұрын
Wanqashu waa diiniyan
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 жыл бұрын
Miyiga dhibtiisu waa xoolaha layska boobayo, ceelasha waraabka dagaalada ka dhaca, iyo qabiil qabiil laysku laayo.
@ahmedabdulle7837
@ahmedabdulle7837 2 жыл бұрын
Masha
@hawraarsame1603
@hawraarsame1603 2 жыл бұрын
Waar dhagax nooga dhiga!! Dadka geeska Afrika ku Dhaqani may ka iman meel kale Soomaalida uu ku sheegayo yaa Soomaaliya anaku ma nihin Soomaali Illaahay ayaanu ka magan galnay Soomaalinimo Aamiin yaa rabi Aamiin.
@ahmedismailabdullahi3821
@ahmedismailabdullahi3821 2 жыл бұрын
waan idin salaamay: barnamijkan wanaagsa walaalkeen wuxuu ka dhawajiyey "waaq" oo somalidii hore u taqaanay ILLAH. Eraygaas waxa uu ku jiraa quraanka..(وما لكم من دون الله من واق) waa ilaahii wax dhowrayey. "jid" جد iyaduna waa carabigii qadiimka ahaa quraankay ku jirta. "جدد بيض وحمر". taas waxaa u daliil ah "cabud waaq" عابد واغ cabud in ay tahay carabi iskuma diidanin. Oromadu iyo canfartu way inaga soo horeeyeen waxayna ka yimaadeen gasiratul carab laakiin waxaa ku badan diiga Baantuuga waa mowduuc dheer waxaan cadeeyn karnaa asal adag in uu ka dhaxeeyo afsomaaliga iyi carabiga.
@libanali1626
@libanali1626 2 жыл бұрын
Adigu waxad akhriday waxay qoreen carab lkn waxad ka jawaabtaa carabta iyo innaga midkee da weyn DNA aduunka waxa ugu weyn afar oromo beejaa barbar
@MrOyusuf
@MrOyusuf 2 жыл бұрын
AYAANLE, walale adigiyo Suldaankaba waa idin salaamayaa: Si fiican baad u falanqayseen Asalka iyo dhaqanka Soomaalidu Waana mawduuc baahidiisu jirto: *Maxamed Suldaan Siciid** Aad buu u mahadsan yahay
@sabriemumin5346
@sabriemumin5346 2 жыл бұрын
Wax daliila oo aan aheyn habka ay rer gakbeedka umadaha magacyada usiyeen oo tariiqda cusub ugusameyeen sida kushitig maahe cadeyn kale mahaayo sida imuqato marka cadeyn cad mahaayo waxa ka dhaxeeyo somalida iyo kushitiga
@muhyadiinmaxamed432
@muhyadiinmaxamed432 2 жыл бұрын
Asc walaal Ayaanle Magaceygu waa Muxyidiin Maxamed Cumar Runtii baan uga helay barnaamijyadaada Subax kasta aniga oo shaqadeyda wato ayaan daawadaa barnaamijyadaada Saakay lkn waxaad keentay Barnaamij cajiib ah oo aqoon yahan cajiiba uu ka hadlaayo kuna saabsan taariikhda soomaalida
@abdulahihussein2278
@abdulahihussein2278 2 жыл бұрын
my 15th great grandfather has islamic or Arabic name. Thats way back than 15 or 16 century AD I believe islamization started around 7th or 8th AD
@abassaden2565
@abassaden2565 2 жыл бұрын
15th at maximum is 3 generation ago
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 2 жыл бұрын
15th century up 21century is 6 century how can be 3 generation is more than go back calculation 1 century at least 1 or 2 genaration
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
qoodhaa iyo xeradaa iyo xiniintaa weeye waana dhaar
@Batman6544
@Batman6544 2 жыл бұрын
Qoodhaa = xiniintaa
@saciiddualah1584
@saciiddualah1584 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته anigu waxaan qabaa iney jiraan dad xaga bada ka soo galay sida siralangaha iyo yamanta oo dadkii ay u yimaadeen ku milmay
@najkavlado5698
@najkavlado5698 2 жыл бұрын
Dunida uma shaqeyso waan qabaa meelo badan laga fiiriyo taarikhaha ayaa jiro intaasna carab meel kama so gasho Somalida aan ka aheyn diinta islamka carabtana sheegto wa wax gadaal ka yimid marki diinta la qaatay oo loo arkay wax darajo sare ah in saxaabada iyo rasuulka la sheegto
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
qoodhaa iyo xeradaa waa xoolahaaga iyo wiilashaada ku dhaaro
@libanali1626
@libanali1626 2 жыл бұрын
Mushkilada aadan si toosa u helayn taariikhda waxa weeyi magacan soomaali taariikhdiisu dhawdahay lkn raadi magacyadii hore ee aan lahaan jirrey
@ahmedopone4080
@ahmedopone4080 2 жыл бұрын
Ok ninkaani waa dadka baadiyaha ka soo jeeda. Manshallah dhaqankiisa ayuu na fahansiiyay balse yuu oran waa dhaqanka dadka Soomaaliyeed. Cidma ma dhahdo ingiriiska iyo Faransiiska beeraleey. Dabcan badankooda ilaa iyo mar dhow beeraley bey ahaayeen.
@mohammedhashixrgggzerfsrse2987
@mohammedhashixrgggzerfsrse2987 2 жыл бұрын
Dhaqanku waa barasho. Badownimada ayay ka mid tahay in qof dhaqankiisa bartay lagu sheego reer miyi. Reer miyi ama badow waa qof aan dhaqankiisa garanayn
@ahmedopone4080
@ahmedopone4080 2 жыл бұрын
@@mohammedhashixrgggzerfsrse2987 Miyyiga waa qaab nololeed ka mid ah kuwa dadku Soomaalida ku noolyihiin. Ninkani badow ma aha balse arrimo badan ayuu qalad ka sheegay. Dabcan aqoon kororsi ayaa u haray.
@abdidahirabdi9679
@abdidahirabdi9679 2 жыл бұрын
Ayaanle wax badan ayaa la dalbaneynaa Taaroiljda soomalida oo wayadam xiiso gaar ah yeelatay markii la ogaday in masaaradii hore ee faraciinta in la ogaday inay soomaliya ka tageen taariikh aad u facweyn oo la.qariyay in soomalidu tahay meeshio.aadanaha dhan kayimiden ama.la tageen soomaliya
@abhayb7723
@abhayb7723 2 жыл бұрын
Marka beesha Jidwaaq ma wado ayaa laga helay miyaa. Kkkkkkk
@ahmedopone4080
@ahmedopone4080 2 жыл бұрын
Qabiiladu ayaa sal ku leh dhaqan-diimeedka awoow caabudka.
@libanali1626
@libanali1626 2 жыл бұрын
Weedhaasi waa run waxay barbarku dagayeen east africa oo ay ka tageen waanan cadeeyay taasi lkn innagu maynaan tegin waayo afkooda ayaa kuu sheegaya
@hagal5522
@hagal5522 2 жыл бұрын
Ebow hanolaato ilmunaati meeisku bedeshay . Waayo isha calanka kusawiranmaxetahay
@ggtl304
@ggtl304 2 жыл бұрын
Wa gashaan dhinac kale loo dhigay ee wax walba ma illumination baa 🤣
@Ainanshe0fficial
@Ainanshe0fficial 2 жыл бұрын
Illumunati hadi waxwalbo il kasamesan kulatahay ishada maiska tuurtid
@nuurdiinaxmed9171
@nuurdiinaxmed9171 2 жыл бұрын
Kaan been badan wahayaa jilec marna mantana eshia iyo shines👍
@geedikeenadiid2221
@geedikeenadiid2221 2 жыл бұрын
Xitaa xabashidu waa dadkeeni, oo dadyaw yamani ah baa guumaystay afkana kabadalay lana falgalay. Kadibna balaayo dadka intakale lagu saladay bay noqdeen
@kimuhumad6594
@kimuhumad6594 2 жыл бұрын
Oromada waligey isma dhihin waa dad aad Isku meel kasoo jedaan Lkn inaan Isku qaabnahay wan ogaa Lkn axmaaro haba kayaabin Isku jiho xataa maynan ka’imanin ban u malayn
@geedikeenadiid2221
@geedikeenadiid2221 2 жыл бұрын
@@kimuhumad6594 in waqti dheer aan isdagaalaynay waa xaqiiq, laakin taa markaan ka tagno. Dadka keenu min suudaan qayb kamida (iyo masar oo laga bara kiciyay) ilaa kenya barkeeda weeye. Waala kala guuray waana la tarmay. DNA ga iyo luqada iyo dhaqanka iyo aataarta lahelay baa cadeeyay. Xabashiduna Waagii Boqoradii saba'a iyo kahor baa yamantu guumaysanjirtay, luqada "Gecez"(luqadii dhashay luadaamxaro iyo tigray) ladhoho inay ku hadlaan baa lagu khasbay. Luqadna waa luqad carabiga kamida. Qabiilo somali iyo qawmiyadahakale geeska africa isugu jira bay ahaayeen. Kadib ilaa ay xadaarad samaysteen oo yaman guumaysteen, Qawmiyadaha Geeska na la dirireen. Dadkeenu waa xadaarad qadiim ah, waxaana meel ka dhac ah in layiraahdo soomaali badankeed waa carab ayaguna ku dhahaan adoon, adoo sooyaal kooda kadheer leh. Carab imaanaysay way jirtay laakin ajnabi tirsan oo somali kumilmay bay ahaayeen.
@kimuhumad6594
@kimuhumad6594 2 жыл бұрын
@@geedikeenadiid2221 anu malihi carab Ayan nahay intaan arkayay Waxgarad kahadlayana ma’arkin Qof dhahay asalkeenu waa carab Lkn waxan ku haba axmarada inaynu Isku dhaqan iyo wax Isku dhowtoona ahayn xaga canfarta iyo oromada qaar ay jiraan waxyaabo badan oo aan iskaga egnahay. Mida kale Kani waa fikirkayga oo meelna kama soo xiganin
@geedikeenadiid2221
@geedikeenadiid2221 2 жыл бұрын
@@kimuhumad6594 asalkii hore baan sheegaya inta aan laguu maysan xabashida, dadkeena uun bay iska ahaayeen kumanaan sano kahor. Hada xoogaa kalimado somali ah iyo oromo ah waa laga helaya tigray iyo axmaaro anaa akhriyay. Laakin 98% dhaqankoodii waala badalay. Hadana waxyaabo aan wadaagno way iska yartahay. Mahadsanid
@SomaliGirl-vh2qw
@SomaliGirl-vh2qw 2 жыл бұрын
Koley maanta somali dadka ugu sokeeya oo dhaqan iyo asal aan wadagno waa cafarta oromada bejada saho xita islaamka ka hor isku diin baan aheyn laakiin xabashida ayaguba way shegtan inay asal ahaan cushitic wadagan
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 2 жыл бұрын
Kan waxba ma oga
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
carabtu maxay idiin dhibaysaa in soomaalidu sheegtaan soomaalidu iyagaa carabta ka guursaday oo gabdhaha carabta jeclaaday
@yusufahmed-re9vh
@yusufahmed-re9vh 2 жыл бұрын
Mandera magaca ladhaho laba magaalo midna Hargeysa udhow midna waqooyi barriga kenya ee soomaalida degaan waa Af oromo,
@amirabukar2913
@amirabukar2913 Жыл бұрын
Magac Oromo maahan maxaa yeelay oromada erayada badanaa waan isla leenahay tusaale Lafo, kabo, baaldi iyo erayo badan oo kale. Marka mandhera af Oromo maahan ogow.
@yusufahmed-re9vh
@yusufahmed-re9vh Жыл бұрын
Erayga madera macne ayuu kuleeyahay af oromada ee soomaali maxaad utaaqaan mandera,teedakale meesha aad sheegtay erayo aan wadaagno isku macno ayeey nooyihiin keese lagaqataatay aniga waxaan aamknsanahay orormadaa laga qaatay
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 2 жыл бұрын
War Caruusadu waa niman reer Maxamed Subeer ah oo Reer Cabdille ah waliba. Waxaad moodaa, inaad noo diidantihiin inaan nahay, ***Niman Qureysh ah oo Jihaada! Iska dhaaf tan ina adeer Aabayaasheen baa xiniinyo xadiid ah la yimid Africa**
@SomaliGirl-vh2qw
@SomaliGirl-vh2qw 2 жыл бұрын
Ma taqaan fasirada qabiilada caabudwaaq iyo jidwaaq oo midna ogaden la dhashay midna ogaden ah macnahoda iyo inay yihin magacyo islaamka ka horeeyay
@geedikeenadiid2221
@geedikeenadiid2221 2 жыл бұрын
DNA iyo Af baa dadka lagu qaybiyay, xiniyaa yaman kayimi iyo kutirikuteen waala isla soo dhaafay.
@nuhliban4375
@nuhliban4375 2 жыл бұрын
Hadaad carab tahay maxaa magacyadaadii hore u ekaysiiyey kuwa oromada kuwa danbana u ekaysiiyey carab?
@libanali1626
@libanali1626 2 жыл бұрын
Carab waxay ka soo jeedaan reer nabad dadkaasina waxay dagayeen horn of africa
@cabdixakiinawcali7679
@cabdixakiinawcali7679 2 жыл бұрын
Asalka Soomaalidu waa Oromo Xaqiiqada waxba yaan Layska indha tirin
@geedikeenadiid2221
@geedikeenadiid2221 2 жыл бұрын
Oromo iyo somali waa ummado isku fac ah, lama oran karo somali baa oromo kasoo jeeda, waa bay hal umad wada ahaayeen. Inta aysan soomaalidu dhanka xeebaha ukicin, oo aysan xadaarada samayn, geel layna ubadan.
@liishuu4
@liishuu4 2 жыл бұрын
Kawaran hadii Oromadu Somali tahay.
@xogbaar
@xogbaar 2 жыл бұрын
@@geedikeenadiid2221 oromo maahi anigu haddii aad adigu tahay waad sheegan kartaa dhibmaleh
@geedikeenadiid2221
@geedikeenadiid2221 2 жыл бұрын
@@xogbaar ma nihin ina adeer taa shaki kuma jiro.
@SomaliGirl-vh2qw
@SomaliGirl-vh2qw 2 жыл бұрын
Oromo waan isla simanahay siday oromo u yihin ban somali u nahay waxan aminsanahay inan isla dhalany uun
@sakinaskytv9604
@sakinaskytv9604 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/lcCmd8Wf19aso58.html Siifaafi wllo khayrka
@kooshdul
@kooshdul 2 жыл бұрын
Jaajuuska Bulshada kzfaq.info/get/bejne/mbpzhdKUqr3Seas.html 🔥 .. Jaajuuska Bulshada kzfaq.info/get/bejne/mbpzhdKUqr3Seas.html 🔥 ..
@mohammedhashixrgggzerfsrse2987
@mohammedhashixrgggzerfsrse2987 2 жыл бұрын
Haddii aad rabtid in la rumayto waxa aad sheegaysid, calanka xagga dambe kuugu dhejisan, meesha ka fuji. Waa haddii aad rabtid in ay soomaliwayn ku dhegaysato. Haddii kale waxaa laguu arkayaa hogaamiye kooxeed. Soomaliduna way ka daashay dhegaysiga dadka astaanta iyaga u gaarka ah wata ee hadana raba in ay dad kale wax u sheegaan
@xogbaar
@xogbaar 2 жыл бұрын
Somalida calankaas neceb oo la qan cinayaa yaa weeye
@geedikeenadiid2221
@geedikeenadiid2221 2 жыл бұрын
Ina adeer isdaji siyaad barre in hargeysa duqeeyay waan ognahay, waa laga hishiinayaa, idinkuba inaad samaroon iyo dhulbahante layseen waan ognahay. Waalaga xaalayaa dhibaatada. hadeer federal baa la qaatay isaaqna waa kujiraa oo boqorkiini dhamaa baa maanta muqdisho fadhiya. SNM nacaybka ay beerayso ee Mingistu keenay ha faafin.
@SomaliGirl-vh2qw
@SomaliGirl-vh2qw 2 жыл бұрын
Calankan wa calanka kaliya ee markad qadato la turjumaya inad Somali tahay calamkana kuu aqonsanyahay 🇸🇴 midka ku xigana wa kan 🇩🇯 markad qaadato canfar kugu qabsaneyso lakiin calamada kale markad qadatid kaliya waxay ka turjumeysa qabiilkaaga Somali kama turjumeyso qabiil walbana calan wuu leyahay lakin waa u gooni gurigiisa haku heesto 😏😏
@amirabukar2913
@amirabukar2913 Жыл бұрын
Yaa rumeyso ku dhahay😂😂😂
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
SALAAD CISMAAN ROOBLE- #3/4 KALITALIS MA AHAA JAALLE SIYAAD?
26:42
WAREYSI #1/2 - GUDDOOMIYE CABDI FARAH LAQANYO
29:29
HANOOLAATO
Рет қаралды 49 М.
WAREYSI #2 - TAARIIKHDA IYO DILKII SH AWEYS ALQAADIRI 1909
19:25
Macalin Xudeydi "Dhallinyarada ATM waa dhiig cad oo loo baahan yahay." 10 - 10 - 2014.
6:49
Anti - Tribalism Movement (ATM)
Рет қаралды 207 М.
WAREYSI #1/2 - TAARIIKHDA IYO DILKII SH AWEYS ALQAADIRI 1909
18:14
Raadraaca Isirka Soomaalida - Prof. Maxamed Cabdi Gaandi.
1:15:42
Xarunta Ifiye
Рет қаралды 84 М.
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН