Wasiirka dhalinyarada Maxamed Barre - Wareysi 1/2 - Looma dulqaadan dhaqanka Olompicada Soomaaliya

  Рет қаралды 12,161

HANOOLAATO

HANOOLAATO

15 күн бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 28
@Yousof-d3f
@Yousof-d3f 10 күн бұрын
Wasiir dhalinyaro ah oo aqoon yahan ah wasaarad musuqmaasuq aheyd 33 sano ma sahlana inla sifeeyo👊🇸🇴🙏
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 14 күн бұрын
Sanadkan maxaa loo qaban waayey tartankii orodada shaqadisa waa u gabay wasirka dhalinyarada Tartanka dhalinyarada waa muhim ❤ fadlan ka qabo
@Jibriil571
@Jibriil571 14 күн бұрын
Caqabadaha dawlad dhiska inaga haysta eed waday raad raadi ugu danbayna xalkooda baadi goob soomali oo dhan. Dadka soomaliyeedna waraysigooda u sinnow deegaan kasta oo ay kasoo jeedaan
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 14 күн бұрын
Runti wasiirka, isdhegal fiican buu sameeyey iyo shaqo wanaag. Waain la maalgaliyo Fikirka isdhexgalka.
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 14 күн бұрын
Adigaa ah waziirka ciyaaraha ee maad talaabo ka qaadid yaa kale oo aad u shegee Somalia qof aan awoodin shaqada ayaa xil umadeed loo dhiiba wa dhibka na haysato mar walba ee aan xal waara loo helin
@hassanomar6943
@hassanomar6943 14 күн бұрын
Somali waxa ka jira qofka hoos ahaan u og wasiir in uusan waxba qabankarin waa dareemikaraa.
@mohamedafeey2865
@mohamedafeey2865 14 күн бұрын
Ayaanle hanoolato sxb musuq waa kan ugu weyn ee dalkeena naafeyay wasiirka waa nin dhalinyara ah isaga ku shegay ayaana qeyb ka ah musuq kuna darso nin walba OO Somalia ah OO dowlada xil ka qabta haduu shalay nin wanagsan ah waxaa ka awood badinaya dabciga halka ka jira wasiirku ma waa sidaas o kale qeyb ayuu ka yahay musuq waxaadna weydiisa ciyaarihii u dambeyay ee mamul goboleedyada lacag aanan caadi ahayn ayaa ka qabtay 0.5 1 2 ilaa 3 dolar ayaa gaarayeen tigit lagu fiirsanayo ciyarta ilaa hada mesha ka baxeen lama ogow aniga dowlada wan taageersanahay weli waxan ka mid ahay xisbiga UPD hadana wasiirku musuq qeyb ayuu ka noqona waa bilaa shurud wasiirada haatan jira waxan isleeyahay musuq inuu qeyb ka ahayn wasiirka waxbarashada realty kala hadla so that Ayaanle ha yaacdo weyaan
@maskumaar7407
@maskumaar7407 12 күн бұрын
Prof m.xaaji engris soo qabo waa uxiisnee wll Ayaanle 🙏
@abdihakimabdullahiawaale.6735
@abdihakimabdullahiawaale.6735 13 күн бұрын
Somaliya Musuqa iyo Huuhada allaha ka baxsho..
@aadamisports446
@aadamisports446 14 күн бұрын
Xiriirka Olympikada Waa guriga musuq maasuqa dalka. Waana waxa la haray magacii iyo muunadii sports ka Dalka.
@saidosman6962
@saidosman6962 14 күн бұрын
Asc hanoolato tv waxaan filayey ama aan islaha wariye ka munaaqashooda arimaha siyaasada oo ka warama xaalada wadanka wax sax ah iyo wax khalad ah U soo tabiya umada soomaliyeed kana warbixiya siyaasiyinta dhaawaca ay umada soomaliyeed u geytaan laakin waxaa ii muuqatey in nin qabiili ah aad tahay la mid tahay kuwa KZfaq iyo tiktok umada soomaliyeed ku kala qeybiya qabaail waa nasiibdaro in sodonsano ka badan maanta ay soo kabsan la dahay dadka soomaliyeed rajo xumo ayaa dhaxal u noqdey adiguna qeyb ayaad ka tahay media ha qeyb weyn ayey wanaaga iyo xumaanta ka qaatan wali inta xasan sheekh xukunka ku soo noqdey khaladaadka iyo wanaaga midna ka hadlaya ma arag laakiin farmaajo maalin walba waxa khalad uu leeyahay ayaad soo deynjirtey waa wax fiican in siyaasada khaladkooda la sheego laakin maanta xaaladaha ka dhacaaya xukuumada xasan waana nasiibdaro
@user-vn7wk7bv7f
@user-vn7wk7bv7f 13 күн бұрын
Maxamed bare
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn 12 күн бұрын
Kani wasiir uma qalmo waa tictaker waayo khibrad iyo waayo aragnimo ku filan malaha aan ka ahayn boobka hantiga guud iyo midda gaarka ah ee umadda ku dhaqan Muqdisho.
@Akhiyaa
@Akhiyaa 14 күн бұрын
Wazir sport hadii kan yahay waa qasaartay somali
@ahmedalin
@ahmedalin 7 күн бұрын
WAX WALBA SACUUDIGA MA LOOGA DAYANAA? OO HADDII SACUUDIGA GABDHAHIISA QAAWIYO, ADIGA KUWAAGA MA QAAWINAYSAA?
@faham6920
@faham6920 13 күн бұрын
Magalada naftirkeeda soo qabiil ma leh! Yaab!!!!
@Jibriil571
@Jibriil571 14 күн бұрын
Beryahan hoos baad u yara dhacdee ayaanlow dad waawayn oo taariikho badan usoo joogay noo doon niyow ama cilmi bartay !!
@Fowzia69
@Fowzia69 14 күн бұрын
WADANKA KUYE WAR WADANKU MA MOGADISHU OO AAD KU SOO KOOBTEEN KALIYAAA??WAA IN MOGADISHU LAGA BADALO MAGAALO MADAXDA DALKA SABABTUNA WAA IN AY MOGADISHUDHAAFI WAYDAY SPORTIGII SOMALIA WAXNA MA TARTAAN OO WAA LA IDINKA SOO BADIYAA MARKA CIYAARAHA GOBOLADA HA LOO QAYBIYO GOBOL WALBA HA LA SIIYO XAQIIISA
@Moabdi35
@Moabdi35 14 күн бұрын
Mid ogoow dowlada lacag meel usaaran wasaarada kuma bixiso
@user-wt2kd4np6z
@user-wt2kd4np6z 14 күн бұрын
Ninkii naagta uurka leh diray baa wasiir ku sheegtay
@prettygirlsom2628
@prettygirlsom2628 13 күн бұрын
Wasiirow xaal qaado😂 Ayaanle xuseen walaal dad macno leh ino keen halkaan Please 🙏🏼
@osmangiire1349
@osmangiire1349 14 күн бұрын
Nasro Culusoow iyo China waxaa kadaran: kzfaq.infoqG8VJKI0y0o?si=o40f5OmcYkBEC7uU Geedkaan macmacaan😮 kulahaa!
@osmangiire1349
@osmangiire1349 12 күн бұрын
Nasro Culusoow 😂 Dey Ilkaha dhaadheer oo Qabuuraha laguqoto😂
@MarshalDaniel-gx7vu
@MarshalDaniel-gx7vu 14 күн бұрын
wan qoslay walaahi ma kan baa wasiir somalida u ah kan wa big jaahil ilen somalidu wa big jaahilin 🤣🤣😂
@prettygirlsom2628
@prettygirlsom2628 13 күн бұрын
Haaa wlhi 😂😂😂
@osmangiire1349
@osmangiire1349 14 күн бұрын
This buffoon 😂 kzfaq.info2YtwhYm8H8w?si=mGS0n1VFaCBoGUon Indho adeyg! Yaanyuur camal😊 Ilhadhaadheer! Caruurtii Culusoow 😂
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 14 МЛН
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 7 МЛН
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 10 МЛН
Mawduuc Nin Dawladeed waa kuma  MaxaaTilmaamo u ah.
1:07:40
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 10 М.
WAREYSI & XOG TAARIIKHI AH:-Soomaalida Asalkeeda xagee ka timid....
1:03:52
Guddoomiye Cabdulqaadir - Waxaan soo toosay aniga oo dhaawac ah !
45:09
"I'm Not Antisemitic” Roger Waters vs Piers Morgan On Israel-Palestine & More
1:10:36
Piers Morgan Uncensored
Рет қаралды 1,3 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 14 МЛН