Mahad Ismail Ali Abokar - Wareysi #2/2- Madaxweyne ku xigeenki ka hor yimid Kacaanka

  Рет қаралды 51,186

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 196
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 Жыл бұрын
Eng mahad wuxuu ka hadlay caqli waxaaa kula talin lahaaa inuuu buug qoro si uu buugaas u noqdo marjac From USA
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 Жыл бұрын
ASC Ayaanle iyo injineerkaba! Hooyo Maryan waxa ugu wacan inay Samirto Waa Aqoonta,Aqoon la’aan waa iftiin la’aan iyo Hadaaya Mina Allah ✌️💕💕💕❤️🥰😇👑
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Mnsha Allah taariikh xusid mudan. Alle cimriga haw barakeeyo Ismail Ali Abokor.
@abubakarsheikh6748
@abubakarsheikh6748 Жыл бұрын
Mashallah ayaanle ninka waa nin degaan oo og wax u ka hadlaya eng mahad ilahey haa dhowro he is original xamar kids genuine loyal honest intuitive polite Mashallah ayaanle adiga iyo asaga ilahey haa idin dhowro Amin Amin yaa rabbi jazakallah kheiran wl Ramadan Karim
@maxamedmaxamuudnuur5039
@maxamedmaxamuudnuur5039 Жыл бұрын
Waxaan xasuusti xilli la heshiisiinaayey jen..caydiid iyo madaxweyne cali mahdi ayuu ka faalooday ducadii salaadihii uu ku duceysan jiray waqtiga xabsigii halistihii ee labaatan jirow.goobtana waxay ahayd uu ka qudbeynaayey taalada sayidka ama waliyow cadde aad baan ugu mahadcelinayaa wariye ayaanle iyo engineer mahad ismaciil cali abokar .
@axiddig5486
@axiddig5486 Жыл бұрын
Ayanle iyo Mahad Ismaciil Abukor aad ayaan idin Salaamay Ramadan Mubarak dhamantiin iyo inta Islaamka ahaba Bishan Ramadan. Warasigani waa warsi xasuus iyo tariikhi kamuqato waxbadanna Aan goobjoog uahaa Mahad mudo kusiman 1983ayaa igu danbeysay qof sharaf iyo somalinimo leh ayuu ahaa runsheg badan isaga iyo qoyaskiisaba kheyr badan ayaan illahay uga baryaya Gen Ismaciil Cali Abokar Shaqsi lagu yaqan inuu ahaa dadka waqtigii Kacaanka ama somaalidu ahayd dad waxqimaynkara Shaqsi Somalinimo iyo Dacadnimo si dacad ah dadkiisa iyo dadlkiisa ugu adeegijiray ayuu ahaa qayb weyna kasoo qatey xoriyaddii wadamo badan oo kujiray gacanta gumsiga sida Angola ets. Ayanle kumhadsanid sidaad dhamaan markastaba waqtigaga qaaliga aah ugu huurayso dadka somalida ah inaad ka dheergiso xaqiiqoyin tariikh ah oo aysan O'gyn.
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 Жыл бұрын
Imisa la dilay oo xalal miirad, dacadnimo, wadanimo lahaa allah xagiisa xisaabi jirtaa.
@mohamedciise9414
@mohamedciise9414 Жыл бұрын
Maashaa allaah wiilkani waa soomaalidii xalaasha aheyd
@somalipeople942
@somalipeople942 Жыл бұрын
Wa idoor hada
@Djbabou1
@Djbabou1 Жыл бұрын
Ismail Ali Abokor (Somali: Ismaaciil Cali Abokor) was a Somali Politician and Major General. A senior member of the Supreme Revolutionary Council,[1] He also served as Vice President of Somalia in the era of Siad Barre between 1971 and 1982.[2] He was also a Speaker of parliament 1979 - 1982.
@ShiinMuuse
@ShiinMuuse Жыл бұрын
😢
@faridaaxmed4863
@faridaaxmed4863 Жыл бұрын
Wlhi eysan been ahyn anaana arkay arinkaas hdaad ilaah isku xirto wax aan macquul ahyn inay dhacaan baa dhaca ood layaabto markii aad lakulanto cashirada aan bartay xili danbe nolosheeda waaye hda kama cabsado waxba wxaan ubaahdana gacmaha unbaa kor utaaga xumaan oodhana waan iska ilaaliya
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Eng. Mahad hala weeydiiyo in uu aabihiis ka mid ahaa ragii saxiiixay dilkii Gabayre, Ceynaashe, Dheel, culumadii la laayay …..
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 Жыл бұрын
Qaybta 2aad ee wareysiga wax badan waanba sugeynay. Mahad badan sxb Ayaanle.
@abdiadan4837
@abdiadan4837 Жыл бұрын
very and very sweat story if you understand deeply, vice president who was abecon in forming that regime in the first place is done to all that is done to him, just bkos of suspicions that he is not part off, & displacing his family, & turn him a prisoner just like that, that in it self is very huge, these family & the mama & the Mzee are very very strong & indeed very strong & totally seek refugee to the Allah SWT, adjusting to that abravt change of lifelyhood can,t be taken by many people, an amazing strong family, the oldman is a rear commodity in submitting to Allah, he has a different mindset of the world of power, fame, rich, very amazing oldman & his family, wish them well,
@dheemanlulahajji9072
@dheemanlulahajji9072 Жыл бұрын
Abdi Shuuriye waa walaalkay Mahad waxay degenaayeen Guriga aan degenen Kan kahoreeyo Waxayna kuyaalen Saldhiga Xamar weyne korkiisa ree Ismaacil Cali Obokor Eedo Maryan guriga koowaad waxaan saaxiib la ahaa gabar reerka kamid ahayd ree Ismaail Ali Obokor oo ladhihi jiray Samra
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 5 ай бұрын
Eedo maba yaride meeqa sanaa jirtaaa markaas adi
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 Жыл бұрын
Hearth broken story😢😢😢 Dad aan diinba hysan bay ahaayeen system ku
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Жыл бұрын
Mahadsanid ayaanle, mudana wacan Ina mudana wacan.
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
History repeats itself. In adeerkeey General Salaad Gabayre in la soo xero Waxaa operationka fuliyay Dafle. Gabayre Iyo Dafle saaxiib Iyo Walaalo ee ahayeen
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Ayaanle iyo bahada Hanoolaato Tv thanks
@musahassan8376
@musahassan8376 Жыл бұрын
Mnsha allah wn ku slmya Eng Mahad Ismail Cali abokor
@qamarnur4977
@qamarnur4977 Жыл бұрын
Masha Allah ❤
@HassanAbokor-wu9iq
@HassanAbokor-wu9iq Жыл бұрын
Waan salaamayaa, Mahad iyo Ayaanle. Taariikhda Ismaaciil wax badan ayaa laga baran karaa. Annigu waxaan idinla wadaagilahaa maahmaah carbeed oo tidhaahda " kacaanku ilmihiisa ayuu cunaa" Maahmaahdaasi waxay soo baxday waqtigii uu dhashay kacaankii dawladii Cabaasiyiinta. Isla markaa ay dawladaasi dishay ninkii suurageliyey dhalashadii kacaankaas. Ninka la dilay waxaa la odhan jiray "Abumuslim alkhurasani". Ismaaciil Ilaahay ayaa badbaadiyey sharkii, noloshana wuu kaga dambeeyey saaxiibadiisii hore. Waxad ka arkaysaa hidaayada Ilaahay siiyey, markuu booqday xaramka, ee uu arkay maqaam Ibraahim, xijr Ismaaciil iyo gudaha kabcada oo uu ku tukaday. Waad salaamantihiin Mahad iyo Ayaanle
@sompubgmobilegamer7884
@sompubgmobilegamer7884 Жыл бұрын
Masha allah
@mubaarigtalasame3119
@mubaarigtalasame3119 Жыл бұрын
Ismail ali abokor wxuu ahaa nin samane abokor ah alle ha u naxariisto
@faatii333
@faatii333 Жыл бұрын
Walaalo muu dhiman dubai ayuu dagan yahY thanks
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Жыл бұрын
Mnsha allah ilaahay ha u naxariisto ismail cali abokor,.dadka noocaas ah somali waa ku yartahay
@HassanAhmed-mr1ro
@HassanAhmed-mr1ro Жыл бұрын
Ismaacil Cali abokor ma dhiman waa nook yahay
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Жыл бұрын
@@HassanAhmed-mr1ro mahadsanidiin lkn qof nool iyo qof dhintayba naxariista eebe waan u baahanahay,ilaahay ha na siiyo dhamaanteen
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi Жыл бұрын
Mashallah wllayaal waan idin salaamay guulayso mahadsanid mahad ismail waa saaxiibkey isku arday ahayn
@abdulciise6989
@abdulciise6989 Жыл бұрын
Gentle man waye ninkaan runti Somalida waa in ay iska dhaafaan siyaasada taariikhdana wax kabartaan , wadanka waa inoo hagaagi lahaa laakiin sidaan hadda nahay jiri taankeena ayaa loo yaabaa. Ayanle wariye waajibkiisa gutay mahadsanid sxb adigoo kale taariikhda kuxusi doonta.
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
TAARIIKH CAJIIB AH SOMALI WAXAA MEESHA DHIGAY WAA KALIGII TALIYE. IYO DADKII WAAGAA JOOGAY OO LAGU SHUBI JIRAY BEEN IYO KALA QAYBIN DHEXDOODAA . .. MR AYAANLE HUSSAIN ABDI WELL DONE BROTHER..
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 Жыл бұрын
54,sano ayaa kasoo wareegtay siyaad bare malintuu khabsaday somaliya 32,sanona wuu sii Mootanyahay maxaan horay ugu socon la,nahay oo siyaad uun looga sheekeeyaa taasaan layaabay gadaashii dad 1,milyon dad dilay ayaa nasoo maray siyaad waxa kugaarkaa ee loo hilmaami waya maxaytahay? Tasaan fahmi wayay
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
@@khadramahdi3685 qalad ha u qaadan adduunka buug baa laga qoraa dal walba wixii soo MARAY OO waliba ay sameeyaa maddaxdda waa taariikh . TUSAALE hadda mareykanka Intii maddaxweyne soo maray waliba iyagoo dimoquraadi AH OO xafiiska 4 ama 8 sano doorasho XALAAL ku soo shaqeyey HAL HADAL OO QALDAN HADDU YIRI WAY QORANTAHAY XATAA ISKAA BUUG KA QORA WIXII U QALAD SAMEEYEY .. BAL EEG MEESHA AY JOOGAAN IYO INAGOO DUNIDA SEDDEXAAD AH OO INDHO ADAG SHARCIGA U HOGAANSAMIN . SUBXAANALAAAH
@alimahad9370
@alimahad9370 Жыл бұрын
Khadra Mahdi walaal waa runtaa markaan Soo koobo arintaa aad ka hadashay waa qabyaalad…,ninka xun qabyaalad ayuu ku imanayaa wadankii qabyaalad ayeey ku Kala qaysan yihiin hadaad wax taariikhya ka hadashid mid xiiqsan oo qabyaalad wada ayaa kaa hor imanaya iyo arimo noocaas ayaa ku horyaala waad fahmi kartaa
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
@@alimahad9370 allaa kariim nooca aqoontaada la yaab maleh . Oo mlaha wax la qariyo qaran baa ku duma waxaa jira oo dhacay haddii laga shekeyo waa QABYAALAD. Allaa somali ma maqan
@alimahad9370
@alimahad9370 Жыл бұрын
Shiine together walaal waa runtaa intaa aad tidhi Waan kugu raacay fahanka bani adanka is fahmayo waa dhibaato ayagoo isku meel wada ayeey Iska hor imanayaan waan kugu raacsanahay sidaad wax u dhigtay waana ku mahadsantahay
@salahyare7472
@salahyare7472 Жыл бұрын
Al xaq Naxarista Jano Allah Siiyo
@ccadnanfaarax-kj2fn
@ccadnanfaarax-kj2fn Жыл бұрын
Ayaanle waa ku tagera sxb sre sharaf korkada ha ahato
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 Жыл бұрын
Good program
@fatimasaeed694
@fatimasaeed694 Жыл бұрын
Masha Allah
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Жыл бұрын
Will qiimole mahad noolow
@mahadjama1481
@mahadjama1481 Жыл бұрын
Bal u fiirsada dhammaan boqollaalkii qof ee dilka lagu xukumay iyadoo aabihii uu ka mid ahaa madaxdii ugu sarraysay Soomaaliya isagoo aan cidna u gargaarin.
@HooyosareedoCige-wv9fs
@HooyosareedoCige-wv9fs 3 күн бұрын
Asc ismacil Cali toobadkeen
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 Жыл бұрын
Ayaanle iyo Mahad waan idin salmayaa anigu horey ayaan comment uga bixiyey wareysigaan inuu yahay wareysi aad sameysay ilaa hadda kii ugu qiima badnaa lkn ma garan karo in aad sameyn doonto mid ka quality fcn mustaqbalka , , Teeda kale dadka dhahay ismaaciil Cali obokar wuxuu ahaa dadkii ku marqaati furay saraakiishi la toogtay ,sida gabeyre,caynaanshe iyo dheel, taasi waxaan u maleynayaa in ay tahay eedeyn waayo haddii uu dhihi lahaa yaan la toogan miyuu ka ogolan laha ayeey idinka tahay inuu cafiyo maxamed siyaad waayo kurdigu malahan tanasul in leysku siiyo nimankaasina kursiga ayeey rabeen ineey iyagu ku fariistaan
@maxamed6631
@maxamed6631 Жыл бұрын
Sheeko Cajiib ah Ismail Ali Abokar wuxuu ahaa Nin Daacad ah
@abdulhakimabdulhakim8771
@abdulhakimabdulhakim8771 11 ай бұрын
Cafiska lacafiyay Ismail Ali Abokar, Omar Arte, Jeele iyo dadkii la xirnaa waa codsi kayimid Amiirka dhaxalsugaha ahaa ee Saudi Arabia Abdalla Bin Abdulaziz codsi uu diray Siyaad Bare.
@somalipeople942
@somalipeople942 Жыл бұрын
Ismacil ali abokor wa siyaasiga keliya ee somalida diiday in uu waraysi bixiyo ila maanta
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Жыл бұрын
Waxaa habeenkaas guri Ismaaciil joogay walaalkay, oo u socday cimro Sacuudiga. Waxa uu noo sheegay inuu si kedis u baxsaday. Mar qudha ayuu qancay isagoo baxsi ah buu Burco noogu yimi, isagoo waxna noo sheegin toos waxa ugu biiray SNM, taasoo uu ku dhamaystay jabhada ilaa iyo intii wadanka xoreeyeen
@xayyi3296
@xayyi3296 Жыл бұрын
Maasha allaah qof madax ah markoow xaqa qaato waa guul ween
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын
Allaah doortay ismaacil cali abakor allaah ha u naxariisto isaga iyo intii dhimatay oo dhan
@alimahad9370
@alimahad9370 Жыл бұрын
Wuu nool. Yahay Allah ha ka raali ka noqdo dhamaan ummadda muslimka oo dhan amiin Yaa Allah
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 Жыл бұрын
Ismaaciil cali abokor madhin waa noolyahy wll
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Жыл бұрын
​@@mowliidabdi6030 waa abeeso cagalay marka, nolol fiicaan ma jirto.😅😅😅😅😅.
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 Жыл бұрын
@@beerkaaicadaaday2057 maxaad kahadlysaa imika
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
Dowladii Kacaanka Dhibka Ee Geysatay Aa Somalia Ilaa Hada Heysta, Ilaahow Naga Dulwaad Dhibka Nagu Raagay.
@ismailaymankuulismo6313
@ismailaymankuulismo6313 7 ай бұрын
Ilaali hooyo .maryan qaali
@nuurtaash2804
@nuurtaash2804 Жыл бұрын
هل يتغوط الفراش
@asturxooshcali7192
@asturxooshcali7192 Жыл бұрын
❤😊
@dilldiyo-ku4ch
@dilldiyo-ku4ch Жыл бұрын
Walahi Somali dhaqan ayay u leedahay hab nabadgalyo hab ixtiraam Madaxda Caruurtooda ama heer Caalami ku qeexan si cad Haweenka iyo Carrurta. Hase ahaatee waqti ayaynu ka raaligalinay Xad gudub an ku wanaagsaneyd Dumarka iyo Caruurta Under the UN Conventions.
@nuur3272
@nuur3272 Жыл бұрын
Bal taariikhdii sii inta kalee ee madoobaydna maad wax ka sheegtaan.
@MaxamadSoomali
@MaxamadSoomali 3 ай бұрын
Waxaan kuu haynaa war xiiso leh wakhtigii dawladii cabdirisaaq ee adeerkaa iyo wi xii shscabka soomaaliyeed loogeygeystey haba ubadnaayeen leelkase 1964
@wardashaafici6947
@wardashaafici6947 Жыл бұрын
Hanoolato meel kafiican oo arimaha soomalid tabisaa majirto wax badan oo aan qalad fahanaa ayuu chanelkani saxay alle hakaa abaal mariyo soomaaliya mid ah hayna tuso
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Exactly 100%
@banranadalo-jb5ht
@banranadalo-jb5ht Жыл бұрын
Aad baan uga xumahay inaad xoolaha ummadda ka hadasho. Dhiigana xalaalaysato. Miyaanu saxeexin dilkii saaxiibadiis.gabaydhe,dheel,iyo caynaanshe
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Жыл бұрын
Ninyahow anigoo qushuucsan ayaad si kale wax ii tustay, laakin hadalka injiyeerka waxaa ku cad in aabihii uu waxyaabihii hore ka qoomameeyay xitaa salaado uu muddo badan tukan dib u qalleeyay, marka waxaa laga yaabaa inuu wakhtigii uu kacaanka cusbaa qaladaad ka dhaceyn laakin dib iska saxay.. mahadsanid.
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub Жыл бұрын
Afweyne uma baahnayn sexiisa si uu dilka u fuliyo, maqaaxidu afweyne ayay u shidnayd
@user-jt9sd3fx9v
@user-jt9sd3fx9v Жыл бұрын
Suaalahas inu weydiiyo aheyd lkin sida muuqato wuu ka towbad keenay waxa kaloo maqlay inuu ahaa ninki miska qaraacay oo diiday in ceynaanshe loogu badalo dilka xabsi
@ridwaann3762
@ridwaann3762 Жыл бұрын
@@user-jt9sd3fx9v , beenaale.. Aabahay Caynaamshe u ahaa xoghayn oo lala xidhay waligay kama maqal..
@ridwaann3762
@ridwaann3762 Жыл бұрын
Mida kale Maxamed Siyaad baa wax waydiin jiray qof kale
@muumincumar7417
@muumincumar7417 Жыл бұрын
1991 ayuu nooga sheekeeyey maalin uu noo qudbeeyey beer tii daraawiishta ee sayidka hoostiisa dhamaan wuxuu la soo kulmay min bilow ilaa dhamaad
@alimahad9370
@alimahad9370 Жыл бұрын
Maxaad ka xasuusataa
@xasandeeq1743
@xasandeeq1743 Жыл бұрын
Cajiib ismaaciil alaha unaxariisto
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Жыл бұрын
Inuu noolyhy filaa ma hubo.
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 Жыл бұрын
Ismaaciil cali abokor wuu nool yahay madhiman
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@mahdiali2695
@mahdiali2695 Жыл бұрын
Cabdi shuurie naynaaste ma aheed JAMAICA.. OO bing bong xariifka ku ahaay.. ninkaas Macalin jamac baan isku glaas aheen
@akhalif579
@akhalif579 Жыл бұрын
Waa caadi markii dhowr sanno la joogo la isku mash xarada, kacaanki ayaa quruxdii markii hore fool xumaatey! Kuwa wali ka toobad keenin ayuy dhaama Gen ismail.
@heylem90
@heylem90 Жыл бұрын
Mahad waa wiil wanaagsan ilaah ha dhowree laakiin aabihii ragii ka horeeyey ee la toogtay sida salaad gabeyre iyo ceynaanshe hal nin mooyee inta kale waxey u codeeyeen in la toogto ismaciilna dadki codeeyeen ayuu ku jiray laakiin hadii uu ka tooba keenay ilaahey ha ka cafiyo wbt
@osmanelyas8706
@osmanelyas8706 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢 machallah
@fadumoabdi8417
@fadumoabdi8417 Жыл бұрын
Adigaa muday.
@omarnuh
@omarnuh Жыл бұрын
Runtii aad baan uga helaa Sooyaalkii & Taariikhdii Kacaanka Waloow aanan lawaqti ahayn Waad kumahadsan tahay Little Ayaanle Waqti gelintaada Programmes Tayo leh. Ex Ciyaal KPP..O.pk.fr.04:36am.24mar.2023.holland.
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 Жыл бұрын
Jamal cali abokor ayaa ka hadlay
@nuurdiinfuubi9142
@nuurdiinfuubi9142 Жыл бұрын
Barnamijyada wan la socana lkn codka aya aad u gaaban
@nnpcat625
@nnpcat625 Жыл бұрын
Diin ma aha muslim.oo ahaa waligiis ismaaciil abokar ee waxaa la dhahaa waa wadaaa dooobay ilti zaamay
@axmedhasan135
@axmedhasan135 Жыл бұрын
Wareysigi koobaad Anigo LA yaaban milkman Ayaa ka dayan mahadsanid ayaanle
@mohamedalit168
@mohamedalit168 Жыл бұрын
Abihi aya dadka afwayne ku oran jiray waa kacan did isagiba kacan did lagu qaday dad darod majerten ah lo isticmalay kacan did
@mahdiali2695
@mahdiali2695 Жыл бұрын
Moxamed cali shire ambassador somalia OO NIGERIA joogey sow maheen ?
@kingMoha707
@kingMoha707 Жыл бұрын
Diintuu qaatay buu leeyahay MAANTOO dhan maxa qaldan awal Muna Islam ahayn subxanalah
@suleymaancali7230
@suleymaancali7230 Жыл бұрын
Salaad haddii uu tukado ilaa laga gaaro salaada xigta salaad qalo ah ayuu tukan jirey. Malaha markii hore ma tukan jirin miyaa ???!!!!??
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 Жыл бұрын
@@suleymaancali7230 adigu waligaa ma makhashay salaada subax ilaa Duhurka ayuu tukan jiray.? Salaad subax salaad laguma xijiyo ilaa salaad Dhuxa lagaaro waa mambuuc casara salaadi kama danbayso ilaa makhribka lagaadho diin iidoor.? Lacag booliya waa lagu xajin karaan waan ka makhlay.
@archialleli6516
@archialleli6516 Жыл бұрын
Bukaanka qalbiga aad ka tihiin idinka hadashiinaya 😊
@ismailjama178
@ismailjama178 Жыл бұрын
@@khadramahdi3685 Cajiib, diintana ma qabyaalad baan gelinaa? Wakhtigan laga sheekeynayo diinta lama aqoon,ninkan laga sheekeynayo iyo ragii uu kooxda la ahaa shuuciyad bay aaminiin,waana qol yihii raga iyo dumarka simay.
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Ayaanle Nairobi inta jogtaya G. Cali jeyte ma wareysan miya???
@YaskaYusuf
@YaskaYusuf Жыл бұрын
Xaqiiiq waxaaa ah mesheeeed ku kortay walahi lama badalan karo
@mohamedabdalleosmaanbaalle1889
@mohamedabdalleosmaanbaalle1889 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 aabahaa 10 wadaad oo ilaahay dartood loo dilay buu qayb ka ahaa iska daa wixii umadkale la laynayey qaarna la ciqaabayey, muddo 13sano ah, markaa toobbaddu waa xagga ilaahay lkn xuquuq biniaadam baa ku maqan.😂😂😂
@alimahad9370
@alimahad9370 Жыл бұрын
Qofka bani adanka haduu aan xogagaal ahayn oo feker sax la imanayn waxna la soconin waa laga cudabilaystaa waayo qofka wuxuu ka jaahilsanyahay oo uu u marayo kid qaldan iyo dulmi Allah ayaan ka magan galanay waxaan ku odhanayaa Soo xaqiiqada iyo xigmadii iyo qudbadii iyo xukunkii adiga dulmi ha gelin.
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 Жыл бұрын
Illay ka baq ismaaciil cali abokor Awliyo biyo madaashe ah ayuu hj danbegi culimada lagu laayey siyaad bare ayaay ku kooban tahy
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 Жыл бұрын
@@alimahad9370 absolutely wll waa runta lkn waxa nasiib daro ah bulshada soomaaliyeed aya u badan jaahiil. Allaha xaqa na wada tusoo
@essamusa7060
@essamusa7060 Жыл бұрын
Garaadada dadkooda la qaxinayo sheegtaye kan cusbitaalka umulaha ku duqanaya kuuuma muuqdo.kkkkk
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub Жыл бұрын
Gala dagaalka,
@sahromohamed1749
@sahromohamed1749 Жыл бұрын
Mahad waa ka muqata inad xamari tahay waxaan la jooga waqtigi lo hilin laha mogdisho lagan gudbi laha qabyalad korna lo qaadi laha calanka buluga ah l
@Ruun-finder
@Ruun-finder Жыл бұрын
Waraysi xiisa badan.
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 Жыл бұрын
Kooxdii isku Raacda xumaan wanaaga Ayey ku colloobaaN ismaciil Ali Abokor wuxu Aha Ninkii Akhrinaayey waraaqdii Amarka Dilka Awoowgey, Madaxweyne xigeyn GeN, Mohed,Ceynaanshe, wasiirkii Gaashan dhiga, Sallaad Gabeyle
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Жыл бұрын
Waan kaxumahay ragaas dulmi ayaa lagu dilay Dheel iyo caynaanshe iyo gabayre Dhamaantood dulmi ayaa lagu Dilay Aloow u naxariiso
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 Жыл бұрын
@@abdirashidlohos9166 hadii Ismail uu kuwaa in la dilo ogolaa in isaga laxiray maxaa tariikha oonu ka faaiidaynaa wuu soo xajiyay kuye xajku xagee joogaa Ragar khabe weeyee.?
@kaalintechnology
@kaalintechnology Жыл бұрын
@@khadramahdi3685 waxaas oo dhan waxaa Aabo u ahaa Siyaad Barre. Midakle Ismaciil asaga waaba ka toobad keenay lkn Siyaad Bare asagoo Sidiisii ah oo Wadanka La burburay.
@abdirahman77
@abdirahman77 Жыл бұрын
Oo maa soo wareesatid odaga naftiisa, markaa cunugaan shoowiistahaa noo wareesano, kulahaa table-tennis, ma cuuryaanaa! ana waxaan sugaayay kubada cagta kkk
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 Жыл бұрын
Table tennis maa fahansanid filaya ee bal hubso
@xamseaadanxirsi1776
@xamseaadanxirsi1776 Жыл бұрын
Ismaaciil Cali Abokor Raggii Kacaanka Dadka Soomaaliyeed U Loogay ayuu ahaa Akhirkiina Kacaankaa isaga Dhibaateeyey
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 runtii abiihii snm ismaaciil cali abokor iyo inankiisii mahad ismaaciil cali ♥ laandheere banaan degay
@tabiye
@tabiye Жыл бұрын
Galataska 8 aad ayaan ahaaa maliinkii Dilka laguna xukumay H/Drexe taleex ilaa shiikh cali surfi oo aha macalinkagii quraanka. dhagax tuuroo qarbudaad xataa buugaagtaydii malinkaa way iga dhumeen. saan u malaynayo 1988 ayey ahayd.
@AbdallahHFarah
@AbdallahHFarah Жыл бұрын
Wax la sii Kol'leeyiyo wax la soo Kol'leeyoo muslim Leysla Korkoorsho, Kaafirkaa inankiis iyo Adaa Kaadib Ahaa iyo Kir miyaa u danbeysay.
@cuudcuud
@cuudcuud Жыл бұрын
DADKOO DHAN MAXAY DHOOF U HELI WAAYEEN KKKKKKKKKKKK BOOB HANTI QARAN WASIIRADA IDIN DIRAYA HANTIDA DOWLADA IDINKU DHOOFIYEEN ADEER
@abdiharman7451
@abdiharman7451 Жыл бұрын
Mudane Aaanle cod-ka eng. Wuu gaaban yahay adiga codkaaga waa sifiican sameecada ka sax
@user-jt9sd3fx9v
@user-jt9sd3fx9v Жыл бұрын
Odayga hadan fahmay waxa wareysiyada udiidaayo oo aan wareysi logaba heynin waa towbad keenay
@silverloola726
@silverloola726 Жыл бұрын
Axmed suleeymaan dafle maa maxakamad lasoo taago
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Mahadaw laascaanood ayaad soo qaaday markaa dulmiga dadkaa lagu sameeyey kamaad hadlin masaajidada isbitaalada hoobiyaha lagu garaacayo laakiin waxaad eedaysay garaadadii markaa adigu dulmiga iyo qabyaalada iska waani
@hargeisa24h
@hargeisa24h Жыл бұрын
kk Shuuci Waynaaday ayuu ahaa sidii kuwii Ciraaq ...Dil badan ayuu wax ka ogaa si Gen.Caynaanshe Guleed oo aan ia maanta la gran waxuu ku Maagay ......?
@faatii333
@faatii333 Жыл бұрын
Qof aanad aqoon ulahayn afka ha kusoo taaagin caga dhigo sibaad u dag dagaysaa
@iidleyare9642
@iidleyare9642 Жыл бұрын
🎉
@axamadaclay9924
@axamadaclay9924 Жыл бұрын
Madaxweynaheena hada joogo ah aragti dheer leh hadii ale idmo 2060 qof aragtidiisa ey tahay wali masoo marin soomaaliya kuwii ka horeeyey oo dhan bari iyo maantey ka hadli jireen kaasaana gadaal noo dhigay sxb ku jcl
@larsmartinjohanssonjohanss115
@larsmartinjohanssonjohanss115 Жыл бұрын
Hodhodho! Ma gebi dhacleynta Xassan Sheekh baad u riyaaqday? Xassan waxba ugama bilaabna waxa waayeenka sare ku maqan, iskaba daayo joogtada kaaheeda ayaanu arkayn ba?
@dheemanlulahajji9072
@dheemanlulahajji9072 Жыл бұрын
waa xaqiiqo in Xasan yahay madaxweyne Aragti dheer hadana waxka ogsoon wuxuu dalkaan soo maray Waqtigii kacaanka waqtigii Hogaamiya Kooxeedka Waqtigii Maxaakiimta iyo Waqtigii Farmaajo oo Xasan noloshiidaba qilqiil lageliyay marar badana Farmaajo isku dayey inuu Xasan qaarajiyo Inshaa allaah intaas oo Waaya aragnimo ah Xasan waa nin u soo joogay dalkaana waxweyn kabedeli karo allahana lagarab galo aamiin
@omarfaruk4735
@omarfaruk4735 Жыл бұрын
@omarfaruk4735
@omarfaruk4735 Жыл бұрын
Absolutely
@omarfaruk4735
@omarfaruk4735 Жыл бұрын
Xaqiiqda ayaad tilmaamtay Madaxweyne Dr Hassan Sheikh Mohamud waa 67 Jir xiligii ay Dowladii milatariga bur bureysay wax gartay oo heerkiisa aqoontuna gaarsiisnaa ilaa Master Degree, wuxuu u shaqeynayay Dowlada gaar ahaan wuxuu bare ka ahaa Jaamacadii Ummada Soomaaliyeed ee uu heerka kowaad horay ugu dhameeyay halka uu heerka labaadna uu Dalka Hindiya ku soo qaatay. Waxaan xusuustaa sheeko uu 2020 nooga sheekeeyay oo aad ii taabatay taas oo aheyd in uu karay in uu Dalka iskaga dhoofo talada waalidkiisna ay sidaas aheyd balse uu isaga diiday, wuxuu yiri maalmo qaraar ayaa isoo mareen oo aan is weydiiyay war armey kugu wacneed in aad baxdo hadana waxaan ka istigfaarsadaa shalaaytada oo Alle ayaan talo saaran jiray ayuu nagu yiri. Wuxuu yiri waxaan ku soo noolaa Magaalada Muqdisho oo laheyn wax adeeg free lagu helo nolosha dhamaanteedna tahay lacag shaqadana adagtahay. Wuxuu yiri waxaan isku dhex waday marna in aan ka fakaro masaariifta nololeed sidee loo dabaraa iyo xagee laga dabaraa marna waxaan ka fakarayay sidee Dalkaan dayacmay ee ubadkiisa dayoobeen wax uun ugu tartaa. Wuxuu yiri waxaan nolosha ku soo maareeyay xirfad kasto ee aan lahaa sida Dhismaha, Qibrada Maamulka iyo Latalinta iyo tan Waxbarashada Sidookale isku dayada ganacsiga iyo wixii la Mid ah. Wuxuu yiri Siyaasada iyo xal u raadinta Dalka maalina war iguma seeganeyn ee ururadii siyaasadeed ee jiray waan u dhuun duleelay waxaana la qaban jiray hadba wax kasto oo aan wanaag u arko in aan ku biiriyo. Wuxuu yiri waxaan mar sii dambeyday ku biiray howl wadeenada Hey’ad ka shaqeyneesay nabada, xalinta Khilaafaadka iyo cilmi baarista taas oo I dhaxalsiisay in aan kasbado ayuu yiri wax badan oo iga daahsoonaa sida fahamka nuucyada khilaafaadka bulshada, barasho dhab ah oo aan bartay Dadka Soomaaliyeed iyo Dalka Soomaaliya intaas oo koriimo iyo kabasho ah waxa ay waa hore isii tuseen ayuu yiri in aan Dalka taladiisa in aan saameyn ku yeesho u kaco. Waxaan sheekadaas uu mar aan jaanis u helnay nooga sheekeeyay Madaxweynaha u soo qaatay sida aan u ayidsanahay shaqsiyadiisa qofeed aragtidiisa fog ee il muuqadka ah iyo fahamkiisa ugu kalsoonahay in uu yahay Hanti Soomaaliyeed oo mudan in la garab istaago. FG:- waxaan xusuusanayaa oraah aheyd Muqdisho waxaan soo dhex joogay iyadooney ka jirin adeeg isgaarsiineed dagaalo ahli ahna ay ka holcayaan cida ku maagan aadan ka digtoonaan karin marka aad soo soofeyso aadan hubin in aad guriga ku soo noqoneyso, wuxuu yiri Muqdisho xaafad aanan ka dagin Colaad ka qax darteed waa yartahay bari galbeed iyo bartame intaba. Ilaahey Dadka Soomaaliyeed laabtooda burcad ha isu mariyo Madaxweynahana midkii ku guuleesto ka miro dhalinta himiladiisa wax qabad haka dhigo Inshallah. Dadka Soomaaliyeedna kuwii waayo aragnimadiisa Aqoon, Odaynimo waayo u joog iyo Hogaamineed ka faa’ideestaan haka dhigo Inshallah.
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 Жыл бұрын
😂 dawlada waxa burburiayay jifada maxamed bare arimaha uu sheegayo mahad waa runtis m.siyaadna marabin qof kale oo wax garanhaya
@axmedcarfaaye6813
@axmedcarfaaye6813 11 ай бұрын
Ceeynaasho salad gawaya ra iyo dheel dil kooda adaaa ka hada shay
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 Жыл бұрын
Abbaabulka SNM ayuu Ka mid ah Ismaaciil Cali Abbokar. Runta muusan sheegin ninkaan.
@maxamedcilmi2338
@maxamedcilmi2338 Жыл бұрын
haa sxb wax badan buu kasoo booday yarkani.....
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 Жыл бұрын
SNM Dadkay dileen galay ahaayeen buu aamisanyahay Ayaanlan CuQdada kahaysa kacaanki siyaad bare waanu ognahay waa ciyaal Boonkaay.
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 Жыл бұрын
@@maxamedcilmi2338 Ismaaciil Cali Abbokar, Cumar Carte Qaalib, iyo kuwo kalloo badan waxeey ka mid ahaayeen SNM-tii.
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 Жыл бұрын
WaRun ismaaciil cali abokor wuxuu ahaa abihii snm
@silverloola726
@silverloola726 Жыл бұрын
Quran baa iskusoo haray Hassan shiikh iyo Faramaajo hurumar ma nageeynayaan.
@newassong7535
@newassong7535 Жыл бұрын
Sax qofka hadu fahma muslin nimada saxda ah ma yelaaya dulmi umada inuu ku sameyay
@axmedbashiiraxmed2001
@axmedbashiiraxmed2001 Жыл бұрын
Ayaanle xuseen cabdi mahad hakaa gaarto dadaalka aad ku bixinayso in jiilka hadda jooga ay bartaan sooyaalkii abbayaashoodii wadanka usoo halgamay.
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 Жыл бұрын
Waraysiyadaad qaaday Ee Ina Ismaaciil iyo Maryan waa kuwa ugu wacnaa ee Taariikh laga fahmi karo sida Dowladii iyo nidaamkeedii isu cunay ee burburkaas baahsan ee aan dhamaadka lahayn
@esmaelsheybow3226
@esmaelsheybow3226 Жыл бұрын
Ayaanle. Waa. Ku. Salaamey. Waa. Korneel. Hussein Afgooye. Waa. Runtiisa. Ninkaan. Yusuf shuuriye. Wuxuu. Deganaa. Haruunta. Xisbiga. Wuxuu. Ahaa. Ogaadeen. Awol. Yahan. Siyaad. Barana. Saxib. Kiisa. Ayuu. Ahaa. Abdi. Yusuf. Shuuriye. Wuxuu ahaa. Aruurta. Yusuf. Shuuriye. Ninka. Ugu. Wanaagsan.
@Ruun-finder
@Ruun-finder Жыл бұрын
Ayaamuhu isu ekaa waxaa na soo maray waxa Mahad Ismacil Abokar ka waramayo sida in guriga loo dhacay iyo in dalka laga fakado.
@aliguled2166
@aliguled2166 Жыл бұрын
Waxan maqlay in uu ahaa ninki mohamed Ibrahim egal khiyaameyey
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 Жыл бұрын
Mahamed ibraahim cigaal muxuu ku khiyaameeyaa rag adag ayuu wax kadhac saday ismaaciil cali abokor geesi hj ah ayuu ahaa ina cigaal na intaan dowlad nimo dhan u dhiibany ayuu meel alle meel uu kagaga waramo garan waayee miyuu gaadhayaa ismaaciil cali abokor oo atoore ahaa 🤣🤣🤣🤣💪💪💪 siyaad bare oo axmaq ah cadkiisii kadhac sadee markiidan bena ku qalibay oo noo aas aasay jabhadii snm waa aasaasihii scm ismaaciil cali abokor nin adag oo loholin waayeey
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 Жыл бұрын
Siyaad bare illahayoow kuu naxariiso Somali baabad 21 sano xukuntay , Halhada labadiinaan Baroorta Taariikh nooga dhigayoow 2,bo 50,ton jirbaatihiine maad wadanka hagaajisaan.? Mise waxwalba siyaad baraa Kharibay oo waxba lama hagaajinkaro! Somali waa siyaad bare iyo baabah.
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 Жыл бұрын
@@easky363 wadaado malaynn ee laga roonayaal buu aduunka dhafiyay Qudhmis yohiw
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 Жыл бұрын
@@easky363 xogbaabad haysaaye Ma ubixii kacaanka ayaad ahayd? Haa waad ku mahadsantahay xogtaad nala wadaagtay Maxaakale oo uu idinkusamay jiray?
@ismailjama178
@ismailjama178 Жыл бұрын
Khadra Siyaad,aabahaa Allah ha u naxariisto,in kastoo aanan weli furfurin falkii uu noo aasay,hadda waa dhaw dhaw nahay, adiga iyo agoonta kalena waa wanaajin doonaa.
@kaalintechnology
@kaalintechnology Жыл бұрын
@@ismailjama178 sifiican baa ugu jawaabtay dadkaan Cuqdadeysan 😂 👍
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Жыл бұрын
@@ismailjama178 😂😂😂😂😂 waad ku sugtay dhibka Soomaalida haysato AFWEYNE ayaa Sabab u ah.
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
Ismail A Abokor markii ciidanku talada qabsaday jagada ugu horreysey uu qabtay waxay ahayd wasiirka warfaafinta
@mohamedalit168
@mohamedalit168 Жыл бұрын
Nacasnimadi abihis bu ka dhaxlay
@alimahad9370
@alimahad9370 Жыл бұрын
Suaal wax aan ahayn cay iyo nacayb kuma hadashid waa ramadaan Allah weydiiso danbi dhaaf dadkana daa
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 Жыл бұрын
Ismaaciil cali abokor iyo nacasnimo kaladheer ader aasaasihii snm
@mohamedalit168
@mohamedalit168 Жыл бұрын
@@mowliidabdi6030 yaa kugu shekeyey si fican u so bar shekadisa gabadhayada badbadisay dhagta dhiga lo dari laha
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
ما خلقت الأنس والجن الا ليعبدوني . Micnuhu wuxu noqonaya waxaan u abuuray jimka iyo dadkaba inay I caabudaan oo keliya. Kolkaa waxan adduunka shaqo iyo dhaqdhaqaaq ka socda Rabbi kuma talo-gelin miyaa arrintu ? Waar noolaha adduunka jooga inay ku dhaqmaan oo ku noolaadaan ayaa ka mid ah waxyaalaha Rabbi u abuuray noolaha. Aayaddaas waa iska sheeko Carbeede maaha war xagga Rabbi laga keenay
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
Muxuu Rabbi ku falaya in la caabudo ? Miyuu baahanyey ? Carabtu way ka been-abuureen ilaahay
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
Cibaadadu waa disiplain iyo nidaam dadka laftooda dantu ugu jirte oo Rabbi ugu talo-galaye maaha wax Rabbi wax ku falayo
@FAHAMTECH
@FAHAMTECH Жыл бұрын
Yaaa bal kusoo celi
@FAHAMTECH
@FAHAMTECH Жыл бұрын
Ramadaan baa lagu jiraaye Ilahay denbi dhaf waydiiso
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
@@FAHAMTECH Ilaahay waxba kama taqaanide afkaaga kuddaafadda ka adkow
@user-xh3gj6ry4f
@user-xh3gj6ry4f Жыл бұрын
ninkan ayanleh u firsada wajiigiisa ama indhihiisa waxad fahmi donta in uu ayanleh yahay qof madax ka hanunsanaayan ama wa nin autism qaba walahi
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 Жыл бұрын
Haa xanuun xaasidnima ayuu qaba Imaamu Shaafici ayaa laga haya dadka aduunka ka xanuunsan Waa xiaasidnimafooda
@user-xh3gj6ry4f
@user-xh3gj6ry4f Жыл бұрын
@@muawiyeawil8430 jow kow now bow war waxba iguso birisay ilen ninkan ayanleh wa nin hanun nafsiyay iyo maskaxiyan baa qaba ilaahow u gargar wilkan ayanleh
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Maxamed Cali Shire inuu ahaa Dhulbahante afka ma soo marin kartid sow maaha, nimankii idin gacan qabtay ee Habarjeclo iyo Hooyadaa ninkii ay qaraabada ahaayeen waad sheegtay qoladooda!
@yacnick
@yacnick Жыл бұрын
Waa ba aabbahay walaalkii buu yidhi, taasaa waxkasta ka qaalisane.
@alimahad9370
@alimahad9370 Жыл бұрын
Maxamed Cali shire Allah ha u naxariisto wuxuu ahaa odey qaaliya oo xalaal cun ah Allah ha naxariisto amiin Yaa Allah
@kbpost6947
@kbpost6947 Жыл бұрын
Qabiil baa ka dhex baadhaysaa 😅😅😅
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
@@kbpost6947 Dowlad markay ka hadlayaan, waan fahmaynaa qolada ay u socdaan! Car ha sheego ninkasta qoladiisa, bal aan ogaano guulwadayaashee! Beentiisa bal u fiirso, wuxuu yidhi NSS baa na loosoo diray waxana soo Array Ina Dafle! Ina Dafle ma haysan NSSta , markii aabihiis la xirayay! Jibriil nin la yiraahdo ayaa haystay NSS ta markaa! Isaga afkiisa ka sheegay shirkii ay wada galeen aabihiis, Siyaad Bare, iyo Ina Dafle, in Axmed Saleebaan Dafle uu yiri, " Aniga xukunkii waad iga qaaday oo inqilaab xitaa inuu nagu soo socdo war uma hayno!" Aniga waxaan rabaa guulwadayaashii Kacaanka in midmid looga sheekeeyo! Hadalkana la cadeeyo, sodon sanaa been naloo akhrinayay oo aan sasabeenay dad kamida Soomaalida sidii inay yihiin caruur aan dhalnay! Laascaanood markuu ka hadlayay wuxuu noo sheegay nin madax ah oo dadka dagaal ugu yeeraya, Garaad Jaamac ayuu ka wadaa oo ah ninkii lagu soo duulay!
@faatii333
@faatii333 Жыл бұрын
Maxamed ali shire iyo ismaaciil cali abokor dad walalo aan lakala dhex galin ayay ahaa yeen ilaa caruur tooda ayaa walaalo ahaa markaa dad aadan garanayn lama dhex galo adoo qabiil kaa dhex guuxayo
@kamaaljamac3737
@kamaaljamac3737 Жыл бұрын
ARINTA DIINTA BEEN AYUU KA SHEEGAYA KOLEYBA CAMAL KIISA AYAA KA HOREEYA GOBOLKA UU KA DHASHAY REERAHA BURCA DEGAA AYAA DIINTA ISLAAMKA EE DARIIQADA SAALIXIYADA KA AAMIN SANAA INTA KALE ILLA HADDA WAA GAALO AFKA KA SHEEGTA DIINTA ISLAAMKA
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE Жыл бұрын
Maxaad cadayn u haysaa mise kelmadda been ayaa isaga kaa fududaatay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Illahey uun baa odhan kara qofkaasi waa gaal maalinata akhira wa ramadan arimha illahey ah fara galin somali 100% waa muslim adana malaa qaabiil aad nacantey meel aayku badanyahiin baad gaalo ku shegaysaa xagaa waxaa ka cad diinta baro suuban insha allha
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Жыл бұрын
War yaan lagu dagdagin Reer burco waa dad ah islaam
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 Жыл бұрын
Nin xabsigi siyaad bare galay oo fayoobi kaga soo nokhday ma arag kk Toloow Raga muxuu kusoo samayn jiray? Kan ugu yar waa ka kuleh waan tobad keenay oo aduun waan ka saahiday siyaad Mucjisuu ahaa walee Jadaad ogtahay xabsiyada siyaad bare wuxuu ragan kusoo sameeyay fadlan nala wadaaga.
@xayyi3296
@xayyi3296 Жыл бұрын
Dariiqada saalixida hadaad gaalo u taqaan waxaa tahay khawaarij waliba kadaran gaalada
NOLASHA LONDON🇬🇧| COST OF LIVING IN LONDON
5:05
Bashir Tani
Рет қаралды 29 М.
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 7 МЛН
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 12 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 4 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 101 МЛН
WAREYSI #1/2 - GUDDOOMIYE CABDI FARAH LAQANYO
29:29
HANOOLAATO
Рет қаралды 49 М.
Waayaha qurbaha with jamal ali husein
1:00:17
Horn Cable Tv
Рет қаралды 17 М.
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 7 МЛН