No video

HASHIM CADE | DARYEEL MAHAASTEE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 4,369,452

Liibaan Jama

Liibaan Jama

3 жыл бұрын

Copy Right Protected By Liibaan Jama 2021
XUSUUSTII AHMED RABSHA
CODKII: HAASHIM CADE
MUSIC BY: ABDIWAHAB ANTAR NAAJI
VOCAL RECORDING BY: LIIBAAN JAMA
CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
EDITED BY: LIIBAAN JAMA
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...

Пікірлер: 1 100
@Garaadkalyric
@Garaadkalyric 2 жыл бұрын
Heestaan hadeey kuu daaran tahay xarfaan like 👍 iizaar 📌RAGEEDI 😅
@user-sz7pu5ng7m
@user-sz7pu5ng7m 4 ай бұрын
2024 inta ila dhageeysanaysa is moojiya
@hazalahmed7791
@hazalahmed7791 2 жыл бұрын
Heesta manta dhan sidan uradinàyeye wan dalay 🥺🥺🥺🥺🥺🥺😭
@xoogsadelegend4796
@xoogsadelegend4796 2 жыл бұрын
Kulamid ahy quen
@abdirahmanhusseinmohamed5431
@abdirahmanhusseinmohamed5431 2 жыл бұрын
Markey ku dorto ku donte ku qor wey kuso bexeysa ✋
@abdirahmanhusseinmohamed5431
@abdirahmanhusseinmohamed5431 2 жыл бұрын
KZfaqka ku qor we kuso bexesa
@ilahansharifabdullah8010
@ilahansharifabdullah8010 2 жыл бұрын
Odeyga tictok marku qadaye kaley iska arag kas aye ku fican tahy Inu qado
@youssefabdulkader2759
@youssefabdulkader2759 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@halimayousf723
@halimayousf723 3 жыл бұрын
Inta TikTok kaso racday hesta ismujiya🤣
@azizabdo5766
@azizabdo5766 3 жыл бұрын
Hhh
@Hani11112
@Hani11112 3 жыл бұрын
😂😂😂☝
@cabdirashidcawilcabdulahi208
@cabdirashidcawilcabdulahi208 3 жыл бұрын
Hda ka imaaday ✌😁😁😁
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 3 жыл бұрын
👍🏻
@monshidmunasar5630
@monshidmunasar5630 3 жыл бұрын
waa zax
@boqorkacodkaqadar7146
@boqorkacodkaqadar7146 5 ай бұрын
Cajiib😊nina waqtiga ayaa ciilay Nina farxadbu qaadanayaa Wa adunyo xalked😢 Old is old best song my favourite
@lechimiste3547
@lechimiste3547 2 жыл бұрын
Heesaha rer xamariku inaba aadi maha Big love from Jabuti🧡🧡💥💥
@jafarbarir3733
@jafarbarir3733 2 жыл бұрын
Heesta kaliya ee reer xamarka ah aan ku marqaamo. I can listen all day. From Galkacyo.
@gaabshe-10
@gaabshe-10 2 жыл бұрын
Siday marqaanka ugu macaantahay ma aragtay 😂😂😂
@jafarbarir3733
@jafarbarir3733 2 жыл бұрын
@@gaabshe-10 aad iyo aad kal iyo laab.
@ugaasoahmed7221
@ugaasoahmed7221 2 жыл бұрын
Waan uxiisay gaalkacyo love my city gaalkacyo from USA
@d-y-a5208
@d-y-a5208 2 жыл бұрын
🤣
@zaki-rd6jv
@zaki-rd6jv 2 жыл бұрын
Cwda ana ku marqamoyo😋
@hamdiomar621
@hamdiomar621 2 жыл бұрын
Yaa Tiktok ka imaaday saan uraadinaaye waan soodaalya haddaa iga danbayso ismuuji heeh😋😋😋
@DAARULIIMAAN
@DAARULIIMAAN 3 жыл бұрын
Aniga dad idaawado ma Haysto diini soo gudbiyaa isoo booqo walal ifka walal lagu yahaye
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 3 жыл бұрын
Insha allah walaal
@aliyaasli9165
@aliyaasli9165 3 жыл бұрын
Subscribe ku saarey
@mulkiahmed1979
@mulkiahmed1979 3 жыл бұрын
anaa kuso raacay wll aduun wax yaalo malaha 😭
@ahmedsiciidsheebe4966
@ahmedsiciidsheebe4966 3 жыл бұрын
Ilaahay khayr haku siiyo bro
@abdulrazaksamatar1616
@abdulrazaksamatar1616 3 жыл бұрын
Inta maxa ka soo doontay horta
@Rana_barbi
@Rana_barbi 3 жыл бұрын
Wah hesaha rer xamrku way macnyin wlhi from hargeisa somliland😻✌🏽
@SuperExcuse
@SuperExcuse 3 жыл бұрын
Is Somaliland new country 😔
@Mu5lis
@Mu5lis 3 жыл бұрын
Markay ku doontoo Ku dooratee Dunida macaan Waa ku deeqsihee …… Ma laysku daaliyo Markay ku diiddee Waa loo dulloobaa Dantaa ka haaysee … Dabinaa lay dhigay Daryeel ma haastee Daadaa I qaaday dadow Docuu iiga tuuree… Axmed Cawad Rabsho oo kaban ku garaacaya haddaad arki lahayd baad amakaag aamusi lahayd
@saadali9547
@saadali9547 3 жыл бұрын
Sxb reer xamarka kala ah jareer wayn lee maho waxaa kale kaa kac waye dhankas
@servantofgod6801
@servantofgod6801 3 жыл бұрын
@@saadali9547 niinkan waa jarwerweyn Mashallah ♥️
@saadali9547
@saadali9547 3 жыл бұрын
@@servantofgod6801 haa sxb Waan ogahy
@guledali9941
@guledali9941 2 жыл бұрын
ilaahay amarki heesaha reer Xamarka waan iska jecelahay! Love from Hargeisa....
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 2 жыл бұрын
Me to
@abdirisakmohamed3576
@abdirisakmohamed3576 2 жыл бұрын
Muuse yuu ku maqlin
@asmasulaiman6939
@asmasulaiman6939 2 жыл бұрын
@@abdirisakmohamed3576 😂haye
@Team--Abdrashiid
@Team--Abdrashiid 2 жыл бұрын
Muusa biixi iiga wran massege to from to KGS koonfur galbeed soomali
@Team--Abdrashiid
@Team--Abdrashiid 2 жыл бұрын
🤣
@abdihakinahmed8013
@abdihakinahmed8013 3 жыл бұрын
Heesaha reer xamar waxba lagama qabankaro from jigjiga 😍❤
@masargaasi170
@masargaasi170 3 жыл бұрын
Dulmiga qaarkiisa ma daahiree inley darnaada dareemayee ax 🥺🥺😭😭
@abdirizakosman082
@abdirizakosman082 3 жыл бұрын
🥺🥺🥺🥺
@mohamedabdi4803
@mohamedabdi4803 3 жыл бұрын
😪
@daadirsoomane5801
@daadirsoomane5801 3 жыл бұрын
Dulmiga qaarkii ma daahiree inley darnaada dareemayee waa hubaal anigay I heysataa
@zakibingolden6717
@zakibingolden6717 2 жыл бұрын
Zab iskaraip wanku sarey siz
@Shiinkayj
@Shiinkayj 2 жыл бұрын
😔😪
@MrQataatow
@MrQataatow 2 жыл бұрын
Markeey ku doonto oo ku dooratee Dunidaan macaan waa deeqsiyee Ma leysku daaliyo markeey ku diidee Waa loo dullobaa dantaa ka heysee Damiirka miyaa door ka soomaaye Mise anigaa leygu soo diree Dulmiga qaarkiis ma daahiree in leey darnaadaan dareemayee Dulqaadan waaye, dugaagta maa Lasoo darsaa duurka maan galaa Ma duubahaa darinteydiyee Deegaanka waa laga deyriyee Dabinaa ley dhigayee Daryeel ma haystee Daadaa i qaaday dadooow Doc iiga tuuray Axmed rabsha iyo killer AUN
@mustafeabdi3364
@mustafeabdi3364 2 жыл бұрын
Ma Hees Horu noogu Celiyay ninka 😁
@teddykassa4739
@teddykassa4739 Жыл бұрын
I feel the pain I swear I feel your pain Yes they have a mission they set the plan to trap and cutting us in pieces
@morogoro78
@morogoro78 3 ай бұрын
😂​@@mustafeabdi3364
@mustafeabdilahiabdilahi1249
@mustafeabdilahiabdilahi1249 Жыл бұрын
Heesaha banadiraaga aad ayan udhagaysta from borama soomalia waqooyi galbeed
@BackoGaming
@BackoGaming 2 ай бұрын
Niyada alleh hakaaga reebo Somaliland!
@fahmoabuukar3772
@fahmoabuukar3772 3 жыл бұрын
from tig tok yaa ila midaaa
@ayanshariff8618
@ayanshariff8618 3 жыл бұрын
🤣aniga
@mohamedabdi4803
@mohamedabdi4803 3 жыл бұрын
Sido kle
@whizzmaahir8246
@whizzmaahir8246 2 жыл бұрын
Me
@mohammedalichannel7293
@mohammedalichannel7293 Жыл бұрын
Wallahi meesheedii buu dhigay inta waqtigu ku istaagay ayaa fahmi karta
@mohamedtaagane1062
@mohamedtaagane1062 2 жыл бұрын
Heesahan reer xamar lama dhoho ee banaadiri ayaa ladhahaa waana heesaha ugu saameynta badan xaga xigmadaha iyo qaabka loo gudbiyo fariimaha markaas looga hadlaayo Reer bilaajo carab is muujiya 🥰👌
@sulaimanabdigibaromar9834
@sulaimanabdigibaromar9834 2 жыл бұрын
xamar iyo banaadiri xagee u kala wadaa waa isla meeshii lee soomaaha salaama
@user-xw6ry7hv4e
@user-xw6ry7hv4e Жыл бұрын
Hhhhh iska dhaf wariesaa kulaha banadri wayee hahaha
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal Жыл бұрын
@@sulaimanabdigibaromar9834 wuu saxan yahay reer Xamarku waa dadka lkn fankooda waxaa lagu magacaaba Benadiri ama Xamari sidaas ayuu ula jeedaa saaxiibku
@noloshaqurbaha7887
@noloshaqurbaha7887 3 жыл бұрын
100 jeer waan kusoo ceshtay heestaan waa markii iigu horeeysay maanta oo aay taariiqdu tahay 2021-06-18 waa maalin Jimco ah Xasuus weeyn ayaan heestaan kugalay Walaalaheey Somaliyeedoow Dabin baa leey dhigayee daryeel maheeystee daadaa iqaadee igasoo gaara 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@fathihassan1223
@fathihassan1223 3 жыл бұрын
Sxp waa hees mcn way igu socotaa caadi maaha
@mulkiibrahim3670
@mulkiibrahim3670 3 жыл бұрын
heestaan waxaa horey uqaadey AUN cawad Rabsho Dabin Xasuus ..
@geeseyofficial1069
@geeseyofficial1069 2 жыл бұрын
😥😥😥😥🙏malin wad guuleysa insha allaaah wayo dunida waa samir iyo dulqaad 😥😥
@xubiaxmad8978
@xubiaxmad8978 2 жыл бұрын
ana waxaan helay 2022/6/12
@boqorsalaam7540
@boqorsalaam7540 2 жыл бұрын
Waxaa mahad leh allHii iga dhigay soomaali waayo waxaan haystaa wax yaabo kala duwan oo aan nafta ku maa-weeliyo🇸🇴✌️
@SabarinDauud-mo8ob
@SabarinDauud-mo8ob 11 ай бұрын
Daryel maheste dadow Dada iqaday 😢😢 nolosheda xumed allh ima celiyo. 😢 qalbiganeh allh I qabojiyo yarabi🤲💔💔😥
@sacadxikmaawi3585
@sacadxikmaawi3585 11 ай бұрын
Hees qaliya😍
@hanadabdullahiaden5657
@hanadabdullahiaden5657 3 жыл бұрын
markey ku doonto ku doratee dunida Mcn wadku deqesaa malaysku daaliyo markay ku didee waloo dulobaa dantaa Ka haysee exactly 😁❤️🥵
@xariirohajji2146
@xariirohajji2146 2 жыл бұрын
imicne heesaha reer xamarka iskuma wacnine wlla qali
@aanaan6027
@aanaan6027 17 күн бұрын
26 July 2024 malin jimco ah ilahey waxan ka rajeynayaa sanadka dambe manta oo kale inan ku so laabto heestaan anigoo faraxsan insha allah inta iga dambeyso iso duceeya inuu alle muraadkeyga ii sahlo idiin ka neh allaha idiin siiyo qof weliba wuxuu jecelahay 😢😢😢😢😢😢😢
@pieterhannekom7681
@pieterhannekom7681 2 жыл бұрын
hees walpo mcn qowlki alle ka macaan
@abdifatahabdi3337
@abdifatahabdi3337 3 жыл бұрын
HASHIM MAHADSANID,,, Waxaad dib noo xasuusisay Legend AHMAD RABSHA, may his soul Rest In Peace,,,
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 2 жыл бұрын
Origen waxa lahaa legend axmed sharif killer ahun
@albertorenelletti2751
@albertorenelletti2751 Жыл бұрын
​@@abdulahikeno7092 (Aun) Axmed Shariif Killer dib aas uu qaaday Heestaan fanaanka asal ahaan uu qaaday (Aun) Axmed Rabsha waaye. Ereyadii Abwaan Abdiqaadir Nuraani.
@abdiweli4125
@abdiweli4125 2 жыл бұрын
Wlhi hestan wxaa soxasusta naag anjacla lacag la'aan darteed ayee iga carartay lkn manta mid lacag heysato ayaa isodonatay alhmdllh ❤😓
@MrMaahir
@MrMaahir Жыл бұрын
Heeskaan Wuxuu ka Tarjumayaa Dumarka Hadii ee Ku Doortaan ama ku Jecladaan inaad daremayso Dunidaan Macaankeeda hadii ee Ku Diidana aan lays Raacin Nolashaada ka Raaco ......
@H_Eith1M
@H_Eith1M Жыл бұрын
Sugaan Tii XalashA AHYD Ereyda iga Gadan Nio
@varaskavlogs5141
@varaskavlogs5141 2 жыл бұрын
“ Daryeel Ma Haystee..” Best Song 🎶
@moulidjama5782
@moulidjama5782 2 жыл бұрын
Daryeel ma heystee best songs
@Mmnnnnnnjjjjnnnnmmmmm
@Mmnnnnnnjjjjnnnnmmmmm Жыл бұрын
Heest waa marki igu horaysay ee an dhagaysto wan ka hely 18/6/2023 7:37 mp subaxnimo 🥺dabinaa laa idhigayee Daryeel mahaysee 😮
@nasrincumar4078
@nasrincumar4078 3 жыл бұрын
Rer xamar ❤❤👈
@teamazlamak1672
@teamazlamak1672 2 жыл бұрын
❣🙏
@jawaadsalmaan558
@jawaadsalmaan558 2 жыл бұрын
🥰😍😘reer xamar
@geeskaafrika5040
@geeskaafrika5040 2 жыл бұрын
Reer xamarkii saxda ahaa ee banaadiriga miyaad wll tahay ?
@nasrincumar4078
@nasrincumar4078 2 жыл бұрын
@@geeskaafrika5040 labo rer xamar miya jira mida saxa ah iyo mida falsa ah
@geeskaafrika5040
@geeskaafrika5040 2 жыл бұрын
@@nasrincumar4078 calaashan Cawad Rabsho, Qoyskii reer Naaji Sacad cml
@teddykassa4739
@teddykassa4739 Жыл бұрын
I don't know what does it mean but I love this song I am live in Addis, Ethiopia I must study Somali language
@cadarus75
@cadarus75 Жыл бұрын
Welcome our brother from another mother
@maxamedshariif4046
@maxamedshariif4046 Жыл бұрын
I think east africa is same music
@user-hy7lm4en1d
@user-hy7lm4en1d 8 ай бұрын
❤😢😢😢😢
@apdulzalamomar850
@apdulzalamomar850 2 жыл бұрын
Subax sabtiya saacdu 11:45 Columbus Ohio hdad 2k22 ay ku daaran tahy heeskan like iska saar😎
@amiramohamed4872
@amiramohamed4872 Жыл бұрын
Dabina ley dhigey daryel ma hesti😫ax qalpiga bash idhahay
@im5media910
@im5media910 3 жыл бұрын
Ereyada 100% Laxanka 100% Codka 100% Heestaan hadeey 1 million kor dhaafi weyso fanka waan isaga haraa 😂😂 Si kasto ay ahaato Cod cajiibo ku qaaday fanaanka 👌🏾
@omarahmad5053
@omarahmad5053 3 жыл бұрын
Waa jareer fananka maarka qabyalad daarteda 70k ma dhaafayo waa aarki donta somali waa siidas sharma boy oo iska qalinayo oo waax hees meesha gu henin ayaa one week million lagaarsiyay qabyaalad daarteda
@mohamedfarah7200
@mohamedfarah7200 2 жыл бұрын
@@omarahmad5053 kkkk
@ahmedabdi2065
@ahmedabdi2065 2 жыл бұрын
Sxb heestan ninkan qaadaya iyo laxanka iyo music midna malahan ee xooga la casriyeeyey
@ayuubapdisamad779
@ayuubapdisamad779 Жыл бұрын
Wey dhaftay
@abdirahmanahmed4389
@abdirahmanahmed4389 29 күн бұрын
heestaan markii hore waxaa qaaday fanaan Ahmed shariif kileyr 2024 hada soo booqday
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 2 жыл бұрын
My all time favorite song. Laacib laacib dhalay beerka aa katuntay heeskan. Old school songs were very sentimental. The writers expressed their emotions right in the middle of their lyrics. Most of these songs were the interpretations of real love and hardship.
@ocroafff5527
@ocroafff5527 2 жыл бұрын
Yes brother I couldn't agree with u more u really said it well
@mustafeasad8546
@mustafeasad8546 3 жыл бұрын
Heeskan tik tok inta igalso radisay ismujiya 2021
@harja10
@harja10 3 жыл бұрын
Abti macane yaaslaam 🎤💯🔥🔥👏👏
@CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx
@CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx 10 ай бұрын
ilah amarkii hesaha rer xamarka wan is jeclahey kama daalo fan xiiso leh mashalah muqdisho from hargiasaawi
@ahmedadowadam3288
@ahmedadowadam3288 2 жыл бұрын
Back to memory dhadhaab 🇰🇪 xera qaxooti daruuf jacayl kugu heley wale ma sahlana qofkiii somaraa dareemikara anigo arday ah sabool ah qaxootina jooga kadibna jeclaaday inan waqtiguna igu istaagay
@zumayomahmet9507
@zumayomahmet9507 2 жыл бұрын
Wow I love this song so much its so emotional when understand deeply 🥺🥺🥺🥰
@ayaanlepatoofficial1717
@ayaanlepatoofficial1717 3 жыл бұрын
Mansha allah ma brother libaan jamac wale farsamo lagugu iman mayo iyo wax quruxsan ustad ayaaa tahay keep going
@mohamedosmaan5999
@mohamedosmaan5999 2 жыл бұрын
Nice suit jacket well dressed jaale keep going this song talk to me really You seem to be talking about my current situation, Alhamdulillah
@engsaciidatam3685
@engsaciidatam3685 Жыл бұрын
Halka meel aan aadku ugu wacanahay ayaa ah fahamka iyo maskaxda Viva reer xamar ❤
@aminamohamed945
@aminamohamed945 2 жыл бұрын
Masha allah ina aderkay hashim aweys hashim cadde 🥰🌺
@milannuurabdi4417
@milannuurabdi4417 2 жыл бұрын
🤦🔥🔥🔥👌 Waaaaàaaaaaaw Hees xamari haka Ahaato Ama iskaba dhaaf Dulmiga qaarkiisa Ma Daahiree inlay darnada Daremayee ax ax 😭😭😭🙏 AUN Rabsho Hashemi keep going brathe
@NaimoMohamut-tc9ml
@NaimoMohamut-tc9ml Жыл бұрын
Markay kudoonte kudooratee Xaalad nafsiyana daremayh wlh noloshi dhan wancay ilhw adaa imaqan😭
@MaxamedAbdiaziiz
@MaxamedAbdiaziiz Жыл бұрын
Sido kle
@NaimoMohamut-tc9ml
@NaimoMohamut-tc9ml 9 ай бұрын
​@@MaxamedAbdiaziizsorry😢
@wandaba90
@wandaba90 7 ай бұрын
This beautiful singer only has bangers🔥 born in Xamar but raised in Canada this kinda of music makes me feel connected to xamar
@mohanudyusufsalahsalah9282
@mohanudyusufsalahsalah9282 3 жыл бұрын
Wa lo duloba axsan hees walahi 👊👊👊🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 3 жыл бұрын
Pure talent that’s what you call an artist 👍
@IFIYECHANNEL
@IFIYECHANNEL 3 жыл бұрын
Natural Voice
@munamahdi9925
@munamahdi9925 3 жыл бұрын
Eyu
@xuseencabdule1599
@xuseencabdule1599 3 жыл бұрын
Masha allh
@servantofgod6801
@servantofgod6801 3 жыл бұрын
@@abuu1 it has everything to do with his voice and the way he organized it & the song owner knows it & approved it now that is pure talent.
@faisocali8503
@faisocali8503 2 жыл бұрын
@@IFIYECHANNEL j All
@bisharhaaji5988
@bisharhaaji5988 3 жыл бұрын
I fell in love with this song sums up pretty much what life is 💔
@ahinkhalaf1961
@ahinkhalaf1961 2 жыл бұрын
Indeed 🙏
@libaaxlaywabar834
@libaaxlaywabar834 3 жыл бұрын
Waa hees qiimale. Ruun ayu sheegay walaahi. Top of the top. Nice music.👍👍👍👍👍👍
@dr_shaiyedool9933
@dr_shaiyedool9933 2 жыл бұрын
Daryeel ma Haystee 🥺 Best song 🎵❤
@bakaryusuf2226
@bakaryusuf2226 10 ай бұрын
Waa maalin khamiis ah 28 sep 23 saacadu waa 11 24 AM
@user-jl4dp2sq7h
@user-jl4dp2sq7h 5 ай бұрын
1 march 2024 Islamabad Pakistan
@mooahmedbaar5449
@mooahmedbaar5449 2 жыл бұрын
Woow this song it,s so emotional i realy enjo reer banaadiri is muujiya♫︎
@abdikadirshikshikofficial297
@abdikadirshikshikofficial297 3 жыл бұрын
Dowlo %100✅
@omar_asad
@omar_asad 7 ай бұрын
Aduun yadu marna wa qaraar mrna wa mcaan😢
@mumtazway2008
@mumtazway2008 3 жыл бұрын
Tiktok kaso maqle inta kaso radshe😍
@kibmaalim9925
@kibmaalim9925 2 жыл бұрын
Isku midan nahay
@daruusmedia9655
@daruusmedia9655 2 жыл бұрын
Dabina la ii dhigay daryel mahaaste😭😭
@Zayitahmet
@Zayitahmet 2 жыл бұрын
Dulmiga Qaarkiisa Ma daahiiro inley darnaada dareemayee 😥💔🎶🎵
@salmaanalisalmaanali9123
@salmaanalisalmaanali9123 2 жыл бұрын
❤😪
@salmaanalisalmaanali9123
@salmaanalisalmaanali9123 2 жыл бұрын
💔😪
@IFIYECHANNEL
@IFIYECHANNEL 3 жыл бұрын
Heesta magaca sax ( Dabin ) xusuusti Axmed Rabsho
@Khalidinho83
@Khalidinho83 3 жыл бұрын
The one ☝️ and only legend jaamac 🙏🙏🙏
@karimyuusuf2899
@karimyuusuf2899 2 жыл бұрын
First Hees Reer xamar aan dhagaysto Wey iku socotaa 👍🏽👍🏽 from walaalkiin Qadaadyar
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 2 жыл бұрын
Ninyahoow waxaa jira heeso reer xamar oo badan oo murti miirana
@abdirahmanyasin7286
@abdirahmanyasin7286 2 жыл бұрын
Sideen U Siiya Heestan 1M Like 👏🏼♥️🔥
@mohamedabdi4369
@mohamedabdi4369 2 жыл бұрын
Watching from Nairobi ...every emotional song
@abdirahmanknaan2422
@abdirahmanknaan2422 2 жыл бұрын
The best one song last 30 years keep going 😭😭
@dr.mohamed913
@dr.mohamed913 3 жыл бұрын
Heestan horey waxa u qaaday Axmed Rabsho AUN, magaceeda wa Dabin. Ka faideysta intiina aan horey u aqoon
@sharmaarkecalicabdi5613
@sharmaarkecalicabdi5613 2 жыл бұрын
Dulmiga qaarkiis ma daahiree in ley darnaadaa dareemayee 😥 When you're happy You enjoy the music.. When you're sad You understand the lyrics 😎
@axmedcabdi7827
@axmedcabdi7827 Жыл бұрын
🥺
@10keey-RM
@10keey-RM 2 жыл бұрын
Somali music to the world xamari 🇸🇴 🌎🎶😌❤
@user-pb3gu5dv9h
@user-pb3gu5dv9h Жыл бұрын
Waa heesti labad ee banadiraya ka helo from awlaadu cilmi borama ❤
@user-xf1lw4st4e
@user-xf1lw4st4e 11 ай бұрын
Borama Melan Aad ujeclahay Aha Muqdisha kaso salamay wll
@naciimoolaad8609
@naciimoolaad8609 3 жыл бұрын
Cadi ma ahaa heeata iyo codka sidu u jilayo aniga waan ka helay
@mohamedhaji3796
@mohamedhaji3796 2 жыл бұрын
I fond of this song, it's so emotional when you understand deeply.
@abdirahmanknaan2422
@abdirahmanknaan2422 2 жыл бұрын
Xaaa
@hamzajama9379
@hamzajama9379 2 жыл бұрын
@@abdirahmanknaan2422 pppppk80
@amintaqal3447
@amintaqal3447 2 жыл бұрын
Zaiiid wlhii😥sibaa marka wx jeclatoo wlhiiiii😌😌
@hindhisamfarida4683
@hindhisamfarida4683 2 жыл бұрын
Kkkkkk you p.Ammmml.moo moo oppkkppand pppkp
@abdulwahabnuurjaylani3990
@abdulwahabnuurjaylani3990 2 жыл бұрын
@@abdirahmanknaan2422 I will
@user-in4nc3ts1w
@user-in4nc3ts1w 10 ай бұрын
Dulqaadan waayee dugaagta maa lasoodarsaa duurka maa galaa Rin ahaantii meeshaa ayaa si,adag ii taabatay ilaahoow qalbiga nooqa boohi yaarabi inta dhibtu haysatana usahal jacaylkooda😢😢😢😢
@mubaarikdhago4393
@mubaarikdhago4393 5 ай бұрын
Respect Heezka!!💔😭💔
@geesiman6597
@geesiman6597 4 күн бұрын
Markay kudoontee dooorato dunida macan wayku deysahee❤
@abdoul58486
@abdoul58486 2 жыл бұрын
Waaaw waa hees meel cad ku socota wlhy cida fahantaa fahantay hadaad fahmin orod uwaco qof ku fahansiiyo ❤💯💯💯✅
@abdulkaadir_ak9891
@abdulkaadir_ak9891 2 жыл бұрын
Aniga waan fahmay faafihintana meesha ugu haray😉
@abdoul58486
@abdoul58486 2 жыл бұрын
Legend saas waye bro
@abdijabarissa8476
@abdijabarissa8476 3 жыл бұрын
Pure talent Meesheeda Ayuu dhigay, Heestan Waxaa hore u qaaday AUN Ahmed rabsha
@hassanomar9131
@hassanomar9131 11 ай бұрын
Hees xassus allahay raxmo ahamed rabsha
@rahadeyadam9642
@rahadeyadam9642 2 жыл бұрын
Heesta cadi ma ahan Hashim cade ✅👍🌹
@abdirizakdiini3733
@abdirizakdiini3733 2 жыл бұрын
How come this song didn’t get a million views
@zaqafie
@zaqafie 2 жыл бұрын
hhh dee orod adigu hde milyan jeer kucesho ina adeer😁
@mohamedomar-bs9kp
@mohamedomar-bs9kp 2 жыл бұрын
Even me I am asking my self how it's possible?
@citykeys3495
@citykeys3495 2 жыл бұрын
Cause Sharma Boy is not singing it . Sxb 1million views is Sharma boy territory.
@zaqafie
@zaqafie 2 жыл бұрын
@@citykeys3495 jwaab wacn 🤣🤣🤣
@servantofgod6801
@servantofgod6801 2 жыл бұрын
@@zaqafie it’s because they’re qabilist that’s why . Sharma boy has no talent compared to this guy . This is pure talent even I acknowledge it myself Mashallah.
@fardowsoabdilahi8271
@fardowsoabdilahi8271 3 жыл бұрын
Fananan buuxa heesati waan buuba ban xasusatay tan kaba siidaran
@daauudsheikhali8833
@daauudsheikhali8833 3 жыл бұрын
Walee xasuus galay axmed rabsho iyo baba killer soo xasuustay aaaah
@majorsalah7647
@majorsalah7647 11 ай бұрын
Great song.... xasuustii AHN Ahmed awad Rabsho
@abditahirgas4813
@abditahirgas4813 Жыл бұрын
Soulful song and my favourite artist Boundless respect Love you Hashim for ever
@mooseemilano322
@mooseemilano322 3 жыл бұрын
Xuquuqda heesta in aad raaciso ayey eheed xusuustii AUN axmed cawad rabsho
@raassomraassom8071
@raassomraassom8071 3 жыл бұрын
Yaa sameeyay heestaan ahmed rabosho miyaa horay u qaadayaa
@adanomar4906
@adanomar4906 2 жыл бұрын
Dulqaadan waaye dugaagta man laso dersaa duurka maan galaa, Alleylehe 💙👌💥, Ahmed Cawad Rabsho Rabbi jannadi firdowsa haku geeyo
@ilhaancabdi4898
@ilhaancabdi4898 Жыл бұрын
Maduubahaa derinteydiyee deegaanka waalagadeyriyee
@umuayman2176
@umuayman2176 3 жыл бұрын
Xasuuustii axmed shariif killer AUN waaaw haashim thanks nosoo badi heesaha banaadiriga
@mulkiibrahim3670
@mulkiibrahim3670 3 жыл бұрын
Maya Heesta Waxaa Leh Cawad Rabsho Magaceeda Waa Dabin..
@IFIYECHANNEL
@IFIYECHANNEL 3 жыл бұрын
Heesta Axmed rabsho ayaa iska leh
@yaasiinsomalilander8235
@yaasiinsomalilander8235 2 жыл бұрын
Hees macan ciyaal xamar from berbera somaliland hees qaaliya oo idinka gadantay weeye
@yaasiinsomalilander8235
@yaasiinsomalilander8235 2 жыл бұрын
Tiktok ayan kasooracay heesta
@abdirahmanismail4883
@abdirahmanismail4883 Жыл бұрын
True history, song. Aduunku waa wareegto maalin wuu ku rabaa maalina wuu ku diidayaa wakhtigu ee maalinba dhan kuu kuu kaxeeyo u raac hadii kale wuu ku jabin oo kasoo kaban maysid.
@mohamoudbuuhoodlaawi1243
@mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 жыл бұрын
Alla Macaan badanaa sida suugo Heesaha Reer Banadiriga ah wlhi macaan weeye
@abdiato21
@abdiato21 3 жыл бұрын
Markey ku doonto ku doorato duni macaan waa kudeeqsiiye!!🥺👫 mala isku daaliyo markee ku diido waa loo dulowaa dantaa Ka heeso🙌🏾👋🏽
@mohamedabdulaahi3027
@mohamedabdulaahi3027 3 жыл бұрын
Filimki amir khan dhoom 3 ayey ereydana ku jiren hadaa dawatay
@IbrahimAli-zc9no
@IbrahimAli-zc9no 3 жыл бұрын
@@mohamedabdulaahi3027 Lkn heesta horey loo qaaday filmka ereyada waxu kasoo qaatay heesta
@14dayslol
@14dayslol 3 жыл бұрын
Viva Haashim Cade From Seattle Horay U Soco Thanks Libaan Jaamac Cml🙏🇸🇴💯
@omarbadal3715
@omarbadal3715 3 жыл бұрын
ahmed awad rabsho ayaa leh heestaam
@MohacumarMohacumar-el2pl
@MohacumarMohacumar-el2pl Ай бұрын
inta dawan doonta 2025 love ii sara
@Yazario.6
@Yazario.6 2 ай бұрын
Dadbaa mooda in heestaan naag loogu calaacalaayo ee lacag ayaa looguhaysayaa 😅 i am listening 2024
@musbaxdaofficial677
@musbaxdaofficial677 3 жыл бұрын
Wow al fanaan haashin cade viva legend❤️❤️👍👍🙏🙏🙏🌹🌷👏👏👏👏🌺💞👏👏
@mulkiibrahim3670
@mulkiibrahim3670 3 жыл бұрын
Xasuustii Cawad Rabsho AUN.🤲🤲🤲
@mulkiibrahim3670
@mulkiibrahim3670 3 жыл бұрын
AUN ..
@Samadoon006
@Samadoon006 Жыл бұрын
Heeskan waxa lahay AUN shariif killer legend ❤❤❤❤❤ rimax of hashim cade
@dalmardirie55
@dalmardirie55 3 ай бұрын
Daadaa i qaadey dadoow doc iga tuuree 21-04-2024 El classic Hamari Songs
@bashiirowen5539
@bashiirowen5539 2 жыл бұрын
markey ku doonto, ku dooratee 👦 dunida macaan waa ku daysee/dayrisee 😭 ma lay isku daaliyo markey ku diidee 😇 waa loo dulloobaa, dantaa ka haysee ✅🤛 wrote from reer waqooyi 😂✌️
@waayelkajaqafsada7214
@waayelkajaqafsada7214 2 жыл бұрын
Marke ku doonto oo ay ku doorato dunida wa macaan lkn marke ku diido la iskuma duleeyo wa laga taga oo dantaada aya laga raacda lomana joojiyo wa sidaas sxb kkkkkk wiil from Reer xamar ah
@muniir3654
@muniir3654 2 жыл бұрын
Markay Ku doontee Ku dooratee Dunida macaan Waa deeqsiyee Ma laysku daaliyo Markay Ku diidee Waa loo duloobaa Daantaada haysee Axmed Rabsho AUN Waa sidaa saxda ah bro
@khadarcaynaashe7753
@khadarcaynaashe7753 2 жыл бұрын
I am reer waqooyi 2 la qabso heesaha reer xamarka oo qadaadwyn danbe yaanan Kaa maqlin . Raaxayso/ bashaal 😀😀🙏
HASHIM CADE | BUURAAN KORAA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
5:21
Liibaan Jama
Рет қаралды 4,4 МЛН
SIIDOOW ABUU SHAARIB | DHUUBO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
6:27
SomaliSwiss
Рет қаралды 1,9 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 18 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 15 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 29 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 41 МЛН
HASHIM CADE | DAMBI ANOO LAHEENEE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:36
Liibaan Jama
Рет қаралды 131 М.
CALI UWAA HEESTII SHINI MALABKEED 2019
6:06
Faiza Amir
Рет қаралды 823 М.
HASHIM CADE | DAL SHISHEEYE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
6:24
Liibaan Jama
Рет қаралды 398 М.
FARXIYA FISKA & FUAD CADE ASHQARAAR
5:55
Waqal WStudío
Рет қаралды 9 МЛН
HASHIM CADE | MAYEELAAYE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:35
Liibaan Jama
Рет қаралды 398 М.
HEES 2021 MASEER JAAJUMOW & AMAARA
8:20
Abukar Mahdi
Рет қаралды 1,5 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 2 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 18 МЛН