FARXIYA FISKA & FUAD CADE ASHQARAAR

  Рет қаралды 9,124,444

Waqal WStudío

Waqal WStudío

6 жыл бұрын

COPYRIGHT TO WAQAL & AFRO MEDIA PRODUCTION
ERAYADII & LAXANKII ABWAAN MOWLID HASSAN CURJIN
MUSIC BY QASIM KARAMA
VIDEO PRODUCTION BY WAQAL #FarxiyaFiska #Waqal

Пікірлер: 1 900
@axmedfiiraan8144
@axmedfiiraan8144 4 жыл бұрын
Inta Quranka Iyo Nabiga scw Jecel Like Wlloyaal
@amimaabdi8393
@amimaabdi8393 Жыл бұрын
Scwscwscw
@ubahmoha6157
@ubahmoha6157 Жыл бұрын
​@@_Hidden_gem 😮crg
@FarxaanDaahir-gm9nu
@FarxaanDaahir-gm9nu Ай бұрын
​@@ubahmoha6157😊😊😊
@abdifatahmahat6948
@abdifatahmahat6948 6 жыл бұрын
Inta quraanka jcl like ta haila dhaafino ✅✅✅
@sultanhanga
@sultanhanga 5 жыл бұрын
QuranKa Maxa MesHa KeNaY HoYda wase
@faayahmed8979
@faayahmed8979 5 жыл бұрын
Gaogsgwyqiwhs×(;×&#:+&×₩×&@:@:@;;;#;#:#@¥;#;'hdajhshsbsbsbbsbsbdvbsbsbabsjsbsbsbsbsbsbssbsbsbbbbsb
@suleiman1349
@suleiman1349 5 жыл бұрын
U8klllk h in
@qabjug
@qabjug 5 жыл бұрын
xayawaan quranka maxad heesta xunta oogu dhax sheegi? Alla maxad xoolo tahay!
@abdifatahahmadhaajihaajiku4294
@abdifatahahmadhaajihaajiku4294 5 жыл бұрын
Adoon so dahir
@niyaa5585
@niyaa5585 3 жыл бұрын
Heestaan aad ayaan uga helaa qaasatan dansiga fuaad yare inaba caadi ma ahan fiskana kama liidato 4m markeey gaadho like me promise 👍👍👍👍
@abdirahmanyussuf989
@abdirahmanyussuf989 2 жыл бұрын
wiil ogaden lee samenkaro wxaas kkk
@mumtaazmawliid22
@mumtaazmawliid22 2 жыл бұрын
heestaba Dance kiisa u Daawada ☺
@qaasimadde6709
@qaasimadde6709 Жыл бұрын
5.6m
@zakiyaabdulle286
@zakiyaabdulle286 10 ай бұрын
7.5m😂😊
@Taliycabdilaxi
@Taliycabdilaxi 8 ай бұрын
@saidali-lv7ib
@saidali-lv7ib 6 жыл бұрын
ceelbuur dhulki boqortoyada murusade iyo fiska meshey ku dhalate❤🔥💋jecliya💋
@UNKWONYESKNOW
@UNKWONYESKNOW 5 жыл бұрын
said ali BAQ BAQDA NAGALA TAG
@mahadyare524
@mahadyare524 5 жыл бұрын
iyo waliba somali oo dhan
@ramlushali5446
@ramlushali5446 5 жыл бұрын
Yes my tolkeygi dhal gobaad fiska from celbuur viva murusade fmlly 😍❤
@akramyare5444
@akramyare5444 5 жыл бұрын
said ali ceelbuur dhul duduble iyo mursade dheh xoolo
@AltaAlta-ut8hw
@AltaAlta-ut8hw 4 жыл бұрын
said ali inta majookta maqaarow 😂😂🤟
@ftfatka4978
@ftfatka4978 6 жыл бұрын
Hadat heestan dawaneyso adigo comment aqrinayo like ta haiga baqeylin😂😂
@jihaanmohamed782
@jihaanmohamed782 6 жыл бұрын
😀😀😀 waba isku naxay be inaa iijedo moday🙌
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 6 жыл бұрын
Maxad ka faa,idi
@soudownoor7871
@soudownoor7871 6 жыл бұрын
Cadi maha
@Maxamedqays11
@Maxamedqays11 6 жыл бұрын
Waxaaas ayaaaa comm laka dahaaa deko sxp
@axlaammohamed9411
@axlaammohamed9411 6 жыл бұрын
Ad iyo ad
@awalegabanow1126
@awalegabanow1126 6 жыл бұрын
Codka 💯💯💯 Erayada💯💯💯 Music💯💯💯 Laxanka💯💯💯 Camera waqal💯💯💯 Fiska inta ila tageerto 💓💓💓like saara 💓💓
@nimcoali1878
@nimcoali1878 5 жыл бұрын
5bhģyytyggyyyuuuuiiiyfĺkuyukoooooòoc is the
@kiilomaxamed8998
@kiilomaxamed8998 5 жыл бұрын
@@nimcoali1878 Kkkkk mc
@axmedxasan4433
@axmedxasan4433 5 жыл бұрын
Weyba ka dhacde be
@hassanabdullah1718
@hassanabdullah1718 5 жыл бұрын
Jhusysuydid
@abdullahiabdi171
@abdullahiabdi171 6 жыл бұрын
I've never commented on any of her songs but this to me is the best. I'm crying dear people. Inta fiska Jecel likeda haiga xasdina😆😆😆
@abdulkadirabdulle3042
@abdulkadirabdulle3042 5 жыл бұрын
Abdullahi Abdi hhhhh wonder
@yabracade3097
@yabracade3097 3 жыл бұрын
Afgalka ma noo fasir tid maan fahmine 🙁😂😂
@dhagosworldwide4894
@dhagosworldwide4894 3 жыл бұрын
Gabadhani way fcnty lkn gusaska kala duwan bay laqabsaty hhhh
@jaburroonow8366
@jaburroonow8366 2 жыл бұрын
Fuad abdile awdahir my pruth💘
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@dhagosworldwide4894 Wax maxaad tidhi? 😄 🤣 😂 😆 😄
@saybosamanbdn1007
@saybosamanbdn1007 6 жыл бұрын
Inta farxiya fiska tagerto ha ila dhifana tii leysku jeclaa😍
@masari443
@masari443 5 жыл бұрын
😂😂😂🤣☝️
@MullaMadar
@MullaMadar 6 жыл бұрын
Farhiya Fiska always She is queen Yaaa ila aaminsan Like ......dont forget
@anisaabdianisaabdi3370
@anisaabdianisaabdi3370 6 жыл бұрын
Aniga
@MullaMadar
@MullaMadar 6 жыл бұрын
anisa Abdi anisa Abdi Thnk you hooyo
@traveladdict116
@traveladdict116 5 жыл бұрын
Mullă Madar l
@jannokhadargaani7186
@jannokhadargaani7186 3 жыл бұрын
English xuma axadku
@deqiinappe9454
@deqiinappe9454 6 жыл бұрын
Wixii reer ceel buur ah likta ha ila dhaafina😘😘😘
@asrarmah382
@asrarmah382 5 жыл бұрын
Viva celbuur ana❤️❤️ kusara alpo
@nasteexamireahmed1542
@nasteexamireahmed1542 5 жыл бұрын
reer celbuur wlee anaa ka ah cidayda dagto
@diegocosta6634
@diegocosta6634 5 жыл бұрын
deqiina ppe 💕😍👏
@AbdulYusuf9
@AbdulYusuf9 5 жыл бұрын
Yess bbeh😘
@KhadarDayip-un2ce
@KhadarDayip-un2ce 3 күн бұрын
​@@AbdulYusuf9tdggfvb
@ahmedysn4865
@ahmedysn4865 5 жыл бұрын
Reer xamarku waxay dhihi jireen. War maa lawadaaa. Heestaan cimaamada lagama haysan Karo 2019
@muhamedwarsame7886
@muhamedwarsame7886 6 жыл бұрын
Garoowe ❤️❤️❤️ reer garoowe like isaar nacala shaydaan ku yaaale
@ahmedysn4865
@ahmedysn4865 4 жыл бұрын
Ader magac dheeridaa Magaalaa jihaad kula jirtaa
@hiboheenahiboheena3692
@hiboheenahiboheena3692 4 жыл бұрын
Kusaray from cadado rer aderyashe❤💋🇸🇴
@indhouroon5184
@indhouroon5184 4 жыл бұрын
Growe💜😣
@kingzakileo6721
@kingzakileo6721 4 жыл бұрын
Garowe🌍😘
@zuldaandhowreofficial2284
@zuldaandhowreofficial2284 6 жыл бұрын
Xaninkena subana igula saliya wllayal ilhyna aan ka baqno
@zuldaandhowreofficial2284
@zuldaandhowreofficial2284 6 жыл бұрын
Scw
@behumble3829
@behumble3829 6 жыл бұрын
scw
@aminabintumohamedahmed772
@aminabintumohamedahmed772 5 жыл бұрын
scw❤
@bilealiali9258
@bilealiali9258 5 жыл бұрын
@@behumble3829 xabibkena dheh
@bilealiali9258
@bilealiali9258 5 жыл бұрын
scw scw
@naimabarre7307
@naimabarre7307 6 жыл бұрын
FARXIYA FISKA WAA Gabadha ugu quruxda badan AHNA BOQORODA CODKA NO 1 VIVA FISKA NOOLOW😍😍😘😘😘😘
@soudownoor7871
@soudownoor7871 5 жыл бұрын
Cadi maha
@abdiaabdi2869
@abdiaabdi2869 5 жыл бұрын
Adiga.
@ghhjkkkdaaassd8156
@ghhjkkkdaaassd8156 5 жыл бұрын
aleylaheee nin waaa dhamaaday nin naag oo kale isku walaaqaayo
@ghhjkkkdaaassd8156
@ghhjkkkdaaassd8156 5 жыл бұрын
aduunyada wey dhamaatay nimankaan ayaa sooo haray
@Injineerka8
@Injineerka8 7 ай бұрын
Heestan waxaan aad u dhageysan jiray xiliga aan shaqada idaacadda ku jiray markaan ka soo baxo warka iyo barnaamijka ciyaaraha, Waxaan si gaar ah ugu xasuustaa Saaxiibkeey Maxamed Xasan Maxamed oo aan si wada jira u wada dhageysan jirnay, maanta se waanu kala fognahay, Wadankii isagoo joogo iigu danbeysay, Nabad baan idiin rajeeyay dhammaantiin. Old is Gold.❤
@hurfemavio5806
@hurfemavio5806 6 ай бұрын
Idaacade ka shaqayn jirtay sxp hadese xge joogta
@zakiwaadaadshay9277
@zakiwaadaadshay9277 5 жыл бұрын
From eriteria mostly eriterian people they like somalian songs because somalian songs is good 😊 one ☝🏿 love our prothers somalian ❤️
@fathiyachannel5582
@fathiyachannel5582 5 жыл бұрын
Love you too our brother😍
@khadaralifarah3124
@khadaralifarah3124 5 жыл бұрын
Thanks👍👍👍
@zamanziman3461
@zamanziman3461 5 жыл бұрын
me too thank you
@faaisadaahir7407
@faaisadaahir7407 5 жыл бұрын
Dhaadhaan ma hada xabashi shegaty
@aaclaaaaclaa7157
@aaclaaaaclaa7157 3 жыл бұрын
Hhhhhh yaabay
@dhaldarwish9890
@dhaldarwish9890 6 жыл бұрын
Jecliya Dadkeyga wanku faana inan Somali ka dhashey💞
@hodaniitaqalbilula7960
@hodaniitaqalbilula7960 6 жыл бұрын
Hargeisa way I deeqday 😘😍👏
@zeynabmohamed7465
@zeynabmohamed7465 2 ай бұрын
Ceelbuur Dhulkii Murusade ❤mashallah
@jamiilamjeyte6855
@jamiilamjeyte6855 3 жыл бұрын
Ceelbuur dhulkii curadka❤❤😘🗨💬💚
@mohamedfazulofficial6526
@mohamedfazulofficial6526 6 жыл бұрын
inta somalida jaceyl liketa saraa. ❤
@queennn4901
@queennn4901 6 жыл бұрын
Mohamedfazul films &vlogs war bal quraan maxa mesha keenay waa yaabe
@amanmohammed465
@amanmohammed465 6 жыл бұрын
Mohamedfazul films &vlogs Xayawaan sidas Like laguma raadiyo
@user-pr9wh1xh9y
@user-pr9wh1xh9y 6 жыл бұрын
ماشاء الله عليك هاي ا
@KhalidAhmed-vn4nw
@KhalidAhmed-vn4nw 5 жыл бұрын
NEW updates reer abti waxaa kala yabay rufiyanimo hahah
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 6 жыл бұрын
Saa u sugayay heestn wlhi wa daly😰❤️ Thanks maasulkena waqal💯 Fiska n fuaad❤️♥️heestn qarshkeda Igaa soo doontaaaa♥️💎💯😍😍😍
@simanqaali4045
@simanqaali4045 6 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhh ibraahim shakul yare wlhi waa iga qoslisay😂😂😂😂
@luckybintushiine4127
@luckybintushiine4127 6 жыл бұрын
Horta akhii kula kaftamee KZfaq ka hoy kuuyey miyaa
@sofiasofia8810
@sofiasofia8810 6 жыл бұрын
Hhhh ibarahim kuma wayo san le mel walba iga horey
@intashidanwallkood3465
@intashidanwallkood3465 6 жыл бұрын
Ibaraahim shakul yare Meel walba wad jogtaa
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 6 жыл бұрын
Ibraahim shakul yare anigu gacan baan kuu taagey meel walba waad ihorjoogtaa youtube daraadaa uga baxayaa
@sulekhacooking6514
@sulekhacooking6514 5 жыл бұрын
I’m from Sudan 🇸🇩 nice Somalia music 🎵
@fatimayusuof4657
@fatimayusuof4657 5 жыл бұрын
Welcome
@fardawsmuumin4968
@fardawsmuumin4968 5 жыл бұрын
Samira Style og lo
@hopsinhopsa9424
@hopsinhopsa9424 4 жыл бұрын
@@fardawsmuumin4968 inda adeegeed maka qeylisay
@naimocadey1595
@naimocadey1595 3 жыл бұрын
Istusnimo adoo somaliya jareer mxaa usheegan uf markaas ciiil.isla.qnqaniinaa
@jamacyare2865
@jamacyare2865 3 жыл бұрын
@@naimocadey1595 somahah zhp
@aminobashirdahir4988
@aminobashirdahir4988 5 жыл бұрын
ilahoow somaali is ijeceloo isku calool fiyoobo calaamka magac kuyeeelatay itus ilahoow somaali kalinta labaad ama kowaad dhaqalaha aduunka iyo amnigaba uga jirto itusi🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍
@anid9027
@anid9027 5 жыл бұрын
Amin amin amin allahumma amin!
@wzufurow4856
@wzufurow4856 5 жыл бұрын
Amiish Bash sax Noo loow wll
@user-zp7dd8on8v
@user-zp7dd8on8v 5 жыл бұрын
Amin amin my abayo
@umalak6110
@umalak6110 5 жыл бұрын
Insha allah abyo wn arki donna tas 🇸🇴
@samsungibrahin9829
@samsungibrahin9829 5 жыл бұрын
@@user-zp7dd8on8v sxu
@Xabalsuge
@Xabalsuge 6 жыл бұрын
farxiya fiska darteed inta udaawaneysa heesta like😉😉
@amaleeymaxamud5977
@amaleeymaxamud5977 6 жыл бұрын
👍
@khadarabdi3731
@khadarabdi3731 6 жыл бұрын
K
@kawsarhassan8233
@kawsarhassan8233 6 жыл бұрын
King Aluzz wlaaal 😎😎
@candehy3808
@candehy3808 6 жыл бұрын
Boqolka kuu buxiyay bal wax ka dheef
@dekaomar6960
@dekaomar6960 5 жыл бұрын
warda Mohamed 😂😂😂
@hamdiab9532
@hamdiab9532 6 жыл бұрын
Ceelbuur agtiisa 😍😍dhiiga fiska
@hamdiab9532
@hamdiab9532 6 жыл бұрын
@@Sheikh_Jaamac waa diiday
@abdiqafarmaalimmanur7444
@abdiqafarmaalimmanur7444 10 ай бұрын
2018 when I was with engineer Ali We normally listen to this song very frequently... 2023 still this song remind me alot ... I miss my brother Engineer Ali 😭😭
@diimakhali451
@diimakhali451 5 жыл бұрын
Queen of voice inay tahey ❤fiska❤ inta aqoonsan qacanta taaag🖐👋🤘
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 6 жыл бұрын
. 💖Fuad Cade💖 Ileyskiyo nuurka💖💖💖💖 Iftiinka baxaaya💖💖💖💖 Aduunyada gaaray ma adigaa💖 Farxiyaay ma adaa💖💖💖 Ashqaraaray yaabka💖💖💖 Amakaagay quruxdee💖💖💖 Iga hoo, hoo ubaxa iga hoo💖 💖Farxiya Fiska💖 Adaan ku adeecay💖💖💖💖💖 Ku aaminay caashaq💖💖💖💖 Qof nugeyl ku ahaaday💖💖💖 Ildoogsaday maantee💖💖💖 Caashaqa ha istaago💖💖💖💖 Hadba qaal ha ahaado💖💖💖 Fuaad iga hoo, hoo ubaxa iga hoo💖 💖Fuad Cade💖 Hadaan aqalkaaga 💖💖💖💖 Awaari ka taago💖💖💖💖💖 Hargeysana aadno💖💖💖💖 Ilaxid u sameyno💖💖💖💖💖 Irdaha Jigjiga iyo💖💖💖💖💖 Xamarna ku aroosno💖💖💖💖 Intaasi ma ku deeqday💖💖💖💖 💖Farxiya Fiska💖 Ceelbuur agtiisa 💖💖💖💖💖 Garoowe aagiisa💖💖💖💖💖 Jabuutina aadno💖💖💖💖💖 Haduu alalaasku 💖💖💖💖💖 Soomaali idilkeed💖💖💖💖💖 Intaasi isku raacday💖💖💖💖 Allaylehee waad i deeqde💖💖 P-2 💖Fuad Cade💖 Cajiibay jaceylka 💖💖💖💖💖 Ogaaday dhankaaga💖💖💖💖 Qalbigaa olanaaya💖💖💖💖 Agjoogiya muuqaa💖💖💖💖 Ayaantaan ku waayo💖💖💖💖 Naftaa ikranayso💖💖💖💖💖 Jaceyl la ilmeysaa💖💖💖💖💖 Jaceyl la ilmeysaa💖💖💖💖 💖Farxiya Fiska💖 Marnaba ma iloobo💖💖💖💖💖 Ayaan kama guuro💖💖💖💖💖 Maankeyga aktiisad💖💖💖💖 "Oroos" kalgacayl💖💖💖💖💖 Abaabulka caashaq💖💖💖💖 Indhuhu eegmadaada💖💖💖 Xubiga u ilmeeyee💖💖💖💖💖 Xubiga u ilmeeyee💖💖💖💖 💖Fuad Cade💖 Hadaan aqalkaaga 💖💖💖💖💖 Awaari ka taago💖💖💖💖💖💖 Hargeysana aadno💖💖💖💖💖 Ilaxid u sameyno💖💖💖💖💖 Irdaha Jigjiga iyo💖💖💖💖💖 Xamarna ku aroosno💖💖💖 Intaasi ma ku deeqday💖💖 💖Farxiya Fiska💖 Ceelbuur agtiisa 💖💖💖💖💖 Garoowe aagiisa💖💖💖💖💖 Jabuutina aadno💖💖💖💖 Haduu alalaasku 💖💖💖💖💖 Soomaali idilkeed💖💖💖💖 Intaasi isku raacday💖💖💖💖 Allaylehee waad i deeqde💖💖
@somalidhalad3483
@somalidhalad3483 6 жыл бұрын
Serena Viserion Wwww wanka helay thanks lipaax waa heeza heeska walee fiska jecliyaa♥
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 6 жыл бұрын
Ibrahim Hassan 👍👍
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 6 жыл бұрын
mulki dowlad u're welcome😚
@N30.N30
@N30.N30 6 жыл бұрын
Thanks meelo aanan heesta dhegeysi ku fahmin ayaan qoraalkaaga ku fahamay waan kaga mahadcelinaya waqtiga aad gelisay.
@jcliyajamuryadabarakesanso5167
@jcliyajamuryadabarakesanso5167 6 жыл бұрын
Wwww bast Lyrics ❤️❤️❤️👌
@tasniimmohamed7
@tasniimmohamed7 2 жыл бұрын
Heestan iyo musica wa alaysla heelay eraayada markay dheehayan qabka u musigu u dhacayo waa layaab🔥🔥🔥🔥Somali Music to the world🌎🎶🎹🎺🎺🎶🎶🎶
@suriyastar_
@suriyastar_ 3 ай бұрын
10 m can’t wait 😛 my like that 😂😂😂
@ayaandahir2952
@ayaandahir2952 11 ай бұрын
Celbuur agtisa❤️❤️❤️❤️❤️rer celbur rer abtigey shrf iyo karamo
@najiipkaape
@najiipkaape 11 ай бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗
@wllokaramo9208
@wllokaramo9208 6 жыл бұрын
Fiska rer Somaliland hadanahy adiga ku so sugaynaa 😍🙏 rer Somaliland like taa 😇
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 жыл бұрын
Hhh 😂😂😍 rer ....
@wllokaramo9208
@wllokaramo9208 6 жыл бұрын
Sagal Khalid 😂😂😂
@burhanfaqasheryade7450
@burhanfaqasheryade7450 6 жыл бұрын
Si balaadhan haloo soo dhaweeyo boqorada codka soomaaliyeed ee qarnigan reer hargeysa idinkaa caasimada Jamhuuriyadee waad namatalaysaane inaga soo giijiya dee meesha
@wllokaramo9208
@wllokaramo9208 6 жыл бұрын
Burhan faqash eryade inch alah hargaysa hadhwanaag wn ku so dhawanayna 😇
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 6 жыл бұрын
Ceel buur agtiisa Garoowe aagiisa jabuutina aadno haduu alla laasku Somali idilkeedba intaasi isku raacday Aleeleye waad I deeqday Hees iyo badh *Farxiyo fiska iyo Fuad Cade*
@rashkaabdirahim3987
@rashkaabdirahim3987 4 жыл бұрын
Hadaan aqalkaaga awaare kataago❤ Hargaysana aadno illahay usamayno Iridaha jijiga iyo xamarna ku aroosno⚘👫 wow caadi maahan😘 Qui regarde 2020?
@ayaanlesulayman4091
@ayaanlesulayman4091 2 жыл бұрын
Aware iyo hargeisa Caro isaq
@rashkaabdirahim3987
@rashkaabdirahim3987 2 жыл бұрын
@@ayaanlesulayman4091 aware yaa isaag yaa siiyay
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 6 жыл бұрын
hadaa somali dhalad ah tahay. like hala baqeeylina dee
@abdulkadirabdulle3042
@abdulkadirabdulle3042 5 жыл бұрын
maqosle Maquuste jhhhhh
@firdawsamahmid4528
@firdawsamahmid4528 3 жыл бұрын
Walaal manooshahay❤🥰🤲
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 3 жыл бұрын
@@firdawsamahmid4528 haa walal Alxdl waad mahadsan tahay 🙏
@Suhaila685
@Suhaila685 6 жыл бұрын
Inti ku haysata ninkan ciyartiisa like ya isara
@yuusufjamac4150
@yuusufjamac4150 5 жыл бұрын
I am from Sudan i love somali song like ya akhi
@ifraxifrax6985
@ifraxifrax6985 5 жыл бұрын
Beenlow 😠
@Seey667
@Seey667 5 жыл бұрын
Yuusuf Jamac4 😂😂😂😻😻
@sunduskingdom3377
@sunduskingdom3377 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂isoo fiiri 😂😂😂😂
@abdiwahababdisalam9454
@abdiwahababdisalam9454 2 ай бұрын
2019 up today 2024 is my favorite song ❤
@sharmakehd7398
@sharmakehd7398 6 жыл бұрын
adoo jiifa hadad daawanyso lik i saar
@weyraxshow4066
@weyraxshow4066 6 жыл бұрын
Sharmake HD Markaan arkay inaan jiifo hadana aan dawanayo liketa horey ayaan kugu qabty
@maariyo1maariyo175
@maariyo1maariyo175 5 жыл бұрын
Sharmake HD like dhakab iga dheh bro❤
@zaakiryare6281
@zaakiryare6281 5 жыл бұрын
😂😂😂😂 waliba buste ku dadnahay
@iamsharmakeabdi7233
@iamsharmakeabdi7233 5 жыл бұрын
Hhhhh sharmake hd ano jiifa ayan dawanaya
@yusufdhuux4062
@yusufdhuux4062 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@yaallah2558
@yaallah2558 5 жыл бұрын
Heestani waa the best song for the year. Inaba caadimaaha midhaha heestu. Fiska is my favorite female singer of all the time.
@hakeemadam6771
@hakeemadam6771 5 жыл бұрын
Waa hees qurux badan tobodaad ka hor ayaa heestan iigu horaysay waan ladhacay viva faniinta Somaliyed
@ajboy9738
@ajboy9738 5 жыл бұрын
Hargeso agteeda🥰 ceelbuur aagisa💕 Garoowe aadno hadii alalaska Soomaali idikeed😘 intaas isku raacno allaylehee waad i deeqde pea❤
@Qanciye11
@Qanciye11 6 жыл бұрын
Waaaw Inaba caadi ma ahen well-done boqorada codka 👏👏👏👌
@amooredhej8218
@amooredhej8218 5 жыл бұрын
Young man ineed a good song for my wedding from yuh let's talk bro
@xaliimasacdiya168
@xaliimasacdiya168 5 жыл бұрын
mahubtaa
@hipaaqcabdi7980
@hipaaqcabdi7980 5 жыл бұрын
Wsc
@hipaaqcabdi7980
@hipaaqcabdi7980 5 жыл бұрын
Maxamed bk
@nuurowaalo2327
@nuurowaalo2327 5 жыл бұрын
Www waya shidan tahay hesta mansh alaaah fiska abyo wan ku tagaraaa nolw fuada cade mansha allaah wan ku tageraa nolw
@farhiyaali7938
@farhiyaali7938 6 жыл бұрын
Inta farxiyo la dhaho wan idin jeclahay fiska boqorada farxiyoyinka 💋
@munohussein6132
@munohussein6132 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@maryanibraahimcaseyr6058
@maryanibraahimcaseyr6058 2 жыл бұрын
Sami farxiya🥰🥰🥰
@sabrasabiriin527
@sabrasabiriin527 10 ай бұрын
M,a Allah
@amiirmohamed480
@amiirmohamed480 Жыл бұрын
Waqal knows his trade, the choice of voices and singers is beyond on point. Thanks for this masterpiece.
@iskufilangirl5788
@iskufilangirl5788 4 жыл бұрын
Reer ceel buur💋💖💖💖like iisaara
@Maali_Recap
@Maali_Recap 2 ай бұрын
Who's Still in 2024 ?
@CusmaanAwxassan
@CusmaanAwxassan 12 күн бұрын
Xaaadir
@user-tw4pk3nb3l
@user-tw4pk3nb3l 8 ай бұрын
Heesan xilimay soo baxaday waan idin salaamay inta daawanaysa 2023😅
@adenyaciin1136
@adenyaciin1136 2 жыл бұрын
I REALLY like the way he dance well done for this song a big heart from #Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@leylomuuse9680
@leylomuuse9680 2 жыл бұрын
Asc🇩🇯🇨🇵🙏
@pirateonthetrack1049
@pirateonthetrack1049 2 жыл бұрын
@@leylomuuse9680 no France flag
@alificil7153
@alificil7153 5 ай бұрын
Fuad cade original Djibouti dance well done
@ishowspeedshorts0
@ishowspeedshorts0 10 ай бұрын
Alah ha unaxaristo waqal studio 😢
@aslamamohamed9405
@aslamamohamed9405 6 жыл бұрын
Inti fuad Cade ciyartisa Iyo qarkisa dambo sas uwarejina kuxeysata like...😂😂😂😂
@mohamedahmedaden7470
@mohamedahmedaden7470 4 жыл бұрын
Hhhhh wlhi wuu ruxay
@MahaMaha-iu4ol
@MahaMaha-iu4ol 4 жыл бұрын
❤❤❤🌹🌹
@amiircaamir8380
@amiircaamir8380 4 жыл бұрын
Anigu fiska ku raxaysanaya
@asadkariye7992
@asadkariye7992 5 жыл бұрын
Heestaan waxaan ka jeclaan lahay inuu boqorka codka la Soo qaado iskalaaji 😍😍😍😍
@iqraamaow4423
@iqraamaow4423 2 жыл бұрын
Izkalaaji wilkan aba ka cod mac
@Juweriahassanjuweria
@Juweriahassanjuweria 3 жыл бұрын
Ceelbuur agtiisa galhareeri aagiisa
@cuthmaanyare7700
@cuthmaanyare7700 2 жыл бұрын
Waa ku wataaa legend
@zirmukhtarmohamed2017
@zirmukhtarmohamed2017 4 жыл бұрын
Beerta heesta lagu qaday lacagteeeda iska so biixiya farxiya adiaga ka musele hawsha so dhaame 💪💪💪🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹
@abdulmohamud4673
@abdulmohamud4673 6 жыл бұрын
Hada ayn so dhacy Somali Mohamed like iyo love ❤️ igu sharfa
@jcliyajamuryadabarakesanso5167
@jcliyajamuryadabarakesanso5167 6 жыл бұрын
Love you ❤️
@elgaza3299
@elgaza3299 6 жыл бұрын
Marsha alah
@qumaninaabdulahiqumaninaab318
@qumaninaabdulahiqumaninaab318 6 жыл бұрын
💜💜💜💜💞❣
@shaadiaqueen3173
@shaadiaqueen3173 5 жыл бұрын
Hadaan aqalkaga awaro ka tagno hargeysana adno xamarna Ku arosno intaasi ma Ku deeqday like iyo love wax Ku tarimayane😀
@abdulmohamud4673
@abdulmohamud4673 5 жыл бұрын
shaadia queen 👸🏻 ad iyo ad intaaas Nagu filan
@amjadadm2537
@amjadadm2537 Жыл бұрын
كل فتره ارقص فيه تهبل الاغنيه😂❤
@MohamedAbdi-ry6ex
@MohamedAbdi-ry6ex 4 жыл бұрын
I am from Congo I love somalia music war like ta noosaara asxabey
@khalidfiyoke7266
@khalidfiyoke7266 2 жыл бұрын
2 legends🔥 Still watching 2022🌹
@nasrinamohmet752
@nasrinamohmet752 Жыл бұрын
Ahay😁😁😁
@stress1474
@stress1474 6 жыл бұрын
Masha Allah fanaaniinta somaliyeed jira oo jooga weligiin sln qiimo badan iga hanta FUAD CADE IYO FARHIYA FISKA
@princessgacal3678
@princessgacal3678 3 жыл бұрын
Alalaaska waa in ceelbuur laga maqla my habo saas laga raba❤❤❤
@abdiubane2722
@abdiubane2722 4 ай бұрын
I am Rendille from kenya i do listen this song all time,,,,,Somali na Rendille are one people
@sucaadocadeyabdullahi4538
@sucaadocadeyabdullahi4538 9 ай бұрын
Ceel buur agtiisa garoowe aagiisa jabutina aadno haduu alalaaska soomaali idilkeedba intaas ma isku raacney aley lahey waad ideeqdey❤
@simanibraahim9722
@simanibraahim9722 6 жыл бұрын
Farxiyo fisk iyo Fu aad cade www muuqaal inabacaadi ahyn mash allah🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴
@Sharma_cade
@Sharma_cade 6 ай бұрын
Team 2024 is muujiya😂😂
@CabdifitahAxmed
@CabdifitahAxmed Ай бұрын
😂😮😅
@husseinapokor6195
@husseinapokor6195 Ай бұрын
Runti heestan wa wax an Ku xasuusto dedàlka mar walba an. Daalo ama niyad jabi dhagysta thanks team waqak ❤❤
@raagejilow5227
@raagejilow5227 5 жыл бұрын
Heestan hadaad download dhahday like iisaar is muuji 🛑🌚🔥
@leyladhiblaawe1491
@leyladhiblaawe1491 6 жыл бұрын
Hees shidan ceelbuur aktiisa iga dheh boqorada fanka Well done keep going queen❤️👏👏
@amranhashim6049
@amranhashim6049 6 жыл бұрын
Huuno ceelbuur waaa dalkeeda kufaanaah
@duqowpoiofficiall9237
@duqowpoiofficiall9237 Жыл бұрын
2022 kenya Nairobi 22:42 2023 Europe I.. a Africa 🌍 nabadagalYo 😳🥲 Xasuusuhu waa cadaab wlhi
@nasrinamohmet752
@nasrinamohmet752 Жыл бұрын
Allah haku gaarsiyo
@exshiiine8858
@exshiiine8858 Жыл бұрын
Reply me whenever u saw my comments 🍒 all the way from NAIROBI KENYA Pangani , Pangani height ☎️☎️☎️
@guuleedbashiir7275
@guuleedbashiir7275 2 жыл бұрын
Fiska woooow &fuad wale wxbaa kadhacay hees iyo badh noolaada guyz
@cabdifitaax5346
@cabdifitaax5346 Ай бұрын
28 June 2024 baan dhageesananayaa heestaan inigoo ah bukaan u dhiban jeceel la qiyaamay waan arki doona intaan ka sii mid ahaan doono dhibanayaasha😭💔
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 Ай бұрын
Abowe weligaa qof baxay ha u murugoon hana is dhihin dadka dhanaa sidaas ah alle ayaa wax kasta og iney qeyr ku ehen laga yaaba alxm dheh tan kale jaceylkqba xanun wu leyahay u dulqado adigana slaama❤
@rayaancabdicabdulhi9768
@rayaancabdicabdulhi9768 6 жыл бұрын
Xidigata. murusde hada.uqirtay ilke..isar ????💗💗👏👏👏👏👏
@asrarmah382
@asrarmah382 5 жыл бұрын
Waaqasab inan kusaro
@maalintaada7731
@maalintaada7731 5 жыл бұрын
Qabiil kadaa he?
@abdulkadirabdulle3042
@abdulkadirabdulle3042 5 жыл бұрын
rayaan cabdi cabdulhi hhhhhhh Rayan see cml qota waan is xignaa cml miyaa cdi ma tihy wlee hhhhh😂😂😂😂🤣🤣🤣😍
@mohamedshidoabdi1826
@mohamedshidoabdi1826 6 жыл бұрын
Qofkii 98 aya ahaya like isar . 💜💜💜💜💜
@abdirizaqahmed6568
@abdirizaqahmed6568 5 жыл бұрын
Buuuuumb hadaan soo decee wixii rer garoowe ahh likta haila dhaafina 😍😍
@abdirisakbaari8500
@abdirisakbaari8500 5 жыл бұрын
Dhul boqortoyo Ceelbuur ❤❤👏👌🇸🇴
@abdimohamedabdi5594
@abdimohamedabdi5594 6 жыл бұрын
allaw sida farxiya fiska xajiyadayda midaan gaboobin iiga dhig 🧕🏻🧕🏻 aamiinta raciya iyo like ta
@jamiilomaxamed7508
@jamiilomaxamed7508 Жыл бұрын
😄😄
@cabdiaadan3413
@cabdiaadan3413 6 жыл бұрын
intii Soomaaliya jecel like da ha ila dhaafina fadlan
@muniiromaniish3044
@muniiromaniish3044 5 жыл бұрын
Reer muqdisho caasimadiii hoyo somaaliye intii nabada muqdisho jecel like ii saara thnks
@mohaladane
@mohaladane 4 жыл бұрын
boqorada codka fiska in ay thy inta igu racsan lik ha iladhafinin shaydin cun🙏
@ilhanogle9078
@ilhanogle9078 2 жыл бұрын
aware jigjiga and garowe intas ideqda ❤
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 Жыл бұрын
darood maledahay🙄😂❤️
@dekadimple
@dekadimple 6 жыл бұрын
Ceelbuur agtisa 😘😘😍
@abdisalanahmed5233
@abdisalanahmed5233 4 жыл бұрын
Welcome
@hamzakidifaar2340
@hamzakidifaar2340 4 жыл бұрын
Ceelbur umac
@mohawaayeel4866
@mohawaayeel4866 11 ай бұрын
Fiska she is the best singer in somalia 🇸🇴 💕 ♥
@cawilyare6432
@cawilyare6432 11 ай бұрын
Haa walhi iyo quruxdaba
@hanaabdicasis123
@hanaabdicasis123 5 жыл бұрын
Laaaaalàwwwwww qatar iga dheh wah wah alaab salan sare salan sare🙏💕🙏💕🙏💕
@maryanabuukar7325
@maryanabuukar7325 4 жыл бұрын
Fiska ina adertey From ceel buur🤩🤩🤩
@ibraahimmohamed4448
@ibraahimmohamed4448 5 жыл бұрын
Ilayska iyo nuurka iftiinka baxayaa aduunyada gaadhay ma adigaa ? Degmoy ma adigaa 😍❤
@drahmeddahir4704
@drahmeddahir4704 5 жыл бұрын
Masha allah, king Ibrahima, noolow , horey u soco, you are a legend. wax ku dhiba alle kuma tuso waa ramadaane, subscribe ii dheh ana subscribe kuu leeyahay, Guuleyso.
@zakimaxamuud8227
@zakimaxamuud8227 Жыл бұрын
two legends still this song is fire 2022&2023🖤🥶
@xaajikore
@xaajikore Жыл бұрын
Asxabta hestan ku cel cesha 1.b hagadho
@mahadmaxamed307
@mahadmaxamed307 2 ай бұрын
GALDOGOB ❤oo barwaaqo ah baa aniga iyo marwadayda Farhia 20-05-2024 ku dawaanaynaa❤❤
@mohamedabdukadir3426
@mohamedabdukadir3426 14 күн бұрын
One of the pest somals song My fov❤💯🔥 Kama daalo ina ku raaxeysto
@mohmmedmustafe9287
@mohmmedmustafe9287 6 жыл бұрын
hees hees dhaaftey waan la dhacey heesta 😍😍😍
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 жыл бұрын
Ana uhoryey like isi heestu inba cadi mha from hargiesa hadhwanag ❤
@ganey8312
@ganey8312 Жыл бұрын
Ileeskiyo nuurka iftinka ka baxayo Aduunyada wada gaaray ma adiga hamdiyey Heestan xaskayga jecleed aad bana ujeclahay ilaa hadana kama daalo dhagaysigeeda 🥰💥 Iilhow idhowr💥
@nasteehabashirdahir7392
@nasteehabashirdahir7392 5 жыл бұрын
Boqorada codka 👌 ciyarta wilka waku haystaa 👌 garowe ❤️
@aamiinkhadar223
@aamiinkhadar223 6 жыл бұрын
Farxiya fiska dadka horgiesa kuso dhawaynaya hada ka mid tahay qacanta taag🖐
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 жыл бұрын
Me👆👆👆👆
@somalidhalad3483
@somalidhalad3483 6 жыл бұрын
Aamiin khadar Boqortooyo farhiya fiska iisoo dhaweya iina ilaalsha waa boqoradeyda
@fatumaadan5839
@fatumaadan5839 6 жыл бұрын
100✓✓❤️❤️❤️🤣🤣🤣
@handulleyareapokor8259
@handulleyareapokor8259 6 жыл бұрын
Aamiin khadar ☝☝☝
@lastdaimond8691
@lastdaimond8691 6 жыл бұрын
☝☝☝☝
@abdirizakdahir739
@abdirizakdahir739 6 жыл бұрын
Farhia Darteed Ayaa u dawaday heestaan ❤️🤴best music 🎶 M.karaama 👌👌
@user-vi7tn1of7z
@user-vi7tn1of7z 7 ай бұрын
Hadaan aqlakaaga awaare kataago❤❤
@hanadlp9305
@hanadlp9305 3 жыл бұрын
Am from cadaado I love Somali people They ar friendly 😁
@princesszagal23
@princesszagal23 6 жыл бұрын
waw fiska iyo fuaad hees shidan walee👏👏👏😍
@bahjoabdikarimjamayartishi2150
@bahjoabdikarimjamayartishi2150 6 жыл бұрын
Wilkan ciyartisa jaclhy wlhi fiska qurx ley wad nuresan adiyo wilkan
@yahyeabdibiixi9758
@yahyeabdibiixi9758 6 жыл бұрын
Bahja ayantan ku waayo nafta ku tabeyso. Indhaha U ilmeeyo xubigada
@bahjoabdikarimjamayartishi2150
@bahjoabdikarimjamayartishi2150 6 жыл бұрын
Yahye Abdi Biixi 🖒🖒😍😍👉
@khalidabdi7435
@khalidabdi7435 5 жыл бұрын
We ni Kosalaame
@sldahmed595
@sldahmed595 4 жыл бұрын
@@bahjoabdikarimjamayartishi2150 ajiibay jacylka ogaada dhan kaga 😂😂
@maryanaadan8632
@maryanaadan8632 5 жыл бұрын
Hestani mcn waye hadaa ka heshay plz ilke isar😢❤
@AbdilaahiMuse
@AbdilaahiMuse Ай бұрын
Majecli heesaha laakiin fiska waan kaheela❤
FISKA 2017 HEESTA NABSI MUQAL SHIDAN
6:35
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 20 МЛН
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 19 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН
ISMAIL AARKA & AYAAN WADANI | NEW SOMALI MASHUP | OFFICIAL VIDEO 2023
7:48
MAXAMED CIRO IYO XAMDA QUEEN (WAAN NAAAXI LAHAA) HEES CUSUB HD
7:45
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,5 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,6 МЛН
FARXIYA FISKA OO HEES U QAADEY BASHIIR HANUUNIYE 2011 + LYRICS
5:42
FANKA MAANTA
Рет қаралды 4,3 МЛН
Safwan Halac ft Ayanna | IIGAAR AHAW | 2019
6:32
Haataf Abdi
Рет қаралды 22 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,8 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 3,1 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 578 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 335 М.
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 59 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 263 М.