HASSAN A. SAMATAR HEESTII DABAYLA ROGMANAYE | OFFICIAL LYRICS BY HD SHOKANA FILMS.

  Рет қаралды 984,984

SHOKANA FILMS

SHOKANA FILMS

4 жыл бұрын

HASSAN A. SAMATAR HEESTII DABAYLA ROGMANAYE | OFFICIAL LYRICS BY HD SHOKANA FILMS.
#HassanA.Samatar#DabaylaRogmanaye#Subsrbe

Пікірлер: 203
@abdiazizaydarus1641
@abdiazizaydarus1641 2 ай бұрын
caawa taariikdu tahay 24/05/2024 waxaan kabaxay safar jigjiga to goday waxaa ii daaran heestan xasan aadan waa fanaan qaali allha barakeeyo
@ruqiyoabdiqadir8096
@ruqiyoabdiqadir8096 Жыл бұрын
Ayy heesdeydii ahaa aabahey baa ii qaadi jirey anigoo yar waligey ma iloobi doono❤️❤️❤️
@nazreinmahatt7633
@nazreinmahatt7633 29 күн бұрын
Caawa taarikhdu tahay 9/July/2024 waxaan dhagaysanaa heestan ilaahay amrkii wan iska jeclahy fanka siiba. Fanka Hasan aadan. Waxan salaman dhaman dhalinta fanka suuganta jecel❤
@abdirihmaanjuniorfred47
@abdirihmaanjuniorfred47 26 күн бұрын
Sidkle alla hku sharfo wllo
@king__zhucaip1095
@king__zhucaip1095 9 ай бұрын
Heesta ano tahriibe ah baan dhagy sanyaa waxan joga cariga mixico qofkii iga dambeyow iso ducee walalayal qof walo somali ah iyo muslin ahba mustaqbal wangsan alle ha siiyo Iyo muraadkiso macsi lahyn ❤🙏🏿
@cabdulahi753
@cabdulahi753 9 ай бұрын
Allaha ku fududeyo sxb
@Caaqil_lyrics
@Caaqil_lyrics 9 ай бұрын
Alle ha ku fudaydiyo wll
@muunaabdiqaadir6755
@muunaabdiqaadir6755 8 ай бұрын
alle haku siiyo wll
@biyaayo
@biyaayo 8 ай бұрын
Ilahay haku nabad geeyo wllo
@fardowsocdey3732
@fardowsocdey3732 6 ай бұрын
Walaal ma nabad tagtay😢
@aadanibnuxuseen5744
@aadanibnuxuseen5744 Жыл бұрын
26/7/2023 goobtu waa Ethiopia 🇪🇹 Wxaan udhageysanayaa hestaan gabar rukiyo la dhaho xiriir mudo badan naga dhaxeeyey kala tagney 💔 jclow xaal qaado hadaad iga dambeyso like isaaar I love you my people 🇸🇴❤
@ruqiyadahir4940
@ruqiyadahir4940 8 ай бұрын
Magacayga ii dhig huune
@user-cb9op3ub3r
@user-cb9op3ub3r 5 ай бұрын
​@@ruqiyadahir4940kaliga laguma dhaho Magaca wllo
@abdullahabdi9505
@abdullahabdi9505 Ай бұрын
😂😂😂​@@ruqiyadahir4940
@abdullahimohamed16
@abdullahimohamed16 Жыл бұрын
26/Jan/2023 caawa heestaan wey ii shidan tahay , maba dhageysan jirin heesihii hore lkn caawa heestaan waan ku raaxeysanayaa xasan aadan samatar fanaankii ugu fiicnaa ee soomara taariikhda dalkeena Somalia 🇸🇴 💖
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Waa mid ka mid ah heesaha hirgalay Heestani waxay ku jirtaa heesaha Hassan Aadan kuwooda ugu mcn uguna codka dheer.
@nuurhubane
@nuurhubane 6 ай бұрын
Hees xasan adan qabtay oo aan hirgalin maaragtay adigu😂
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
@@nuurhubane Absolutely NO😂👍
@xuriyonaanaale2511
@xuriyonaanaale2511 Ай бұрын
08 Jul 2024 dhamaan waalidkey io Walaaladey aya urajeynaa Risiq Rabbi io Awlaad Baari ah Ayaaga ku xasuusan doona wanagooda ❤😢
@zakiamoore7787
@zakiamoore7787 2 жыл бұрын
Heestan Malayiin jeer Hadan dhagaysto xita kama xiiso dhaaco ax afanan ma yahay alfanan Hassan adan samatar ❤️🙏
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 2 жыл бұрын
Hasan adan samatar( hasan bashi) legend buu aha fankan kuso raxaystay
@hilalsaeed9035
@hilalsaeed9035 2 жыл бұрын
Me too runti kama dalo hestan 😍🥰
@sayidhaaji6395
@sayidhaaji6395 Жыл бұрын
Heestan waxaa aad ujeclaa oo aan caawa kusoo xasuustay saaxiibkayga qaaligaa cabdiqani yaasiin 30-4-2023 From : buhoodle
@user-xy8td3jz3s
@user-xy8td3jz3s 7 күн бұрын
Heesti ugu horeyseen maqlo ❤xasuus hadana waa 1aug 2024 9:44
@SuperKahin
@SuperKahin 16 күн бұрын
Waa ereyadi cabdi qays. Laxanka iyo musikada waa iska fannaanka
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
2023 Cod libaaxle Diyeeshihii qaranka 10 Samtar!🦁🇸🇴🎵
@MohamudMudu-cu2kc
@MohamudMudu-cu2kc 22 күн бұрын
Manta ey tahy 17/7/2024 safar mxan ogabaxay kenya 🇰🇪 to England 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 heestan baa idaran jwi dgn alxm ❤❤ love isaar plz 🙏🏼
@Diinimohamed8125
@Diinimohamed8125 Жыл бұрын
Alle ha xifdiyo Hassan Aaden Samatar waa dhif fanaan la ayni ah in la helo
@cawaleawale7202
@cawaleawale7202 2 жыл бұрын
Axx heestan wlhy anoon xataa taariikh aqoon maqli jry
@mohaadde135
@mohaadde135 2 жыл бұрын
Hestaan kama dalo malin ksta dhagestaa markeyga igu horeese aan dhagesto wxee eheed 2005 hda neh wxaa la maraa 6/3/2022🤕💔
@jiifdiidjiifdiid9736
@jiifdiidjiifdiid9736 2 жыл бұрын
Heesta Waxa alifay Cabdi aadan Qays cumriga alla how barakeeyo
@ahmedhirsi1240
@ahmedhirsi1240 Жыл бұрын
Almost 20 yrs weli sidii ayaan ujeclahay heestaan, erayada laxanka iyo music all is perfect Smatar danbigaada Allaha dhaafo
@ZAHROShibiin
@ZAHROShibiin 20 күн бұрын
Cwa waa hben thy bishu 18 July 2024 waxa idaran heestaan ilhow culayska ihaya iga dulqaad😊
@hero.ambition
@hero.ambition 2 жыл бұрын
🇸🇴 soomali hanolato. Fanaan weyn 🔥
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 2 жыл бұрын
13 jun 2022 Kama daallo dhageysigeeda Heestaan Legend Xasan Aadan Samatar Cimri dheer iyo Caafimaad Ayan Ku Rajeynayaa
@MuzeygaBoy-td3te
@MuzeygaBoy-td3te 8 күн бұрын
From VOA somali
@zuhaipupdirahmaan7823
@zuhaipupdirahmaan7823 Жыл бұрын
8/9 Dhiibatadi abid igu weyned inzha aLLa wan Ka bixi😭
@shiineahmed8441
@shiineahmed8441 Жыл бұрын
Maalin dabeel ee jirto meeshu waa south Africa 🇿🇦 date 27 June person shiine Ahmed arabow xasuus ahaan ayaa u reebay Hadid aan isku wadan jookno hi isoo dheh bye-bye ❤
@joojookb7567
@joojookb7567 2 жыл бұрын
Doorashadii Abdiqaasim ayaa loo qaaday heestaan📌 from Gedo specially Balad Hawa❤
@Boqoradda
@Boqoradda 4 ай бұрын
Heestan xasuus 2015 anoo yar school dhigta barnaamij bay xaysiis u ahayd musica inteeda hore oo qudha kolba la jarjarayay ana wanka heli jjiray imikn arkay iydoo dhamays ah ❤
@fatumamuhumed8097
@fatumamuhumed8097 2 жыл бұрын
Codka iyo hesta iso jitey 🥰
@MuseAfrah
@MuseAfrah Жыл бұрын
I'm from America 🇺🇸 I love this song 🎵 ❤ and I love all somali people ❤ ♥ 💕 💖 😀
@yassinkhalif2976
@yassinkhalif2976 Жыл бұрын
You are just a refugee in America you should be proud of your land and country.
@muunaabdiqaadir6755
@muunaabdiqaadir6755 8 ай бұрын
😂😂😂
@yasminhussein9256
@yasminhussein9256 8 ай бұрын
​@@yassinkhalif2976😂😂😂😂
@user-wy2lt4yx8h
@user-wy2lt4yx8h 29 күн бұрын
Thanks, somali people. Welcome oppen hand.❤❤❤❤❤❤
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta Ай бұрын
Heestaan Waxaa Kufsaday Ninkii Fartuun Balbalaarka Markaas Ayanba Nacay Heestii
@Iman_ahmed_abdi
@Iman_ahmed_abdi 2 күн бұрын
Hadii lais xaqireen cowman diamond codka wu keenaya blse eryada qaar buu qalday
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta 2 күн бұрын
@@Iman_ahmed_abdi Yeey Yeey Yeey Ayuba karoonaawayay ERAYADA Oo Dhan Waa Qaladyay
@AaminaAxmed-td2ot
@AaminaAxmed-td2ot 5 күн бұрын
Dadki iga dambeyow wa ini slamaya😊
@user-pt1bp6kd2c
@user-pt1bp6kd2c 6 ай бұрын
Wa haben wngsan on dhagysanoyo codki qaliga xasan adan samatar haben.khamis.so glso jewi degan oo dabayl kalgacal
@somediscovery5988
@somediscovery5988 Жыл бұрын
Heestaan cajiib waaye 🥰
@user-lt9uy4nw4w
@user-lt9uy4nw4w 8 ай бұрын
Ma jacyl rasmiyaba ma kalgac rumooba ma rugtaad dagaysee abdlow lahydba hees xasuus igu leh 2023/11,17 saacdu waa 11:33 habenimo❤
@Iman_ahmed_abdi
@Iman_ahmed_abdi 2 күн бұрын
Maba ka haalo dhageesiga heestaan Cimri dheer ultra legend hasan adan samatar🙏🫡 Habeen isniin " 5- Aug - 2024🇸🇴📍 20:17 ⏰️
@DoudeyeIdriss
@DoudeyeIdriss 6 ай бұрын
This song I dedicated to you Ayan Moussa Ali at your wedding day insha'Allah
@moussaaliayan875
@moussaaliayan875 5 ай бұрын
Hello. I really hope that you are fine. I just found your comment. May that wedding day be ours and not only mine. I love you the same way I have loved you from the very beginning. Take care of yourself and I hope that we will find each other soon YIDB.
@DoudeyeIdriss
@DoudeyeIdriss 5 ай бұрын
@@moussaaliayan875 inagu dajiyaysane Rabow ina iskukaya daa
@DoudeyeIdriss
@DoudeyeIdriss 5 ай бұрын
@@moussaaliayan875 inagu dajiyaysane Rabow ina iskukaya daa
@DoudeyeIdriss
@DoudeyeIdriss 5 ай бұрын
anigu dajiya is helne Rabow isku kaya daa love you AMA
@dhagayareahmed4578
@dhagayareahmed4578 5 ай бұрын
Best song ever walhi ❤
@user-iw6jb3fj8k
@user-iw6jb3fj8k 5 ай бұрын
Hetiii hesaa mnshaalah
@murayadamaxamud4615
@murayadamaxamud4615 2 жыл бұрын
2002 /10/4 Ayaan dhagysan jiray from saomaliland
@ugbaadnaasir8173
@ugbaadnaasir8173 2 жыл бұрын
Halmaalin kadip ayaan dhashay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😭😭
@abdiwahabhusseinhudhusseinhud
@abdiwahabhusseinhudhusseinhud Жыл бұрын
​@@ugbaadnaasir8173wlh caruur baa tahay. Aniga waagas miiga Ayan xoola ku raaci jiray. 2002. Dhaqso adeer macaane I dheh. Waalid ban ku noqon karaaa.
@safaissa6161
@safaissa6161 Жыл бұрын
11/04/23 from Djibouti 🇩🇯
@siigaaleproduction
@siigaaleproduction 4 жыл бұрын
Keep going
@shokanafilms6576
@shokanafilms6576 4 жыл бұрын
SIIGAALE BOY thanks brother
@siigaaleproduction
@siigaaleproduction 4 жыл бұрын
Thanks bro waan ku socana insha alha
@mustafimoha5106
@mustafimoha5106 2 жыл бұрын
Heestaan sidaa ujclhy inaa kusoo celiyo markle ayeyba iga heysaa darteed fanaan unoqdo
@yasinmohamed3666
@yasinmohamed3666 2 жыл бұрын
Thanks Samatarna cimri iyo caafimaad
@user-vg1rb3ph5p
@user-vg1rb3ph5p 2 жыл бұрын
@@yasinmohamed3666 l7pppp0pp Lo0pp
@khadarkhadarmohammed
@khadarkhadarmohammed Жыл бұрын
2003 anoo darawal gaari ah ayaan soo xasuusto
@abdullahabdi9505
@abdullahabdi9505 Ай бұрын
Maiga hubta landhere ❤😂
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Abaha codka guuxa xasan adan xasanow
@aliibinkher
@aliibinkher Ай бұрын
Legend sematar🎉❤
@AbdullahiAli-lx3by
@AbdullahiAli-lx3by 3 ай бұрын
🎉
@BaariyowAnigoow0
@BaariyowAnigoow0 Жыл бұрын
Super Ultra Legend Hasaan aden🐐
@user-bu9yh1ii3k
@user-bu9yh1ii3k 8 ай бұрын
Kama daalo heestan
@dekowabdi2498
@dekowabdi2498 3 ай бұрын
Cawa tariiqdu tahy 24/04/2024 sacada tahay 3:18am malintu tahay arbaco jawiga Nairobi yahay roob roob gabar an aad ujeclahy mudo sowada shekeysaneyni igu cidleysay nolosha😢😢ilahow qalbiga iqaboji mid qeyr qabto igu badal😭😭😭
@hassannurjelle8628
@hassannurjelle8628 2 жыл бұрын
2006 walhi anigo yar ayan dhagesan jiray heestan
@fatumamuhumed8097
@fatumamuhumed8097 2 жыл бұрын
Kkkk hada madhagaysaneysa🤣
@hassannurjelle8628
@hassannurjelle8628 2 жыл бұрын
Haa quruxey waa xasus yaranteydi ah
@fatumamuhumed8097
@fatumamuhumed8097 2 жыл бұрын
@@hassannurjelle8628 legent aya tahey wan ku ta abowe🇸🇴🤝
@hassannurjelle8628
@hassannurjelle8628 2 жыл бұрын
Mahad sanid abayo 🙏
@hassannurjelle8628
@hassannurjelle8628 2 жыл бұрын
Xage jogta adiga fatuma
@nazreinmahatt7633
@nazreinmahatt7633 29 күн бұрын
Dabeelaha rogmanayee Laamaha ruxmanayee Reexaanta sida Rucladiyo dadka wada roorayee Raynraynta wada Reynkey kacshee halka loo socdaa Ma halkaan rabaa Ma runtaa. Ducada Rabi uga baryaa Ma jacayl rasmiyaba Ma kalgacal rumooba Ma rugtaa dageysed ruqiyaay laheedbaa Inta kle ku dar
@user-vs7qj8uz3h
@user-vs7qj8uz3h 8 ай бұрын
Gabadhii ruqiyo eee heesta loosameyay waxan ku arkay 2006dii ceelasha biyaha markan isku sheegay inaan shiqal qudub ahay waxay igashekaysay tarikhda heesta qaybo kamid ahayd" ma rugtaan sugaynee raaso ahayd baa " waayo waayo
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 7 ай бұрын
Dhuuso wayne heesta cabdi qays ayaa curiyey waxaanu usmeeyay rqiya Cali oo la yaqaan hargeysana deggen.
@IbrahimMohamed-ti1nx
@IbrahimMohamed-ti1nx 5 ай бұрын
taqsiinta miyaad tuftay wll😂😂😂
@saidmohamed745
@saidmohamed745 Жыл бұрын
Im from somali gaar ahaan bosaaso❤
@DaahirDoomey534
@DaahirDoomey534 6 ай бұрын
Hooyo anab adaan maxamed Mohamed shiino🎉🎉🎉🎉 faduumo sabri 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@OmarmohamedSoule
@OmarmohamedSoule 2 ай бұрын
1/06/2024.9h30 du matin from djibouti❤
@abduranmansharif4642
@abduranmansharif4642 2 жыл бұрын
Allow cudurkan iga dawee. 27/5/2022 mastrbn
@maasimahmed7225
@maasimahmed7225 2 жыл бұрын
Aaamin wll allow ku cavi
@muhaadicis2523
@muhaadicis2523 2 жыл бұрын
Amiin Amiin Amiin Allha kucafiyo
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 Жыл бұрын
Allaha ku cafiyo saxib
@noormohamed9317
@noormohamed9317 2 жыл бұрын
Respect Hassan Adan,
@farhiaismailmohamud-mb8bq
@farhiaismailmohamud-mb8bq Жыл бұрын
Axsan hees ❤❤❤
@muhiyebogba5216
@muhiyebogba5216 3 ай бұрын
An caawa oo tahay taariikhidu 26b2024 ayaan dhageysanayaab oo jawi dagan
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 Жыл бұрын
Heestaan waa jeclahay hadane ciil baa i qabto markaan dhageeysto ninkeyga naag uu guursanaayeey oo ruqiyo la dhaho ayaa arooskeeda la shiday waliba cajalada vidiyoow ah lagu kor duubay markaasuu xaajigeyga guriga keenay oo shitay ane caladiijii waa jabshay waa taariikh dheer
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 Жыл бұрын
Kkkkkkkkk miskiiin waa kaa naxay walahy sorry huuno.... maserka xanun buu leyahay wan ogahay.
@mssedna9831
@mssedna9831 Жыл бұрын
Kkkk waa qoslay qalbiga allah kuu qaboojiyo quruxey
@abdifatahdahir9112
@abdifatahdahir9112 Жыл бұрын
Kkkkkkk
@khadarahmed902
@khadarahmed902 Жыл бұрын
Old is gold 23,maalin isniina bishu25-tahay❤
@idilabdi7285
@idilabdi7285 Жыл бұрын
Ma halkan raba ,🐎🐎🐎🐎
@nafisasweaty66
@nafisasweaty66 Жыл бұрын
lyriciska heesta wx bdn ka qaldan
@user-ul1si8ye4d
@user-ul1si8ye4d 3 ай бұрын
heestan waxa sameyay cabdi adan qays markuu arosay gabadhi .minyarada ahayd tas ayuu usameyay waxay sobaxday 2005 .6lixaad byby
@GulledAbdirizak-in7vx
@GulledAbdirizak-in7vx 2 ай бұрын
Sunday may 26 2024 kambala banku raxeysaya
@Xuseyn.xuuriye.1997
@Xuseyn.xuuriye.1997 2 жыл бұрын
Codkii raga lagu yaqanay
@leilakorisa3262
@leilakorisa3262 Жыл бұрын
Wow that's nice 🎵🎶🎵🎵🎵🎶
@ifraaxmohamed4034
@ifraaxmohamed4034 Жыл бұрын
2023 aa dhageysanoya ❤️❤️
@Abdulhakimyusuf
@Abdulhakimyusuf 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@daahahaji5053
@daahahaji5053 Ай бұрын
Heestii macaanayd cismaan diamond baa kufsady😢
@mahadshariif121
@mahadshariif121 2 жыл бұрын
Lagend
@awaleh23
@awaleh23 2 жыл бұрын
ULTRA LEGEND
@aragsancabdi4592
@aragsancabdi4592 2 жыл бұрын
Stiil 2022 yaa ila mida somaliyeey
@aragsancabdi4592
@aragsancabdi4592 2 жыл бұрын
Legend
@maryankamil602
@maryankamil602 2 жыл бұрын
2022
@maxamedcabdi4033
@maxamedcabdi4033 2 жыл бұрын
Yes
@sarajam3855
@sarajam3855 2 жыл бұрын
Maryan much more success in 2022 you and your family
@mohaalvaro6585
@mohaalvaro6585 2 жыл бұрын
8 jun 2022 sacada 10:20 habeenimo xiliga Mogadishu
@SmilingIslandRetreat-cz3hn
@SmilingIslandRetreat-cz3hn Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-im5ro6kk6z
@user-im5ro6kk6z 4 ай бұрын
Heesta hakaa qaadinee cidiii lahayd sheega
@Mohazz80
@Mohazz80 9 ай бұрын
10 nov 2023 hada iga dambeyso❤gul ku rijeyna😢❤
@AFDiini1722
@AFDiini1722 2 жыл бұрын
xasuusta abtirsiheenaa hor maray
@MaxamedUmad
@MaxamedUmad 4 ай бұрын
Axyaa hees
@nastehoahmed2489
@nastehoahmed2489 Ай бұрын
23/6/2024 hees bilaa sabab uu jeclahy❤
@saidaadanmohamed6597
@saidaadanmohamed6597 Ай бұрын
Cod iyo Music 2007 ilaa 2024 Cajiib
@abdulbasidhajjiadam5515
@abdulbasidhajjiadam5515 Жыл бұрын
Today aya dagyans brother...25/11/2022
@abdirizakhassan4285
@abdirizakhassan4285 2 жыл бұрын
I'm from 🇯🇵 I love Somali music 🎶😂😂
@TheMaestro8
@TheMaestro8 2 жыл бұрын
😂😂😂 wajigaas maa idha yar ku tahay.
@Baqbaq_badhanaa
@Baqbaq_badhanaa Жыл бұрын
Nonsesense 🤣
@yassinkhalif2976
@yassinkhalif2976 Жыл бұрын
You are in Japan but not from Japan. Avoid direct translation when writing/typing.
@kutwaryaawaryaa7953
@kutwaryaawaryaa7953 2 жыл бұрын
Upto date am listening 17-3-2022 never gets old
@muusecraxmaan5611
@muusecraxmaan5611 2 жыл бұрын
Ma halkaan rabaa ma reyskaan ducada rabigey uga baryaa. Meeshaas iska sax
@abdullahabdi9505
@abdullahabdi9505 Ай бұрын
5/18/2024 ❤🎸🎧 🎵🎵
@MjAadan-mv9ov
@MjAadan-mv9ov Жыл бұрын
30/1/2023 from halkii ay u dhimatay hargaysa
@maankamoha4089
@maankamoha4089 Жыл бұрын
6/SEP/2022 habeen talaado eh XASUUS
@ayanlefarah2452
@ayanlefarah2452 Жыл бұрын
Best 🎵 👌 👍 song 🎵 👌 ❤ Mr samatar
@khadijadaud9406
@khadijadaud9406 2 жыл бұрын
💖🦁👑👍😍🇸🇴💯
@AliHassanAbdullahi
@AliHassanAbdullahi Ай бұрын
Downled ka ufur sxpw❤
@yassinkhalif2976
@yassinkhalif2976 Жыл бұрын
Heestan yaa qoray ama yaa alife?
@mursalgadhka9394
@mursalgadhka9394 Жыл бұрын
Cabdi aadan xaad cabdi qays
@yasminmohames1922
@yasminmohames1922 Жыл бұрын
💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹👏👏👏👏
@user-ou5xy3nb3p
@user-ou5xy3nb3p Ай бұрын
Thursday 20June 2024 Nairobi Eastleigh ❤
@asadcabdi1689
@asadcabdi1689 8 ай бұрын
6 12 2023 form Mombsa 😂
@mowjaddo2002
@mowjaddo2002 2 жыл бұрын
Esanow adan Cajiib cajiib
@abdinasirB230
@abdinasirB230 2 ай бұрын
Heestaan musica iyo codka Sibaan ugu raaxeystaa🥰🥰
@SuperKahin
@SuperKahin 16 күн бұрын
Musikada iyo laxanka waa isla fananka ereyadana waa cabdi qays
@umukhalid7784
@umukhalid7784 2 жыл бұрын
Walee hoyodey baa ladhaha Ruqiya.mon 23/5/2022 .( chuo fees)
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r Ай бұрын
Lᴀʙᴋᴀ Kɪɪsᴀ Aᴅᴀɢ Lᴇɢᴇɴᴅ Hᴀsᴀᴀɴ Aᴅᴀɴ Sᴀᴍᴀᴛᴀʀ.🤴❤️🇸🇴☑️
@mahadshariif121
@mahadshariif121 2 жыл бұрын
Lgnd
@barkhadibraahim1023
@barkhadibraahim1023 2 жыл бұрын
20/04/2022 from turkey
@fanaanka2619
@fanaanka2619 Жыл бұрын
Anigana Waqtigaan ku raxeysanaa 2023 2.3
XASAN AADAN SAMATAR | HEESTII DOOKH | OFFICIAL VEDIO LYRICS
5:27
SUUXAYE LYRICS
Рет қаралды 8 МЛН
Xasan Aadan Samatar| Godobtayda la carroow|| Lyrics.
7:58
Carwo LYRICS
Рет қаралды 71 М.
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 15 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 13 МЛН
🤑 ESTO DAN POR DOUGH PERMANENTE en BLOX FRUITS
10:33
LegoBlox
Рет қаралды 32 М.
Xasan Aadan Hees Bulshayahay Ma Nabad baa Kaban Lyrics
7:31
Rashiid Boss
Рет қаралды 416 М.
CabdiNuur Allaale | Maxay Dantu Ciishay Wiiloo | With Lyrics
6:59
SHOKANA FILMS
Рет қаралды 84 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 242 М.
XASAN AADAN | DABAYLAHA ROGMANAYEE WITH LYRICS
6:55
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 306 М.
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 697 М.
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 15 МЛН