HAZAL OO KA AARSATAY KAFI ABDI PRANK II MASSAGE

  Рет қаралды 82,296

Kafi Abdi

Kafi Abdi

3 жыл бұрын

Пікірлер: 141
@DAARULIIMAAN
@DAARULIIMAAN 2 жыл бұрын
Aniga dad idaawado ma Haysto diini soo gudbiyaa walal isoo booqo ifka walal lagu yahaye
@CabdiqaniIsse
@CabdiqaniIsse 7 ай бұрын
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 2 жыл бұрын
Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi 🙏
@sonnachelsea5730
@sonnachelsea5730 2 жыл бұрын
Waa lagu.hayaa kafi Maadaaba Indhaha kor utaagay💪💪☝
@samirzain7212
@samirzain7212 2 жыл бұрын
😂😂waad ka aargudsate bllh lkn maya haduu taaknaan lahaa isagaa kaareen lahaa
@liltwayofficial8242
@liltwayofficial8242 2 жыл бұрын
I like her voice wollahi I can’t lie
@xamiida20
@xamiida20 2 жыл бұрын
I love you ismadhaanto team iinoolaada
@nimcomohamed2121
@nimcomohamed2121 2 жыл бұрын
Waa qeer hadii aad ka aarsatay aniga markasta gabdhaha lee lajiraaa🥰🥰
@alcantrakiddi4393
@alcantrakiddi4393 2 жыл бұрын
First comment liketa dac kusi
@AjAweisOFFICIAL
@AjAweisOFFICIAL 2 жыл бұрын
Prank waali waaye waxaan yaqay😅😅
@aadilahmedabdirahman2392
@aadilahmedabdirahman2392 Жыл бұрын
Big Bro haduu ahaan lahaa marhore uu ku Boodi lahaa..Respect Kafi
@Abdifatah3
@Abdifatah3 2 жыл бұрын
masha allah quruxdii oo qof ah ansal
@saarasabriye2106
@saarasabriye2106 2 жыл бұрын
Indhahaaa isku xirayaaa kkkkkkkkkkkk Kaafi Umadeena Maaha
@user-yz4gh4fq7w
@user-yz4gh4fq7w 7 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk ala kuwan funny Sanaa kkkkkkkkkk
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 2 жыл бұрын
Ceeb looma dhinto waxaas waa saqa jaanimo prank lama dhaho
@Khadro8796
@Khadro8796 2 жыл бұрын
Subxanallah illaahey xishodka nagama qaado
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
Adiga daawanaya xishoodka kuu haray muxuu yahay inaa soo fariisato kaliyaa kuu hartay kkkkkkk
@Khadro8796
@Khadro8796 2 жыл бұрын
@@ahmedqumbe3644 aad bad uqaldanthy ayada ugu talagashay in la firsado aniga waxas iyo wax lamid ah ij aan sameyana illaahey ban kamagan galay
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
@@Khadro8796 Bakhtiga ma cuno fuudkiisana waan cabaa weeye waxaagu, waxa aad fiirsatid adoo og raalli ayaad ka tahay.
@asmaxirsi5589
@asmaxirsi5589 2 жыл бұрын
Funny waaye kaafi indhaha xidho
@salahsahal9259
@salahsahal9259 2 жыл бұрын
Hhhhhh hh Kaafi Abdi waa iga qosoliyey ano cadhaysan tarikh baa ku dhacaday hhhhhh Kaafi waa prankigii ugu qosolka badan laba. Jir Baan dawaday
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
Laba sano jir baa tahay miyaa, adoo laba jira maxaa pranka kaa weyn ku daawisiiyay kkkkkkkk
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 2 жыл бұрын
Dumaa hhh hory usoco ka arso inaderky hhhh
@ahmedmohamudismail7705
@ahmedmohamudismail7705 2 жыл бұрын
Odaygu waaba kululyahy😂😂
@safiyoabdullahi8965
@safiyoabdullahi8965 2 жыл бұрын
Wlhi waa iga qoslisa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@munaahmad6225
@munaahmad6225 2 жыл бұрын
Nin adg sanbn 😙✌karaba wligaa igu soorod 😎hanoqon
@rnuura334
@rnuura334 8 ай бұрын
Wuu Kaxishoodey Kaafi❤️👌
@hggirl__8300
@hggirl__8300 2 жыл бұрын
Waa qisky wallh😂😂
@umumahado1766
@umumahado1766 2 жыл бұрын
Kaafi lagaa reeyeya
@umuminhaaj8411
@umuminhaaj8411 2 жыл бұрын
Hhh wa kaa arsatey wlee indhahaa xeranayaa kulahaa 🤣🤣🤣🤣
@youngsharuu8041
@youngsharuu8041 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@shukriaxmedaxmef8467
@shukriaxmedaxmef8467 2 жыл бұрын
Hazal funny😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@cumarsaadiq5520
@cumarsaadiq5520 2 жыл бұрын
Daawo magaalo Afrika ku taala oo martigelinaysa 73 Milyan oo qof 👆
@ibrahimgararoowibrahimgara519
@ibrahimgararoowibrahimgara519 2 жыл бұрын
Kafiyooow maya maxaa kaa ga xiran adigoo dhihi karo haaa. Waa kaftan yeyesan xanuun kugu nugunin
@omargodhana9895
@omargodhana9895 2 жыл бұрын
Mansha allah
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 5 ай бұрын
Walaal jecel channel..
@umu2600
@umu2600 8 ай бұрын
Hazalay dhorjer bankuceceliyaa parking oo aan dawada aadban ugu qosalay igu dalig iyo sidu uxishoday kaafi
@dulmar9139
@dulmar9139 2 жыл бұрын
Indhaan iska xidhayaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@apaadircaydiid683
@apaadircaydiid683 2 жыл бұрын
Kkkkk kafi wuuyabanyahay
@boqoradapuntland1250
@boqoradapuntland1250 2 жыл бұрын
hhhh si fiicanaaa iigu daliige kulahaaa hhhhh
@najaxjamac2576
@najaxjamac2576 2 жыл бұрын
Kkkkk wlhi kaafi iga qosliyay
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 2 жыл бұрын
Kaafi Koon faaruqa ayuu shaah kacabayaa😃😃
@adenali6381
@adenali6381 2 жыл бұрын
Director ka wa kafi asa uso sharaxay waxan iney sameyso ayadana wa aqli kaab
@hamdiahmed4721
@hamdiahmed4721 2 жыл бұрын
War dadkan walid iyo walal malahan miyaa subxanalah war illahay kama cabsanesaan umadisana kama xishonaysaan waalid iyo walalna idinkama dambeyan malaha xishooda xishoodka alle idinka qaadye irsaqada meel xun bay idinka gashay imaanka beele 🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️
@kowsaryare7682
@kowsaryare7682 2 жыл бұрын
Adiga hada ma unasteexeenee mise waad ceynaysaa wll afkaada bar sida qofka wax loogu sheego adoon habaarin oo caayin 🌷
@hamdiahmed4721
@hamdiahmed4721 2 жыл бұрын
@@kowsaryare7682 dad irsaqasii social media kagashay habar iyo duco midna maqatan nastexana warkeda daah bal adigu unastexee mayshay kula gartana nala sowadaag
@ruqiyaruun2526
@ruqiyaruun2526 2 жыл бұрын
@@kowsaryare7682 Sax waan kugu raacsanahay
@ruqiyaruun2526
@ruqiyaruun2526 2 жыл бұрын
Laakiin ayaga Wax xun ey Ka dhigteen prank subxaanallaah diin mayaqaanaan Alle kama cabsadaan Alle ha soo hadeeyo
@engsayid1044
@engsayid1044 2 жыл бұрын
Waa sheeko klee🏃‍♂️🏃‍♂️🤦‍♂️
@sagalmaxamed227
@sagalmaxamed227 2 жыл бұрын
Kaafi waaa dharsanyahy haaa kulahaa
@hanahassan1000
@hanahassan1000 2 жыл бұрын
Xayadey Bay kaga dhagty miskinka🤣🤣🤣🤣🤣
@fil-dunyawafil-akhirahtv2199
@fil-dunyawafil-akhirahtv2199 2 жыл бұрын
Abdi kaafi jooqi waa diidi sxb manta fitna kosoo radisey
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 2 жыл бұрын
Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏😂😢
@abdirashidadan7228
@abdirashidadan7228 2 жыл бұрын
Maxaa waaye shuruudaha
@abdihakimofficial5486
@abdihakimofficial5486 2 жыл бұрын
Waaan kuu Saraye walal isoo booqo ana
@naasiryuusuf5347
@naasiryuusuf5347 2 жыл бұрын
Prankiyada waa la isla ogyahay kaso jawab kafi abdi
@hanadcabdirixman8911
@hanadcabdirixman8911 2 жыл бұрын
Anoo og in laysla ogyahy ayaan daawanaya ar soomaliyaa
@adenali6381
@adenali6381 2 жыл бұрын
Prank big bro ayu ku ficna 😂🥵 faruhu kula kali laha WaLhi 😊😀😅
@Amal_UK
@Amal_UK 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@aminahahmett189
@aminahahmett189 2 жыл бұрын
Wa sheeko kale 🤣🤣🤣
@khalidshariiftv5331
@khalidshariiftv5331 2 жыл бұрын
Iyaga ugaali cunaa kalaha
@osmanahmed4642
@osmanahmed4642 2 жыл бұрын
Ok
@ibrahimissack3803
@ibrahimissack3803 2 жыл бұрын
Lamadhihi kara arsi waa ujilicsanyahay
@dagannafuroondn3691
@dagannafuroondn3691 2 жыл бұрын
Plz marka waxa dubesin codka naga sax dhagah na xanuuunay qaraf qarafta
@muntaasbintunimco9342
@muntaasbintunimco9342 2 жыл бұрын
Kaafi Hazal wekaa aarsaty
@rijaaltaajiray419
@rijaaltaajiray419 2 жыл бұрын
Waa wx la izla ogyhy
@Siistoabdilahi-tu1wk
@Siistoabdilahi-tu1wk 8 ай бұрын
Waadiga qoslisy walhi😅😅😅😂😂
@beeloahmed4964
@beeloahmed4964 2 жыл бұрын
Inanta micro fonbeey xieanthy been weynaa😂
@rocky4066
@rocky4066 8 ай бұрын
kuwani waa in bulshada laga qabtaa fasahaadka aay ku faafinaayaan bulshada dhexdeeda waa suaalee kuwani ciddii dhashay aween
@xamdixundub7642
@xamdixundub7642 2 жыл бұрын
Riwaayad Weeye Maa Dhahdaan Parabki Maahee
@ayaanosman967
@ayaanosman967 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh istafurulah
@anasmohamed5191
@anasmohamed5191 2 жыл бұрын
Prank prankigan Uma bogin Ani Hal qof oo garan wayo prank inuu yhy mala waayay
@Siistoabdilahi-tu1wk
@Siistoabdilahi-tu1wk 8 ай бұрын
Baat war isku xishoo😅😆
@ayaan8621
@ayaan8621 2 жыл бұрын
Indhahaa xiranayaa kulahaa kaafi 😂😂😂😂
@muntaasbintunimco9342
@muntaasbintunimco9342 2 жыл бұрын
hhhhhh
@amaalmaxmed
@amaalmaxmed 7 ай бұрын
Ka aarzo ina aderkayy
@mazcudhaji7129
@mazcudhaji7129 2 жыл бұрын
Mxay Tahy ninka gacalo ladhaho Ma Abaarso kaso baxay 😳🤣
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 жыл бұрын
🤣😅🤣😅🤣 Beryahan Team abaarso ayaa ina haysta miyaa🤗 Magiciisa ayaa gacal la dhehaa marka gacalow ayay ugu wacday sidas weyaan
@muxammad2777
@muxammad2777 Жыл бұрын
Aarsigaan waa qaadanay, 😅
@Kingnasser7
@Kingnasser7 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣kaafi i like u bro🤣🤣
@hasancashuur9472
@hasancashuur9472 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@hibaqmaxamed7415
@hibaqmaxamed7415 2 жыл бұрын
Subaxanalll subaxanalll barin maxa sosocoda
@queenayaan6320
@queenayaan6320 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@balwaanfarah9150
@balwaanfarah9150 2 жыл бұрын
Weykugu ficante kafi
@lindaratibarobleh6558
@lindaratibarobleh6558 2 жыл бұрын
Wad ka badisay azarey
@user-ue5df4py3h
@user-ue5df4py3h 3 ай бұрын
😂❤❤❤❤❤
@user-ou8sl1sp1r
@user-ou8sl1sp1r 8 ай бұрын
Ñaaaa xishood waxyaabaha qaar lagu ma kaftamo xayada allh kaa qadye nimo😊 12:05 😊 12:11 😊😊
@umu2600
@umu2600 8 ай бұрын
Kkkkkk
@umu2600
@umu2600 8 ай бұрын
😢😮😮😮😮
@sakariyehamud6114
@sakariyehamud6114 2 жыл бұрын
Hhh wad isla ogtihiin waxkle noo sheega
@nimcomaxamad6382
@nimcomaxamad6382 2 жыл бұрын
War ninkii kaafi ahaa ilaahay yaab ukeenay manta 🙉🙉🙉
@faraxarahman8808
@faraxarahman8808 2 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁
@haawakiin4123
@haawakiin4123 2 жыл бұрын
Ma aqaan wiligeyna ma sameen ku lahaaaa
@afnaanmo8773
@afnaanmo8773 2 жыл бұрын
hbbt nyada idagtay waa karaysay markiisa wan kuwataa lkn jiljileca mafiicno
@salmacabdiwali3843
@salmacabdiwali3843 8 ай бұрын
Haja🤣🤣🤣
@sahromohamed194
@sahromohamed194 8 ай бұрын
Wuu dareemay inuu prank yahy
@queenayaan6320
@queenayaan6320 2 жыл бұрын
😂😂😂
@sahra9704
@sahra9704 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk biska
@wixiilaraboanolashega
@wixiilaraboanolashega 8 ай бұрын
ina masajo ku ekaado kalsoni bad kuqabta miya 😜😂😂😂
@naasirlibaax7301
@naasirlibaax7301 2 жыл бұрын
Is madhaato waa wax kle markaat sameenesan prank qaasatan bigbarow
@umu2600
@umu2600 8 ай бұрын
Mashalahaa wll ilahay xakuxiftiyo sida inta isagadharayso
@mohameddahiye503
@mohameddahiye503 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@qaalidumar8810
@qaalidumar8810 2 жыл бұрын
😆😆😆
@daganmohamedigale3324
@daganmohamedigale3324 2 жыл бұрын
Kkkkkkk
@marwogeele1254
@marwogeele1254 6 ай бұрын
Masha Allah Hazal waxee ku qurxon tahay baatiga ❤ Caano ayeeba ku noqotay
@SafiyoAdan-wy3co
@SafiyoAdan-wy3co 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@qalanjoluulamaxamedxaji6856
@qalanjoluulamaxamedxaji6856 2 жыл бұрын
hhhhhh Kaafi cabdi 💪🏻☝️
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 8 ай бұрын
Subxaanallaah ‼️ dhaarta beenta joojiya 🛑🛑‼️ subxaanallaah ❓
@SaynabCabdi-zy3vk
@SaynabCabdi-zy3vk 8 ай бұрын
Kaafi kafay
@safaali1315
@safaali1315 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk 👍💔💋
@xamdixundub7642
@xamdixundub7642 2 жыл бұрын
Parankigii Hore Beenbuu Ahaa Lkn Waayo Falaash Baa Idiinbaxaysay
@maxamedcabdirootiofficiall6697
@maxamedcabdirootiofficiall6697 2 жыл бұрын
Wad adag tahay kor isku qaad
@Muslimah536
@Muslimah536 2 жыл бұрын
beentii oo dad ah 😂😂🤣
BIG BRO PRANK XANUUN BADAN KUSAMEEYAY HAZZAL
15:07
Kafi Abdi
Рет қаралды 98 М.
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
PRANK KAFI ABDI OO JACEL USHEEGTAY HAZAL SORRY HAZAL
17:23
Kafi Abdi
Рет қаралды 242 М.
KAAFI ABDI XAASKISA OO AFKA FURATAY LACAG AYUU IGA DHACAY DAAWO
10:32
Foxiso O Ka Masertay Big Bro Prank An Hore Lo Arag
16:51
Kafi Abdi
Рет қаралды 207 М.
PRANK OO YACKOOW LAGUSAMEEYAY HADA IFUR
17:41
dj abalinga
Рет қаралды 84 М.
PRANK AAN KA SHALAAYAY GUURKA WAAN KABAXAY SORRY HAZZAL BBE
13:17
Caaisha Oo Maseer dartiis Riyo ugu daqartay maxamad
18:11
Caaisha Lifestyle.
Рет қаралды 56 М.
CAHALANGE LAYAABLEH KAFI IYO HAZAL
15:42
Kafi Abdi
Рет қаралды 94 М.
УДИВИЛА ПАРНЯ🤯👏
0:20
Бутылочка
Рет қаралды 7 МЛН
Маленький Воришка 😂
0:31
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 2,7 МЛН
УДИВИЛА ПАРНЯ🤯👏
0:20
Бутылочка
Рет қаралды 7 МЛН
Я НЕ ОЖИДАЛ ЭТОГО!!! #Shorts #Глент
0:19
ГЛЕНТ
Рет қаралды 2,2 МЛН