Uur Mataano Ayaan Rabaa
8:10
2 сағат бұрын
Mama Shabalaasa Oo Hazaal Igu Dirtay
8:20
4 сағат бұрын
Xaaskayga Casariye Mcn Ayay Ii Samaysay Waw
8:08
Hanad Iyo Somaliland Yaa Khaldan
9:04
Meherka Kafi Abdi Iyo Hazal Ahmed
8:58
Hantiile Iyo Haweenkiisa Part 1
12:23
Пікірлер
@xaliimosiidow4169
@xaliimosiidow4169 37 минут бұрын
War gormee is guursateen 😂😂😂
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 43 минут бұрын
WAA SOCONAYNA CALASHAN IS CATAYN MEESHAN ISTAAGNABA WAX BAAN KA CUNAYNAA MMMMMM ISMA LAHA ARINKAAS 😂😂😂
@XudeyfaYare-ep7xz
@XudeyfaYare-ep7xz 49 минут бұрын
❤❤❤
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia Сағат бұрын
Wa dad internet unol o isku hor dhundhunkanayan been ayey qosol iskaga kenan na hadi jcyl ka socail media dhab yahay malin walba dad isqaba un is cayaya orda beenta lafarista oo alaah kaloya noloshina haydin ogado kaxishoda alaah dadka hortoot dhunkasho beemta naladhafa walaysku buxsanaya hadhow na wan isfurnay wu ixumeyey sidan laygalaya malayacni
@AhmedEgehDhoobay
@AhmedEgehDhoobay Сағат бұрын
M a isku waraa ubad khayr leh kala hela amiin
@bashkanuurka
@bashkanuurka 2 сағат бұрын
naag istaag wax kucunayso ceeb calayk maxishooto
@HamdiMuse-i4i
@HamdiMuse-i4i 2 сағат бұрын
Lamanahan waan islajecla ilahayna wuu iskucalfe alhmdullhi ❤
@bostejoali3717
@bostejoali3717 2 сағат бұрын
Mashallah maa daamaa aan halkan ku cusbahy wadada waan garan wayey mybe islii ❤🎉
@user-wy5id7jy5y
@user-wy5id7jy5y 2 сағат бұрын
Masha allah beautiful family Allah hadin barakeyo insha Allah bro and sis
@wafaa9410
@wafaa9410 2 сағат бұрын
Moloshu waxay ku qurubadantahy xishoodka wax Yabaha idin garka ah sida dhunkashada habisa siinta waxaa qurxoon in ad dadka lawadaagin xishoodku. Waa muhim
@Rahmo-uu4xy
@Rahmo-uu4xy 3 сағат бұрын
Social media waa lagu washaa wlhi bal eeg imika😅😅😅
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 сағат бұрын
Waxaas oo dhan waxaan ifid ku soo qorayaa waa waxaan soo arkay hadan marka uu qofka rabo inuu is caateeyo ma fiicana inuu cabo coffee shaah ku waxa ku korayo hilib marka eedo waxaan kuu sheegayo waa caafimaad
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 сағат бұрын
Hazal ninkaga inuu xishood waa mahiin xishood waa wax fiican adiga markuu banaanka joogtid ha ku dhagin ninkaga ma fiicna waxa wanagsan inaad wax kasta aad guriga ku samaysatid isku day oo aadan banaanka keenin coffee waxa laga qaada wadna xanuun iyo madax xanuun waliba hadaad is caataynaysid iska daa wax kukul oo cab biyo ama juus fresh ah
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x 3 сағат бұрын
Waxkasta ja cunin waakla daadanee cayilka bdn mafcno wall
@nurtofarax6584
@nurtofarax6584 3 сағат бұрын
masha Allah Alla xijaabka sidii ugu qurux badan tahay m.a mar kaleh
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 сағат бұрын
Mashallah isku waar oo isku sabra waa caafimaad socodka in maalinkasta aad socoto 30 daqiiqo cuntada iyo macaanka iska ilaaliya oo cabo biyo badan iyo faruud gabadha haday rabto inay uur qaado waa inay hilibka iska dhinto mar walban cayilka ma ah caafimaadka mashallah hore u socda
@fatumomohamed5871
@fatumomohamed5871 4 сағат бұрын
Abayo iscaata caato is so good ❤❤❤
@chadali4043
@chadali4043 4 сағат бұрын
Halagaa arko xaajiga waa quruxlow. Allah ha idin barakeyo ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@user-xz5ft4ke4p
@user-xz5ft4ke4p 4 сағат бұрын
Walal kamirada hal qofaa idin hayee maxaa dadbadan inay idin hayaan oga dhigaysaan wah hadana wah
@farhiyamohamed606
@farhiyamohamed606 4 сағат бұрын
Ala meeshan maxan maray
@Hamdi-Xarago
@Hamdi-Xarago 5 сағат бұрын
Manshallah ❤️👌💕👍
@FadumoNuuni-tb8xv
@FadumoNuuni-tb8xv 5 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@user-bl2og3no4p
@user-bl2og3no4p 6 сағат бұрын
Maa shaa allh ❤🎉
@roodamuuse5993
@roodamuuse5993 6 сағат бұрын
M.a wllo ilaaahy haidin barakeeyo 1mid oo wana wllo dumarka carafta looma banayn 'markay baxayso wayo dintenu mabanayn goodi adag ayaa kusoo aroooray waxayna lamid tahay gabadha iscarfisay ee baxda waxay lamid tahay saaniyad😢
@kahinradia6592
@kahinradia6592 7 сағат бұрын
Mashallah isku waraa ❤❤❤
@KaltumaMuktar
@KaltumaMuktar 7 сағат бұрын
Mash allaah ❤❤❤❤❤
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 7 сағат бұрын
Hadhaw ayay lasoo istaagayaan gaajo ayuu igu dilay waxba ima siin jirin wuu idili jiray war Hawenkan yaa naga qabta kkkk
@jawahirmohamed8147
@jawahirmohamed8147 8 сағат бұрын
Maanshaa allaah illaahay shar iyo sheydaan allaha Dinka qabto
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 8 сағат бұрын
Adoomey waa khalad somaliyaba waa la gumeystey dalkooda joogtaa adoon ayaa leedey
@mrazizi583
@mrazizi583 8 сағат бұрын
XIJAAB KU WAA QURUX MASHA ALLAH NOLASHINA KA SARAA SOCIAL MEDIA HANA WA TALO TAASI SI KALE BIIL KURAAD SADA
@mrazizi583
@mrazizi583 8 сағат бұрын
MUSIC WAA THANBI INTENA DAWATY NA WAD NA DAN BAAJISE MA NASHIIDO BAD WEYDEEN ISLAMI AH
@jowharstudio123
@jowharstudio123 9 сағат бұрын
Kilfonia apartment weye Halka aad kabaxdeen
@jowharstudio123
@jowharstudio123 9 сағат бұрын
Apartment klifonia
@mimi-bs8ku
@mimi-bs8ku 9 сағат бұрын
Waxan yar macan badana waa shumis socda xaajiyada 😂😂😂😂😂
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 9 сағат бұрын
Jacayl waa kii qarsoon oo private ah lkn baarakalaahu
@Alhamdulliha12345
@Alhamdulliha12345 9 сағат бұрын
Waa iga qoslise 😂
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 9 сағат бұрын
Mashalah baryahan xagee kadhacdeen wanu idin tawnaye mabarak 💞💞💛🌷💕🎂💜❤️💚👏👏👏👏👏👍
@habibajamac9941
@habibajamac9941 10 сағат бұрын
Alaahu akbar
@habibajamac9941
@habibajamac9941 10 сағат бұрын
Maashalah tabaarkalaah
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 10 сағат бұрын
Cuntada waalala fadhiistaa Walaal
@aminaadan5075
@aminaadan5075 10 сағат бұрын
Kaafi abdi walal gabadhaa qalbigeeda ilaali intaad awooodid. Wan idin salamayaa ilxun idinma aragto
@user-fq2sh6en8c
@user-fq2sh6en8c 10 сағат бұрын
Maaaash alaaaa tabaarkalaa Ala haydin barkeeyo
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 10 сағат бұрын
Xishooda Walaal suuqa waxba laguma cuno
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 10 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@rowdoahmed4486
@rowdoahmed4486 11 сағат бұрын
Masha Allah❤
@nimosuleiman
@nimosuleiman 11 сағат бұрын
Masha Allah
@kimuhumad6594
@kimuhumad6594 11 сағат бұрын
Maxataa sharicii bad Isku dhagdhagaysaan dhaqan xumo waa uun dhaqan xumo
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v 11 сағат бұрын
Maashaa Allaahaa koobaan kuudhiiluuhu haa dhiinto.
@hibomohamed2427
@hibomohamed2427 11 сағат бұрын
Naag adoomeey aa adoon waa wada nahay dhamaan ibni aadan
@cartancartan8452
@cartancartan8452 11 сағат бұрын
Mnsha Allah Lkn dumashi cadarka yarso Okey Iska ka buuxi uun