Hazal Oo Si Xun Iiga Masayrtay Live Tik Tok Dhaxdiisa Sidan Sax Miyaa

  Рет қаралды 33,319

Kafi Abdi

Kafi Abdi

6 ай бұрын

Пікірлер: 182
@abshiramohamed6423
@abshiramohamed6423 6 ай бұрын
Waryaaa Gabadhaan Xalaaleyso Ilaaheey Ka Baq
@aminanoor9757
@aminanoor9757 6 ай бұрын
She really love you, but she is really funny❤
@user-fz4gd7ye6k
@user-fz4gd7ye6k 6 ай бұрын
Nin yahow haku ciyaarin inanta haday ku jacashahay🎉❤
@aminaahmed4481
@aminaahmed4481 6 ай бұрын
Waxan doqonka ah yaa jeclaan jirey, gabadhan aad bay udulqaad badantahay, qof aan qiimaheeda garanayn Bay daba socotaa walaley ninkan kugu qaraaxaysanaya qalbiga Alle hakaaga reebo, qosol iyo naago lakaftankood bay uga cadahay
@FatushBbe-vp6he
@FatushBbe-vp6he 5 ай бұрын
Walal gabadha waquxuxleey eee guurso hadadan xabin beenha usheeygin 😢😢😢😢
@DrsasmaDiamond
@DrsasmaDiamond 6 ай бұрын
Naa xishoow hazal 😢subxanallhi
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 6 ай бұрын
Hhhhh walahi yaaa waxan idha ma aqan hanbalyo bas kkkkkkkk ❤❤❤❤❤❤❤
@sacdiyocolow3007
@sacdiyocolow3007 6 ай бұрын
Nin yahoo gabadha guurso Haku ciyaarin gabadha
@Munacadeeyqoraxeey
@Munacadeeyqoraxeey 6 ай бұрын
Walahi waan xanaaqey wey naga badbadisey hazaal waxaasi jaceyl maha waa waali
@halimoosman7428
@halimoosman7428 6 ай бұрын
Gabaray waxaan kushagayA nagtii hore kama fiicnit ha iswaraarin
@user-hb3id2qr6z
@user-hb3id2qr6z 6 ай бұрын
Ma ila qabata taas ninkn waa doqon gbdha yutuubku ku kla kac sada
@Ayaanosman-mk5rc
@Ayaanosman-mk5rc 5 ай бұрын
Haa waliga laysma dhiibo xata hadu calaf ku galo
@fahmaabdinasir6723
@fahmaabdinasir6723 6 ай бұрын
Gabar quruxbadan baa tahay dhulka haiskujiidin hazaley
@halimoosman7428
@halimoosman7428 6 ай бұрын
Nin yahow haku ciyaarin inanta haday kujacashahay
@user-vm4fl6rd9z
@user-vm4fl6rd9z 6 ай бұрын
Ala quftu dhan dhansanaa
@aminaahmed4481
@aminaahmed4481 6 ай бұрын
Jacaylka dadka qaybtood dhaandhan ka dhiga
@user-vm4fl6rd9z
@user-vm4fl6rd9z 6 ай бұрын
@@aminaahmed4481 lama aragtanokale
@haneey633
@haneey633 6 ай бұрын
Gabadha hadana rabin qalbigeda dhaw oo faraha ka aqaad bila xushmad tahee
@kafiosaid746
@kafiosaid746 6 ай бұрын
Reer puntland wale ma naxaan adeerkeen wa dani ilhana wa bayadeen
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 6 ай бұрын
Abti kafi habaryar hazal jacelku wa ka dhab ilaali qalbigeda wan fiirsanwayey tani gabar carbedna ka darn qisadii qeys iyo leylo ayey I xasuusisey .habo kani w nin wa bonu Adam pls come down xasil qslbigaaga ilaali xataa hadey prank kaa tahay ma ficno .xasil .
@TufaaxMaxamed-ft2vj
@TufaaxMaxamed-ft2vj 6 ай бұрын
hayaay axyaa akhiyaar
@canabcabdixersi9151
@canabcabdixersi9151 6 ай бұрын
Xiisho oo Rabbi kaxiishå sumxanalah
@fahmaabdinasir6723
@fahmaabdinasir6723 6 ай бұрын
Hazaleey abayo nin qiimahaaga yaqaan ilahow kusii wiilkaan dhulkuu kugu jiidaa markasta
@user-jh4vk3vw6f
@user-jh4vk3vw6f 6 ай бұрын
Wuuuuw caawa adkaaty
@user-dm9db3td1j
@user-dm9db3td1j 6 ай бұрын
Walaahi hadaa Guursan weeydo Marlabaadaa Sodhaa luguu Cabaaa
@habibajamac9941
@habibajamac9941 6 ай бұрын
Laaxwla walaa quwata ilaabalah
@xamdishMuse-qc9nb
@xamdishMuse-qc9nb 6 ай бұрын
Wankuhesta lawadhan😂 mansha,Allah waye
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 6 ай бұрын
Kkkkk alla daroodku dhib badanaa Suuro darood bey noo kenen walee rer abtigey wixii lagu shegi jirey wa run .aniga nin carab ah baan ahey Surahan xataa carab kuma arrag.
@rnuura334
@rnuura334 6 ай бұрын
Daarood Sheikh Ismaaciil Waa Carab Isirkoodu Lkin Eega Waa Soomaali 🇸🇴👌
@hindaawad1234
@hindaawad1234 6 ай бұрын
Tani maxishoonayso😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@hamdiyusuf5374
@hamdiyusuf5374 6 ай бұрын
Hasal waa xoolo
@saynababdi6226
@saynababdi6226 6 ай бұрын
Tan waabay walantehee horta gabadhii hore soceli iyo ciyaalki
@hawohosh9198
@hawohosh9198 6 ай бұрын
Hadalkaas lacag ayey rabaan iney ka sameystaan
@raysiyobarwaaqo3804
@raysiyobarwaaqo3804 5 ай бұрын
Waa ba xoolee dadku waxey leeyihiin guurso walee waanu ku gaarsan nin somaaliyeed baan aqaanaa Sidaa uu Doqon kuu leeyahey baa ka dhaba
@simsimadan7621
@simsimadan7621 5 ай бұрын
Kaafi wll silcaan kadhaaf gabadhaan plz
@user-zw2nj4dw3b
@user-zw2nj4dw3b 5 ай бұрын
Kafi noo ilaali Hazal dumarka kale inau xushmeeyaan waaye kkk kuligeena la masayrnay
@xalimomaxamud673
@xalimomaxamud673 6 ай бұрын
Qoftaan indha laga tegi rabey leeda ama hadii laguursado xataa waqti badan aan lasii heydoonin caac xeyta
@rumaanmacalin
@rumaanmacalin 5 ай бұрын
Sas bey ila egtahay runtii
@FatushBbe-vp6he
@FatushBbe-vp6he 5 ай бұрын
Alloow qalbiga oga reeb
@user-iw7bq3og5d
@user-iw7bq3og5d 5 ай бұрын
Laaa Ilaha hadda wakz nin la jeclady waa ey ey dhaly wllha
@user-pi3vr1bi8b
@user-pi3vr1bi8b 6 ай бұрын
kaafi hasal oo kula saaran gabar hasoo saarin ayadaa game kula ciyarayso haday kula jogin hazal haa lacala hadaa soo qabato waxa ledahay salan kadib dumashida hazal ma is baraten
@rumaanmacalin
@rumaanmacalin 5 ай бұрын
Alow anigayey waxay asaasaq nimadani jaceylow balayo kuqaday nin miyan dhihi kara wan kujecelahay jaceelkaga u dhimanraba
@DrsasmaDiamond
@DrsasmaDiamond 6 ай бұрын
Hazal abyo nin miyaa iguurso dhahee ood rabtaa inuu ku guursado 😢 naa Haku riyoon inu kuguursado inqiimee qofyahee subxnllh
@hindaawad1234
@hindaawad1234 6 ай бұрын
Gabar dhahaysa iguurso maxaytahay waay isbahdishay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@hawohosh9198
@hawohosh9198 6 ай бұрын
Jiliin iney tahay bay il tahay
@farahismail7574
@farahismail7574 5 ай бұрын
Waaxay waxaaso bahdil ah Haa iguurso aaa 😂😂😂 xishood ku lahaa waxasba may dhahdeen 😂
@raqiasaid2031
@raqiasaid2031 5 ай бұрын
Way waalan tahay isna wuu ku cayaarayaa xishood kii way ka tagtay way isbahdishay akhlaaq maleh haduu Iska eryo cidina guursanmayso isna ma rabo waana doqon qof damiir leh Masha caruur ayeey iska xataa codka
@saalaxsaxnuuni1163
@saalaxsaxnuuni1163 6 ай бұрын
Qofta haku camiran sxb waa beer wax jecele adiga ciyaar ciyaar ayeey kaa tahah ayada dhabta ayeey ka taagan tahay
@user-zw2nj4dw3b
@user-zw2nj4dw3b 5 ай бұрын
❤Hazal❤
@ardasaid1562
@ardasaid1562 6 ай бұрын
Hazal garoowe ha lagu cesho
@kafiosaid746
@kafiosaid746 6 ай бұрын
Hasal fadlan ilaali sumcada gabdhaha soomaaliyeed siba kuwa reer puntland 00 1000000 oo nin ka qiimo badan
@hawohosh9198
@hawohosh9198 6 ай бұрын
Caadi iska dhig meesha lac agey ka sameyneysaa qiimaheeda wey ogtahay
@kafiosaid746
@kafiosaid746 6 ай бұрын
Gabadhaan away reer puntland iyado jebaysan garoowe ha lagu celiyo naa wa na ceebaysay uuf
@Binthlm
@Binthlm 20 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@sahrujagadakaroor8382
@sahrujagadakaroor8382 6 ай бұрын
Kaafiyoow gabadha guurso goormee isguursanaa dheh taasaa ku socone
@Msskavya9139
@Msskavya9139 6 ай бұрын
Warya kaffi mxa ka khaldan inanta mxd sidan ula dhaqmaysa😏😏😏
@user-ts6rr7en6c
@user-ts6rr7en6c 5 ай бұрын
😂😂😂😂 Abow kafi gabadha guurso 😢😢😢😢
@cosob8117
@cosob8117 3 ай бұрын
Masayrka saana ma fiicna hazaaley eedo
@fadumosaid114
@fadumosaid114 4 ай бұрын
Maxuu guurkaan tiktok ta dhexyaal maciyaarbaa ,mise waa caan raadis
@TufaaxMaxamed-ft2vj
@TufaaxMaxamed-ft2vj 6 ай бұрын
hazal xbbtii dee kaafi waa nin masayrka saas oo dhan ah iskadaa
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 6 ай бұрын
Maseerka waa cudur walaahi
@fahmaabdinasir6723
@fahmaabdinasir6723 6 ай бұрын
Ala gabadha hazal suurabadnaa naa luuqa kıdheh waxas ninka
@fahmaabdinasir6723
@fahmaabdinasir6723 6 ай бұрын
Wlh aniga hazal ban lajiraa lkn waxan ilah kagabaryaa ninkaan kaafi ladhahaayo ilaah qalbigaga kamadoweeyo
@saaraali9688
@saaraali9688 5 ай бұрын
aamiin maskiinta dan umahaayo
@leylamohadleylamohad3425
@leylamohadleylamohad3425 4 ай бұрын
Kan wlhi gabadha wuu ka xaraabaysan jirey uffff
@user-sy1xu5kw9l
@user-sy1xu5kw9l 6 ай бұрын
gabadha.cayba.malahan.lakin.jacelyka.wa.xasid.wana.xauun.da n.daremoya.walaahi.jaceyka.dhibku.leyahay.kafi.allaha.calaf.hakugu.dharo.abaayo.jaceylka.dhabta.ah.ma.dhamado.wa.cudurka.an.dabo.lahen❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HayatAhmed-sk7tw
@HayatAhmed-sk7tw 4 ай бұрын
Gabadhaan Rag lama Dhalan
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 6 ай бұрын
Gabadhani qimeheday ku ciyaaraysa nin guursan dona ma oga inay mrksta is xakamayso dhawrsanata u qrx bdn xaqiqdii
@usernimco
@usernimco 6 ай бұрын
Tan wey baxadalan tahay doqan waye. Walahi niin hadan udhiimanayo hit ma dhahayo waa ku bariyaa iguurso iish baxadalan qurax an qiimo laheynin ba tahay
@fahmaabdinasir6723
@fahmaabdinasir6723 6 ай бұрын
Gabadhaan meshee kudanbeeyso ila ogaada dhib alaha kahaayo lkn wlh WAN ubaqayaa
@mushtaaqaxmed9660
@mushtaaqaxmed9660 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 kaafi shaqo adag ayaa kutaal hadad guursatid hazal
@fartunibrahim5486
@fartunibrahim5486 5 ай бұрын
Kkkkk nin soo qabta u soo raadiya kulagaaa😂😂😂😂😂😂
@JamAa26
@JamAa26 6 ай бұрын
Dadka gbadha caynayaa waa jacayl xasid gabadha ka daaya cayda afigna wiilow gabadha ha ku bahdilin dadka hortooda ixtiraamk ay kuu hayso dareen waxaan la jeclan jirin baad tahaye
@FariidoMoha
@FariidoMoha 6 ай бұрын
❤🎉
@khadiijohussein8688
@khadiijohussein8688 5 ай бұрын
Aaway gabadha ehelkeedii sida may udhaamaan war xira haday idinka amardiido
@fadumosaid114
@fadumosaid114 4 ай бұрын
Hazal kamaad fiicnid nintii ilmaha udhashay ee xumeeyey
@hawohosh9198
@hawohosh9198 6 ай бұрын
Gabadhaan waxay naga rabtaa inaan taageerada kala laabano masayrkaba wax kalay ka dhigtay
@user-ei7jx1ub2y
@user-ei7jx1ub2y 6 ай бұрын
Bisinka wllo xishood habla sharafta haka diline xagee lagu arkay gabadh iguurso laso tagan mida kale wiilka asxbtiisa wajiga kabta ka daa oo xataa hadad hinasto is daad raaci
@user-jh4vk3vw6f
@user-jh4vk3vw6f 6 ай бұрын
Alla beerka kulhaa nin sideeloosoo qabnkaraa😅😂
@mrazizi583
@mrazizi583 6 ай бұрын
JCEYLKA GAROWE SAAN MIYAAA HORTA???? TAN KALE NIN KAN SIDI U DHAQMAYO MHAN SAX WA KIND OF ABUSE, IT IS NOT FUNNY TO HURT SOMEONE MARKASTA, QOF TAN XISAAB TEDA DIB HA U EEGTO. SHE IS NOT A TOY WA QOF SHE DESERVES DAREEN KEDA IN LA XUSHMEEYO O CEEBEYNTA LAGA DAAYO.
@aminabarreabdi5274
@aminabarreabdi5274 6 ай бұрын
Weey.aseertay asal
@faizoabdiazizahmed8336
@faizoabdiazizahmed8336 6 ай бұрын
Wlhi blhi tlhi nin waa bastar waa balan kabaxe waa istubid waa qalbi dile waa niyad jabshe waa ixtiram lawaye waa bila astaxyi waa qf an damirta ilahayba sin wlhi marke gabdhaha ay xirirka laleyihin ay arkan marke jcladan aye wxey ula dhaqman no face uma maleyan in walashod sidas logalayo ama gabadhisa sidas logali dono wlhi nin yan la aminin ilahay balayo haku rideee
@raysiyobarwaaqo3804
@raysiyobarwaaqo3804 5 ай бұрын
Film hindi iga dheh
@user-to8bd6yy2m
@user-to8bd6yy2m 6 ай бұрын
Sxp maant codsi waaye ee gabadhaas qal bigeeda ilaaliai. Please Aan pleas
@sahray6772
@sahray6772 6 ай бұрын
Kafi waa khaldantahay ee gabadha qiimee
@Munacadeeyqoraxeey
@Munacadeeyqoraxeey 6 ай бұрын
Hazaal hadaan isticmaali lahaa social media marhore ayaan is dagaali lahayn walahi ila hada gabadh runta usheegta lama kulmin wali sababtu iyadu kuma dhalin hado intaas leeg bey ku heshey
@khadiijohussein8688
@khadiijohussein8688 5 ай бұрын
Xasbunalaahu Aaway xishoodki gabar aylahayd
@aminbootaan6243
@aminbootaan6243 5 ай бұрын
Hassle majecla sadexeeye
@user-pi3vr1bi8b
@user-pi3vr1bi8b 6 ай бұрын
hazal maxay kugu masayree sidaan dhan ma xakamayn karto.hooskeda ka cararee iska adkaysay after marriage wuu yaranaa masayrka
@Munacadeeyqoraxeey
@Munacadeeyqoraxeey 6 ай бұрын
Kafiyoow gabadhan ka daa social media walahi hadhow waa la idin ku nici hazaal waxeedu waa ka badbadis waxna waa guriga markaad isla joogtiin midna waa banaanka marka naga daa hazaal waxan iskuma kalsoonid miya agaa
@user-zw2nj4dw3b
@user-zw2nj4dw3b 5 ай бұрын
Hazal iyo Abdi Kafi isku ixtiraama marka live ku jirtaan si dadka idiin xushmeeyaan
@faathimafani4957
@faathimafani4957 5 ай бұрын
Wllhi tani idhay 0tahu argay sidi ciyaalkibu iku ciyaara😂
@daahirsiyaad300
@daahirsiyaad300 4 ай бұрын
Qolof caadiya oo faaruqa ayay jeclaatay iyada lafteeduna madhaanto
@Munacadeeyqoraxeey
@Munacadeeyqoraxeey 6 ай бұрын
Oo maba dhihi karo miya mar horaa igu ka dambeeysey walahi waa yaab mida labaad kaafi laguma saalami karo miya ina adeer illahay ha ku gargaaro walahi jeel baabad ku jirtaaye adoon guursanin hadeyba hazaal sidaas udhaqmeeyso waa khatar
@user-pi3vr1bi8b
@user-pi3vr1bi8b 6 ай бұрын
hazal way iska kaftamaysaa gabar quruxbadan aan dhulka dhacayn waaye dadka qaarkood hadalkeda sax ayay u qadan donaan
@hawohosh9198
@hawohosh9198 6 ай бұрын
Waxaan waa wax laysla ogtahay oo jilin ah shaqadooda ay dhaqaalaha ka sameynayeey bey wataan
@saynababdi6226
@saynababdi6226 6 ай бұрын
Hhhhhh ninka aamusan maba taqaanid hassal kahadlaan anuu aminsanay
@user-lt8to2ku6g
@user-lt8to2ku6g 5 ай бұрын
Caafimad majira
@dulmar9139
@dulmar9139 6 ай бұрын
Naa adba naagbaad kaqaaday wana hubaal adna inay naagi kaa qadi doonto waayo kama fiicnid taad kaqaaday😂😂😂
@aminaahmed4481
@aminaahmed4481 6 ай бұрын
Saas waaye nin naag kaso tegay, intu ku wadwadi way yartahay ba
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 6 ай бұрын
Warkaafiyo naagtan sadexda kale iney kadabayimadan kasaxiix wallaahi weykibirtay wallahi wexeda jacayl maaha gumaysi ayeey rabtaa
@FariidoMoha
@FariidoMoha 6 ай бұрын
Wiil miya thy mise gabar😮adi miya ka danbeynayo😮 war dadkan dhexdoodu idimo qado😅
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 6 ай бұрын
Niiic naag halahadlin iiii ha eeegin uuuuu sidaaa dheh waxaas maxa waye kalsoni ayaa laraba iyo qiimahaaga inaad garatid hadii khalad cad o la arko logaysto hortayada anaagaa kuyaacayna oo dhulka lajarayna lkn naagtu cadi ha iska dhigto ok
@FariidoMoha
@FariidoMoha 6 ай бұрын
@@FaraxMaxamud-dt5gn oo adigu maxa ku yacdaa ma naagba thy magac maisaga ka qoranyhy tidkle nin naag ka maseyrayo waa maxay 🫣🤔
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 6 ай бұрын
@@FariidoMoha deee ima fahmaysid wll inakada waxaba
@fatushxuseen2132
@fatushxuseen2132 6 ай бұрын
Sax maha lkn ada ka dhaadhicin kara una shegi kara kaafi ineysan wx wangsan ahyn iney ka goyso asxaabtada rag iyo dumarba madama ad qof caan ah ka thy
@user-ei9ee1fo7o
@user-ei9ee1fo7o 6 ай бұрын
War inanta qalbigeda ilaasho
@KhureshMohamad-kq2cs
@KhureshMohamad-kq2cs 5 ай бұрын
Ma ila aragtaan gabadha uun baa wax jcl ee ninku daacad mayahay hh
@raysiyobarwaaqo3804
@raysiyobarwaaqo3804 5 ай бұрын
Kablalaxoow 2 Doqon kala dira intaaney kuwo badan so kordhin
@khaildahmed7492
@khaildahmed7492 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤
@halimoosman7428
@halimoosman7428 6 ай бұрын
Ninku waa in u shagato waqtiga ukugursanayo ma nagta hor carart igurso iguurso iguurso iguurso hadaad iguursanaysaa,waa maxay baba riqiisku
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 6 ай бұрын
Suuro mj baan maqli jirey.
@user-ly7hf3pu2g
@user-ly7hf3pu2g 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fadumoabdi5537
@fadumoabdi5537 6 ай бұрын
Waku barya iguurso ma maqlay mise waa dhagaheyga😂😂😂😂😂
@usernimco
@usernimco 6 ай бұрын
Kkkkkk. eheelked kaam xishooneyso waa ka yaabey
@fadumoyusuf8299
@fadumoyusuf8299 5 ай бұрын
walaale abdi kafi gabadha naga amusi o goorso
@dulmar9139
@dulmar9139 6 ай бұрын
Waxay tidhi iguurso af,adakaa🤭🤭🤭
@saalaxsaxnuuni1163
@saalaxsaxnuuni1163 6 ай бұрын
Qofta ayaa isku kaa rabtee ee qofta qalbigeeda ilaali sxb
@HudaCabdi-qj5iy
@HudaCabdi-qj5iy 6 ай бұрын
Ku wan ayaa qisadooda yaa ila dhagays tay
BIG BRO PRANK XANUUN BADAN KUSAMEEYAY HAZZAL
15:07
Kafi Abdi
Рет қаралды 98 М.
Я не голоден
01:00
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 9 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Rayaaan Bajaj iyo Qamar sugani oo Live isku dhex Dagalay😱
13:36
SOMALI CLIPS
Рет қаралды 2,9 М.
Outing Ayaa U Kaxeeyay Xaaskayga Hazal Ahmed
9:28
Kafi Abdi
Рет қаралды 10 М.
Ugu Danbayn Hazal Oo Jacaylkeeda Sheegatay
23:37
Kafi Abdi
Рет қаралды 138 М.
hees cusub jilaagi canka ah oo isu badaly fanan KAAFi Abdi 2022
6:03
QORAXAY 🇬🇲OffiCi
Рет қаралды 4,7 М.
PRANK KAFI ABDI OO JACEL USHEEGTAY HAZAL SORRY HAZAL
17:23
Kafi Abdi
Рет қаралды 242 М.
AAAAH
0:10
F L U S C O M A N I A
Рет қаралды 20 МЛН
Девушка великан ходит по городу #фильм #кино
0:48
GET BURNED BY TOUTCHING A POT OF CARDBOARD!#asmr
0:18
HAYATAKU はやたく
Рет қаралды 19 МЛН