No video

Heesaha Abwaan Maxamed Cali Kaariye qaybta 1aad kali kali xul ah

  Рет қаралды 117,495

Daawad Music Chanel

Daawad Music Chanel

Күн бұрын

Heesaha xulka ah Abwaan Maxamed Cali Kaariye kali kali ah qeybta 1aad
#kaariye
#samatar
#hibonuura
#khadiijafoodey
#cigaal
#kuluc
#cabdinasir macalin siciid

Пікірлер: 45
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 3 ай бұрын
Alaha unaxristo Macalin maxamed cal kaariye looma gali karo fanka somaliyeed taariikh ayuu inooga tagay
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 4 ай бұрын
Adeerkay Mahamed Ali kaariye ilaahow kuu naxariiso
@CSeerbiya
@CSeerbiya 3 ай бұрын
Maxamed- Cali Axmed Kaariye wax badan oo taariikh ayuu diiwaangeliyey rabbi ha u abaalgudo
@daawad
@daawad 3 ай бұрын
Aad oo weyn aun
@ronny7suii3
@ronny7suii3 10 күн бұрын
Laxankii legend Mulxamiistihii weeynaa Cabdikariin Faarax Qaareey Jiir Allah u naxariisto Aamiin
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 11 күн бұрын
Hubo nuura cimriga Alla hakuu raajo
@hassanmohamedegue9762
@hassanmohamedegue9762 Ай бұрын
Très grand Poète. Que le Tout Puissant l'accueille dans son Paradis Éternel. Amine y'a Raabi.
@vanadiumtogettoseeing2sale739
@vanadiumtogettoseeing2sale739 26 күн бұрын
Maasha'allaah Tabaaraka kuligiin 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@ahmedmahamed9585
@ahmedmahamed9585 23 күн бұрын
Kaariye waa abwaan qaaliya hesaha xasa adan qado badnkooda isagaa leh
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 23 күн бұрын
Heesta cigaal waxan rabay music original ahaa
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 29 күн бұрын
shankaroon aaway heesaheesii
@CadeGude
@CadeGude Ай бұрын
Heesihii ugu macaanaaa Aaway weliba cigaal iyo kuluc Magol iyo kuluc
@AwaysElmi-xb6rn
@AwaysElmi-xb6rn 28 күн бұрын
badi heesaha aad nala wadaagtay waxaa laxamada u sameeyay Allaha u naxariistee Cabdi Kariim Faarax Qaarey
@noormohamud-it6ml
@noormohamud-it6ml 3 ай бұрын
Allah ha unaxariisto
@djliibaanproduction2452
@djliibaanproduction2452 9 ай бұрын
Thanks Walal
@catarcabdi5423
@catarcabdi5423 6 ай бұрын
M cali garriye aabihi jaceylka Sida laba rafiqo kalgaceyl isracshan racdeyay aniguna nabad inan kuragne❤
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 4 ай бұрын
M cali kaariye Waaye maaha garriye
@MaxamedGEELE-x3t
@MaxamedGEELE-x3t 21 күн бұрын
Cabalon 0:46
@user-fo5xh1fn4b
@user-fo5xh1fn4b 9 ай бұрын
Kusodharaa
@user-jp8mc2ge7r
@user-jp8mc2ge7r 3 ай бұрын
Takhtarkii jacaylka abaanka 1aad maxmed cali kaariyo ilaah ha u naxriisto
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Ай бұрын
Shorts
@Miicaadyare
@Miicaadyare Ай бұрын
AUN Abwaan kaariye dhakhtarkii Jacaylka ayuu lagu magacaabay waxaad ku dartaa heesta Samatar ee hadii laysku dayn labadayada.
@sayidka6911
@sayidka6911 Ай бұрын
Hal hees miyaad soo xasuusatay? Hhhh war heesihii kaariye %10 xitaa ma dhama wuxuu meesha soo galiyay, M.c. kaariye Waa abwaanka ugu heesaha badan soomaalida illaa 300 in kabadan ayaa la sheegaa inuu leeyahay.
@gababisaaq2666
@gababisaaq2666 7 ай бұрын
Top❤❤
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 26 күн бұрын
Abaadiroow soo uruuri caashaqa kaariye male waxaale ciise ganey iyada iyo siraad ka saar maxamed cali kaariye abwaanka ugu heesaha wacan ugu midhaha wacan markaa uma baahna kuwo uusan lahayne hadaadan aqoon dadka waydii
@FarxiyoFarxiyocabdi
@FarxiyoFarxiyocabdi 26 күн бұрын
🎉
@daawad
@daawad 25 күн бұрын
@@ahmedcabdirisaaq2402 waxan filaya inadan heestan aqoon ba halka ka cad Heesaha ciisa ganey xasan qaadana ma tihid nin yaqaan
@AliYare-pi5wt
@AliYare-pi5wt Ай бұрын
SamsungA10s ❤😂🎉😢😮😅😊
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 29 күн бұрын
aaway tubeec, maandeeq, gacanlo, magool
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Ай бұрын
Like
@omerhassan3041
@omerhassan3041 2 ай бұрын
Hadii ruux dumara la jeclaado! Hadii ruux dumara la amaano! Hadii ruux dumara qiimayn ta ugu saraysa la siiyo abwaanku wuu hibeeyey hase yeeshee waxaad moodaysay inuu abwaan kaariye AUN uu dhagax la hadlayey ee aanu qof insaana oo waliba dumara la waramayn! Hadaad itiraahdo dookh baa jira Allaylehe dookh waa xumaada ceeb ma leh.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Ай бұрын
Share
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Ай бұрын
Ike
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Ай бұрын
Likes
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Ай бұрын
Legeta
@XasanNuur-l5i
@XasanNuur-l5i 16 күн бұрын
XXN
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Ай бұрын
LIKEWESSEATIONS
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 3 ай бұрын
No cabdi qays baa sameeyay heestan iyo ma muujyee jacaylka waan maldahyay.beenta naga waan inla naqaan ama garnynaa heesha abwaanda.
@abdirahmanwesh2252
@abdirahmanwesh2252 26 күн бұрын
Wallhisomallyeyouok
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 8 ай бұрын
Rafbay noqotay birthday fushay
@XasanNuur-l5i
@XasanNuur-l5i 16 күн бұрын
Xxxn
@CadeGude
@CadeGude Ай бұрын
Saado cali Sahra dawo Khadra daahir Aaway xasan aadan baad iska soo Soocatay oo dookhaaga ah kkkkkkk
@sayidka6911
@sayidka6911 Ай бұрын
%10 wax ka yar ayuu soo dhigay.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Ай бұрын
Share
Xasan aadan samatar iyo sahra Axmed ||| heestii saylo||| lyrics+ muuqaal
10:45
Before VS during the CONCERT 🔥 "Aliby" | Andra Gogan
00:13
Andra Gogan
Рет қаралды 10 МЛН
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 10 МЛН
Heesihii Riwayadii Adduunka | Curintii Abwaan Maxamed Cali Kaariye Ahun
37:57
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Qiso Jaceylkii Cilmi Boodhari iyo Hodan.
59:22
Beeyo Media
Рет қаралды 144 М.
Xulka Heesaha Xasan Adan samater heeso ad u macan oo qaliyaa
1:13:34
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 109 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 533 М.
m axmed kuluc iyo qamar
11:59
Abdikhadar official
Рет қаралды 100 М.
heeso xula oo qaraamiya ad uu macan waa heeso allban layskaga dhigay
59:51