Heesihii Riwayaddii Waa Maadeys Adduunyadu Dadkuna Way Matalayaan | Curinti Abwaan Singub Ahun

  Рет қаралды 22,375

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

@caweyskadalmar @dalmar_media #qarami #dhaanto #srtv #dalmarchannel
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT

Пікірлер: 11
@saleebaancabdi4048
@saleebaancabdi4048 10 ай бұрын
Aun abwaan sangub , sahro axmed , khadro daahir , maxamed axmed dhabarlow iyo dhamaan intii geeriyootay hobaladii waberi Inta noolna cimri dheer iyo cfmd🇸🇴❤🙏
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 10 ай бұрын
Aamin
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 10 ай бұрын
Ruwayad cajib ahead
@HaashimAhmedali-fe5yi
@HaashimAhmedali-fe5yi 9 ай бұрын
Wayo waayo
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 10 ай бұрын
Adunyada lolanka ahe shan dowlad ku lolaman wa halkey iminka jogto xaqiqdi waberi maskax cafimad qabta wax nogu alifen
@omarabdi3332
@omarabdi3332 8 ай бұрын
Qaab loo yaqaan SHUUT ayaan ku galay Ruwaayadaan. 1984 Heesaaga ku jiray: 1 Dhabarlow 2 Sahro Ahmed 3 Xeegow 4 Zaynab Cige 5 Barrow 6 Khadra Dahir 7 Khadiijo Hiiraan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Ma maqal Shuut bal noo sheeg waxay tahay walaal
@omarabdi3332
@omarabdi3332 8 ай бұрын
@@caweyskadalmar Waa inaad si dhuumasho ah ku gashaa Ruwaayadda adigoon tikit u goosan ama hadii aan sii faa- faahiyo qaab musuq-maasuq ah.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
@omarabdi3332 gartay wakhtigaas riwayada wadanka ma joogin. Laakin anba waan sameyn jirey laba riwayadood baan Xasuusta aniga oo yar deerka beerta xoriyada ka booday Waa riwayadii dab jacel kari Waa iyo qabrigii jaceylka Waxaan umalayn tii uga horey fanaanada Sahra Siyaad aan jaar ahayn bilaash igu galisay waa riwayadii if iyo aakhiro ay ku jireen Ahun Axmed Mooge, Ahun Dararamle iyo Sahra Siyaad waxaa lagu dhigay geerish nin Carab soomali lahaa intssny beerta xoriyada la dhisan meesha kubada koleyga lagu ciyaaro. Hargeysa btw.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
@omarabdi3332 Mahadsanid. Ciyaalna Waa la wada soo maray. Kkkk
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 6 ай бұрын
Cumar kooxdeenio shuud kugalida thanks xusuud. .
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 10 МЛН
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 11 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 45 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 3,8 МЛН
RUWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALINA QAYBTII AFRAAD
31:03
Hawraar Music Production
Рет қаралды 842 М.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
Heesihii Riwayadii Adduunka | Curintii Abwaan Maxamed Cali Kaariye Ahun
37:57
Riwaayadii "HADAAD TASHAN WEYDO WA LAGU TALIN"🔥 Dhamaystiran #full_episode
1:05:54
Riwaayadii Masiibadu Aduunyadu Ayadaa u Macalin ah Part 2
49:24
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 533 М.
Ảo ma canada
0:18
Tiểu Hòa Thượng Vô Ngã
Рет қаралды 31 МЛН
Зарейдил мэра СЫР КОСИЧКОЙ МУЛЬТИК
0:12