No video

Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD

  Рет қаралды 1,540,954

BAADIGOOB

BAADIGOOB

Күн бұрын

Пікірлер: 910
@layloibfhxhrahim6252
@layloibfhxhrahim6252 4 жыл бұрын
Wxn joogaa garowe, Wxaan qirayaa in suugaanayahannada somalida ay 70% ay kasoo jeedaan durriyadda jaarkena ah ee reer shiikh isxaaq, ma sh alah. Like iisaar hdaad igu racsantahay
@sultanhanga
@sultanhanga 4 жыл бұрын
Garawan Kadhagaysnaya abwanadi Ugu waaawayna somali
@nimcojaamc8287
@nimcojaamc8287 Жыл бұрын
Wa runtaa wllhi
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 2 ай бұрын
Waa run sxb
@AbdiwaliJama-lc7xm
@AbdiwaliJama-lc7xm 18 күн бұрын
K​@@sultanhanga
@abdisalanhassan1700
@abdisalanhassan1700 5 жыл бұрын
Dadka reer waqooyiga (somaliland) waa dadka somali ugu aftahansan intanba waa rer waqooyi waljba isaaq♥️
@sharmarkeali9291
@sharmarkeali9291 5 жыл бұрын
Siciid Saalax waa warsangeli sxb
@apdirashiidali8453
@apdirashiidali8453 5 жыл бұрын
Abdisalan Hassan wlhi waaa runtAaaa wuxuba waaaa isaaq
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
@@apdirashiidali8453 Aniga oo Isaaq ah waxaan u malaynayaa, in Soomaali badan afka iyo dhaqanka aad u yaqaanaan, sida Ogaadeen, Dhulbahante , Isaaq, Wersangeli, iwm, haddaba Isaaqu waxay yara dheeraayeen siday ila tahay, Ogaadeen iyo dhulbahante magaalo weyn oo fanka taageerta may lahayn sida Hargeisa, cadan iyo badna may lahayn, markaa reer miyigoodii iyo magaaladii baa xaggan waqooyi is dhex gashay,
@cabdallahcabdallah4717
@cabdallahcabdallah4717 5 жыл бұрын
@@apdirashiidali8453 iska hubi walaal saciid saalax baa ku jira oo reer laasqoray ah teeda kale isaaq kama suugaan badna daarood weliba ugaadeen iyo dhulbahante arrintaana waxa kuugu daliil ah waa gabyaagii guba iyo suugaanta soomaalidu intay socotey, isaaq hawiye waa ka suugaan badan yahay oo iyagu ma soo galaan suugaan aad loo sheegi Karo intaan ognahay iyo koonfurta shisheba, laakiin daarood xataa daaroodka koonfurta waxa ka buuxa gabyaaga soomaalida gabay lagu luuqeeyo uguna codka macaanaa uguna gabayga cuslaa ilaa 100 sanno ka hor laakiin sida uu sheegay walaalka J Ali ama kaga hadlay isagaa soo dhoweeyey isaaq waxay Heleen jaanis ah in magaalooyin afka laga qiimeeyo ay ku beegmaan iyo dawladdii markaa jirtey oo raggii wax dhigi karayey mucallimiin ahaan u qaadatay, halka galbeedka iyo gobollada waddanka qaar aysan helin gabyaagii joogey jaaniskaa iyo shacabka isaaq oo ah dad wixii suugaana qiimeyn weyn siiya halka daaroodka bariga xataa oo abwaaniin aad u cod macaan oo waaweyn ku jireen iyo marreexaanba aanu Shacab kii wixii siineyn qiima weyn oo suuq geyn ah, ama isticmaalka gabayga soo baxa, hadda ragga ugu codka macaanaa ee Khaliif sh maxamuud iyo Cali cilmi afyare iyo cismaan keenadiid iyo qaar kaloo badan oo gobolka Bari ka soo jeedey ma maqlaysid wax suugaantoodii saa usii sid sida, laakiin galbeed iyo waqooyi shucuubta ku nool baa afkii qiime u yeelaya dhadhansanaya dhaqankiina jecel,
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 5 жыл бұрын
@@mhassan0163 nio wallhi waa kula qabaa fikirkaa zxp
@sultanpersia9877
@sultanpersia9877 4 ай бұрын
caawa oo taariikhdu tahay 20.4.2024 ayaan daawanayaa mucjisadii somali mar soo martay kuwii ugu mudnaa abid abwanada somaliyeed. KABIIR KOODUNA AHAA ABUU HADRAAWI. AUN. 😢😢LIKE TA IGU QABTA
@ogleyare4733
@ogleyare4733 5 жыл бұрын
Hadraawi nin adag abwaan waa dhaafay dambigaada allaha dhaafo abwaan keena weyn allaha na caafiyo dhamaan abwaannada intii dhimitay allaha unaxariisto inta noolna caafimaad iyo nolol wanaagsan
@canbejamac6652
@canbejamac6652 4 жыл бұрын
Aaamin aaamin
@abdinursalad580
@abdinursalad580 3 жыл бұрын
Touch and hold a clip to pin it. Unpinned clips will be deleted after 1 hour.
@iidiid3432
@iidiid3432 3 жыл бұрын
Wzxsser
@aliabdimohammed7862
@aliabdimohammed7862 3 жыл бұрын
Lķķ0
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@waxbadanogowwbo99
@waxbadanogowwbo99 Жыл бұрын
Aabahay ayaa iiga sheeķayn jiray 1998 caawa ayaan wiil kaygii oo dhagay sanaya arkay waan qiirooday xasuuus dheer kabacdi hadaan Ana soo raadiyay 2023
@asiaahmed526
@asiaahmed526 2 жыл бұрын
2022/8/26 Waxbadan bankusoo noqnoqday kama daalo Haydhafin qofkii dawada silsilada illahy hakaa raali noqdoo
@Muuseyuusuf397
@Muuseyuusuf397 5 ай бұрын
Sidokale kama daalo
@mohamedsahal9905
@mohamedsahal9905 3 жыл бұрын
Siinley 2021 yaadaawanaya Saciid saalax axmed legend❤
@hodonawil7025
@hodonawil7025 3 жыл бұрын
Maxamed me too imkan daawanayaa Ana ❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏
@abdullahialiabdikaahie743
@abdullahialiabdikaahie743 2 жыл бұрын
Anigane hada ayaan dawaanayaa💞💥💯
@cabdishakursiciid3313
@cabdishakursiciid3313 2 жыл бұрын
☝️
@adenjamac2201
@adenjamac2201 2 жыл бұрын
@@hodonawil7025 0 9
@caaishocabdiraxmaan9332
@caaishocabdiraxmaan9332 2 жыл бұрын
@abdiraxmanfartaag2293
@abdiraxmanfartaag2293 2 жыл бұрын
100%90 abwaanadu waa beesha isaaq murti waa looga hadhay ragaa yaa ku qabsan kara sarbeeb la fahmi waayay ayay ku garaaceen taliskii xaraanta ahaa
@mohamuddahir5772
@mohamuddahir5772 2 жыл бұрын
Saxarlo 10:26 Suuban 12:03 Sidiqabax 13:50 Cabdiqays 16:34 Cali saleebaan 20:20 Masafo/=saloog la' 23:31 Marka hore salaan guud 25:48 Sacii garsoor 28:42
@maxamedxidig1825
@maxamedxidig1825 Жыл бұрын
Isaaaaq suuugaaan wx ku gaadha malaha aduuunka oo dhan uma da nabi muxamed scw❤
@JanankaUK
@JanankaUK Жыл бұрын
Siinley yaa daawanaya 2023 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@badrinour6288
@badrinour6288 Жыл бұрын
Aniga pro ✌🥰
@nimcojaamc8287
@nimcojaamc8287 Жыл бұрын
Aniga pro
@shamsa_0
@shamsa_0 10 ай бұрын
Aniga
@munaishal5384
@munaishal5384 9 ай бұрын
Aniga dhagesanya 😂😂
@aminaabdillahisalah7749
@aminaabdillahisalah7749 9 ай бұрын
Aniga
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 5 ай бұрын
Siinleyyy waxan daawanayaa2024 abwaan hadraawina alleh haw naxaristo isaga iyo abwaaninta siinlayda ku xusan siinleyy anoo hawda ka imaaday ayaan dhagaysanayayy wallahi waan xasuusutaa habeenkaa illaa dhawr jeer aYN ku ceshtayy siinleyy dhagaysigeeda kama daalo m.a ❤
@elcapitanliban5581
@elcapitanliban5581 2 жыл бұрын
Masha allah cawa Taaruqadu waa 31 January 2022 inta iga dambeyso like Dha ha
@abdimuniib64
@abdimuniib64 2 жыл бұрын
Legend waakula socdaa
@munassswq313
@munassswq313 Жыл бұрын
27 sep 2022 anna
@fatimafatimabituxasan7653
@fatimafatimabituxasan7653 Жыл бұрын
31 dec 2022
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 Жыл бұрын
18 January 2023 wan kula socdaa
@hamdacafaaf3265
@hamdacafaaf3265 Жыл бұрын
Hdaan daawnaya anuu😮 selayahy
@sidiiqmuuse227
@sidiiqmuuse227 4 жыл бұрын
Inta ila dawanaysa 2020 2 like ugu dhacsii
@suhaybchampro3159
@suhaybchampro3159 3 жыл бұрын
2o2o aniga
@hasandadi8049
@hasandadi8049 3 жыл бұрын
HassazRob
@hasandadi8049
@hasandadi8049 3 жыл бұрын
2
@khaalimohameddhoore3024
@khaalimohameddhoore3024 3 жыл бұрын
@@hasandadi8049I have I I,py8y7y7yy768ypyccy8yy😇said to to him about have have 😐🧦,69,668👕🚫🇦🇫👌👌👖and 6🐶🐶cxy:6,6:6667👕cc👕👕👕🇦🇫😈😕😕😕😕😕67c676 6x6p6c😂😢😢😣😣58🎇you 6x😇1 ::, you know 6x6c
@Kingmoha91
@Kingmoha91 Жыл бұрын
2023 Ban Dawanaya Walipa Soon Malintah 7aad ❤ Abwaan Hadraawi And Abdi Qeys❤🥺
@Abdirahmaan0
@Abdirahmaan0 4 ай бұрын
2024 ba dawan silsiladan.😁 dadka iga danbeeyow love dhac kaga siiya ❤
@SacadCilmi-tg9uj
@SacadCilmi-tg9uj 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ 7:24 7:28
@SacadCilmi-tg9uj
@SacadCilmi-tg9uj 3 ай бұрын
😮😊❤
@dhaqaalekaabofficial8714
@dhaqaalekaabofficial8714 3 жыл бұрын
reer waqooyi murti loo daa reer waqooyi waa lafdhabarta suugaanta soomaalida abwaanada suugaanta soomaalida taarikhda ku leh badankoodu waa reer waqooyi
@nimcojaamc8287
@nimcojaamc8287 Жыл бұрын
Waliba iyo isaaq bay u badnaayeen
@ceynabofaaraxmuxumad6610
@ceynabofaaraxmuxumad6610 7 ай бұрын
Murtidan 2024 ya dawanaya 🤝
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 5 жыл бұрын
Masha Allah Saxib Ragii samaynjiray murtida wayo Waa rer somalilan
@guleedibrahimxaaji7993
@guleedibrahimxaaji7993 5 жыл бұрын
anigu waxaan siiyay siinlayda ninka bilaabay abwaan hadraawi sidiisiina way noqotay wuxuu yidhi tiro siman sagaal tuur sodonkeen sideed hoo waxahadhay bal suuree tiro siman waa 2000 q.tuur waxa soo hadhay q1. 30 keen sideed hoo 91-30=61 +8=69 wuxu sheegay calankeeni hire iyo keenadanbe iyi wakhtigii siyaad bare qabsaday wadanka sidaasuna guusha illaahay kusiiyay
@oladmedia6272
@oladmedia6272 3 жыл бұрын
Tiro Sugan = 100 100-9-30+8=69
@xareed1
@xareed1 3 жыл бұрын
waa run
@CabdifaraxYusuf
@CabdifaraxYusuf 2 ай бұрын
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 Жыл бұрын
CABDI QEEYS ❤INTA ILA TAAGEERTO FARTA TAAGA ❤🫶👋👋👋👉2023❤️‍🔥👈👈👊
@JibriilshaamiJibriilshaami
@JibriilshaamiJibriilshaami Ай бұрын
maxamed.mooge ❤❤❤❤❤❤
@guleedibrahimxaaji7993
@guleedibrahimxaaji7993 5 жыл бұрын
tiro siman sagaal tuur 2000-9= 1991 sodonkeen 1991-30= 1961 sideed hoo 1961+ 8= 1969 waxa hadhay balsuuree hadraawi waamucjiso arinkani waxay fahmi waayeen wuxuu ujeedo oo ahayd xornimadii latuuray iyo siday kudanbay doonto inloo dagaalamo kadibna laguulaysan doono sidii ayay udhacday
@a.shakuursaed9125
@a.shakuursaed9125 4 жыл бұрын
yaahuba inay dhabtahay
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 4 жыл бұрын
Wah ! waraa Hadraawi Filosofar waaye
@fcisraacofficial7603
@fcisraacofficial7603 4 жыл бұрын
Kkk
@islaamiconline9585
@islaamiconline9585 4 жыл бұрын
Cajiiiiiib
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Daqiiqadee ayey bilaabmaysa zhp
@nololchannel3114
@nololchannel3114 Жыл бұрын
2023/05/03 ayaan daawanayaa aad bay u macaantahay silsilada siinleey ❤😊
@macalinshuceyb497
@macalinshuceyb497 4 жыл бұрын
Ragii afka hodanka ku ahaa alleh naxariistiisa ha ugu deeqo inta dhimatey inta noolba amiiin amiin
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 5 ай бұрын
2024ki. Ramadan 9 thy ya dawanaya❤
@anasahmed1751
@anasahmed1751 5 жыл бұрын
Heesihii ugu tariikhda badnaa siinley dadna waa dadkii hore hadalna waa intuu yidhi
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Yaa rabi #Abwaan_hadraawi abwaan wuu dhaafay wlhi
@anabmusa5603
@anabmusa5603 2 жыл бұрын
Cabdi qays baa ugu haysta cimri dheer oo caafimaad leh ayaan ugu rejaynayaa
@isxaaqckariin5235
@isxaaqckariin5235 2 жыл бұрын
@@anabmusa5603 bal yara dhageyso hadrawi mansada" kaa roog oo hadana sar"
@hindamawliidcumar1372
@hindamawliidcumar1372 Ай бұрын
Mar walba wn dhagaystaa Alle ha u naxariisto inta dhamatay /2024/7/24/
@abdirezakkoronto3952
@abdirezakkoronto3952 5 жыл бұрын
Maxamed Ibraahin warsame Hadraawi Ayaan wataa Anniguh
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 5 жыл бұрын
Annah abdi Qeys my same geygaa heesta sxb iisheeg markey dhamato musica soogalaa hestaa magaceda
@muhanadcade8580
@muhanadcade8580 4 жыл бұрын
Abdirezak koronto sidoo
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 Ай бұрын
hadraawi abwaanka abwaanada
@mushtaaqfarhan7937
@mushtaaqfarhan7937 Жыл бұрын
Inti dhimatay allaha u naxariistu inta nool na caafimaad sareec ah gaar ahaan abwaan ka ay aad ii taabatay dhimashadiisa abwaan hadraawi😭alla yaa raxma😭
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Ya ila dawanaya 2023 Ragii silsiladan sameyey isaaq ayey ubadnayen ilahay ha unaxariisto aderkey abwaan hadrawi aya ugu dambeyey ilahay jano fardowso ha ka warabiyo dhamantod🤲🤲🤲🤲
@Muuseyuusuf397
@Muuseyuusuf397 5 ай бұрын
Cabdi qeys miyuu dhintay wll
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 4 ай бұрын
​@@Muuseyuusuf397may
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 3 жыл бұрын
❤🤍💚💯Masha allah Ilahay🤲🤲 hanoo daayo Abwaaniintayda Xikmad😘😘😘 iyo Aftahanimo😘😘😘 way idinku dhaamatay Adeerayaal ❤❤😘😘 Inta Nool Ilahay 🤲🤲🤲cimriga iyo Caafimadkaba 🤲🤲🤲🤲haydin dheereyo Adeerayaal❤❤ Inta Dhimatayna Ilahay 🤲🤲🤲🤲haw naxariisto 🤲🤲🤲 Adeer❤❤💋💋 Ilahay 🤲🤲cimriga iyo caafimadkaba haku dheereyo 🤲🤲🤲🤲Adeer 💋💋maxamed Ibrahim warsame😘😘😘💖 Hadraawi ❤❤💖 ❤🤍💚💯 ❤🤍💚💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abdibaasidabdalla7785
@abdibaasidabdalla7785 2 жыл бұрын
2022 siinley yaa daawanaayo like sar hda dawaneyso 2022🤞💯
@subansuuban4924
@subansuuban4924 Жыл бұрын
Aa
@subansuuban4924
@subansuuban4924 Жыл бұрын
A
@barkhadlecade9458
@barkhadlecade9458 4 ай бұрын
Hadraaawi muxuu abwaan aha alaha unaxariisto 2024
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Adna maxed moogoow aakhiro halkay tahay cabdi qays ogoysiii Hadrwi abwan lamidi majiro baan isleeyhy
@MAXAMEDcrisaaq-uw2nx
@MAXAMEDcrisaaq-uw2nx 2 ай бұрын
Siinley yaa daawaday 2024😪
@hodonawil7025
@hodonawil7025 3 жыл бұрын
Masha Allah alyleh suugaan mugleh iyo abwaano qiimo leh intii dhimaty ilaahay jandii firdawsa hakawaraabiyo inta xanuuuusana ilaahay caafimaad deg dega hasiiyo inta noolna ilaahay caafimaad cibaado suuban cimri dherar hasiiyo aaaaamin aaaaamin inshallah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏
@fardowsoahmedyusuffardus1845
@fardowsoahmedyusuffardus1845 4 жыл бұрын
masha allh waa abwaano cajiiba alle hydin xafido inta nool inta dhimatyna alle haw naxariisto aamin
@maxamedcabdi8528
@maxamedcabdi8528 3 жыл бұрын
Cali saleban hdrwi gaariye &qys salàn sre
@mohaabdi3534
@mohaabdi3534 5 жыл бұрын
Murti dhadhan leh weeye abwanada somaliyeen intii dhimatay allah ha unaxariisto inta noolna allah habarakeeyo
@mahamoudali7028
@mahamoudali7028 5 жыл бұрын
Aaaaamin
@anascabdirazaaq248
@anascabdirazaaq248 5 жыл бұрын
AAMIIN
@mataaniyare5642
@mataaniyare5642 5 жыл бұрын
Aamiin
@asiaa.rashed7908
@asiaa.rashed7908 5 жыл бұрын
Fadlan sidan oo kle u soo duuba silisiladii diinlay .
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 4 жыл бұрын
!!NINKA= ASTAAMAHAN LEH= MARNABA =HAKA= TAGIN!! JACAYL🥀 Fadlan subscribe dheh channelka insha Allah blesskzfaq.info/get/bejne/gLGmmpVe1NPHY2ib.htmlttps://kzfaq.info/get/bejne/gLGmmpVe1NPHY2ib.htmlttps://kzfaq.info/get/bejne/gLGmmpVe1NPHY2ib.htmlttps://youtu.be/JKvg Fadlan subscribe dheh channelka insha Allah blesskzfaq.info/get/bejne/gLGmmpVe1NPHY2ib.htmlttps://kzfaq.info/get/bejne/gLGmmpVe1NPHY2ib.htmlttps://kzfaq.info/get/bejne/gLGmmpVe1NPHY2ib.htmlttps://youtu.be/JKvg Fadlan subscribe dheh channelka insha Allah blesskzfaq.info/get/bejne/gLGmmpVe1NPHY2ib.htmlttps://kzfaq.info/get/bejne/gLGmmpVe1NPHY2ib.htmlttps://kzfaq.info/get/bejne/gLGmmpVe1NPHY2ib.htmlttps://youtu.
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 4 жыл бұрын
!!NINKA= ASTAAMAHAN LEH= MARNABA =HAKA= TAGIN!! JACAYL🥀 Fadlan subscribe dheh channelka insha Allah blesskzfaq.info/get/bejne/gLGmmpVe1NPHY2ib.htmlttps://kzfaq.info/get/bejne/gLGmmpVe1NPHY2ib.htmlttps://kzfaq.info/get/bejne/gLGmmpVe1NPHY2ib.htmlttps://youtu.be/JKvg Fadlan subscribe dheh channelka insha Allah blesskzfaq.info/get/bejne/gLGmmpVe1NPHY2ib.htmlttps://kzfaq.info/get/bejne/gLGmmpVe1NPHY2ib.htmlttps://kzfaq.info/get/bejne/gLGmmpVe1NPHY2ib.htmlttps://youtu.be/JKvg Fadlan subscribe dheh channelka insha Allah blesskzfaq.info/get/bejne/gLGmmpVe1NPHY2ib.htmlttps://kzfaq.info/get/bejne/gLGmmpVe1NPHY2ib.htmlttps://kzfaq.info/get/bejne/gLGmmpVe1NPHY2ib.htmlttps://youtu.
@therepublicofsomaliland4661
@therepublicofsomaliland4661 5 жыл бұрын
Republic of somaliland home of legend
@asmaabdirahman4254
@asmaabdirahman4254 2 жыл бұрын
Qofkii 2030 daawanayaa haysoo duceeyo hadaan dhintay iyo hadaan noolahayba
@cbadirashiidsiciidaxmed2440
@cbadirashiidsiciidaxmed2440 Жыл бұрын
@@asmaabdirahman4254 7 sano nooga dhiman
@xashiadan9853
@xashiadan9853 11 ай бұрын
​@@asmaabdirahman4254😊😊😊
@user-jp3yn1cf9s
@user-jp3yn1cf9s 9 ай бұрын
​@@asmaabdirahman4254😊 Asc
@a.am.i6157
@a.am.i6157 8 ай бұрын
​@@asmaabdirahman4254 khayr hel
@dahirofficial6814
@dahirofficial6814 4 жыл бұрын
Intii dawatay December 2019 like Dhac ku siii
@maanragaragtemaskaxdumardh4221
@maanragaragtemaskaxdumardh4221 4 жыл бұрын
15 saac uun baad iga hor daawaty
@dahirofficial6814
@dahirofficial6814 4 жыл бұрын
😆🤟🙏
@abdihassanafrah5519
@abdihassanafrah5519 4 жыл бұрын
QqS
@nimcoali4487
@nimcoali4487 3 жыл бұрын
2 sanoo ayuub baad iga hoorey seey💔
@kamilmohamed1551
@kamilmohamed1551 4 жыл бұрын
Anigiyo in ila siman Dhalintii sudeeniyo Joogtay sabada waahen Hadey wada safaaden Sacab wad cayaaren Maxa teyda un sudhay #abwan cabdi qays🙏
@cabdirisaaqaxmedcabdi222
@cabdirisaaqaxmedcabdi222 4 жыл бұрын
009l0
@bilecabdi395
@bilecabdi395 2 жыл бұрын
D
@abrahmanahmek2197
@abrahmanahmek2197 2 ай бұрын
20/06/2024 Allahayaw u naxariiso oo janadi ku casuun dhamaantodba 🤲🤲
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 Жыл бұрын
Siinley waxay ahayd silsilad cajiib ah waxa ku dhanaa dhamaan haldoorkii hal Abuurka somalida intii geeriyootay allah ha u naxariisto inta nool cisi iyo karaamo ku noolaada baan leeyahay
@kamaaljamac3737
@kamaaljamac3737 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH; RAGG AAN BARANAYA AYAA MEESHA XIKMAD KA TIRINAYA. INTII DHIMATAY JANNADA ALLE HA GEEYO AMIIN YAA RABBI
@CASKA1212
@CASKA1212 5 жыл бұрын
Mansha Allah abwaano qaaliya weeye fanka somalida suugaanta 3da qarni ee ay jirtay qarniga ugu danbeeya hadraawi ayaa hogaaminaya Suugaanta somlida reer waqooyi oo kaliya ayaa yaqaan
@sharmarkeali9291
@sharmarkeali9291 4 жыл бұрын
aad iyo aad reer waqooyi cid suugaan kaga horraysaa majirto walahi 1: Waqooyi galbeed 2: Togdheer 3: Sool 4: Sanaag waa afarta gobol ee ugu suugaanta fiican Soomaalida waxa soo raaca hawdka ama somalida itobia
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Sharmarke Ali Miyaad Ilawday Hargaisa Waxa Kasoo Jeeday Cabdillhi Suldaan Tima Cade Faarax Nuur CAbdi Gahayr guhaad Cabdi Gahayr Xasan Ganay iyo Qaarkaloo Badan
@ss-yb3qf
@ss-yb3qf 2 ай бұрын
2022 ila hada 2024 kama xiisa dhicin❤ sugaantu wa cajiiib🙌
@faysalismaaciil1220
@faysalismaaciil1220 5 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto abwaan maxamed xaashi dhamac gaariye
@mohamedupdiqanih5939
@mohamedupdiqanih5939 Жыл бұрын
2023/3/24/ {RAMADAAN} Alleh ha u naxriisto inti dhimatay inta noolna rabi cimri dharar iyo caafimad ha siiyo dhaxal ayay inooga tageen wale 🙌
@diiniahmad4298
@diiniahmad4298 4 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto intii dhimatey, intii noolna cimriga udheere
@apdirashiidali8453
@apdirashiidali8453 5 жыл бұрын
rer woqooyigu waaa laga yaaby wlhi Abwanadu waaa iyaga dad ugu aragtida dheerna waa iyaga Hadrawi qays Gaariye tima cade yuusuf shacir wuxuba waa isaaq wlle dad bay ka dhasheen
@cabdallahcabdallah4717
@cabdallahcabdallah4717 5 жыл бұрын
Kkkk suugaanta intii mucallimiin ahaan loo qaatay bay ku soo bexeen rag badani oo qoraalku dawr buu ka ciyaarayey ee ogow suugaanta daarood koonfur iyo galbeed iyo sool iyo Bari xataa ilaa mareexaan aad ragga ugu codka macaanaa baa kasoo baxay ee galbeed iyo waqooyi baa suugaanta soomaalidu fadhidaa lagana qiimeeyaa, waqooyi isaaq ulama jeedo degaankaas baan ula jeedaa, gobolka sool dhulbahante gabyaaga soomaali ugu cuslaa iyo galbeed ugaadeen waxa laysla qirsanyahay weeye, ee shacabka koonfurta intiisa badan Ayaan qiimayn suugaan badan halkaasaa lagu Kala hadhayaa
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 5 жыл бұрын
@@cabdallahcabdallah4717 anigu haddaan fikirkayga dhiibto somali waxa gabayga u yaqaan saddex reer Isaaq Ogaadeen Dhulbahante.
@xamseibrahim7007
@xamseibrahim7007 5 жыл бұрын
Adeero x.aadan afqalooc abwaankiii ugu da'da waynaa uguna luuqada badnaa uguna dalal badana safaradiisii gabayadiisana waxa ugu caansan sheekh bashiir wuxuu dhashay 1860kii wuxuu dhintay 1985 wuxu dhalay ubad qaar ila hada carabta ku abtirsada iyo kuwa somaliland jooga wuxuu ka soo jeda isaaq garxjis h.yoonis
@Burcaawi2471
@Burcaawi2471 4 жыл бұрын
cabdallah mohamed waar adeer iyago afwayne cadaadinayo isaaq oo dhan darood na si kastaa o buubbuuniyey bay malin cad darood meel sareen maxad o malayn lahayd hadii dawladii lo sinaan laha .waxba isaaq ha ku daalini meelaha kali ku wareeg adeer.
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
@@cabdallahcabdallah4717 Daarood oo dhan waxa wado mariyey Abwaan Salaan carabey gabayadii gubaa maad dhagaysan baan filyaa ee isaaq islamaad sinteen zhp Dadka suugaanta aad aragtay heerka gaadhsiiyey waa isaaq ee cid kale ha moodin
@championlover7794
@championlover7794 4 жыл бұрын
Waah Waah " anigu Caasha ayaan siiyay bilada gabayadan waayo iyadoo Gabadha ayay sifiican ula wadaagtay Silsilada waliba waa Geesiyad xiniin u qarsoontahay 🤞🏼✌🏿
@ahmedmahfoud3471
@ahmedmahfoud3471 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Edadey macaan
@isxaaqckariin5235
@isxaaqckariin5235 2 жыл бұрын
@@ahmedmahfoud3471 qolomay aheyd?
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 4 ай бұрын
​@@isxaaqckariin5235samaroon
@nasirjirow4701
@nasirjirow4701 23 күн бұрын
Ilaahayo unaxariso intidhimatay inta noolna cimriga iyo cafimadka ubarake ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xareed1
@xareed1 3 жыл бұрын
af somaligu waa reer waqooyi iyo bes
@puzhrayar9603
@puzhrayar9603 3 жыл бұрын
Tollow yaa hada dhageysanaya
@BrainyBaseHub
@BrainyBaseHub 2 жыл бұрын
Ani
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
X.adan af qalooc Hadraawi Gaariye Cabdi qays Intaasa meesha ugu haysta❤ Gabayga ka rogo hadaba saar ba ugu xikmad badan 1:05:00
@apdyrahimbeloved52
@apdyrahimbeloved52 3 жыл бұрын
Al raxmaan ba ugu sidata
@suldaand
@suldaand Жыл бұрын
16-12-2020 Ayaan bilabanayaaa anigoo magaca maqli jiray SIINLEY bes. Balse aaanan aqoon u lahahayn. Dawasho wacan
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 5 жыл бұрын
Maxamed Ibrahin warsame hadrawi wataa nolow rabi cimri dherer haku siiyo akhirana janadii Fardowsa kuwaar
@mohamedjamaahmed9575
@mohamedjamaahmed9575 5 жыл бұрын
Amiin
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
Amiin
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi
@khaliifdaacad7165
@khaliifdaacad7165 4 жыл бұрын
Gaariye
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
@@khaliifdaacad7165 Maansada sarbeeban ee tiro siman dagaal tuur waa qadiyad dhamaystiran
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 3 жыл бұрын
2021 ani cabdi qees masadiisa jeclahay yaa ilamda oo dawanayo 2021
@abdirahmansharif9383
@abdirahmansharif9383 4 ай бұрын
Ana cawa ayan dhageyztaye 29ramadaan kuna began 8]4]2024
@zainmohamed1
@zainmohamed1 4 ай бұрын
Ana kula dhagaysanaya legend ❤❤
@munaahmed1164
@munaahmed1164 5 жыл бұрын
Mansha allah illahowu naxariiso intii dhimatay oo janada ka waraabi inta ka noolna cimri iyo caafimaad dheer sii
@mawliidmaxamuudmuuse7004
@mawliidmaxamuudmuuse7004 5 жыл бұрын
mansha Allah
@hondek536
@hondek536 5 жыл бұрын
Rag adag all legend rabbi idin xifti.........
@axmedcismaan6497
@axmedcismaan6497 4 жыл бұрын
Inkastoo aanay ragu kala daranyahay laakiin xaaji aadan afqalooc bada uu ka heesayo cidi kama heesin waa qaab laba dhaca kudarsoo bad maanseedaa abwaanka gabyaaa waa nin suugaan yaqaana
@user-nu4zc9lq5o
@user-nu4zc9lq5o 3 ай бұрын
15-05-2024 waxaan jogaa laas,Canod reer shiikh isxaaq fanka iyo suuganta waxaykenen % %% Laketa ha,iga ilawin
@raaficyusuf7574
@raaficyusuf7574 3 жыл бұрын
Inta ila dawanaysa 2021 2 like igu dhacsii 💯
@user-bh8by6pl1r
@user-bh8by6pl1r Жыл бұрын
Masha allah somali sugaan tariikhbay leeyihiin intii dhimatay ilahay ha unaxaristo inta noola cimri dherer barwaaqo urajaynaya jamacadii jamacada lafoole dadkii waxkabartay 1960 ilaa 1970 dad waxbartay ahYeen ❤️💚💜✅️☑️
@kayseaxmed3734
@kayseaxmed3734 2 жыл бұрын
Tiro siman sagaal tuur sodon keen sideed hoo waxa hadhay bal suuree 2000-9=1991-30=1961+8=1969 waa markuu afweyne dalka inqilaabay wllhi abu hadra mucjiso caadiyuu ahaa cimri dheer caafimaad allahaku siiyo mujaahid waxaad tahay shaqsi ku wayn quluubta iyo qalbiga shacabka reer slland ee aad dartood u samaynaysay waxaaso xikmada
@ShukriCabdirahmaan
@ShukriCabdirahmaan 2 ай бұрын
Siinley 2024 ba so boqday Legends inta dhimaty ragan Allha unaxaristo
@Juusto1-u9z
@Juusto1-u9z 3 жыл бұрын
Masha allah raag waa ragii hore hadalna waa intey yiraahdeen ❤📖🖊👆
@guledmohamedhasen
@guledmohamedhasen 10 ай бұрын
Dhulku wuu sanqadhayaa cagta saari maynee socodkeenu xeel iyo ha ahaado laba suul sirna yaan la faalayn murtidana ha saafina AHUN abwaan maxamed ibrahim warsame (hadraawi)😢
@ayansidow4
@ayansidow4 4 жыл бұрын
Maansha Allaa ragii S/lan ee bariga. Dhinacwalba way ka dhamaystirnaayeen. Aqoon iyo diin iyo dhaqan iyo raganimo. Wadaninimo. Waxgarad. Maansha Allaa. Ilaahow u naxariiso intii dhimatay
@suldanalimirre
@suldanalimirre 4 жыл бұрын
Siinley silsilad caan baxdey bay ahayd islamRkaana ay ka qayb qaateen abwaaniin mug iyo miisaamba lahaa ilaahay intii dhimatey ha u naxriisto intii noolna alle ha u siyaadiyo
@munamawe3l016
@munamawe3l016 2 жыл бұрын
23/mar/2022 Siinley ❤
@xasanxede2985
@xasanxede2985 5 ай бұрын
Siileeyda aan maqlaayay ma saan baa Waa niman isku. Qabiila oo coqdadeysan oo hal coday amaanaya oo cabshado kularan tahay 😮😮 iga tag reer waqooyi
@user-vc1tb7nt6c
@user-vc1tb7nt6c 4 ай бұрын
Cid U Jawaabta Waad Wadeen umana Heli Kartaan Hal Abuurka Isaaq Sow Maha ? 😮 Cabdiyow Ka Saan Wayn Saabka Aad u Gelisoo Guban iyo Saraarbay Suxulada la Gaadhoo Sinta Waxay Ku Haysaa Sunbulaha Galbeed oo Ninka Sayllac Joogaa Ma yaqaan Sirdeedoo Orgi Sararo Waynoo Soguboo dhufaaniyo inay Tahay Ri. Seenyoon Kala Saari Maayee Hala Boodin Seeftee
@asiaahmed526
@asiaahmed526 5 жыл бұрын
aad ba umadsantahiin siinley wakhti badan radinayey dhameskeda
@ubuntuafrique5802
@ubuntuafrique5802 2 жыл бұрын
Legends. Allaw intii dhimteyna Jana Al Farduz gee. Inta noolna cimri dheer iyo cibaado suuban
@abdulahiaxmad2abdulahiaxma739
@abdulahiaxmad2abdulahiaxma739 Жыл бұрын
17 /9/2022 yaa dhagaysanaya ha idhafin ina dhimatay ale ha unaxariisto
@guledmohamedhasen
@guledmohamedhasen 10 ай бұрын
Waxaan dib usoo booqday vidiogan sil-silada siinleey caawa oo ay tahay tariikhdu tahay 12 october 2023 habeen jimce ah saacaduna tahay 11:00 fiidnimo Sil-silad suugaaneedan abwaanka aan aadka ujeclahay waa abwaan maxamed ibraahim warsame (hadraawi) Ruuxi saboolow xilku saari maaye saca maataw godal sadaal ku noolow samirkana ha mogaan ruuxaan wax sidin ee shirka soo salaamow adigaa wax sugayee sarar iyo lag iyo badhi keebaan ku siinaa sacabkaa ku qaada mid hadaad saluugtana imaan sad weeye saddex-daba bal iga hoo.
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 3 жыл бұрын
Masha allah waa dad cilmi iyo aqliba u leh waxay shegayan murti baa ku dhamaatay intee dhimatay AUN intii noolna madaxoda allaha inoo raajo
@ismailmohamedabdi5249
@ismailmohamedabdi5249 4 жыл бұрын
Abwaan Yusuf shacir ayba cajiib ah
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 3 жыл бұрын
Siinleyda iyo ex somalia. Sida ay qoreyso taarikhdu somaliland waxay luuntey 26 June 1960. Hasayeeshe ka dib marki sida khaldan somaliland loogu rarery dhinca magalaadda muqdIsho ayaa waxaa timmid dhibaato tiro badan oo keenay khasaari tiro dhashey suugantasi waxay dhashey dawladdnimadda ka dhalatey somaliland Republic wakhtigan.
@maxameddeeq684
@maxameddeeq684 5 жыл бұрын
Ma ogtahay siciidow Turubkiina maad sugin Si bay raani leedahay Baashe Saar kumaan odhan Kuma odhan rankii saydh Sadexlaha aad qaadiyo Sideedluhuba waa biig Mar hadaad sukaysoo Saameeshay yeekihii Saaxiib maxaad qaban Foorad baa ku saarane Axyaa gaarriye ilaahay haku naxariisto
@samirocqadir1037
@samirocqadir1037 4 жыл бұрын
Kuracsanahey gaariye wataa
@championlover7794
@championlover7794 4 жыл бұрын
Maxamed Deeq amiin ya allah amiin ' mxmd x dhamac gaariye ' ingenious
@hassanbashi3922
@hassanbashi3922 4 жыл бұрын
Maxamed Deeq aaamiiiin yaaa rabi maskax iyo hibo ilahey siiyay ayow ladhintay qabriga alaha u waasiciyo
@MahmoudHassan-yd8rp
@MahmoudHassan-yd8rp 4 жыл бұрын
Champion Lover tAaa
@hoodoibraahim7721
@hoodoibraahim7721 6 ай бұрын
Sanadkii 2024 bishii 2AAD/20keedii baa dawanaya ALLE haw naxariisto intii dhimatay
@osmansufi4066
@osmansufi4066 5 жыл бұрын
Nimanyahaa isaaqu murti badanaa
@yurubazair2035
@yurubazair2035 5 жыл бұрын
nio ma argtaah
@mohamudsaid760
@mohamudsaid760 4 жыл бұрын
Osman sufi Waa baddii kabada iyo haanta ee dumarka ee gabey ha moodin
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
@@mohamudsaid760 xaasidnimo waa taaa adigi bal laba erey isu geeey
@user-to6qn9ny7g
@user-to6qn9ny7g 10 ай бұрын
#2023/10/8/ 1.30pm😮😢 aYaan daaWanayaaa hadaad iGa dambaYzo liKe iisaar
@mohadigmo5166
@mohadigmo5166 4 жыл бұрын
Inta daawanaysa 2020 like ku dhaaf
@SalmanAhmed-vn9mw
@SalmanAhmed-vn9mw 5 жыл бұрын
Mashallah dad Waa dadkii hore hadalnaa Waa hadalkay dhaheen hadrawi iyo Cabdi aadan xaad cabdi qays
@jimcaalemedia7337
@jimcaalemedia7337 3 жыл бұрын
Wa rag intooda badan reer waqioyi ah wa dhuuxa hal abuurka sugaanta somaliyed ragan
@sucadabdisalan72
@sucadabdisalan72 3 жыл бұрын
Reer waqoyi iskuma jiran ee wa isaaq
@nimcojaamc8287
@nimcojaamc8287 Жыл бұрын
Waliba isaaq dhe
@roobreer6671
@roobreer6671 4 жыл бұрын
Maalintii ugu dambaysay sanadka 2019 ayaa daawanaya
@Maanbile
@Maanbile 6 жыл бұрын
Rabbi ha Idin ka Abaal marsho Jaalle
@baadigoob
@baadigoob 6 жыл бұрын
Waad ku Mahadsantahay sxb adiguna inaad nooga mahad celisay hawshaanu bulshada u qabanay.
@KhadarMuxumed-d6s
@KhadarMuxumed-d6s 11 күн бұрын
Iiga daa cabdiqays waa nin siyaasad ayay ahayd❤❤❤❤❤❤❤❤
@SH-mk4pg
@SH-mk4pg 5 жыл бұрын
cabdi aadan xayd cabdi qays baan ku haystaa waana silsildii ay abwaaniinta reer somaliland dhoola tuska ku muujinayeen dhoola tus xaga suugaanta ah 👌
@abdiwaliosman9739
@abdiwaliosman9739 4 жыл бұрын
Sultan Hamse 2 abwaan oo reer koofur ah kujiro
@championlover7794
@championlover7794 4 жыл бұрын
Sultan Hamse anaa kula mida sxb ✌🏿
@muxiyadiincali2478
@muxiyadiincali2478 Жыл бұрын
Wllhi Kama caajiso dhegeysiga Siinley Gaarahaan Hadraawi iyo cabdi qeys iyo gaariye iyo axmed maxamed Iyo yuusuf canfar
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 5 жыл бұрын
Xaaji afqalooc heestiisu macanaa waa masafo. Walee abwaanku wuu ka xishooday bada dhiisha iyo kabada
@mohamudsaid760
@mohamudsaid760 4 жыл бұрын
Gabeyga 1 geeraar2 masafo 3 ayay ragii hore adeegsan jireen may isticmaali jirin badan
@axmedcismaan6497
@axmedcismaan6497 3 жыл бұрын
Masafadu waa maxay nio? Heestiisani lama mid aha heesaha kale masafadaaa ii sharaxa hadaad igu dhaanto
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
@@axmedcismaan6497 wa nooc suuganta ka mid ah, suugantu waxay ukala baxadaa- Gabay Jiifto Hees Masaaafo
@iltiredoualeibrahim
@iltiredoualeibrahim 5 ай бұрын
Allah unaxaristo acdraawi iyo Moxamed mooge
@drcabdilaahicabdieid612
@drcabdilaahicabdieid612 2 жыл бұрын
Caasha jaamc af bahale gabadha xgadambe kaga jirta gabayga inay tahay gabadh biciide ah inta garanaysa is cadeeya ay weliba xaaskiisa ahayd ninkii ladhahay cali caaruf
@hilaacmohammeddaahir5382
@hilaacmohammeddaahir5382 5 жыл бұрын
aaad ayaan u jclahy silsiladaan siinleey
@saciidnurisaxaaq568
@saciidnurisaxaaq568 5 жыл бұрын
Aad iyo aad baa umahad santihiin baadigob murti aan waayay baan idinka helay
Silsiladii  GUBA  gabayadii sida weyn laysugu weeraray
1:21:09
daawasho tv
Рет қаралды 1,3 МЛН
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 3,6 МЛН
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,1 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 15 МЛН
Taariikhdii SNM 1981 kii  ilaa 1991kii
1:33:39
BAADIGOOB
Рет қаралды 52 М.
SHEEKH MUSTAFE || 10 KII QISO EE UGU LAYAABKA BADNAA -DAAWO HADA.
49:24
SHEEKADII HURRE WALANWAL & CAMBARO
30:39
Bartamaha
Рет қаралды 2 МЛН
SILSALADII SIINLAY OO DHAMAYSTIRAN | HD
49:09
Tuse Technology
Рет қаралды 94 М.
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:11
Bishar Ahmed
Рет қаралды 552 М.
SILSILADA SIINLAY QAYBTA 1AAD
58:59
RAAC TUBE
Рет қаралды 48 М.
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 3,6 МЛН