No video

Heesta Asalaamu Caleykum iyo kooxda Hiddo, waa dhambaal ku socda walaalaha reer Jabuuti,

  Рет қаралды 122,254

Somali National Television

Somali National Television

2 жыл бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 59
@redwanadem2398
@redwanadem2398 Жыл бұрын
Love you Somalia🇸🇴 From Eritrea 🇪🇷
@BEENBEEN-du7ci
@BEENBEEN-du7ci 28 күн бұрын
Welcome ❤
@djiboydhalad1422
@djiboydhalad1422 2 жыл бұрын
Thanks Walalaha Soomaaliyed, Allaha Nabad waarta idinku deeqo 💪
@aisha665
@aisha665 2 жыл бұрын
AAMIIN YA ALLAH
@Barnibilan
@Barnibilan Жыл бұрын
Somalinimadu waa Macaan wllhi 🇸🇴🇩🇯 Ilahey dadkeena qalbiyadooda ha isku keeno aamiin 🤲❤️
@mariamibrahim7592
@mariamibrahim7592 Жыл бұрын
Thank you thank you somalia love you 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🤲🤲❤❤👏Djibouti love you 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲❤❤
@yuusufcariif3908
@yuusufcariif3908 2 жыл бұрын
hees qiimo badan xiligii lo bahnana ku soo aada walaalehen dhab ah waye dowlada jabuti iyo shacabkedaba 💯
@baxnaano1436
@baxnaano1436 Жыл бұрын
Afkeena ma suugaalo iyo dhulkeena raas kambooni ilaa iyo raas caseer anaa leh 5 somalia 🇸🇴 oo hal ah wn sugeynaa waqtigii ay rabto hanagu qaadato ❤💯🇸🇴✔️🦍
@aboodmoh7330
@aboodmoh7330 Жыл бұрын
Waa qaladay Iska sax Ras Kambooni ilaa cali sabiix Ras caseer ilaa Jigjiga gareesa ilaa agagaarka Ereteriya waa qawmiyad Soomaaliyeed u leh hal dhaqan iyo hal af 🇸🇴🤍🇩🇯
@ismacilcabdulahi251
@ismacilcabdulahi251 Жыл бұрын
Inta 28 Dec 2022 daawanayso like
@FAAD21
@FAAD21 2 жыл бұрын
Walalahen Djibouti🇸🇴🇩🇯
@saafiinasalad3676
@saafiinasalad3676 Жыл бұрын
Djabiuti 🇸🇴🇩🇯❤️❤️
@liibaanabdikarim2131
@liibaanabdikarim2131 Жыл бұрын
Guuul inash allah somali🇸🇴🥰🤲🤲🙏
@hassanayanleh8243
@hassanayanleh8243 Жыл бұрын
I love you somalia so much from your second country Djibouti 💯👑🇩🇯🇸🇴💯💙❤
@adamcabdulle16
@adamcabdulle16 11 ай бұрын
Second country beel Somali somaali baa leh one day wanku tagi doonaa anigoo anigoo Hal ah I,a oo somaali ilaa djabuti safar dhulka lamari Karo I,a
@fahima6186
@fahima6186 Жыл бұрын
Dhalinyaradaan oo kale oo sidan ucod iyo xigmad badan weliba dalkooda amaanaya waa laqiimeeya hase ahaatee hadeeyn nabad helaan beeyba nasiib leeyihiin masaakiintan😢
@sakariyemaxamadcabdullesak6893
@sakariyemaxamadcabdullesak6893 2 жыл бұрын
Waa hees qiiro leh runtiii kahadleeso in somalida walaal ihiin runtiii ilaaheey abarakeyo dhanyaran xikmada badan Masha alaah ❤❤❤
@inawiilwaalfagaas578
@inawiilwaalfagaas578 Жыл бұрын
I Love soomaliweyn
@caato3
@caato3 2 жыл бұрын
Sidii Singub horey usheegay , ixtiraamka Mualif Singub!
@fahima6186
@fahima6186 Жыл бұрын
Masha Allh waaba muchiso ciyaalkan😢 codka Allaa idinku manneeystay lkn dal iyo dad midna maheeysataan😢
@liaminosyo7609
@liaminosyo7609 Жыл бұрын
Félicitations macha allah
@deeqmacalixuseen4712
@deeqmacalixuseen4712 Жыл бұрын
Mashaa allaah waa hees qiiro leh jabuuti waa walaaleheen dhabta ah
@mursalcalifarey3801
@mursalcalifarey3801 Жыл бұрын
Hees qiimo badan oo Muujinayso walaltinimada Djibouti iyo somalia
@sharmakecabdixakii598
@sharmakecabdixakii598 2 жыл бұрын
Jabuuti waa walaaleheen. Allaha dhawro Ismacil cumar geele iyo dhamaan dad ka reer jabuuti.
@latashoxidigachenal5837
@latashoxidigachenal5837 2 жыл бұрын
Walalahena reer d'jabouti qalbiga idinka slmy
@walidahmad7325
@walidahmad7325 Жыл бұрын
Waa calaykum alslaam wa Rahmatullah waa barkatuh
@Mohaa930
@Mohaa930 Жыл бұрын
Caadi mahan heestan
@inawiilwaalfagaas578
@inawiilwaalfagaas578 Жыл бұрын
Wallee qiiro ayeey igu abuurtay heestaan hido best
@abshirclqaadir7436
@abshirclqaadir7436 Жыл бұрын
Waa hees walalnimadu waxay tahy ino qeexeysa somalinimo aya inaga badan
@madizinike7138
@madizinike7138 Жыл бұрын
🇸🇴🤝🇩🇯❤️❤️❤️
@mogadishuviewsite6945
@mogadishuviewsite6945 2 жыл бұрын
Hiilkii aan ku samabaxnoow❤
@khalidosman6583
@khalidosman6583 2 жыл бұрын
GUUL somali oo dhan Reer Djibouti noolada waligen
@saafiinasalad3676
@saafiinasalad3676 Жыл бұрын
❤❤❤🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯
@abderahimgoray7437
@abderahimgoray7437 5 ай бұрын
Anigoo nin isaaqa ah garxajisna kasii ah, wllhi billaahi wan jeclaan lahaa somali isu daacada ilaahayna shakiga dhexdooda ka saaray. Inbadana cadawgeenu wui inagu qoslayay waxaana u sababa siyaasiyiinta labada dhinacba.
@Hakaar24
@Hakaar24 Жыл бұрын
Somalia 🇸🇴🇩🇯❤
@youssoufdoualeh333
@youssoufdoualeh333 Жыл бұрын
🇩🇯❤🇸🇴
@maxamedbacool
@maxamedbacool 5 ай бұрын
@HEYTHAM66
@HEYTHAM66 11 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 Guuul Djibouti 🇩🇯 Nabad Waarta Adinkuna Inshaallah
@mogadishuviewsite6945
@mogadishuviewsite6945 2 жыл бұрын
Mashalaah 👌
@jawahirprincess9898
@jawahirprincess9898 2 жыл бұрын
mnshllh
@samkandari1023
@samkandari1023 Жыл бұрын
🇩🇯♥️🇸🇴
@BostowBostow-ci8ih
@BostowBostow-ci8ih 5 ай бұрын
From2024😂😂
@mahdimaxamed4994
@mahdimaxamed4994 2 жыл бұрын
Guul baan urajaynaya nabad warta iyo barwaqo
@yuusufcabdilaahi9580
@yuusufcabdilaahi9580 6 ай бұрын
Hees qiiro leh
@cademarwaan1621
@cademarwaan1621 Жыл бұрын
WALALHEYN JABUTI ISMACIIL USEY ALHA IDINKA DULQADO
@apdiwahityarr2367
@apdiwahityarr2367 9 ай бұрын
Sad xumo waliga ha arag somalia
@badrikeyslnkmoha4577
@badrikeyslnkmoha4577 2 жыл бұрын
Khaalid ali du’aale mi prother
@ia5159
@ia5159 Жыл бұрын
Somaliweyn is dead dream without NFD, Zone 5, Somaliland and Djibouti. 😂😂😂two countries don’t make great somalia
@poorindiansanddogsarenotal1276
@poorindiansanddogsarenotal1276 7 ай бұрын
2 countries? Somali is 1 country
@sheikhmohamedsheikhahmedsh9018
@sheikhmohamedsheikhahmedsh9018 2 жыл бұрын
What's
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 2 жыл бұрын
YHEY SING FOR ABII AHMED ITOPIA AND AFWERKI ERITREA
@monabts3143
@monabts3143 Жыл бұрын
@@aweesdanbiil8623 no they don’t 😂. They sing for Djibouti our brothers🇸🇴🇩🇯
@mahadyare778
@mahadyare778 2 жыл бұрын
Habartin wasa
@amiinabdirahman8761
@amiinabdirahman8761 Жыл бұрын
Adi taada yaa wasaayo
@shaafehassan6381
@shaafehassan6381 2 жыл бұрын
Shacabka jabuuti waa walalaheen lkn kaligii Taliye ismacil waa cadawga somaliya waa ninkii 4.5 noo qaybiyay
@ngtech2421
@ngtech2421 Жыл бұрын
Somali Ayidaa sidaa rabtee Ismail.Omar Gelle gogol uun buu dhigay. Suaal walaal? Adiga qoloda ku qaday 4.5 miyaa ku jirtaa ?
@libanahmed3851
@libanahmed3851 Жыл бұрын
Hahahaha malaha kuwi wuuxu kujira kuwi ka qaday
@yaaskagonzalo573
@yaaskagonzalo573 Жыл бұрын
aabo farmaajo 🥰🥺
HEESTII / SOKEEYE ILEEN MA DAALO
5:35
RTD WEB TV
Рет қаралды 1,6 МЛН
Xidid Guur ah oo Argagixisada loogu adeegay & Kiiska Dilka Abaanduule Caydiid.
36:02
Somali National Television
Рет қаралды 51 М.
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 14 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 40 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 46 МЛН
Xasan Sheekh oo Xalay kacararay Villa Soomaaliya kuna hoyday meel kale.
10:19
HEESTII:SHUUSHOW BAX  IYO KOOXDA HIDDO
8:39
ILAYSKA WARARKA.
Рет қаралды 533 М.
KOOXDA HIDDO | GUUSHA MIRA DHALI | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
7:17
ALI DHAANTO SIDII WAYSADII YAA WAJIGA KU MARSADA JIGJIGA 2021
6:05
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 206 М.
HEESTII GALAD EE JIGJIGA STADIUM RUXDAY | HIBO UK | HD 2019.
10:15