HEESTII:SHUUSHOW BAX IYO KOOXDA HIDDO

  Рет қаралды 533,612

ILAYSKA WARARKA.

ILAYSKA WARARKA.

7 жыл бұрын

Shido Nalajoogtaay Bax Shar Soo Soctaa Deeraan Inasha Aalaah Shuushkeenana Waa Shafeeculaahiye Shinbirtii Nabadee shalay Buubtaay shuuto uso dag.

Пікірлер: 309
@keyfmohed7716
@keyfmohed7716 4 жыл бұрын
From Somaliland Heestan Sanadkay soo Baxday ilaa hada waan dhegysta I Love Dadkyga somaliyeed KA SHEEXA WIXI NA SHARAF DILAYA
@alimahdi388
@alimahdi388 Жыл бұрын
Mashaalah wllo sidokale
@maalintimes3469
@maalintimes3469 7 жыл бұрын
Haliba Shillalkey, shishada dhigataa Shirkeysato kula shamuumtaayoo Shalambiga saab-ku kala shubadkaa Shuushaan ku yimaad qalboobtamiddoo ====== Shaktiba shirix-yadiyo kurus-kiyo Shaalmeyraqda inuu la shuutiyo Wiil u sheegay naftaa la shuufaayoo Madida sheeganid ma shaaraqntee Billaawaha shalowda uga dhicibey Shucubta ku dhegaan raggeediyoo ======= Soomaaliya shalayto Cadowgeedii U showree qeybiyey ogtohoo Shirqoollada lala rabey garanoo Shabaqa loo dhiga-hayey aragoo Shukida loo qoda-hayey duminoo Shan wiiloo wada dhashoo midohoo Sheed lagu kala qeybinbey noqonoo In sha Allaah! Sharoweeriga iyo Shuqaaqada laguma jirayee Ka sheexa wixii na sharaf dilay!
@ismaciilabdille9845
@ismaciilabdille9845 7 жыл бұрын
waw
@umulkheyrdagan3867
@umulkheyrdagan3867 6 жыл бұрын
Maalin Times oo hada waxaan uu wiilku ku heesay ma af soomaaliyaaa cajiib
@lakicabdi8875
@lakicabdi8875 6 жыл бұрын
shiishaanku iimaan qarboobta miduun
@mohamedalimohamed4604
@mohamedalimohamed4604 5 жыл бұрын
Afsomali sareyo aadna wax u cabirayo ayoo ku alifay abwaanka. Waa arayada laga isticmaalo gobalada dhexe, galgaduud.
@nuurgufa4058
@nuurgufa4058 5 жыл бұрын
Duqaada laguma jirayee amay tahay pwe
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 7 жыл бұрын
shan wiilooo wada dhashoo midahoo sheed lagu kala qaybin bay noqonoo Yaasalaaam yacnii waa shanta Somaliyeed
@Yaasir-ps7hx
@Yaasir-ps7hx 4 жыл бұрын
Ijnjjkkkkkkkopo 😜
@Abdifatah.vlogs7
@Abdifatah.vlogs7 7 жыл бұрын
heestaan waa heesti inbadan xildhibaanada saameysay oo wadaniyada iyo somalinimada dhalisay qalbigooda badashay👍👍👈👈 golaha abwaanada soomaliyeed guuleysta
@abdimajidhusein6849
@abdimajidhusein6849 7 жыл бұрын
waad ju mahadsantihin hanuuninyina
@ahammednur8737
@ahammednur8737 4 жыл бұрын
Allow idiin hafida
@abukarsalah4871
@abukarsalah4871 5 жыл бұрын
Yaaaa salaaam Waa hees murti ku dheehantahay. Waxaaba kaaga siidaran heedhe, fanaaninta labiskooda, dhaqankoda iyo edebtooda. Maqaawano, iskumana dhagdhagaan Waa fanaaniin ku dayasho mudan. Hore usocda saaxiibayaal 🙏🙏🙏
@husseinmohamed8940
@husseinmohamed8940 3 жыл бұрын
erayada wiilka shaatiga madow wato walhi touched me deeply... I love my people ❤️🇸🇴
@soomanemedia114
@soomanemedia114 Жыл бұрын
Also me
@abdifitaaxyare8569
@abdifitaaxyare8569 7 жыл бұрын
mashallah wiilka codkiisa qatar waye wlh somali is raacdan doneyna markey noqoto bo inshallah
@mohamedabdulahi6331
@mohamedabdulahi6331 7 жыл бұрын
Abdifitaax Yare haa
@eglandcadey6702
@eglandcadey6702 7 жыл бұрын
heesta 2017ka inay thy ma u codayseen asxaabeey aniga waaba siiyay
@HanadyareOfficiall
@HanadyareOfficiall Күн бұрын
Inshallah shushkeen Shafeculahi Shimbirtii Nabada shaleyta buubtay Shuuda uso daag Shimbirtas Farmaajo🤴 Waaye 😢Allow🤲 soo celi ada casiis Aahe 🥺 2026 somaliya horey uu socota arkeysan inshallah 🙄🤞
@abdulahibaliile3447
@abdulahibaliile3447 7 жыл бұрын
yarka codkisu cadi maha mansha Allah unolow cadawgaga
@feisalnunow7262
@feisalnunow7262 7 жыл бұрын
Hees shidan barteedee dhigeen illah ha dhowro wadiniyaal. Waaye🇸🇴🇸🇴
@zakariyehusein511
@zakariyehusein511 7 жыл бұрын
wiilka codkiisa waa masha Allah wllh
@MMire-qo7vk
@MMire-qo7vk 7 жыл бұрын
heestaan ninki qoray walee waa abwaan
@cabdikariimcabduqaadir7681
@cabdikariimcabduqaadir7681 5 жыл бұрын
@Moha Amip beenloow abwaan xirsi dhuux ba qoray
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Abwaan xirsi dhuux maxamed weheliye ayaa sameeyay
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 2 жыл бұрын
Talent-kii Kooxdii Waaberi ayay leeyihiin Kooxdani Waa Soomaali👁👁🇸🇴🇸🇴🇸🇴 weli Fanbaa kujira horusocda jaalleyaal✪
@ikranmohamed8288
@ikranmohamed8288 4 жыл бұрын
Yaa dawanaya wali 2019 👋🙏🏻
@NaasirMohamed-pj4gy
@NaasirMohamed-pj4gy 2 ай бұрын
2024❤😂
@alidubow9945
@alidubow9945 7 жыл бұрын
masha Allah walahi heesta waxay xabarsantahay xikmad iyo qodki wax fahmi karo guul ayan idin rajeynaya iyo somali guul
@alfalah8272
@alfalah8272 7 жыл бұрын
one day we will sea Somalia is back to the value we used had .One nation one target and one leader. We will not give up for any circumstances but it wiĺl be example for us.we can correct our mistakes .Somali ha Nolato 💪💪💪
@zakariyehusein511
@zakariyehusein511 7 жыл бұрын
waa hees cajiib ah qof heer sare ah ayay ka soo maaxatay maasha Allah
@CabdiwaliThiago-xc4cq
@CabdiwaliThiago-xc4cq 2 ай бұрын
2024. 😅😂😂😂😂
@qaaliadan3425
@qaaliadan3425 7 жыл бұрын
walaaahi heee ma dhageesto mana jecli lakiinse tani sibaan u xiiseeyaaa xida nala joogtaay shar soosocotaaa deeyran intaasaanbo kuheestaaa aloow dalkeeygoow nabada waarta yaarabi
@ashaabdi7365
@ashaabdi7365 7 жыл бұрын
qaali Adan Walaalo anigabo ma jecli hees ma dhagesto laakin heestan waa farin Ku socoto Shanta Somaliya iyo dadka cadowga Ku ah Somalida oo midowoda
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 7 жыл бұрын
Fanaaniinta heeta qaadaysaa waa Dhalin carbisan oo aan caadi ahayn caafimaad ku Raaga insha allah
@kidsfilmhavingfun1616
@kidsfilmhavingfun1616 7 жыл бұрын
theory test practices
@abdijabbir7851
@abdijabbir7851 7 жыл бұрын
Aar Siciid dalkaygow
@dahirabdullahi1891
@dahirabdullahi1891 7 жыл бұрын
the best and biggest song i have ever seen in an audition so far, i am going say masha allh well done guys
@radiocadaado6866
@radiocadaado6866 6 жыл бұрын
quruxlow
@dahirabdullahi1891
@dahirabdullahi1891 6 жыл бұрын
@@radiocadaado6866 udhalasho lee mahino quruxda alxamdu lillah
@hussienmohamed8553
@hussienmohamed8553 2 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🪜🏃‍♂️🦏🚭
@hibaqaden9714
@hibaqaden9714 7 жыл бұрын
shida Nala joogtaay baxa ( shido Naga bax) Shar Soo socataa dayran insha Allah shuushkeenuna waa shafeeculaahi shimbirtii nabadee shalayto biibtaay shuunta usoo deg ( ilaahoow soomaaliya nabad waarta madaxwaynaha iyo raysalwasaarahana ilaahaw no xafid.caadi maaha
@abdifitaaxboy9540
@abdifitaaxboy9540 Ай бұрын
Qufkii dawanaya 21/6/2024 like dhac😂❤😊
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 7 жыл бұрын
Agah Agah waa hees xigmad wadata. Ninkii alifay/qorey waa in abaalmarin istaahila.
@birimofood1146
@birimofood1146 4 жыл бұрын
Abwaan xirsi dhuux aa qoray
@ismailhussein9348
@ismailhussein9348 7 жыл бұрын
Walahi waan qiiroday ax ilahey haidin guuleeyo Maasha'Allah JazaakalAllah
@yaxyemaxamed3661
@yaxyemaxamed3661 4 жыл бұрын
Shutow soo dag, Ha umalayn General shuute.
@AhmedOmar-no1ci
@AhmedOmar-no1ci 3 ай бұрын
😂😂😢😂
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 7 жыл бұрын
hees dhaxal gal ah in ay tahay ayan marqati ka ahay wa wada sha qoraal ka soo dhiga si dhalintu u fahmaan thank u somaliwayn guul
@ifarahabdirahman2670
@ifarahabdirahman2670 3 жыл бұрын
Mashaalaah mashaalaah keep it up what a beautiful song amazing 😉 🤩 ❤️❤️❤️❤️❤️
@hussienmohamed8553
@hussienmohamed8553 2 жыл бұрын
mansha allah waa hees macan ah runti waan ka hela markaso
@guudeeyomar3256
@guudeeyomar3256 7 жыл бұрын
Masha allah Shida nala joogtaay bax shido naga bax.... iyo codkii fanaaninta qiimaha badan inaba caadi ma ahan , heestaan dhageeysigeeda kama daalo maalin walba 5 mar waa dhageeystaaa....Viva Somalia aloow nabad noogu soo dambaal.. Shuushoooow bax
@boono2912
@boono2912 7 жыл бұрын
somaliga sidaana inuu u adkaan karo maan moodayn, waxaasaa af murtiyeysan laga dhaha! xabbadse kama fahmin😂😂😂
@radaarofficialchannel7366
@radaarofficialchannel7366 4 жыл бұрын
Qolo maatahy Somaligan ma adkee 🤙
@boono2912
@boono2912 4 жыл бұрын
@@radaarofficialchannel7366 Soomaali baan ahay Muslim ah.
@radaarofficialchannel7366
@radaarofficialchannel7366 4 жыл бұрын
@@boono2912 Ma raxanweeyn ayaa tahay saan filiyo 🤙
@boono2912
@boono2912 4 жыл бұрын
@@radaarofficialchannel7366 Alle hakuu sahlo!
@Fatma12120
@Fatma12120 4 жыл бұрын
wlhi ereydana way adgyhiin qof af somali si fcn kaliya fahmi karo dad gaara kaliya ma fahmi waayi karaan 🥰
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 7 жыл бұрын
Yaaasalaaam Yaaasalaaaam waa hees aad iyo aad u macan walhi waana hees wax dhab ah ka hadlaysa Abwaankii sameeyey Allaha dhawro Fanaaniinta qaadaysaana waa Dhalinyaro aan kala dhicin wiilal iyo gabdhaba inaba caadi maaha heestu isbedelka dhacay iyo heestuna way isku soo beeg'meenba ilaahay Amarkii
@IbraahimHaji04
@IbraahimHaji04 7 жыл бұрын
waaw Heestaan caadi Mahan Fanaaniinta Qaadayana waa Ku Tababaran Abwaankii sameeyayna waa Abwaan wadani ah runtii shido Nala Joogtaay Bax Naga bax
@hamdih1241
@hamdih1241 7 жыл бұрын
Heesta yaa iisoo qora lyrics keeda gaar ahaan qaybta wiilka way igu adkaatay
@abdikarimaka5126
@abdikarimaka5126 7 жыл бұрын
umu nawal wlhi ana waan isku dayay waan qaban waayay waana raadiyay lyrics keeda heestaan waa qiiro
@suwaysahmed2778
@suwaysahmed2778 7 жыл бұрын
ckarim ckariim mk
@mustafabdifatahomar1105
@mustafabdifatahomar1105 7 жыл бұрын
umunawaal ali wey igu atkaatay aaa see cml
@hawaahmed8416
@hawaahmed8416 4 жыл бұрын
Lalalalaalalal guuuuuul
@ismailmomamad5498
@ismailmomamad5498 4 жыл бұрын
Walaahi kor ka aqri
@abdiasisyusuff787
@abdiasisyusuff787 5 жыл бұрын
I love heestan wlhy Dadka buka ee somaliyeed halogu celceliyo heetan bal inay cafimadaan
@mustafabdifatahomar1105
@mustafabdifatahomar1105 7 жыл бұрын
masha allah alle ha idin xafido dhamantiina
@abdikarimaka5126
@abdikarimaka5126 7 жыл бұрын
maaaaaaaaaaaaaasha allaha somali guul ha israaco somaliya abwaanka heestaan alifay iyo dhalin yarada qaadayaba waxa ay u habeeyeen si wacan allo somali oo nabad ah na tus
@user-mc7hf8ey8o
@user-mc7hf8ey8o 8 ай бұрын
Wow❤beautiful song❤❤❤
@seidharun89
@seidharun89 Жыл бұрын
Insha,allah shidhiwidhida iyo duqaada laguma jirayee kashiixa wixii ina shaf dilay M.A Keep going abwanka allufay hesta iyo koxdaba
@fatumahussein893
@fatumahussein893 4 жыл бұрын
Hestan wilka shatiga madowga xiran ayn ka jecladay ♥️♥️♥️
@wiilkashidan420
@wiilkashidan420 7 жыл бұрын
fanaaninta qaranka Somalieed aad iyo aad aa o mahadsan tihiin
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 7 жыл бұрын
Gabadha heesaysa iyo kan dheer e shaarka cad Gabadha u dhaxaysa e wada Jinayadaa ayaan ku Dakhranahay walhi waaar qofkii garanayow Gabadhaa hala igu soo xidho
@gentleman5049
@gentleman5049 7 жыл бұрын
Aar Siciid sacdia la oranaya walagu garan haya xamar bay jogta adeer Jow igala so xidhiidh aniga
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 7 жыл бұрын
General Taaj mahadsanid sxb e i sheeg meel aan kaala soo xidhiidho
@ayaanahmed8359
@ayaanahmed8359 7 жыл бұрын
masha alah xaawo cabi xasan xaawo dagan beejkeda waa aqaan laakiin wiilka iga caawiya magaciisa mahadsanidiiin
@ayaanahmed8359
@ayaanahmed8359 7 жыл бұрын
waan helay waxaan baarey marki ugu horeysay soo gudbiyey mahadsanid
@queencaisha9836
@queencaisha9836 6 жыл бұрын
Aar Siciid gabadha heesta qaadaysa xaawa dagan baa ladhahaa wiilka shaatiga cadna Abdiwali cumar baa la dhahaa waa lamaane nolosha Ku midoobeey micnaha wiilku gabadhuu qabaa
@mohamedjamaibrahimhashi7482
@mohamedjamaibrahimhashi7482 7 жыл бұрын
waxan akhriyey in badan oo fikradahiina ka mida.dhamaanteen WAXAYNU doonayaa inay dib u soo noqoto dowladeenii wacneyd ee somaaliyeed.heestani Aniga laftigeyga aad bay qalbigayga u dhaqaajisay... aad iyo and baan uga helay kuna raaxaystay...mahadsanid..
@adenmohamed4664
@adenmohamed4664 7 жыл бұрын
Waa heestii sanadka guuleeysta
@ninnastay5512
@ninnastay5512 7 жыл бұрын
waaw caadi ma ahan ilaah ha naka qabto shidade
@wllkawllkiz7347
@wllkawllkiz7347 3 жыл бұрын
2017 to 2021 hees kawangsan ma arkin❣️❣️❣️❣️
@hibaaqabdirisaq5012
@hibaaqabdirisaq5012 7 жыл бұрын
www masha Allah cadi mahan koxdan
@sacadbulshale5767
@sacadbulshale5767 7 жыл бұрын
Shacbigu marabee halaga shiro ... nice song
@abdiadan8412
@abdiadan8412 7 жыл бұрын
Shido Nalajoogtaay Bax Shar Soo Soctaa Deeraan Inasha Aalaah Shuushkeenana Waa Shafeeculaahiye Shinbirtii Nabadee shalay Buubtaay shuuto uso dag.
@maankaofficiallmedia3159
@maankaofficiallmedia3159 5 жыл бұрын
wiil hg rer galmudug nolow sxb codkaga wa high
@husseinsaid8424
@husseinsaid8424 7 жыл бұрын
mashallaaha allaha cadi mahan heesta 🌷🌷🌷🌷👌👌👌👌👏👏👏👏✋✋✋✋🙌🙌🙌🙌👑👑👑👑👑👍👍👍👍
@aimaraagane9135
@aimaraagane9135 7 жыл бұрын
msha allah heestan caadi ma ahan runtii
@kingli8315
@kingli8315 7 жыл бұрын
yaa salaam, heestaan waa heestii sanadka 2017
@abdulahibaliile3447
@abdulahibaliile3447 7 жыл бұрын
inanka codkisu wuba iso jitay dhigaba idhaqaqay
@cumardaad5048
@cumardaad5048 4 жыл бұрын
Shimbirtii Nabadee Shalayto Buubtaay Shuuto usoo Deg.🌷
@habonhajiabdi8693
@habonhajiabdi8693 7 жыл бұрын
Gabadha Fanaanadda Wiilasha Xigta iyo wiilka heesta qaadaya waa ACTRES ...Musataqbal ku leh Masraxa say u jilayaan caadi Mahan!!...kooxda waa koox cajiiiba
@kingroomajhny1291
@kingroomajhny1291 7 жыл бұрын
heestan dhiigYGa Ayey raacdeY Waxbaa LaGa Fahmi karAa rutii 👌👌👌👉💜👈
@AhmedAbduKeinan-tp9ce
@AhmedAbduKeinan-tp9ce Жыл бұрын
Wow❤ beautiful song❤
@kadraali9180
@kadraali9180 3 жыл бұрын
abwaan xirsi dhuux . waa nin afsomaliga heer ka gaaray heestaan erayo badano ka mida ma fahmeyno
@nimcohasan5054
@nimcohasan5054 2 жыл бұрын
Xaawo dagan io odageeda m.a meelkasta malaislajogaan💟
@faysalhorar8660
@faysalhorar8660 7 жыл бұрын
waaaaaw caadi maahan heestan waa hes qaali ah
@abdikaniyare5354
@abdikaniyare5354 7 жыл бұрын
manshalah dhalintena soomaliyed guul iyo gobanimo
@abdikarimaka5126
@abdikarimaka5126 7 жыл бұрын
sax GUUL iyo GOBONIMO
@suwaysahmed2778
@suwaysahmed2778 7 жыл бұрын
Abdikani Yare
@suwaysahmed2778
@suwaysahmed2778 7 жыл бұрын
Abdikani Yare WAA
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 7 жыл бұрын
inkastoo 4-Habloodba ayna kala dhicin runtii oo ay yihiin Hablo wada shidan oo wada qurux badan
@ruweydaabdalla421
@ruweydaabdalla421 7 жыл бұрын
waaa kabaxsadeen kashiixa wixii nasharafdilay
@samiramohamed9502
@samiramohamed9502 Жыл бұрын
masha allah saxibiyal alle hani xifdiyo dhamanti waxaa tihin wadani
@eglandcadey6702
@eglandcadey6702 7 жыл бұрын
hees shidan iyo waano madaxda kusocota wwwwwwwww ka shheexa wixii nasharaf dilay
@manmanclaahi51
@manmanclaahi51 7 жыл бұрын
masha allah af somaali saxiix ah waaye
@yasinahmed931
@yasinahmed931 2 жыл бұрын
Naftaa shaadhka madaw midhihiisa iyo codkiisuba Waa level kale 🥬
@ismailhussein9348
@ismailhussein9348 7 жыл бұрын
Maasha'Allah wilka cod macaana
@noahD1636
@noahD1636 2 жыл бұрын
Ereyada, yaa sameeyey, waa top, music, cod
@nuurhubane
@nuurhubane 5 ай бұрын
Ereyada iyo laxankaba waa saciid xarawo
@abdiomarmohamed1103
@abdiomarmohamed1103 7 ай бұрын
Who is watching 2024 in a 5 dayz ❤💖💯🥰😍🙏🏼🥊🥊
@ahmedkorio5948
@ahmedkorio5948 3 ай бұрын
Aniga😂
@maxamedkarre8075
@maxamedkarre8075 5 жыл бұрын
Inanka Heesta Qaadayaa Waa Cajiib sida uu U Qaybay Midhahan Aadka u Adag MNAHSLH WADDANI NOOLAW TOLAW YAA SAMEEYAY HEESTAN
@alihashidhoore7857
@alihashidhoore7857 7 жыл бұрын
waaa heees runtiii wadato erayo qiima badan inkastoona ahayn qof heesha dhagaysat asxaab ayaa ishegtay heestan waan raadiyey waxaan hubaa wiilka iyo gabadha heesta qaadaya in ay yihiin dad u carbisan \
@themagicalcloudofgalaxy8806
@themagicalcloudofgalaxy8806 4 жыл бұрын
Xaawa daggan waa fanaanad aan jeclahay
@ahmedjiroki6259
@ahmedjiroki6259 7 жыл бұрын
waaaw felicitation le citoyen
@Li-dr3hb
@Li-dr3hb 15 күн бұрын
Shartii nabar iyo naxdin dalka wee ka bexeen😂😂😂
@khadracabdigmailcom2228
@khadracabdigmailcom2228 4 жыл бұрын
l love you song somach
@mankacade9633
@mankacade9633 5 жыл бұрын
Fananiintan waxan ka garanayaa Hawa Dagan keliya.. Allaha noo daayo dhamaan
@suldandugsi5755
@suldandugsi5755 3 ай бұрын
Ninka la taagan maanu ahayn cabdiwali cumar oo ninkeeda ah
@Zimish12380
@Zimish12380 2 ай бұрын
​@@suldandugsi5755 wll jamalki filmki haboon sow maha 😂
@Zimish12380
@Zimish12380 2 ай бұрын
​@@suldandugsi5755 wll jamalki filmki haboon sow maha 😂
@abdiomarmohamed1103
@abdiomarmohamed1103 Жыл бұрын
Wow! Nobody beats our Somali song! Love you!🫶🏾🌸🫶🏽🕺🏿💃
@abdirahiinibrahim7963
@abdirahiinibrahim7963 2 жыл бұрын
Sas wayay keep going sister ❤
@qaaliluula9236
@qaaliluula9236 5 жыл бұрын
Masha alah wiilka yar caadi ma aha
@sacadbulshale5767
@sacadbulshale5767 7 жыл бұрын
manshalaaa labada fanaan Ee heesaaya waa OK Gabadhu Xagay Ku nooshahy tolow
@ismailmomamad5498
@ismailmomamad5498 4 жыл бұрын
Muuqdisho
@themagicalcloudofgalaxy8806
@themagicalcloudofgalaxy8806 4 жыл бұрын
Waa xaawa daggan muqdisho ey joogtaa
@p.rahmedcabdulahigeediguul3407
@p.rahmedcabdulahigeediguul3407 7 жыл бұрын
aad aya umahad snthn waa hes ka turjimeso xld manta insha Allah shuushkena waa shafaculah shimbirti shalay buuto shuto so dag
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 7 жыл бұрын
ilaahay ayaa mahad leh cagowdii Somalia waa laga guulaystay maanta Somalia waxay joogtaa guul iyo xornimo
@abdullahishube5076
@abdullahishube5076 3 жыл бұрын
Waxay fiicnaan lahayd mar kale inaan arko guushii iyo farxadiiì ku dhowaad 4sano ka hor la heley
@nasteexo404
@nasteexo404 6 жыл бұрын
Nosheega wanaag lashaaci karoo bushimihii sharwadoow shibnaga dhaha waaaw
@cismaanjamacyusuf4669
@cismaanjamacyusuf4669 Жыл бұрын
Walahi wa qiirooday waliba wiilka marka uu lee yahay hasha bilaawa ku socday rageedu dhuunta ku dhagaan ama qabtaan. Alaha codka kuu wanaajiyo
@abdifatahmahathussein4253
@abdifatahmahathussein4253 7 жыл бұрын
TV qaranka muu heestan kuso celceliyo Mansha Allah
@mustafabdifatahomar1105
@mustafabdifatahomar1105 7 жыл бұрын
daldoon mahat haa waa sax
@rujamohamed7483
@rujamohamed7483 7 жыл бұрын
Manshallah so sweet
@mukhtaarmohamed2989
@mukhtaarmohamed2989 6 жыл бұрын
shirkii la qabtaba adoo shina war shuushloo nabada shaashayn iyo shikaakiyo dood shuhuuba leh iyo shaloombiyo qurun wax sii shida iyo la showr hadal shinkarin samahoo sheyba sheeka nuxur daran la sharan showr meel shidey noqotoo shacbigu marabee ha laga shiro CAADI MAAHA GABADHU WAA KA BAXSATEY WIILKUNA WAA LA MID MA KALA DHACAAN WAAN SALAAMAYAA KOOXDA IYO ABWAANKABA BY MUKHTAAR XAMUURAD
@ikranabdiqadir5710
@ikranabdiqadir5710 5 жыл бұрын
Shida nalajogtay bax ☺️🤩
@mahadyam6156
@mahadyam6156 4 жыл бұрын
Wala dhacay hesta
@muslimojeelani2880
@muslimojeelani2880 2 жыл бұрын
mansh allh somali guul iyo gawanimo
@lilbrother2876
@lilbrother2876 Жыл бұрын
Yaa 2022 daawanaya
@nasrakoos7739
@nasrakoos7739 5 жыл бұрын
wax kasta abwaan lama dhahee ninka heestan qoray baan abwaan u aqaana
@nuurhubane
@nuurhubane 5 ай бұрын
Ereyada iyo laxankaba waa abwaan saciid xarawo
@omarhussien8958
@omarhussien8958 10 ай бұрын
What the song? It made cray for my people, country& religion..somalida ha noolaato cadawgooda cagta hoosteeda.Waqtiga xun waa laga baxaa.shuushow bax shabaab,satan& Wahabi muslim killers.
@anzalhashim2813
@anzalhashim2813 7 жыл бұрын
waaaw caadi ma aha heesta
@cabdiaxmed843
@cabdiaxmed843 7 жыл бұрын
eesh calaa abwaan +fanaaniin yaryar
@user-mc7hf8ey8o
@user-mc7hf8ey8o 8 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤
@abdiyaremohamed6809
@abdiyaremohamed6809 5 жыл бұрын
War gabdaha heeso udan may isku asturan gabdahano kala mansha alah
@adenmohamed4664
@adenmohamed4664 7 жыл бұрын
guuleesta
@fathimahamud1330
@fathimahamud1330 7 жыл бұрын
manaha allah inabo cadi mahan waa hes qiro leh
@xayatuqalbi1935
@xayatuqalbi1935 7 жыл бұрын
wow!bishimihe sharwadow shubnagadeh
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 23 МЛН
HEESTII ISKU TIIRSANAADOO KA TASHADA CADAAWAHA IYO XAAWO DAGAN  2020
4:49
Somali National Television
Рет қаралды 212 М.
Qeylodhaan, Qaylodhaan
7:11
KOOXDA QEYLODHAAN
Рет қаралды 4,8 МЛН
HEESTA HOOYO IYO KOOXDA HIDDO.
6:19
Somali National Television
Рет қаралды 196 М.
HEESTII / SOKEEYE ILEEN MA DAALO
5:35
RTD WEB TV
Рет қаралды 1,6 МЛН
SOOMAALIDU DHAMAAN |XAAWO DEGAN Maalamaha Xoriyadda 4K
4:24
Abdiwali Omar
Рет қаралды 33 М.
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 23 МЛН