No video

UBAXA CAASHAQA 2013 BY AHMED RASTA DIRECTED BY AHMED UGAASKA ((OFFICAL VIDEO))

  Рет қаралды 5,250,867

SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA

SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA

11 жыл бұрын

Ubaxa Caashaqa 2013 BY AHMED RASTA DIRECTED BY AHMED UGAASKA
~-~~-~~~-~~-~
Please watch: "Saynab Labadhagax New Song ** I L M O** Farsamadii Ahmed Ugaaska"
• Saynab Labadhagax New...
~-~~-~~~-~~-~

Пікірлер: 1 700
@Mustaqbal-Tv
@Mustaqbal-Tv 6 ай бұрын
Heesta 2024 hada so radisay legend ba tahay like isku muuji👍🤑
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 6 ай бұрын
Kamaba daalo dhegeeysigeeda😂😂
@cfataaxmuuse6046
@cfataaxmuuse6046 2 ай бұрын
⁠me too wllhi waa Hees aan caadi ahayn😢
@user-yn2fl9ij8h
@user-yn2fl9ij8h Ай бұрын
Ku lamid😂
@user-bp7tr6ze4t
@user-bp7tr6ze4t 29 күн бұрын
Heestan cadi maahan wlhi Axmed rasta
@faadumonuur7443
@faadumonuur7443 26 күн бұрын
Haa wllhi 😂
@mustaphe301
@mustaphe301 Жыл бұрын
Hestan waxey I celineysaa carurnimadi😢😢 After 9years hadi ad dhageysaneyso U are Legend 24/07/2023 hadi ad iga danbeyso like-ta ha ila dhafin wllo
@asmahassan230
@asmahassan230 10 ай бұрын
2/9/2023🎉😢
@user-ib1vw4zc6p
@user-ib1vw4zc6p 10 ай бұрын
Xasuus weyn bay igu leedahay 11/10/2023
@zuhayb9
@zuhayb9 9 ай бұрын
Legend
@asmahassan230
@asmahassan230 7 ай бұрын
2024
@cumarbaana1642
@cumarbaana1642 7 ай бұрын
​@@zuhayb9a
@user-wh4xj2xj3v
@user-wh4xj2xj3v 4 жыл бұрын
Soomaliyey waxyar ii dulqaata aan xasuus iska reebo 💔💔 Qofkasta xasus ayey u leedahay heestan, aniga waxan ku xasuustaa musalsalkii Zawaaj iyo yaasmiin 2012, xilligaas ayeyday ayaan la noolaa marna hooyadey waayo hoyo ayan iska dhihi jirey, markan soo daaho habenkii ayey albaabka iga furi jirtey ma aysan seexan jirin ilaa aan imaado, farxad iigu nolow ayeyo macan, wlhi wan ilmeeya markan kuso xasusta ayeyo mcn, nolosheyda hadii aan guul gaadho waxaa tahay qofka ka danbeeyay 😭😭 ifka hibo ku nolow aakhirana jannada boqoradii isoo barbaarisayey ❤😭
@farduozmohamed8249
@farduozmohamed8249 3 жыл бұрын
Ilaahy haku daayoh🥰
@jaamaccabdi6149
@jaamaccabdi6149 3 жыл бұрын
Wow xusus fcn keep goin wlshy
@cfelburhani2797
@cfelburhani2797 3 жыл бұрын
😍beauty ful story 😍
@Abdikarinalishah
@Abdikarinalishah 3 жыл бұрын
Long time I loved this year 2012
@abdulahiak1116
@abdulahiak1116 3 жыл бұрын
Ayeyo waa furaha farxada 😌😔
@RashZeyn
@RashZeyn 7 ай бұрын
Who still listening in 2024 👇👇💗🗨
@LeeMoyka-et7lk
@LeeMoyka-et7lk 4 ай бұрын
Me and u pro😊
@Aboudi-Nour
@Aboudi-Nour 4 ай бұрын
2024 kampala
@zakihassan4821
@zakihassan4821 3 ай бұрын
Me 2024 Mogadishu
@user-ql1yo4zq1i
@user-ql1yo4zq1i 3 ай бұрын
2024❤❤Nairobi
@ihzaanmohmet2717
@ihzaanmohmet2717 3 ай бұрын
2024 hargeisa ❤
@neimaabdimuhumad3164
@neimaabdimuhumad3164 Жыл бұрын
Ilaahow guur xalaal ah io nin wanagsen oon ku dagon ayaan ku waydiistay" waa balan inaan marwo raaliya ah noqde🥺 dhamaanteen qof daacad ah oon dhaawac noo gaysan raboow😭
@caudarusaxmed1506
@caudarusaxmed1506 Жыл бұрын
Alle haku rumeeyo hamigaaga wllo wax wacan mooye wax xun alle haka hayo walashayey 👑♥️
@MaHamed_WarDi
@MaHamed_WarDi Жыл бұрын
Alle ha kuu rumeeyo wll
@cabdiraxiincali1838
@cabdiraxiincali1838 Жыл бұрын
Aaaamin aaamin aaaamin
@amranali6867
@amranali6867 Жыл бұрын
Allaha ku siiyo qaliyey😊
@ashrafhakiimi4409
@ashrafhakiimi4409 Жыл бұрын
Wll Alle ano iga so diray😅
@hudeifabdulkadir
@hudeifabdulkadir Жыл бұрын
2013 AFTER 2023 😢😢 ❤ INTA ILA DAWANEYSAY LIKE XASUUS WALHI 🥺 😔 RAGI ISLA DAWAN JIRNAY QAAR WEY DHINTEN QARNA WEY NOLYIHIN QARNA MABA AQANO MEEL EY JOOGAN ADUNYO INTA INKA WADA SALAMA KULI 😢😢 ASXBTA. CABDIRIX MAN MAXAMED CABDI MAHAD NUUR CABDULAHI XASAN XUSEN IBRAHIM MAXAMED DEEQ. SUMAYO GABADHI AAN JECLA HADA IS JECEL NAHAY IYO SHIKO RAGE BILAL BILE IYO mustaf ayuub madaxey 😢😢 mohamed. Macalinka XUDEEF WAA ANI IYO AYANLE CABDI NASIR WLAHI WAQTIGA SUU U QURUX BADNA 😢 😢 HADA WAXAN ISLA JOGNA BES CABDALA GABADHI AN JECLA SUMAYO CANADA AYAY JIRTA ANA uk ilah hana isku key keeno anago wada dhan wan Soo dhigi doona inshallah isbuca danbe❤❤😢😢 inshalah uk 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿
@MAHAD1272
@MAHAD1272 9 ай бұрын
Qeer baan kuu rajeenayaa saaxip
@Ikran_isse4890
@Ikran_isse4890 7 ай бұрын
Wlhi dad hore baa nahy 😂😂
@Apdalla_Rasta
@Apdalla_Rasta 4 ай бұрын
Heestan hada soo raadisay legend baa tahy still 2024 like hala dhaafin👍
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 6 ай бұрын
Waxaan hubaa in aad heestan macaan dib uso booqatay 🥱 Hada iga danbayso like dhac ku sii yaqeey...👍😛
@majidcade4733
@majidcade4733 Жыл бұрын
Wlhi heestan xasuus waye waxa kuxasusta musaslka yaasmin iyo zawaaj 2011 xasuus ayuu iileyahy xitaa waxa kuxasusta xiliga schoolka xita imtixanka midterka ayaa noo dhamaadey fasax lawa isbuuc aya kujirney xita wali waxa kaxasusta Sanadka cusub 2012 iyo 2014 😥😥😥 hada waxa comotika kasoqoroya American qasatan gobolka Ohio Columbus 🇺🇸🇺🇸🤲🤲🤲 ilayahow umadada u naxriiso
@amranabshir5332
@amranabshir5332 10 ай бұрын
Aaamin🥺🤲
@user-ib1vw4zc6p
@user-ib1vw4zc6p 9 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@najamajama7427
@najamajama7427 3 ай бұрын
Aamin😢❤
@user-ku7df3gh7j
@user-ku7df3gh7j 2 ай бұрын
Walahi comentigan ayaa ka dhax radinayay comentiyada alll muxuu musalsal ahaa
@farhanmohamud7276
@farhanmohamud7276 8 ай бұрын
This song will never get old .. hada igadambeyso like sar 14/ 11/2023 ❤❤
@MaanMohamett-od5or
@MaanMohamett-od5or Ай бұрын
After 13 years ago anoo safar kubadeed ku jira baan dhagay sanayaa Galkacio to bosaaso ❤
@Zakariyecllahi
@Zakariyecllahi Ай бұрын
Safar kheyr qaba
@yasminmohamud8826
@yasminmohamud8826 4 жыл бұрын
Heestaydii 😘♥️aroskyga wa balan inan 10 jeer laguso ceceliyo ❣️ 7 years ago 😂kadib dawasho
@siciidqaasim2310
@siciidqaasim2310 4 жыл бұрын
@Yasmiin Maxamuud Allaha kuu rumeeyo 😀
@yasminmohamud8826
@yasminmohamud8826 4 жыл бұрын
Siciid Qaasim amiiiin walal thanks 🙏
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 жыл бұрын
Maguursatay hada 7months kabacdi iyo 2021😄 yaasminey
@mohaofficial01
@mohaofficial01 3 жыл бұрын
Wili yaa?
@yasminmohamud8826
@yasminmohamud8826 3 жыл бұрын
@@rahmohuseinahmed2877 indr may😓😂😂soon weeye hadunby so dhowdahay🤩
@user-jb3po5ue9y
@user-jb3po5ue9y 5 ай бұрын
Heestan xasuus gaary igu leedahy❤ 2014 xili aan jecyl hal dhinaca u qaady wiil aan daris ahyn 😩 2014 bishi 1aad waxan ka zoo guurny. buuhoodle waxan soo dagny garowe . Waxaan aha gadha gabdhaha ugu wayn oo wax walb suuqa looga diro, maalin malamaha kamida waxan barty gabdho jarka anoo gabdhigi bananka latagan baa waxa soo mary wadada wiil madow oo dheer 19 ilaa 20 ah 😂 ana 17 sana jiry😂 Wiilki markasaba jeclady ❤ Waxan bilaaby maalin walba in aan irida ka qisho 😂marku iridena dhaafo baan albabka xira kadibna heestana shita 😂 riyo ku nool baan aha! 😂 waxaa iidhamady 3 sano anoo irida ka eega asgna i ogyn 😂😂 2017 marky la gaary baan jamacad iska qory anoo niyad uhayn wax barsho Maalinti kowad aan soo xaadiry xisadi baan wiilki ku dhex arky anigi farxad jamcadi wan jeclady 😂 markasa xoga isku soo dhawany oo hal meel xiisad kuwada qadana oo la isa salama , Wixi team socdo 1sano kadib waxan noqony dad wallo ah Wuxu iisheega gabdha uu ka hely oo nala fasalka oo dhaha numbr keda iisoo ogow😢ana jecel asgna ma oga 😂 2019 marka lamaryo baan school uu maclin ka aha shaqo ka raad sady si aan ugu sii dhawado 😂 Alx waa la iga aqbaly Hada isku shaqo iyo fasalna wan ahy 😂 Lkn dhibka ihysta ninka waxba uma sheegan karo oo wan ka baqaya 😢 (5 sano waxba ma shukaansan 😂) Waxaan isku shaqo ahyn 3 sano oo danbe 2022 buu iyiri gabr maclimd school ka ahyd baan raba in aan guursade kawaran !!?? 😂 ani khasaaro soconysa ahy 😂😂 wax aan dhoho ma aqaan kaliya waxan iri way ficntahy ee qofktas ha iska sii dayn hoosna waxan ka leyahy alle kuuma calfo 😂😂waxa ii harsana 4 xiiso aan gali laha waxan qaaty fasax oo iri wan xanuunsanhy qandha ihaysa 😂 wallhy qandho caadiya iqabty 😂 11 maalin baan jiify oo xanuunsana 3 bari ka mida isbitalka jiify 15 maalin ka dib baan shaqadi ku soo labty marki uhoreysy asga arky wan ilmyey 😢 Ugu danbyn gabdhu ayuu meher sady 😢 lkn 2 bil kadib way kala tagen Ishayda isku dirty 😢wiilkis jacylkisa wali waa ihaya ❤ 2022 /6_19 ayuu xariir iisoo bandhigy Wan is adkeyey oo wan ka diidy 5 bil ayuu ibaryey😂😂 ar aniga ?!! Ugu danbyn 2023 bishi 3aad baan is aroosny 👰‍♂️👩‍❤️‍👨 Cawa Aan comnt soo qoryo xaaskisa ahy👨‍❤️‍💋‍👨 curdkeni wadadu ku soo jira 🫄jacylkyga iyo gurigyga In alle ibarkeyo iigu duceya
@queenisro3707
@queenisro3707 25 күн бұрын
dhipley marki horeba mad isaga shegtid😂❤
@juweriaa.omarhassan1299
@juweriaa.omarhassan1299 7 ай бұрын
12.31.23 Habeenimo isniina 10:24pm Waa saacadihii ugu danbeeyay sanadkii 2023 ilaahay sanadkan soo socda hamiyadeyda hay rumeeyo I.a wan u soo laaban commentigan maalin uun.❤😊
@DrmohamedHalaa
@DrmohamedHalaa 7 ай бұрын
Huuno❤ huunaday ❤❤❤ Waad u qalanta in lagu jeclado. Walashau ❤😢
@maria.safarow7619
@maria.safarow7619 4 жыл бұрын
Waxan dawanoyah 2020/8 August 8 deda inta 2021dawaneyso like isaara 💋❤💏💑🤴🏾😥 sorry mcne Cabdullahi cisman love you so much 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@suways3332
@suways3332 3 жыл бұрын
Waa hees xusuus iguleh jacaylkayga ayaa iiqaado markan islahadlayno marna ma ilaawo
@ckkarama4168
@ckkarama4168 2 жыл бұрын
2022 😲
@aminomuse1581
@aminomuse1581 2 жыл бұрын
2022 dawanayaa
@huseenaadan1384
@huseenaadan1384 2 жыл бұрын
@@aminomuse1581 2023 dawanaya
@cabdicali9236
@cabdicali9236 3 ай бұрын
2024 apr 17 ayaan heestan kampla kudhagaysanayaa abaare 12pm gabar aan isbaranay dhawaana aadna uquruxbadan iina sodhawayday ayaduna ijeclaatey waxaan eebbe ka rajaynya mid musqalblka marwadayda noqota ❤❤xagana waka salamaya commentigan ina mustaqbalka dibuso ayan raba riyoyinkaga inu ilahay iirumeyo ayan rajaynaya Waa salaamaya qofwalbo oo comentigygabakhriya
@kaari767
@kaari767 Жыл бұрын
Isla wakhti xaadirkan ayan qolkayga ku dhagaysanaya old is golden wlhi😢❤
@najiibhashim9243
@najiibhashim9243 Жыл бұрын
Arimaha dhexdeeniyo ❤️ Axdigana adkeeyoo❤️ Inaan adi kujecalahay ❤️ Waligaa ogsoonoow❤️ Maalinta arooskeyga Ayaan heestaan soo raadinaa si aan ugu ciyaaro
@bureeqasulaymaan1164
@bureeqasulaymaan1164 8 ай бұрын
10sano kadib hada ayan dawanaya week kahore goor ay aheyd Fiid waxan la dhagysanyay heestan ninkayga jawi dagan iyo jaceyl ayan daremyay🥺alle awlad bariya ha ina siiyo hana isku keen soo dhaweeyo My lovley husband aad baan ku jeclahay hbbi mcn🤍🫂qoralkan wax uqoray inu xasuus inoqdo kuwa iga dambeya aad ban idin salmaaya😁
@ishwakaismael7139
@ishwakaismael7139 3 жыл бұрын
18/12/2020 wxii iga dambeeya waa salaaman yihiin♥
@cilowali4662
@cilowali4662 Жыл бұрын
2022 😢😢
@fardowsofanka6725
@fardowsofanka6725 Жыл бұрын
2022😢
@yusufabdi4153
@yusufabdi4153 Жыл бұрын
Hye
@hamzaabdikhaliq101
@hamzaabdikhaliq101 4 жыл бұрын
Inta 2020 dawanay like bal kuqabo Hees xasuus bdn wllhi ano 12 jir tv kadawan jiray had ana 16 ahay wkhti guu orod badana✔️✔️📍
@jeelaniabukar3994
@jeelaniabukar3994 4 жыл бұрын
Igafuq waeedaysaa
@sahramohamed8723
@sahramohamed8723 4 жыл бұрын
Jeelani Abukar 9900o
@MumtaazCrahmaan
@MumtaazCrahmaan 2 ай бұрын
20 jir ty imka 😢😂❤
@hafsasaed834
@hafsasaed834 Жыл бұрын
Heestan wlhi darted bn ahmed rasta u jecladay blse weli mahelin hdn waayo aroskyga ayan ka shidin weliba wn ku celceshan insha allah rabi hdu igaadhsiyo😭❤️😂🤣
@gadoboy7686
@gadoboy7686 Жыл бұрын
👍😭
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 6 ай бұрын
Waa sidaa😭😭😂😂😂😂😂
@ismo_official
@ismo_official 5 жыл бұрын
2020 inta daawanaysa Like ha ila dhaaafina
@nuneahmed7052
@nuneahmed7052 4 жыл бұрын
From 2020 an ahay like wa ku saray
@abdirahmaanfarhanmohamett5566
@abdirahmaanfarhanmohamett5566 3 жыл бұрын
From 2021 ✌☝️
@amirajibril2087
@amirajibril2087 3 жыл бұрын
2014ba sxbde dhage sanjirte lakin anu 2021 baa dhagste
@siyaad6861
@siyaad6861 6 ай бұрын
Libaax 2024 😮😮
@Caashomahdi
@Caashomahdi 4 ай бұрын
​@@siyaad686110/3/2024
@Qani_10
@Qani_10 2 жыл бұрын
Maalin Khamiis ah Time: 3:34 PM Date: 10/3/2022 🥺 Waqtigu wuu cararayaa ,maalin bay aheyd aan heestan si farxad ku dheehantahay u wada dhageysan jirnay, balse maanta waa xasuus igu kooban "Maanta oo kaliyaan dareemay kalmadii ay mar walba igu oran jirtay" 🥺 Calafow maxaad dad badan kala geeysay ayagoon kala maarmin🥺💔 Yᴀᴀsᴍɪɴᴇᴇʏ ᴀᴅᴜᴜɴʏᴀᴅᴀɴ ɪɴᴛᴀ ᴀᴀɴ ᴅᴜʟ ᴊᴏᴏɢɪʏᴏ ɴᴏʟᴏsʜᴇʏᴅᴀ ɪᴅɪʟᴋᴇᴇᴅ ᴋᴀ sᴀᴋᴏᴏᴡ ɪʟᴀᴀʜᴀʏ ᴀᴅɪɢᴀᴀɴ ᴋᴜ ᴀᴀᴍɪɴᴀʏ🥺
@yasminyusuf6915
@yasminyusuf6915 Жыл бұрын
😪😭
@omerahmet5481
@omerahmet5481 5 жыл бұрын
2019 inta jifka ku dawanysa like
@suhaybyare8624
@suhaybyare8624 5 жыл бұрын
From burco beerka loo jiifa
@Caashomahdi
@Caashomahdi 4 ай бұрын
​@@suhaybyare8624form gaalkacyo beerka u jiifa😂❤❤
@dadiresse312
@dadiresse312 Ай бұрын
2024 waye team jiif 😅
@farxiyoindhoyare-cm1xn
@farxiyoindhoyare-cm1xn Жыл бұрын
😌 Wa subaxx sabti ahh bareeg scholka joga hestan dhagysanay bareeg anon donan wxan rajeen inan hormar io nolol qrx bdan ku nolado ❤🫀hdn dhiman hoyadey😭 wa qofka aan ahay mnta iga dhigay caqliga io ixtiraamka dadka io naxrista igu barbarsheyy abalkeda ma gudi kroh 💔😫alh haikadayo hooyo noloshad iLa wajahdee jcylkan ku qabo mhn midan qof bni adama u qadi kroh😭🖤😭 xita qof hdn xirir la leyh ama u iqabo hooyo inan nolosheyda agtada ku dhmysto ilhy ka baryaya 😭😭🖤
@Naagnool124
@Naagnool124 11 ай бұрын
Hooyo abaal gudkeedu waa adiga guushaada. Ku dedaal iskuulka darteed wax u baro darteed u nooloow. Maalintaad adigu noloshaada si buuxa u kafaalo qaadid was maalintaa maalinta ay kaga farxad badan tahay xattaa maalintay ku dhashay. Hooyadaa waa qofka aan kaa masayreyn kaa fogaanayn ku xooreyn xitaa hadduu aabahaa ku xooro way ku farxaysaa guushaada ee kama naxayso. Dedaal wll from walaashaa kaa weyn❤
@ZaciidCilmi-kz7zu
@ZaciidCilmi-kz7zu 7 ай бұрын
farxiyo waxatahy dumar mida ugu naxarista badan Allh waxa ka bariya ino calaf isku Ken daro wan ku ilasha dona inta nolosheyda ka dhiman adiga kula qadan dono Allh calaf haigu ka daro 😢
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 Жыл бұрын
Waqtigu wa cajiib aymuhuna waxay isu badalayaan si dhib yar wagas waxaan u haysteyba inay farxad moye anay murugba jirin blze hada waxa wlba way isbadalen old is gold🥺 7/29/2023 1:54 duhurnimo sabti ah inta iga danbaysa is mujiya
@HanaMahmoud-nc9xr
@HanaMahmoud-nc9xr 2 ай бұрын
Asc manoshahy 😂
@abdishakuurnour1419
@abdishakuurnour1419 14 күн бұрын
Haben isninta ah 22 July 2024 dawanaYa wakhtigu wa cajiib ayamahuna hadba waa si 😢😮
@azizahassan9308
@azizahassan9308 4 жыл бұрын
heestan meherkayga ayaan udoortay malaha 2015 markay ahayd ilaa hadana wali ma bedelin fikirkayga.
@Gstarxpress
@Gstarxpress 4 жыл бұрын
Aziza AA wax qayr ilahay hakula kulmiyo
@qaalidhaji6288
@qaalidhaji6288 3 жыл бұрын
Wili Ma lagu qabaaa misa
@AmiinRiyaad-xg4mp
@AmiinRiyaad-xg4mp Жыл бұрын
Inta Estv ka dawan jirtay ayaan kamid ahaa waanan yaraa Manta oon 20 jir ahayna xasuus ayay ii tahay Ala muxu wakhtigaasi ficnaa😭😭
@cabdullahihassancabdullahi4167
@cabdullahihassancabdullahi4167 6 ай бұрын
Isku midaa mahay zxb waana ku salaama ❤👋🙏
@arwamohamed541
@arwamohamed541 2 жыл бұрын
Heestan wxn Daawanyaa 2021 Oct 19keedi 10kii HapeenimO 🥺wxn Si kadisa Usoo XasUuSteY Heestan XasUus Gaara AnigOo yar Ayaan JecLaaa Oo 10 iylaaa 12jir Ah 😩Ayaan Daawan jireY MRKAAS mopeL maan Laheyn Caawa Ayaan Nasiip UHeLaY Hdaad iyga Danbeyso Like ii saaR 👍❤️
@user-vo9fj5np7l
@user-vo9fj5np7l Жыл бұрын
Heesta insha allh waxan ku soolab doona aniga oo caruurtayda iyo marwadayda noloshooda meel saree geeyo oo aaN ka kafiiyay Dhiinacyo badan me c.kareem ducadaa hayla dhafiiNa wll❤
@fathimamuqtar8601
@fathimamuqtar8601 8 ай бұрын
Amiin boowe ilahay haku barakeeyo qoyskaaga
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 3 ай бұрын
Yarta hada marwo miya tahay
@yasminyusuf9663
@yasminyusuf9663 7 жыл бұрын
My husband better sing this song for me everyday
@ikraanali85
@ikraanali85 7 жыл бұрын
Yasmin Yusuf hhhhhh he better be, 😂😂😜😜
@tajudeenadan8073
@tajudeenadan8073 7 жыл бұрын
Ikraan Ali bae
@akianaaica6254
@akianaaica6254 7 жыл бұрын
Yasmin Yusuf hahahaha wlhi u r crazy?
@sagalbashiir9339
@sagalbashiir9339 7 жыл бұрын
Yasmin Yusuf mansha allah 💝
@khalidhassan789
@khalidhassan789 7 жыл бұрын
Yasmin Yusuf du är bäst
@TheGobfilms
@TheGobfilms 11 жыл бұрын
Best Music Video...Intaan Ubaxa Caashaqa aan aayar soo guro ayan adi agtaadiyo aqalkaaga dhigaya,midho macaan weeyan lakin ku wanagsan uun qofkii u qalmi....cidkasta maheeeee
@mohamedtahir6
@mohamedtahir6 3 жыл бұрын
Ha sxb wllh after 8years ago;)
@taxaneofficaill6965
@taxaneofficaill6965 2 жыл бұрын
Wagana majortay
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 2 жыл бұрын
After 8yrs
@abdiazizabdallamoha9203
@abdiazizabdallamoha9203 2 жыл бұрын
After 9years maraka comentikan qoreysay ilmo Aha lkn maanta Ano ween arkay Ee wll ma nooshahay
@majidcade4733
@majidcade4733 Жыл бұрын
@@abdiazizabdallamoha9203 haa wlhi dadkas madhinten mise wey nolyihin
@ayuubdaahir7253
@ayuubdaahir7253 5 ай бұрын
Inta heestaan dib usoo booqatay 2024 like iisaara❤❤ please ❤❤
@axmedmoola1991
@axmedmoola1991 2 жыл бұрын
9 year after I'm listining yaajogo hee 2022 😥😥😁
@ilhanmohamed1205
@ilhanmohamed1205 Жыл бұрын
2023 dhagesanoya🙄🥺
@hakimtutorical2720
@hakimtutorical2720 Жыл бұрын
@@ilhanmohamed1205 😂😂😂
@niciimacabdilahi1426
@niciimacabdilahi1426 Жыл бұрын
​@@ilhanmohamed1205 😭😭😂
@sumaya145
@sumaya145 Жыл бұрын
Xasuuus wlh hestan 😢😢😢😢
@hamda659
@hamda659 Жыл бұрын
2023/03/12 mln axad ah 2:18 duhurnimo xasuus
@rufaebulle1473
@rufaebulle1473 5 жыл бұрын
Am not msomali but hubby is msomali he use to dedicate for me this song.....I love somalii
@sucaadoaxmed3037
@sucaadoaxmed3037 8 жыл бұрын
masha allah wallkey waad cod macan tahy waliba qurux kuma dhino lkn allaha ku xafide wax wanagsan ku sheeg insha allah
@MahamedAli-gl6oy
@MahamedAli-gl6oy 4 ай бұрын
Sucaado reer aduunyo matahay wllshy
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81 4 жыл бұрын
Wakhti ga tagayow salaama salaama wakhti xusuus mudan runtii hees qaliya 2013 kii 11 sano jir ayaan ahaa
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81 2 жыл бұрын
Warda maxamed xasan cabdi ayaan ku xasuustaa Heestan warda boqortooyo wlhi inaaan waligay iloobi doonin
@user-em5cn3mi9o
@user-em5cn3mi9o 4 ай бұрын
Heestan xasuus bay iledahayy maraaH gabar jeclaa dariska ah oo an habeenka utago wada dhagaysan jirneyyy waxay ahayd gabar qalbi wanagsan waqtiguNa waxa ahaa 2019kii aad baan uslamayaa gabartaas alle hadaayo meeL kasta ay joogto❤
@cadnaansaayga1784
@cadnaansaayga1784 2 жыл бұрын
Ceelbuur to bosaaso to muqdisho to Kampala to Canada Ottawa heestaan ma ilaawi doono runtii: 25/01/2022 Aduunyadu waa wareegto dadkii ey ibarty heestaan waa leys wayey inshalah markan dalka dib ugu soo laabto inan raadiyo lakulankooda dadkii eey sahalka isku barty waan diin salaamy inta iga dambeyso inta dhimaty alle ha unaxariisto
@aminodaud
@aminodaud Жыл бұрын
Ceelbuur mrkan arkay daren kle ayn daramay 😂❤🩸😊
@sharmaakedhaarte6088
@sharmaakedhaarte6088 7 жыл бұрын
heestan hada marka aan dawanayo qaali adiga ayan niyada kugu haya marwalbo waan ku jeclahay kama marmo then heestan arosken aya lashidey kadib wiil ayaa lidhalay axl maigu racsan tahy lki isar
@najmosheeq3522
@najmosheeq3522 5 жыл бұрын
Sharmaake Dhaarte
@traphead5149
@traphead5149 5 жыл бұрын
MashaAllah wiilka hada ninweyn uu kunoqdy an filaa ilahy hakuudesto sxb
@fartuunabdalla6611
@fartuunabdalla6611 5 жыл бұрын
Hada ma arostay wll 😂
@kawharhassan8711
@kawharhassan8711 5 жыл бұрын
Haye wallo inaga farxii ma idin dhashay wilka ilahow inti isjacel isasii
@zafiyahazzan6112
@zafiyahazzan6112 5 жыл бұрын
Mncha Allah allow Ku daa upad doora oo klena hela
@fathimamuqtar8601
@fathimamuqtar8601 8 ай бұрын
11 Nov 2023 Haben qabow badan roob badana da'ayo anigo jooga janada beri ee Ceerigaabo ayu iso diray Jacaylkaygu heestaan wan isjecelnahay isumana sheegan karno walaltinimooy Abaaha was 😂 ilahow comment gan igu sin inan tuso anago lamane ah ❤
@faadumomucalin8404
@faadumomucalin8404 7 ай бұрын
Hada maheshe 😂
@juweriaa.omarhassan1299
@juweriaa.omarhassan1299 7 ай бұрын
Reer Ceerigaabo nimada ii soo leexisay😂❤I.a wake sheegan doona idam alle😊.
@wizyvlogz2x266
@wizyvlogz2x266 2 жыл бұрын
Wakhtigu wuu is guraya waxan so xasuustay 2012kii 😞🙂 old is gold 🥰😍
@rashzeyn4716
@rashzeyn4716 2 жыл бұрын
Same bro💔
@sumaya145
@sumaya145 Жыл бұрын
Haa wlh 😔😔🥲
@abdullahlakis2253
@abdullahlakis2253 3 жыл бұрын
2021 inta ilaa dawaneysa like 👍♥ Heesta ad uu jclhy yasmin poqoradeyda ifka farxd igu nolaw 👸❤💉😍💯🌺🧕
@mostaftama5183
@mostaftama5183 Жыл бұрын
2023 🖐
@samsamkheyre7134
@samsamkheyre7134 9 жыл бұрын
nice song the girls need more song like this so they know their somali mans heart sweet.
@Mowliid-vz3iz
@Mowliid-vz3iz 10 ай бұрын
You so lengthy
@abdiaziz4001
@abdiaziz4001 Жыл бұрын
underrated song ...10yrs later dz song never fades listening while in Berlin 🤝🔄🤳
@HamzeApaadir.2938
@HamzeApaadir.2938 Ай бұрын
16/6/2024 malin ciida ah walipa carafo ah glpnimo qoftaydina way iga fogthy 😢🎉❤ inzhallaha wxn rajayanaya hdu alle idmo inan mar un kula ciido doona mcn bdan z aduunyadan intay inan joogto ka doortay adi nafta ku ogolatey😢😊❤❤❤🥰🙏💯 zxpyal likes 👍 xunta igu dhiirigali
@muna455
@muna455 5 жыл бұрын
few mints ago, my babe sent me this song ❤️💝 love you my sweetheart ❤️💝A ❤️💝
@abdikafaralim9137
@abdikafaralim9137 3 жыл бұрын
Are you guys still tgther😢
@Abdirahman31
@Abdirahman31 2 жыл бұрын
@@abdikafaralim9137 4 years relationship I don't think
@hodanmohamed9420
@hodanmohamed9420 5 жыл бұрын
Arimaha nexdeeniyo axdigana adkeeeyoo inan adi KU jecelahay mcn ii igsooonoow ❤️
@mubarak4856
@mubarak4856 7 жыл бұрын
I'm from Pakistan and I love Ahmed rasta
@saradon2401
@saradon2401 5 жыл бұрын
abdikhafar ahmed I’m from America and I love somalian songs 😊❤️
@bintuismail6148
@bintuismail6148 4 жыл бұрын
Welcome u too
@nastehoahmed8988
@nastehoahmed8988 Жыл бұрын
Hada hestaaan aad ayan ujeclahay waayo gaclisadeyda ayaa jecel waaa hees jeceyl waa hees dareen malinka xafladeena ayan wda daran donaaa I.a ilahey haisku keena xifdiyo amiin amiin
@kobciyefilms3392
@kobciyefilms3392 3 жыл бұрын
Nio jacaylku inuu jiro waxn ku garty barigaa aan wax jeclaa hestan ayaan dhagysan jiray Ileen yaasmin ayaa la odhan jiray iyade lkin hada ma aqaan meel ay martay wlhi heestan sidan u qaadi jiray wlhi xafadaha jarka ila yaabi jiray .....2016kii
@Jamiila-sx1rd
@Jamiila-sx1rd 3 ай бұрын
😮❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊🤩🤩🤗🤗🤗🤗☺
@Sophia-sp7eb
@Sophia-sp7eb 4 жыл бұрын
31 december 2019 intake dawanaysa like isaraa
@cabdikanikelvines722
@cabdikanikelvines722 7 жыл бұрын
I love this song even if am not a Somali.who's listening to this in 2017???
@Ayke-jd3pr
@Ayke-jd3pr 6 жыл бұрын
Cabdikani Kelvines u
@r.r.ablackwindows3172
@r.r.ablackwindows3172 5 жыл бұрын
Then change ur nme
@KhadraC.qadir9746
@KhadraC.qadir9746 Жыл бұрын
I replied you 2022
@cabdiwahabahmedweydow
@cabdiwahabahmedweydow Жыл бұрын
Waxa aan hubaa inta xasuus usoo doontay heesta in aay badan tahay😢
@haboondaahir483
@haboondaahir483 2 жыл бұрын
This song will never change old is gold🥺❤😍
@Gabarsomaliyeeed
@Gabarsomaliyeeed 2 жыл бұрын
@Diyeshe Pro LYRICS maxaaa ani madhageezan karo miyaa🥺
@captainsanto5572
@captainsanto5572 Жыл бұрын
​@@Gabarsomaliyeeedtasniim magac aan jecelhy😊😇
@benmali.0
@benmali.0 Жыл бұрын
Are you still listening?
@sahradagan217
@sahradagan217 10 жыл бұрын
yaasmiiney aduunyada inta aan dul joogiyooo nolosheyda idilkeeed kasokooow illaaheey adigaaan ku aaaaminay wuuuuuw waaaaa heees aaad u macaaan badan amiiirka codka allaha ku deesto
@zeinababdirizack4199
@zeinababdirizack4199 3 жыл бұрын
Inta 2021 dawaneyso like🥰🥰🥰🥰
@user-ub6pb7ef9r
@user-ub6pb7ef9r 2 ай бұрын
From tiktok Hada kuso arkay 😊 Heestan Lkin Mailaabayo waligey 😫😥 Wiil Aan is jeclaan Baa kulmeeney Marka Muuna Idhihin ubax baa kuuwada ..kadib Wuu imaaday oo waa sheekesaney cabaar kadib uu idhahy indhaha isku qabo sabab dhahy marka isku qabo idhahy hye dhahy then shatiga dhabrkisa uu Eileen ugu jirey ubaxa uu Halmr idhahy hoo ubaxan ani Layaaab ila noqoty oo waligey qof ubax iima siin wlhi.Habeenkasna farxada dareemey wlhi waan xasuusto habenki dhan waa soojeday marna wa iska farxa 🥰marna ilin iga timada 😢 Marka heestan ayaa aheyd hestan uu dhageesanyey dhagaha ugu jirtay wana maqlyey ..marku ubaxa isinyey xitaa 😢intaan baa maqlyey. Intaan ubaxa cashaqa aan aaayar suuguro 😰😭💔 Hada 5sano kaso waregty xiririkeni quruxda badna ❤ balse calafka iima hiilin oo Maan is calfan 💔☝️ Say ahaataba Xasuusaha qalbiga kama tirmaan wlhi 😢io qofka ugu horeyey Ee Qalbigada baray jaceylka 💔💘😢
@zackaria1945
@zackaria1945 5 жыл бұрын
2018 intii dawanaysa like iigu qabta hadaad somali tihiin 😂
@adnanashrofffilmsvlogs351
@adnanashrofffilmsvlogs351 5 жыл бұрын
2019 yaa daawanaya Like igusii jiidha
@kaamilosman467
@kaamilosman467 5 жыл бұрын
Heestan waxa kuzoo xazuzta 2014 kiii muzalzal kuzoo gali jirtay aad ban u jecla wakhtigaaz
@hamdiguled7728
@hamdiguled7728 3 жыл бұрын
What was the show called?
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 6 ай бұрын
Heestan ilaa ciyaalnimadaydii waan.jeclaa dhegeysigeeda 6/2/2024 baan soo booqday😊
@shukri012
@shukri012 5 ай бұрын
Goortey ahataba adaan kula dabaldagi maalinkaan agtada imadoh😢8/mar/2024❤addis ababa iyo istareys madax xanuun allow xaladaha sahal😢
@bukharimaxamud1593
@bukharimaxamud1593 2 жыл бұрын
Tolow calaf guur aduunkan ma ku leyahay 🥺🌍 hadan Mar uun gUursaD0 commentigan waxan tusi qofkan xiliga la wadagayo aDunka 🥺🥺tolow seen dareemi dona insha allah sidii wacn rabiyow🥺💔 hargaysa koodbuur September /3 Friday night 11:42
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 2 жыл бұрын
Maheshay guur lbx 🤔
@IdilRashiid
@IdilRashiid 10 ай бұрын
Hadaanad wali helin nolol iyo qof ku ilaashtaa kuuso rajeenyaa pro❤
@decodeeq9039
@decodeeq9039 11 жыл бұрын
[15:01:38] I like the way u are: Geenyooy adunyadan inta aan duljogiyo Nolosheeyda idilkeed ka sokoow ilaaheey Adigaan ku aaminay Ayaamaha kalgacalkee Dadku eey asteesteen Intaan ubaxa cashaqa Aan aayar soo goro Yaan adi aktaadiyo Aqalkaada dhigayaa Arimaha dhexdeeniyo Axdigana adkeeyo Inaan adi ku jecelahay Wiligaa ogsonow Macaan ii oksonow
@MahamedAli-gl6oy
@MahamedAli-gl6oy 4 ай бұрын
War deeqow ciwaankan wali ma is ticmaashaaa tlye
@abdourazackmouhoumed
@abdourazackmouhoumed 2 ай бұрын
Alhamdulilah, J'ai cru tout retenir et laissez à Allah prendre le devant إن شاء الله. Toronto be given grace by الله السلم عليكم
@user-rh1ei5ce2j
@user-rh1ei5ce2j 6 ай бұрын
Heestan wlhei an00 yar pan dhegeysan jirey 2013 ila hadana dhegeysigeeda wan jecelahay 10 ka bacdi pan daawanaya 2024 xazuuz gaarey ii leeh dhy heeztani hadad iga danpeyz0 like ii zaar wll
@inasuleimanganes7696
@inasuleimanganes7696 3 жыл бұрын
Hestaan 2013 wxaan isladhageysan jirnay asaxaab aaad qaali igu ah oo aaan qaarkooda meelba kuogeyn nolosha ayaa inakala fogeysay asxbtyda nolol qrux bdan ayaan idiin rajeynaya melwalboo dunida kjoogtaan 😭😭😭2021/7/date 12/ time 15:40 glabnimo
@bushraosman6277
@bushraosman6277 4 жыл бұрын
2019 intii dawanyzaH Like iisaaR
@Ugaasomohamed-nm7fp
@Ugaasomohamed-nm7fp 6 ай бұрын
2024 hadad dhageysaneyso legends bad tihiin inan adi ku jclhy mcnow ogsonow jclka dhaa dhan bu dadka ka dhigaa 😢 yarabi qalbigeyga waxa uu jclhy ii rume
@abasmohamud9332
@abasmohamud9332 5 ай бұрын
2024/2/10 Anoo haysta qof aan u qaado ayaan dhagaysanaa alx 😢 Wax bdn anoo kli ah wax bdn waa dhagaysade 😢😢
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 5 жыл бұрын
My Favourite song 2013 Yasmin Alla maxaan jecLaa 😍
@DakeeyaHerbal123
@DakeeyaHerbal123 7 ай бұрын
2013 2014 ayaan dhagaysan jiray heeestab anigoo ciyaal iskuulaa😢😢😢
@luxurylifStyl3
@luxurylifStyl3 8 ай бұрын
Yaasmiin Wllshy Aan Jecelay ayaa La dhahaa in mudaa Ismaanan arag markaan uxiiso ayaan heestan dhagaystaa Si aan magaceeda Uga Dhex Maqlo Waan jeclay wllshy Yaasmiin
@kingquryzh1869
@kingquryzh1869 Жыл бұрын
About 10 years ago 👋
@jooncuuke
@jooncuuke 11 жыл бұрын
farxiyoow aduunyadan inta aan duljoogiyo noloshayda idilkeed ka sokow ilaahay adigaan ku aaminay Ayaamaha Kalgacalkee Daadku Ay Asteesteen Intaan Ubaxa Caashaqa Aan Aayar Soo Guro Yaan Adi Agtaadiyo Aqal Kaaga dhigayaa Arimaha Dhexdeeniyo Axdigana Adkeeyoo Inaan Adi Kujecelahay Waligaa Ogsoonoow Macaan II Ogsoonoow
@Awooy
@Awooy 11 ай бұрын
After years manoshahay tolow 😢
@updykafiwizard7906
@updykafiwizard7906 Жыл бұрын
Waa habeen xasuus ah 6/6/2023 8:37 Waa habeen aan ku jiray jawi aad umac aan ❤🎉🤲
@SakariyeSaleebaan-yz5sf
@SakariyeSaleebaan-yz5sf 4 ай бұрын
25/3/2024 Azxaabta Wixii iga danbeeya waa Salaman yihiin❤
@ZamiraAxmed-xe3kj
@ZamiraAxmed-xe3kj 10 ай бұрын
HeestaN waan jecla ilaa barigan Yara ila hada wllhi wxan ku xususta abtigeyy oo jecla inan yasmiin la dhaho oo xili walpa dhageysan jiryy 😭♥️
@usameowen5147
@usameowen5147 Жыл бұрын
xasuus Heestan Anigo Joogo Keenya Ayaan dhegeesan jiray Xili walbo aan dugsiga ka imaado walibo Cajalad Ayaan ka dhageysan jiray Telefone ma haysanin 2023 ayaan dib u dhageeysatay Anigo ku sugan Sweedan Waqtigu cajiib
@achraf9l545
@achraf9l545 4 жыл бұрын
2020 hda dageeysanayso like
@UgbaadBandole
@UgbaadBandole Ай бұрын
Heestan yaraantaydi ban maqli jiray, mantana ano nag wayna dawanaya, lkn xasuus bay i tahay cawa ano murugaysan weliba, 2024/6/22 sabti 😭😭
@najaxabdirizak9091
@najaxabdirizak9091 4 ай бұрын
3 April 2024 isniin Hbeen ramadan ah taarikhdu tahay 01:00 ayan dhageysnaya Yaa Allah sawjkyga jaceylka nadhexyal mid aan mirihisa gurano noga dhig riyoyinkenana norumee Sawjkiyow Allah ha ika xifdiyo mcne malmo qurux badan kadib ayan halkan kuso labandona insha Allah ❤😍❤
@najaxmohamed3298
@najaxmohamed3298 3 ай бұрын
I.a ❤
@EmmaMohamed95
@EmmaMohamed95 9 жыл бұрын
am big big fan of u ahmed love u so much
@yaskabuskud6484
@yaskabuskud6484 9 жыл бұрын
He only loves his wife, so no mutual feelings.
@salmanherera1747
@salmanherera1747 6 жыл бұрын
amal mustafa not only you bro but we love all him so much
@ismacildictionary5394
@ismacildictionary5394 2 жыл бұрын
Maryaney inaan adi ku jeclahay waligaa ogsonow 👩‍❤️‍💋‍👨♥️ Old is gold 😪♥️
@ZalmanIbrahim
@ZalmanIbrahim 2 ай бұрын
6/6/2024 saacadu waa 11:30 Hapeenimo habeen habeenada kale igaga duwan ilahayow khyr ka dhig😢❤
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 Жыл бұрын
Heestan jecliyaa😢 ruux jaceyl leh kuna raaxeysanaya nolal wacan.baa dareemaya Rabbow guur xalaal oo wanagsan nasii Legend ahmed rasta codkaaga iyo laxankaga inaba caadi ma ahan fanaan in aad sii ahaato wan jeclaa balse fanku ma wanaagsana
@HassanAli-pq7ru
@HassanAli-pq7ru 5 жыл бұрын
2019 hita kama caajisin 👌
@ayanomar8305
@ayanomar8305 9 жыл бұрын
Nice song masha Allah may Allah bless you guys.I know poelpe are full of jealous be proud of yourself.
@heersare3662
@heersare3662 Жыл бұрын
nolol waarta
@Nuuradiin906
@Nuuradiin906 Ай бұрын
Heestan waxaan Soo raadiday 18jun /6/2024 Galab ay tahay 5:21pm 🎉
@Gabobe_jr
@Gabobe_jr 4 ай бұрын
2024 march still i'm listing😢
@biyyabiyya3212
@biyyabiyya3212 Жыл бұрын
I dnt speak somali but this song is gem. I started listening in elementary school in kenya, now I'm a chemical engineer. Every time I listen it takes me back to school time.
@Abdirizak_Hakim
@Abdirizak_Hakim Жыл бұрын
A rendile only those tribe can understand our songs 😅
@liibaancali5418
@liibaancali5418 3 жыл бұрын
Heesaha aadka aan uxiiseyo ilaa yaraan teydii wllahi aniga oo aanan mobile heesan ayan adeer keyga mobel kiisa ka dhageysan jiray maanta ilama joogo ifkaan Allaha unaxariisto adeer keyga 🥺🥺😭 waxan ku xasuustaa oo kale heestaan inan buug iyo qalin ugu qoray gabar aan aad ujeclaa iyaduna aad ii jecleed lkn calafka iyo waayaha nakala geeyeen runtii ax ax 🥺😭 xasuus
@rihaanamohamet7370
@rihaanamohamet7370 Жыл бұрын
Wlhi waan xasuustaa anoo aad uyar tvga laga soo deeyn jiray hestaan hdana anoo weyn dib ugulaabty waxaan dhegysnyaa 15:15.pm 14 tuesday March 2023 waxaan jgaa Bladweyne aad ayaan ugahely🥺🥺
@user-iw4gd7dq7x
@user-iw4gd7dq7x 3 ай бұрын
Hees tan waan jeclahay waayo waa hees dhinacyo badan taabanaysa insha allah waxan ilahay ka rajaynayaa inan kusoo laapto heestan anigoo boqorada hada aan wada socono ay marwaydayda tahay walipa nolol quruxbadan kuwada nool insha allh maalin waad farxi doonta insha allah waliba waad farxad ooyi doonta qofkastoo akhriya dhigaalkaygan walal isoo ducee waxa laga yaba inanan aduunyadan dulsaarnayayn lkn rajo iyo mustaqbal dheer rajaynaya😢😢😢😢😢 2024/4/29/isniin/11 pm
@Eimamwah0987
@Eimamwah0987 3 жыл бұрын
My future husband batter sing this song for me. I hope I find good men who respect women’s
@mustafbodbode6183
@mustafbodbode6183 3 жыл бұрын
I can't sing but iam good person wlh🙄😇
@ayaancabdi7793
@ayaancabdi7793 2 жыл бұрын
@@mustafbodbode6183 it doesn't matter if you can sing if you got a good soul and kind heart nothing else matter 😍
@mustafbodbode6183
@mustafbodbode6183 2 жыл бұрын
@@ayaancabdi7793 that is what i want abyo Glad people like you still exist.🥰🥰
@ayaancabdi7793
@ayaancabdi7793 2 жыл бұрын
@@mustafbodbode6183 thank you 😍😘same to glad you exist aboowe 😘😍
@mustafbodbode6183
@mustafbodbode6183 2 жыл бұрын
@@ayaancabdi7793 🥰
@hatimmufid5726
@hatimmufid5726 4 жыл бұрын
I am from Ethiopia I like music Somaliland and somalia that best people of African number one
@samemediads3662
@samemediads3662 2 жыл бұрын
Thy are all Somalis even ogadenia 🌍
@jeexdinTV
@jeexdinTV 2 жыл бұрын
Sorry please, say somali in general no classification among us (somalia)
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 2 жыл бұрын
@@jeexdinTV ........
@juniorcarte963
@juniorcarte963 Жыл бұрын
Waxaan ahaa arday ee dugsiga sara markaa kucusub marki hestaan soobaxeysi, waxaan ereya kamid ah hestaan udiri jiray sida (arimaha daxdeeniyoow Axdigana adkeeyoo Inaan wali kujeclahay Waligaa ogsoonoow.) Wonderful 👏 🎵
@roumanH7889
@roumanH7889 3 ай бұрын
❤❤❤❤hees aad uu cajiba runti. yaa ila joga 2024
Ahmed Rasta,new release DOOKH, 2014  by Socdaal
7:10
Socdaal Photography
Рет қаралды 3,5 МЛН
AHMED RASTA DARDAARAN HEESTI FARXIYO KABAYARE OFFICIAL VIDEO
7:12
Fanka North America
Рет қаралды 8 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 25 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,2 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 13 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 11 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 12 МЛН
AHMAD RASTA HEESTA GOBAAD LYRICS 2018
6:06
Dulucda Filimada
Рет қаралды 693 М.
AHMED RASTA Live Naftan Kuu Buktee Nairobi
6:04
Abdirahman Somali
Рет қаралды 2,5 МЛН
Ahmed Rasta Gobaad Official Video
5:26
Fanka North America
Рет қаралды 1,9 МЛН
FARXIYA FISKA OO HEES U QAADEY BASHIIR HANUUNIYE 2011 + LYRICS
5:42
FANKA MAANTA
Рет қаралды 4,3 МЛН
Axmed rasta| Barqadaan is baranaa|
6:22
Caaqib Tube
Рет қаралды 327 М.
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 25 МЛН