Heesta: Gariirey ama Guri Gaajo | Cabdiqaadir Xuseen Buunis

  Рет қаралды 195,106

Astaan

Astaan

2 жыл бұрын

Heesta: Gariirey
Erayada:
Maxamed Axmed Soo
Laxanka:
Maxamed iikar Jeesto
Camera Operators:
Mukhtaar Dhuux
Cabdiraxmaan Khadar
Editing:
Faysal Ashour
Vocal Record/Mixing:
Shabcaan Isko
Director:
Caafi Abdirahman
Special Thanks:
Moonlight Cafe
ASTAAN 2022

Пікірлер: 150
@sid-omarmohamed616
@sid-omarmohamed616 2 жыл бұрын
Erayada heestan waxaa leh abawaan Mohamed Ahmed zoo waana abaheega wuu naga xanuunsan yahay igu so duceeya inuu Allah caafiyo
@sid-omarmohamed616
@sid-omarmohamed616 2 жыл бұрын
@@tixmaalmedia aamiin, bro.
@faysalsoofe1224
@faysalsoofe1224 2 жыл бұрын
allaha caafiyo bro xagee ku xanuusanyhy
@sid-omarmohamed616
@sid-omarmohamed616 2 жыл бұрын
@@faysalsoofe1224 aamiin bro xamar
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 2 жыл бұрын
Wll aabe alaha caafiyo
@sid-omarmohamed616
@sid-omarmohamed616 2 жыл бұрын
@@mohamedabdullahi4652 amiin bro
@sacdiyasiyaad7241
@sacdiyasiyaad7241 2 жыл бұрын
Noolow buunis xasusti 1987 dad waa kuwi hore daris xalaled ilaahow wadankena culayska ka qaad somali qabiil alaah ka qaado Ameen ya rabi
@souleimandarar5573
@souleimandarar5573 Жыл бұрын
C'est artiste somalien mais j’ai entendu dire dans un de ses interview qu'il s'est refugé à Djibouti pendant la guerre en somali donc c'etait un honneur demesurée d’avoir un artiste comme bunnis à Djibouti et surtout dans nos sketch.
@monanattstad8594
@monanattstad8594 2 жыл бұрын
Axla fanan buunis rar haargaysa haa la soodahwaayo fannanka sii qiimo badan halogo kaco bilz viva buunis
@saneegbardhere9841
@saneegbardhere9841 2 жыл бұрын
Mucjisada fanka legend buunis🔥🔥
@lanebrown2605
@lanebrown2605 2 жыл бұрын
Waa fanaan qaali nagu ahh from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@aboubakarali2044
@aboubakarali2044 2 жыл бұрын
Legend illahay cimri dheer iyo cafimad iyo cibada subaan ha ku siyo 🥺❤❤❤
@lamadaarashoodachannel8418
@lamadaarashoodachannel8418 2 жыл бұрын
Fanaanka fanaaniinta al-ustaad Cabdulqaadir xuseen mayow buunis fankaaga kama dharagno professor faneed baad tahay guul iyo gobonimo ustaadkeyga
@GalowGobiye
@GalowGobiye 2 жыл бұрын
Hireynta iyo nugleynta codka ee ay caan ku ahaiayeen Tubeec, Cigaal, Magool, Jubba, Seynab Cige, Suldaan Seeraar Iyo qaar kaloo badanoo ka mida 3dii hir faneed ee u dambeysey Buunis ayaan Caawa horinta ugu foolaadsan ku darsadey🔥🔥👊🏻👊🏻❤️❤️
@djkaafi5616
@djkaafi5616 2 жыл бұрын
Waaaw inta ka heshay heestan like
@Naz77500
@Naz77500 2 жыл бұрын
Bunis iyo Astaan wa ku mahadsantihiin ina dib uso noleysan fanka banaadiriga
@ahmedibrahim7595
@ahmedibrahim7595 2 жыл бұрын
Buuunis the kings of 🤴 saalaan sare from hargaysa
@mohamedvolcano3345
@mohamedvolcano3345 Жыл бұрын
09/28/2202 06:00 ilahay hamigeyga iirume gacal beena waalaga goosta legend buunis
@khadaradan2856
@khadaradan2856 2 жыл бұрын
Fanaankii ugu dambeeyey fanka somalida kuwa hada jiraa maaha fanaaniin
@aweizlilaahi6450
@aweizlilaahi6450 2 жыл бұрын
Waaaaw waaaw waaaaaw Waxaaan yaaa sameeen karo 😎 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@ifraxxasan1353
@ifraxxasan1353 2 жыл бұрын
Ruug cadii soo rogaal celiyey legend buunis
@GalowGobiye
@GalowGobiye 2 жыл бұрын
‘Guri gaajo iyo Gacal been ah Waa laga guuraa’, weedhaas qub bey i tiri👂❤️❤️❤️
@DHAQANMAAL
@DHAQANMAAL 2 жыл бұрын
Anigaba intaasi dhubuq bay i tidhi, weli hees banaadiri ah oo sidaa ii gasha waa tii labaad,tan labaadna waxa weeye tii uu sulfe lahaa, Wadankiis ninkii ka tagee wehelkiis ka dheeraada werwer iyo walbahaar waayi maaye
@GalowGobiye
@GalowGobiye 2 жыл бұрын
@@DHAQANMAAL aad iyo aad mudane👍🏼❤️
@ahmedhilowle7161
@ahmedhilowle7161 2 жыл бұрын
Fananka weyn cabdulqadir xusen mayow waxa ka sugeynaa inoo soo saaro heesti mudada badan uu hayey MUQDISHO MEEYE DADKAGI
@monanattstad8594
@monanattstad8594 2 жыл бұрын
Wooooooooooooooow adban ku taagara ano Ah fananad ayan sii gaar Ah uga danbaya fanka buunis
@mehmetziad9629
@mehmetziad9629 2 жыл бұрын
Pure talent out there,, legend 🙏
@yacinosman9682
@yacinosman9682 2 жыл бұрын
Enivrante et envoutante cette voix. Buunis monument de la chanson somalie
@samiirjaamac6299
@samiirjaamac6299 2 жыл бұрын
Astaan wax kale🤴
@Outeymiya
@Outeymiya Жыл бұрын
Un monument de l'art musical somalien
@munakahin3750
@munakahin3750 2 жыл бұрын
Woooooow it have memories day wlhi Waxan xasuusataa xili hore mar aan jabuuti tv ka daawan jiray
@Faiixa6060
@Faiixa6060 2 жыл бұрын
Wayo wayo xusus wac fan qaali ah
@fayomar9684
@fayomar9684 2 жыл бұрын
masha Allaha buuins🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥💞💞💞💞💞💞💞❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedabukarmohamed591
@ahmedabukarmohamed591 2 жыл бұрын
Waaaw waan kaa qabnaa Mr buunis
@garaadloogechannel4294
@garaadloogechannel4294 2 жыл бұрын
Our old school. Legend Buunis
@KalelaChannel
@KalelaChannel 2 жыл бұрын
Buunis waxaan ku xasuustaa heestii Istar.
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 2 жыл бұрын
Childhood memories. Beautiful. Nothing to add 💞💞💞
@zinaabdi5743
@zinaabdi5743 Жыл бұрын
Same here my dear
@hufanalahihufan5222
@hufanalahihufan5222 2 жыл бұрын
Buunis alle cimri dher kusii 2014 ba igu danbaysay salam
@abdisalamjamma5338
@abdisalamjamma5338 2 жыл бұрын
Simply super Star legend. ⭐
@zinaabdi5743
@zinaabdi5743 Жыл бұрын
MASHALLAH ina adeerkeey xasuus ween aay ii tahay il xun kuma aragto caafimaad iyo cimri dheer my dear
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
Woow the legendary 💯buunis 💯❤️✅🙏
@caliabshirtube4109
@caliabshirtube4109 2 жыл бұрын
WOW BOQORKII HEESAHA BANAADIRIGA BUUNIS CIMAAMADIISA MAHEYSAN KARO BUUNIS WAXAAN RABNAA INUU QURBAHA USOO WAREEGO INSHA ALAAH WAA XIDIG AAN JECELNAHEY HEESAHIISA !!!!
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💙💜
@garasfilmsvlogs2136
@garasfilmsvlogs2136 2 жыл бұрын
Galadii aan geeystayaa sidaan ii gashayee 😢💔😢💔 Kaliya waxaa fahmi karo qof jaceyl la saaxiibay ..... Am sorry .. Astaan tv walaahi kun iyo kapadanbo waad mahadsantihiin 💯
@Iraad4853
@Iraad4853 2 жыл бұрын
Pure talent an legend Buunis
@adamissack8392
@adamissack8392 2 жыл бұрын
Buunis legend 👌🙏🏻❤️
@xawomacalin3139
@xawomacalin3139 4 ай бұрын
Guri mahaysto hidlan joga
@Kilwo19
@Kilwo19 Жыл бұрын
Big respect my legend welcome back xasuus iyo waayo waayo
@zupersiciiddhiif2719
@zupersiciiddhiif2719 2 жыл бұрын
Fanaan fanaan dhaafay buunis❤
@mostaphasidci222
@mostaphasidci222 3 ай бұрын
Just again childhood Never mind
@abdulahiabdirahman2548
@abdulahiabdirahman2548 Ай бұрын
Wll ABO ALH CAFIYO INSH LH SXB BUNIS NA WA SALAMAYA CODKADA MACN WAYO WAYO INA SO XASUSISAY WLHI
@ruqiyahassan5437
@ruqiyahassan5437 2 жыл бұрын
Welcome back legend
@faliscabdi7588
@faliscabdi7588 2 жыл бұрын
legend buunis
@faliscabdi7588
@faliscabdi7588 2 жыл бұрын
maanta lee wax la yaqaano keenteen
@willjose7187
@willjose7187 2 жыл бұрын
Come back legend …
@ayanhussein5644
@ayanhussein5644 2 жыл бұрын
Caadi maaha nolaw in badan my fanaan
@xawomacalin3139
@xawomacalin3139 4 ай бұрын
Guri maaysto hidlanlan joga
@xuseencabdulaahi9351
@xuseencabdulaahi9351 2 жыл бұрын
Legend buunis
@guwa1980
@guwa1980 Жыл бұрын
The best ever❤!! Buunis…
@ayanhussein5644
@ayanhussein5644 2 жыл бұрын
Love you wall u are pour fanaan ❤️❤️
@farhiyaabdidiriye1285
@farhiyaabdidiriye1285 2 жыл бұрын
Horay osocda walayaal❤❤❤❤
@ayaanleismaacilmuxumed5212
@ayaanleismaacilmuxumed5212 2 жыл бұрын
Mucjisada fanka
@ashrafmohamoud6493
@ashrafmohamoud6493 2 жыл бұрын
Qosolkaan waa mxy another levelka ah
@halimayusuf2722
@halimayusuf2722 2 жыл бұрын
Wwwww(((())))💕💕💕💕 fak fakleey waa fuduaatey fa fatuurey wadata ne waa sugaa💞💞💞
@muna4657
@muna4657 2 жыл бұрын
Sorogal celi geesigi😘😘😘😘
@hassanmohamoud2527
@hassanmohamoud2527 2 жыл бұрын
Legend
@abdiqadirahmed9933
@abdiqadirahmed9933 2 жыл бұрын
Wwwwww axsan fanaan
@aasiyosheekh9632
@aasiyosheekh9632 2 жыл бұрын
M.a keep going
@coldsun5495
@coldsun5495 Жыл бұрын
Absolutely 💯 music. This another level of somali music.
@abdifatah1512
@abdifatah1512 11 ай бұрын
Xasuus qaali ah
@mostaphibrahim2115
@mostaphibrahim2115 2 жыл бұрын
Mr Bouni l sapport
@Jiheeye-t4q
@Jiheeye-t4q 2 жыл бұрын
legend
@onkodhilaac3516
@onkodhilaac3516 2 жыл бұрын
XASUUUS GURI GAAJO WAA LAGA GUURAA GACAL BEENAA WAA LAGA GOOSTAA. BUUNIS IYO DUR DUR IYO TIYATAR UBAX MADIINO BOOLI QARAN IYO ASXAABTAYDI QAALIG MOQDISHO ILAAHAW MAR UUN ANO NABADA
@fartunbarre3477
@fartunbarre3477 2 жыл бұрын
Wall suaal xumaan haiiarkinina buunis ma indhoolbaa ? suaashaas iga dhexguuxaysa 🥲🥲
@sid-omarmohamed616
@sid-omarmohamed616 2 жыл бұрын
Maya hal il buu wax ka arkeenin saas darteeda buu okiyaalka u xertaa
@fartunbarre3477
@fartunbarre3477 2 жыл бұрын
Mahadsanid wall 👏
@sid-omarmohamed616
@sid-omarmohamed616 2 жыл бұрын
@@fartunbarre3477 adaa mudan wll
@sowmedia8396
@sowmedia8396 2 жыл бұрын
Maxaad indhihiisa ka rabtaa ma indhuu ku waydiistay
@RadioAayoAayo
@RadioAayoAayo 2 жыл бұрын
Guri gaajo waa laga guuraa!
@hassenxavi1587
@hassenxavi1587 2 жыл бұрын
Buunis mxan wkhti bdan arkay wjigiza xsus gaar ahna waynaga dhxyzaaa 💯🙏
@beerqaboje4736
@beerqaboje4736 2 жыл бұрын
Saluto leggenda buunis👋
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 2 жыл бұрын
Gabadhi gacloty aya gooni iiga goosatee
@sowmedia8396
@sowmedia8396 2 жыл бұрын
Caleek fanaan cod aan is badalin ilahay ku manaystay
@zinaabdi5743
@zinaabdi5743 Жыл бұрын
💯❤
@Xaqdhawr
@Xaqdhawr 2 жыл бұрын
❣️🥰👑👏🏾
@CadowCqaadir-zr4ri
@CadowCqaadir-zr4ri Жыл бұрын
Buunis
@mohamedabdulkadir4085
@mohamedabdulkadir4085 2 жыл бұрын
Wwwwwww
@khalidahmed9332
@khalidahmed9332 2 жыл бұрын
Alfanaan buunis
@caliabshirtube4109
@caliabshirtube4109 2 жыл бұрын
GURI GAAJO WAA LAGA GUURA GACAL BEENA NA WAALAGA GOOSTA !!!
@abdalla165
@abdalla165 2 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaaaaaaaaaw
@nuune777g9
@nuune777g9 2 жыл бұрын
THANKS ASTAAN IYO INTII XUSSUSTA FANAAN C/KHADI H. M. BUUNIS UMA BAAHNO lkn codsi udira hadduu noogu celin karo heestii HAMBALYEY RABTAA HABARTII USOO HAARTAY HILIBKEEDA NUG............
@burhaancirro7705
@burhaancirro7705 Жыл бұрын
Waxaan kamanaacayoo makri usoqaatee heesta as soo cosbionaysii
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 2 жыл бұрын
👌🆗️
@mahamedaroone1075
@mahamedaroone1075 2 жыл бұрын
Waxaasaa kaa coda illahey amarkiis
@Ogaalkadhacdoyinka
@Ogaalkadhacdoyinka 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/raxnabd8m6iVqGQ.html Xogta Dahsoon Kala Duwanaanshaha Ethuopia Xogta Dahsoon ,Xuseen kurdi
@FAAD21
@FAAD21 2 жыл бұрын
Jah😑 Waxasa kaa calaacal ah
@mariamismail993
@mariamismail993 2 жыл бұрын
Singing increases poverty 😒✍🏾🍃
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 7 ай бұрын
Badiye sootaribay xolo ushodi turay lacag uutirtiriyo loodhofaa kuilalsho kana ilaalsho cidi lahedna kucoladi xoolahaas daris ogadhig lagadhure lagudhure kagoy qaaranka ani iyo adi kuladardaran kuwi kasoqaday madax meerax hakuxirtaan
@fiicaneofficial8016
@fiicaneofficial8016 2 жыл бұрын
Aderow markaa ilahey u dhawalahed maa ado ontan la eg hesqadoza 😂😂 tusbax qaado wax runta kushega weyze
@sowmedia8396
@sowmedia8396 2 жыл бұрын
Anaga waqtigii fiicnaa ee nasoo maray buu dib noo xasuusiyay cibaadaduna way fiicnaa tahay
@mowliidibrahim2650
@mowliidibrahim2650 2 жыл бұрын
Tusbax waxa ka wacan ayuu haya
@AHMEDOSMAN-hp3kx
@AHMEDOSMAN-hp3kx 2 жыл бұрын
Anwa go,dome gibilkey gormee. Goobtey mel ahene igaysayee Fanka banadir o rogal celin. Hees iyo bar waye. Ka qari kuwa. Fanka labtob kaso sameya. Rug cadaa soo rugal celiyay. Buunis wa ku sitaa Ebow cade
@SharmoCabdi
@SharmoCabdi 11 ай бұрын
Legend
@daadeyare8382
@daadeyare8382 2 жыл бұрын
ASTAN, salaan sarre ugu horeyn salaan kadib waxaad kenten nin WEYN , waxan idinka cod saneynaa heesahiisa horre sida tan iyo qaarkaloo badan dhanka xamariga ah in aad noso badisaan mahad sanid
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 68 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 11 МЛН
Heesta: Indho Kuul Jacayl | Cabdiqaadir Xuseen Buunis
4:59
MAXAMUUD CALI BURCO HEESTA DHAKHTAR CAWEYSKA CIIDA HCTV 2017
8:23
Horn Cable Tv
Рет қаралды 3 МЛН
buunis gacansaar
7:37
sosandjib
Рет қаралды 176 М.
HARUN LEEWAAYE HEESTII WADANKIS 2020
8:01
LEEWAAYE STUDIO
Рет қаралды 767 М.
HEESTII WAX DHINTAAD KA SAMIRTAA - CABDULQAADIR BUUNIS
7:41
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 189 М.
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 68 МЛН