MAXAMUUD CALI BURCO HEESTA DHAKHTAR CAWEYSKA CIIDA HCTV 2017

  Рет қаралды 3,113,783

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

7 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 1 000
@cuptainarkey144
@cuptainarkey144 2 ай бұрын
Who's there 2024 😢
@HappyAcorn-tk7or
@HappyAcorn-tk7or Ай бұрын
Same here😢
@WisZack
@WisZack Ай бұрын
Still listening 2024
@abdifatahhirsi4206
@abdifatahhirsi4206 17 күн бұрын
@@HappyAcorn-tk7or 20/7/2024😂
@ubahiciouscadey3336
@ubahiciouscadey3336 4 жыл бұрын
Aabahay mcn ba hooyo mcn u qaadi jirey marke ka xanaqdo 🥰❤
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 4 жыл бұрын
Hadaa waa saxdi weye
@abdirahman77
@abdirahman77 3 жыл бұрын
Adoogaa shaxaari oow ahaay
@hiilkadhalinta4069
@hiilkadhalinta4069 3 жыл бұрын
Abaha romantic baa ku dhan
@taliso1898
@taliso1898 3 жыл бұрын
Aniga ninkeyga ayaa ii qaadi jiray markuu i shukaansan jiray hada hooyo iyo aabo ayaa noqonay waan wada jognaa alx
@ilmijama738
@ilmijama738 3 жыл бұрын
dhaljacayl
@rashkaabdirahim3987
@rashkaabdirahim3987 4 жыл бұрын
Heestaan waxaan ku xasuustaa markii aan geeljiraha ahaanjiray inaan aroosyada baadiyaha ka qaadijiray caana ku ahaa meeshii ma deegamadii aan markaa ku noolaa waxan uxiisay geelaygii bari samaad uu badnaa, iyo maanta aytahay janvier 2020
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle 3 жыл бұрын
Nasiib ayaan u helay inaan daawado isagoo heestan live u qaadaya 1978 isagoo dhallinyaro ah oo aad u cod iyo muuqaal ba wanaagsan. Degmada Yaaqshiid xaafadda Horseed oo u dhow Suuq-Bacaad ayuu noogu heesi jiray. Adduunyooooy🤠🤠
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 жыл бұрын
Ma suuq bacaad miyuu deganaa, mise wuu imaan jiray adr
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle 2 жыл бұрын
@@ismailalihasan9519 waxan filayaa inuu xaafad kale ka imaan jiray ma se hubo.
@farxiyomaxamedxasan8426
@farxiyomaxamedxasan8426 2 жыл бұрын
Kkkkkkkķķkk⁸88iiiiikkkkm Kskakaksk
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar 2 жыл бұрын
@@MMohamedMHassanindhageelle kkkkk waraa 11 years ago kkkk 18-11 = 7 kkkkkkkk
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 2 жыл бұрын
Aduun caaryaale miyey odhan markaas oo kale hhhhhhhhhhhhhh
@cnsirjama2217
@cnsirjama2217 5 жыл бұрын
Maxamed Cali burco wuxuu ahaa xisaabiyii guud re warshadii sonkorta ee mareeray kadibna wuxuu noqday xisiibiyii dawladii hoose ee burco ,waa sharci yaqaan looyar ah ,fanka muu ahayn Nin ugalay inuu Ku shaqaysto laakiin wuu jeclaa fanka waxuu heeskan jaga qayb galay heesihii hirgalay 1975 tii waxaana ay kutartameen fanaankii weynaa cabdinaasir macalin iyo xasan aadan samatar
@waayo-arag8745
@waayo-arag8745 4 жыл бұрын
Thanks brother great Info
@seemore......1322
@seemore......1322 4 жыл бұрын
Cnsir Jama that’s amazing bro 🤛🏻👏
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 3 жыл бұрын
Maxamed la ma yidhaahdo, ee waa Maxamuud, si fiican baan u aqaan waa asal Burcaawi
@Nabiil47
@Nabiil47 5 ай бұрын
May wayka horeysay 1972 Bay ahayd ma qayb galay heesaha hirgalay sixid
@CarroEdeg
@CarroEdeg 4 ай бұрын
Fanaanka waxaan Ramadan tan ku wada khalaawaynaa bacda taraawiixda kasoo horjeedka Hotel Alnajax xaafada xidigta Hargeisa, Halkaas ayuu in mudo ahba daganaa, waa bulshaawi qiimo badan,
@gaxnugvlogs6865
@gaxnugvlogs6865 3 жыл бұрын
yaa 2021 ila daawanaya farta tag☝😂😂
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Waa Boqorkii Fanka Iyo Suugaanta / Codka Iyo weliba Isxawaashaynta Waaaaaaaw Maxamed Cali Burco🤴🏾 Number ☝🏾Somalilander Singer ⭐️
@diiniyonasteexo5993
@diiniyonasteexo5993 2 ай бұрын
HEESTAN ILAAHY HA U NAXARIISTEE AABAHAY CALANLE MUUSE MAXAMED AYAA SMAEEYAY MARKASTA OO AAN MAQLO ISAGA AYAAN KU XASUUSTAA XASUUS GAARA AYAY II LEEDAY WXAANUU U SAMEEYAY HOOYADAY WAKHTIIGII AU IS BARTEEN 1973 ilaaahay ha u naxiirto aabahay calanle muuse maxamad fanaanka maxamed Cali buco isna ilaahay danbigiisa ha Dhaafo asxaabta waan idin salaaamay
@ABWANQAYS
@ABWANQAYS 2 ай бұрын
Alle ha danbigoodii hore iyo koodi danbaba ha dhaaafo wey inoo raaxeeeyeen in badane ❤
@diiniyonasteexo5993
@diiniyonasteexo5993 2 ай бұрын
Aamiin wll
@adeerka-ev4wm
@adeerka-ev4wm Ай бұрын
abtigay calanle muuse allah haw naxariisto midho cajiib ah weeye ana aan aad u jecelhy dhagaysigeeda
@bacaluulbacaluul1841
@bacaluulbacaluul1841 16 күн бұрын
aamiin aamiin alle haw naxariisto..laxanka iyo muusiga ayaa anigana aabbahay lahaa..markasta oo aan maqlo waan xasuustaa..alle haw wada naxariisto.
@bbelove3522
@bbelove3522 4 жыл бұрын
Ani waxa ahay gabar yar 18 jir ah hesaha hore ayaan jclahay markaan dhagesanaayo dadka way ilayabaan mana aqaano Heeso waa kuwii hore dadna waa kuwii hore dhinaca murtida masha allah🔐🦅
@adanahmed7578
@adanahmed7578 3 жыл бұрын
Xageygad tahay bbe
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 2 жыл бұрын
Luma mid ahy wllshy anigu hadan 18 jiraa waxaanan jecelhy heestii hore Haa wlahi heeso waa heestii Hore dadna waa dadkii hore
@abdirahmanali8922
@abdirahmanali8922 2 жыл бұрын
warunta Abaayo
@ilbirhashi3030
@ilbirhashi3030 2 жыл бұрын
Yes best is old songs..talented are old Singers
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 2 жыл бұрын
me too sis Nasra heesihii hore baa heeso ah kuwaan sharmo boy waaba ku lalaboodaa walaahi 2022 bishaan March yaa ila dhageysanayo like 👍 it 😻😻😻
@hamzegalool102
@hamzegalool102 5 жыл бұрын
Bal qiyaas ninkaas oo 26 jir ah dhererkaas iyo quruxdaas illaahey siiyey ... Alla muxuu nolosha ku soo raaxeystey.... Adduunyo
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 5 жыл бұрын
Waqti aad uqurx badan ayuu soomaray allihii abuurayna makala dhantaali qurux joog iyo Jamaal mashaallaah
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 5 жыл бұрын
Hamze galool Maasha allh odaygayguu u ekaa markuu 26 sano jiray qiyaastii ilaahy ha xafidee.
@hayaadfarah8165
@hayaadfarah8165 4 жыл бұрын
Qaali Ahmed 😂😂
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Odaygu wiilal ma u joogaan isaguse minyaro marabaa tolow
@apdiwaliahmed2074
@apdiwaliahmed2074 4 жыл бұрын
@@kungabdhoodkaroon8000 hhhhhhhhh
@sabaxalnur
@sabaxalnur 3 жыл бұрын
Towbada allah ha ku waafajiyo. waa iga nasteexo aduunyada ka tag adigoo jidka ku sugan. Qofku markuu da,a gaaro waa inuu sii badiyo cibaadada. Allah ha ina waafajiyo sida khayrka leh.
@garoafkaaga1228
@garoafkaaga1228 6 жыл бұрын
Anigu nin yar baan ahay 18 jir ah fanaantii hore ayaana jeclahay heesahooda.
@clinteastwood392
@clinteastwood392 5 жыл бұрын
Say wlaaahi
@suldaankagarxajis3006
@suldaankagarxajis3006 5 жыл бұрын
18 miyaad ku yartahy hahahha
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 5 жыл бұрын
@@suldaankagarxajis3006 😂😂😂😂😂😂😂
@aliyaaaalibeyle2903
@aliyaaaalibeyle2903 5 жыл бұрын
Hadabo dinbaweso ku dinbaw kuwan sona kor wll
@xafidomar5442
@xafidomar5442 5 жыл бұрын
@@aliyaaaalibeyle2903 Hhhhhhh walee beenta ma ahan
@somalipure8835
@somalipure8835 6 жыл бұрын
jecliyaa heestan 😍 dhuuxa iyo lafahiyo wax dhiiga kaa jaqa caafimaadka kaa jara 😍😍😍😍😍
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 4 жыл бұрын
Waqtigani cibaaduu ku fiican yahay goor walbana waa in la cibaadeysto lkn saan Rabi qaatumo khayr macal iimaan anaka iyo isagaba Allah na hanuunsho yaa rabi
@aragsaninadahir8160
@aragsaninadahir8160 4 жыл бұрын
2020 kama daalo wlhi heestan ilaaah haku dabi dhaafo awowe waban kaa helay ceeb miyaa 🙈🙈❤😇
@mohamedkhadar2654
@mohamedkhadar2654 Жыл бұрын
Sida Ruux dhalanoo Hurdo looga dhaartan Hadba dhinacyadiisiyo Wadna Kugu dhaweeya ❤👋👋
@abdiyare1294
@abdiyare1294 4 жыл бұрын
2020 yaa dawanya waliba yadu corona jiro🤣🤣🤞🤞
@faizaabdi7927
@faizaabdi7927 4 жыл бұрын
Caronihi oo dhamaaday👆🥰🥰❤
@mahmmudmahmmud5075
@mahmmudmahmmud5075 3 жыл бұрын
Still 2021
@suwara863
@suwara863 3 жыл бұрын
2021 😂
@MohamedIbrahim-pk6vw
@MohamedIbrahim-pk6vw 3 жыл бұрын
😀😄😁😆😆😆😆😆😆😁😆😆😆😅😅😅🥰🥰🥰😜😛🤪🤑
@jeegoshaacuur7264
@jeegoshaacuur7264 3 жыл бұрын
@@faizaabdi7927 0l T Too pp
@behumblealways2510
@behumblealways2510 2 жыл бұрын
idoor never grows old and best Somali Music will always come from idoor ... get used to it .Hargeysa is where Somali songs and Culture Begins and Ends . I know i am right but lets hear your thoughts . Just your Thoughts only please .
@abdihasan5628
@abdihasan5628 Жыл бұрын
Absolutly you're right. Isaaq are back bone of somali arts and music.
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 Жыл бұрын
It’s all about the DNA. We have got the best genes.
@aaweys5909
@aaweys5909 7 ай бұрын
Absolutely, true, Music and Marqaan both came from Hargaysa!
@AhmedAbdi-ji3hs
@AhmedAbdi-ji3hs 7 ай бұрын
❤😅qpa1aAä😅
@Hassan10111
@Hassan10111 5 ай бұрын
😂
@cabdulqaadirsalaadmaxamad7659
@cabdulqaadirsalaadmaxamad7659 5 ай бұрын
2018 ayaan daawada marki ugu horeysa anigoo warshiiq dalxiis ugu socda
@excbko8134
@excbko8134 6 жыл бұрын
Beenleeyda quruxda badan waa duni aad aadka u jeceshihiin idina dhaweenaysa waxyabaha foosha xun lkn ogaadaa inay xaqiiqada xanuun ka badan tahay dhimashada intaad nooshihiin is qabta walalayal
@wassupshidan9857
@wassupshidan9857 6 жыл бұрын
Ex CBKO ka bax meesha adigu, doqonta wax daawata ee hadana wax dhaliisha sida adiga oo kale
@naimanura
@naimanura 6 жыл бұрын
Jazakallah khayr walalo.
@naimanura
@naimanura 6 жыл бұрын
savage SHIDAN adiga qofka markuu runta sheego wll lama aflagaadeeyo. Haa wa run waliba meelahaanoo kale inuu msjkaan kaliya qoro inuu u imaadey aa laga yaabaa! Aboowe iimanka waa wax qaaliya oo kugu qasba waxkast oo aad sameyn karto si aad naf un u badbaadiso... rajadu waa taas un.
@abdirisaqmoalinahmed1416
@abdirisaqmoalinahmed1416 6 жыл бұрын
Ex CBKO war nagala tag sheekada inta dhageysataybaad nacnac leedahay maxaa halkan ku keenay like in laguu saaro ayaad rabtaa fanku ha guuleysto
@odhniishabdi2617
@odhniishabdi2617 6 жыл бұрын
Alaha kaa abaal mariyo walaal
@umukalthum2144
@umukalthum2144 3 жыл бұрын
Alla maxu qurux iyo cod lagaboobay 💕respect fanaan
@Bayle1987Bayle
@Bayle1987Bayle Жыл бұрын
Xaqiiq 1980 ardaydiisii suugaanta ahaa togdheer degmada sheekh
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
@@Bayle1987Bayle sxb suugaan noocma ah ma macalin af somaliga iyo sugaanta buu ahaan jiray
@hannalovely4176
@hannalovely4176 6 жыл бұрын
Asal dhalad Burcawi I love this man 😍😜
@abdikahin93
@abdikahin93 5 жыл бұрын
Hanna lovely he is sooo original wlhi then u see raga manta joga i wish i was from that generation
@osmangaabshe
@osmangaabshe 4 жыл бұрын
Oh,say song and his🤘
@lailahussein4261
@lailahussein4261 3 жыл бұрын
Woow
@xildhibaanabdirahmaanabdil2021
@xildhibaanabdirahmaanabdil2021 5 жыл бұрын
2019 yaa ila dawanaya
@aaminodirir2875
@aaminodirir2875 4 жыл бұрын
anigaa
@barisamaadtv5176
@barisamaadtv5176 4 жыл бұрын
💟Maydhanaan Geeliyo 💟Sida Dhayda Caanaha 💟Looma Dhamo Jacayloo 💟Laguma Dhaashto Caashaqa Eeshqiyaasak Ciyaalkii Horee Burao Al fanaan Cali Burco Taraakhdu waa /2/2/2020
@nafizbilan124
@nafizbilan124 Жыл бұрын
Sidii ruux la dhalbaan Ku dhadhodiyaayo Dhabtaa kugu hayaayoo Dhibta ka ilasha Sidii ruux dhalaanoo Hurdo looga dhartaan Hadba dhinacyadiisiyo Wadnaha kugu dhaweeya Ala dhayahaygaayy Calaf lagama dhuunte Kitaaba isku keen dhigey Dhakhtarba isku keen qorey Adna wehel ima dhandaane Ax ya hees 27/4/2023 16 years old 😁
@hasanyuusuf7813
@hasanyuusuf7813 8 ай бұрын
​​@@nafizbilan124 yaa ku baray wali waA yArte
@anisashire1316
@anisashire1316 Жыл бұрын
Waa hees tii labad een comment ka baxo .Greeting from garowe . Aabahy mcn baa jecel heestan .ilhy ha I kaadayo . Waxa jeceshay waa inaa jecladaa . Legend mahamuud burco
@rayaanaragsan5339
@rayaanaragsan5339 4 жыл бұрын
wlhi heestan jeclaady wn waayey ani oo ka samray ayuunpaan yar maqly inuu soraan qaady hdana midii runta ahyd soo raadiyey mxuud cali burco ayaan ku arky commentiga❤❤❤❤❤❤
@mohaawal5815
@mohaawal5815 3 жыл бұрын
Anbo meqe sano Oo an radinaayey
@fatuuxaabdimohamoha4917
@fatuuxaabdimohamoha4917 2 жыл бұрын
4 December 2021 habn Axad so galayso sabtine sii baxayso hestan inbadan wa radiye lkn cawa helay nasiib wanag🖤😢🔒
@cilowcali4537
@cilowcali4537 2 жыл бұрын
Waxaan jiraa 16 waxaan jeclhy heesahii hore Ala yacizak hees iga dheh❤🥳🥰
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 жыл бұрын
Soo br baar adr fan waa fankii hore🎤🎤🎹🎻🎸🎺🎷
@najmacadeey3930
@najmacadeey3930 4 жыл бұрын
Nimanka isaaq codkooda jeclhy 😢😢anoon nin isaaq guursanaa
@dayaxari322
@dayaxari322 3 жыл бұрын
Wellcome my sister
@Bayle1987Bayle
@Bayle1987Bayle Жыл бұрын
Soo dhawoow wllo
@CarroEdeg
@CarroEdeg 4 ай бұрын
Aaad baanu kuu soo dhawaynaynaa macaan,
@maxamedcabdi4426
@maxamedcabdi4426 Ай бұрын
Ma nooshahay 🤣 after 4years ayaan akhriyay comment waxan is dhahay manooshahay mise qarax bay kudhimatay haha
@MaxamedCabdi-e4w
@MaxamedCabdi-e4w 28 күн бұрын
GaraC😂😂​@@maxamedcabdi4426
@alhaajjiabubakar8713
@alhaajjiabubakar8713 4 жыл бұрын
Masha allah afkaada caano lagu qabay maxamud cali burco 4 October 2019 habiin sabti soogalayo Nairobi kenya
@XaawoSaalax55
@XaawoSaalax55 6 жыл бұрын
Kii fan ahaa hadaanbo saan loogu raaxeysan karin waa in la'iska dhaafaa la'isma dhibo axsan lagen
@nuuriyexuseenbudul2413
@nuuriyexuseenbudul2413 4 жыл бұрын
Asc
@cabdiukure5997
@cabdiukure5997 4 жыл бұрын
Allah run badnidaa
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 3 жыл бұрын
2021 weli waan dawanaayaa legend maxamud cali burco❤️❤️🇸🇴
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 жыл бұрын
Legend an laga marmin
@Mustaf-warsame0023
@Mustaf-warsame0023 2 жыл бұрын
Waxaan dhagaysanayaa 2-2-2022 Habeen khamiis soogaleyso Waxaan ku suganahay muqdisho soomaaliya Waxay isoo xusoosisay jacaylkaygii hore ayey i soo xasuusisay heesta Maadaaama ay ii qaadi jirtey habeenkii jimacah iyo arbacada intakale wey mashquulsanayd . Jcyl iyo waqti aan wada qaadaney lkn qoftii sifudud ayaan ku kala harnay hada waxaya joogtaa burco waa maamo caruur heysata ana weli iskaabulo . Alle.habarakeeyo Qoftaaa xumaan namakala kaxayn blse waqtiga nakala kaxeeyey iyo calafka waan jeclaa iyadauna wey i jeclayda .
@rooblechanal6749
@rooblechanal6749 2 жыл бұрын
Waad helaysaa mid kale oo Aad iscalfataan
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 4 жыл бұрын
Nin kan waxan ku xasuusta malin inankiisa aya isha farta iga galyey intan is laynay markaasu dhakhtarka igeeyey isagu inankiisa alle ha unaxariisto shil baabur bu kudhintaY 😢
@FaraAhmetAli
@FaraAhmetAli Жыл бұрын
😥alle hawnaxariisto adiguna ma noshay pro 2 sano kahoor so qortay ee
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 Жыл бұрын
@@FaraAhmetAli haa wan nolahay sis alle cimriga hayno dheereyo
@hothoadam2597
@hothoadam2597 Жыл бұрын
Ma reer sheikh baad ahayd markaa
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 Жыл бұрын
@@hothoadam2597 may may rer hargeizaH
@nasirsuperaleksander638
@nasirsuperaleksander638 Жыл бұрын
reer hargeysa miyaanay reer Sheikh isaxaaq ahayn😂😂😂mise magaaladadii aad ku dhalaty uun weeyaan guuleyso wllkey wan kaftamaya
@sareedonasiibdhalay8465
@sareedonasiibdhalay8465 6 жыл бұрын
hadhwo bey kooxda iidle yare cml ah kufsan doonaan heestan
@mariansaid2700
@mariansaid2700 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@qadarsalat509
@qadarsalat509 4 жыл бұрын
Hhhhh master copy iidle Yare waa ninkii kufaanay heesihi hore baan ciyaal ku korsadaa
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii iyo laxankii nuux warsame geedi codka m.burci
@arizoonajr7625
@arizoonajr7625 2 жыл бұрын
wxaan camal ba hees la dhahaa amazing voice 😍 FROM TIKTOK 3/11/2021
@khadarsomali8500
@khadarsomali8500 Жыл бұрын
Dad waa Dadki hore ❤🎤🥰 Maxamed cali burco🐐🇸🇴🇸🇴mid kamid ah fanaaniinta Hore ee Somaliya🥺🤍 Axya hees🎶🎙26.8. 2022> haben taariikh leh🧠🙌♥️waa inoo 2023 ina iga danbeysa🎆...
@NAIMA-co6hk
@NAIMA-co6hk Жыл бұрын
Kkk nin somalilander ah wayeh hooyada wsse
@SmilingEquestrianHelmet-mv2fs
@SmilingEquestrianHelmet-mv2fs Ай бұрын
Alle haku dhawro inankan Aaderka uu ahay maxamuud ali nor
@MohamedAhmed-xq1dq
@MohamedAhmed-xq1dq 2 жыл бұрын
Dhakhtar baa isku keen qorey Adna wali ma dhaadanid
@SUHAYBMUMINBAKAL-pp6nm
@SUHAYBMUMINBAKAL-pp6nm 8 ай бұрын
Still wxa dawanaya heeska 2023 ooo gaba gabo ah another level weeeyi❤😊
@SareyFarah
@SareyFarah Жыл бұрын
Legendary Mohamud Ali Bur'aawi old voice ❤dhaqtar beysu keen Qoray👏💯❤
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 4 жыл бұрын
Mncha llh codkiizu weli waah joogH mxmed cabdi burcOh ♥️😻
@AhmedAli-qf1xc
@AhmedAli-qf1xc 7 ай бұрын
Being idoor is very expensive proud to be one
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 4 жыл бұрын
Manasha allah alle cimrika hu barakeyo malin aniga oo dhagasanay Ayu abo iso galay markasu ila dhagadtay kadib ayu igu idhi ninkan wali miyu nol yahay markasan ku idhi haa abo wuxu igu idhi aniga oo dhalin yaro ah ayan hestan dhagasan jiray abo alle hu naxariisto wu dhintay Aamiin ya rabi 2019/6/6 Ayu dhintay Alle hu naxariisto Abo Aamiin😭😭😭😭
@yacquupahmes605
@yacquupahmes605 3 жыл бұрын
Wll dhamanten abayashen ha unaxaristo
@mohaawal5815
@mohaawal5815 3 жыл бұрын
Janada fardowso ala hakawarabiyo
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 3 жыл бұрын
@@yacquupahmes605 Aamiin wll
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 3 жыл бұрын
@@mohaawal5815 Aamiin wll
@saacidhussein4655
@saacidhussein4655 3 жыл бұрын
Ammin Allaha u naxariisto
@quadanabdi200
@quadanabdi200 6 жыл бұрын
Odaygan halay doono somalaay😍😍😍😍😍😍
@khalidhusni9914
@khalidhusni9914 4 жыл бұрын
Adiga is cadee odayga mxaa loga shega
@umu2600
@umu2600 3 жыл бұрын
Na ilen aanga waxa argany
@cabdixakiinmaxamed1136
@cabdixakiinmaxamed1136 Жыл бұрын
Wlhi hada ayuu ila joogaa . Hargeysa gaar ahaan xaafada xidigta ama daanta ciidagalaha oo uu dagan yahay
@CarroEdeg
@CarroEdeg 5 ай бұрын
​@@cabdixakiinmaxamed1136 Makhaayada Daarasalaam iyo Alnaxaj u dhaxaysa ayaan subax dhawayd ku soo maray isagoo jabanaynaaya,
@iimanahmed4503
@iimanahmed4503 Ай бұрын
Waxaan ku dhegeysan jirey baraag gedef markaan lugeynayo ama aroos baadiyo u socdo waayowaayo❤
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 6 жыл бұрын
Duqa caadi mahan jeesto cod qurux adunkan waad ku soo baashaashey bes iska dheh
@omarsaid4636
@omarsaid4636 5 жыл бұрын
Soomaha
@mustafaahmedjama2318
@mustafaahmedjama2318 4 жыл бұрын
Gabadhi ugu horeysay aan jeclaado baan cajalad ugu duubay u sii dhibay waayo waayo allow usiiyadi quruxda Gabdhaheena somaliyed walhi wan jeclahay🇸🇴❤😘🥰
@sir-hillsir-hilldj4642
@sir-hillsir-hilldj4642 3 жыл бұрын
Sxbkey calaf ilahi mu kugu daray mise
@shamcde8685
@shamcde8685 6 жыл бұрын
5/5/ 2018 ar isaqa boql jir xata waa kugu hesi kar isaq king tahay walhi 💞😂✌
@zalmaancade1432
@zalmaancade1432 5 жыл бұрын
31/5/2019 😁✌️
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 5 жыл бұрын
sham cde😂😂😂 ma argtaa allow dadkayga hanuuni aan ugu horeeyo .
@ikranibrahim541
@ikranibrahim541 4 жыл бұрын
M.A.reer.aptigy.cdi.mahn
@hodomohamed3648
@hodomohamed3648 4 жыл бұрын
Dadpa waxpay hipo uleeyihiin isaaq walipa qarxajis fanka inay keenaaan ayaapad moodaaa
@osmansufi4066
@osmansufi4066 3 ай бұрын
Ana maanta oo ay tahay 5/5/2024 ayaan kula dhegeysanayaa waa 6 sano a dib markaad dheysatey se ninkani fanaan kaliya ma ahayn ee mutacalim buu ahaa dawlada u shaqeeya
@fadumowarsame1355
@fadumowarsame1355 7 ай бұрын
9-01-2024 ❤😢. Dhakhtar baa isku qoray Meel bey tabaneysaa
@salahsaiedm.sudani6617
@salahsaiedm.sudani6617 8 ай бұрын
Waa hubaal abwaanada iyo fanaaniinta somalia kuwooda culeyska badan amaba miisaanka ku leh waxay ahayeen somalilanders
@katagruuxakaatagay5944
@katagruuxakaatagay5944 6 жыл бұрын
Maxamuuud Cali Burco Fankii Qiimaha lahaa ayuu ixasuusiyey nooolow Ali Burco
@Kornelsaid
@Kornelsaid Жыл бұрын
Tariikhda:1/7/2023 Maalinta Sabti Goobta: Abudwak,Galgaduud,somalia Time 7:23Pm Habeenimo ❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Malaa dhaayahaygaay Calaf lagama dhuuntee Dhakhtar baa isku Keen qoray Adna weli ma dhaadanid
@user-bf1sr2dx6v
@user-bf1sr2dx6v 11 ай бұрын
27/8/2023habeen xasuus mudan heestan mrwalba wuu iqadi jirayy cawana waan Isla dhageysanayy Ana wanzoo raadshayyy wxan rajeen inaa mrkl3 soo radin😢
@hamzeebrohem8406
@hamzeebrohem8406 6 жыл бұрын
maxamuud Cali burci axsan adeero qlli noolow inbadan dhakhtar baa isku keen qoray hees iga dheh Cajiib Cajiib Cajiib
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 3 жыл бұрын
Waxn Ahay Dawade Aaan Looga Dambayin Hadad Iga Dambayizo Like Ku Cade 🥰
@basheali2338
@basheali2338 Жыл бұрын
Nin idoor ah unba sidan saameyn kara✌
@daganmohamed4469
@daganmohamed4469 Жыл бұрын
2023 ayaa iigu horeeso seriously waan jecladay heestaan 20jeer dhageeyty amazing voice ❤🙏
@faysalabdirisak9151
@faysalabdirisak9151 Жыл бұрын
Aad io aad Wali ma adaa Bada Agteeda ku dhagaystay 🎉
@fkaarshe2310
@fkaarshe2310 6 жыл бұрын
Hestan wa hes mcne rer waqoyiga hees iyo murti wale lugu ma gaaro hada nahay rer koofur so niiki niiki shuunka so xiiro le waaye hhhh
@kamaalibraahim8989
@kamaalibraahim8989 6 жыл бұрын
shuqale shooble hhhhhhhh
@jojooo3306
@jojooo3306 6 жыл бұрын
shuqale shooble kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@ahmedqabayo557
@ahmedqabayo557 6 жыл бұрын
shuqale shooble hhhhhhh runtaa
@jablibaax
@jablibaax 6 жыл бұрын
shuqale shooble 😂😂😂😂😂😂😂😂😂lkn xgaaba abwaano suugaanta yqaani way jiraan sda Yamyam
@naimanura
@naimanura 6 жыл бұрын
Hhhhhh dhiblooow
@CqaniDhaqane
@CqaniDhaqane 9 ай бұрын
After 6 years 😂😂
@marwanyonis9702
@marwanyonis9702 22 күн бұрын
7y😂
@ClahiDhiinka
@ClahiDhiinka Ай бұрын
❤❤Meydhananta geeliyo ❤❤ sida dheyda canaha ❤❤looma dhamo jaceylo ❤❤laguma dhaashto cashaqa😢 ❤❤mala dhayaheyga 😢🎉 ❤❤calaf lagama dhuuntee ❤❤kitaap beyn isku ken dhigay 💔
@mceeri7238
@mceeri7238 3 жыл бұрын
Raggii Hore Ayuu ka Hadhay Reer Burco Waa Badow yaan La odhan Kkk
@inahaji7272
@inahaji7272 6 жыл бұрын
odaygu jaas waa dhameeyay nio
@abdimajidabdimalik8715
@abdimajidabdimalik8715 5 жыл бұрын
ina haji Masuul odaygu hadal ma karayo
@quadanabdi200
@quadanabdi200 6 жыл бұрын
Ex burco. .kkkkkkkkk ciyaalkii hore ilhy cimriga hkuu dheereeyo maxamed cali burco
@guutalegutaale1
@guutalegutaale1 6 ай бұрын
😂😂4
@alimadhin1738
@alimadhin1738 Жыл бұрын
Walee dhaayahaygay dhakhtar ayaa isku keen qoray adna wali ma dhaadanid somaliyeey hadafkaga alle hay gaadhsiiyo
@ahmedjooker3148
@ahmedjooker3148 6 жыл бұрын
Cabdi burco magaaluu ku dhashay Hhh axsan cayaar LEGEND😎👌👌
@abokorabdi7052
@abokorabdi7052 6 жыл бұрын
Ahmed Muuse burco ayuu ku dhashay anagu jaar ahaan jirtay burco
@jablibaax
@jablibaax 6 жыл бұрын
Ahmed Muuse maxamud weeye Maaha cabdi zxp
@khalidyusuf9669
@khalidyusuf9669 6 жыл бұрын
Ahmed Muuse k
@khalidyusuf9669
@khalidyusuf9669 6 жыл бұрын
Ahmed Muuse jkk
@saedhassanabdirahmaan6327
@saedhassanabdirahmaan6327 Жыл бұрын
​@@abokorabdi7052 niyow ninkaasi ma habar jeclaa sxp adigo mahaddan🙏
@mohamedabdillahi7123
@mohamedabdillahi7123 2 жыл бұрын
Oui rien que le style et la composition de ses paroles démontrent qu il fait parti de la jeunesse de burao au temps des années 60 / 70 cette jeunesse étaient éduquer ils avaient l éducation des missionnaires anglais ils partaient faire leurs études à Aden et à Khartoum
@sowdamuxidiin4801
@sowdamuxidiin4801 4 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2k20🤣🤣
@axmedguuleofficialtube5823
@axmedguuleofficialtube5823 4 жыл бұрын
Maxamed Cabdiburco wa nin aad u wanaagsan runtii maraan islaahaa fanka ku biir buu igalaa taliyeey heestii aan sitanayna ereyada iga toosiyeey. Hal erey oon aan haboonayn baa ku jiray Runtii waa nin. Isla wayni iyo kibirtoona lahayn siwacan. Baan u sheekaysanay habeenkaa❤ Allah hadaayo
@asiya_0248
@asiya_0248 3 жыл бұрын
Mashallah. Codki wali waa sidiisa. Ilaahow kuxafid adduun iyo aakhiroba. Aamiin
@samiir254
@samiir254 3 жыл бұрын
Hadey geeri kudaayso gawoow ayan kudaayneynin 😭
@cabdifataaxcismaan7936
@cabdifataaxcismaan7936 3 жыл бұрын
Heesti igu horaysay heesa 2006 iyo dhulsanki hawdka iyo magaladi geedihaan waayo waayo iyo xuusus qaliya
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 3 жыл бұрын
Macalimtii fanka Somalia
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 Ай бұрын
heestan waa ku lugaynaya maxamed cali burco.alle cafiimad haku siyo adeer erayada nin habar jelo ah ayaa leh calaale alle haw naxaristo
@xogogaal9671
@xogogaal9671 3 күн бұрын
Abwaan soomaliyeed buu ahaa asaga iyo Fanaankaba waxba qabiil ha sheegin muhiim Ma ahan ciduu ahaa dadku waxee qiimeenayaan waa xikmada uu umada uga tagay Allaha u naxariisto
@smallisthebestanswerofallq266
@smallisthebestanswerofallq266 7 жыл бұрын
wallaahay fanaankani dhinacwalba waaa ka dhisanyahay manshallah cali burco fanaan jiraweeye
@mustafedualle6215
@mustafedualle6215 6 жыл бұрын
Alla cod wacanaa burcoo magaloo wacan
@amiishaabdi1086
@amiishaabdi1086 6 жыл бұрын
Deeqo afro
@mushtaaqaxmed9754
@mushtaaqaxmed9754 6 жыл бұрын
Hees iga dheh
@umu2600
@umu2600 3 жыл бұрын
Kkkk
@umu2600
@umu2600 3 жыл бұрын
Dhalyardi wa lagsary saxda
@nouhabdirahman2540
@nouhabdirahman2540 4 жыл бұрын
dhaktar Ba isu keen qoray adna wli ma dhaadanid waa hees aad umacaan iyo legend kii waynaa ee maxamud ali Burco
@Sheikhabdirizak2277-be4ek
@Sheikhabdirizak2277-be4ek 8 ай бұрын
I can't get tired viewing evey second legendry Burco one of the best Somali songs ❤❤❤
@adontiallah5857
@adontiallah5857 6 жыл бұрын
WoW fanaan wakana hadaba Mahamuud Ali Burco fanaan qaran wale
@ahmedhani6670
@ahmedhani6670 6 жыл бұрын
Ilhow dumarka somaliyeed jaadka ka modowe xaqa allah tuso
@asmadaganiloveawdalsallal1620
@asmadaganiloveawdalsallal1620 6 жыл бұрын
hhhhhhh hurdada ka kac qaad meesha laguma haye qad ciida looga maralo layahy wa raaga
@ahmedhani6670
@ahmedhani6670 6 жыл бұрын
asma dagan I love awdal sallal 11 waa Ina lagu geya Abukar cawale qada diida kkkkk
@aminaab8733
@aminaab8733 5 жыл бұрын
Raga maxaad uga reebtay? Dumarkii meel ay ku hadhaan bay waayeen, Loo jala hadhi maayo ama waala wada dayn ama lagu wada jiri
@yussufgarad8161
@yussufgarad8161 4 жыл бұрын
Hurda miyad kaso bararugtay
@sacdiyayassin747
@sacdiyayassin747 3 жыл бұрын
Heestan kama daalo dhegeysigeeda Yaa ila dawanya 2020 👍 hala dhaafin ❤🙏
@abdiazizfarah540
@abdiazizfarah540 2 жыл бұрын
Yaa 2022 ila dawana
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
😂yaa dawanaya 2019😍❤
@xamaas665
@xamaas665 4 жыл бұрын
Aniga wll
@21promised
@21promised 3 жыл бұрын
Legend playing with every beat and rhythm 🎶 coming out
@mahadsaladhussein7477
@mahadsaladhussein7477 Жыл бұрын
¹
@husseinhared
@husseinhared 10 ай бұрын
Ustad caaqil lejen allow ku dhor amiin❤❤❤❤❤❤❤
@washekokale8731
@washekokale8731 2 жыл бұрын
2022 ba la jooga heestan iska jeclahay 😘🥰
@istahilibrahim5633
@istahilibrahim5633 4 жыл бұрын
Hhhhh alla adeerky mxu dance gryey malin dhwydbu xfda ila jogey hdn arki alhaa video gan wan ku dacayadeyn lha ilhy hano ka dayo ader 😍
@yusufali3737
@yusufali3737 4 жыл бұрын
Maxamed Cali Burco Ninkii Heesta lahaa Cawa Laxusay 👍❤️✅
@cabdicaliibnushabeell5475
@cabdicaliibnushabeell5475 4 жыл бұрын
Alla muxuu cod iyo quruxba lagaboobay🤔🤔
@abdirazakcaynaan8974
@abdirazakcaynaan8974 6 жыл бұрын
Asal walaahi dad waa dadkii hore murtina waa intay sheegeen Maxamed Cali Burco noolow viva murtida waqooyiga taala
@ikraanladan8497
@ikraanladan8497 5 жыл бұрын
Anoo dugsiga dhigto aan aqoon ulaheeeyn heesta micnaha loo qaado aan iska jclaaday radio banaadir aan habeen ka dhageestay
@cabdimaxamed1629
@cabdimaxamed1629 3 жыл бұрын
dhakhtarbay isku keen qoray adna wali ma dhaadanid fankuba inuu waqooyi yaalo ama uu dhashay ayan u malay
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 3 жыл бұрын
Aduun beri beey aheeyd 2012 iyo galhareeri /galguduud / somalia iyo miimiri
@abdinajibchannel242
@abdinajibchannel242 Жыл бұрын
legend ❤ilahow cimriga u dheree🥺
@iftindahir773
@iftindahir773 7 жыл бұрын
dad waa dadkii hore walee heesana waa kuwoodii
@khadariidle1862
@khadariidle1862 6 жыл бұрын
dad waa dadkii hore lkn dadkii hore dawlad somaliyeed ayay haysten lkn hada dadkii somaliyeed iyo dhulkii somaliyeed labaduba way bur bureen marka aduunka wax walba waad arki inta aad nooshahay iilaahoow dalka nabad nooga dhig dhibatada nahaysta iilaahoow naga dulqaad dadka somaliyeed iilahayow is fahan sii jahligan nahaysta iilaahoow naga saar
@abdidalkaf1804
@abdidalkaf1804 7 жыл бұрын
alla maxaan heestan raadiyey
@sureyaazackarie8847
@sureyaazackarie8847 7 жыл бұрын
Abdirizak X dalkaf anA kula mid ahaa asxaabteyda snapka aya ka codsaday sidaas ayan kuso helay hda
@gulzarkathatkathat545
@gulzarkathatkathat545 6 жыл бұрын
qaaramiiodayheesaya xuunkacashakhaafaaka somaliwaaaxuulhaayr
@mohamedfarhaan8050
@mohamedfarhaan8050 2 жыл бұрын
10.2.2022. Khamiis 🥺🤍🌏
@siciiidgiire1185
@siciiidgiire1185 2 жыл бұрын
Xasuus gabaan manta tariikhdu waaxa weeye 14 may 2022 malin Sabti Ah Sacadu waa 1 iyo 45 duhurnimo goobtu waa hargaysa heestaan waxaan ku xasuusta waqtiigii aan schoolka Dhigan jiray dugsiga sare ee degmaada daroor ayaa heestaan aniga oo maqli jiray ayuu wiil an azxaab ahayn oo waliba an isku team ka tirsanayn oo lagu magacaabi jiray khadar siciid ibraahim siiciid khadar farrur alle rali ha ka nooqdee oo imakana igulla suugan casimada hargaysa kaas oo ah waqti xaduirkan ganacsade oo dhagaysaanaaYa ayaan arkay heestaan malinkasaan sharaabaay kadiib wan diirsadaay intiii an schoolka dhiganayay illa intii aan ka dhamaaynayay dugusiiga sare waan fhagaysan jiray intaa schoolka iyo xaafada uu dhaaxaysa ayaan sii dhagaysan jiray malinban waxaan xasuusta inkastaa oo Aan schoolka lagaa oogalayn wax tellephone ah hadana aan qar san jirnay ayaa maliinkii danbee anoo schoolka kuu sii soocda oo dhagaysanaaaya heestaan waxa dheexda iigu soo gaaraay macalinkii fisigiska noo dhiigi jiray oo la dhihii jiray cali maxamed bashe boss wan naxay markii an arkay kafib wuuxu ii waydiiyay ninkaN Aad dhagaysanayso maad garaanayasa haa ban ku iidhi wuuxu igu yiirii ninkaan waxaan dhagaysan jiray waqtiigii aan waxbarashada uu tagay jamacada ku talla diridhaaba tariikhduuNa Ay ahayd 2001 kadiib wakhtiiyada aan fiiraaqaada aan ahay ayaan ku raxaaysan jiray buu idhahaay illa imakaNa Wan Dhagaytaa intiiNa qooralkaygaan aqriidaay aad ban idiin sallamaya zxb wax walpa waxaay ku fiican yiihiin xuusuus qoorka qof walpa oo qooralkaygan aqriinayaNa Waan ooga mahad ceelinaya wakhtiiga aad siiseen in aad ku aqridaan qooralkaygaaN Wa billaHi tawfiiq zxbyall
@Amallllll-j8q
@Amallllll-j8q 2 жыл бұрын
🤍
TAMIIM HOOYADIIS AYAA LACAG IGA DHACDAY AYEEY TAGAN TAHAY  🤭
12:16
INDHAYARE MEDIA PRO
Рет қаралды 268
muuse ismaaciil qalinle HEESTII: daa,uus
5:53
jibo qaraami media
Рет қаралды 1,6 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
Hees Sidirigam    . Maxamed cali burco
10:29
Abdelaziz Dacar
Рет қаралды 25 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 518 М.
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,6 МЛН
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,3 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 68 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,6 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,8 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 259 М.