No video

Heesti Jacaylka Ubeer By Nimcaan Hilaac & Hodan C raxmaan

  Рет қаралды 5,542,907

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

11 жыл бұрын

Пікірлер: 2 300
@pdf5_
@pdf5_ Жыл бұрын
Heestan qofkii iga danbeeya 2023 /2024 ila dhageysanaya doona like ha iga ilaawin Memories 🥺💔💔😭
@HilkazAbdi
@HilkazAbdi 9 ай бұрын
Kumee hada😂
@yaraanka4717
@yaraanka4717 9 ай бұрын
wa iheesa
@FartuuncabdiGaraad
@FartuuncabdiGaraad 9 ай бұрын
Hi 😅
@xubibashircabdi2579
@xubibashircabdi2579 8 ай бұрын
2023 me 🙋🏽‍♀️🫶
@CeydaMohammed
@CeydaMohammed 8 ай бұрын
Hada majoogtaa
@AskimHassen
@AskimHassen Жыл бұрын
Waxa ugu wanagsan la dhageysto waa Quranka Allow wllden soo hanuun Cammnetig qorta Hadda dhimato qofka tirtiri kara miyaa jira dhalinyaro waxad qoraysan Iska jira❤❤❤❤❤
@YusufMacalin-lz4ox
@YusufMacalin-lz4ox Жыл бұрын
Xees cusub
@user-ik5ym4rc9z
@user-ik5ym4rc9z 11 ай бұрын
​@@YusufMacalin-lz4ox⁰⁰
@user-ik5ym4rc9z
@user-ik5ym4rc9z 11 ай бұрын
1aq
@WalaloWalalo-lo8vk
@WalaloWalalo-lo8vk 10 ай бұрын
Khier Alle haku siiyo
@LiibaanCelittyvvv
@LiibaanCelittyvvv 10 ай бұрын
67b
@maxamuudqorshe9574
@maxamuudqorshe9574 2 жыл бұрын
Gabar aan markii horre walaalnimo isku baraney ayaan markii danbe sidaran ujeclaadey waxaan garan waayey si aan jecelkeyga ugu sheegto amin danbe xabeen xabeenada Kamida ayaan arkey heetan gabadhii ayaan qoraal axaan waxaan ugu direy xadaan baajiyo barashada walaalnimo jecel ubedelo miyaad iga bixin ilmada burqaneysa xada waa xaaskeyga gabadheyda hooyadeed 2022 xasuus gaara wlhi
@drsnashaadally2493
@drsnashaadally2493 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah idin dhowro qoys isku faraxsan ahaada waligiin
@duniyotahliil1546
@duniyotahliil1546 2 жыл бұрын
Ayy guulaysta ❤💋
@saamiyacabdi7232
@saamiyacabdi7232 2 жыл бұрын
Run ahaanti aad ban ufarxay markad tiri xaskeyga waye m.a allha idin xafido❤❤
@bintzaman9521
@bintzaman9521 2 жыл бұрын
Alpha mabruuk
@miskimahad3951
@miskimahad3951 2 жыл бұрын
Ayyyy m.a gulesta waligin kuweyga 🥰🥰🥰
@Mustafefaysalmaxmed
@Mustafefaysalmaxmed 3 ай бұрын
Illhey ha idin ka wada raali noqdo shpyaal Dadkaad jeceshiina calaf ku hela inshallah anigna Iigu soo duceeya boqrdan jeclaa ilaa yaraateydi inaan calaf ku helo, Legend'ska Qoraaldooda inan akhriyo ayaan jecelhy iyo lamaanyaasha waayhha isla soo maray 30/4/2024 hadaad iga danbeyso love dhac ku sii Waayhuna kuma xumeeyan isnahllah nabadey❤️😁🙏🏻
@muhidinabdi1265
@muhidinabdi1265 4 жыл бұрын
Walal janada allah Naku kulmeya dhamnten walalahena allah so hanuniyo ❤️❤️ tariqda 16-3-2020 like haila daafin 😢☝️
@jirdea7668
@jirdea7668 4 жыл бұрын
Ameen walal ilahay ha inagu kulmiyo janada dhamaantenba amin
@mfayz980
@mfayz980 3 жыл бұрын
aamiin wll
@dirirofficial1781
@dirirofficial1781 3 жыл бұрын
Ameen ilahow Nagu wada kulmi IN sha allah
@hanadmacallin6875
@hanadmacallin6875 3 жыл бұрын
Amen walaal jannada eebe hanugu kulmiyo I.a 💛🙏
@raysabdiqadir1859
@raysabdiqadir1859 Жыл бұрын
Amiin
@shumacaziz1895
@shumacaziz1895 4 жыл бұрын
Heestaan qfkii iga danbeeya 2020 /2021 ila dhageysan Doona Like ta ha iga ilaawin Jeceelka u beeer ubax soo baxaaa 😢❤ Nimcaan vs hodan 🔥🔥
@nuurakayse7891
@nuurakayse7891 4 жыл бұрын
Me
@riyaqinvestment7651
@riyaqinvestment7651 4 жыл бұрын
I.n
@alikeyse9012
@alikeyse9012 4 жыл бұрын
Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaannnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnniiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiigggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa.aniga daawanaya2020ga
@luulbarwaaqo6101
@luulbarwaaqo6101 4 жыл бұрын
Hada manoshahay
@asmazalepan4284
@asmazalepan4284 4 жыл бұрын
❤🌹❤🌹❤🌹
@amirhaji1567
@amirhaji1567 3 жыл бұрын
Uma maleynayo inu jiro ruux 2021 dhageysana hdu jirna like
@rushniijuly8569
@rushniijuly8569 3 жыл бұрын
Anaa dawanya allah hana amaansado
@amirhaji1567
@amirhaji1567 3 жыл бұрын
@@rushniijuly8569 amen ya rabi abaydiis allaha na amaansado
@itsrahma7489
@itsrahma7489 2 жыл бұрын
2022✋😂
@ilhanabdi3654
@ilhanabdi3654 2 жыл бұрын
2022🥺😂😂
@amirhaji1567
@amirhaji1567 2 жыл бұрын
@@ilhanabdi3654 wax klaa thy
@ahmeddoonka2241
@ahmeddoonka2241 2 ай бұрын
6:12 maqribnimo ayaan Dhegeysanayaa Anoo Safar Habbeen Ah Old is Gold Like ha ila Dhaafin Hadaad iga Dambeyso❤
@AliAdam894
@AliAdam894 Жыл бұрын
Heeskan waa hees xasuus gaar igu leh waxan bari is jeclanay gabadh daris aheyn waxna isla baran jirnay inkastoo ayada classka 3aad ee dugsiga sare aheed ana kan 4aad ahaa oo sanadka schoolka iidhamanaye marka wx bdn anago is jacel dusha iska illaashan jirnay oo midkeen midka kale sugaaye inuu wx usheegto ugu danbeyn hpn ayay heeskan illasoo wadagtay oo isoo bandhigatay halkaa ayan ka anbaqaadnay jaceyl iyo nolol aad u qrx bdn dhib iyo dheefna wadagnay 2sano jaceyl wadaag aheyn isfaham daro iyo khilaaf nasoo kala dhex galay kukala tagnay caawa ay taarikhda tahay 2022 /10/24 ayan soo yara xsstay inkastoo walina aan jeclahay xariir danbane aan samayn laga yaabo inay commentigayga dadka aqriya ka qeyb noqoto halkaan kasalaama nolosha kuma ciisho Mahadsanid madama qisadayda aqriday ♥️🤞
@muniizhamoha5314
@muniizhamoha5314 Жыл бұрын
😰😡
@danaheedkufilan4855
@danaheedkufilan4855 Жыл бұрын
Heestan horta waa hees aad u macaan. Aadna ani way igu wayntahay. Waayo heesaha noocan oo kale waxaan wada dhagaysanaa jacaylkayga oo la yidhaa khaalid zilva Oon is baranay 13/2/2017 Ilaa 2023 aan wada socono Markaan is baranay waxaan ahaa qof jacaylkaba aqoon. Hadase ixtiraamkaan u hayo khaalid ayaan ku bartay jacaylka qiimihisa Alle ha isku kaayo daayo Ali zilva waxaan modayey markaa zilva arkay inuu qoralkan zilvahaygii soo qoray😅😅
@libangarcad2038
@libangarcad2038 Жыл бұрын
Waya arag❤
@user-fh3mo3pt9c
@user-fh3mo3pt9c 11 ай бұрын
😢😢 wanka huma
@laylaali9203
@laylaali9203 10 ай бұрын
Alle haa isku kiin soo celsho haday macqul tahay wll 🎉
@suhaibahmed3589
@suhaibahmed3589 2 жыл бұрын
Heestan waxay jirtaa 9 sano, waxa la qaaday 2013. Maantana waa 16 January, 2022! Intaas oo sanadood hal mar kama niyadjabin. Waa hees laxan macan iyo erayo wacan lagu ladhay. Insha allah waan sii dhagaysan doonaa ilaa intaa noolahay.
@jaylaanimaxamed5457
@jaylaanimaxamed5457 2 жыл бұрын
Wlloh poskaaz dhn haziin quran kupdlo azaga kuzamirzinye hdaad wxtpnyze waa gapar mgc wil wdta❤️
@aliwehliye7153
@aliwehliye7153 2 жыл бұрын
Hhh aniga xitaa waa kula dawanyaa
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 2 жыл бұрын
🥺me too and we are the same age ✊🏾❤️‍🔥❤️guulayso ❤️
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 2 жыл бұрын
@k͟a͟d͟h͟a͟n͟ C͟a͟y͟s͟h͟a͟ 🤣🤣🤣🤣aan kaa calaacalee iga leexo yaray 🤣🤣🤣
@fadxinuura9223
@fadxinuura9223 2 жыл бұрын
Wll qur aan kubadalo sidas oo.dhan ha usiin.wakhti hees insha allah wixii khyrka eed rabto alle hakusiiyo
@CABDULAAHI_QARXIS
@CABDULAAHI_QARXIS 5 ай бұрын
10 sano kadib hadaad daawanaysid waad legend dhaaftaye like isku muuji👍😅😅
@LA-rs4ox
@LA-rs4ox 3 жыл бұрын
Barigaanu is baraney the love of my life 8 years ago, ayaan heestan jeclaa oo aan mar kasta dhageysan jirey. Hadaan heestan maqlo, waxa igu soo dhaca magaceedii, cod keedii, qosol keedii iyo farxadii aan helay markii ay iga aqbashey xidhiidh kii aan ka dalbadey. Imika waanu kala hadhney oo waanu kala hawleysanay, waanan ku faraxsanahay inaan experience aad u badan ka dhaxley xidhiidhkaas. Cid kasta oo is jecel ama hadda wada socota, hadaa kala hadhaan oo ay dhacdo in kastoo aanan rabin in cidna marto xanuunka hore balse ha moodina in aduun kii dhamaadey, waxaad samayn doontaa nolol aad uga qurux bada tii aad wayday. Anigaa soo maray oo garanaya.
@habiboshide1859
@habiboshide1859 2 жыл бұрын
Xanuunks aniga dareemay 9 sano buu maraya intason wali nolol na hyn kala harna hyn caku jcl dhab ah
@theunknownlover9691
@theunknownlover9691 2 жыл бұрын
@@habiboshide1859 walaal qaali waan kula daremayaa dadka dhawacmana waa kuwa nolosha dhabta ah ku nasan dooonaaa farxad iyo jacayl baan kuu rajeynaa walaal qaali. Madareemi karro naxariista uu dareemi lahaa wiiil aay gabadh ladhalaty maadama aaynan ila dhalan hadana qalbiga i damqaday markaan qormadaada aqriyay damiirkana waa isiiin waayya inan ku garab marro waxan kassoo salamaya fasal jamacadeed kaasoo kuyaala gobol dhaca inta u dhaxaysa Ankara iyo istanbul wadanka turkiga. Rabi farxad waarta ubad saalixa iyo mid aad ku dagto nolosha jacayl kugu siiyo rabi noloshaada haku abaal mariyo
@eshlahassan5899
@eshlahassan5899 2 жыл бұрын
wan so marey xanuunka wlhi oon modey dunidi ine dhamtey wan ka reystsy jaceyl cusub ba galey ilhey wxb weydiisnya inu kana ii ilaaliyo kwrn doqonimo maba naco jaceyl 😢
@hamdaabdi6559
@hamdaabdi6559 2 жыл бұрын
Haa lkn siwalba o.o ada nololkale udhisato xasusta ma ilawikartidid
@manahilhandulle9554
@manahilhandulle9554 2 жыл бұрын
😥😥
@filsanmahamoudali8929
@filsanmahamoudali8929 3 жыл бұрын
After 7years Ayan uu so noqday I ❤️ this song xasus bay i ledayhay... saka ay tarikhdu tahay 29/12/20 ayan xasustay heskan inti iga dambaysa like sara from Djibouti 🇩🇯
@mohamedxarrago6558
@mohamedxarrago6558 3 жыл бұрын
Jacaylku ma guuro, sidaa si lamida xusuustuna ma guurto
@munahilwa9490
@munahilwa9490 2 жыл бұрын
@Filsan Mahamoud. Aniga kagaa dambeyo 30/12/2021 kaliyaa Qof Jecel ayaa Garan kaaro
@KhadraOsmanKhadraOsman
@KhadraOsmanKhadraOsman 2 жыл бұрын
@@munahilwa9490 sanad dhan mrku kso wregy ayad timid 😹
@munahilwa9490
@munahilwa9490 2 жыл бұрын
@@KhadraOsmanKhadraOsman Haa Sanadkii Isla waqtiigiisi ayan Dawaday Xbbtii sidaaz ayan Udhafay fariinta wan Moday karee ilene
@fatuzhali297
@fatuzhali297 2 жыл бұрын
Wilkan Jeclhay wxan Partay 2020/9/27 wxan Aha midan aminsanen inay Ragu wax Jecldan dhamantodna yihin benalayan🥺💔zaz ban ka qabay lamana hadli jirin runti😢❤plse asaga wuxu inoqday mid inaxrista wxan helay jacyl anan wligay niyaysan rajan yeshaY wxana ogday inysan ragu wada Xumen lagana helayo asago kale aydo sas tahy hadana klosni bdn mrkas Kuma qabin gormu ka Tagyaa is oran jiray haday sas ahyd 2021/2/01 Ano kamaqan magldu jogay Ayan hestan dhagaystay misna swrdisa Io kuwayga isku geyay wxana kasemeyay cilp yar isla malinkas wxan ujeclday si xad Dhafa anan qof hore uguso jeclan ila hadana wa jeclhy marwlpanah waku ducaysta inu calafkeyga noqdo ma heli dono badalkisa qof naxristu utahy wehel yahye maslx adan raga kujeclhay ilhay hyka napd Tuso mrlapad 2022/6/01 inan is argno dadkeygow iguso duceya gesigan jecla 😢❤
@husseinhazzani1040
@husseinhazzani1040 2 жыл бұрын
Insha allh kuwi guleysda alle ha idinka dhigo wll aamiin qisadada jcyl xad dhaf ah ba ka dhadhansady guul insha allh...
@sucdicadey3465
@sucdicadey3465 2 жыл бұрын
Hawaaaro jcylkina 🥰🥰🥰🥰
@qalishire8119
@qalishire8119 2 жыл бұрын
Makulanten abyo
@Carfoon
@Carfoon 2 жыл бұрын
Hawaaro jcylkiina 🥰ma kulanteen hda abyo
@faraxyuusuf2860
@faraxyuusuf2860 2 жыл бұрын
In Isha Allah qali sister😍
@nasriin5340
@nasriin5340 3 жыл бұрын
Gadoon biladisa cishqigan igu baahay 🥀🥺 Hada 2021 wali dawaneysa heestan ismuuji✊🏾
@ladnamohamed9262
@ladnamohamed9262 2 жыл бұрын
Midkan boqrade dadkaba u bogow jaceylka ubeer ubax so baxa Sayid Ali ❤🥰Part of my life qofka I baray macnha jceylka waqti dhow inaan midowno aan rajynyno alle hayka daayo waxad tahay qof noloshayda ku wayn oon marnapa wanagisa halkan ann kuso koobi Karin I love you so much waxd ii tahay poqor aan lawada haysan ❤🌍❤
@abshirismaeel4970
@abshirismaeel4970 4 жыл бұрын
Ilahay amrkii heestan kama daalo Hadaan isku dookh nahay like dhac kusii Somalia 🇸🇴 🙌
@idilnour2448
@idilnour2448 4 жыл бұрын
Haaheey
@amiinabdirashiid3724
@amiinabdirashiid3724 5 жыл бұрын
Ayaa Ila dhagaysanayo 1/9/2019 ama waxii ka dabeeya like isku muujiya oo sidayda jclkiisii hora kusoo xasuustay imikana waxan jogaa Belgium ka oo xas ayaa KU qabaa cayaalna waan leeyahay lkn hastan waxan KU xasuustaa jclkaygii ugu horeeyey lkn wax walba waa qoraal io calaf
@niciimaaxmed9144
@niciimaaxmed9144 2 жыл бұрын
Heestan xasus tan ka xasusto waxa kamida anigo wiil 3sano xidhidh jacayel no dhexeyey ayaa Mar kaliya xidhidh kayagi dhamaday anigu wan jecla lkn waqtigu na kala geyey oon mudo laba sano anan ciid xidhidh danbe la sameen oo goan ka gadhay inan qof danbe inan waqti ku lumiin Ayaa wiil an izku gallas nahay ila primary gii io secondryga Ayaan Mar kaliya jacayel iso ban dhigty kadib waxn is dhafiyaba markan araky in run ka tahaay heestan haben iso diray jacaylka bogayga ber yaba ku naga hadu kugu bermo naftani bohol yowde busaylka qabta baxnaniid laheed intaan bajiyo barashada walalnimo jacayel uu badalo miyad iiga bin ilamada qubanaysa 🥰 anigo dhibka uu didaya xidhidh ki ka aqbally lkn wuxu ii noqday qof wax kasta ku ilabay wehel walalnimo io ku jacaylba iila garab tagnaa oo markasta dhibka iga ilali n jiry 🥰
@farxiyocusman9791
@farxiyocusman9791 2 жыл бұрын
Mansha Allah Alle ha isku kiin barakeyo 🥺🥰
@Nimconuurmohamed94Nimcuush
@Nimconuurmohamed94Nimcuush Жыл бұрын
M.a samiyee❤❤
@caashociise3916
@caashociise3916 Жыл бұрын
Hestan waxan dhageysanay nago jaceyl uqaday wil aan ilmo adeero nahnay isma dhahenin qof aa walaalotihin aan jaceyl uqade lkn wax kasto wey dhacan xalay ayu hestan iso diray inta ilaa dhageysaneyso 2023 ..waa idin salamay.....🥰
@ahmedjeebe7826
@ahmedjeebe7826 6 жыл бұрын
Xidiguhu MarKasaY Xidigo ahyeen war ma Beeenba 🤟🤟🤟🤟🤟
@ayanomar5452
@ayanomar5452 6 жыл бұрын
Ahmed Jeebe firings jjju
@mahadsheegaw2837
@mahadsheegaw2837 5 жыл бұрын
May
@kingsit6820
@kingsit6820 5 жыл бұрын
Maya
@amiinabdirashiid3724
@amiinabdirashiid3724 5 жыл бұрын
Mya zxp wlahi
@saydomer3493
@saydomer3493 4 жыл бұрын
Ahmed jeebe runtaa zhp
@abdifatahabdullah9360
@abdifatahabdullah9360 3 жыл бұрын
Jan-20-2021 ayaan fiirsanayaa anoo sariirtayda dul jiifa heestan oo xasuus igu leh. Waana maalin ku weyn shacabka reer maraykan oo Donald-Trump baa xilkii laga wareeriyey ❗️‼️
@mohameth_jozeph
@mohameth_jozeph 2 жыл бұрын
3- july- 2022 sunday 8 yrs later and still listening Markan oo kale gaaladu waxay tidhaahdaa " old is Gold. What a brilliant song ❤🥺
@dhooblowxirsi2047
@dhooblowxirsi2047 2 жыл бұрын
4th july monday
@sahruushmoha5540
@sahruushmoha5540 2 жыл бұрын
5 july🥺🥺 tuesday 2022
@khadiijohassan5542
@khadiijohassan5542 2 жыл бұрын
5 july-2022 tuesday😭 8 yrs later and still listening🥺
@sadrisiman4711
@sadrisiman4711 2 жыл бұрын
7 July 2022
@ayaanmohan8967
@ayaanmohan8967 2 жыл бұрын
Heestan qfkii iga danbeeya 2022 😁
@apdirahmaanpaapoco2116
@apdirahmaanpaapoco2116 2 жыл бұрын
Wakhti xaadirkan aan heesta dhagaysanyo.maxamed bk iyo cabdi hani ba.fankii way ka baxeen oo xagii diinta ayey u weecdeen.Nimcaan hilaac iyo hodan abdiraxmaan iyaga qudhoodu america ayay joogan oo weli waxay yihiin fanaanin aad loo jecel yahay ❤ Sidoo kale weriyada weyn ee nimco samriye waxay soo afmeertay shaqadii weriyenimo 🤚
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 2 жыл бұрын
Wax walba way is badaleen
@abdinasirguruuje5645
@abdinasirguruuje5645 2 жыл бұрын
waa run addunyada ayaa sidaas iska ah oo qof ba dantiisa ayaa cuslaynaysa
@nashaadnuura5421
@nashaadnuura5421 2 жыл бұрын
life's matter 😫💔😭
@apdyzhakour1448
@apdyzhakour1448 3 жыл бұрын
2021 steel watching 😂😂 Intii sidayda after 7 years dhagaysanaysa love dhac haduu 3m views gaadho iyo 16k like
@ramlaruun8476
@ramlaruun8476 3 жыл бұрын
😂🤣ani xitaa wali sugayaa
@musekhadir3888
@musekhadir3888 3 жыл бұрын
@@justhaveafunn3904 hhhhhhhhhh RIP English
@marishabdirahman288
@marishabdirahman288 2 жыл бұрын
😩😩😭 anigaa 20222😭🤣🤣🤣🎤😂😂😩😂
@ibrahina.k6103
@ibrahina.k6103 5 ай бұрын
10 years 🗿
@zakarieabdalle7158
@zakarieabdalle7158 5 жыл бұрын
29/8/2019 Waa hapeen soo galeyso khamiis heestan wxn kula caweynaya jceylkyga oon hada mudo bila wada socono. Love u bbe melissa😍😘
@melissabeerlulaofficiall5099
@melissabeerlulaofficiall5099 5 жыл бұрын
allaHa nagu garab galo xidhiidhkeena wxn rajeynaya inan ka midha dhalin doono xidhiidhkena❤👈 love u too bbe zaki
@nusaybaabdullahi4377
@nusaybaabdullahi4377 4 жыл бұрын
Alle ha iisu kiin daayo
@salma-simancoffe7394
@salma-simancoffe7394 4 жыл бұрын
Are you still together 😘🤔
@abdifatahali6431
@abdifatahali6431 4 жыл бұрын
Saqdhaxe maxa qabanaysan 😂😂😂
@zakarieabdalle7158
@zakarieabdalle7158 3 жыл бұрын
@@salma-simancoffe7394 yes we are🤗
@libangarcad2038
@libangarcad2038 Жыл бұрын
Waa habeen khamiisa 8 January 2023 waxaan diyaarinayay imtixaanka shahadiga ee dawlada waan kudaalay waxaan fadhiyaa banaanka guriga dayaxu waa cade jawiga naacwduna waa cajiib heestuna waa hees mug io miisaanba leh❤
@habibmohamed3476
@habibmohamed3476 2 жыл бұрын
2022/3/30 Habeen khamiis so galeyso Heestan wey itaabataa runtii ereyada itaabta waxa kamid ah intaan bajiyon barashada walalnimo walalnimo ee intaan bandhigon jaceyl u badalo miyaad iga bi,in iga bi,in ilmada bur qaneysaa waa hees aan qalbiga ka dareemo run ahaantii😭🥀🕊️❤️
@mssgaabo55
@mssgaabo55 Жыл бұрын
Hallow apwe cwa wa30/3/2023 😊❤ haben jimco so galyso soon nah 8 losomanyhy . Xlkeda WA sidee
@sagalabdi9128
@sagalabdi9128 5 жыл бұрын
Qof ilaa 2019 dhageysanayo hadu jiro sideydo kale like saar
@ahmedkafiakak6479
@ahmedkafiakak6479 4 жыл бұрын
ani 2019 September 6
@jacobdahir8601
@jacobdahir8601 4 жыл бұрын
@@ahmedkafiakak6479 detvarju
@jacobdahir8601
@jacobdahir8601 4 жыл бұрын
@@ahmedkafiakak6479 0
@rooromoo4201
@rooromoo4201 4 жыл бұрын
@mjfitfam5316
@mjfitfam5316 4 жыл бұрын
walahi wali wa ku xiranahay Hee sahan 🙏
@MohamedHassan-cp4ro
@MohamedHassan-cp4ro 4 жыл бұрын
2020 qofkii dawanayo like dhac ku siii🔥
@abdiwahabhassan6845
@abdiwahabhassan6845 3 жыл бұрын
Ml
@abdiwahabhassan6845
@abdiwahabhassan6845 3 жыл бұрын
Wertolloln ,
@abdiazizalisaprie6111
@abdiazizalisaprie6111 Жыл бұрын
Heestan waxan u diraY oo la wadaagaY gabar wllnimo isku baranaY 07/09/2021 nasiib wanaag waxee ehed qof qalbi leh diin io ixtiraam u dheertahy 💋waxeynu noqonY labo nolasha isku fahma o is dabeecad keeno alx manta neh taariiqda tahy 03/02/2023 waxaan wali ino socdo xariirkena jaceyl Insha allh waqti dhaw waxan rajeynaya hduu alle idmo ina nolasha kumidowno o xajiyadeyda xlsha noqoto Insha allh❤❤
@ayaancali5100
@ayaancali5100 Жыл бұрын
AlleH Ha idnka dhigoH Laba Nolosha macnkeda wada dhadhamiya wallayaaL
@aamina864
@aamina864 11 ай бұрын
Mad guursatay wllo hda🥰
@maryamoxasan2289
@maryamoxasan2289 9 ай бұрын
Manoqatay si aan nolosha u aamino jacylka🥺😭 abowe
@prettysusu8419
@prettysusu8419 8 ай бұрын
Ma is calfateen pro😢😢🎉🎉
@user-cd6el8zr2q
@user-cd6el8zr2q 8 күн бұрын
Ma is gursaten 2024 baa lagu jarahe😳😅
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 3 жыл бұрын
23 actobar 2021 ,intaa baajiyo barashada walaltinimo, hadaan bandhigo ubadalo jaceyl miyaa iga bi,in iga bi in ilmada burqanaysa, ❤😪 Heesta wakhtigan dhagaysan jirey 2015,qofkii aan jeclaa ban wali jeclahy, jaceylkana uma sheegan karo, jaceyl dhibtiis iyo xanuunkisa iima dhina 😪❤❤
@fatuzhali297
@fatuzhali297 2 жыл бұрын
🥺uzheego bwh laga yaba inad ku guleysatid Wan kugu dhirin Intan qofkle boskaga Gali adu buxi ❤
@kkk-rh7hz
@kkk-rh7hz 2 жыл бұрын
Midii i baday xumiga I bartay barkeyga lu shaay hooy lushaay jaceylka ubeer Ubax soo baxaa hodaney.💙 Caawa Soo galeeso habeen talaado ah Sacaduna tahay 1:26 am habeenimo saqdhaxe ah Taarikhduna tahay 15/2/2022 baan dhageesanooyaa inta iga dhanbeeso oo dhageesan donta 2022,2023,2024,205 hadaa ka mid noqoto liki iisaar by😂🙏
@quruxdumar9736
@quruxdumar9736 2 жыл бұрын
Wllhi ani wnba jeclhy hestan kama xiiso dhigo
@sumayosiman9810
@sumayosiman9810 Жыл бұрын
28/1/2023 😍Mnooshahy 😂
@israsagal1351
@israsagal1351 Жыл бұрын
At 2023🤣🤣
@minhajyare7391
@minhajyare7391 Жыл бұрын
2023
@azuzhaji5929
@azuzhaji5929 2 жыл бұрын
Jacayl dhabi markuu kugu dhaco aad bay u adagtay inaad ilawdo jcylkaz xuzuuztiisa iyo warkiisaba hada sanadka aan ku jiraa 27/08/2021 jcylkygii iigu horeeyayna wxuu ahaa 2010 cyaalnimo anoo arday malcaamadeed ah waliba da'dayduna ay 10 jir uun ahyd hadana waloW aanu kala hadhany ilaa hada xuzuuuziHiii aanu izla soo marnay iyo magaceedii oo sadexxan wali waan Hayaa meek ay dunida kaga nooshayNa ma aqaaaan markaa jacaylku waa dunida labaad qofouu haduu laba duniyood galana wa hawl kale 😘🥰🥰🥰🥰
@yahyejamaal5194
@yahyejamaal5194 7 ай бұрын
who here lisening 2024 like me😂😅
@user-lh5yr8os1g
@user-lh5yr8os1g 2 ай бұрын
Today😂
@XaredAliofficial
@XaredAliofficial 2 ай бұрын
Ich bin am 0.8.6.2024 hier😂😂😂
@SalaadAxmed45
@SalaadAxmed45 Ай бұрын
Me ❤ 10 /6/2024
@najibhassan7018
@najibhassan7018 2 жыл бұрын
Xidigaha geeska 2bada legend aan ka taagero bey ahaayen runti 🥰💥 inta ila midka ah oo ku raaxesta sootag ☝✌
@farxiyoc.qaadir7577
@farxiyoc.qaadir7577 4 жыл бұрын
Hadaad dhagesaneso 2020 fadlan like igu qabonooooooo 😍 waligey likemahelin 😂
@kamaalmohamedali3925
@kamaalmohamedali3925 4 жыл бұрын
Wll ajar miyaad ku helayza 🙄🙄
@faizaabdi5571
@faizaabdi5571 4 жыл бұрын
Hadan dhageysanayaa 8:21 am
@alikeyse9012
@alikeyse9012 4 жыл бұрын
Hadana ayaan dhegeystey
@hassanabdilaahi9668
@hassanabdilaahi9668 4 жыл бұрын
@@alikeyse9012 hadan dhagesanaya be
@suhaibduco4496
@suhaibduco4496 4 жыл бұрын
hmmm👍👍👍👍👍👍
@ayaanhimilo6214
@ayaanhimilo6214 3 жыл бұрын
Heestaan wxan soo buuqday 18/9/2020 Sida aan ogahay ama aan dareemayo Qof ii dhaw ayaan jeclaaday umana sheegan karo inta iga danbaysa iso duceeya inuu ilaahay umuuraha ii sahlo
@salmoamiisha4853
@salmoamiisha4853 3 жыл бұрын
Ma usheegatay abayo
@salmoamiisha4853
@salmoamiisha4853 3 жыл бұрын
Hadii aadan wali u sheegan waxaan kugula talinlahaa marka hore iska hubi inuu qof jecel yahay hadii kale oo aad ku ogtahay inuusan qofna jeclayn u sheego hada before it's too late
@khadrayusuf32
@khadrayusuf32 6 ай бұрын
Adba usalamaya kuwa nasiibka badan ee isku helay jacaylka iyo saxiibtinimo❤️ galab khamis tarikhada ku beegantahay 25 January 2024 6:11 pm
@khalidfantastic
@khalidfantastic 5 ай бұрын
Rabbigay ku maamuuz❤
@abdifatahxaydarvic4694
@abdifatahxaydarvic4694 2 жыл бұрын
Headphones 🎧 High volumes🎛 Broken heart 💔 Remember old memories😞 Closed eyes 👀 Tears on my eyes😭 2022/3/27
@amizhmoha5276
@amizhmoha5276 2 жыл бұрын
Sorry pro😭💔 allaah qalbiga hakuu qaboojiyo
@abdiaziz9641
@abdiaziz9641 2 жыл бұрын
@@amizhmoha5276 wax la qabo ninka🤣
@relaxed4sleep44
@relaxed4sleep44 2 жыл бұрын
@@amizhmoha5276 yarey ninka wax laqabo 😂😂
@relaxed4sleep44
@relaxed4sleep44 2 жыл бұрын
@@amizhmoha5276 yarey ninka wax laqabo 😂😂
@amizhmoha5276
@amizhmoha5276 2 жыл бұрын
@@abdiaziz9641 🤣🤣🤣 anaaba teyda uyaaban ma is tiri
@farhiamoha3162
@farhiamoha3162 4 жыл бұрын
2020 hduu jiro qof dhageysanaya like
@kamlaofficial5343
@kamlaofficial5343 5 жыл бұрын
Hadad dhageysaneyso 2019 like kuqabo an aragno inta dhageysaneso weli
@HassanMohamed-ov6oy
@HassanMohamed-ov6oy 5 жыл бұрын
☝️🙏🙏
@adrisabess1885
@adrisabess1885 5 жыл бұрын
Queen Of Somalia.
@munayusuf7525
@munayusuf7525 5 жыл бұрын
Aw
@abdifataahabdilaahi5273
@abdifataahabdilaahi5273 5 жыл бұрын
21April 2019
@maryandiiriye1055
@maryandiiriye1055 5 жыл бұрын
Kana maguursan rabtaa waa yaabe
@abdirabii
@abdirabii 2 жыл бұрын
Habeen khamiis so galeyso 12 January 2022 saacadu 1:11 weeyaan , heesaha qaar xasuuso badan ayaa kuso hor maraya iyo maalmo Aad u qurux badnaa ❤️ qadhaadhaa ayaamuhu qurux badnaa xasuusuhu ❌ I wish life will be easy with all of us intuu wakhtigu ka adag yahay…. I’ll be back after some years xaalku siduu noqdo dareen ka caawa ku qorayo wan xasuusnaan doona ☺️
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 2 жыл бұрын
Everything will be as we want😥🥺
@hondiizosman9729
@hondiizosman9729 2 жыл бұрын
Hada see daremosaa wllo
@abdihafidhadliye2149
@abdihafidhadliye2149 Жыл бұрын
Haye just
@sundus_mukhtar
@sundus_mukhtar 10 ай бұрын
Heestan wxn dhagaysanaya anigoo jacayl u qaaday wiil aan ilmo abti nahay isma lahayn wiil walaalkaaya ayaad jeclanaysa lkn wax kaste waa qadarta alle Isagana wuu ogyhy inaan jeclhy lkn ze ma garanayo inuu i jecelyhy isagu mana u sheegan karo sicad mxn sameya 😢 Thu/21/9/2023💔🥺
@saidabdi73
@saidabdi73 10 ай бұрын
Dee comment ayu akhrin dona 😂😅
@sundus_mukhtar
@sundus_mukhtar 8 ай бұрын
​@@saidabdi73 hadda wn nacay alx commentigana wn deledayaa😂😂
@nahlaqueen111
@nahlaqueen111 4 жыл бұрын
2020 yaa daawanayo😥😥
@user-fi1mn3vd6x
@user-fi1mn3vd6x 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭❤️❤️❤️☝️☝️
@ahmedhassan-vo1uu
@ahmedhassan-vo1uu 3 жыл бұрын
Anaa daawanaya Habeen Wednesday Taariikh 08/04/2021 Time: 12:00 am Intii aan qoraalka waday ayuu waqtigii isbadalay minute ayaa ka dhinaa Magaaladii RAGGA
@iftinburhaan1779
@iftinburhaan1779 3 ай бұрын
2024😭✋
@xafsaqurux3305
@xafsaqurux3305 Жыл бұрын
1/1/2023 ayaan dhagaysanaayaa heestaan weliba 1:36 habeenimo waxaan dib uhishiinay ina adeerkey oo aaad ii jcl oo aan aniga xumeeyay Isku dhaceeni kdb waan uxiisy waana udarsaday hada caawa waan isku ooynay waana isi saamaxnay Ilaahow sanadkaan curtay anagoo 3 ah na gaasriii
@ifraaxyuusuf2827
@ifraaxyuusuf2827 Жыл бұрын
Anaa kula daawanaayo 1/1/2023 xasuus baan usoo aday ana
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 жыл бұрын
Aduun waa intaan Hodan laguursan bal maan waagaas guursado from Canada 🇨🇦
@dadsgirl721
@dadsgirl721 2 жыл бұрын
Heestan xusuus igu ledahay mid ba sxiibo aheen mudo dheer malintii dambo ba jacyl galy iga xishoonaaye kadib iso diray 2020 July 12 markaas igu yiri so faham iguso warceli dhageeystay kadib ku iri ma fhmin😅 kadib bu toos iigu sheegay in rabo in xiriir yeelano sidi ba 2sano xiriir ku laheeen but now every thing is finsh💔💔 wa kuso xasuusan doona heestan waligiis I wish him good life Midka boqrade dadkaba ubogo jacylka ubeer ubax soobaxa jacylka ubeeer 🥀💔
@asiye717
@asiye717 5 жыл бұрын
yaa ila dawanyo intay *Hodan* *mursal* GuursatY ✌✌✌ *Hodan* *io* *nimcaan* 💯❤
@suliemanabdiazizabdullahi1413
@suliemanabdiazizabdullahi1413 5 жыл бұрын
Inta aaminsan nimcaan inuu yahay fananka ugu codka mcn fanaaninta liketa😎
@abdiladiifhassan4515
@abdiladiifhassan4515 5 жыл бұрын
Kugu raacsanay zxp
@farhiyoali1904
@farhiyoali1904 5 жыл бұрын
Sulieman Al Aziiz yes
@shamsutdore5169
@shamsutdore5169 5 жыл бұрын
100% best voice ever!!!
@ramlaabdinoor3983
@ramlaabdinoor3983 5 жыл бұрын
Kugu raacsnhy
@muutocalimuuto1093
@muutocalimuuto1093 5 жыл бұрын
hoda nimcaan hilaac aadban ujclahy zxp heesahaaga
@hamzedeak1939
@hamzedeak1939 Жыл бұрын
Dadka badankoodu wa broken heart 💔 lkn anu wan ka duwanahayy anon waligay xidhiidh jacayal samayan Ayan ahadana heestan aad U jeclahay 🥵🇸🇴🧡
@saynabmahamud7354
@saynabmahamud7354 Жыл бұрын
Mashaallah
@mukhtarali8641
@mukhtarali8641 Жыл бұрын
Cajip baa tahay runti gul ban Ku rajenaya sidokake wlhi sxpkega qaliga 💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴 29 Dec
@cksaxiibkiis1389
@cksaxiibkiis1389 3 жыл бұрын
Heestan waa heestan shpdy isku baranay intan u Qoray Hadaan barashada walaalnimo jacayl u badelno ka wrn ayy igu Tidhi waa si wcan soo dhawooow markaa hesaha wan ka jecelahy
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 5 жыл бұрын
Barnamijkn wxa ku xzuuzta hdn sool iyo sanag tagy hobeeya 😭 My origin my soul😍😃
@abdirisaaqali783
@abdirisaaqali783 3 жыл бұрын
Viva sool
@ahmedkhayr7534
@ahmedkhayr7534 5 жыл бұрын
2019? Heestan Markaan Dhagysto Waxaan Soo Xasuustaa Ayaaan Aaan Miyi Jiray Baaan Iska Dhagysan Jiray 😀😀😀😀
@hassanaqyaar5170
@hassanaqyaar5170 5 жыл бұрын
Ader miyigag iskagag laabo wan ogahy arigagii baa abaar kaa laysay. Nocago kale aqna
@safiyamaxamed5082
@safiyamaxamed5082 5 жыл бұрын
Ku sali
@safiyamaxamed5082
@safiyamaxamed5082 5 жыл бұрын
Nabiga maxamef
@wiilsomaliyed5257
@wiilsomaliyed5257 5 жыл бұрын
@@hassanaqyaar5170 🤣🤣🤣
@hiboheenahiboheena3692
@hiboheenahiboheena3692 4 жыл бұрын
M.a xamarkan jab lagaba dhefayo
@faatimahassnshire897
@faatimahassnshire897 2 жыл бұрын
After 8 years 2022 march Ban dhagysana gold voice two legends🙌🤟
@Nyctophile.3
@Nyctophile.3 2 жыл бұрын
Sidookale kula mid baan nahay: Midii badee xubbigee bartaay Beerkeeyga lushaay..... 🥺
@Wasiirka98
@Wasiirka98 2 жыл бұрын
Wakhtigu muxuu cararayaa bari dhow qaraami ahaan baa loo dhageysan doonaa,
@rahomahamed4527
@rahomahamed4527 2 жыл бұрын
ax yaa hees😥😥
@rahomahamed4527
@rahomahamed4527 2 жыл бұрын
ubaxa ubeer
@rahomahamed4527
@rahomahamed4527 2 жыл бұрын
2019 ilaa iyo 2022 waa dhagaystaa jecylka ubeer ubax soobaca
@abdiironan1417
@abdiironan1417 2 жыл бұрын
Nimcan hillac one of my favorite musician I can't get tired of listening your songs 💕💕
@kharqali8989
@kharqali8989 2 жыл бұрын
Like me 🥰
@magicnim6113
@magicnim6113 5 жыл бұрын
Waxay ka dhamaan laayihin 2019 2018 like I saara .. adeer anagu waxn u nimad si heeska macankisa u dhagaysano
@abdiladiifmaxedyey3136
@abdiladiifmaxedyey3136 4 жыл бұрын
waa runta aad iyo aad
@hafsa147
@hafsa147 4 жыл бұрын
After 7 years who is watching this 😗😗 like me 😅😅
@rollen2128
@rollen2128 3 жыл бұрын
Abdihani iyo hodan ❤️❤️
@Hansamemedia1
@Hansamemedia1 3 жыл бұрын
Ma baajinaaa barashada walaalnimo
@fadkamedia4856
@fadkamedia4856 3 жыл бұрын
me after 7 days dawanaya
@mahaatiirosman3111
@mahaatiirosman3111 3 жыл бұрын
@@rollen2128 pqqqpqpppqpqppqpppqpqqpqppqpqppppqpppppqqqpqpqpqpq~pppppppp~pppppqppqppqpqppqqpppqpppqpq~pqqppppppppppppppqppppqqpq~pqpqqppppqppppppppqq~qppp~pppqpqppqpq
@tasminahmed6597
@tasminahmed6597 3 жыл бұрын
@@Hansamemedia1 oki99ooo9ñ
@varixazaed5557
@varixazaed5557 2 жыл бұрын
Habeenkii u waraysigaasi ka socday hctv wan hor fadhiyay waxan layaabay inay ahayd 8 years kahor waqtigu wu cararayaa ilahay khaatumada khayr haynogu khatimo😔🌻🌼
@Afisa543
@Afisa543 Жыл бұрын
Amiin wllo😢🤲
@sheikhabdiqanisheikh7439
@sheikhabdiqanisheikh7439 6 ай бұрын
Who is lisening in 2024🎉
@akhiphult
@akhiphult 6 ай бұрын
Shiikhow😂
@AyaannaAbdullahi-bs1ty
@AyaannaAbdullahi-bs1ty 5 ай бұрын
Me❤❤❤
@Abdiqaniahmedadbi
@Abdiqaniahmedadbi 5 ай бұрын
Shiikha maxa ka xanaajiyy😂
@AcAhmett
@AcAhmett 5 ай бұрын
Me 😂
@user-pi8qc7zs6s
@user-pi8qc7zs6s 5 ай бұрын
Adhiga
@nafhussein3803
@nafhussein3803 4 жыл бұрын
Hestan kaam daalo ax jacelka xumaaaa like isaaro intiii dhagesanayso2020❤️🙏🏽
@dirirofficial1781
@dirirofficial1781 3 жыл бұрын
Ogow like waanku saare suuqa hi iga soo dheh
@ifraaxifkanolasha9317
@ifraaxifkanolasha9317 4 жыл бұрын
intii murug iyo qalbi jab ku dawaneysa 2020 like saara 😭😭
@zaakirsomali1
@zaakirsomali1 Жыл бұрын
Maalin ciida 21 April 2023 still listening 🎶 ❤😢 zaakir hasan nour and mustafe xuseen diiriye iyo azxaab kale
@youngzidci4062
@youngzidci4062 Жыл бұрын
Same baynu nahy miyaad ku mirqaamaysay hestan cawa legendow
@Gulletibrahim-vg3tz
@Gulletibrahim-vg3tz 6 ай бұрын
Xasus wllhi heestaN gawar sxibtinimo naga dhaxeyso ayaa jecladay ayada nah zdkle jaceyl dhaab iiqadaay lawadena jaceyl izkuqadnay balse nasib xuumo anii Qaaab aaN ugu shegto ayaaN garaani wayeey aneka nah zedokale zedokale balse nasib xuumo gawada marki daambo ayaa iisheegataay jaceylka hadaa waaa izlasocona jaceyl dhaab kaalay izka araag hadaaa xaleyto xooga izyar gaafnaay inshallah lawade qof jaceylkodi guleystay illhy hanadhiigo. heestaN intaaa 2024 dawaneyso like iisaraa
@istarabdinaaser1239
@istarabdinaaser1239 2 ай бұрын
Guleysata❤
@muniracadey440
@muniracadey440 4 жыл бұрын
My 2 favourite singers, ,masha allah, labadabo ilahey baa cod siiyey, very underrated, they are better than most somali singers
@hilalomar8733
@hilalomar8733 4 жыл бұрын
cmon they're not underrated. they are two of the most popular one along with Geenyo BK Fiska Mursal and many more.
@Ayni88
@Ayni88 3 жыл бұрын
They’re not underrated, they’re one of the most popular singers in Somali community.
@foosaqbal163
@foosaqbal163 2 жыл бұрын
🧛
@najmanuura5473
@najmanuura5473 3 жыл бұрын
2018 heesta ani iyo odeyga ayaa Wada dheysan jirney😰 lkn calafkii ayaa halkaa ku dhamaadey 😰 wanaagii oo qof ah ayuu ahaa wllhi lkn calaf uma yeelan😢😓😥💔🤦‍♀️ NololTa u sareysa ayaanku rajeynayaa xaajigaygii horow🥰🤲 Hada yaa ila dhageysanaya 2021 February 2 🥰 12:50 am Tue
@ZuHaYP_t0mLY
@ZuHaYP_t0mLY 2 жыл бұрын
Who stil listening in 2022 😢❤💔 Mida kle marka heesta dhagysanaysid indhaha isku qabo waxaad dareentana hoos igula wadaag 🥰🥰❤
@dhowrzankaztaro4735
@dhowrzankaztaro4735 Жыл бұрын
Waxba madareemin😂
@ayanlekhader-dn6kg
@ayanlekhader-dn6kg Жыл бұрын
Qalbigii ilinta qarsoon qubayay qisadiisii waa guu ihayay baan heestan erayadeeda dareenka le dhagaysan jiray 2019 xasuusuhu waa wehel maguurta
@ayanlekhader-dn6kg
@ayanlekhader-dn6kg Жыл бұрын
😭
@ayanlekhader-dn6kg
@ayanlekhader-dn6kg Жыл бұрын
😭
@abdikaadirpooska8243
@abdikaadirpooska8243 4 жыл бұрын
heestaan kama daalo ilahey amarkisa wixi ilmid ah like ha ila dhafin hada dhageysanyaa 🤣🙏
@goobe1272
@goobe1272 3 жыл бұрын
W
@saedahmed2610
@saedahmed2610 5 жыл бұрын
Birigaay so baxaday waxan kusi socodaay gabiley oo inantaan birigaa an jeclaa ilaa socotay oo an dhageesanayni heestaa oo imkaa ay xaskayga noqotaay💐❤💚 marka waa xasuus qaliya
@tagsantayasiir1691
@tagsantayasiir1691 5 жыл бұрын
Mashallaah Allaha idin barakeeyo
@umalkhayrabdirahman263
@umalkhayrabdirahman263 2 жыл бұрын
Heestan waxan ku xasusta wqti anoo broken ah inn an wllo ilahay ahayd oo dareen ii qabay iso ban dhigto jacaylkiza Ana an awoodi wayey inn mrkle iskudayo sppto ah xidhiidh horaa iga burburey innkina wxn kacodzadey wllnimada inuu noogu daayo maalmo kdip ayaan dareemey inu dhap ijecelyhy Ann rpo mrkaz Ayan wyey si an ugu bam dhigo San heestan status ka soo dhigey Intaan baajiyo barashada wllnimo hadaan bandhigon jaceyl ubadalo miyad igabiin ilmada burqanayza🥺 Inta kdip na replay gii uu izoo galay ayaba kubilawney xidhiidh qurux badan hadana waku jira I.a Alle calaf ha isugu kayo daro🥰
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 2 жыл бұрын
🥺🥺oh Masha allah tabarakallah abaayo allah calaf hakuugu daro hada iiwaran
@amalmahad6151
@amalmahad6151 2 жыл бұрын
Legend tahy wlh
@hodan8655
@hodan8655 2 жыл бұрын
Wow💕
@nimcodow1230
@nimcodow1230 2 жыл бұрын
Hay manshalh alle ha isku kiindaayo
@sucdicadey3465
@sucdicadey3465 2 жыл бұрын
Jacylkiina guul alle hka dhigo wllo
@dhaqaneyare5144
@dhaqaneyare5144 3 жыл бұрын
Heestaan Qofkii iga danbeeyo dhagysanyo june 2021 hbn khamis ah like ha ila dhaafin
@sulthanm4701
@sulthanm4701 4 жыл бұрын
The best singer of this decade🌹👏🏼2010 to 2020 Nimcaan Hilaac🔥👏🏼
@azuzhaji5929
@azuzhaji5929 2 жыл бұрын
Zhp al fanaan nimcan cabdiraHman Hilaac waankula taageera balse taariikhdaa halkaa kaa qaldan 2010 fnaan ba mu ahyn 2013 bu so bxy ok thank you.
@munahasan3139
@munahasan3139 Жыл бұрын
Ss
@munahasan3139
@munahasan3139 Жыл бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊 PPP 😊😊😊😊😊😊
@dhuubanema1126
@dhuubanema1126 3 жыл бұрын
Heestaan qofki iga dameeyay 2021 like ha ila dhaafin
@anisomaxamed9348
@anisomaxamed9348 3 жыл бұрын
🤣🤣
@ROONETV
@ROONETV 2 жыл бұрын
Still am listening this song Best song ever I watch Old is gold nimcan and Hodan.🧡
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 Жыл бұрын
the baste of hees
@Demond903
@Demond903 9 ай бұрын
Happy nio Year 2024 Hadaad Heestan dhegaysanyso Walina Single tahay alle Hakuu RaxriisTo😢😂❤ love igu sii dhaaf Huno🙏
@Apdalla170
@Apdalla170 9 ай бұрын
Love you ❤😢
@Apdalla170
@Apdalla170 9 ай бұрын
Happy New year 💔😢
@Demond903
@Demond903 9 ай бұрын
Welcome 🤗
@Apdalla170
@Apdalla170 9 ай бұрын
Farxad ku nolow sanadka cusub😊
@mr.abdisalamibrahim
@mr.abdisalamibrahim 4 жыл бұрын
Intaan baajiyo barashada walaalnimo intaan bandhigo jcl miyaad iga bi'in ilmahada burqaneysa. Page-kaas wu u hoos geliyay wey na yara xishootay asey qosol dhac la dhahday Waa hees dhalantaali macaan badan 🎧❤
@abdiyare6338
@abdiyare6338 2 жыл бұрын
Kk
@yussufmohamed6365
@yussufmohamed6365 2 жыл бұрын
Hhh
@khadarmediavlogs7321
@khadarmediavlogs7321 5 жыл бұрын
Heestan qofkii ugu danbeeyay ee 1m gaadhsiiyay ahaY waaku faraxsnay
@mariakalgacal7398
@mariakalgacal7398 Жыл бұрын
Old is golden what a song wow 27-4-2023 😢❤
@farxaankhaliifxasan7557
@farxaankhaliifxasan7557 11 ай бұрын
Me 27/8/2023❤😊
@mohand17
@mohand17 11 ай бұрын
23/9/7😢❤
@munamuusecismaan404
@munamuusecismaan404 10 ай бұрын
14/9/2023😢❤
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 2 жыл бұрын
I still listen to my two legends Boqorka 5ta somali and Boqorada 5ta somali Nimcan And Hodan❤🥰
@ladancabdulahi4452
@ladancabdulahi4452 2 жыл бұрын
Heestaan wan jeclahay mar walbo wan dhageystaa manta waxan rabaa wiil aan wllnimo isku baranay inan uqoro oo jaceylka uqabo ubandhigto Wana ka xishoona🙈weligey qof xariir manan ubandhigan waliso ban dhiga jiray oo kaliya lkn Ana bandhiganaayo waxan rajeynaa inuu sida qalbigeyga rabo igu soo jawaabi doono I.a 🥺🤲❤ manta waa maalin Arbaco ah Tariikhduna waa Bisha: 6/8/2022 🤲🤲❤
@idilabdi5569
@idilabdi5569 2 жыл бұрын
Guul ban ku rajenaya xbbti isku day inad ka miro dhaliso ban ku rajen ❤️❤️
@xikmaabdulaahi380
@xikmaabdulaahi380 2 жыл бұрын
Hyh ma lgaa aqbaly payo
@xikmaabdulaahi380
@xikmaabdulaahi380 2 жыл бұрын
@Xalima Omar 😂😂😂
@ladancabdulahi4452
@ladancabdulahi4452 2 жыл бұрын
@@xikmaabdulaahi380 maya Waxuu igu dhahay hada waxas uma so jeedo lkn marka uso jeesto waa diyr ee maxa igula talin lahedeen 🥺❤
@naimamahad3242
@naimamahad3242 2 жыл бұрын
@@ladancabdulahi4452 anigaba wiil wllnimo isku baranay xiriir u bandhigtey wan adkesan waye jecelkan u qawo lakiin wuxu igu yiri uma soo jeedo waxan ku dhahy haye wllnimada ha waarto 🥺💔
@abdirahmanabtidoon3426
@abdirahmanabtidoon3426 4 жыл бұрын
Shan sano ka hor ayay ahayd heestani hada o ay tahay sanadka cusub e 2020wali waxy i ledahay xisa gar ah
@ramosmavio1536
@ramosmavio1536 4 жыл бұрын
Wlhy peen maadan sheegin lkn like raadisaa thy kikiki
@rakuubtube4158
@rakuubtube4158 4 жыл бұрын
@@ramosmavio1536 ma dareentey
@rakuubtube4158
@rakuubtube4158 4 жыл бұрын
Waa 7sano kahor walal
@abdirahmanabtidoon3426
@abdirahmanabtidoon3426 4 жыл бұрын
@@ramosmavio1536 like isaara cidna man ba odhan ee xaged ilaga qaday sxow 😆😆
@garsamemedia6054
@garsamemedia6054 3 жыл бұрын
Waaaw
@gulleidmahad8397
@gulleidmahad8397 2 жыл бұрын
21 4 2022 ayaan dhagaysanyaaa anigu ku sugan magalada fanka ee hargeisa gabadhii xidhiidhku naga dhaxeeyeyna wakhtigu nakala fogeeyey oo midday meel ku tuurtay jacaylku macaana marka la isku kalsoonyahay
@abdikadirothmen.9822
@abdikadirothmen.9822 2 жыл бұрын
Wale wa legend qofkii daawanaya 2022-2023 Caadi ma tihid libaax ama libaaxad. ❤😍
@osmansaid6938
@osmansaid6938 5 жыл бұрын
Hodan and Nimacan we all love you from Hargysa Best artist.
@dreamsports3694
@dreamsports3694 4 жыл бұрын
2020 inta dhagesaneeso like isaara
@hanixasan5467
@hanixasan5467 Жыл бұрын
Yaa ila dhagysanaya 2023 jah heestan kama xiso dhaco marwlbo shaqo qabanaya iguso dhacda🥰❤gudon biladisa boqorki inaderky ahayo😭😢9/7/2023
@hanixasan5467
@hanixasan5467 11 ай бұрын
Isla anigi 7/9_2023 cajib taarikh isku began
@mahatkassim415
@mahatkassim415 5 ай бұрын
Still lisening 2024 ya ila mida old is gold❤😢
@sowdaosmanmahamud580
@sowdaosmanmahamud580 3 жыл бұрын
Bartaa qalbigeyga xubiga baradiisa ayan ku dajiye adkee adiguna balanta❤🥰
@ahmadabdek7683
@ahmadabdek7683 5 жыл бұрын
12.1.2019 cida dawaneysa Likes sar qoralkan sidan uu ogado ina iga danbeysa ama umadu uu aragto iney itasi ka danbeyen tarikhdaa✌✌✌✌✌
@hamdahamda5779
@hamdahamda5779 2 жыл бұрын
3/7/2022 qof baan niyada ku hayaa isgu jacal Iso ban dhigtay lkn anih weli ma ka aqbalin cabsi awgeeda heestan Markaan dhegaysanayo isga niyeysanayaa inaa waayo waaka cabsanayaa inan xidhidh la sameeyona sidoo kale
@azizmoha4061
@azizmoha4061 2 жыл бұрын
After 8 years ❤️ 20 July 2022 ayaan dhageysanayah hestan anoo jooga casimada umada somaliyed ee Mogadishu cadey, old is gold with two legends cod dahab hodan iyo nimcaan 📌👋 Reply hadaa iga danbeyso oo dhagysanysid
@mssdimple925
@mssdimple925 2 жыл бұрын
Waa I kan😂😂
@nechmanour8622
@nechmanour8622 4 жыл бұрын
Inta aminsan iney hodan tahy Poqorada codka like saara👍❤
@wllazmaroffical1352
@wllazmaroffical1352 4 жыл бұрын
Qofkii iga dambeeya 2020 Like zar 😍😍😍 Nimcaan hilac and hodon
@carfoonofficial9416
@carfoonofficial9416 2 жыл бұрын
Hestan erayada mcn leh hda dib uso boqatay 2022 you are legend😘 Like ta ha ila ag marin✋
@shakurAbdullh-yi7oc
@shakurAbdullh-yi7oc Жыл бұрын
Heest xasuus gaar ah iledahy gbdh aan daris ahyn ila caruurnima deyna ayaan wadagi jirnay intaan baajiyo barashada wllnimo agu dampeyn wn ku guleysanay wllnimadii io caruur nimadii in aan nolol ubadalno mantana waa xaskyg jcelk ha waaro ha guleysto♥️✅
@aaminoahmed9654
@aaminoahmed9654 6 ай бұрын
M.a barakooba idan Alle😢❤❤
@wiilkriyadh9771
@wiilkriyadh9771 3 жыл бұрын
Kam daalo hestan Nimcaan hilaac and hodan abdirahman dhere xusuus wye wlhi hestan 2013 il HD ayaan dhageyst like my pro my sis
@empiregirl5033
@empiregirl5033 6 жыл бұрын
midkaan 👑boqradee dadkaba ubog0w jaceylka❤ ubeer🌷 ubax soo baxa *dffrkeyga* ☝
@mariamaaadamali1183
@mariamaaadamali1183 4 жыл бұрын
Dfrkaga hhhhhhhhh
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 6 күн бұрын
Heesta qofkii dhageesanaya iga danbeeya 2024 / 2025 like 👍haila dhaafin😢😢😢😢
@umumarwan
@umumarwan 2 жыл бұрын
Miyu jira qof dawanayo 6/5/2022
Heesti Wabi Jacayl BY Nimcaan Hilaac & Yurub Geenyo
7:19
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,2 МЛН
Nimcaan Hilaac & Idil Barkhad (ADAAN KUGU DUCAYSTA) 2014
7:53
SomaliNewMusic
Рет қаралды 10 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
Heesti Habkusoodheh Jacaylka By Max'ed Ciro & Hodan C Raxmaan
10:52
Horn Cable Tv
Рет қаралды 351 М.
Mililico By Abdifatah Yare & Ikraan Caraale
5:29
Mattaanaha
Рет қаралды 10 МЛН
Hodan Cabraxdiraxmaan iyo Mursal Muuse (DHAXDIN)
6:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,5 МЛН
NIMCAAN HILAAC ft HAMDA QUEEN Live SAGOOTIS | HD
6:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 13 МЛН
MURSAL MUUSE IYO YURUB GEENYO HEESTA SURBACAAD
7:45
Robleh Mohamed
Рет қаралды 1,9 МЛН
LAFOOLE IYO NAJMA NASHAAD 2023 | DAREENKII IGUBI JIRAY | HEES CUSUB
5:38
DAREEN MILICSIGA MURSAL IYO HODAN BOORAMA LIVE SHOW  2018 HD
9:05
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН