LAFOOLE IYO NAJMA NASHAAD 2023 | DAREENKII IGUBI JIRAY | HEES CUSUB

  Рет қаралды 4,487,985

Mattan Pro

Mattan Pro

Жыл бұрын

Thank you for watching !!!

Пікірлер: 768
@mohaqani5630
@mohaqani5630 Жыл бұрын
heestan marklon mustaqbl wcn sameyo hadu ilhy idmo wan so bqon dona🔐❤️ 29/11/2022 hada iga danbayso plz liyk isar
@qadromohamed
@qadromohamed Жыл бұрын
Insha Alleh wad gareysaa waxd ka rabtay niyada abyo qalpiga qeyr usheek🥲💔
@mohaqani5630
@mohaqani5630 Жыл бұрын
@@qadromohamed tankis my sisitar
@sacdiyomukhtar9286
@sacdiyomukhtar9286 Жыл бұрын
pmgnk8ooo
@sacdiyomukhtar9286
@sacdiyomukhtar9286 Жыл бұрын
@@qadromohamed 0pkp
@kafiyaugass5637
@kafiyaugass5637 Жыл бұрын
Insha Allah
@umucuday5862
@umucuday5862 Жыл бұрын
Quranka ha lagu dadaalo wllo hada quranka jacayshay like dhac ku sii
@bajacolow9135
@bajacolow9135 Жыл бұрын
Ilaah ka baq like ha ku raadin Hana bahdilin quraanka iyo rasuulka csw please qoom faro badan oo adoo gale waan argaa maalin walbo lakiin adigaa nasiib u helay inan ka celsho dhaqanka cusu I ee diint laku bahdilo sorry hadaa qalad u fahamtay
@machealhamton8218
@machealhamton8218 Жыл бұрын
Ana kuwasa... quraan likes lagu raadsanayo ..
@Mustafe_Mohamed_Cabdi
@Mustafe_Mohamed_Cabdi Жыл бұрын
Sunbo Quraaanka Like Haku Raadsan Bal Halkad Quraanka Keenayso Eeg Ilaahay Wuu Ku Arkaaa
@modugsiiye6686
@modugsiiye6686 Жыл бұрын
Najma Nasiib ayay leedahy marhadii Ay lafoole la heesty boqrka Fanka somaliyed 😘🎙🎶
@suhaybayanle6998
@suhaybayanle6998 Жыл бұрын
Aaway dadkii rasuulka jeclaa scw ❤️
@ayaanmumin3449
@ayaanmumin3449 Жыл бұрын
Scw scw scw
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 Жыл бұрын
Scw scw scw ❤❤❤❤
@macab6141
@macab6141 Жыл бұрын
Sallahu calayhi wasalim
@ayaanhassan4245
@ayaanhassan4245 Жыл бұрын
Scw scw scw
@user-xy1bo5su9n
@user-xy1bo5su9n 11 ай бұрын
Scw ❤❤❤❤
@aayanabdullahi1936
@aayanabdullahi1936 Жыл бұрын
Hestani wxn dageysanaya Malin sabti 9:00am 3/12/2022.Nolosheyda sidi hore ma ahan lkn wxn rajeynaya sidan rawey Malin iney Ii noqoneyso😥.Ya Allah sanadka sosocdo xadi an garo murugada iso martey farxad igu badal🤲. Inshallah wan solabani Dona markan heli Noloshayda.
@zeyfi_700
@zeyfi_700 Жыл бұрын
NiyaDa kheer U shEEg wlzhiE inzha alh Farxad warta hele i.n🎉😊
@Omer-EilmogeH27
@Omer-EilmogeH27 Жыл бұрын
Amein incha allah sanad khyr qaba ayu ino noqon 2023 oo nolosha dad bdn wax ka bedela😪😔
@aayanabdullahi1936
@aayanabdullahi1936 Жыл бұрын
@@zeyfi_700 inshallah
@aayanabdullahi1936
@aayanabdullahi1936 Жыл бұрын
@@Omer-EilmogeH27 inshallah
@adnanyare4692
@adnanyare4692 Жыл бұрын
Heesta hadaa ka heshe👉 like isar Thank you Najma Io lafoole🥰
@nasteexoyuusuf385
@nasteexoyuusuf385 Жыл бұрын
Heestan waxa isla dhageesaneenaa cawa Boqorkeyga aan jeclahay 06/07/2023 saacada 02:41:50 Habeenimo. Inta jacelka aaminsan love ii saara.
@huthahassan4270
@huthahassan4270 Жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysanaya malin arbaca 1/2/2023 13:23 duhurnimo ilaahayow wiilkan calan doono ii soo dhawee I.a mustaqbalka 😭🥺❤🤲 Anigaba gohaadow wali igama guurinoo ma gabloon ma gaagixin maanu guurin jacaylkii 🥺❤🤴 Ilahayow qalpiyada is jecel isku soo dhaweee❤🤴
@sakariyesaakir
@sakariyesaakir Жыл бұрын
"Jacaylku hal maalin masoo wada dago , ee sida ilmaha ayuu dhashaa , fadhiistaa ,garguurtaa , istaagaa , kacaa kufaa , kooxgaystaa . Waxuuna lakoraa dhaqanka iyo macaamiilka , sheekada iyo dhagaysiga , dhaq-dhaqaaqa iyo Socdaalka Nolasha !! "Dadka qaar ee waan kujeclahayda luuqa kaso leh waa beentood"😍🥰
@ismaaciilmalaw5030
@ismaaciilmalaw5030 Жыл бұрын
Heesti kugu shidneda ee qalbiga tabtay habeen axad ah 😢3/12/2023 insha alaah markan sustaqbal fcn sameysto soo boqndonaa insha alaaah 😊😊😊😊😊 anigaba axmdow wali igma guurinow 😢😢😢😢😢
@asumeeey4950
@asumeeey4950 Жыл бұрын
sida gaban carura waxn so gardaadshaba so godol jacaylkii guyaal an sugayne ❤️😭 ala maxan xanuun dartaa umaray 4yrs ugu dambayn 2023/1 ayyan rajeynaya farhad anku ilawo Alleh hayka nabad keeno mcn
@Sumayawan
@Sumayawan Жыл бұрын
Asc walal please channel kan soo booqo adoo mahad san
@zaypamawliit3524
@zaypamawliit3524 Жыл бұрын
Allah hakugu Simo farhada aad u samirtey wllshey
@asumeeey4950
@asumeeey4950 Жыл бұрын
@@zaypamawliit3524 wllo ❤️ mhtsanid
@Avvsadat
@Avvsadat Жыл бұрын
Insha Allah marban soo boqon doonaa heestan hadii ilaahay idmo, markaan mustaqabl wacan samaysto, qof kastana waxaan u rajenayaa inuu ilahay mustaqabal fcn siiyo 🙏🤲 30/01/2023
@exmaamulaha6947
@exmaamulaha6947 Жыл бұрын
Dareen jacel oo aad u mcn ayan daremaya ilahow qalbiyada is jecel isku aqal gali , si aduunuada wada faraxad u noqdo😖😇💖🙈💍😫🤴🎧💜
@ayuubjustincr7352
@ayuubjustincr7352 Жыл бұрын
21/7/2023 habeen sabti so galayso qof walbo aqoon ii leh wan salamaya hadi ad Commentigan akhrisatay like ii Taabo Cimri dheer iyo Cafimaad baan idin rajaynaya sxbyal😘❤👏 old is Gold
@rahmamohamoud2316
@rahmamohamoud2316 Жыл бұрын
Dareenkii igubi jiray kol hadu gacaliiye adna gaar ku helay waa guule mahadi gaafkeeni ma cawa insha Allah marka is hanano aan soo bokhan doona heesta✌❤7/12/2022
@aflaaxofficial7107
@aflaaxofficial7107 Жыл бұрын
Aniga heesa ma dhagaysto quranka jeclahay 😔😔😔😪
@mohamoudahmed3223
@mohamoudahmed3223 Жыл бұрын
Halkan Maxa ku keenay markaa
@Nuuriita767
@Nuuriita767 Жыл бұрын
@@mohamoudahmed3223 😂😂qac💔😭😂
@Nuuriita767
@Nuuriita767 Жыл бұрын
Magacanta maa kaga dhacday hesta. Hadaa anaga wax aragnee💔🥺😂😂😂
@Hazu98
@Hazu98 Жыл бұрын
@@Nuuriita767 wllhi qac ba ka yertay 💔🤣
@saarabintumustafaa3415
@saarabintumustafaa3415 2 ай бұрын
Maxaa kukeenay halkan dee😮😊
@sowdoali7696
@sowdoali7696 Жыл бұрын
Insh Allaha Heestaan Waxaan Shidan dooonaa Maaalintuu Ilaaahay igu simo geesigaan Jeclaa Ilaaahow Irumee Rajadeyda 1 December 2022 Maalin Khamiiis Ah 😢 ♥️
@maryamaabdulkadir9405
@maryamaabdulkadir9405 Жыл бұрын
Insha Allah hambalyo abyo
@najmoemar5845
@najmoemar5845 Жыл бұрын
Illahey haku rumeyo abayo rajadada
@asmamohamed7416
@asmamohamed7416 Жыл бұрын
Insha allh
@xamsemo
@xamsemo Жыл бұрын
Inshallah ana sidaaso kale
@zoviechulie5133
@zoviechulie5133 Жыл бұрын
Abayo ma is calfateen hada xaalka waa sidee
@amirada7440
@amirada7440 Жыл бұрын
Anigaba guhaado wali igama gurino Ma gablo ma gaagixin Manu gurin jcylkii😥❤️‍🔥❤️‍🩹
@AhmedMohamed-uu5gk
@AhmedMohamed-uu5gk 19 күн бұрын
Iiii fasirbal waaa fahmiwaayay
@queenzaamih5667
@queenzaamih5667 Жыл бұрын
Waan soboqon dona maalinku alle calaf igu daro i.a qofkan aduunka ugu jeclahy hassan arfye❤️😍30/11/2022 maalin arbaca ah ❤️❤️🙏🙏 2:14 duhurnimo🥰😭
@dhowrsan9005
@dhowrsan9005 Жыл бұрын
Guul baan ku rajanyaa queen 👑
@queenzaamih5667
@queenzaamih5667 Жыл бұрын
@@dhowrsan9005 sdkleh mcntoh❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰
@fadxaCabdi-cd2gr
@fadxaCabdi-cd2gr 3 ай бұрын
Ma heshay calfkagi 2024🥺❤️
@nashadhajji915
@nashadhajji915 Жыл бұрын
Heestan qofkan jecelaa markuu alle calaf igu simo ayn kuso laban donaa hadu alle idmo I.a😥💔 gormaa maqli donaa aso idhahayo an mirihi gurano ee gafkeni maxa helay 😥malintey noqodonto ma ogi blse rabiyow adaa waxwalbo og 😥 30/11/2022💯11:51 barqanimo ano niya jab weyn iga muqdo ayn Orahdan so xariqay blse rabiyow waxwalbo waad awodaa 😪💔
@queenalisha3201
@queenalisha3201 Жыл бұрын
I.a abayo mcn waxan kugu duceyna waa salad casir Allah waxan ku weydinaya inuu wax walpo aad jeceshahay inuu allh inu Hortada keeno tan kale abyo mcn xasusaha qaar nolasha aye dhibaato u keenan abyo mcn ii faraxsanow Mar walpo ogow nolashada qof walpo so maro wuu ka tagi dona lknse qofka kula joogayo waa qofka kugu Haboon nolal farxad leh aya kugu duceynaya
@nashadhajji915
@nashadhajji915 Жыл бұрын
@@queenalisha3201 amiin abyo mcn 😪🤲
@faizahassan1449
@faizahassan1449 Жыл бұрын
Mcney wax waliba aada jcshey allah ha ku sahlo niyaada qeyar abyo
@mahdiguled9046
@mahdiguled9046 Жыл бұрын
sorry niyada ilahay hakuu qabojiyo 😢
@nashadhajji915
@nashadhajji915 Жыл бұрын
@@mahdiguled9046 amiin wlkey 😪🤲
@health_worker
@health_worker Жыл бұрын
🥺🥺🥺😭 Heart touching song 🎵 ♥️ Male waxnku qiyaso Labadn Cod iyo Laxnkaba, Waxn orankara xilign ubahnaa ayay iso gaartay wananso booqan dona Xiliyo kalo bdan, Alle labo khalpiyo kasto is raba hysa siiyo Wa xnun dreenka jacyLe🙏💯❤️❤️❤️❤️🥺
@Sumayawan
@Sumayawan Жыл бұрын
Asc walal qali please channel kan subscribe dheh
@mabsuudmahamedmuuse5633
@mabsuudmahamedmuuse5633 Жыл бұрын
Aamin😭💔❤️
@drsrakiamed480
@drsrakiamed480 Жыл бұрын
12/12/2022 maalin isniin ah insha Allah markaan jaceylkeyga helo oon hanto ayaan so boqan donaa hada xabsi ayuu iga jiraa igu so duceya in ilaah iso celiyo 🥰😪🤲❤️
@zakioffical7888
@zakioffical7888 8 ай бұрын
Ilahy ha kaga soos aro wll wan ka habsamy😢😢
@ilwaadqurux5964
@ilwaadqurux5964 Жыл бұрын
Waxa soo dhaw arooskayga inshallah arooskaygan shidaya inshallah waxan soo booqan doona anoo 6mataana haysta 2/12/2022 liketa hayla dhaafina asxabta
@Sumayawan
@Sumayawan Жыл бұрын
Asc walal please isoo booqo adoo mahad san
@proudnurse131
@proudnurse131 Жыл бұрын
Best wishes on your wedding sister
@ugaasogacayte7970
@ugaasogacayte7970 Жыл бұрын
ilahy wx jacshya haa ku ruumyo xbbti
@ilwaadqurux5964
@ilwaadqurux5964 Жыл бұрын
@@ugaasogacayte7970 aaameeen wll qaali dhamantenba thank u
@ilwaadqurux5964
@ilwaadqurux5964 Жыл бұрын
@@proudnurse131 thank u wll qaali
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 Жыл бұрын
Hees iyo badh lafoole fanaan aan jeclahay najmo nashaad codkeeda best 👌 👍
@hodonibraahim1965
@hodonibraahim1965 Жыл бұрын
Wlhy weli ma ilabin qofkaygii aan jeclaa 4 sano ayuu iga maqanyhy ila hadana ma garanayo wax saas o dhan no kala fogeyey hadii anu isku so noqono heestan waxbadan wan dhegaysan doona 🥲🥲2019sanadkii igu xanaunka badnaa me from Burco🙈🤴🇧🇭amana alle i ahow Weli wad igu dhex noshahaye 🙏
@najmamohmouth7623
@najmamohmouth7623 4 ай бұрын
Dareenkii igubi jirey kol haduu gacaliye adna gooni kuu helay waa guule mahadiiye ❤️😩😩
@hamsesudeysi
@hamsesudeysi Жыл бұрын
What is this sound that is so pleasing to the ears and touching the heart so sensitively.
@izaabdulle9909
@izaabdulle9909 11 ай бұрын
Dareenki igubi jiray kol haduu gacaliye adna gooni ku helay waa guula mahadiiye❤🎉 wan soo boqan doona heestan matkan qofkeyga helo ❤6:47 habeen jimca ah ❤
@user-cj6yx6no8g
@user-cj6yx6no8g 10 ай бұрын
23:44pm 28/9/23
@kingazum2445
@kingazum2445 Жыл бұрын
Insha allah wanu so wada boqan dona hestan malinkay rajadayadu no dhabawdo qofkanu is jeclnahay 3/12/2022 malin sabtiya 9:33❤️👫🫂
@ladanaliosman4300
@ladanaliosman4300 Жыл бұрын
Nolosheyda Sidi Hore Ma Ahan Hda Lkn Wxa Rajeynaya Iney Sida Rabay Ey ii Noqoto Heestan Wxa Dhageysanaya hbn sacadu Nah Tahy 1:38 hbnimo Tarikhduna Tahy 1st December 2022 Bishan waa Bisha Igu Xun Sanadkasta Yaa Raabi Sanadkan ii Qurxi Oo Mugdiga So maray Farxad Igu Badal 😭😢🤲 Inshallah Waxa kuso Laban Dona Marka Mustaqbal Qurux Badan Sameysto 😢
@hamzeahmedige5922
@hamzeahmedige5922 Жыл бұрын
Hada sacadu aan dhagaysanaya 1:28 daqiiqo habeenimo waxay igu abuurtay dareen iyo xasuuso jacayl Ha Waaro jacaylku
@Mustaf-warsame0023
@Mustaf-warsame0023 Жыл бұрын
alle haku dhib yareeyo
@hamdaahmed2265
@hamdaahmed2265 Жыл бұрын
07/12/2022 habeen khamiis soo galayso Ayaan heesta dhagaysanayaa qofkaygii alle ha isku kaaya Calfo aadbaan ujecelahay insha allh anoo wada jirna mar un way inasoo mari gacaliye💫💯💯 m ♥ ❤
@maftuuxafaysal9070
@maftuuxafaysal9070 Жыл бұрын
21/4/2023 malin eid 7: 15 wa maalin xasus igu qaliya aanan ilaawayn murugo iyo niyad jab adaa u wayn ihayo ama aan wayay garab kasta aan laha iyo faraxad aanan haysta balse waxan rajanaya in ay imaan doonto malin aya rajadaydo ii rumawaday Insha allah alle qof walba ha siyo wuxu ku haminayo waxan so boqan doona malin aya i rumawaday Riyadan laha 🥺 🥺😔😢
@user-ms2sr4hu6u
@user-ms2sr4hu6u 3 ай бұрын
manta wa malin jumca ah tariqda 10/5/2024 iso duceya ina iscalfano jaceylkeyga 😢❤
@BadriMaxamed-uq1zy
@BadriMaxamed-uq1zy 3 ай бұрын
Eng lafole iyo Najma nashad😊😊😊❤
@zakariehassan3881
@zakariehassan3881 11 ай бұрын
Abwaan gaariye AUN markuu erayo another level ah maql wuxuu odhan jiray WAA SUBAG ILAHAY 🥰🥰 Lafole iyo Najma ilaa subagii baad dhaafisen bilaa caleykum kuwa kale chance siiya 🥰🥰🥰
@Ruuuqiyaah
@Ruuuqiyaah Жыл бұрын
Heestan wax dhayastay 2023/april/3 oo sonku yahay 12 saacadu aytahy 19:57 wakhtigu habeen waa saladii cishe io tarawiix dhexdood alle ha ii danbi dhaafo lkn isoo xasuusiya plz😌
@indhoosofficial7535
@indhoosofficial7535 Жыл бұрын
Sidee qalbiga ugu qanciyaa inay caawa tahay habeenkii hurdada oo aanay ahayd habeenkii fikirka.... Garaadada Nool💔🥲. 5/3/2023🥺💔😢 heestan waxa dhagesanooya 7:47am subaxnimo waxaa joga Malaysia 🇲🇾
@zakisuldaan9975
@zakisuldaan9975 Жыл бұрын
Labo legend lafole iyo najmonashad cimrigana allaha dhereyo 🤦🏻‍♂️🌍✊
@libaanyare270
@libaanyare270 Жыл бұрын
1y
@nasraxsriir-hx7fi
@nasraxsriir-hx7fi Жыл бұрын
HeestaN waxaan GaYsan Doona anaGo wada Jira Inzha AllH. 1/8/2023 inaan Nolozha Ku midaWno igu so duceeYa ❤😢
@user-pe5nj8wo2g
@user-pe5nj8wo2g Жыл бұрын
I.a heesTan Waxan soo boqon donaa markey riyadeyda ii rumowaan 2/12/2022 time 12:32 malin jimco 🥺🤲❤️‍🔥
@cubeyd27
@cubeyd27 9 ай бұрын
Heestaan innaba caadi ma ahan runtii🥰❤ Lafoole iyo Najma heestaan kal iyo bay ugu raaxeysteen💯 Waxaan dhagaysanayaa galab sabti ah taariikhduna tahay, 11/11/2023 4:19 pm galabnimo.
@AhmedMohamed-uu5gk
@AhmedMohamed-uu5gk 19 күн бұрын
Caaadi ms,ahan heestaaan
@faliz2743
@faliz2743 Жыл бұрын
insha'Allah hestan waxn dhageysani donaa anagoo wada jir ah qofka aan jeclaa ilahey ha igu simo malindeyda 🙏 4Des 2022 /9.55 habenimo wan solaban donaa insha'Allah malintey ahataba ilahey ha ii rumeeyo😥♥️
@hassanabdirazhid9133
@hassanabdirazhid9133 Жыл бұрын
Wad helaysa🥰
@dr.panadol4744
@dr.panadol4744 Жыл бұрын
Anigaba guhadow wali igama guurino Magablon magagixin mana gurin jacaylki 🥺🤌🏽ishcala hees Lafoole io najma 🥺♡
@Super-lz3uo
@Super-lz3uo Жыл бұрын
Anigaba Amiinoy wali igama gurino ma gablo ma gaagixin manu gurin jaceelkii 30/11/2022 Waad iga tagtay lkn qalbikeyka wali sidii baad u dhex mushaaxeysaa
@zadiiqmahamed8555
@zadiiqmahamed8555 8 ай бұрын
HeesTan inzhlh wn so qaadi waayo marxalada jacaylka aan ku jiRo ayey ka sheekenysa 2023 12 1 z❤B
@wadanientertainment9761
@wadanientertainment9761 Жыл бұрын
Lafoole big singer najma Amizing voice two legends baa is heshay 2:03
@guledabdiqadir1956
@guledabdiqadir1956 Жыл бұрын
Boqoradayda marksta waan u qaadi doona ilaa inta aan is calfanayno waligayna waan u qaadi doona❤❤
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 Жыл бұрын
After 04/December/2022 hadi aad dhagysanyso like ta dhc igu sii 🙋‍♂️🙏 08:46am Supxnimo axad ah 🎶📲🎧 Allw amuuruha zahal🤲🙏
@Xayat_qurux300
@Xayat_qurux300 Жыл бұрын
3/12/2022 Dadka Dib ka Daawan Donna Like Dhac Ku ziiii😂💋❤
@karamoige5268
@karamoige5268 10 ай бұрын
Heestan waa mid Dareen gaar ah xambaarsan,weliba Ereyada ku jira. Insha allah waxaan udaari doonaa poqoradayda aan ifka iska Dooranay Marka Aan Dib ukulano. Caawa ay tahat 06/10/2023 habeen jimce ah,baan kaligay dhagaysanayaa.🎻💟
@nimcomaxamed3365
@nimcomaxamed3365 Жыл бұрын
ilohow mid duco waalid qaba oo ijecel oo marwo unoqdo ii sahal yaarabi ❤❤❤😊😢
@bakarkanal1619
@bakarkanal1619 Жыл бұрын
Aamin
@mahadali9422
@mahadali9422 Жыл бұрын
ilahey hakusahlo
@safiyasaleebaan2638
@safiyasaleebaan2638 Жыл бұрын
5/2/2023 malin Axad ilhy subxanawataca waxan kabaryaya inu mustaqbalfiican isiiyo aamiin yaarib🤲
@ibtisaamcom4974
@ibtisaamcom4974 Жыл бұрын
Wan soo booqan doona heestan wakhti wakhtiyada ka mid ah 30/11/2022 subax arbaco ah 9:20 barqanimo😪😭😰💔
@maryanmaxamed4044
@maryanmaxamed4044 Жыл бұрын
Waan soo boqon dona waa hees iyo badh ood umacaan wlhi malintan helo qoflauga saxda ah malin arbaco ah 16.43 30/11/2022 insha allah
@maryanmulki6595
@maryanmulki6595 Жыл бұрын
In shaa Allah xbbti
@maryanmulki6595
@maryanmulki6595 Жыл бұрын
@@maryanmaxamed4044 in shaa Allah mcny
@xasanxaamud227
@xasanxaamud227 8 ай бұрын
Booqashada heestan dabayaaqadi sanadki 2023 11/28 2:30 Sidaa dhaban caruuraba Waxaan soo gardaashaba Soo goday jacaylkii Guyaal aan sugaynay lafoole nin iyo badh 2024 alle nabad qab ha inagu gaadhsiiyo cidkasta oo hami lehna alle ha usalhlo goobahan kolay waxa ku kulma dadka dhuuxa cad aad ayaan idiin salaamy cidkasta oo messgkaygan arqgta from Burao ❤🙌😍
@qadanmohamuud2621
@qadanmohamuud2621 Жыл бұрын
Insha allah waan kusoo.laban donaaa markaan hello qofkaagi aaan jeclaaa waliba hada waan niyad jabsane anoo farxsan alle waxn ka barayayaa inuu khayr igu dhameyo wx waliba 30/11/2022 malin arbco ah 3:53 casrnimo
@mahdiguled9046
@mahdiguled9046 Жыл бұрын
sorry niyada ilahay haku dajiyo walashey 😢
@abdiqanimohaamed1679
@abdiqanimohaamed1679 Жыл бұрын
Alle swt niyada ha ku qaboojiyo. mid ku jecel oo ku hagar baxa rabi ha ku siiyo 🙏🙏
@abdirashiidcali4582
@abdirashiidcali4582 9 ай бұрын
Omg Cawaa Heestan Waa Igu Horesay I Wish Inaa Marka So Baxdey Arki Lahaa it is something else it 😍
@sirdonmedia7093
@sirdonmedia7093 Жыл бұрын
😪igu soo duceeyaa gabdh aan jecelaa in ilaahay ii soo celiyo
@Samar-gw5hm
@Samar-gw5hm Жыл бұрын
Nasiibka Marba haduu Holac ku Garab taagan Noqdo You are nothing ♻️🤔 Anigaba Guhaadow Wali Igama Guurinoo🥺 Ma Gabloon Ma Gaagixin Mana Gurin Jclkii♡😒 12:25Am hbn xss lh muq bk Nf nasib ciilay I.a guul rajeynayaa Allow Barwaqiyo meel wcn Kaa baryayaa I.a🤲
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 Жыл бұрын
I.a abaayo same
@kafiyaugass5637
@kafiyaugass5637 Жыл бұрын
🥺🥺🥺
@sowdoali7696
@sowdoali7696 Жыл бұрын
Insh Allaha qeyr baa wili dhiman Nasiiibka Mar Kale Curan quruxey
@Kaysegamer10
@Kaysegamer10 Жыл бұрын
Muqaalka quruxda badan wan ogahay juhdi ina ku bixisay hore u soco sxb😊
@hodanaxmed8803
@hodanaxmed8803 Жыл бұрын
Waaaw hees macaan walaahi... Abwaankaa waan hambalynayaa.. Midho macaan ayuu u xulay heesta
@sacdiyacabdirashiid3128
@sacdiyacabdirashiid3128 Жыл бұрын
Geefkeenu ma Cawaa Illahay waxaan kabaryayaa inaynu nolasha isku helno My🖤🫂 Cali ❤🤲
@sumayonadasha8609
@sumayonadasha8609 Жыл бұрын
Insha allah markan kacaliyaheyga helo yaan soboqanaa😥 ducada waa dhankiina insha allah 🥰
@kaafiamaxamed6135
@kaafiamaxamed6135 Жыл бұрын
Insha Allah markan qof aan jecelahay helo so booqan doona weliba anagoo wada jira dawaan doonaa insha Allah 9:54 pm khamiis 1/12/2022
@mahmetziad3607
@mahmetziad3607 8 ай бұрын
Hats off to whoever made the lyrics of this song ❤
@Abdirahman_24
@Abdirahman_24 7 ай бұрын
Labo Legend Hees waa dhaaftay Habeen aan maryo ku maydhanayo Qasaalad Dabayaaqadii 2023 15 December From Burco😂😊
@zhaviciupdi5067
@zhaviciupdi5067 Жыл бұрын
Tan hees wey dhaaftey hobolkii weyna lafoole iyo najma nashaad ❤ best song
@caynimooge105
@caynimooge105 Жыл бұрын
Maliintayda ayaan shidan doona inzha allh hano rumeeyo🖤💑🥀
@nawaalabdi1343
@nawaalabdi1343 Жыл бұрын
Wali nolosha wel welkeedii markin xiriirkii aan sameyan wli wax murgaha kalma kulimin wuu jecelhya an waa jecelhya lkn hadfkygiii wali magarin waxaa had noo bilowady angoo isku farxsan sandkiii 5aad walin nolosha kama aan rajo dhigin Allwo riyadyad noo rumeee❤🥰💖
@yusufyare1496
@yusufyare1496 Жыл бұрын
Jcylka waa dareen Qurux badn oon waligaa ka Go,ayn allOw inoo door Qof na jceL sidena nagu Rawo mustaqbal wngsan io ubad i.a🤲🥺🥰
@fatuushppehgoldengirl7072
@fatuushppehgoldengirl7072 Жыл бұрын
Waxan udaari DooNa anagoo wada jira MarkaN helo GeesigaaN jeclaa inzha Allh 2/12/2k22...🥺🥰❤️✨️
@shukrihasan5787
@shukrihasan5787 Жыл бұрын
Insha Allah 🥰
@bilyandhaan2894
@bilyandhaan2894 Жыл бұрын
🥺😩waxn dhgysnayaa anigo ku sugan xalad Aana garaneyn wxn ku tilmamo runtii 🥺ma dhihi kro wan murugona mna dhhi kro wa frxsnhy lkn koly wx uunba tbya 🥺Allow meeshn wax ka tabnyo ika baahi tir i.n 🤲😭Wan so booqan doona anago wada jira ani io Geesigi noloshyda mrkn helo mustqbl wcn 2022/12/5 Dec mlin isniin😵10:04daqiiqo subxnimo
@ziharzalad7659
@ziharzalad7659 Жыл бұрын
Hees lama dhehikaro Kayga markan is helno wa so bqondonaa heestan i.a idinkana iso duceeya walalyah😥♥️🤲🏻🤲🏻
@husseinhassan3395
@husseinhassan3395 Жыл бұрын
Very interesting song 🎵 👌
@mahadmalabow3214
@mahadmalabow3214 Жыл бұрын
Sida gaban caruura waxan so gardaadshada, so godol jaceylkii gu’uyaal aan sugeyney ❤❤
@abdihassan4064
@abdihassan4064 Жыл бұрын
Albumkii Lafoole Ruun Najma Naas malaheen😀aaqiru sabaan joognaa
@YoIzxaaq
@YoIzxaaq 14 күн бұрын
Heestan waxaan dhagaysanaya 25\5\2024 waxaana jirta qof aan bash isku nahay lake iisar hadaad iga danbeyso bal inan isla joogno iyo in kle aan ogaada markaad reply iiso gashaan umadayda somaliyeed from garowe puntlan somaliya 🇸🇴🌍🙏
@MohamettHayne-ui5wg
@MohamettHayne-ui5wg Жыл бұрын
cishqigaan lagolon golay kolhaduu gobaadey adigana kudguud furay galad weeye eebe aynu gaaxdiisa maalne gaawaha usoo culo🥺 marka helo ayada wan usoo laaban doona heestan anago midownay aa wada dhageysaneyna tayda😍
@asmayusufali9424
@asmayusufali9424 Жыл бұрын
Hestan waan usolaban doona😭🫀 marka keygiii diiiiib uheelo i miss you everyday i will keep looking for you Ć🫀Á
@aliraageosman9071
@aliraageosman9071 Жыл бұрын
Legend lafoole and Najma nashaad best song forever
@omaaniofficial4489
@omaaniofficial4489 Жыл бұрын
30/11/2022 haben ey qamis soo galeyso 9:33pm ayan ku dhageysanaya guri kaligey ah dib ayan ugo so labana like 👍 Isar hadi ad iga dambeyso
@muniiraar3407
@muniiraar3407 7 ай бұрын
Name:muniir maxmed aar Heestan waxaan ku xusayaa Xidhiidhkaygi 2019 aan lahaa ee igala dhaxayn jiray inkasto aanan calaf isku yeelan nimco daahir maxmed oo aan leyey nolol iyo farxad intaad haysato wan ku faraxsanay hana moodin inan hilmaamay jecaylkeeni wacnaa ❤
@CHAMPION-003
@CHAMPION-003 Жыл бұрын
Mattan pro best channel Lyrics 👌 Nashaad & Loofoole
@soolmediainc49
@soolmediainc49 Жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysanaya 22/12/2022 wa haben jimce ah waxan ilaahay ka baryaya inu xas wanagsan oo khayr qabta iyo nolo wacan isiiyo inshalah
@mohamedbrown2621
@mohamedbrown2621 Жыл бұрын
Jah hesta wlh wan kahelay♥️🙏best two artist legend lafole&nashaad
@abshirabdiweli6039
@abshirabdiweli6039 Жыл бұрын
Sidaa gaban Caruura waxaan soo gargaadshaba Soo Godol jacaylkii guyaal aan sugaynaye.💝
@marwafaysal9881
@marwafaysal9881 Жыл бұрын
16/12 2022 malin nolshyda ay is bedshy weeye qof aanad waxba uga tanbynan oo ka amusy wax ka xanun badan majirto so dhamaa jecalki guyaal soo wadne ilhow 2023 iiga dhig mid aan wahkasta ku ilaawo oo farxad an ku dhamysto I.a ilhow inta qalpigu dhawaca yhy u qabooji I.a🥺🥺💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@roshnimohamed1655
@roshnimohamed1655 Жыл бұрын
Anigaba kamalow wali igamagurinoo😩❤️wxn ilahey kabarya inuu calaf niskukey daroo xppi🥺😭qofka kaliya iii hilwsiyey dip wlpo an somarey😭kumawayoh ebid🔐❤️💍
@kamalkoronto2343
@kamalkoronto2343 Жыл бұрын
Mcn Ugu dambeyn waxad noqotay qofkii it dhameystiray dhamaan riyoyinkeyga waxaad igu wehlisay safarka aan kalahaa nolasha waxaad i shiday shumici jaceylka nolasheyda lama aanan kulmin ruux sidan u qalpi furan waxad ahaan dontaa gevsi aan ku faano🔐🔐💋❤️🫂Wku jaclhy ❤️❤️❤️🌏
@roshnimohamed1655
@roshnimohamed1655 Жыл бұрын
@@kamalkoronto2343 zdkle mcnkeygiyoooow 😩❤️💋🥀
@xamsemo
@xamsemo Жыл бұрын
Quraanka hala dhagaysto
@axmedciise6682
@axmedciise6682 Жыл бұрын
Insha allah heestan wan sooboqan dona markan guursado 2023 2 19
@sagalcabdirixmanmaxamuud33
@sagalcabdirixmanmaxamuud33 Жыл бұрын
CAWA waa 16 dec 2022 waxaa si wajira uwa dhagaysanaynaa boqorada noloshayda . insha allha maalintaa modownaa ayaan wa jir markle jawi qurxoon ku dhagaysn 🥰🤩
@fatima.mohamed5895
@fatima.mohamed5895 Жыл бұрын
Abyo Allah isku kiin daayo adi io gacaliyahga isku waaarana ❤
@Libin-li7ul
@Libin-li7ul 4 ай бұрын
❤​@@fatima.mohamed5895
@cabduqaadir8094
@cabduqaadir8094 Жыл бұрын
Lafoole iyo najma nashaad waa laba fanaan oo cod halaasiya ilaaheey siiyay horay usocda
@drsamaalomar
@drsamaalomar Жыл бұрын
Axyaa dareem gaara Dareenkii igubi jiray Kol aduu gacliye adanh gooni kuu Helay waaa guule mahadiisa Anugu guri yagleel nee Gaaf keenu Ma caawaa🫂🫀
@abdi4316
@abdi4316 Жыл бұрын
Salute to the lagend sir bashiir hanuuniye✌ codad qalbiga gaara as always.
@Chadmali
@Chadmali Жыл бұрын
The great artist lafoole iyo gabdha abtiga u ahay Najmo nashaad Hees macaan 🥰❤️❤️❤️
@nimcoaxmedxusen
@nimcoaxmedxusen Жыл бұрын
Hestan waxn dhagayzanya 2023 hbeen axda. Waxn ku soo noqon doona. Aniga iyo gacliyahyga oo wada jira inzha allh alle hay rumeeyo murdadayda
@sharmajr11
@sharmajr11 Жыл бұрын
Hestaaan anooo qalbi jaban ayaa dhagaysanyaa😓 Waxan rajeynyaaa inaaan ka bogson dooono 05/12/2022
@khadijaali3729
@khadijaali3729 Жыл бұрын
Waxan ku soo xasustey jaceylkeyga Ahmed oo hada kunol America 🇺🇸 🎉😢😢😢
@khadijaali3729
@khadijaali3729 Жыл бұрын
Ma ilawidoono
@mohammedibrahim-hs2cc
@mohammedibrahim-hs2cc Жыл бұрын
Heestan waxanku xasusta qof aan jecla inbadan lakin iyadu iga diidey lakin 29 may 2023 ayay iga aqbashay ilahay mahadi ❤ cish qigan lagolongolay haduu adigana Happy gooni kuu heley aynu gaaxdiisa maalne gawaha usoo culo ❤❤😊noloshydii qof aan jeclahay ilahay haydayo
@iadow21
@iadow21 Жыл бұрын
Waxaan dareemayaa in Najma Nashaad Tahay Qufka kaliyah Dumar heesa oo live lana jacelyajay kaliyah tahay, waayo Lafoole waa legend. Inta Qoraalka ka diman ama kusii darilahaay bal Aqriyoow idinku dameestira fadlan!
@sumayomohamed8621
@sumayomohamed8621 Жыл бұрын
What a song🎧 in 2022❤🎉
HABOON NUURA 2024 | IMAAD CAJABIN | HEES CUSUB
4:12
Mattan Pro
Рет қаралды 68 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 13 МЛН
LAFOOLE IYO FOSIYA RINDAI, HEESTI (DHUUYAALEY
10:14
DE ROCK STONE
Рет қаралды 416 М.
ABDIRISAQ ANSHAX FT NAJMA NASHAAD XILIGU WAA SAACADII NEW OFFICIAL VIDEO 2021
7:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
Hodan Abdirahman iyo Dalmar Yare . Ha Iga Dheraan. Directed By Samatar Said Salah
6:51
Lafoole Hargeisa Show || Cilad Li'i Ku Nooloow 2024 ||
8:02
FAYNUUS STUDIO
Рет қаралды 339 М.
SULDAAN SEERAAR - ISMA OGI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:08
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 4,9 МЛН
FARXIYA FISKA & FUAD CADE ASHQARAAR
5:55
Waqal WStudío
Рет қаралды 9 МЛН
LAFOOLE |WEHELKAAGI SHALAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:04
Lafoole official
Рет қаралды 1,9 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,7 МЛН
NAJMA NASHAAD FARXADA II BILOW OFFICIAL VIDEO 2022
4:56
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,9 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 3,1 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 32 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН