HEESTII ISKU TIIRSANAADOO KA TASHADA CADAAWAHA IYO XAAWO DAGAN 2020

  Рет қаралды 209,578

Somali National Television

Somali National Television

3 жыл бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
Licensee: Phostine M Wafula
Registered Project Name: SSR
License Date: May 6th, 2020
Item License Code: C2E6PTUD4J
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 94
@fadumojama21
@fadumojama21 Жыл бұрын
Somalia 😢 waan ka gaboobay 😢 anoo aan wali arag Somalia oo israacday 😢 tolay waxaan jiraa 68 sano askariyad somaliyeed na waan ahaan jiray 😢Somalia hanoolaato amiin si dadka yar yar hada iyo kuwa soo socda ugu aayaan. Somalia ❤
@fatimafarah8189
@fatimafarah8189 Жыл бұрын
Waxba kuma ilahay inaad mar labaad aragto ayadoo isku tiirsan…. Cimrigaaga allaha raajiyo🙏❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aninfinitelyvixxedvip6
@aninfinitelyvixxedvip6 6 ай бұрын
INshaa Allah, soo ducee.
@ciiloos3013
@ciiloos3013 3 жыл бұрын
Hees aad iyo aad u qiiro badan, cadkaada iyo quruxdaada oo aad iyo aad u uga sii daran ,hore u soco, abaayo wadaniyada iyo midnimada aan ku dadaalno qabyaalada iyo kala qoqobka aan ka fogaano
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 3 жыл бұрын
Xaawo Dagan waa Xaawo Taakada xiligan, qurux iyo qiimo ........ka tashada cadaawahuu ...isku tiirsanadaa....
@abdirisaqhasan8118
@abdirisaqhasan8118 3 жыл бұрын
I love Somalia 🇸🇴 ❤ ♥
@cabdiraxmanmohamedhagafey7082
@cabdiraxmanmohamedhagafey7082 3 жыл бұрын
I love Somali
@xuseenomar9954
@xuseenomar9954 2 жыл бұрын
I love somalia 🇸🇴 ❤️🥺
@omarmere2381
@omarmere2381 3 жыл бұрын
Beautiful video wlh xamar cadey iyi all somali Alla xafido wlhi aduun 30 saac baa kadanbey naa wlhi kashada cadawga wlhi. 2009 nafteeda lasoo cararay wardhiigley waxey kadhacay waa la ogaa qofkii xamar joogay ayaa garanaayo nabad ayaa leh naas laguugu .allow nabad nagu daryeelaa ameen 🙏 yarabi one love 💘 a ❤💖💕 somali my people .I wanna come back wardhiigley insha Allah I miss that place 😢😔
@nagaaxmmq
@nagaaxmmq 3 жыл бұрын
afsomaliga iska soo sax oromo kastaba afsomali ayey nagu baratay.
@AbdiwahidWadani
@AbdiwahidWadani 3 жыл бұрын
@@nagaaxmmq maxaa kaa qaldan qofka Somalia mar hore ugu dambeesay ow dhahay inow hilmaamay laga yaabaa wah 😟
@nagaaxmmq
@nagaaxmmq 3 жыл бұрын
@@AbdiwahidWadani walaaloow 11 sanaddood miyaa afsomali lagu ilaabaa . Afqalaad aqoon maaha.!
@SabirinAbdirashidAhmedZabnaAbd
@SabirinAbdirashidAhmedZabnaAbd 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉
@AA-qs1rz
@AA-qs1rz 3 жыл бұрын
Maasha Allah afkaaga caano lagu qabey fanaanad qaaliya, edebleh dhowr san, aadna uqurxbadan Maasha Allaha hore usoco
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 3 жыл бұрын
Waa Runteed 😢😭😢😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤴
@daudahmed4597
@daudahmed4597 3 жыл бұрын
Aar gabadhu qurux badanaa masha allah
@ibnumaxamed5544
@ibnumaxamed5544 3 жыл бұрын
Alle dalkeena ha barakeeyu cadowkana haka qabto
@nurommm4077
@nurommm4077 3 жыл бұрын
Waaw amazing song 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdifitahyare9343
@abdifitahyare9343 3 жыл бұрын
Masha allah xawo degen fanaanad qaran Alaha kudhowro sida luulka horey usoco wlshey mcn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💔💔🏆🏆❤❤💔💔
@teamcanaad5579
@teamcanaad5579 3 жыл бұрын
Dib u habeen cajiiba ayaa lasaaray inkastoon hobaladu hiba gaarin hadana waasoo dhaweeysay keep going
@aomibrahim1502
@aomibrahim1502 2 жыл бұрын
Ma sha Allah, waa hees xambaarsan ereyo qiimo badan, ku mahadsanid abaayo dib usoo cusbooneysiinta heestan.
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Congregação cristã no Brasil geli macluumaadkan.
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Viva Shacabka Soomaalia guul Wacan
@dhakomusa4578
@dhakomusa4578 2 жыл бұрын
Eesh Cala Hees .. Fanaanadaasi Barteeday Dhigtay ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@istardagan4394
@istardagan4394 Жыл бұрын
Ilahy xamar nbd kayel waa hawen Ramadan oo 22 yaa iga aqbal ducatyda❤🤲😭
@isismadeinisrael.6929
@isismadeinisrael.6929 3 жыл бұрын
KA TASHADA CADAAWAHOO ISKU TIIRSANAADAA. CADAAWAHA= (CIA,MI6,UNSOM,ALSHABAB,ISIS,ALQACIDA,AMISOM)
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 3 жыл бұрын
@ISIS Cadow aan Soomaali ahayn ma lehin, Qabiil, Jaahilnimo, Alshabaab iwm
@Guyaalmedia12
@Guyaalmedia12 3 жыл бұрын
Waxaynu u baahanay fanaaniin badan oo soo qaada heeso wadaniya, si dadkeena loogu soo celiyo wadaniyadii.
@user-nu7hf1jt3d
@user-nu7hf1jt3d 3 ай бұрын
Ax heeskaan ano.ah dugsi hoose ad uyara ayu maclinka noqadijiray macalin maxamad allhidaaya 😢😢😢😢😢😢
@abdilahimeranewarsame636
@abdilahimeranewarsame636 3 жыл бұрын
Xawa dagan nolow huno qurux iyo cod ayad isku darsatay Macha allah
@ismacnuur8203
@ismacnuur8203 Жыл бұрын
Walshyn allaha codkaga kudaysto😘😘😘😘
@shukriali5960
@shukriali5960 3 жыл бұрын
MAANSHA ALLAH-
@naymahchannel2597
@naymahchannel2597 3 жыл бұрын
Waaaw
@abdihakimbashirustadh6139
@abdihakimbashirustadh6139 Ай бұрын
Ka Tashada Cadaawahoo Isku Tirsanada. Somaliyey Qalbiyadena An Isufurna. Walaltinimo Aa Warta 🫂💙🇸🇴
@cabdisamadcabdulaahicali4803
@cabdisamadcabdulaahicali4803 3 жыл бұрын
Xaawo degan guulayso wllo gabadh sharaf badan
@zuweyzahmed3848
@zuweyzahmed3848 2 жыл бұрын
X
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 3 жыл бұрын
Wadaniyad dhab ah waxa noo tahay dhaxal noo haray Allaha noo kaa deesto Il cadow illaah hakaa haayo fanaanadeena qaran
@cabdisalancilmi2232
@cabdisalancilmi2232 Жыл бұрын
Hees qiiro leh
@user-kd2cc9bb2h
@user-kd2cc9bb2h 5 ай бұрын
Patriotic song
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Soomaaliya Ku Tiirsandaaaaaaa
@ismacnuur8203
@ismacnuur8203 Жыл бұрын
M.a
@welimahat6450
@welimahat6450 10 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭I cant stop tears....Viva Somalia
@maryamomacalin7600
@maryamomacalin7600 6 ай бұрын
Ka tashada amxaarada❌️🥷🇸🇴💪
@mahdiguelleh3516
@mahdiguelleh3516 Жыл бұрын
Somalia 🇸🇴
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 Жыл бұрын
Mashlhaa abyo inoo soo baadi haswadanigah
@siyadabdi-jo4cc
@siyadabdi-jo4cc 3 жыл бұрын
wa.gawar.guwawinesa.dalkeda.inte lagahela.mashalah
@xasansubagle7671
@xasansubagle7671 3 жыл бұрын
Gawar Maaha ee waa GABAR
@abdikarimmahamed8132
@abdikarimmahamed8132 3 жыл бұрын
Masha Allah hees wadaniya oo mcn
@jidaaljidaal1080
@jidaaljidaal1080 3 жыл бұрын
❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@iracymartins1432
@iracymartins1432 9 ай бұрын
Geli geli geli geli geli geli geli geli. . Gelid. . . 🙏. Congregação cristã no Brasil.
@mahatkhalif1011
@mahatkhalif1011 3 жыл бұрын
Keep going
@sharmarkejamac18
@sharmarkejamac18 3 жыл бұрын
🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴👋
@bareabdi6448
@bareabdi6448 2 жыл бұрын
Waa ruun walahi Somalia ayaa ubahan iskutirsanan
@xananali2159
@xananali2159 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️🌹❤️🌹
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 жыл бұрын
Xaawo caadi maaha
@user-jl7ys6dx2o
@user-jl7ys6dx2o 4 ай бұрын
❤🎉
@notme9187
@notme9187 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahmedmohamoudomar3802
@ahmedmohamoudomar3802 Жыл бұрын
iska hubi ereyada heesta malahayn AUN Abwaan xassan shiikh mumin ee waxaa iska lahaa AUN Abwaan Maxamuud Cisman Fooldhuub oo dhowaan ku geeriyooday degmada Dhahar ee gobolka Sanaag
@BashiirMaxamed-jm4yq
@BashiirMaxamed-jm4yq Күн бұрын
Walee tayo yeelan mayno
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 5 ай бұрын
Wada jirku waa muqadas
@nimcosayid4636
@nimcosayid4636 Жыл бұрын
Waan qiirooday wlhi😢😢😢
@SabirinAbdirashidAhmedZabnaAbd
@SabirinAbdirashidAhmedZabnaAbd 2 ай бұрын
☺️🕋🎉🎉🎉🎉🎉
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Shacabka Soomaaliylyoow
@xuseenomar9954
@xuseenomar9954 2 жыл бұрын
Cawa o ay 15 may 2022 ay thy kusuganahay magalada muqdisho dalkuna ay dorasho kajirto hestan idaran alle kii dalkan samata bixin laha ha uso dooro 😓🇸🇴🤲
@mohammedahmedmohamed6017
@mohammedahmedmohamed6017 2 жыл бұрын
Mudane xasan sheikh ayaa la doortay ugaas
@mustafamohamed4176
@mustafamohamed4176 Жыл бұрын
Haynu ka tashano cadaawaha gaar ahaan itoobiyaanka iyo alshabaab waxan ahay somalilander hadana waxaan la ooyaa markaan arko soomaalidii oo la kala furfuray sidii silsilada, wacnaan lahaydee shanta soomaali oo mid ah, africa hal wadan inamuu yaseen awood ayaynu yeelan lahayn. 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@rikaab1587
@rikaab1587 6 ай бұрын
😢
@foosnoor7368
@foosnoor7368 Жыл бұрын
👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏💯💯💯❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahmeddige9975
@ahmeddige9975 Жыл бұрын
Was soomaali soimaa
@siyadabdi-jo4cc
@siyadabdi-jo4cc 3 жыл бұрын
daqonoow.wax.garaa
@aliimaxamedkamas5914
@aliimaxamedkamas5914 3 жыл бұрын
Allow wadankeenna nabad inooga dhig Laabteena cfmdka iyo jacayl Ku beer
@user-jl7ys6dx2o
@user-jl7ys6dx2o 4 ай бұрын
😂 waxanka oyaya tafararaqena iyo cadowga sofodle lakin moralka kudhisaneyna in cadowga mid ka nahey
@abdilahimeranewarsame636
@abdilahimeranewarsame636 2 жыл бұрын
Xawa dagan nolow abayo from afgoye
@salmaancismaan2463
@salmaancismaan2463 Жыл бұрын
Katashada cadawaho isku tirsnada erayada ahn xasan sheikh muumin waxay ka mid tahay heesaha wadaniga kuwan ugu jecelay
@jeyowjeyow2714
@jeyowjeyow2714 2 жыл бұрын
runbaathaan 🤙🤙🤙🤙
@mohammedadem7879
@mohammedadem7879 2 жыл бұрын
Heestaan waxaa qaaday hibo maxamed hibo nuura waa hees horre
@asadnuur6986
@asadnuur6986 3 жыл бұрын
hawa dagan🩸❤️🩸
@ayaanabdulaahi495
@ayaanabdulaahi495 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️😔😔
@abdikadirm.hassan5329
@abdikadirm.hassan5329 7 ай бұрын
Ilmaha yar meesha uu saaran yahay waa meel sare khatar ayey ku tahay
@Dr-xalane
@Dr-xalane 2 жыл бұрын
M,a
@keysemaxame
@keysemaxame Жыл бұрын
Warshada cadaawaha
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 Жыл бұрын
Somaliyaay midobah
@nagaaxmmq
@nagaaxmmq 3 жыл бұрын
aax axsan walashay afkaaga caan iyo malab lagu qabay madaxaaga kor .Allah hanagu daryeelo nabada aan hada heysano . waa video aad u qurux badan Xamar Allow nabad ku daryeel.
@zamzamabdullahi7112
@zamzamabdullahi7112 Жыл бұрын
💋💋💋💋💔💔💔💔🆗
@asadnuur6986
@asadnuur6986 3 жыл бұрын
hawa dagan
@abdinorjirdeh3694
@abdinorjirdeh3694 3 жыл бұрын
Heesta Waxa Midhaheeda Le Abwaan Maxamed Cusmaan Fooldhuub oo ahaa Askari ka tirsan ciidanka xooga soomaliya waxana la qaaday 1971
@user-uu4ub5er7q
@user-uu4ub5er7q 3 жыл бұрын
Biyo socdan wey qaadan biyo fadhiyo soojog laga waayaa soo jiifaa lagahelaa qusitino qol jiridis culuma gii muslim kii kirishtan maxaa geeyay yurub madowgana gaar oga dhigay guwoda cadakana ubaran nuyyer yasamesan karo oon anaga aheen sadamna udumiyen una dilen maalin cid
@ONEPIECE-js3hn
@ONEPIECE-js3hn 3 жыл бұрын
عربي ؟
@jelanisheikhabdi5491
@jelanisheikhabdi5491 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏
@jelanisheikhabdi5491
@jelanisheikhabdi5491 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪🙏🙏🙏🙏
@jelanisheikhabdi5491
@jelanisheikhabdi5491 3 жыл бұрын
Ok 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪🙏🙏🙏
@jelanisheikhabdi5491
@jelanisheikhabdi5491 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 3 жыл бұрын
*Aqal tiir la'aantiis* *Kaligii ma taagmee* *Haddeynan istaakuleyn* *Tabar yeelan meynee* *Ka tashada cadaawuhuu* *Isku tiirsanaadaa* 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nalkadesmartquen6188
@nalkadesmartquen6188 2 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Xaawo Dagan - Heesta - Is Afgarad - Astaan Music 2022
11:23
Astaan Music
Рет қаралды 110 М.
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 14 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 166 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 4 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
SOOMAALIDU DHAMAAN |XAAWO DEGAN Maalamaha Xoriyadda 4K
4:24
Abdiwali Omar
Рет қаралды 30 М.
KATASHADA CADAAWAHA :Hees WADANI ah. Cabdi Baadil  by SHAANI FLMS
2:50
HIBO NUURA-  Katashada Cadaawahoo   Isku Tiirsanaada .
4:59
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 83 М.
Heestii dalkeenu gurmadbuu rabaa iyo kooxda degaan.
7:39
Somali National Television
Рет қаралды 4,5 МЛН
HEESTII:SHUUSHOW BAX  IYO KOOXDA HIDDO
8:39
ILAYSKA WARARKA.
Рет қаралды 523 М.
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 14 МЛН