Heestii "(TASHI) "DHULKA WAA LA TOLAYAA" By Nuur Daalacay & NImco Yaasiin

  Рет қаралды 1,514,770

Mattaanaha

Mattaanaha

12 жыл бұрын

Waa hees cusub oo la magac baxday "DHULKA WAA LA TOLAYAA", waa erayadii Abwaanka weyn ee SUWAYS, Laxankii Nuur Daalacay, Musigii Maxamed Karaama, Codadkii Nuur Daalacay Iyo Nimco Yaasiin. Soo-saariddii SLNTV London UK

Пікірлер: 880
@masudmohamedyusuf200
@masudmohamedyusuf200 4 ай бұрын
Yaa dawanaya heestan 2024, ilaahaw dadkayga qabyaalad ka dheeree 💚 🌧 ❤️
@abdinuur219
@abdinuur219 2 ай бұрын
✌️✌️aaamiin aamiin
@45seabreeze
@45seabreeze 2 ай бұрын
Moi❤👍👍💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽
@jimcaalecali-cf1yc
@jimcaalecali-cf1yc Ай бұрын
Cabaadka jooji 😂😂😂
@SuhaybAhmed-pj5rc
@SuhaybAhmed-pj5rc Ай бұрын
Baroorwiish 😂​@@jimcaalecali-cf1yc
@LakiJama-eu6bh
@LakiJama-eu6bh 2 ай бұрын
Hestan wlhi ad ayan u jecelhy cawa waa 12 may galabta waxan kuso.dabal.degney diyarada hargisa anigs iyo 2 hablood oo.zhp ney wlhi wadanykyga soomalind ad ayan u jecelhy waligyna isma.lihi ad ka tagtid❤❤❤
@iifrahali5014
@iifrahali5014 3 жыл бұрын
Rag tashaday ma tabar yar somaliland❤ 2020 from muqdisho✌
@Safi-nb8kg
@Safi-nb8kg 26 күн бұрын
@nastehoibraahim1685
@nastehoibraahim1685 4 жыл бұрын
Wlhi kama dalo hesta ila3 sano from Musqdisho🇸🇴💕
@Wadani1988
@Wadani1988 4 жыл бұрын
anba quruxeey dear 2020
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
❤❤
@abdilatif2068
@abdilatif2068 4 жыл бұрын
Yaa 2020 daawanaya 😭🇭🇺 one love my country
@princessistahilabdi7171
@princessistahilabdi7171 4 жыл бұрын
Me 💚💭❤✌ 2020
@cabdinaasirmaxamuud2860
@cabdinaasirmaxamuud2860 3 жыл бұрын
😂🥺2021🥰🥰 Weligaaba taagnow❤️💯💖🤩
@alimussa5560
@alimussa5560 5 жыл бұрын
In 1960 Somaliland independent state recognized by the world gave up all its independence for Somali weyn dream, Somalilanders then and Today were never tribal people, The south on 1960 was a tribal collision leadership and same today. The failed Somali state is more than enough for Somaliland. Viva Somaliland, May Allah bless and Protect this Blessed nation.
@ShucYbAar-cg2xg
@ShucYbAar-cg2xg Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qiimayntadhacdooyinka7917
@qiimayntadhacdooyinka7917 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@asia1500
@asia1500 Жыл бұрын
Absolutely ❤
@ShucYbAar-cg2xg
@ShucYbAar-cg2xg Жыл бұрын
😊😊😊😊😅😅😅😅😅😅😊😅😅😅
@AhmedNourShire
@AhmedNourShire Жыл бұрын
​@@ShucYbAar-cg2xgjjjn 9 6 . L 😅9m 😮😊😊😊😊😊
@yaasiin70
@yaasiin70 12 жыл бұрын
walalahay reer somaliland la socdaa cadawga somaliland aaad ayuu u badan yahay meel kasta ood joogtaan guuuuuuuuuuuul somaliland allow noo daa fanaanitaa qaaliga woow yaa salam nuur and nimco jir oo jog somaliland
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 7 жыл бұрын
no cuqdad viva Somaliland waa walalkeen oo hormar gaarey Masha Allah love from Gedo 🥀🥀🥀💕💕♥️♥️♥️🌹🌹🌹🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇧🇬🇧🇬🇧🇬
@abdiriraxiinmaxamed3836
@abdiriraxiinmaxamed3836 6 жыл бұрын
Umu Fatima_Amelia intii najacel bash Ku nahay naguna
@FaisalAhmed-mt2nn
@FaisalAhmed-mt2nn 5 жыл бұрын
Umu Fatima_Ameliaا
@odaytv9417
@odaytv9417 5 жыл бұрын
Wll Calool Xumo Wanaga Xaran Mahadznthy Adina Wll Macaga somali Hajiro Somaliland Hanolato
@yngshirwa2451
@yngshirwa2451 5 жыл бұрын
Umu faatima Mahadsanid wll -
@maxamedaadancabdulahi5518
@maxamedaadancabdulahi5518 5 жыл бұрын
Thanks wllky
@Cabdilahi_Yusuf
@Cabdilahi_Yusuf 2 ай бұрын
HeesTani WxaY Kamid TaHaY HeeSaha Aan Sida Gaarka aH U Taageero 10/10 Happy 18 may Landers 🎉❤❤
@hamzamohamed8545
@hamzamohamed8545 8 жыл бұрын
suport and love from ogaadenia walaalahy somaliland guul iyo gobonimo waan idin jecelahay laandheere isaaq iam ogaaden and ilove duriyada reer sheikh isxaaq walaalahy aan aduunka isugu dawnahay noolaada nimco adina noolow huuno fanaanad half somaliland half ddsi ah ayatahaye inta ka xun fuck majeerteenka iyo hawiyaha idinkuna dee isku hiilsha laakiin hadaanahay ogaaden waxaan lajirnaa garabkooda taganahay isaaq
@fuaadcade3041
@fuaadcade3041 7 жыл бұрын
Geesi landheere Ogaden ah Zxp aad bn idiin jecel nahay Raga keliya an ka saaxib ku leeyahay sweden Jigjiga/hargeisa 🌹♥️❤️👑🦁💯
@MohamedOmar-sg1yn
@MohamedOmar-sg1yn 7 жыл бұрын
Hamza Mohamed xbbi isaaq nalama yidhaahdo ee somaliland na dheh please haduu jacaylku dhab kaa yahay bcuz qabiilo badan ayaa dega.
@Kulmiye-SanjabBusinessGroup
@Kulmiye-SanjabBusinessGroup 7 жыл бұрын
Hamza Mohamed mahasanid anaba sidoo kale
@makaawifuns3962
@makaawifuns3962 7 жыл бұрын
Hamza Mohamed free ogadenia insha allah, ogaden waa nasab.
@Csbdi-gv9hg
@Csbdi-gv9hg 7 жыл бұрын
Hamza Mohamed sxb isaq ban ku haystay waliba rer samter kkkkkkkk rer macarid
@xogmedia3930
@xogmedia3930 6 жыл бұрын
*nin tashaday ma tabar yara,,,,intii fahantay like my comment viva somaliland*
@Warside.
@Warside. 4 жыл бұрын
Nin tashaday ma tamar yara
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 4 жыл бұрын
Hmmmm
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
IsaaQ👑 kingdom 😊👑 💪 I'm proud to be SomalilnDR kanaxow nafta waa 💪💪😊
@shirwacaden5037
@shirwacaden5037 4 жыл бұрын
Somaliland isaaq kali ah maha : Somaliland waa qaran qabiilo badan degan yihiin
@shirwacaden5037
@shirwacaden5037 4 жыл бұрын
@@adnaanmaxwi957 kaa aad cayaysa waa kuma,hooyo caygu wax wanagsan mahe
@AmiirAhmeth
@AmiirAhmeth Ай бұрын
Wlhi hestan waxay ka hadli qadiyada Somaliland ♥️💭💚 fahmaya umbà fahma noo cuqdad from jaarka xalasha PunTLanD 🇸🇱 gulaysta aptialo👋🙋
@Jamiilo21
@Jamiilo21 2 ай бұрын
Dhulka waa La Tolayaa Waana Lagu Tabcaaya Nin Tashaday ma Tabar yara Beena ma ahan midaas wlhi Ree Abtiyashay Allow ii dhoor quruxda iyo gobonimada igu dhaleen❤❤❤❤❤❤❤
@abrahmanahmek2197
@abrahmanahmek2197 6 жыл бұрын
Ereyadi abwan suweys All the way from gabiley Somaliland 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻 Welldone adero
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
HeesTan wn jclhy i am puntlander Lkn soomaliland guuLeysTa Walaheena baaatihiin 2019 yaa ila dawan 😋
@shirwacaden5037
@shirwacaden5037 4 жыл бұрын
Mahadsanidin,Guulaysta idinkuna
@asadyusuf87
@asadyusuf87 11 жыл бұрын
cuqdad u dhinta siyad barre ma noolee dadkiina dhinac ka raaca shekadii caruurta lagu seexinayay 20years ayey wax ku noqon laheedeyn runta hala isku sheego viva somaliweyn Qabiilland Ha dhacaan Amiin dhaha
@nastehoaden8648
@nastehoaden8648 Ай бұрын
Adu u dhimo
@hanadiadam0
@hanadiadam0 Жыл бұрын
Allaw dal midaysan iyo dad midaysan 🥺 happy 18 May reer somaliland 💚⚪️❤️
@zahrai.mohamed6623
@zahrai.mohamed6623 7 жыл бұрын
Calanyohow tilmaantaa waa Tawxiidka Eebbee .. Tiir aan jabaynoow weligaaba taagnoow AAMIIN YAA ALLAH
@NuuraniDc
@NuuraniDc 7 жыл бұрын
we waitin 18may 2017
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad 2 жыл бұрын
Somaliland is the land of peace and lovely people.the Garre community of Kenya love you
@cabdiraxmanbaashe7956
@cabdiraxmanbaashe7956 2 жыл бұрын
Thanks bro long live gare our blood
@Ayaanle-ke1tq
@Ayaanle-ke1tq 2 жыл бұрын
Love u too garre 💪🏿
@Warside.
@Warside. 2 жыл бұрын
Thanks bro . Best greetings to Garre community
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 7 ай бұрын
❤all somali ones are brothers
@TheSaadpac
@TheSaadpac 11 жыл бұрын
calankaa ilahay baa mahad leh na siiyey tawxiidku ku dhigan yahay !!!ilahay baan ugu mahad naqayaa in uu iga dhigay somalilanderad ,,,,ilove my country somaliland wanan u huri wax waliba iyo naftayda ............
@2abdula
@2abdula 12 жыл бұрын
hees wacandheh somalidaa iskaa waalataynaa quustadheh guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul sooooooooomaliland insha allah
@wadarabashsomalilander9278
@wadarabashsomalilander9278 10 жыл бұрын
calayahow tilmanta wa tawxiidka eebe tiiran jabaynoow waligaaba taagnow masha allah NIMCO YAASIN (SHARAF) and NUUR DAACLAY ilahaow cimrigiina dheere one luv hobolada qarniga
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 4 жыл бұрын
Viva somaliland forever from 2012 still 2019 daawanayaaa
@MohamedAli-gh4jz
@MohamedAli-gh4jz 11 жыл бұрын
OOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOH MY ALLAH. I AM PROUD TO BE SOMALILANDER.
@cmkstudio1161
@cmkstudio1161 3 жыл бұрын
So am I AlxM ❤️💯
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 2 жыл бұрын
Xasus 2012 waqooyiga London ayaan Kula kulay nuur daalacay
@leilafan123
@leilafan123 12 жыл бұрын
Nimco Yasin, I love your voice! Best Somalilander singer ever!! Viva sland
@libanhassan3240
@libanhassan3240 5 жыл бұрын
walee izaaq somali iyagaa u dun wanaagsan kaxun yaan la noqon viva izaaq
@axmedgalas9695
@axmedgalas9695 8 жыл бұрын
Hees wadaniya alleylahe waar meesha maxaa somaliland diid safka soo galey, anagu Somalia caayimeyne bal iyadu yaaney iscaayin. Somaliland ha noolato. Viva Somaliland.
@soodhacsadedhulkiisii6293
@soodhacsadedhulkiisii6293 10 жыл бұрын
Waa maalintii faqash la gumaaday ee cawda loo gooyey.Faqash waa la tirayaa waana laga tagayaa oo nin tashaday ma tamar yara.
@cherdoon5007
@cherdoon5007 7 жыл бұрын
qoftashey ma tamaryare ilaahayow aqoonsi degdeg ah guul to my poeple viva Somaliland
@saadsuleiman3750
@saadsuleiman3750 5 жыл бұрын
*18 May 2019* Intii daawanaysaa halkan hayska xaadiriso.
@nedjaaadam1579
@nedjaaadam1579 5 жыл бұрын
May/21/2019dawanayaa may Love somaliland From France 🇫🇷
@ayaanmohamed1161
@ayaanmohamed1161 Жыл бұрын
Ax ax ax ,wllhi waan ilmeeyey somalilandernimadu macana ,waligaba taagnow calanyow💚🤍❤🥰
@aarguruxeed811
@aarguruxeed811 11 жыл бұрын
dhulka waa la tolaya waana lagu tabcaya in ka badan kun taako tashaday ma tamar yara viva somaliland 4 ever
@mahamedaliyi4308
@mahamedaliyi4308 4 жыл бұрын
18 ka may 2020 inta daawanasa like ta dhac kusiii😁😁😁💓💓💓👍👍👍
@Unknown-ez3mo
@Unknown-ez3mo 4 жыл бұрын
Wan joogna 😂
@amenboss5971
@amenboss5971 4 жыл бұрын
Long life somaliland 💚🤍❤ Hora lo soconaya 💪
@mahamedaliyi4308
@mahamedaliyi4308 3 жыл бұрын
@@amenboss5971 long life Somaliland
@mahamedaliyi4308
@mahamedaliyi4308 3 жыл бұрын
@@Unknown-ez3mo thanks zhp 2021 waan. Suganaa Insha allah
@ahmedhassanbullale8160
@ahmedhassanbullale8160 2 жыл бұрын
Waxa lagu tisqaada Isku tiirsanaantiyo Tacab la isu geeyee Rag tashaday ma tabar yara May ku tala galkeedii Maalintii tilmaanayd Toban iyo sideediii Waa tan aan xusaynee Waa tan aan Xusaynee Sanad guuro wacan 18 may 2022 💚⚪❤
@nafiisaabdiomar1448
@nafiisaabdiomar1448 4 жыл бұрын
May kula tala galkeedii maalintii tilmaanyd 18dii waa tane aan xusaynee. Calanyahaw waligaaba taagnaw allaaw ku daa SOOMAALILAND GUUL IYO.❤💭💚💪
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 2 ай бұрын
Qabiil wala tirayaa Waana laga tagayaa Tafararuqiisoo Nin tashaday ma tamar yara Happy 18 may all somalilnader maalmo kooban baa ka hadhay
@absjones2916
@absjones2916 Жыл бұрын
If only I can get everything Faqsh rat in my hands at once. That my dream in sh allah. SNM for Life… long the national sovereignty of our beloved republic.
@z012y
@z012y 3 жыл бұрын
*Rag tashaday ma tabar yara* 💪💪💪
@hibaausbo
@hibaausbo 11 жыл бұрын
qabiiil waa leteryaa wana lagatgaya tafraruqyesoow raag tashadye maaa taba yaraa nice song we will waiting for 18 may in shaaalaah
@najmaapdinourfaarah
@najmaapdinourfaarah 9 ай бұрын
heesaha somalind heesta ugu jecelhy ❤
@ashahussein7284
@ashahussein7284 7 жыл бұрын
I can't wait for the somaliland party in 2017
@manitbaacy3413
@manitbaacy3413 7 жыл бұрын
For me , i can't wait first july .
@kaahoashkir3998
@kaahoashkir3998 3 жыл бұрын
@@manitbaacy3413 ¹¹1¹
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
6 November 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂inaba caadi ma aha heesta
@gacanibrahim7685
@gacanibrahim7685 4 жыл бұрын
Who listening october 7 2019 viva somaliland like
@princessistahilabdi7171
@princessistahilabdi7171 4 жыл бұрын
2020
@abdikani08
@abdikani08 12 жыл бұрын
"Qabiil waa la tiriyaa, waana laga tagaayaa, tafaraaruqiisa iyo rag tashaday ma tabar yara" Somaliland for life
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 3 жыл бұрын
Guulaysta Dhamaan Umada Somaliyeed Ee sida Quruxda bdn KZfaq Ka Uga dhiibata Faalooyinka Bilaa Turxaanta Ah Ee Abuuraya Jacaylka Iyo Isu soo dhawaanshaha Somalialnder 💞
@yahyeahussein4384
@yahyeahussein4384 7 жыл бұрын
Fanaaniin codkooda tolmoon ugu heesaya jamhuuriyada barakaysan....jira oo joooga :)
@ahmedmedhassan387
@ahmedmedhassan387 8 жыл бұрын
MASHAALLA
@saredoilamos635
@saredoilamos635 4 жыл бұрын
😗😗😗Nuur daalacay ku jecelahay wllhi wadaniga dhabtaa allow dhawr 6/8/2020 arbaca 1:48 p.m in Hargaysa😗😗
@kingofthejungle6928
@kingofthejungle6928 12 жыл бұрын
wooow eesha calaa hees ilahay somaliland dhawr fananka qarniga iyo faananada codka macaane i love u
@Sagalflyger
@Sagalflyger 12 жыл бұрын
faqash waa tirayaa waana laga tagaayaa.nin tashaday ma tabar yara.
@ubuntuafrique5802
@ubuntuafrique5802 Жыл бұрын
SL Allaw Dhawr
@awdalboy1
@awdalboy1 11 жыл бұрын
''Dhulka waa la tolayaa waanu lagu tabcaayaa'' thats wazzup Viva S.Land
@SurprisedGreatDane-vl1qg
@SurprisedGreatDane-vl1qg 2 ай бұрын
Qabiiil waa la tirayaa waana laga tegayaa ❤tafaraaruqiisoo 😢 nin tashaday ma tamar yar❤❤❤❤❤
@Unknown-ez3mo
@Unknown-ez3mo 4 жыл бұрын
Happy independent day my people Somalilanders Love u all 😍❤ 18 may 2020
@naz.mustaphe7365
@naz.mustaphe7365 Жыл бұрын
HEESTAAN UGU JECLAHAY HEESAHA CALANKAYGA SOMALILAND ❤❤❤❤
@box5319
@box5319 2 жыл бұрын
Somaliland,a place like no other.An oasis of peace and stability amidst the ever anarchic horn and beacon of democracy,needless to mention it's patriotic citizens who has proven themselves to be the ideal community to be fathomed by any rational mind. Allow me to send My unwavering love to The great nations of Somaliland and its rare gem of citizens who,more often than not defends their motherland with utmost vitality and verve that borders a religious zeal. We the people of mandera county kenya love you with agility which is always second to none.
@Ayaanle-ke1tq
@Ayaanle-ke1tq 2 жыл бұрын
We love yall too from somaliland 💪🏿👏🏿👏🏿👏🏿
@bishaarsaidahmed9495
@bishaarsaidahmed9495 3 жыл бұрын
Fanan kani waa fanan aan jeclahay anoguh waa fanan iyo dananad ay reer somalilaan kufaanan
@aliMohamed-ev3wr
@aliMohamed-ev3wr 2 ай бұрын
Who is still watching in 2024.. Muwadinka dabta ah❤
@niissa20
@niissa20 12 жыл бұрын
Xxxxxxxxxxxxxxx walaahi waaan jiriricoday markan dhagaystay ka bax nimco yassin qalbi iyo nuur daalacay. Viva Soooomaaaalilaaand InshaaAllah!!! Guul guul guul 2 My somaliland & 2 My wonderful somalilander ppl -3 big love to My blood isaaaaq long life!!!! Axxxxxxxxx
@MohamedWardi16
@MohamedWardi16 3 ай бұрын
markasta oo sodhawato 18 may heestan waan dhagaystaa dadkaygii happy 18 may 2024❤
@hodoismael6765
@hodoismael6765 7 жыл бұрын
Ha nooolaato soomaalilaaand cadawgedana cagta hosteda waxan usheegaya wax magartada inanan cidna anan hoos fadhiyin citiraafna anan Rabin ilaahay uunban ubahanahay walahay bilahi
@zucaadcabdi5841
@zucaadcabdi5841 2 жыл бұрын
May kutala galkeedi maalintii tilmaanayd 18may maalin igu qaaliya aduunka aan ugu jeclay Somaliland hanoolaato jiro joog abidka from Hargaysa 💚🗯♥️
@Zamia888
@Zamia888 Жыл бұрын
Calnkaas tawxiidka leh alle hii nasiiyah mahadleh alle colaadaha haka qaboojiyo 👏 one love rer somaliland meelkastaad caalamka kajoogtaaan❤❤❤❤❤
@nimonuuranimoawgeedi
@nimonuuranimoawgeedi Ай бұрын
😅a😅😅
@maxamedkarre8075
@maxamedkarre8075 5 жыл бұрын
*NIN TASHADAY MA TAMARYARA* #Eeshqiyaasak Xasuustii 2012 Music heestan ayaan Aad Ujeclay Barigaa KZfaq ba Sidaa uma Sii Aqoon Tv Qaranka Ayaan Daawanjiray 27/jun/19 .......... 12:50 hbnimo
@moodywa_9051
@moodywa_9051 8 жыл бұрын
I can't wait 18 May 2017 💙❤️💚💜👻
@momanaj5023
@momanaj5023 7 жыл бұрын
Moody Wa_ 😅
@zahrai.mohamed6623
@zahrai.mohamed6623 7 жыл бұрын
In shaa Allah nabad iyo caafimaad ayaynu ku gaadhi
@IfrahIbrahi
@IfrahIbrahi 7 жыл бұрын
Moody Wa_ mee too if Allah say insha Allah
@Tafo775
@Tafo775 7 жыл бұрын
Moody Wa_ Insha allah Zxp Nabad qab allah ha inagu gaadhsiyo 🙏❤✅Viva Somaliland
@Tafo775
@Tafo775 7 жыл бұрын
ifrish siman me 3 Wlashey 😂Ameen
@BashGuevara
@BashGuevara 10 жыл бұрын
Dhulka waa la tolayaa waana lagu tabcaayaa, Viva Jamhuuriyada Somaliland
@carafaadhaybe546
@carafaadhaybe546 4 жыл бұрын
Woow maan sha allah soomaaliland guuul guul ilxun kuma arag to
@geesiyadajaarso6074
@geesiyadajaarso6074 11 жыл бұрын
Viva somaliland waa dad nabad iyo barwaaqo ka dhigtey dhulkooda haka xumaanina u duceeya
@user-sz9wn4zm4y
@user-sz9wn4zm4y 2 ай бұрын
Hestan waxaan idaacad iyo miimari kadhagaysan jiray 2014
@zahraahmed972
@zahraahmed972 7 жыл бұрын
👍👏👌,Gooo man ,we are behind you . together SOMALILAND, ***The land of Meat ,Honey and Milk, The land Of Peace, Love and Prosperity, The land of Unity and Solidarity.Let's Rock
@empireshow1
@empireshow1 Жыл бұрын
Happy 18 May 2023❤
@SOMLILAND418
@SOMLILAND418 2 ай бұрын
Happy 18 man
@smiledon77
@smiledon77 11 жыл бұрын
I'm SNM dadkii Somaliland dadkii Somaliland xorayeey Madaxweyne siilaanyo nooloow abti
@luwi-6ixe9ine
@luwi-6ixe9ine 2 ай бұрын
2024 somaliland guul guul inshallah🙏 I love this song dhiiga dhiiga dhiiga ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥💯💯
@hanimuhumed8160
@hanimuhumed8160 3 жыл бұрын
2021 / 1 luuliyo manta ayaan dawanayaa aniga oo ka xun midawgii 1 luuliyo 1960 😥😥😥😥😥😥😥
@missworld422
@missworld422 12 жыл бұрын
wooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooowww DAD TASHADAY MA TABAR YARE WALEE WAA DHAB VIVA SOMALILAND N 18 MAY. HAMBALYO ALL OF SOMALILAND PPL
@aslimaxamud3466
@aslimaxamud3466 Жыл бұрын
2023 iyado 18 soo dhawdahy somaliland guul💚🤍❤️
@maxamedcawed7888
@maxamedcawed7888 9 жыл бұрын
Soomaaliland VIVA SOOMALILAND MAY KU TALA GALKEEDII MAALINTII TILMAANAYD TOBAN IYO SIDEEDII WAATAN AYNU XUSAYNEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEE CALANYAW TILMAANTAA WA TAW XIIDKA EEBE WALIGAABA TAAGNAW WALIGAABA TAAGNAW QABIIL WAALA TIRAYAA WAANA LAGA TAGAYAA NIN TASHADAY MA TABAY YARA VIVA SOOMALILAND
@ak7vibes691
@ak7vibes691 4 жыл бұрын
Watching it on 2020..welldone Osman qays👏👏👏👏👏
@khalidmo9607
@khalidmo9607 11 жыл бұрын
masha allah nice song for all somalilander.... ربي يحفظكم في كل ارض اللهم اميين
@Girlboss1.
@Girlboss1. 4 жыл бұрын
Somaliland 💚❤️❤️❤️😓😓ya dhageysanaya wali 2020 /3/13
@cumarcali2615
@cumarcali2615 Жыл бұрын
Nin tashaday ma tabar yara 🖐🌹🤜🐐2023
@abrahmanahmek2197
@abrahmanahmek2197 5 жыл бұрын
Wat a legend Adeero abwaan suweys ereyo dhaxal gala All the way from Gabiley
@mohadam6331
@mohadam6331 25 күн бұрын
As of today Jun 28th, 2024, I am still watching, and sometimes I can't hide my emotions.
@hamsemohamed1880
@hamsemohamed1880 4 жыл бұрын
25:3:2020 cidii Ku faraxsan 18 mayda soo dhaw ee u diyaar garoobay farta taag ay xamasad hayso asli burco From jermany
@edebsan3655
@edebsan3655 7 жыл бұрын
jamahuriyad barakysan Somaliland I love you
@khowla100
@khowla100 11 жыл бұрын
I Ain't somalilander but still saying viva
@khadrahussein459
@khadrahussein459 11 жыл бұрын
Well I ain't Somaliland but am proud of you guys keep it up 3
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Happy 18 May 2020 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
@nimoali2269
@nimoali2269 12 жыл бұрын
I am against tribalism (qabil) but this song is beautiful I love the lyrics qabil waa la tiraya! Viva Somalis and Somaliland.
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 2 жыл бұрын
Nimco wnku zlmy hnu
@ayuush_cayni1977
@ayuush_cayni1977 12 жыл бұрын
happy 18 may reer somalilanad meel kasto aye adunka dacaladad kajogtanba waan idinsalamaye dhamantinba
@user-qz7wh8nd9f
@user-qz7wh8nd9f 5 ай бұрын
20 11 ilaa 20 24 alx waan jeclaa heestan❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@zadampato7188
@zadampato7188 4 жыл бұрын
Nuur daalacay Nimco yazin Fananin qaran😍
@samiraarten3263
@samiraarten3263 9 жыл бұрын
I am not from Somaliland Laakin waxan odhan laha Daskasta ruux xun iyo rux wangsan baa kujira qabilka iyo xumanta iska saara Iyagana ilaahay nabada ha usiyaadiyo Inagana dhibka ha inaga dulqaado
@abdiriraxiinmaxamed3836
@abdiriraxiinmaxamed3836 6 жыл бұрын
Marwo Maxamed we love you madax sare alle haso badiyo dadka sidaA ufikiraya
@shirwacaden5037
@shirwacaden5037 4 жыл бұрын
Ameen alle dhibka ha idinka saaro,wanad ku mahadsan tahay inad noo ducayso anagana wll
@abdimuhumed2090
@abdimuhumed2090 3 жыл бұрын
Waa hees qiimo badan l am still listening 2021 waxa heesta erayadeeda sameeyay abwaan suways dalka Netherlands dagan
@suldaanofficially
@suldaanofficially 2 ай бұрын
Somaliland ❤❤❤❤❤Somaliland ❤❤❤Somaliland Hambalyo Hambalyo Hambalyo 😊😊😊😊😊
@ahmedk5064
@ahmedk5064 4 жыл бұрын
I am from Kenya love somaliland and somalia
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 5 жыл бұрын
YAA DAAWQNAYA IYADO 18 MAY 2019 HAL MALIN KA HADHAY
@ahmedmuhammed9646
@ahmedmuhammed9646 7 жыл бұрын
Qadaaad weyn umada barakeysan buuq uma baahna adero liibaane
@ryanabdliahi2102
@ryanabdliahi2102 5 жыл бұрын
Ahmed Muhammed kkkkkk
NUUR DALACAAY TOOGDHEER TORONTO 18 MAY MUSIC VIDEO DIRECTED BY JUNDI MEDIA
5:15
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 111 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
Nuur Daalacay (Diigo ciyaaya) Best Somali Song 2012 HD
6:37
TheGobfilms
Рет қаралды 1,1 МЛН
Jooqle iyo Nimco Yaasiin   Haye haye
6:38
cabdulahimc
Рет қаралды 1,3 МЛН
Gabdhaha Laguma Dheelee - Codkii Kaltuun Bacado
5:56
Mattaanaha
Рет қаралды 366 М.
Hees Cusub Oo Lagu Karbashay Cadawga Somaliland 2024
5:10
Kulmiye Party
Рет қаралды 103 М.
Somaliland hadaay tashatay maxaa loodaba socdaa
8:51
somaliland247
Рет қаралды 518 М.
somali music Jooqle iyo Nimco Yaasiin C/ soo dhawoow aan ku dhowrto waligey
10:45
heesta calanka somaliland 09
10:01
Mohamed Wardi
Рет қаралды 2,9 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 695 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 6 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 14 МЛН