Harada wayn ee Naivasha ee Kenya Iyo layaabkeedda.

  Рет қаралды 85,996

Hereri Media

Hereri Media

11 ай бұрын

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Пікірлер: 71
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 11 ай бұрын
❤❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤❤❤❤
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 11 ай бұрын
Asc Cabdi Salaan Hereri ruun ahanti waa barmamish ficaan o wanagsan waad ku mahadsantay sida nola wadagtey jasaka Alahu kheer 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@abdirahmanabdiaziz1323
@abdirahmanabdiaziz1323 10 ай бұрын
Amazing thanks abdisalan hareeri
@yousufyousufelmi9229
@yousufyousufelmi9229 10 ай бұрын
What the big,beautiful and nice views has this Lake !!!!
@burhanhassanmohamed8793
@burhanhassanmohamed8793 10 ай бұрын
Isla Doontaan Uu @Hareeri saaran yahay iyo Haradaan Neivasha qofkii raacay ama tagay aniga camal like iisaar mahadsanid
@sidiabukar302
@sidiabukar302 11 ай бұрын
Mashaallah Waa qurux waabi nolaaha iyo dadkaba kudul dalxiisayaan oo aan qashiin iyo wasaaq lahayn baraakalahufik ale ha uu siyadsho Anagane ale ha ina garadsiyo wanaaga iyo quruuxda waabigena iyo baddane ina ilaashano kuna dalxiisno. Cabdisalaan Hareeri walalken Hormar iyo guul. Mahadsanid .
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 10 ай бұрын
Abdisalan mahadsanid inadeero ❤❤👍
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 11 ай бұрын
Beautiful of Naivasha
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 11 ай бұрын
Masha allah waa meel qurux badan
@mohamouda.dualle0277
@mohamouda.dualle0277 10 ай бұрын
Well. Thank you
@mustaphanuriye3075
@mustaphanuriye3075 11 ай бұрын
We went there as a trip on 16th march dis year, it was amazing wlh.
@abbasgaras695
@abbasgaras695 11 ай бұрын
That is my favorite place Naivasha
@AhmedMohamed-gz7lg
@AhmedMohamed-gz7lg 11 ай бұрын
Manshallah
@Fransiis
@Fransiis 10 ай бұрын
Maashalah
@abdikadirbile5998
@abdikadirbile5998 10 ай бұрын
Naivasha was my home town for 12 good years...... Best place to be
@aragwaafi5886
@aragwaafi5886 10 ай бұрын
Spectacular views. I would like to be here.
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 10 ай бұрын
Illaahey nimco badanaa meeshu qurux weeye anigu sanadki hore ayaan joogey neivasha iyo nukuri
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 11 ай бұрын
Cajiib.
@awil9565
@awil9565 11 ай бұрын
Nice place
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 11 ай бұрын
Hereri horey unsoco war bixin iga sii harada nifaasha
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 11 ай бұрын
Bro resembles Mane and is as simple as Mane in his talks😂😂😂😂😂
@hufanmedia7986
@hufanmedia7986 11 ай бұрын
Legend cabdisalan herari wn kula socdaa
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 11 ай бұрын
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯
@kaldeeqmedia
@kaldeeqmedia 11 ай бұрын
Anigaa ka dhiman wareysigaan sbbtoo ah aad baan ujeclahay goobahaan oo kale❤
@abdiazizmohamed1613
@abdiazizmohamed1613 10 ай бұрын
Abdisalan hareri came Eldoret.
@weriscali9103
@weriscali9103 10 ай бұрын
Dhulkii isaaqa kiniya ayaad joogtaa maanta.🎉🎉🎉 issahakiya Tribe is there.
@nrcabdi
@nrcabdi 11 ай бұрын
🥺🥺🥺🥺 Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. Waxaa jira dad naftooda ka been abuurta oo balaayo aan ilaaheey gelin dusha iska saara balse waxan ka hadlayo waa sida ilaah ogyahay iyo xaalada aan ku jiro. Waxan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaaanba, mana jirto cid kale oo garab ii ah ama aan ku tiirsanahay. Waxan ahaa qof waxbartay oo aqoontiisa wax ku qabsada balse maanta ma awoodo taas xaaladda liidata ee aan ku jiro aawgeed. Xitaa hooy iyo guri malihi oo meel masaajidka banaankisa ah oo aan deegaan ku haboonayn ayaa gabbaad ii ah, mararka qaarna ma helo waxan cuno maalmo isxiga. Walaal xaaladayda qoraal kuma soo koobi karo ee maanta adaa garab ii ah ee iigu hiilli duco iyo deeq waxaad awoodo si walaalnimo ah. Moobeelka aan isticmaalayo xitaa qof walaal ah ayaan si kumeel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba inaan helo walaalo wax i tara. Magacayga iyo lambarkaygu waa Cabdulqadir Cabdi 252 617313184
@salmaabdullahi3127
@salmaabdullahi3127 10 ай бұрын
Lake naivasha in rift valley ❤
@maxamuudaadan1155
@maxamuudaadan1155 11 ай бұрын
Sc wr c.salan hereri wariye aan Lamaleyn karin cajiib ah hore usoco insha alaah
@maxmedmuuse4653
@maxmedmuuse4653 11 ай бұрын
Waar abdisalaan xageed ina gaysay saaxiib amazing place wlaahi. Soomaaliyeey ninka dhulka ka qaada
@somalia5019
@somalia5019 11 ай бұрын
Beeraha qaadka barnaamij ka soo samee mudane
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 11 ай бұрын
Barnamij yada nocan ah marka la sii sexanayo ba la dawadaa si aad stress free ugu sexato ya Allah ya Rahman dhulka yaga barwaaqo dii sa io nimcadisa noso sar an dhiisha faqriga Tuur nee oo na iskaya jeclaysi
@exzuheer8408
@exzuheer8408 11 ай бұрын
From somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xuseencabdi4355
@xuseencabdi4355 11 ай бұрын
Maaha somali waa soomaaliya 🇸🇴🇸🇴💙. Fadlan sidaa uqor.
@geeleisse4406
@geeleisse4406 11 ай бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@AbosHam.11
@AbosHam.11 11 ай бұрын
We went last year as schoool visiters is so amainzing wlhi abo❤
@shcyb1584
@shcyb1584 11 ай бұрын
Maad afka soomaliga inoogu soo gudbisid waxa aad inoo sheegi lahayd?
@AbosHam.11
@AbosHam.11 11 ай бұрын
Ma aqano wll
@shcyb1584
@shcyb1584 11 ай бұрын
@@AbosHam.11 try to write insha'Allah. It's important!
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 10 ай бұрын
CABDISALAAN HERERI WARIYE HEER CALAMI AH SAXAFI 5 SOMALI ISKU RACDAY
@yahyaabdizizmohamad632
@yahyaabdizizmohamad632 11 ай бұрын
Google mab ka gal fiiri qariirada somaliya dhanka jubuuyinka waxaad ar kayasaa harooyin kaymo sida lag badane bush bush balse dad keena ma oga😢
@mohamedabdullahi6202
@mohamedabdullahi6202 10 ай бұрын
Please try to find the history of naivasha. The british setteld somals from somali land in 1900 in naivasha. There opened somali boarding school .the somali communtiy was kicked out .by the first kenya president when they got independent. The case is in kenya courts up to today.
@nourismail4114
@nourismail4114 10 ай бұрын
its true my grand parents are buryed in naivsha ,theirs old somaliland community ,camel corp the british Army,
@SupernaturalKY
@SupernaturalKY 10 ай бұрын
Adiga ayaa ka nasiib badan Mashallah oo wariya Ah wadama badan tage hhhhhh lol 😂
@sucdiali2700
@sucdiali2700 10 ай бұрын
Music ga kadaa cabdisalanoow
@libankaramo9337
@libankaramo9337 10 ай бұрын
sida kaluunka cabdiyarow ciyaarta naga dhaaf
@iamtalyaani6846
@iamtalyaani6846 10 ай бұрын
car waakasa xuman ayado iga eheen doonley xamar jogo oo english ku hadlaayo ii keen 😂😂😂 waa dhinteen somali cawaan waxbo ma dhamaan
@SupernaturalKY
@SupernaturalKY 10 ай бұрын
Lol kaftan hareeriyow sidaada hadaan. U burnaanlahaa life safe 3:23 Mana xidheen hhhhh buufin calamal ayan biyaha dul sabeeyn lahaa
@asmacabdiraxmaan4396
@asmacabdiraxmaan4396 10 ай бұрын
Ilaahada waxaan layaabanahay doonta siduu ninku sawkan iska fadhiya
@nourmohamed831
@nourmohamed831 10 ай бұрын
Isaaq aya iska leh haradan
@Daqare666
@Daqare666 10 ай бұрын
Hareeri nin culus laakiin kolkaan Microphone 🎤 ayaana waalaya oo Hawaii dul heehaabeysa
@hirsisaladtimir1666
@hirsisaladtimir1666 10 ай бұрын
Kalluun malaga helaa meesha
@user-rj8os6nk6k
@user-rj8os6nk6k 11 ай бұрын
How 😂 qoladan maanta kula socotaa maxay Timo ciil u qabeen 😂😂😂
@abdiyusuf2535
@abdiyusuf2535 11 ай бұрын
😊CABDISALAANOW NAYFAASHA IN AY SOOMAALIYA KU TAALBAAN MOODI JIRAY😊
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 11 ай бұрын
somaliya ayay markii hore kutaalay ee hawiye ayaa iibiyey wll cabdiraxman cabdishakuur
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman 11 ай бұрын
@@AhmedDaariq Oo waayo maxay tahay sababta aay uu gadeen
@Alexialiiban1780
@Alexialiiban1780 10 ай бұрын
​@@AhmedDaariq😂😂😂adigana waa lagu iibin
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 10 ай бұрын
​@@AhmedDaariqbeenaale waa Kenya meeshu oo waa magaalo magaceed
@yahya-wadani
@yahya-wadani 11 ай бұрын
C/Salaam ma sida kaluunka ayaad u dabaalataa mise sida diinka 🤣
@muxyadiindiyeeshe2351
@muxyadiindiyeeshe2351 11 ай бұрын
harari waxaad tahay nin yaqaan Bada hadii Adan matagin mase kaniin ayaad qadatay ii Soo sheeg
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 11 ай бұрын
Todobaatameeyadii ayaan fasaxa iskoolka iskuulka maaha ku tagay tuulo soomaaliya ah oo la yiraahdo (awdheegle) wabi baa ku yaal wabigaas waxaa bartankiisa ku yaalay beer iska soo baxday oo cows leh waxaana ka buuxay jeer wabiga dhexdiisana yaxaasyo ayaa ka muuqan jiray had iyo jeer sadex afar shan dadkana ma cuni jirin badanaaba wabiga hareerihiisana waxaa ku yaalay geedo dhaadheer dhaadheer oo ay ka buuxaan daanyeero kuna meeraan daanyeeradu geedaha dhexdooda iyagoon dhulka iman oo haysta laamaha oo dhaadheeraa kuna wiifaya sidii wiifowga cidii taqaan dadka tuulada dagana waxay ahaayeen dad buuq yar oo beeraley ah dhulkooda jecel intaas hadaan kusoo koobo tani fiidyowgaan taasay isoo xusuusisay quruxda badnayd ilaahey ha xafido reer awdheegle waan idin salaamayaa iyo soomaaloo dhanba walaahu mustacaan
@adwehfarhan
@adwehfarhan 11 ай бұрын
Been maahan dadka casheeyey meel ma qabato😅
@nrcabdi
@nrcabdi 11 ай бұрын
🥺🥺🥺🥺 Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. Waxaa jira dad naftooda ka been abuurta oo balaayo aan ilaaheey gelin dusha iska saara balse waxan ka hadlayo waa sida ilaah ogyahay iyo xaalada aan ku jiro. Waxan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaaanba, mana jirto cid kale oo garab ii ah ama aan ku tiirsanahay. Waxan ahaa qof waxbartay oo aqoontiisa wax ku qabsada balse maanta ma awoodo taas xaaladda liidata ee aan ku jiro aawgeed. Xitaa hooy iyo guri malihi oo meel masaajidka banaankisa ah oo aan deegaan ku haboonayn ayaa gabbaad ii ah, mararka qaarna ma helo waxan cuno maalmo isxiga. Walaal xaaladayda qoraal kuma soo koobi karo ee maanta adaa garab ii ah ee iigu hiilli duco iyo deeq waxaad awoodo si walaalnimo iyo rabi darti ah. Moobeelka aan isticmaalayo xitaa qof walaal ah ayaan si kumeel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba inaan helo walaalo wax i tara. Magacayga iyo lambarkaygu waa Cabdulqadir Cabdi 252 617313184
@DekaNouh-ml5wz
@DekaNouh-ml5wz 10 ай бұрын
❤❤❤waar cawiya wiilkA
@hodanmaxamuud-mw5kp
@hodanmaxamuud-mw5kp 10 ай бұрын
Wll Allah isku xidh oo cibabada basso iyo istiqfaarta iyo saliga nabegeena muxamed intaa iyo duco ayaa ku awooda Allah haku garabgalo❤❤😢
@nrcabdi
@nrcabdi 11 ай бұрын
🥺🥺🥺🥺 Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. Waxaa jira dad naftooda ka been abuurta oo balaayo aan ilaaheey gelin dusha iska saara balse waxan ka hadlayo waa sida ilaah ogyahay iyo xaalada aan ku jiro. Waxan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaaanba, mana jirto cid kale oo garab ii ah ama aan ku tiirsanahay. Waxan ahaa qof waxbartay oo aqoontiisa wax ku qabsada balse maanta ma awoodo taas xaaladda liidata ee aan ku jiro aawgeed. Xitaa hooy iyo guri malihi oo meel masaajidka banaankisa ah oo aan deegaan ku haboonayn ayaa gabbaad ii ah, mararka qaarna ma helo waxan cuno maalmo isxiga. Walaal xaaladayda qoraal kuma soo koobi karo ee maanta adaa garab ii ah ee iigu hiilli duco iyo deeq waxaad awoodo si walaalnimo ah. Moobeelka aan isticmaalayo xitaa qof walaal ah ayaan si kumeel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba inaan helo walaalo wax i tara. Magacayga iyo lambarkaygu waa Cabdulqadir Cabdi 252 617313184
@saidaali412
@saidaali412 10 ай бұрын
Walaal waxaa fiican in aad arintaada aad u sheegayo ilaahey hadii dadka isku kaatagaan in ay wax kuu qabtaan kuuma qaban karaan.hadii ilaahey uu idmin marka intaad dad wax weydiisan laheen habeenkii waqtiga dambe inaad soo kacdo ilaahay tuug weydiiso dhibaatadada qaladna ha iga fahmin walaal
Somalida iyo Irish-ku maxay iskaga mid yihiin.
22:40
Hereri Media
Рет қаралды 79 М.
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 50 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 122 МЛН
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 8 М.
Haddii aad Nairobi guri ka doonaysay, Rodol baa kuu haya nooc walba
35:18
Kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho iyo Maxkamadda Ciidamada..
22:35
Somali National Television
Рет қаралды 17 М.
DHIRE DHAWA | CAASIMADA 2 AAD EE ETHIOPIA | Ep 46
24:36
Faysal Shaik
Рет қаралды 57 М.
24-kii saacadood ee aan ku jiray hotelka ugu cusub Hargeysa ee Beder.
52:37
WAXAAN SOO HELAY XEEB AAN HORE LOO ARAG ! ( BADDA )
34:20
Caalin Abyan
Рет қаралды 131 М.
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН