WAXAAN SOO HELAY XEEB AAN HORE LOO ARAG ! ( BADDA )

  Рет қаралды 131,557

Caalin Abyan

Caalin Abyan

6 ай бұрын

#somaliland #costal #region #Somaliland #ethopia .
#somalia #Djabouti #muqdisho #hargeisa #bosaso #jigjiga #foryou #fyp #fypシ #best #vlog .
#2023 And #2024
#Qeyaqaysar #abdalajamal .
‪@Caalinonline‬ ‪@caalintechnologyinstitute3924‬ ‪@caalinAbyan‬ ‪@Yonistravels‬ ‪@GorGorvlogs‬ .

Пікірлер: 657
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Wixi fikir ah ama fariin ah igu soo dir #Instegram:- instagram.com/caalinabyan?igsh=cDJ1YWY2a25xcWdu&
@aminomohamed9576
@aminomohamed9576 5 ай бұрын
Asc wallaal tan yare ee xeebta Ku car carareysa waa crab 1kg waa £11.50?
@aminomohamed9576
@aminomohamed9576 5 ай бұрын
£11.50
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Ma inaan barri jawaan soo buuxsado ayad rabta xage u iib geeya ?
@hmedmohamed07
@hmedmohamed07 5 ай бұрын
Waxa soo arkay dhe iska sax macnaha kalmadaha Lee yihiin
@musemuse1507
@musemuse1507 5 ай бұрын
Guryaha aad sheegesid halka xerbta ah ee Carada tuuran waa halka ay qubada ugxanta ku duugta
@fdama
@fdama 5 ай бұрын
I can’t believe our government is considering giving away our coast. Somaliland is not for sale.
@ahlamali3315
@ahlamali3315 5 ай бұрын
Same all for recognition from one country 😢
@haciwarsame3421
@haciwarsame3421 5 ай бұрын
I saw one time you calling it Iidoorland? Weird enough to call it right now Somaliland? What changed
@abedijamac9335
@abedijamac9335 5 ай бұрын
Djibouti has leased lands for more than 5 countries' armies . It's time to grow up and see the opportunity for Somaliland...long live...Somaliland
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 ай бұрын
OMG🫢Are You for real now? Who Says anything about sale Our Sea???? And who Really Sent you? Lol
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 ай бұрын
Stop the Sh….t that you are spreading & lies
@runsheegrunsheeg1139
@runsheegrunsheeg1139 16 күн бұрын
allaahu akbar dulka somaliyeed qurux iyo ilduuqsi badanaa
@rahiimali6136
@rahiimali6136 5 ай бұрын
Praying for safety for my Somali people we have beautiful land and sea
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Ilahay nimcooyin ayu ina siiyay .
@mahadfarah7663
@mahadfarah7663 5 ай бұрын
Somalinimo, we need to stick together. May Allah United our people Ameen
@abdirahman292
@abdirahman292 5 ай бұрын
No.
@majkaxoghaye7064
@majkaxoghaye7064 5 ай бұрын
Is over, war yaadha kala quusannaye qoomamo la'aada, goormuu jacaylka somalinimo idin galay ma 2024😂😂
@MM-hz3eb
@MM-hz3eb 5 ай бұрын
Amiin isha Allah 🙏
@ailover5719
@ailover5719 5 ай бұрын
Somalilandnimo Reer somaliland dhulka idinka oon ba leh ee Failes state of zoo-malia iyo neo-nazi faqash iska ilaaliya
@cabdiqaniAddison
@cabdiqaniAddison 5 ай бұрын
Inaad masaajidka ilaahay albeerko ku tilmaamtaa waa qalad subxanallah😢
@Libaxaqaranka
@Libaxaqaranka 5 ай бұрын
Absolutely beautiful; i hope one day i will be able to visit any part of somalia
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Insha allah
@ailover5719
@ailover5719 5 ай бұрын
This is somaliland is not somalia ajnabi baad ka tahay ixitram lahow xaar yaho
@Rosyyy517
@Rosyyy517 4 ай бұрын
​@@ailover5719 Somaliland Waa dhulkii Soomaaliya waana hal wadan orod dunida soo weydii Only Federal Republic Of Somalia 😎💘
@ailover5719
@ailover5719 4 ай бұрын
@@Rosyyy517 Hadi dhulka somalia tahay Maxao xasan gugurto aduunka wuu dhan wu soo waregi😂😂 Adunka marka la waydiyay waxay erahdin somalia wa failed state somaliland na wa wadan
@Rosyyy517
@Rosyyy517 4 ай бұрын
@@ailover5719 Yn lagugu maqlin bentaa sidaa u weyn somaliland orodoo aduunka soo weydii xitaa Google Weydii Awoowe dhamman waxey ku Leeyihiin waa mamul yar oo iyada un is magacaawday wax aqoonsi ahna ma heysato ugu dambeyna Somali wa hal hadey labo taheyna wax I tusi Sxib oo luqadeyda iidaa keenso luqdad kle Tan anaa leh B, T, J, X..... Wad Garaneysaa Magaca Wadankeygana dhig oo lacagteydana dhig wax kle la imaaw wadana umaba aqaano ani, dhulkaa yar ee aad isku koobteyn oo Xataa Sool ka Sii go'day! inta kle ee soo hartayna aad moodid qol yar ayd dooneysaa in wadn la idiin sii aqoonsado war xata dhamaan badaha idinku xeeran amar la'aanteyda ma bixin kartaan! Somaliland-na Waxey ku tiirsan tahey dhulkaan weyn ee wabiyada leh ( SOMALIA ) SOMAALI BAAN AHEY XILMIDNIMANA ANAA SIDA WAANA KU FAANAA WADANKEYGA 😎
@ismahanabdilahi1447
@ismahanabdilahi1447 5 ай бұрын
❤❤❤❤Ilaahoow noo xafid awood uma lihin anaguye 🤲🏻🤲🏻
@sudijeylanimohammed3258
@sudijeylanimohammed3258 5 ай бұрын
Maasha allaah itoobiyaanka allaha nooga hayo
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 ай бұрын
Alle hanoo keeno itoobiya
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 5 ай бұрын
Qaar baaba nala jooga Adna iyo biixi
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 ай бұрын
@@abdinasirabdullahi1037Haday adna iyo biixi yihiin isaaq oo dhan baa ah anaa ka mida Alla maxay adna iyo biixi idinka oohiyeen xataa adnaa dhimatay la yidhi ciil awgeed
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 4 ай бұрын
🇸🇴🫡☝🏽🦁🇩🇯❤️‍🩹
@Poqorfahad
@Poqorfahad 5 ай бұрын
Mnsha allah Somaliland Maldevis
@abfjxjj
@abfjxjj 22 күн бұрын
masha allah nadaafada magaaladan ka helay. allow dhulka soomaaliyeed oo dhan xafid aamiin, badeenana inoo badbaadi aamiin.
@KORNEIL-TRAVELER2
@KORNEIL-TRAVELER2 5 ай бұрын
Best Somali traveler ❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Thank you bro ot will come insha allah.
@somalikanye8642
@somalikanye8642 5 ай бұрын
🇸🇴 is so beautiful
@yasmiinhaji2119
@yasmiinhaji2119 5 ай бұрын
Mashaalh dulka Somalia 🇸🇴 🇸🇴so beautiful Alhumdulilaha
@ailover5719
@ailover5719 5 ай бұрын
Dhulka somaliland qurux badana bot failed state of Zomalia
@yasmiinhaji2119
@yasmiinhaji2119 4 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahmedsirad8855
@ahmedsirad8855 5 ай бұрын
Bad qurux badan watching from Birmingham UK ❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid in badan.
@user-gh5lr1vn5q
@user-gh5lr1vn5q 5 ай бұрын
Waryaa Ahmedsadiq 😂😂❤
@sakariyesaeed955
@sakariyesaeed955 5 ай бұрын
Masha Allah
@habiiboabdalahussien
@habiiboabdalahussien 5 ай бұрын
Maasha Allah
@zaki_smail_1988
@zaki_smail_1988 5 ай бұрын
Mansha Allah,
@nasteexorayaan7065
@nasteexorayaan7065 5 ай бұрын
Masha allha❤❤❤
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 5 ай бұрын
Masha Allah qurux daan iyo nimca daan ayaa dhaqaakey San la nahay hadaa nahay Somali🇸🇴😢 xabashi waxey u orgeyso ba dha iney daldalataa nimcadaan ilaahow shar tooga naga qabo Ameen yarabi 🤲
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Amin
@user-uy9ll5kp6b
@user-uy9ll5kp6b 4 ай бұрын
Qaxbo failed state maha meeshan
@mowliidguleid4558
@mowliidguleid4558 5 ай бұрын
Amazing voice sea 😮😮😮
@elmowarsame8883
@elmowarsame8883 Ай бұрын
You are great adventurist
@rashiidkhadar4928
@rashiidkhadar4928 5 ай бұрын
You really need a drone That must be Amazinh. Keeo going bro.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Maybe one day! Insha Allah .
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 5 ай бұрын
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
Mashaaaaalah tabaarakalah saxsaxInbadanRun.Familyyyyy qiimobadan dumaroo
@guledosman4944
@guledosman4944 5 ай бұрын
Good to see you again, my friend. Another fabulous video.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Thanks for the visit
@abdirahmanabdi3618
@abdirahmanabdi3618 5 ай бұрын
Allahu Akbar Illaahey Dadkenna Iyo Ciidena Ha Xafiido Insha Allah
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 5 ай бұрын
Mashaa Allah Tabarak Allah Qurux da Dalkeena Illahow cadowga naga qabo, thanks for sharing abowe.
@hassanshowle4879
@hassanshowle4879 5 ай бұрын
Beautiful beach
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
It really is!👍
@sniperabdilahi7596
@sniperabdilahi7596 5 ай бұрын
Maanshalaah awliyo nin adag
@jawahirabdi6547
@jawahirabdi6547 5 ай бұрын
Manshaallah 🥰🥰
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid.
@aminasudhi1258
@aminasudhi1258 5 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
MAHADSANID AMINA .
@nasteexorayaan7065
@nasteexorayaan7065 5 ай бұрын
​@@caalinAbyanwar niyosoqabo kaluuka
@kingsiisoco
@kingsiisoco 5 ай бұрын
Masha Allah Waw amazing view walalhi ❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid.
@AbdiafatahDaahir-sc8ki
@AbdiafatahDaahir-sc8ki 5 ай бұрын
Mazha aLlah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid
@ashaahmed8799
@ashaahmed8799 5 ай бұрын
Masha allah ilaahow dhulkena ino barakee oo noo xafid
@aishanuur1683
@aishanuur1683 5 ай бұрын
MashaALAAH, Dadka, Diinta iyo Dhulka IAHHAY hanuxifdiyo aamin.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Amin
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 5 ай бұрын
I like your videos you always makes us happy thanks bro
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Glad to hear that
@creativemind8924
@creativemind8924 5 ай бұрын
Waar Ilaahay ka xishooda oo NICMADA badan mahadiya oo idinku is aqoonsadoo waxwada qabsada 😢😢
@hodandahir8111
@hodandahir8111 5 ай бұрын
Masha quruxa badan waliga Bada markinya
@faridwiser5441
@faridwiser5441 5 ай бұрын
Wowww qurux😊
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
mahadsanid wall
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 5 ай бұрын
Beautifull. Dalkeena nimcaa fadhida
@samiira1752
@samiira1752 5 ай бұрын
Manshallah vidou qurux badan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid .
@tajudinbayaan2700
@tajudinbayaan2700 5 ай бұрын
dhulkena nimca fadhida m.a alle nabad haka dhiga
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m 5 ай бұрын
Masha Allah xeebahan ilashada kdhiidhiya gumeysiga
@xogtabeeraha20
@xogtabeeraha20 2 ай бұрын
❤mnshllah wllhi dalkenu waa qani Blse dawlad mahysano
@ENG-ABDIRAHMAAN-JEESTO
@ENG-ABDIRAHMAAN-JEESTO 5 ай бұрын
M.allh sxp hore u soco
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Thank you bro
@maadh4321
@maadh4321 5 ай бұрын
Finally you proud result your activities
@fekermedia68
@fekermedia68 5 ай бұрын
Waaw beautiful ❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Thanks.
@almestero
@almestero 5 ай бұрын
welldone bro 🎉
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Adrope bayle
@hamdimohamed6552
@hamdimohamed6552 5 ай бұрын
Mashallah horumaar wacan dhul qurux badan iyo bad ba waad na dawadsiisay mahadsanid 😍😍
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Ada mudan xamdi insha allah meelo badan oo kalana way inoo sooo socdaan waliba ka qurux badan halkan.
@user-tq5ie5ig8b
@user-tq5ie5ig8b 5 ай бұрын
❤❤❤❤ wlhi muqal an dawada ooo ka mcn ma arkarak❤❤❤❤❤ Somalia
@deeq150
@deeq150 5 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@XAAJI.
@XAAJI. 5 ай бұрын
MASHALLAH soldier👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑💫💫💫💫💫💫💫💫💫💫💫
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
YaawaayE.Familyyy dumaaaaaar Ragba.
@dejiyecadeofficial6900
@dejiyecadeofficial6900 5 ай бұрын
Abeeso aaaaa waxaan jeclahay masheegin yasir allah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Ma ka baqata mise ?
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 5 ай бұрын
Thank you wll
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Always welcome
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 5 ай бұрын
Masha Allah soomaalia wa waxa nabada loogu diidanyahay 😢😢❤🇸🇴
@jamalali3280
@jamalali3280 5 ай бұрын
Sxb somalia maaha meeshu waa somaliland wlwl
@albertoyahya
@albertoyahya 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@malyuuncilmi7106
@malyuuncilmi7106 5 ай бұрын
Wadigo miran dad dhulka ibinayo oo amisan waxas
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 5 ай бұрын
Meeshu waa somalilnd maaha somalia waa kuu doqonimo Kala baro wadamada jaarkaaga oo ixtiraam
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 5 ай бұрын
@@Mo_Daud.2 reer baadiyo Macnaha Somali land soo baro waa dhul soomaliyeed aqligageed lagaa saaray adiga iyo nooga kulamida
@umulkhayrmoh1970
@umulkhayrmoh1970 4 ай бұрын
🎉🎉
@harunboston9733
@harunboston9733 5 ай бұрын
Great Somaliland ❤
@mustafahmed1690
@mustafahmed1690 5 ай бұрын
Masha Allah was qurux BUUHOODLE AYAA LA MOODAA
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 5 ай бұрын
istaaqfurulaa. Boohoodleh matii boodhka waynayd
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 ай бұрын
Waxaan maqli jiray qofka faqiirka ah inu yidhaahdo futadaydaa buuhoodle ka muuqata
@user-wr5pm8sb8x
@user-wr5pm8sb8x 5 ай бұрын
Waa abu maqas
@nuurxasan1053
@nuurxasan1053 4 ай бұрын
Maansha allah meelahaas dadka lacagta haystaa dalxiis haka sameeyaan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Iyo kuwa aan haysanba way ku dalxiisi karaan kharash badan ugama baahna!
@hmi6676
@hmi6676 5 ай бұрын
Thank you for showcasing the beautiful beaches of Somalia 🇸🇴. Mustafa has demonstrated his natural talent as a tour guide, and he is a remarkable kid.
@user-lw6zs7lz9v
@user-lw6zs7lz9v 5 ай бұрын
Somalia?
@bashhass3896
@bashhass3896 5 ай бұрын
Get you facts right. Do you Somalia flag
@ailover5719
@ailover5719 5 ай бұрын
This is Republic of somaliland not failed state of zoo-malia
@munasudi3392
@munasudi3392 5 ай бұрын
Masha alaah hereri
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Caalin 🤣
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 5 ай бұрын
Ethiopia 🇪🇹 ❤ Somali Dadka Xoog Dulkooda ugu Qaatay 1977 ,Kenya 🇰🇪 ❤North Eastern xoog Somali ugu Qaadatay ,Soon 🔜 Bada iyo Somaliland iyo Jubland
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Ma kula tahay DDs iyo NFD İNAY SO NOQONAYSO.
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 2 ай бұрын
Haa
@marwaanabdirahman1700
@marwaanabdirahman1700 5 ай бұрын
Maansha alaah ilahay diintena iyo dhulkeena noo xifdi.. Nimco ilahay ina siiyey aan ilaashano. Aby ahmed dadkisu dhul iyo bad aysan lahey raba in uu ciyar ku qato
@somalilab8848
@somalilab8848 5 ай бұрын
❤❤❤so badii zxb
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Insha Allah
@ibrahimabdullahiadam7311
@ibrahimabdullahiadam7311 4 ай бұрын
Allah no xafido dhulkeena iyo baddeena. Thanks bro.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Ada mudan wall .
@Aminatt31828
@Aminatt31828 Ай бұрын
WAA halkee
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Wa geeri waxay u dhaxaysa berbera iyo buluxaar.
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 4 ай бұрын
Waa halkee
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Gobolka saaxil dacar budhuq ayay woqoyi ka xigta.
@maxamed_deeqsi.1
@maxamed_deeqsi.1 5 ай бұрын
Our coast is not for sale😢
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 5 ай бұрын
Somaliland Coast is for sale. Is not yours
@suhayladheman3776
@suhayladheman3776 5 ай бұрын
Masha allah meel qurux badan baad tagteen wll xagay ku tala hargaysa intay u jirta❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
139 KM AYAY U JIRTA HARGEISA . WAXAY U DHAXAYSA BERBERA IYO BULLUXAAR. WAANA GOBOLKA SAAXIL.
@saidaosman6524
@saidaosman6524 5 ай бұрын
Ascw Meesha aad bay u qurux badan tahay, biyuhu wa nadiif maasha Allah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Wali cid ma tagin waxa yaala wax kasta oo Badda ka so baxay xata kalluun so caariday aya yaala xeeliga.
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 5 ай бұрын
Waar Muuse Biixi ka qariya yaanu xabashi ka iibine Muuse iyo baloodh bad cun ayuu ku darsadee❤❤❤❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Waar inti hore aya la isku haysta wax dambe ku noqosho ma leh
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 ай бұрын
Ma badbaa qarsoonta muuse isagaa leh bada
@mukhtarmaxamed5988
@mukhtarmaxamed5988 5 ай бұрын
Ka xishoo madaxweyna
@amalmohamed928
@amalmohamed928 4 ай бұрын
❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Thanks
@muqtarbarremahamed8641
@muqtarbarremahamed8641 5 ай бұрын
Allow noo barakee oo cadowka allow kawabo alaalahasne aduunka qaali ayuu kayahay waaba lacuna bahalki kalene waxa layiraahda rakke waana lacuna oo waa qali xita waa cafimad
@foosiyafamily3414
@foosiyafamily3414 5 ай бұрын
Mashallaah ❤ 🙏🙏🙏🙏 isoo booqo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid foosiya wan kuu saaray subs.
@ibrahimmuxumed422
@ibrahimmuxumed422 2 ай бұрын
Geeri
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 5 ай бұрын
Wewe walal kuma aqaano wlahi aad baan kaaga helay guul3yso horu mr wcn ku rajeynayaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Walaalo aan is aqoon . Mahadsanid sxb.
@omarabdi4179
@omarabdi4179 5 ай бұрын
Waxan heysano iyo nolosha Somalida ismalahan Allh hanatusa nimcada Ilaahow cadowga nagaqaba
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Amin amin Mahadsanid.
@gacalhaashi4241
@gacalhaashi4241 5 ай бұрын
Waa bad aan waligeed lagalin
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Dad naga horeeyay oo yimi ma jiraan insha allah imaka ka dib aya la tagi doona.
@hamsehassan926
@hamsehassan926 4 ай бұрын
Mansha allah whi mana modayn linuu wadankaygu saa uqurux badan yahay mansha allah wllo nosobadi quruxda wadan keena
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Mahadsanid sxb insha allah waan soo wadaa ‘ idinkuna fogeeya oo qof kasta oo jecel. Inu ku dalxiso dhulkiisa ushare gareeya.
@shamsafarah2174
@shamsafarah2174 4 ай бұрын
❤manshalha waa bade
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Mahadsanid
@hamdajama3809
@hamdajama3809 5 ай бұрын
Halkay ku taala masha allh❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Saxil waxay u dhawday Bulluxaar.
@user-zp2eh5li4r
@user-zp2eh5li4r 2 ай бұрын
Maashaa Allaah. Walaal aad baan ugu farxey quruxda xeebta dahabiga ah waxaan u bixiyey Geelle ama GEERI GOLDEN BEACH.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 ай бұрын
Waxa la ishegay in mar loo badalay geele lkn wuu socon wayay .
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
Familyyyyy.As
@NimcoFf
@NimcoFf 5 ай бұрын
Masha allh ilaahii igu beeray badi iskuma jirtee bada cas oo ah albaabada africa laga soo galo istaratiji ahna ah ❤❤❤❤duriyada ❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Dadku sida nimco haday garanaya qiimaha ay leedahay Bari hore aya la inoso tahribi laha.
@NimcoFf
@NimcoFf 5 ай бұрын
@@caalinAbyan mahadsanid wllky ❤️🙏🙏
@cabdigood226
@cabdigood226 5 ай бұрын
جزاك الله خير Wll aad baad u mahadsantahay. Halkaa ka wada . Shaqo wanaagsan ayaad haysaan. Dhulbadan oo qurux badan ayaad noosoo duubtay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Ada mudan in badan . Waan sii wsdayna insha allah.
@dhulmarchannel2683
@dhulmarchannel2683 5 ай бұрын
lkn meesha magaceeega idinkama hayno sxp @@caalinAbyan
@hanaddesignens4685
@hanaddesignens4685 5 ай бұрын
Masha Allah Wallo qurx kepp going noso bade Wallo wadanka na inoga ilaliya cadoowga insha Allah wan imanaya sommarka .Igu salaam Axmad isagana wan dawada .kkkkk war wa la cuna e cuna kk
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Haye mahadsanid sxb.
@user-iq4gg6vb2s
@user-iq4gg6vb2s 4 ай бұрын
Geri banka geriyaad ayaa xagaa ka sii xiga waa berbera uun magaalo Qurux dega magaalo ka dhiga ❤ garan wagaa ayaa waalay ❤waar dee bad baad joogtaa millix saw kaluun maaha yaab sxb xeryaha baro
@creativemind8924
@creativemind8924 5 ай бұрын
Sad😢 weeye in Soomaali Ilaahay uu KU manaystay nimcooyin aan la koobi kareyn... laakiin aan la arkayne iyagi isku foogan yihiin 😢😢
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 5 ай бұрын
Maashaa allaah Maashaa allaah Maashaa allaah Maashaa allaah Markey arken ajaanibtu dadkii mana facaadsan lahaayo bilaa micni isu madhinaya aanvis jeclayn ayeey so haweysanayaan!!!!!!!!!!!!!!! Laakin waxaan alle SWT ku mahdiyaa in ay diideen TURKY MASAR SUCUDIGA IYO wadano badan iyago odhanaya Axmaaro jacbada kaso werRi mayso dhul islaam
@MadderMedia
@MadderMedia 5 ай бұрын
safar qurux badan ayad naga dhargisay mahadsanid.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Ma intan ayad ku dharagteen ma dhawee oo imaka ayuunaby bilow tahaye.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
AXMED RASHIIDOW SALAAN SARE
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Anigana
@12good101
@12good101 4 ай бұрын
OMG thats a 🦀 🦀 🦀 crabs
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Mesha waxay u jogta sidi ciida .
@hawohosh9198
@hawohosh9198 5 ай бұрын
Waa barwaaqo ninkii allah siiyay ka baahan yahay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Alle ba ina garansiiyo.
@zack40x
@zack40x 5 ай бұрын
fisrt time aan arko channel kaaga wad ku mahadsantahy vlog kaa qurxda badan......... hal sual o kale hargeisa xagee looga baxaya waan tagiye info yar iso raaci bro
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Waxay 27 KM Bari ka xigtaa BULLUXAAR Dhanka BERBERA Waxa loga Laban kara abdaal ama dacarbudhuq. Wixi more info #Instegram ka iga soo qabo linka u sare ya comments ka.
@ilyaas2000
@ilyaas2000 5 ай бұрын
Masha Allah beautiful bahasha dhulka ordeysa waxan ugaranayaa suul goos wabilaahi towfiiq
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Waa la cuna saw maha , qof garanaya ayaan doonayee.
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 5 ай бұрын
​@@caalinAbyanhaa
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx 5 ай бұрын
ALLAHU AKBAR ILLAAHEY MUXUU NOMCO NASIIYEY LAAKIIN AAN OGEYN
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Allah ha ina garansiiyo.
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 5 ай бұрын
Masha Allaah wa xeeb ad uquruxbadan kalool kasogurade ohargeysa reri ugeeya dhagxaanta nagadayo
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Kalluun insha allah marka dambe ayan kaso guri dhagxaanta ayaan Diomond moodayay.
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 5 ай бұрын
​@@caalinAbyanwacadi😂😂😅
BULLuXAARTII LAGA GUURAY ./ EX BULLUXAAR .
22:07
Caalin Abyan
Рет қаралды 6 М.
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 33 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 18 МЛН
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 4,2 МЛН
WERSHADA ROODHI KU BILOW 4 MASHIIN 🥖🍞
9:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 46 М.
Ma maqashay in Soomaaliya ay leedahay 3 wabi ee aysan ahayn 2 wabi - Magaalada Doolow 🇸🇴
30:21
Somalia: Dalxiis u dhow magaalada Muqdisho.
9:07
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 30 М.
DURDURKA UGU WAYN SOMALILAND !
36:56
Caalin Abyan
Рет қаралды 37 М.
Life in Hargeisa Somaliland is Eye-Opening | Somaliland 2024
13:58
SAFAR NAGU QAATAY 25 SAACADOOD IN KA BADAN 500 KM !
28:51
Caalin Abyan
Рет қаралды 30 М.
GOOB WAYN ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA | KISMAAYO |
8:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 125 М.
AMAZING FARM TOUR in Geeddeble 30 mins outside of HARGEISA SOMALILAND 2024
41:20
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 27 М.