Dhismayaasha casriga ah ee aan hore loogu arkin Hargeysa Iyo shariikada Vista.

  Рет қаралды 217,124

Hereri Media

Hereri Media

6 ай бұрын

Пікірлер: 432
@amiraa.ibr2
@amiraa.ibr2 6 ай бұрын
mashallah what we need in our country, new ideas and projects. May Allah bless their business ❤
@kujoogclimatechangeomar4035
@kujoogclimatechangeomar4035 6 ай бұрын
Aamiin
@Yusufxasann
@Yusufxasann 13 күн бұрын
SOMALILAND STATE OF SOMAALI. GOOD STATE. THANK YOU🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdirahmanismail4883
@abdirahmanismail4883 5 ай бұрын
Allah Nabadgalyada hainoo siyaadiyo, Hadalkii waxaan xasuustay Mayor Mooge ee ahaa Somaliyi Halkii nabad galyo iyo horumar yaalo ayay iskugu imanaysaa, Hargeisa waxay qaaday last 3 years talaabooyin waawayn Hotelo casriya, Dhismayaal Cusub oo Gabi ahaanba ka duwan kuwii hargaisa laga dhisayay last 30 yrs Alxamdulilaah iyo dawlad hoose oo magaalada u heegan ah.
@wiilwaalarawelo5795
@wiilwaalarawelo5795 6 ай бұрын
I have almost commented before watching the whole video and the reason is I have been in Nairobi and seen the boom in high rise buildings with rooms like a jail house and no green areas or parks around for Kilometers and Kilometers. Now I must admit that the rooms in this video are a bit more spacious but again no green spaces outside or parks. I hope there will be more improvements in the future and finally I applaud the brothers who are doing these projects for their ingenuity and applying the most efficient building techniques. Bravo!!
@FjTi-wn3qm
@FjTi-wn3qm 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@somaligirl1860
@somaligirl1860 5 ай бұрын
Remember, always the kids cutting the green outside and no ane will be clean and careful
@ikahin
@ikahin 6 ай бұрын
Mansha Allah, We need to invest our country with this kind of projects. Engineering matter with quality and affordable price
@gulitas9736
@gulitas9736 6 ай бұрын
Slow steps but in the right direction! It’s Allahuma Barek developing very well, been here for the last two years.. and it’s actually making bigsteps! Good job Eng.Omar!🙌🏾
@Nina-h12
@Nina-h12 6 ай бұрын
Isha cadowga allow ka qabo Hargeisa hadh wanaag ❤❤❤
@abdigahayr
@abdigahayr 6 ай бұрын
Great job hormuyd ka soomaalida❤ Reer hargysa
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 6 ай бұрын
Masha alllllah reer hargaysa guuuul somaliland nooooolaaada horumar wacan insha alllllah❤
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman 6 ай бұрын
Masha Allah waxan leeyahay ilahay maskaxda haa ku barakeeyo wll guuleyso guryaha aa dhiistaan aad iyo aad beey qurux badan yihiin 🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@dhulgariir
@dhulgariir 6 ай бұрын
Maashaa alllaaah Waxaan jeclaaday marka uu yiri Kenyan 🇰🇪 ka after one year Waynu ka maarmanynaa ninkanoo kale ayaa dalkan looga baahan yahay waa wadani asli ah qurbajoogtu waa dad maskaxdoodu aad u fikir fog Keep up bro
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 3 ай бұрын
Waa garanayaa brother
@user-kd7rg5wg8v
@user-kd7rg5wg8v 3 ай бұрын
Allahyoow lacagta meel khayrqabta iso mari oo an ibsada ilahow iibarake bussieneskayga yar ee aan lakaca kufayo 5sano si an 120 000 manta ah isago 200 000 an ibsada allahouma amiin❤
@Dhuxul9
@Dhuxul9 21 күн бұрын
Aamiin Walaalkey
@NATURE-cf4se
@NATURE-cf4se 5 ай бұрын
I like it when he said 'workmanship' this is one thing that many developing countries are missing..... At least educated youngsters are well aware of it..... Somalis please make sure you do proper workmanship when building. may Allah protect the Somalis. Ameen.
@Hiil-walaal
@Hiil-walaal 4 ай бұрын
Thanks
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 6 ай бұрын
MAANSHALAAH AAD IYO AAD AYUU U JABANYAHAY 3 DABAQ $120 KUN OO KALIYA ILAAHAY HAKUU BARAKEEYO AMIN YA RABI
@hajicarab1237
@hajicarab1237 6 ай бұрын
Mahadsanid Hareeri sida wacan aad noola socodsineyso isbadalda socda 👏
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 6 ай бұрын
Maashaa ALAAH ,horumarka ku ilaashada diin iyo akhlaaq ,iska daaya dheemantaas ALLE idiin siiyey si fudud inaad ithoobiya ugu wareejisaan dadnimadiina ,sharafkiina dhulkiina iyo badiina uguba sii daranoo diintiina ku xamdiya ALLE kheyrka ALLE idiin siiyey ,ee ha ka dhigina inaad gaaladii scw sheegay iney kacbada dumin doonaan aad walaalnimo ka doontaan iyo saaxiibnimo ,kadibna aad noqotaan qowm halaagsamey oo lagu cibro qaato is jira imtaxaan RABI baad ku jirtaane ogaada taas nimcada hadii lagu mahdin waayo wey tagta kana xishooda calankaas towxiidka ku yaalo inaad meel uusan munaasib ku laheyn dhigtaan.from muqdisha
@roobleyare2351
@roobleyare2351 6 ай бұрын
wll somalinimo anaga dadka barnay etopiyana anaga 1977 dagaalki 1 u ahyn mana dhici doonto lakin ictiraafka nasiiya nacdal niigu taale🤣
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 6 ай бұрын
@@roobleyare2351 sidaas baan ahaan jirey waxaad hada thy baa ka weyn ,kow dheh nacladuna hadey xaqdaro thy adigey kuugu noqon ,laba dheh ,inaad rooble yare lagu yiraahdo hadaad ictiraaf iigu sugeyso kuma siin karo ilaa adigaanba is aqoone kkkk,ithoobiyaan iyo kheyrkoodba waxba kuuma hayaane is aqoonso oo ALLE ka doono waxaad rabto hadii kale la meerayso shimbiraha ,intaas ka bdn war kuuma hayo rooble yare .koley qoraalkaaga goortaan arky armaad thy lafti nagaaa kkkk,waan ku qabtey maashaa ALAAH aan is iraahdo.
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 6 ай бұрын
Mansha Allah wilka injinerka waxa u KA fakaraya sidi shacabka qimo jaban guri ugu dhisi lahayen❤❤❤ WA sida ganacsatada aduunka waxay ka fakaran shacabkoda u diyariyan wax tayo leh o qimo macqula leh. Lkn ganacastada somalida dhiiga shacabka somaliyed ayay jaqaan. Insha Allah adiga aya gurigayga idhisaya❤❤❤
@abdikanimohamed5591
@abdikanimohamed5591 5 ай бұрын
Thanks wll wax ka mid aha musuuliya shirkada wan ku Soo dhawanaynaa
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 6 ай бұрын
Good bless republiken of somaliland 2024
@djsamaaleofficial
@djsamaaleofficial 6 ай бұрын
Republic of Of Somaliland
@nasirfarah3860
@nasirfarah3860 6 ай бұрын
Masha alaah waa loo baahna dad aqoon yahana oo dhisma yaasha wax ka bedela dhiig miiratadana inaga qabta
@sahrafarah8164
@sahrafarah8164 6 ай бұрын
ManshaAllah great project people need it. Keep going we need homes like this 👏👏👏👏👏👏👏
@mazuttawaleh4846
@mazuttawaleh4846 5 ай бұрын
Masha allah kaliya waxa ka dhiman projectigoda inay dhirayn ku daraan waxay ka qayb qaadanaysa quruxda guriga tan magaalada iyo tan projectigoda masha allah markale waa bogadinaya dhalinyarada dalkoda shaqo abuurka ka samaysanaya
@liibaancabdicasayr8658
@liibaancabdicasayr8658 6 ай бұрын
W'hi waa markii ugu horeysay een arko shirkada umada uu danaynayso qiima jabana wax igu dhisaya imika tuugtii xumayda Hargeysa joogta dagaal ku qaadayaan wayo waxay ka dhimanayaa qiimaha way wax ku dhisayaan
@ZamZamOnYT
@ZamZamOnYT 6 ай бұрын
He's a project manager, not an engineer. Mashallah, he's done an amazing job as a company
@user-ew7wm8iy4q
@user-ew7wm8iy4q 6 ай бұрын
Wata arkeysiin anfaca badan ee gurbo joogu leyhay, mar hada guurba joog nahay waax nga baarta “lacag soo diir” hana eryhena inigo madax weyn iyo mar aa afweyn no digha tiin uune ee wax naga baarta oo fadhiga ka kaca oo shageysta, abihin Bila abaalka ma idhahne..😅 Eng Omar hambalyo brother real forward thinking Somali loving guy keep going and jazakallah for your efforts and foresightedness this will have a huge impact on the coming generation🎉 Ps. Eng I see a lot of ppl talking smack bout your Somali that’s only the Swahili and Somali grammar that are battling themselves out 😅 don’t sweat it once you settle down with a Somali girl it will go away lol
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 6 ай бұрын
Amazing. Very resourceful and entrepreneurial spirit. Keep going. Mashallah.
@faisaj5072
@faisaj5072 5 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفط أهل بلادنا أرض الصومال الحبيبه من كل شر وسوء يارب العالمين ❤❤
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 6 ай бұрын
💚🤍❤️ Masha Allah ilaahay habarakeeyo Somaliland oodhan cadawgeenana Rabi haynagaga filnaado gaal iyo Islaamba
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 6 ай бұрын
Ninkan 🙆‍♂️ iyo Shirkadiisu Waa wax kle Runtii 👏 Cajiib wlhi 🙆‍♂️❤🥰🥰
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 6 ай бұрын
Masha allllah cumar iyo cabdisalaaan nooolaaada❤
@user-pd4tu1oj9j
@user-pd4tu1oj9j 6 ай бұрын
mashallah what we need in our country, new ideas😍
@hodanali4846
@hodanali4846 6 ай бұрын
Maasha Allaah tabaaraka Allaah Illaahay haydin barakeeyo ❤❤❤❤
@fatimafarah2535
@fatimafarah2535 6 ай бұрын
Uma Abdulle Masha Allah Ilaahay hidin barkayo Aamiin Aamiin.
@guledmh
@guledmh 6 ай бұрын
Masha Allah waa guryo qurux badan iyo farsamo cusub
@mo.2485
@mo.2485 5 ай бұрын
Eng omar mashallah you speak good somali.
@tijaabo4598
@tijaabo4598 6 ай бұрын
Masha.allah hormar badan baan u jeedaa
@sadiiqcaydruz7874
@sadiiqcaydruz7874 6 ай бұрын
Engineer 👷 Cumar such a nice fellow
@user-sm4jl6pc4o
@user-sm4jl6pc4o 6 ай бұрын
Waa Barnamij xiisa badan xog waxtar lehna xanbaarsan . Aad baa ugu mahadsantihiin wariye herari iyo shirkaduba .
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 6 ай бұрын
thats a wonderful idea manshaa Allah love it walahi❤
@user-st7vy8tt2i
@user-st7vy8tt2i 5 ай бұрын
Maansha allaah meeshu howl wanaagsan baa ka socota horumar wacan .
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 6 ай бұрын
Hereri media hore u soco guulayso insha Allah Hereri tv-na waanu sugaynaa
@hassanmaal6060
@hassanmaal6060 6 ай бұрын
Mansha Allah, wax wanaagsan ayay soo kordhigiin. Hambalyo.
@yuusufcabdilaahi9580
@yuusufcabdilaahi9580 6 ай бұрын
Masha Allah Eng Cumar iyo cabdisalaan hereri
@abdis70
@abdis70 6 ай бұрын
Mansha Allah- Horumar kasta ka kalana ka sii daran. Nabadu qiime badanaa. Somaliland is not easy.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 6 ай бұрын
Muuse iyo kuwa aan wax garad ahayn ayaa ku ciyaarayo
@yuusufcabdilaahi9580
@yuusufcabdilaahi9580 6 ай бұрын
Haa wll muuse ayuun baa wax qaribaayee mooyee Horumar dhan kasta ah ayaa socda
@abdis70
@abdis70 6 ай бұрын
@@yuusufcabdilaahi9580 Muse miyaanu ahayn ka Horumarka u weyn Dalka ka wada, Muranka aiyaasaddu Dunnida oo dhan ayuu ka jiraa sxb.
@yuusufcabdilaahi9580
@yuusufcabdilaahi9580 6 ай бұрын
@@abdis70 may wll maaha
@AsuumHossain
@AsuumHossain 4 ай бұрын
​@@batulasmail8261muuse wuu u dhashee maxaa kaa galay adiga 😂
@user-dz1gk4kv4q
@user-dz1gk4kv4q 5 ай бұрын
Ilaahay lacaag khayiir qabta isii an ku ibsaado guri
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 6 ай бұрын
waa very experienced inanku walahi manshaa Allah tabaarakalah
@burco688
@burco688 5 ай бұрын
MashaAllah Illahay ha ku barakeeyo ❤❤❤❤
@farhiyaabdulle7854
@farhiyaabdulle7854 6 ай бұрын
Masha Allah waa hormar lagufaxo banleenahay .
@nimcoismaciil5320
@nimcoismaciil5320 6 ай бұрын
Mashlll hormar wacan weeye alle habarakeyo engineer ka
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 5 ай бұрын
Mansha allaaah ilaahy hino siyadiyo nimcad yaa rabi nabada no adkee mashan allaaah ❤❤❤❤❤
@bilanalawi814
@bilanalawi814 5 ай бұрын
ماشاءالله الللهم يحفظكم ويحميكم .
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 6 ай бұрын
Maashalah Great Somaliland Hargeisa City
@horijoogmedia
@horijoogmedia 6 ай бұрын
Masha Allah Hargeisa growing fast
@abdiqaniwarsame9189
@abdiqaniwarsame9189 6 ай бұрын
Asc. Mashaa allaah. aley lehee waa wax loo baahan yahay eng.omar,iyo shirka daan waan u hambal yeynayaa waxaana u rajeynayaa dhamaan dhulka soomaaliland iyo soomaali weyn hab qurux badan oo si casir ah.kheyr iyo wanaag ayaan u rajeynayaa insha allaah ❤
@hallo75
@hallo75 6 ай бұрын
Dabadaafartagill
@abdiqaniwarsame9189
@abdiqaniwarsame9189 6 ай бұрын
@@hallo75 Caydo waa ceeb
@HomzeSuniil
@HomzeSuniil 6 ай бұрын
The one and only legend hereri media🔥
@abdirahmanahmed5144
@abdirahmanahmed5144 6 ай бұрын
Hambalyo vista horumar badan ayad ku talabsateen degankana aan hore uga jirin dadkuna aad ugu bahanayen
@AbdihakimSharif-ec3ou
@AbdihakimSharif-ec3ou 3 ай бұрын
Masha Allah, Waa company ilaaa xad Waa wax lagu farxo Alle ha idin barakeeyo qiimaha jaban ee dadka u samaynaysaan
@QAAMUUS_PODCAST
@QAAMUUS_PODCAST 5 ай бұрын
Eng. Cumar Thank You! Aadbaa loogu baahnaa dad aqoonyahan ah oo xirfad sare leh in la gelo oo si ilbaxnimo leh wax u dhisaya. Ilaahay baa naga soo gaadhay dhiir miiratadii dhismayayaasha gacanta ku hayay ee aan design iyo wax toona garanayn ee dhisayay guri sabbad ah oo aad jeel (Jail) mooddo haddana boqollaal kun qaadanayay.
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 6 ай бұрын
Mansha allaah waa guryo casri ah oo qurxoon 🎉💐
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 6 ай бұрын
Masha allah agood program I hope dadka qurbaha investment kusmaaynaya dalkooda sas udhistan
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 5 ай бұрын
Mashallah Tabarakallah so beautiful Houses
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 6 ай бұрын
Wadankeygiyow somali Land hormar wacan m.a😊🎉❤
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 6 ай бұрын
Maanshalaah ilaahay ha idiin barakeeyo amin ya rabi
@dailycontent3955
@dailycontent3955 6 ай бұрын
War companygaan oo kale pricasting concrete caasimada looga baahanyahay mogadisho imaada, Masha alla Enginere hawl wacan baahaysaa guulasyo
@karimhasan8967
@karimhasan8967 6 ай бұрын
Hargysa ayay leyihin ooy u shaqynayan kuwina uyeedha ragan barorta kala daba hadho😂
@dailycontent3955
@dailycontent3955 6 ай бұрын
@@karimhasan8967 runtii caqligaga waa hooseeyaa waxaa ku dhaho ma aqaan bale company walba profit bdn ubaahnayahay iyo kobac Mogadishu suuq wayn ka furan iyo baahi waa caasimadii umada soomaliyeed magalo walaban magaalo ka dad badan badantahay ka fursad badantahay magaaladane dhisma xoogne wuu ka socdaa
@HassanHassan-zg9nk
@HassanHassan-zg9nk 6 ай бұрын
Sxb soo iibsada mashiinada lacag badan majoogo
@Username11249
@Username11249 6 ай бұрын
@@karimhasan8967😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 walahi kal iyo laab baan u qoslay
@abdirahmanyusufrooble6773
@abdirahmanyusufrooble6773 4 ай бұрын
Msha Allah Horumar wacan ayaa wadanka ka socda alle nabad galyada hayno siyaadiyo
@ashajama5073
@ashajama5073 6 ай бұрын
MA SHA ALLAH CUMAROO ALLAHUMA BAARIK🤲🤲👏👏👏👏👏👏👏 SHAQO WACAN WALAL👍👌
@cumarmohamed5761
@cumarmohamed5761 6 ай бұрын
As a senior engineer, it's not appropiate to use these precasted concrete because its more costly and Its used for big projects were the climate is critical not houses and it needs a well educated labor to customize it but it is a big development to the construction industry.
@Mahad-ih6ge
@Mahad-ih6ge 6 ай бұрын
Can you elaborate "climate is critical "
@sacadabdi8117
@sacadabdi8117 5 ай бұрын
More costly? But it's cheaper 30% than others.
@Degaliah
@Degaliah 6 ай бұрын
Mahaa allah hargeisa hadh wanaag ❤❤❤❤
@faysaleero1263
@faysaleero1263 6 ай бұрын
Maansha allaah. aad baan idiinku bogaadinayaa inaad heerkaa gaadhsiiseen dhismaha. qaybtii hadhayna waa laydinka sugayaa si farsamada guriga shubka ee laysku xidhxidhayo u dhamays tiranto.
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 6 ай бұрын
SOMALILAND WAX AY KU FAANTO AYAY HAYSATAA ALLE HA U SIYAADIYO NABADA IYO HORUMARKA
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 5 ай бұрын
Mashaa Allah, shirkadani wax weyn bay soo kordhisay!
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob 2 ай бұрын
Masha Allah illaahay haydinla qabto aamiin, guul iyo gobanimo Somaliland
@haaruunfuad3240
@haaruunfuad3240 6 ай бұрын
What a project👏👏
@abshir1974
@abshir1974 3 ай бұрын
Manshala waa guryo qurux iyo design fiican oo taho leh dalku up dhismayaa alaha nabada inoo ilaaliyo siyaasi tuugna alaha naga qabto waa Ramadan alaha idiin barakeyo business ka
@user-mo7ve4fn1e
@user-mo7ve4fn1e 5 ай бұрын
Masha Allah amazing
@user-vw4bt7wr7t
@user-vw4bt7wr7t 6 ай бұрын
Mashalah mashalah waa horumar wayin❤❤❤❤❤❤❤
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 6 ай бұрын
Mudane A) salaam Ibrahim harari. Walaal aqaal ayaan rabaa fadlan 🎉🎉a chance ❤❤ MAHADSANID
@AFRICANITV24
@AFRICANITV24 5 ай бұрын
mansha allah waa arin dalku u baahanaa wax wanaagsan bay keenen 😍😍😍
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 6 ай бұрын
hERERI WUXUU SOO BANDHIGA WAX FAAIDO LEH MANSHA ALLAAH WAA GURYO FIICAN WAXAAN SUGI G+1 KA MASALAHA INSHA ALLAAH
@Adahab-313
@Adahab-313 4 ай бұрын
Masha Allah,tabaraka Raxmaan
@faisaj5072
@faisaj5072 5 ай бұрын
ManshAllha ❤ ManshAllha so beautiful Somaliland
@Username11249
@Username11249 6 ай бұрын
Daarood kii qalbigaa jabaya markay video gan arkaan
@KhadroAli-fz1jt
@KhadroAli-fz1jt 6 ай бұрын
Miskiin maxadka hadlaysa
@Username11249
@Username11249 6 ай бұрын
@@KhadroAli-fz1jt soo sheega tuulo daarood dego horumar kaasi ka socdo. Xaasidiin weeye daaroodku
@maryambrahim82
@maryambrahim82 5 ай бұрын
My dear forget Qabiil.
@hadaosman5440
@hadaosman5440 4 ай бұрын
Ilaahay ka yaaba qabiilka xun nagadaaya , soomaali Waa isku mide ,waxa dib inoo dhigay Waa qabiil , waxaan ahay Reer soomaaliland, uf uf qabiil.
@mustafefarah1450
@mustafefarah1450 6 ай бұрын
Maansha Allah tabaarakal laah
@user-hf5tt4sm9x
@user-hf5tt4sm9x 6 ай бұрын
Mashallah omar well done 👏
@jjuice3327
@jjuice3327 4 ай бұрын
This developments are absolutely breathtaking Allahuma barik
@keyfmohamed8345
@keyfmohamed8345 4 ай бұрын
Walalayal ilaheey ayaa mahada iskale marakad duceyaneyasan dadka mesha kujiro waxa loo wada duceya umada Somaliyed oo dhan gobaladoda oo dhan iyo nabada allah uwada adakeyo wiilkana iyo kanabanigisa allah ubarakeyo hane garato Somaliyo dhan iyo gobaladeda ilahow dadaka qalbiga kajirana ilahayow qalbogoda buracad isku mari yarabi💪👍
@xasiibaomar1871
@xasiibaomar1871 5 ай бұрын
Alxamdulilah waanu ka raysanay dhiig miiratadii
@mohameddjamahassan9588
@mohameddjamahassan9588 6 ай бұрын
MASHA ALLAH
@ABDI-MALI
@ABDI-MALI 5 ай бұрын
Very nice bring to mogadisho, i wil buy one .
@mariaali7281
@mariaali7281 6 ай бұрын
Allah yabarik injineerka🎉
@together1423
@together1423 6 ай бұрын
Maan sha allaahu good luck
@Salman-yk7xw
@Salman-yk7xw 6 ай бұрын
Nala soo socod sii dhamaamka
@dhiblaawe7218
@dhiblaawe7218 6 ай бұрын
Masha Allah ❤
@nermmineahmed9365
@nermmineahmed9365 6 ай бұрын
مشالله حلو وااو
@AbdiazizMohamedNoor-il1zy
@AbdiazizMohamedNoor-il1zy 6 ай бұрын
Wonderful ❤
@kaaliyare22
@kaaliyare22 5 ай бұрын
Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan arko company somali ah oo heerkaa gaara, waxaana leeyahay hambalyo allaha idin barakeeyo insha allah
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 6 ай бұрын
Horumar wacan 👍
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Ай бұрын
Ma Sha ALLAAH
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 6 ай бұрын
Hereri suxufiga barbaamijka uu sameeyo 100% aad uga helayso, isla markaasna si xirfadeeysan u soo gudbiyo. Waxaan filayaa inuu sannadkan gudihiisa gaadho hal milyan dadka ku xidhan " one million subscribers ". Salaam sharaf leh from California
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 6 ай бұрын
Traditionally, steel and wood are the best and most common earthquake-resistant materials.
@zuhaybcarro2020
@zuhaybcarro2020 6 ай бұрын
It's possible
@mohammednur6169
@mohammednur6169 3 ай бұрын
Masha Allah
@Last_King2023
@Last_King2023 6 ай бұрын
Mashallah I'm interested in one of the house
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 6 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 31 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 65 МЛН
Hargeisa street food | CUNTADA WADOOYINKA
16:31
Maaweell
Рет қаралды 95 М.
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 69 М.
Doob iyo Gashaanti Barnaamij Xiiso Badan | Dhambaal Digital
20:49
Dhambaal Digital
Рет қаралды 222 М.
HARGAYSADA CUSUB NEW CITY
8:07
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 179 М.
24-kii saacadood ee aan ku jiray hotelka ugu cusub Hargeysa ee Beder.
52:37
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
6:36
Astaan
Рет қаралды 80 М.
Amal group oo magaalo cusub oo casri ah ka dhisaysa Garoowe
38:38
Hereri Media
Рет қаралды 107 М.
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН