No video

Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.

  Рет қаралды 100,757

Jimcaale Deals

Jimcaale Deals

Ай бұрын

Bangiga caalamiga ah ee IBS wuxuu magaalada Muqdisho kawadaa dhismaha Xaafad casri ah oo loogu magac-daray Jaziira Estate taasoo ka tirsan degmada Dharkiinleey.
Nuucyada Guryaha laga helaayo xaafada waxaa kamid ah: Villa & Dabaqyo nuucyo badan, qiimahooduna kala duwanyahay.
Haddii aad xiisaynayso in aad guri ka gadato fadlan la xariir Bangiga IBS Whatsapp: +252613744444 ma shirkada Sahmiye Real-estate oo kaa caawin doonta hanaanka iibsiga guryaha Jaziira Estate Whatsapp: +252619874953.
#JaziiraEstate (IBS Bank)

Пікірлер: 231
@L19680
@L19680 Ай бұрын
Waa mashruuc fiican waxaad ka fiicantihiin wax badan kuwa lacagtooda galinaya dal islaameed
@user-hd2qp3iz1n
@user-hd2qp3iz1n 29 күн бұрын
Sida kenya ookale hadana sharci cusub lagu soo rigay in eesan is dhexli karin xitaa!
@Soomali289
@Soomali289 29 күн бұрын
Wadan shi sheeya muxuu dhaa Maa soomali ya guri yi hii horey u dhis naa baa unkaa leh lagu qaa tay wada Mada shi sheeya Shar ci baa ka jira aan xoola haa LA gu dhici ka reen
@dahirazhari1
@dahirazhari1 29 күн бұрын
Kusoo dhawow Channel-ka TAXANAHA
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 19 күн бұрын
Sikale ha ufasiranine ufasiro inaad dalkaga hoiyo uga dhisto wax ay dadkaagu kaa dhaxlaan mustaqbalka Ma lihid miyaa degaan aad kasoo jeedid ?​@Soomali289
@XanaanXilkas-mu7yl
@XanaanXilkas-mu7yl 17 күн бұрын
​​@@Soomali289wadanka shisheyey ma ada iska leh Aamin Dalkada sixun u fakir aa tehe 10:35 e
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Ай бұрын
Guryo inladhiso iyo in wadanka laqurxiyo waa waxfiican illahay nabad hanoogu deeqo bangiyada mexey u dhisiwaayen guryo jaban oo qurxoon sidadka danyarta ah u kireystan dadkana laqeybsadan horumarka iyo quruxda guryahana halosomeyi dhul banaan oo dadku kuleyrsadan ilmuhuna kucayaraan mahadsanidiin
@Abdulkadir_Gure
@Abdulkadir_Gure Ай бұрын
dhulka ilaahey naguma yareynine ee Guryaha ama cabirka hala weyneeyo, waa maxay 4ta mitir oo aad weli daba joogtaan weliba adinkoo magaalada banaankeeda jooga oo aysan dhul yaraan idin heynin.
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 Ай бұрын
Magaalo kaamila waaye buuqii magaalada weyn waaba laga reysan aya runtii soomaaliya waa dib u dhigey colaad aha loogu talo galey dalkeena hadaan dhibkan ka dhici laheyn afrika oo dhan iyo carab gadaalna u fiiri laheyn mashaa allaah hadana rajadu wey fican tahay allaha noo ziyaadiyo
@Guled_alberta
@Guled_alberta 13 күн бұрын
Wllhi waa qiimo aad ujaban Masha allah teamkaan horay usocda lee yahay
@abdulqanimoha187
@abdulqanimoha187 28 күн бұрын
Walhi billahi Somalia inta badan waa isku aqli. Marka la fiiriyo wadamada yurub ama Kuwa Asia marki ay hal shey sameeyaan fa,idada laga raadiyo waa wax iska macqul ah😊lkn Somalia Hada dhahay ayago wax quality ah laheynin beey raadiyay 2 ba jibaar AMA 3 😮
@canabcumar95
@canabcumar95 Ай бұрын
Ilaahey kuwa jehilenta hanega qabto dadka qarxinayo❤ alaahuma barik ❤❤
@munira005
@munira005 29 күн бұрын
Masha Allah. Allow Barakeey ALLOW NABAD GELYO BUUXDO NASIII (( Aamiin Yaa Rabbi))❤❤❤
@EnglishsisSister
@EnglishsisSister Ай бұрын
Waa fursad fiican runtii guru dhisan qiimahas wuu uqalmaa
@fariidoxaaji8738
@fariidoxaaji8738 Ай бұрын
Maasha Allaah waa meel qurux badan iyo guryo qurux badan lkn qololka armaajooyin ma leh hadaanan qaldaneyn waxaana fiicneyd in lagu dhex qalabeeyo
@safiyahussein6648
@safiyahussein6648 26 күн бұрын
Salma alikum Wallalo waa rayi aad u wanaagsan sida runta ah na aad iyo aad logu farxo waad mhd santihin dadkii wadankooda ayey waxa noqon karaan. Allah ha idinl barakeyo business kina inaan waxa yelana Allah no kaso. Insha Allah
@barliin01
@barliin01 Ай бұрын
Wlhi waa raqiis masha Allah ❤
@sophiaabdalla7278
@sophiaabdalla7278 21 күн бұрын
Lacagaha eey shegayan ma kiro sanad aha mise waa la iga iibina
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN Ай бұрын
REALSTATE yada SOOMAALIYA waxay aad ugu liitaan dhirta. Xitaa malahan meelo caama oo GREENGARDEN/PARK lagu nasto waa wada mutuleel iyo INTERLOCK kuleeyl intee laga aadaa .arkaa
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 Ай бұрын
Garoowe ayaad meel laga dhisay, taasaa macquul ah
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 Ай бұрын
Waan laga yaabanahay wlhi quruxda waa guryaha geedaha ku hor yaalaan hada aljazira state aniga ahaan mala nuureyso waayo geed malahan
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 Ай бұрын
@@Shamuuri_official393 tali fiican waa u sheegtay, hadeey maqlaayaan
@rocky4066
@rocky4066 Ай бұрын
maasha allaah tabaaraka allaah interior design ka waa heer sare oo casri ah midabada isku dheelitiran .
@ins4n1
@ins4n1 18 күн бұрын
Masha allah Jaziira Wanba 😢 ka Indho la nahnay war igeeya meshas Waa meel Ladiyaariyey walhi iyo lacag macqul ah
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 Ай бұрын
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar ilaahow
@L19680
@L19680 Ай бұрын
Dhiraynta yaanan la iloobin iyo in guriwalba geed lagu hor abuuro
@user-ms4gd4kk9b
@user-ms4gd4kk9b Ай бұрын
Dhireynta weyka horeysaa dhismaha lkn magaranaayo dadka somalia waxkadhiso ma oga indhirto deganka qurxiso waxtarna ileedahay
@XanaanXilkas-mu7yl
@XanaanXilkas-mu7yl 17 күн бұрын
Waa fikir fican uu ku fakaro qof wanagsan
@saki092
@saki092 17 күн бұрын
Masuul hadalka qofka waraysanaysid hala dhex galin si uu qofka su’aashaada uga jawaabo. Muuqal qurux badan❤
@betterdaysarecomingsoonins6710
@betterdaysarecomingsoonins6710 Ай бұрын
Mashallah waxa qurux bdn yhn, Lkn qiimaha aya qaali ah wali Sababto ah dhulka Jaziira Sidaas Qaali uma aha sxbyaalow. Marka hoos haloo dhigo Qiimaha inshallah
@abdiseed3363
@abdiseed3363 Ай бұрын
Dhulka qali maha dhismaha waye tlie iyo gate waye ka dhul marki la degameyo aso dhisan 60kun dillar waba raqiis
@QaniMedia1
@QaniMedia1 Ай бұрын
Labadaada Waalid janaada Allah hageeyo haddad janal-keyga BOQOTO WLL MCN
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox Ай бұрын
Runtii waa raqiis hadii dhulkii iyo dhismihii oo qalab wanaagsan leh ay runtahay oo uusan dhoobo ahayn
@Happy-go-l
@Happy-go-l Ай бұрын
Well done jimcaale iyo ibs bank in aad qiymaha cadeyseen video guryaha inta badan waxaan ku nacay in aay qiimaha qariyaaan🎉🎉🎉
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 Ай бұрын
Masha allaah maal gasho dalkaaga dil shisheeye maya
@Malik3544
@Malik3544 Ай бұрын
Masha Allah Tabarakalah lakin qiimaha wa qaali saa’id🧐 wasiirada iyo Xildhibaanada ka gada ayagaa ayaa lacag xaaran iyo Xalaal bo si fudud kusameeyo.
@shukrisaidahmed545
@shukrisaidahmed545 Ай бұрын
Wow meel qurux badan iyo video si fiican loo diyaariyay
@user-hv8cb1jp8u
@user-hv8cb1jp8u 21 күн бұрын
MAASHA ALLAAH WAA MASHRUUC AAD U QIIMA BADAN OO DALKA HORUMARKISA KAQEYB QAADANAA
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 Ай бұрын
Somali waxa eey caan ku tahay naqshad iyo dhismo qurux badan markii xaqiiqda loo tagana wixii muuqaalku ahaa wax ka duwan tusaale bal waxaad fiirisaa guryaha laga dhisayo Nairobi stadium parking lot playground ayuu leeyahay ayaa lagaaga gadayaa hadhoowna waxaad arkaysaa guri xataa hawo aan lahayn Allah halaga baqo oo waxa aad muuqaalka hore soo bandhigtaan ka dhabeeya dalka Japan 🇯🇵 muqaayadaha ku yaal cunto eey gadaan iyo sawirka darbiga ama website ka ugu dhagan haday is waafiqi waayaan waxay muteeysaneeysaa ganaax bal kawaran adinkoo ah islaam boqolaalkun oo dollar intaad qaadataan hadana wixii aad bulshada ka gadeen haduu is waafaqi waayo itaqulaah Jazakalaahu.
@shamisosman8637
@shamisosman8637 Ай бұрын
Mansh allaah waa fikar wanaagsan
@CaliCali-yw1us
@CaliCali-yw1us Ай бұрын
Mansha Allah, guuleyso Jimcale lkn wax yar ka sug inta la sharaxayo , wax yar degd3g ayan ka darema. No so badi arimahan. Nb. Suaasha ugu dambeysay wa u baahneyn Mahadsanid
@jamileosman4132
@jamileosman4132 Ай бұрын
Waaaaaw mansha alah waa qurux good job aa sameysen thanks ❤❤
@bassflix5982
@bassflix5982 28 күн бұрын
Mashallah ❤ hormar wacan dhalanyaro🎉🎉
@Mohadeene
@Mohadeene Ай бұрын
Geedaha hala badiyo ❤❤
@astaahilhussein7623
@astaahilhussein7623 27 күн бұрын
Alla xaafadu quruxbadanaa m.a❤❤
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 Ай бұрын
Qimaha waa qaali waayo mesha wali degaan ma noqon ee qimaha dib halo firiyo si loo degamiyo
@user-si4jd5og9z
@user-si4jd5og9z Ай бұрын
Wll Wlhi qiimihiisi ad boo uraqiisanyahay
@user-si4jd5og9z
@user-si4jd5og9z Ай бұрын
Anaga guri fila xadi ah ayaa kuibsaney 700
@user-si4jd5og9z
@user-si4jd5og9z Ай бұрын
Waxaa ulajeedaa $7000 kun
@user-si4jd5og9z
@user-si4jd5og9z Ай бұрын
$700,00
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 Ай бұрын
@@user-si4jd5og9z guriga aad 7000 ku gadatay duur miyaa mesha mse waa la dagantahay?
@aminahassan162
@aminahassan162 Ай бұрын
Mashallah allah ha idin xifdiyo ❤❤❤❤❤
@XaliimoAbshirxaliimo
@XaliimoAbshirxaliimo 29 күн бұрын
Maasha alllllaha qurux badana😊😊😊😊😊
@anwarawad-zl8fd
@anwarawad-zl8fd Ай бұрын
Masha Allah waaye. Very nice.
@Hidanhuda
@Hidanhuda Ай бұрын
Dhiso dhulkada diyaar waaye dhulkeyga meela eheyn manaba lacag kubixinayo mugdisho ina guri kadhisto wan jeclahay ilahey haila karab galo
@safiyaali2641
@safiyaali2641 15 күн бұрын
Scww waxa ka dhiman in aad ku abuurtiyn maraha siyda liinmacaan mid dhadhaan cabaha saytuunka isbaadhayska timirta rumaanka canuunega canamka iyo waxahi la mida baaryar OO qurux badan markaas gurayhiina qaaliy ayay naqanaayan shaqa wacan
@abdisalanfarah3106
@abdisalanfarah3106 Ай бұрын
Waa qurhoonyihiin waa qaali magaladan wa ka baxsan yihiinMagaalada gudaheeda ma jiraan guryo laga dhisaayo
@xussendiya286
@xussendiya286 5 күн бұрын
Maasha Allaah waa hormar la taaban karo❤🎉🎉
@HassanHassan-zg9nk
@HassanHassan-zg9nk 29 күн бұрын
40.000 ilaa 50.000 ayaa top ahaan laheed villada lakiinse 100.000 waa qaali waliba jaziira
@abdirahmanabdikadir1106
@abdirahmanabdikadir1106 Ай бұрын
cabiraadka dhulka sooraci units keeda sida meter ama yaardi si ee ufahmaan dadka kucusub dhismaha
@abyanfaraxamaxamed7900
@abyanfaraxamaxamed7900 11 күн бұрын
Caasimadee..Caasimad Maahee Waa Kawaan
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 Ай бұрын
Jimacaale waxaad suuqa ku soo gashay cheap housing ama guryo qiimo jaban hadana waxaad xayeeysiin guryihii qaaliga aha marka lugta ii gali ayeey kaa aheyad.
@sharmakawarsame9378
@sharmakawarsame9378 Ай бұрын
Jaziir Estat waxe rabtaa lacagta ine dadka kadhameso wayoo waxa lagarabee jaziira Estat madame guriyaal dhistee waxe aheed ine dadka shaqoo aboor usameso side uguhelaan shaqadas giradood
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 Ай бұрын
Maansha.allah dhiso dalkaada dadka somaliyeed ee dalaka shisheeye maalgalinayaa ogoobeey guri kuma raacayo oo lugu maleh 😂 dhaxal goronyo dhebedbaa leh
@FeisalAbdukadirMohamed
@FeisalAbdukadirMohamed 26 күн бұрын
waa arrin aad u fican in wadanka la maalgeliyo
@mohamedntube4598
@mohamedntube4598 25 күн бұрын
Xalaal weeye shaqadooda haddiiba ay qiimaha sheegeen! Koley qofkii daneynaayo wuu iska gorgotin doonnaa asagoo og qiimaha
@user-fo8ee7ms2f
@user-fo8ee7ms2f 13 күн бұрын
Soodag Halagu Qarxiyee Alahay ka allah Xamar Tii dadku ku noolaan jiray mise mida hada Xooluhu ku Noolyihiin
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 29 күн бұрын
Sc Jimcaale Deals, Maxaad kula talin laheed qof 20000$ heesta rabana sanad gudaheeda in uu iska iibiyo. Si uu wax ugu sameesto. Aana rabin in lacagta banki iskaga jirto.
@maahirkee3656
@maahirkee3656 Ай бұрын
Waxaan 50sano oo danbo xataa lama gadan karo waa qiimo aad u qaaliya
@aliabdisalan139
@aliabdisalan139 Ай бұрын
Maasha’alaah waa fikrad wanaagsan allaha idinbarakeeyo
@SahraSiman-uu1uk
@SahraSiman-uu1uk 26 күн бұрын
Mustaqbalkan gadanaa insha allaah😊😊
@FY-Editzz
@FY-Editzz Ай бұрын
Wado xumo ayaa dishay xaafadaan jazeera
@nasraabdirahman4529
@nasraabdirahman4529 Ай бұрын
Hal ql oo lagu soodukado maxaadan ugu darina aduun lamajogayo waadse qorxiseen runtii
@ayubibrahim5180
@ayubibrahim5180 Ай бұрын
Masjidku dhismihiisa waa socda
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Ай бұрын
Well done 👍🏽 I’ll be there Insha Allah.
@hamir712
@hamir712 20 күн бұрын
For future reference - please show us more of the rooms instead of the guys. The camera guy focuses on the speakers rather than showcasing us the house properly.
@maahirkee3656
@maahirkee3656 Ай бұрын
Waraysigaaga professional maaha waayo maba sugaysid qofkad waraysaneyso markaa yaan dhagaysanaa adi wax warsanayo mise qofka lawaresonoya waad ka dhexgalaysa intuusanba kuu jawaabin se cml
@QaniMedia1
@QaniMedia1 Ай бұрын
Labadaada Waalid janaada Allah hageeyo haddad janal-keyga BOQOTO WLL MCN
@mohamoudabdi6778
@mohamoudabdi6778 Ай бұрын
Wa iidheh raqiis ah wax walbo amniga ka muhiimsan
@ayaanali8203
@ayaanali8203 Ай бұрын
Mashallh wa qurux badan yihiin wadanka alaha noo barakeyo
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
TALO SIIN DHAMAAN MUWAADINIINTA SOO MAALIYEED HA ILAALIYEEN DHAXALKA DALKOODA IYO OWLAADOODA
@xasansiidii6656
@xasansiidii6656 Ай бұрын
Maasha allaah ❣️
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 Ай бұрын
Masha allaah
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi Ай бұрын
Aniguwaa rabaaye ma tahay meeshuaamin
@Munye2030
@Munye2030 23 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤ beautiful ❤❤ place to live ❤❤❤
@DanabFarah
@DanabFarah 13 күн бұрын
Ma xuma in guryo la dhiso lakiin waxay kaga fudud adigoo maalgashada warshado yaryar ee wax soo sarka leh ama beeraha oo aad dad ban shaqo siin karto ama kaluumeysiga ama warshado badan oo dad ku ka faideysanyo
@Fatmachannel-kf8
@Fatmachannel-kf8 21 күн бұрын
Masha Allah 👍❤
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 12 күн бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤
@lyusuf1979
@lyusuf1979 Ай бұрын
Walaal labadiina ya la dhageystaa? Isku mar ba hadleysaan. Good housing project but very bad presentation.
@deeqoali7949
@deeqoali7949 Ай бұрын
Keep going bro ❤
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 12 күн бұрын
Sxb dhuula Ayan KA raba qiimaha bro❤❤❤❤❤
@Drsmish
@Drsmish 21 күн бұрын
Lacagtooda xitaa waa macquul heer sare i.a iga raad raadiya agagaarkaasi
@CaafimaadkaRagga
@CaafimaadkaRagga 25 күн бұрын
Dhir maleh Midab Qurxoon dusha kuma leh wadooyin waawayn maleh Maxaad ka amaani marka
@sacdiyo-u7r
@sacdiyo-u7r 10 сағат бұрын
Masha allah
@djhadalsame4629
@djhadalsame4629 Ай бұрын
MAAHA CASRI EE WA GYRYO CUSUB OO KALIYA
@aminadam2572
@aminadam2572 16 күн бұрын
Good job
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 Ай бұрын
Qaabka aad guriga u gogosheen ma idin caawineyso. Qolka caruurta waa in ow waasac noqdaa oo qaado dad badan sariiro badan.
@AbuukarQaasim-wl6mi
@AbuukarQaasim-wl6mi 5 күн бұрын
Asc.wllyl.waa.ilmo.cali.warsame.1.boos.oo.tabeelaha.shiiq.ibraahin.aadhaanto.wll.wAnna.ogahay.meeshaas.waan.aqaanaa.lasking.waaqabiil.
@nasiraden4628
@nasiraden4628 Ай бұрын
Bal albaabka xogaa hanbeeya- first impression based on the gate does not seem good - I will continue watching and see
@mohamedhassanarone
@mohamedhassanarone Ай бұрын
Jimcaalow qof marka uu hadlaayo udaa hadalka ilaa uu ka dhameeysto.
@mohamouddurmad8660
@mohamouddurmad8660 Ай бұрын
Video gaan waa dhameeste EVC geygana $50 wxa dhameen aa kujirto 😂😂😂
@Ladanabdii
@Ladanabdii 7 күн бұрын
Free malisku sinaa😂 m.a hore usocda
@Taajir_cadaan
@Taajir_cadaan 18 күн бұрын
Mesha ana degan xagadeyda waye ila gorme socohe dhismaha😊
@aidarussyussuf4028
@aidarussyussuf4028 28 күн бұрын
Kitchen garden ma u sameysan somalida mel walba pavement ayay ka dhigayan darada shamitada ka dhafa si geedo logu bero guriginba folxumu noqday war dhirta beera
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Ай бұрын
Mashaa allaah
@user-ug3rm3rm6x
@user-ug3rm3rm6x Ай бұрын
Aduunyo waxqiimo maha aaqiro aankudadaalno
@Nika_kit800
@Nika_kit800 Ай бұрын
hadal xaqiiqa runtii 😢
@Cabdiraxmanmaxamedxassangudud
@Cabdiraxmanmaxamedxassangudud 17 күн бұрын
Wa qaali
@xaliimamuhumed7370
@xaliimamuhumed7370 Ай бұрын
Wllaala,yaalow daara salaam maa 20×20 maad u dhistiin mida kale maad ceelasha noo qurxisiin fadlan tareedishada xitaa noo dhisa aan afgooye ka soo adeeganee
@mursalcismaan7692
@mursalcismaan7692 Ай бұрын
Daarusalaam 20×20 waa ka heleysa
@WorkBaza-kw7ho
@WorkBaza-kw7ho Күн бұрын
So nice or beautiful
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 Ай бұрын
Mashaa Allah ❤
@QaniMedia1
@QaniMedia1 Ай бұрын
Labadaada Waalid janaada Allah hageeyo haddad janal-keyga BOQOTO WLL MCN
@abdikarimnorOsman
@abdikarimnorOsman Ай бұрын
bossow qofka markuu hadlaayo haka daba hadlin hadalka u daa
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 Ай бұрын
Lol dadka soomaliya jooga waa saan badanaa😊
@saki092
@saki092 17 күн бұрын
Wax ila arkay adigaa ku arkay wll su’aashii uu waydiiyaba waa kadhex galayaa
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 7 күн бұрын
@@saki092 aad & aad
@zahrasaney7843
@zahrasaney7843 Ай бұрын
jamacada muqdisho noo fiiri goofaf kooda❤
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
Sikastaba ha u dheeraatee waxay ii dhaantaa guri dal kale ku yaala oo aan dhaxal u noqonayn owlaadeyda hadana muqdisho meel kasta gaadiidka ayaa sahlaya maasha alaah qiimaha uun hoos ha loo dhigo
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 Ай бұрын
❤❤❤❤ runtaa walaalo dadka dalshisheeye maal gashanayoow walaahi dalkaadaa dhaama please wadankena aan dhisano
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i Ай бұрын
Cillada haaysato Soomaalida dhisto guryaha ganacsiga ah waxaay tahay, guriyo mustaqbal fog leh ma dhisaane waxaay dhisaan, guryo faa'iidada laga helaya laga doorbiday tayadooda oo Qosol ku jib ah! Aniga oo ah qurbo ku nool Hanti aan leeyahay ma gelinayo guryo noocaas ah oo aaysan jirin Dowlad tayadooda eegeeysa.
@bellazio7410
@bellazio7410 Ай бұрын
Mashalaah
@user-fo8ee7ms2f
@user-fo8ee7ms2f 13 күн бұрын
Kkkkk Shabaab Guri ka Gado waa La is Fahmay Ninkii ka gadanaayo Asey u Taalaa
@daaniadunia
@daaniadunia Ай бұрын
Masha’allah
@latifamussa4979
@latifamussa4979 29 күн бұрын
ماشاء الله ❤ منتاس
@himilo101
@himilo101 29 күн бұрын
adeer ammaan baa la gataa ee guri meel colaad iyo cabsi ka jirto cid gadanayso malaha. masha'allah guriga sifican baa u dhisteen lkn nabad kama jirto meshaas amaan la isku halayn karana malaha. ilahay madax fiican hana siiyo xasan shiikh iyo wax lamid ah wadankaan intay siyaasi u yihiin iska daba wareeg kama baxayo.
@misszamuuu2633
@misszamuuu2633 27 күн бұрын
Oo adi hassan sheiq mxa Ku dabadhigaay??
@saidamursal7085
@saidamursal7085 28 күн бұрын
❤❤❤❤Maasha allaah tabaarakallaah
@saynabfarah9133
@saynabfarah9133 Ай бұрын
Jancaale gorawe imow plz plz wayaa baysaaq
@user-ss1cu1qu2t
@user-ss1cu1qu2t 5 күн бұрын
Waxaa ka horeysa amniga inaa ka shaqeysaan lacaag waaka dhargeysaan 😢😢
DHUL RAQIIS AH ($5,500 ONLY) | ABAAY DHAXAN PROJECT IBS BANK
8:50
Jimcaale Deals
Рет қаралды 5 М.
Tailored Somali Dress for a Tiny Asian! | Somalis in Istanbul
9:54
Ethnic Neighborhoods
Рет қаралды 102 М.
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 30 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 19 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 62 МЛН
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 122 М.
$65,000, Guri nuucee ah ayaad uga dhisan kartaa Muqdisho?
7:00
Jimcaale Deals
Рет қаралды 22 М.
HARGAYSADA CUSUB NEW CITY
8:07
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 185 М.
IRAN | CHINA | ISRAEL  'WAA TAAS WIXII LAGA BAQAYAY' KALA BAX
13:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 22 М.
Mashruuca Dhulka Deeqtoon B | $800 Booskii
8:32
Jimcaale Deals
Рет қаралды 4,2 М.
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Touring A $120,000 luxury Apartment in Mogadishu (SAVANNA TOWER).
9:11