Siciid Iyo shariikadooddu waxaa ay ka ganacsadaan kaluunka oo aad looga cuno Angola.

  Рет қаралды 24,711

Hereri Media

Hereri Media

Жыл бұрын

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Пікірлер: 41
@zubermohamed2095
@zubermohamed2095 Жыл бұрын
Mansha allah soomaalidu waa dad u firfircoon ganacsiga ilaahey caqliga iyo xooga iyo cimrigaba ha ubarakeeyo insha allahu aamin aamin
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Жыл бұрын
Aamiin 🥰
@cabdisamadrashidgalicom-yc3rt
@cabdisamadrashidgalicom-yc3rt Жыл бұрын
Mashallah Alle hakubarakeeyo saxafi cabdisalaan hereri
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Luwaanda wangartey caqli buu keeney siciid cisalan horey usoco wll
@zakihussein9147
@zakihussein9147 Жыл бұрын
Maansha Allaah, hereri waa weriye rasmi ah sababto ah waraysi kasta oo u qof la yeesho waxbaad ka faaidaysaa
@wardoonacademy
@wardoonacademy Жыл бұрын
Masha,Allah Mudane Saciid beeldaaje iyo Mudane Hereri waad mahadsantihiin.
@MohamedOmar-nl2qn
@MohamedOmar-nl2qn Жыл бұрын
Abdisalaam barnaamijyadiisa hadaad ufiirsato waa cajiib. Marka uu wadan tago uu muuqaalo ka sameeyo, sida taxane oo kale uma soo wada daayo bajnaamijyada uu meeshaas ka sameeyay ee waa uu isku dhafdhafaa wadamo kala duwan iyo barnaamijyo kala duwan. Waxaad arkaysaa asigoo oo maanta tusaale ahaan Ethiopia joogo inuu soo galiyo muuqaal uu wadan kale ka sameeyay sida Angola ama South Africa
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 Жыл бұрын
waxuu lamayraysanayo umada dhexdeeda uunbuu rabyaa inuu sootiriyo taariikh ayuu badalayaa waxuu kaloo kumaqanyahay soomali ganacsatada iyo dadkii hore suu ujaajuusilahaa waa uunsida shirkadaha uu ugu jaajuso taariikh somali ledahay badalked na wuu kujiraa, kooxganacsato ah ayuu usoo gudbiyaa xogta ganacsatada somaliga aan iskafirin ninkasomaliga u eg eehadana lugoynaya waxbadan ayaa uqarson saas ayuu ugoogooyaa hadalkisa allaah waasubxanuqadir allaha kuceliyo shartiisa umada wayfahamsantahay
@hassenahmed5866
@hassenahmed5866 Жыл бұрын
👋 Wey Mahasanyihiin Weriye C/Salaan Hereri &Siciid Aw Faarax (Siciid Angola 🇦🇴)
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Nin qaaliya good job
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Жыл бұрын
Masha allah africa is the Future always
@dajiscom463
@dajiscom463 Жыл бұрын
M.a barakoow
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@abdirizaakmohamed5050
@abdirizaakmohamed5050 Жыл бұрын
First comment
@cabdallecasio6737
@cabdallecasio6737 Жыл бұрын
Ma first comment bad nogu tala gashay
@s.o.6544
@s.o.6544 Жыл бұрын
Dalkooda in ay dhisaan caddowga meel uga soo wada jeestaan Gololaysi laga waynaado & sidii SYL dhallinyaro yar yar dalka xoreeyey.
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
Good job 👍🏾
@hassangureaden9562
@hassangureaden9562 Жыл бұрын
Really you are very good job
@henhoa7357
@henhoa7357 Жыл бұрын
Ow He Is a good jop 🤣🤣
@moe895
@moe895 Жыл бұрын
Wallahi beentaa maaha anaa damcay inaan kaluun kaganacsado oo aan gobolada somaliya u dhoofiyo laakiin dadkeenu cad iyo caano bey yaqaanan hilib ari un bey cuni yaqaanan caafimaadka malaayga ama kaluunka mayaqaanan anoo north America ku nool shaqada kaluunka waan ka niyad jabay hilib ari usheeg dadkeena
@ogaalmedia581
@ogaalmedia581 Жыл бұрын
Confurta ayaa laga isticmala sida johwar balcad xamar afgoye
@mohamedmoalin-bg4uc
@mohamedmoalin-bg4uc Жыл бұрын
Angola wa inan adna wa,isojidatay deymaka iyo kalunka nabada lugu daharay.
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 Жыл бұрын
War
@Dahirfarah2
@Dahirfarah2 Жыл бұрын
Good jop
@cabdallecasio6737
@cabdallecasio6737 Жыл бұрын
Soomali kastaa waa ganacsadde amba soomali kastaa wuxu ku fikirayaa sidu u ganacsadde u noqon lahaa -aaway marka dadki hal abuurka -aaway dadki addunkan la rabay inay wax ku so kordhiyaan - ganacsigu waa cajiib balseh yaan la hilmaamin - hal abuur ganacsi
@abuukarmacalinbarre127
@abuukarmacalinbarre127 Жыл бұрын
Hadaad ganacsi sameyso aduunka wax baad ku soo kordhisay ganacsiga iyo hal abuurkuna waa isku mid wll 🎉
@ogaalmedia581
@ogaalmedia581 Жыл бұрын
@Mudane Yegbicadaan waxa lala hormari la yahay waaba tan oo ah indho qabiil wax ku arka inaga soo haray War duli baa tahaye ninkaan naftiisa ayuu hormariyey ee Soon ama qabiil toona ma hormarin ee dantaada garo
@AhmedMohamed-zh2yb
@AhmedMohamed-zh2yb Жыл бұрын
Waxaan ka faa'iidnay wax badan
@xajkaiyocumrada
@xajkaiyocumrada Жыл бұрын
Ogaysiis Cidii ubaahan in waalidkood looga soo gudo acmaasha cumrada mudada lagu jiro bishan ramadaan hanagala soo xidhiidhaan
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 Жыл бұрын
Xeebta udherna wan lenahay dadkenina dalal kale ayay mal gadhaden ilayn dalki layskuma halayn kalee
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 Жыл бұрын
😃 😀 😄 😁 🤣 😂
@Abi76884
@Abi76884 Жыл бұрын
Please I need touch base with you Walaal I have a business opportunities
@abdishakuurjimcaale3155
@abdishakuurjimcaale3155 Жыл бұрын
In where
@maxamedahmed-yg6uk
@maxamedahmed-yg6uk Жыл бұрын
Sideen u iman karaa Angola waxan haystaa passport ethopian cid iga caawin karta fadlan
@daud6248
@daud6248 Жыл бұрын
safarada angola visa dalxiis ama mid ganacse
@abdiazizjamame679
@abdiazizjamame679 Жыл бұрын
Dadka Europe iyo mareykanka u tahriibaya waxan Oran lha ninkas haku tusalo qatan Africa way dihantay oo hala mal gashto
@jibrilali5139
@jibrilali5139 3 ай бұрын
Culture?
@ayaancnasir5971
@ayaancnasir5971 Жыл бұрын
War ninku wa reer #Bari labajeer ayuu weeydiyey maxa dadka kula talin lahayd intiiba waa ka meeraystay
Sidee ayay Somalidu ugu nool yihiin Angola
26:34
Hereri Media
Рет қаралды 45 М.
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 17 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 199 МЛН
Maxay Somalida Angola ku arkeen ka ganacsiga Aluminium
15:55
Hereri Media
Рет қаралды 36 М.
Somalidu wax ma ka helaan Dheemanta Angola  Waakan Abdilahi Nacnac
9:07
Hereri iyo South Africa Part 6
46:30
Universal TV
Рет қаралды 59 М.
DJ Subeer oo ka hadlay Xogo Muhiim ah | Waraysi Gaar ah |
32:26
Horn Cable Tv
Рет қаралды 33 М.
Dadka reer Angola oo aad ula haysta cuntada Somalida
9:31
Hereri Media
Рет қаралды 29 М.