Hibo Nuura & Cabdiqadir Xasan Nageeye aun | Heestii Rooblow

  Рет қаралды 906,358

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

3 жыл бұрын

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 91
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Xusuustii Hobalii Soomaaleed waxii Dhintay U Duceeya ilahay U Naxiiso Kuwa Noolna Caafimaad caacimaad Viva Shacabka
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@sacdiyaabdi9118
@sacdiyaabdi9118 Жыл бұрын
25th February 2023 maalin sabdi ah intii iga dambeesaay I hope inaad fican tihiin❤
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 11 ай бұрын
Anoo yara maqli jirey Rablow rasmaal nin heysto maal badan rakaatay iyo kii raafaday raadkiisa maraan yahay rukma ma wada dagaano looma wada riyaaqeey ❤😢lacagta maxay balaayo tahay
@abdifatahkhalif7025
@abdifatahkhalif7025 9 ай бұрын
aun waa erayadii iyo codadkii nageeya iyo hiba nuura
@AhmedGagale
@AhmedGagale 3 жыл бұрын
"Ruuneey nin rafaadi jiray abid markuu raaxo wayn helo rarankuu hore u maray raadco uguma laabtee. Eesh calaa erayo
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Sax waye ma aho halkad ku rafaday loma noqdo
@nabadoonkakhadar7079
@nabadoonkakhadar7079 Жыл бұрын
Fanan nageeye rabi janadi hka warabiyo 🤲🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@YusufCilmi-iz5fy
@YusufCilmi-iz5fy 8 ай бұрын
​@@caweyskadalmar❤
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 6 ай бұрын
Nice Nageeye iyo hibo talantaalliga heesaha ah waa ku wacanyihiin.
@MOOLIF00
@MOOLIF00 8 ай бұрын
Heesta miraha laxanka iyo musigaba ninka qaadaa ayaa ssmeeyay very talented ayow ahaa rabi ha ka raali noqdee
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Muusiga Waa koox dhan ma aha mid organ ama sythiser tumay
@MOOLIF00
@MOOLIF00 8 ай бұрын
@@caweyskadalmar koox ayaa tumeysa lakin music qaabkaa loo tumaa asaa sameeyay macal laxanka
@abdulkadirhassan4379
@abdulkadirhassan4379 2 жыл бұрын
Fan iyo Murti tii hore ha kaa Ahadan ama hakaa saqiiran….. kaa rays an wayee Rixin goys ha noqon !!!!!!
@yuusufshaafi8878
@yuusufshaafi8878 9 ай бұрын
6/10/2023 dhageysanayaa ❤
@mkyser64
@mkyser64 Жыл бұрын
Heestan waa heesaha aan iska jeclahay 2011ayey ahyd marki igu horaysay aan dhagaysto AUN nageeye hibo mohamedna alle cimriga ha u dheereyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Wadani xaq u dirir wadaniyinti somaliyed wa kuwan
@jamaalkhadar1689
@jamaalkhadar1689 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto intii dhimatay kooxdii waberi group
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@mohamedabdi3353
@mohamedabdi3353 3 жыл бұрын
Hubo nuuro momo cajiib ah caweyska dalmar axsan hees
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@abdnadirabdi2205
@abdnadirabdi2205 Ай бұрын
Old school 😊
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan Old is gold.
@axmedalaaki6514
@axmedalaaki6514 9 ай бұрын
3:05
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 9 ай бұрын
@@axmedalaaki6514 Enjoyed
@somalitiktokmedia7039
@somalitiktokmedia7039 2 жыл бұрын
Hees xusuus igu leH anoo dugsiley ah ban dhagey dhageysan jiray 12 sano kahor maantana waa 09/july/2022
@misterniceguy67
@misterniceguy67 Жыл бұрын
Hiba Nuura illaahay ha no xafido, She is all we have left.
@mansuurfaaraxsalaad1532
@mansuurfaaraxsalaad1532 Жыл бұрын
Ina rooble warfaa doonyaale ayaa heestan lagu danlahaa
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 3 жыл бұрын
Alha uwada naxariista intii dhimatay alha udanbi dhaafo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@nashkamohamed8315
@nashkamohamed8315 3 жыл бұрын
Amiin
@xkhaalid798
@xkhaalid798 3 жыл бұрын
Cawayska waxa tihiin dad cajiiba af dhaqan ba war anigu gacan ayan idiin taagay lkn bilad sharaf ayn idin siilahaa walaal
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Walaal mahdsanid
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Thanks
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Inti dhimatay alaha u naxaristo jano alaha geyo waberi kox cajib wa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@cubdiciise1993
@cubdiciise1993 3 жыл бұрын
Ruuxaada ika qari
@mahadxikmad7080
@mahadxikmad7080 3 жыл бұрын
Rooblow rasamal nin hayso Maalkisu nagiyahay Rug mawada dagaano Looma wada riyaaqe Axsan mamo hibo mxmed hudoon hibo nuura Vs nageeye
@AbdinassirAbdullahi21
@AbdinassirAbdullahi21 11 ай бұрын
Mrkana aanan heestii hore dhagysta wxaad daremi inaa daddy daremi hore ahaa
@albaqdaadiyare471
@albaqdaadiyare471 2 ай бұрын
Qisada heestaan yaa haayo😢
@rahmahassan2530
@rahmahassan2530 2 жыл бұрын
I love this song
@haashimabdi8874
@haashimabdi8874 2 жыл бұрын
Nageeye
@Roobleh
@Roobleh 3 жыл бұрын
@cawayska dalmar waxaan ka codsan lahaa inuu heesaha qaraamiga ah noo raaciyo taariikhda la qaaday heesta iyo waxoogaa tarikh ah si aan wax uga barano. Mahadsanid
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Walaal way fiicnaan lahayd. Dadka haya taariikhda ayaan jirin. Tan kale wakhti uma hayo inaan 5-10 saac hees ku raadiyo taariikhdeedii inta badan cidina may qorin wixii la qorayna burburkii wadanka ayey raaceen. Kaliyata waxaa la helayaa fanaan ama fanaanada qaaday haday nool yihiin la waydiiyo ama abwaankii xitaa haddii la waydiiyo Waxaan arkay fananiin badan war u hayn sababta loo sameeyey heesta. Abwaan ka laftiisa aanu rabin inuu sheego.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Sax waye dadka so korayo iney tariqda bartan
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 5 ай бұрын
Koley ereyada iyo laxanka waxaa lahaay fanaanka qaadaya nageeye alaha unaxariistee
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 ай бұрын
Aamin
@Abdihafiid2
@Abdihafiid2 Жыл бұрын
Old is Gold😮
@muhanadhassen6574
@muhanadhassen6574 4 ай бұрын
Old school
@hoodomohamed2925
@hoodomohamed2925 Жыл бұрын
2023/January/7
@Fs7d8u
@Fs7d8u Жыл бұрын
Haabboon
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 4 ай бұрын
2024😂
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Soomaalidiioow Silic BAAD Ku Noolaan
@dahirmaxamed6967
@dahirmaxamed6967 3 жыл бұрын
Asc waxa lagahadlaya waa ifiyo akhiro waxa kuqaado imasa dhimatay imsa nool waxa kuqaado waaha
@nimcaandaahircabdi5523
@nimcaandaahircabdi5523 Жыл бұрын
9/2/2023 Habeen taariikhiya
@nasraabdidahir2497
@nasraabdidahir2497 Жыл бұрын
Wlh abtiyadey ayaaa kuqayali jirey anigo yara
@rayaankhalid9201
@rayaankhalid9201 2 жыл бұрын
Ama raali iinoqo ama raadso meelkale
@roobleahmed2609
@roobleahmed2609 Жыл бұрын
Masha allah
@AbdullahiYuusuf-mn9hs
@AbdullahiYuusuf-mn9hs 9 күн бұрын
2024 July ❤
@cabdixakiinjaamac5555
@cabdixakiinjaamac5555 2 жыл бұрын
Roobloow rasamaal nin haystoo maalbadan rakaatay iyo kirafadee
@fuadaliosmaanfantastic1935
@fuadaliosmaanfantastic1935 2 жыл бұрын
𝑊𝑎𝑎𝑎𝑤 𝒉𝑒𝑒𝑠𝑡𝑖𝑖 𝒉𝑜𝑟𝑒 𝒉𝑒𝑒𝑠 𝒉𝑎𝑎 𝑡𝑢𝑛𝑡𝑖𝑖
@shariifmedia9404
@shariifmedia9404 10 ай бұрын
waaw
@HasanMohmuud
@HasanMohmuud Ай бұрын
🎉🎉🎉❤❤❤
@saleyeduwanearsenal3891
@saleyeduwanearsenal3891 Жыл бұрын
7 January 2023
@kowsarmohamed4097
@kowsarmohamed4097 2 жыл бұрын
Old is gold
@Canab-u1n
@Canab-u1n 13 күн бұрын
Aloow mèel waasaca
@user-rj1ir8ti4s
@user-rj1ir8ti4s 6 ай бұрын
2024😮
@jamalfarah8231
@jamalfarah8231 3 жыл бұрын
Abdiqadir xasan negeye wuxuu ahas fanan da'a yar kudhintay allah ya arxamu 1980skii oo muqdisho tuug ku dilay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto🤲
@MustafaAhmed-cb4hq
@MustafaAhmed-cb4hq 3 жыл бұрын
Ooooooof,dareen iyo qiimo
@CarroEdeg
@CarroEdeg 8 ай бұрын
Cabdi Qaadir Xasan Nageeye, Ina Xasan fayaanbiiro waa Isaaq Ciidagale Aabihii baarlamaanka federaalku kujiray markii iigu dambaysay waa reer Ethiopia waxaana fanka ku soo daray Abwaan Maxamed Cabdi wayrax Oo adeer u ahaa waa Bilaal iyo Gobdoone , Kooxdii Halgan Waxuu ku dhashay fayaambiiro Ethiopia
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Waad ku mahadsan tahat taariikhda Ahun fanaanka laakin ma fiicna qabiil in la sheego, hada waxaan dad heeso u qaadaya qabiil, waa cudurka inagu dhacay burburka ka dib.
@adams9307
@adams9307 5 ай бұрын
hhh war iska aamus ninkaani wuxu ahaa nin abgaal ah oo wacaysle ka sii ah waa maxay sheekadan dadka la iska sheeganayaa
@muqtarcali16
@muqtarcali16 4 ай бұрын
Caawa anoo soo taagan maa isaaq ka dhigaty waa la yaabay nabee
@user-zr1gb2gz9g
@user-zr1gb2gz9g 9 ай бұрын
❤❤
@libaankulusheikh224
@libaankulusheikh224 3 жыл бұрын
libaan kuluu
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk Жыл бұрын
19 January 2023
@user-ke3kh7cs8q
@user-ke3kh7cs8q 4 ай бұрын
Vvvvvv
@user-tr9gu2qp3j
@user-tr9gu2qp3j 5 ай бұрын
02.02.2024
@axmedmaxamuud8709
@axmedmaxamuud8709 3 жыл бұрын
Dhato
@saidibosiri2688
@saidibosiri2688 3 жыл бұрын
J
@metoo2621
@metoo2621 2 жыл бұрын
B
@moha______boy3702
@moha______boy3702 2 жыл бұрын
Hees hees dhaafty
@misterniceguy67
@misterniceguy67 Жыл бұрын
I don't understand why you included Abdi Nuur Allaale in this photos. He does not belong in this elite list of great Waberi singers. Waad khaldantay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Sawiradu waa faniinta Soomaaliyeed. Adiga qaldan. Imisa fanaan baa ku jiray kooxa kale,
@Cabditahliil1982
@Cabditahliil1982 4 ай бұрын
Luqaduu ku Hadlay af qalaad ah cawyska
Axmed Mooge aun, Xalimo Khalif Magool aun & Hibo Nuura Heestii Godadle
11:16
Hibo Nuura | Heestii Daalo Tus Helay l Hayga Tagene ii Tali
7:32
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 232 М.
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,4 МЛН
Xasan Diiriye Faarax Iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "DHALANTEED"
6:00
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 2,9 МЛН
HIBA NUURA XIDIGYAHOW BEST LOVE SONG
6:32
xusuusonline
Рет қаралды 7 МЛН
Hibo Nuura Laalays
4:16
Duul Media
Рет қаралды 3,7 МЛН
Axmed Mooge Liibaan Iyo Xaliima Cabdi Afweyn 🔥Iyo Heesta "Cagta Saar Wadada"
5:34
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,8 МЛН
Sahra Axmed Jaamac iyo Digfeer | Markuu Geelu Ubadkii.
8:40
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 1,1 МЛН
ЧТО НАМ ПОПАЛОСЬ?😜😜😜
0:12
Chapitosiki
Рет қаралды 1,1 МЛН
БАЧОК ПОТИК
0:22
KINO KAIF
Рет қаралды 5 МЛН