Hitler | Kalitaliskii Dilay 40-ka Malyan Ee Qof.

  Рет қаралды 268,079

Sahanka

Sahanka

5 жыл бұрын

Muuqaalkani waxa uu daarran yahay Adolf Hitler oo ahaa kalitaliskii Nasiga Jarmalka ahaa ee dilay dadka ka badan 40-ka Malyan ee Ruux.
xigasho:
sahanka.net/2019/08/12/adolf-h...

Пікірлер: 415
@zanchozimpa7593
@zanchozimpa7593 5 жыл бұрын
Lipaah tahay nio AADANOOW waxanad iila eegtahay nin paraha bulshada heer ka gaadhi doona😘
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
yuhuuddu nacayb uu badey awgii bey garac ugu tilmaameen
@mohaburhan222
@mohaburhan222 5 жыл бұрын
Hub baana haysan ma ahee wan jeclaaa ninkaas anigu
@hayatimhaya4254
@hayatimhaya4254 4 жыл бұрын
Ninkaas halka shay oon ku tagero w yahuudda uu layay wax lalayana wa yihin 😡
@suweytacali6468
@suweytacali6468 3 жыл бұрын
Ha wllhi😂😂Yuhuud waa dabar gooyey ninkaa wa wxa hada yuhuud o dhan u tahy 6million
@isaxaqcare1542
@isaxaqcare1542 5 жыл бұрын
Yuhuud ayuu xasuuqay maxad ku haysta ingu waan tageera
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 5 жыл бұрын
"Difaaca ugu wacan Waa weererka" midasna igu far sxb
@skillssportscenterspc1818
@skillssportscenterspc1818 5 жыл бұрын
JALLE SIYAAD BARE C.LAHI YUSUF RUNTII MARAAGO NIN WADANKISA JECEL IYO HORMARKA DADKISA 😥😥😥
@mohaburhan222
@mohaburhan222 5 жыл бұрын
Allaha unaxaristo ameen yarabi
@hayatimhaya4254
@hayatimhaya4254 4 жыл бұрын
Subax walba canjerada marka dubaya wa dawada channalkan wax badan bana ka faiday mhdsanid wlle
@teamzaki8880
@teamzaki8880 5 жыл бұрын
Intii alle taqane ee umada nabi mohamed(scw) ah like igu deeqa ilahau baa faxane 👍
@bcifalaqayn7504
@bcifalaqayn7504 5 жыл бұрын
Waa runtii wale yuhuud dhibay maalintii LA uumay maalinkanba lajoogtaa
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 5 жыл бұрын
Libaaaxii Yahuuda Xasuuuqay Geeesi fiicaan lahaydaa Adoo Islaaama daqidihio udanbeeyey Noloshaada |🇩🇪
@updyfataxdjkhan557
@updyfataxdjkhan557 9 ай бұрын
Waa saan noqon doono inshllh❤
@SHEEKOYIN545
@SHEEKOYIN545 5 ай бұрын
Yaa ku bhn habartaa😅
@aminfatiha8506
@aminfatiha8506 5 ай бұрын
@@SHEEKOYIN545 Adi suu rabo hanoqdee ma waan ii bahantahay buu ku yiri
@alibarre3240
@alibarre3240 5 жыл бұрын
Orahde aya i qancesay runtii -waxa jabo qpf qalbike jilecsan
@ziizeyzuperarts362
@ziizeyzuperarts362 5 жыл бұрын
Ana ugu hireyo like isaar saxanka hogaha
@arizakcase46
@arizakcase46 5 жыл бұрын
Walal Adan sahan Hackers ku sida ay wx u hacking gareyaan program ka ay isticmalan kuliyada ay bartaan magaceeda? GBS ka lagu Daba galo dadka mxu yahay ? Kuliyadee Wiiye GBS ku ? Arday Jamacad bilabi raba ban ahay waxn jeclan laha inan wax badan ka ogaado sualahan Codsigayga ina arkayso ayan Kurajo weynahay insha allah Mhdsanid
@abdirizakabdirahman8782
@abdirizakabdirahman8782 3 жыл бұрын
Aduunkan Lagama Waynayo Quf Adiga Kaxun Lkn iska Dhola Cadey 🤣
@abdibari8015
@abdibari8015 9 ай бұрын
Walahi nin caqli badan bu ahaa sababtuu u laayey yuhuud maantaan ogaanay!!!!!
@abdulkadirhassan7186
@abdulkadirhassan7186 5 жыл бұрын
Wow waa sooyaal xiiso leh. Mahadsadin wll!
@wiilsoomaaliyeed745
@wiilsoomaaliyeed745 5 жыл бұрын
Sxb mustafe kamaal ataatuk tariikhdiisa soo bandhig
@MaanzyTech
@MaanzyTech 5 жыл бұрын
Aadan Khadar Cali Allah ku dhowro Wll U tube kga taxane u ahy wlh Go foreward❣
@ciiltireofficialchenal6306
@ciiltireofficialchenal6306 4 жыл бұрын
HaLkaa iGa MuuTa adlof HiTLeR iNuu AHaa NiN NoLosha WaKhTiYo XuN XuN La Soo KuLmaY DuMaRkaNa AaD uu uShaRaFi JiRaY Geesi GuuL iYo Guuldaraba DiYaar aH 👍👍👍
@user-kq5ds9vc7i
@user-kq5ds9vc7i 4 жыл бұрын
fadlan qisooyinkaas oo kale aad ayaan u jeclahay ee codkaaga dheereey mahadsanid
@rashiidisack2844
@rashiidisack2844 5 жыл бұрын
Thanx adan sahan
@abdiosman2779
@abdiosman2779 5 жыл бұрын
Mahadsanid walal allaha ku barakeeyo
@axmedcabdilaahi5071
@axmedcabdilaahi5071 4 жыл бұрын
Aadan sahan waan ku taageeraa zxpoh 💯
@mursalsayed1981
@mursalsayed1981 5 жыл бұрын
Wll aad baad u mahadsan tahay Wll waxaad noo soo diyaarisaa sida ugu fudud ee loo baran karo luuqada carabida Dad badan ayaa doonaya inay bartaan diinta lkn ay xidhay luuqadu
@qazimabdirizakarab5448
@qazimabdirizakarab5448 5 жыл бұрын
Mansha Allah wax wacanbaad haysaa sahanka xogaha congratulations
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 5 жыл бұрын
Geesi ayu ahay hitler yaa igu racsan
@jimcaalemuse4254
@jimcaalemuse4254 5 жыл бұрын
sxb mahadsanid nuscab binu cumayr inoogu xigsii
@azadwinner9924
@azadwinner9924 5 жыл бұрын
Yuhuuda ayuu eber kadhigay 😂😂
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll adam
@maxkoinanuuraani34
@maxkoinanuuraani34 5 жыл бұрын
thanks pro adan sahan
@teamwaayaab9291
@teamwaayaab9291 5 жыл бұрын
Wll adigoo mahad San igaar sii 100 subscriber hadii atahay tageraha sahanka xogaha ama wadani
@cabdiladiifcali1990
@cabdiladiifcali1990 5 жыл бұрын
Thankis wllo Aadn Nolooow Ale haku dayo adiga iyo shnaka xogah
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 5 жыл бұрын
Oraaha laga diyaarshay baban ka helay, Ruuxu wuxuu ahaan ilmo yar ila ay hoyadiis dhimato, marka ay dhimatana deg deg u u duqobah. Ninkaasi geesi bu ahaa aduunka so maray . Ka xumi in usan islaamnimo ku dhiman.
@axmeddini9289
@axmeddini9289 4 жыл бұрын
owlaad jacayl
@mascuudali532
@mascuudali532 4 жыл бұрын
ILahy xikmadaha uuna siinayo haka Abaal Mario Aamiin
@20jirkatashadey22
@20jirkatashadey22 4 жыл бұрын
horumarka iyo ilbaxnimadu wa natiijada dadaalka xariifyada ee maha natiijada buuqa afkanoolayasha-, waa xaqiiq wlhi
@daudhassanali5280
@daudhassanali5280 4 жыл бұрын
What agood leader is he and unforgetable man
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 5 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@xasanturky4732
@xasanturky4732 2 жыл бұрын
Keep going zex tnks
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 2 жыл бұрын
Hadalka halkudhigyadiisa kamidka ah ee hadana isagu uu ku jabay waxaweeye Qofka laba shimbirood marwada eryadaa labadaba wuu waayaa
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 Жыл бұрын
Diirada saarka Ka hal wax diirada Saar waye
@idontcare6856
@idontcare6856 5 жыл бұрын
40 ka Milyan eeh qof Uu dilay maalin qiyaame iyago haysta Oo jiidaaya ayay AllaaH Hor gayndonan Haduu U dambi dhaafayo iyo Hadii Uu cadaabayoba AllaaH bay u taala 🙄
@horseedreportagency5138
@horseedreportagency5138 5 жыл бұрын
Gaalo weye ma Gaala Is qabsata akhiro
@zamriyeofficial9599
@zamriyeofficial9599 5 жыл бұрын
Keep going pro
@ifrahawililmi1108
@ifrahawililmi1108 4 жыл бұрын
Somalida asaga wayka geesi san yihiin
@abdimajidyey6372
@abdimajidyey6372 5 жыл бұрын
💯Hamabalyo Sxp 50k👏🏾👏🏾
@aidarousa.abdilahi8454
@aidarousa.abdilahi8454 3 жыл бұрын
Aadanow sxb Buugii wavar ee siyasada kahadlaayey ee hidler akhrin jiray
@shaficicaano602
@shaficicaano602 5 жыл бұрын
Hore usoco zxp
@thabitabdallaali7917
@thabitabdallaali7917 5 жыл бұрын
*_MASHA ALLAH WALL MAHAD SANID_* SXB MADAXWEYNIHII HORE EE *CIRAAQ* *_SADDAM XUSSEN_* ISNA HAILAAWIN TAARIIQDIISA HALKA UU KUXUMAA IYO HALKA UU KUWANAG SAANAA
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 5 жыл бұрын
Daawo wuu ku jiraaye
@hamsemohamed438
@hamsemohamed438 5 жыл бұрын
Musalini iyo josef stalin labada nin kuso dar zxip adanow
@mwanzo0011
@mwanzo0011 4 жыл бұрын
Ninkan mucjiso aduunka soo maray ayow ahaay wxn ku taageerayaa inow yahuuda laayo waayo waxow ogaaday dulmigooda iyo beentooda iyo neceybkooda
@allaahuakbar6047
@allaahuakbar6047 5 жыл бұрын
Waxybaha tarikhda Ah wan xiseya wakaga mahad celinaya Mahadsanid
@aw-daaha5849
@aw-daaha5849 5 жыл бұрын
Wada mahadsantahay aad bana ugu hela barmahkii #Sahan__Xogaha
@mohamedAhmed-nj5ef
@mohamedAhmed-nj5ef 5 жыл бұрын
Waad mahadsantahay wllo
@bashiirmokhtar2944
@bashiirmokhtar2944 5 жыл бұрын
Mahsanid ustaad🙏
@maxamedmayle
@maxamedmayle 4 жыл бұрын
Marka ay maqlaan helter dadku way naxayaan lakan marka ay qisidiiza yaraantiiza ma layaabayaan
@yasmincali495
@yasmincali495 4 жыл бұрын
Mansha allah wllo alle haku dhowro
@ahmedhassanbullale8160
@ahmedhassanbullale8160 5 жыл бұрын
Xilliga aad joogtid ileyska cid waliba wey kula socotaa lkn markaad ku jirto mugdiga xitaa hadhkaaga ayaan kula socaneynin oo kaa hadhaya😅😅 Dhiigya cab dunida soo gumeystay Adolf Hitler 😜😜 Aaadan hore u soco wlaal maqaalo kale oo xiiso leh sugeynaa insha allah
@teamhargeysateamhargeysa9568
@teamhargeysateamhargeysa9568 4 жыл бұрын
Waad mahadsantay wll
@Idileey9
@Idileey9 4 жыл бұрын
1m baa mudan tahay wlh ilaa shly ila hada wn dawanaya channel kaga go forward sxip Research kaga wa m.a
@ashleyalban2212
@ashleyalban2212 4 жыл бұрын
Wax kasto an jeclaa inan barto channelkan ayan ugu imaade
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 2 жыл бұрын
Masaha allah wllo
@craxmanyare4184
@craxmanyare4184 5 жыл бұрын
Sxb masha alah sxb nikan waa ab wadne
@c-risaqnacnac3205
@c-risaqnacnac3205 4 жыл бұрын
Gabadhu bulshada waa ka badh Badhka kalena iyada soo saarta
@hibaaqtimajilicxidigtaceeg3303
@hibaaqtimajilicxidigtaceeg3303 4 жыл бұрын
War ninku xikmad buu laha wlhy
@liibaancabdiraxmaanxasan3799
@liibaancabdiraxmaanxasan3799 4 жыл бұрын
البحث نصف الحياة Baadhitanku waa ka badh nolosha AadaN Sahan👏
@canaabdahir-ze6dt
@canaabdahir-ze6dt Жыл бұрын
Mahadsanid
@abdimajidmohamed2101
@abdimajidmohamed2101 5 жыл бұрын
Horey usoco pro
@abdirahmanhassan5170
@abdirahmanhassan5170 5 жыл бұрын
Bro mahadsanid waxan rabay in aad mar nosoo gudbiso waxyaabaha shiicada ay aaminsanyihiin
@abdirahmanhassan5170
@abdirahmanhassan5170 5 жыл бұрын
@@ilwadcabdalleahmed8739 mahadsanid abaayo
@Fuaadboqortoyo
@Fuaadboqortoyo 5 жыл бұрын
Zxb hays dhiibin ee aduu baadh waxa aliyaala waxaad u baahantahay thx
@cabimaalik1152
@cabimaalik1152 4 жыл бұрын
Pro so jedin wacn
@kariim1845
@kariim1845 5 жыл бұрын
Aad baad mahadsan
@siraajimohamed9848
@siraajimohamed9848 5 жыл бұрын
Oraah cajiib ah
@cabdiraxmaanyare8508
@cabdiraxmaanyare8508 4 жыл бұрын
saxiib hore usoco m.a
@omarw382
@omarw382 5 жыл бұрын
waa mid ka mida dadka aan wanaaga kaga daydo
@jamaalbashiir7206
@jamaalbashiir7206 2 жыл бұрын
Thanks 👍👍
@cabdifataaxxasan7544
@cabdifataaxxasan7544 5 жыл бұрын
wll waxd noso gudbisaa taariikhdii saxaabada
@cabdiqanihassan796
@cabdiqanihassan796 5 жыл бұрын
JOSEPH STALINE KUZO DAR ZXB HOGAAMIYIHI MIDOWGA SOVIET UNION
@osama_omar5694
@osama_omar5694 4 жыл бұрын
Masha alah alah haku barakeeyo
@user-nt6xp6nm3s
@user-nt6xp6nm3s Жыл бұрын
Waad mahadzan tahaye prother halkaa ka sii wad
@mohaa1645
@mohaa1645 5 жыл бұрын
inkasta ooo aaanan hitler jeclayn hdana waxa jira ficilo an ka simanahy oo aan ku tageray sida xasuuqii yahuuda nacalad haku dhacdèee
@wiilsomaliyed5257
@wiilsomaliyed5257 5 жыл бұрын
Ma xasuuq ibnu adam waayeel iyo caruur iyo dumar isugu jira ayaaa ah wax lagu farxo
@hibaaqtimajilicxidigtaceeg3303
@hibaaqtimajilicxidigtaceeg3303 4 жыл бұрын
@@wiilsomaliyed5257 yuhuudu bina adam maaha waa xaywana in la laayo waa waajib
@wiilsomaliyed5257
@wiilsomaliyed5257 4 жыл бұрын
@@hibaaqtimajilicxidigtaceeg3303 kkkkkkk yaa ku yidhi bini aadam maaha dabcan wahaabi baad kasoo shidaal qaadatay lkn dadka yuhuudu qof xun iyo qof wngsanba way leeyihiin Dad waxaa jira yuhuud ah oo aamin san qadiyada Palestine markaa yuhuuu isku mid maaha xaga fikirka waa sida Somalida
@hibaaqtimajilicxidigtaceeg3303
@hibaaqtimajilicxidigtaceeg3303 4 жыл бұрын
@@wiilsomaliyed5257 bina adam maaha wahaabina maahi ee dulmiga iyo xumanta ayaan ku nacay adi yuhuud jcld uqbtd bdna
@wiilsomaliyed5257
@wiilsomaliyed5257 4 жыл бұрын
Herro of the world anigu yuhuud jacayl uma qabo lkn wxd kala saartaa dawlada Israel iyo qowmiyada yuhuuda Yuhuudu waa dad tiro badan caalamkana ku kala firidhsan qaarkood way kasoo horjeedaan dawlada Israel tusaale wadanka iran oo ay Israel ishayaan waxaa ku nool yuhuud badan waxyna taageeraan dawladooda iran kuwaas kaliya maahane yuhuud badan baa jirta oo taageersan qadiyada falstiin kana soo horjeeda Israel Marka adiga waa inaad kala saarta dawlada iyo qowmiyada seef labood hanoqon
@user-yj4qv9gi2k
@user-yj4qv9gi2k 4 жыл бұрын
Culimada muslimiiin ee samaynta aduunka ku leh ka hadal wallo si ay muslimiimto dadkooda u bartaaan Intaaasan Aadan ku odhan lahaa hadan ahy dawadayasha channelka
@Calisadiiq
@Calisadiiq 4 жыл бұрын
Tariikhda wa ino muhim muslim iyo gaalba hadi muslim bis lagaga sheekeyo dhinac kale ayadan war u heynin walal so u daay wax kasto oo so saro tayo aye leyihin 🙏
@mursalmaxamedmuse6237
@mursalmaxamedmuse6237 3 жыл бұрын
Ninkan waa nin Anu isku taarikh Nahay Markan yara ayaa hitlar lay yaqanay Waxan. Rajaynaya inan wax badan kaga daydo hitlar
@yasinabdi8376
@yasinabdi8376 5 жыл бұрын
M.a wllo hoog yahyn
@qamachaaf4467
@qamachaaf4467 2 жыл бұрын
wadamahadsantahay
@mohamedsamatar8216
@mohamedsamatar8216 5 жыл бұрын
sahanka xogaha saaxiib shaqo wacan ayaad haysaa lkn soo ma fiicna inaad geesiyaashii somalida soo maray taariikhdooda nala wadaagto inta aad dad aanan waxba wadaagin na barayso. isku day taarikhda wadankeena inaad no so gudbisid mahadsanid bro
@hooyokooz7616
@hooyokooz7616 5 жыл бұрын
Walipa MaXmed siyaad bare Nooga bilow
@mahad1228
@mahad1228 5 жыл бұрын
Wll hadaaad barnaamijka yuri bezminov wax nooga soo diyaarin karto nooga soodiyaari🙏🏽
@schuman2876
@schuman2876 5 жыл бұрын
Ugaas waxoogaa aan kusaxee ninkaasi ranjiile ayuu ahaa Ausbildung ayuu kudhacay imtixaan kii uu shahadada kuqadan lahaa xaqiiqdu wataaas sir no Comment From Berlin Othman History arimaha Germany wax iga waydii inta kle aadbay kudhawdahay Horay usoco bro
@AbdirisaqNour114
@AbdirisaqNour114 4 жыл бұрын
Ausbildung muuna gaarin galaska 8aad yuu iskuuulka kaga baxay
@cabdiraxmaanaadanaxmed1366
@cabdiraxmaanaadanaxmed1366 5 жыл бұрын
Only
@hassansabasaba9657
@hassansabasaba9657 4 жыл бұрын
Hal shey ayankutageray taaso ah geesi nimo iyo goaan athag
@sharmacadde6812
@sharmacadde6812 5 жыл бұрын
Aad ayad u mahadsan tahay sxp barnamijyadaada aad ayan ula dhacay Sxb waxa ka codsanayaa Joseph starling barnamij ka hadlaaya
@abdiqanimahamud5584
@abdiqanimahamud5584 4 жыл бұрын
Waa makhluuq waxaba hawayneen imnka dhabtibu ogaaday marka gaal ilahay waye
@akanicaze6800
@akanicaze6800 5 жыл бұрын
50k Hambalyo zhp
@hamsemuhumed1680
@hamsemuhumed1680 8 ай бұрын
❤❤❤
@salmaanloveysn3041
@salmaanloveysn3041 5 жыл бұрын
Aar ninkani waa halyey balse dadki u laayey ayaa ka dhigaaya sida ey oo kale ah balse waa nin dadkiisa gaadhsiiyey heer sare
@axmedcabdilaahi5071
@axmedcabdilaahi5071 4 жыл бұрын
Kama daalo hadalkaaga
@horseedreportagency5138
@horseedreportagency5138 5 жыл бұрын
Hitlerka Cusub ee Somalida U so baxaya wa ani💪
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 5 жыл бұрын
Ma wax lagu faanaa
@horseedreportagency5138
@horseedreportagency5138 5 жыл бұрын
@@wejdanaabdurahman5973 Haa wa wax lagu faano si Kasto u xuma Ana Raba ina sidiisa u xumaado
@horseedreportagency5138
@horseedreportagency5138 5 жыл бұрын
@HEERSARE STUDIO maye waawareeey
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Zxp Somalida iyo muslimiinta halaadin
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 5 жыл бұрын
@@horseedreportagency5138 waa mahadsantahay anaa sual ku waydiiyoo qaldamay Ilaahow na caafi
@zuheyrcade6239
@zuheyrcade6239 2 жыл бұрын
(Qaarbaa aaminsan hadaanay dumar uun aheyn iney rag yihiin). Maahmaahdaas soomaali badan bey taabaneysaa weliba aniga aad baan nafteyda ugu baqayaa inaan ka mid noqdo.
@cabdicali6624
@cabdicali6624 2 жыл бұрын
Waraa video 2 Sano kohor aa laso dhige
@suhaibfantasticboy9786
@suhaibfantasticboy9786 5 жыл бұрын
Wcsww wllo Adam
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 4 жыл бұрын
WAA RUNTAA WALLAAL TARIIKHDA WAA IN LA BARTAA
@rashkacade6641
@rashkacade6641 5 жыл бұрын
Msh allh
@abdiazizomar9162
@abdiazizomar9162 Жыл бұрын
Actually he's ma role model in regard wd the yuhuud😏
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 5 жыл бұрын
Hitler gadaashis dadka wexey barteen qiimaha nolosha midaasna Waa guul ay noloshu gaarte
@mab7640
@mab7640 5 жыл бұрын
Walaal cod kaaga fasiix ma ahan fadlan codka sare uqaad
@updallahmohamed2297
@updallahmohamed2297 5 жыл бұрын
12:56😂Hitler il adaka rijaal
@abdinaasirinshaar4910
@abdinaasirinshaar4910 5 жыл бұрын
Masha alaah
@DiidiAhmed
@DiidiAhmed 4 жыл бұрын
Ninkaan meshow raabo haku dambeeyo lkn waa ninka kaliya yahuuda shiidi jiraay
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 17 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 30 МЛН
Saddaam Xuseen | Geesigii Ciraaq.
15:43
Sahanka
Рет қаралды 130 М.
Napoleon Bonaparte | Kalitaliskii Faransiiska.
19:41
Sahanka
Рет қаралды 82 М.
Ep : 5 I Jain Philosophy: An Introduction I Dr Vikas Divyakirti
3:29:27
Vikas Divyakirti
Рет қаралды 5 МЛН
NINKI CAQLIGA BADNA HADANA CAQLIGA XUMAA EE YURUB KA YAABSADAY
26:15
Ruweyda Style
Рет қаралды 303 М.
Joseph Stalin | Kalitaliskii Dilay 50-ka Malyan.
12:24
Sahanka
Рет қаралды 60 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН