No video

Hobolka & HCTV | Xamda Qaali | Heeso Shidan | by Fihiima Yaasiin |© HCTV 2020

  Рет қаралды 98,871

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

4 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 78
@NastexoNastexo-kq9gu
@NastexoNastexo-kq9gu 4 жыл бұрын
Ilahay kama qado axlam quruxda aduunkana alla haku siyadiyo akhirana janada alla haku gayo xamda qaali
@cabdiraxmaanismaaciil7908
@cabdiraxmaanismaaciil7908 4 жыл бұрын
Ninka sekeriye kobciye heesihiiso dhanbaa ah duco mansha allh Laxanka 100%waan l dhacay top weyn
@xafsadhaladkahargeisa1766
@xafsadhaladkahargeisa1766 4 жыл бұрын
Axlaaam xamse maxamed zaalax zoo kor♥️❤
@suldanabdirahman3970
@suldanabdirahman3970 4 жыл бұрын
Hamda qali taageere buuxa baan ku ahy hore usoco sulalihi fahima ku weydysay sifacan baad uga jawabtey
@muunamohamed6359
@muunamohamed6359 4 жыл бұрын
Kudaaaayay nocaaad Ahaydba wlhi waan ka helay heeestan anayba igu socotaaaaa 🥰🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💝 salaaan sare macaanto ✋✋💋
@nasirmohamud7473
@nasirmohamud7473 4 жыл бұрын
Masha allah hooyo Macn Aloow Kaa dhig
@xamdadahapo3207
@xamdadahapo3207 4 жыл бұрын
Mnzha allah boqoradiii quruxda xamda qli nolow xbbti
@nasirmohamud7473
@nasirmohamud7473 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ Allow Hooyo Daa In Badan Inta Dhimatay Jano Fardowsa Allow nagu Kulmi❤❤
@sssss-rc5ey
@sssss-rc5ey 4 жыл бұрын
Wooooow fanaanad shidan🌸🌺🌺 ninki helay nasiible
@khadrahupi5364
@khadrahupi5364 4 жыл бұрын
m.a fananad aan tagero 💝💝
@nimcocali6839
@nimcocali6839 3 жыл бұрын
Mnsha allah waa hees aad u macaan sakariye kobciye waa abwaan qiimo badan oo laga yaabay ereyo iyo laxan aad u fiican ayuu sameeyaa❤❤❤❤
@maankadeeqa8030
@maankadeeqa8030 4 жыл бұрын
Hooyo kasta Allow dhawr Amen❤🌍❤❤❤❤❤❤❤
@xadaaricaska9650
@xadaaricaska9650 2 жыл бұрын
Hooyo xamda qaali ilahayow dhaawr
@samdasharaf3262
@samdasharaf3262 4 жыл бұрын
Xamda qaali❤❤❤❤❤❤❤❤🌸🌸🌸🌸🌸
@ayancadey2203
@ayancadey2203 2 жыл бұрын
Ax ax hoyo macan wa hoyo 😪😭😭😭😭
@engsihaamsaeed8089
@engsihaamsaeed8089 4 жыл бұрын
Fihiimay wll plz su.alah inad ufiirsat haboon
@nimcoyousif9008
@nimcoyousif9008 3 жыл бұрын
Hooyo curadadi maasna hodan alle igam kaqdu inago nab qabn isken sin allahu amiin
@fardusnageye8508
@fardusnageye8508 4 жыл бұрын
Gabadhayday Axlaam noloshaysay ilahay isiiyay alle haydaayo❤❤❤❤😍🥰🥰🥰💯💯💯
@guleedshiine1180
@guleedshiine1180 3 жыл бұрын
Wllo wan ku jaceylhy fihima
@xadaaricaska9650
@xadaaricaska9650 2 жыл бұрын
Amiin amiin
@kafeeyaibraahin6222
@kafeeyaibraahin6222 4 жыл бұрын
Ish gabadhani wariyaha ahi waraysi xumaa
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 жыл бұрын
Geesiyad mar haday ubadkeeda iyo familkeeda ku faanayso
@abdullahiahmed1212
@abdullahiahmed1212 4 жыл бұрын
Xamda qaali waa qalanjada fanka runtii iiwaydii inlaqabo
@Dholayare_
@Dholayare_ 4 жыл бұрын
🤣🤣 Lama qabo
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
@@duaalesomalilander5452 kkk lol why igu diidi quruxda gabadhan way qurxoontahaye ma masayrtay nagaha ayaan ku ogaaye masayrke adaba ka daran 🤗🤮🤮😏
@sadamyareofficial3533
@sadamyareofficial3533 4 жыл бұрын
Waa la qabaa gabadha ee jooji damaca 😂😂😂😂
@nayjeeriofficials5116
@nayjeeriofficials5116 4 жыл бұрын
Fananad qimole xamda qaali
@kaltoumhoussein8395
@kaltoumhoussein8395 4 жыл бұрын
MachaAllah tabarakAllah allahuakbarr
@fardusnageye8508
@fardusnageye8508 4 жыл бұрын
Hooyo mcn Axlam isoo barbaar❤❤😍😍🥰💯😘😘😘😘😘🥰
@mustafeismaacil4525
@mustafeismaacil4525 Жыл бұрын
Maansha allaha xamad qaali allaha codka hakuu barakeeyo
@hindahappy8554
@hindahappy8554 4 жыл бұрын
lkn suaalaha fanan aad waydiisaan fanan kle ha waydiiinin suaale kle la imo
@hodosalebab4750
@hodosalebab4750 4 жыл бұрын
Wxba kma taqaano warayanimda suaaalo isku wada mida ayey waydiisaaa fanaaaniinta nimco samriye ku tabnay
@libanmilano673
@libanmilano673 4 жыл бұрын
HOOYO ALLOW CADABTA KA DHOWR🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️
@salmaantimoofficial690
@salmaantimoofficial690 4 жыл бұрын
Mànsh Allaha xamda Qali
@xafsaabaadir4235
@xafsaabaadir4235 4 жыл бұрын
Walal soocasuun asma love
@nafisaabdilahi9583
@nafisaabdilahi9583 2 жыл бұрын
Mansha allh xamda qali qurux lay
@Mostapha-gk9xl
@Mostapha-gk9xl 4 ай бұрын
❤❤❤
@drsnuurahirsi1927
@drsnuurahirsi1927 3 жыл бұрын
Amiiiiiiin alleehkudyo xamda qallii gabdad yar
@ayaanqali5966
@ayaanqali5966 4 жыл бұрын
Ubax qaali fanaanad zhidan❤💯
@dajiyadeeka8523
@dajiyadeeka8523 4 жыл бұрын
Xamda qaali weyan maha ubax
@nimcoabdi1192
@nimcoabdi1192 3 жыл бұрын
M.a hooyadu waa qaali
@c.naasirhussein8772
@c.naasirhussein8772 4 жыл бұрын
Waxaan ku leeyahay hambalyo xamda qalbi waa walalkaa sakariye abdi
@ifrahmohamed7675
@ifrahmohamed7675 4 жыл бұрын
10 sano inu wadku ka dhaw yhy miyey ilmamtay
@Mostapha-gk9xl
@Mostapha-gk9xl 4 ай бұрын
✌✌✌
@aliabdisaciid3472
@aliabdisaciid3472 4 жыл бұрын
Akhirul saman. .. inantii NIMCO SAMRIYE ee barnamijikan lahayd inantan la wareegtay barniimjiku saxafada waxba kama taqaano suaaalo aaan haboonayn ayay waydiinysa
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 4 жыл бұрын
mayla aragtay
@fowziahusseinabdalle7176
@fowziahusseinabdalle7176 4 жыл бұрын
Hoyo macn gaedheyad alh ku xafido abyan
@axmedyaasin7354
@axmedyaasin7354 4 жыл бұрын
Boqorad xamda qaali
@xasannaasirxasan7306
@xasannaasirxasan7306 4 жыл бұрын
Xamda qali
@mrhibaale1801
@mrhibaale1801 4 жыл бұрын
Suaalo xumaa wuxu
@cshakuurxasan992
@cshakuurxasan992 4 жыл бұрын
xamda qali mawaynan ayay kucuratay
@hafsayuusuf7210
@hafsayuusuf7210 3 жыл бұрын
Inanteedu waa 9 sano melhas
@nimcaanchanel1156
@nimcaanchanel1156 4 жыл бұрын
Music muqisho ayaa lugo tunaya
@nimcohasan4780
@nimcohasan4780 4 жыл бұрын
See wax u jiraan sadex bilood ka hor xamar ayey joogtey hada waqti xaadirkana weey xidhantahay iyada iyo barwaaqo
@fathiamohamedahmed472
@fathiamohamedahmed472 4 жыл бұрын
😂😂😂
@kawsarmahdi8276
@kawsarmahdi8276 4 жыл бұрын
Alle ka cabso wll yaa xidhay
@ismahaankaahin4712
@ismahaankaahin4712 4 жыл бұрын
@@kawsarmahdi8276 muuze handraap
@Dhalaaala11
@Dhalaaala11 4 жыл бұрын
Wagar o yaa xidhe paaz ma barwaqo qalanjay ku khldayaan😂😂
@nimcohasan4780
@nimcohasan4780 4 жыл бұрын
@@Dhalaaala11 aduunkad ka huruda la yaab malihid dee 24 jun ayaa la soo dayey 😀😁😂🤣🤣😃😄😅😅😃🤣😂😂😁😀
@nasrokiin5416
@nasrokiin5416 4 жыл бұрын
Wll qeybta xigto noosoodaa Mahadsanid Inbadan halke
@axmedcrixmaan3201
@axmedcrixmaan3201 4 жыл бұрын
Magaca xamda ma waxa loolajeda xamdi
@sowdoaragsan4489
@sowdoaragsan4489 4 жыл бұрын
Sagal mustafe sow mhn.qoftan.wariyaha
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 4 жыл бұрын
😂😂may wallo fihiima la yidhaaha
@drsnuurahirsi1927
@drsnuurahirsi1927 3 жыл бұрын
Wllo
@amanita229
@amanita229 4 жыл бұрын
Naagtan saxafiyada ahi suaalo xumaa
@faadamaisaaqmaaxi6945
@faadamaisaaqmaaxi6945 3 жыл бұрын
Wan ka helay wlh
@zupperz6704
@zupperz6704 4 жыл бұрын
Mehf Bdje
@Mostapha-gk9xl
@Mostapha-gk9xl 4 ай бұрын
💚🤍❤
@sultanguleid8651
@sultanguleid8651 4 жыл бұрын
Inantan waa jecla lkin markay xamar tagtay nacay
@mushtiabdirahman4960
@mushtiabdirahman4960 4 жыл бұрын
Haday xamar tagtay ma macatab bay xidhatay oo Diinta ayay ka baxday Caqligaga ayn kugu filayn
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
Haday xamar tagtay xamar magaalo somali dagan tahay maaha miyaa ma wax dadka cuna jooga dadku waa wllo huuno alle haku caafiyo jacaylkana iska hayso because hadaad jeclayd oo aad fans u ahayd dad sida ujecel oo tageera oo somali ah ayaa jooga xamar teda kabayare sootii hargeisa timi shalay caadi iska dhig huuno fananiinta waa international lol🙄🙄
@abdikahin8843
@abdikahin8843 4 жыл бұрын
Runta
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
Waacadi Marwalbo waa rer oo Rer xamr noooesow huno Laccg lasiy islan mad arg ooo Xamr Jogta sii xooooga waa dhaliyar his ok hada haaaniiiciiy
@munadaganmuna2711
@munadaganmuna2711 4 жыл бұрын
xamar somali baa dagta hargaysana sido kle blse aqligu ha dhaqeeeyo anba reer hargaysa ban ahy kulana fikir ma ihi adigu haben maad jirin
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 28 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 33 МЛН
XAMDA QAALI ABID MAAN QIRAN NEW VIDEO 2018 HD
6:09
Hawraar Music Production
Рет қаралды 225 М.
ukbad araksan he's  2024
3:35
Abou Ismail
Рет қаралды 1,9 М.
Xamda Queen: Fanka waan ka Fadhiistay
9:18
VOA Somali
Рет қаралды 607 М.
AYAAN WADANI 2024 | KUU MAANKU RAACOW | BEST MASHUP - MUSIC VODEO
7:15
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН