Xamda Queen: Fanka waan ka Fadhiistay

  Рет қаралды 605,392

VOA Somali

VOA Somali

5 жыл бұрын

Пікірлер: 868
@idirisaxmad6939
@idirisaxmad6939 5 жыл бұрын
Mashallh quruxda xijaabka ila eega bal inta quruxda xijaabka jacal lake isaara
@Naxariiso
@Naxariiso 5 жыл бұрын
Quruxda Dumarka Ee Quruxda islaamka haweenka waa Xijaabka Abti waa u hambalyaynahayaa ina Abti hanuunka ilaahay soo hanuuniyay
@ibadodumar7967
@ibadodumar7967 5 жыл бұрын
Aad Iyo aad ilaahay ha na tusiyo quruxda xijaabka
@zakariehassan3881
@zakariehassan3881 5 жыл бұрын
Waan jeclahay xijaabka lkn igama jiidid like ta 😂😂😂
@raxmariyaan900
@raxmariyaan900 5 жыл бұрын
masha allha wllo
@dauuzpro6216
@dauuzpro6216 5 жыл бұрын
Marshals xamda wajigaga
@ibraahimdhii2295
@ibraahimdhii2295 5 жыл бұрын
Inta ku faraxday hanunka xamda queen like iisaara
@iidmohamed5820
@iidmohamed5820 4 жыл бұрын
Mansha allaaah mansha allaaah
@zayidzubeir7346
@zayidzubeir7346 5 жыл бұрын
Manshaaaa allah mabrouk hamda Inta ku faraxday ilahay dartiina ugu ducaysay like saar
@demanabdi5086
@demanabdi5086 5 жыл бұрын
Mansha Allah ilahay haku ziyaadiya
@ugaasliibigoogleye6697
@ugaasliibigoogleye6697 5 жыл бұрын
Asc
@fahadqader3023
@fahadqader3023 5 жыл бұрын
@@demanabdi5086 asc bor
@ufurowpostchanel5222
@ufurowpostchanel5222 5 жыл бұрын
Komenti
@anikakhan4970
@anikakhan4970 5 жыл бұрын
Manshaaaa allah
@zakiboy1991
@zakiboy1991 5 жыл бұрын
Masha'allaah xamda queen, alle haku xifdiyo
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 жыл бұрын
@@Axmedmuxumed564 dadka maxad u aamusin ma hoyada baa leh yutube ka wasaq
@mohamudsalat489
@mohamudsalat489 4 жыл бұрын
Zakariye. Cabdile walla. Isoboqo
@MudaneChango
@MudaneChango 5 жыл бұрын
Alla Qurux badanaa marka gabadhu ay xijaabato oo foolxumaa badanaa marka timaheeda Qaawanyihiin ilaahay Muwaafaqada hana waafajiyo ilahayna Xamda Queen Goaankeeda midkii ay ku Anfici lahayd Nafteeda Akharo iyo Aduunba Aamiin.
@moudoussamkalsamib2309
@moudoussamkalsamib2309 4 жыл бұрын
Walaal khayr badan iyo cibaado saalix ah Allah hakugu arzaaqo. Wiilki QUMANAANA ALLAH guriga ha kuusoo galiyo. Hadaad haysana baari ha kaaga dhigo.
@fardusmahamuddahir84
@fardusmahamuddahir84 5 жыл бұрын
Masha allah wllo allah haku so ha nuuniyo Aamiin
@mawliidgagab4983
@mawliidgagab4983 5 жыл бұрын
mansha alllah xamda cabdi axmed ilaahay baa mahad sanid
@axmadnaji3876
@axmadnaji3876 5 жыл бұрын
fardus Mahamud dahir 1
@cadnaanahmed9689
@cadnaanahmed9689 5 жыл бұрын
mash Allah
@asadismail1529
@asadismail1529 5 жыл бұрын
Mnzha Allah quruxda Alle ku siiyay uga faaidaysto dhanka wanaga Iyo khayrka taan ku waraysanaysa Waa shaydamade haw yeedhan
@axmedtaaja9128
@axmedtaaja9128 4 жыл бұрын
.
@AOH4963
@AOH4963 Жыл бұрын
😂😂😂ha u yeedhan wa rune
@user-vl7lp6uo5f
@user-vl7lp6uo5f 5 жыл бұрын
Ilhay waxka khyr badan haugu badalo anagana heesaha hanaga madobeyo Wll ilhay dartii igu duceeye in alle heesaha iga madobeyo!
@salmomohamednour855
@salmomohamednour855 5 жыл бұрын
Ilaaahey hakaa madobeyo abyo wax fiicn mhn mrka dhageysaneyso acudupillh in aa dhahdo Qurnka karimka aqri mcnt
@suadrach1088
@suadrach1088 5 жыл бұрын
ilaahay ha kaa soo hadeeyo wllo
@safiyaabdillahi7481
@safiyaabdillahi7481 5 жыл бұрын
Allah hu akbar😍 allah ku jacladay Xamda Queen! ALF MABRUK!
@badriaosman9955
@badriaosman9955 5 жыл бұрын
Xamda Queen Allaha ku barakeeyo Barakada & Nuurka wajigaaga ka muuqato, Masha,Allah💚💜❤💛💙
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
Duco waalid ciyaarciyaar maaha waa macquul hooyo wanaagsan allah ayaa ku asturay ducadii waanu kuu ducaynaynaa xamdaay bussinesskaagu wuu kuu hirgalayaa waalagugu dhiirigalinayaa fariid.
@bushracumar3120
@bushracumar3120 5 жыл бұрын
mash Allah wlshy qurx ☝☝☝👍.
@dauuzpro6216
@dauuzpro6216 5 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
maansha'allaah welibana hambalyo baanu ku leenahay alle hakaa abaal mariyo aamiin
@mohamudsalat489
@mohamudsalat489 4 жыл бұрын
Asal hargeisa walal isoboqo
@shamsohaji402
@shamsohaji402 5 жыл бұрын
waan kugu tageraa abaayo hadii illahey ka bixiyay fankii wax ka qer badan allaha ku siiyo Hamdi cadey
@mohamedamiin9289
@mohamedamiin9289 5 жыл бұрын
M.a
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 5 жыл бұрын
Quruxdii Somali Xamda Queen Walahi Markasta waxaan odhan jirey Jidhkeeda sidaa u eeg Miyay Naar u Hogaaminaysaa Kaa nixi jirey Alhamdulilah Walalo Go'aankaasi Ku Taagnow Walashay Alle dambigaaga Ha dhaafo
@sharmakeofficial2971
@sharmakeofficial2971 5 жыл бұрын
Wll mcn mar labaad haku laaban waa iga waano maanta Adigaa garowsaday
@yuusufmaxamed57
@yuusufmaxamed57 5 жыл бұрын
Mashaalh xamda qli ilhy wxn kaga baryaya sasku ugu wado alxmdullahi wlshy ilhy haku dayo qliyey
@suxuunta1duusha
@suxuunta1duusha 5 жыл бұрын
mashalah Alaha qeyrka hakuu horseedo
@suadali7415
@suadali7415 5 жыл бұрын
Somaliweyn channel
@hindasubxnlaahyusuf6393
@hindasubxnlaahyusuf6393 5 жыл бұрын
Msha alhaaa ukhtii ilhy rali ha ka ahdo khyrkna ha kugu guuleyo aamin aamin aamin
@mohamudsalat489
@mohamudsalat489 4 жыл бұрын
Somaliwen chennil walla. ISO boqo
@Hamsemoha33
@Hamsemoha33 5 жыл бұрын
MASHALLLH YOU ARE VERY BEAUTIFUL SISTER 😍 WITH THE COVER DRESS (HIJAAB) MY ALLAH PROTECT YOU AND SAVE YOU ON THE RIGHT WAY INSHALLAH 🙏🙏🙏🙏😍😘😘😘😍💖😍😍❤️❤️❣️💖😍💖😍
@sabiirinamahamed9552
@sabiirinamahamed9552 5 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💚💚💚💚💙💙💙💛💛💗💗💗💔💔💔💓💓💕💕💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥👎masha allah
@zihaamjaamacdalap5690
@zihaamjaamacdalap5690 2 жыл бұрын
Maasha. Allaah.
@Naxariiso
@Naxariiso 5 жыл бұрын
Masha Allah..waan u hambalyaynayaa ina abtiday Boqorad Xamda Ama Xamda Queen ilaahay ayaa mahadleh Alxamduluaah halkaa kasii wad baayo waa kugu wada faraxnay
@osmanmohumad.
@osmanmohumad. 4 жыл бұрын
حفظك الله وهداك وسددك خطاك واجعلك ممن يرضاه ويحبه
@mohamedabdirahman3677
@mohamedabdirahman3677 5 жыл бұрын
Wish You All the best wllo 👏💯
@abdalaabdala3288
@abdalaabdala3288 4 жыл бұрын
MA shalaaha waxaan Ku sheegayaa bisniska aada Amnesi hahaado hablaha meelaha luguqur xiyo
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 5 жыл бұрын
Masha allah, alla haku xiftiyo if iyo aakhiroba Xamda quruxeey❤
@sharmakeofficial2971
@sharmakeofficial2971 5 жыл бұрын
Masha Allah Waaa war, lagu farxo Alle haKu xafido
@caliismacil8608
@caliismacil8608 5 жыл бұрын
Waxad dhigatay ba ku yaala.inta.hesahaga.ay.ka.baxyaantv.xumaanta.waad ku.jirta.danbi
@sharmakeofficial2971
@sharmakeofficial2971 5 жыл бұрын
Dambi dhaafka waxaa haayo Alle Mar hadii ay towbo dhab ah LA timaado Alle waa gafuuru raxiim
@al-adalamediaimc3957
@al-adalamediaimc3957 5 жыл бұрын
masha allah allaah usaa ido qeyrka
@mostaphaessa5295
@mostaphaessa5295 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@drismaaciilsiciidxuseen6724
@drismaaciilsiciidxuseen6724 5 жыл бұрын
Ilaha kusoo hadeeyay ayaa mahadle alx waagarasho rabi.inaabti ilahay ku xamdi naq marwalba
@crahmanalahi5819
@crahmanalahi5819 5 жыл бұрын
Manshallah wll xamdaay dib uun hagu noqon waan ku la talinayaa,wn kugu taageersanahay
@AbdiazizHaji09
@AbdiazizHaji09 5 жыл бұрын
Ducaada hoyadeed ayuu Alle Azza Wajalla ka aqbaleey.. This is a step in the right direction.. Well done Xamda Queen, may the Almighty Allah bless you abundantly... Barakallahu Lakuum..
@tiriigtiriig5806
@tiriigtiriig5806 5 жыл бұрын
Maasha allaah maalin khayrle ayaad isbadh qabatay inta kaadanbasana Rabbi hasoo hadeeyo
@umuxudeyfaumuxudeyfa4716
@umuxudeyfaumuxudeyfa4716 5 жыл бұрын
mash Allah xamada queen waxay ka fikirtay Mustaq balked Danbee rabi ha soo hanuniyo ku ka dhanbeyan
@AhmedJigga
@AhmedJigga 5 жыл бұрын
WAAR AMIIN DHAHA...... اللهم إنها غالية علينا وأنت تعلم فأنسألك اللهم بقدرتك التي حفظت بها يونس في بطن الحوت ورحمتك التي شفيت بها أيوب بعد عظيم الإبتلاء أن لا تبقي لها هما ولا حزنا ولا ضيقا ولا سقما وإن كانت قد أصبحت بحزن فأمسيها بفرح وإن كانت قد نامت على ضيق فأيقظها على فرج وإن كانت بحاجة فلا تكلها لسواك وأن تحفظها لمن يحبها وأن تحفظ لها من تحب اللهم إنك لا تحمل نفسا فوق طاقتها فلا تحملها من كرب الحياة مالا طاقة لها به وباعد بينها وبين مصائب الدنيا وتقلب حوادثها كما باعدت بين المشرق والمغرب اللهم بشرها بالخير كما بشرت يعقوب بيوسف وبشرها بالفرح كما بشرت زكريا بيحيى اللهم يا من لا تضيع لديك الودائع إننا خبأنها كالأمانة لديك فاحفظ أمانتنا من كل شر وأنت خير الحافظين kzfaq.info/get/bejne/eamKnsul1MuqY4k.html
@bushramuuse4490
@bushramuuse4490 5 жыл бұрын
اميين يارب العالمين
@riyaanhanad8524
@riyaanhanad8524 5 жыл бұрын
Aamin wallal adigana ilaahay khayr hakusiiyo
@mohamuhannad1194
@mohamuhannad1194 5 жыл бұрын
Ahmed Jigga aamiin pro
@asalcabdalesaciid531
@asalcabdalesaciid531 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@ibraalan4302
@ibraalan4302 5 жыл бұрын
Amiin
@hassancabqari9520
@hassancabqari9520 5 жыл бұрын
Fanka kaliya iskama deeyine sidoo kale madaxii qaawnaa ayey iska deysay. Allahu akbar.
@fatmamaxamed1924
@fatmamaxamed1924 5 жыл бұрын
Wallhi U r great xamda Queen illahay ban umahdinaya o adiga. Kusohanuniyey MASHALLAH . . . INSHALLAH enynu U doceyno walahen o maanta fananin ah AMEEN . . . Like isaar hadad rumeysey
@fihiimacabdale9786
@fihiimacabdale9786 5 жыл бұрын
Masha allah wllhi wan ku farxay inad ka baxdiid fankii wllo alle ha kugu badalo nolow qurux badan iyo farxad badan guuul inder 😍😘😘😘
@hassanaref2531
@hassanaref2531 5 жыл бұрын
Mnsha allh mnsha allh Xamda Cabdi Kaynaan wanku farxay wlahy go.aanka aad ka qadatay Alle haku barakeeyo allena haku wafajiyo tawfiiqda wanan kuso dhawaynayaa wll
@mohamoodabdirisak8749
@mohamoodabdirisak8749 5 жыл бұрын
MashAllah ,qofkale noqotay ,Illahay quruxda iyo imanka haku siyadsho 😍😍
@mahadahmed8546
@mahadahmed8546 5 жыл бұрын
Maansha allah wllo wax khayr qaba ilaahay hakuugu badalo
@sucaadmaxamed6903
@sucaadmaxamed6903 5 жыл бұрын
Maasha lah wlhi aad ban ugu faraxsanahay xamda queen ilhy ha kaa raaali ahaado
@saadkhadar108
@saadkhadar108 5 жыл бұрын
Keep going xamda God bless you . hore u soco Allah ku daaye
@suleimansallostudio2896
@suleimansallostudio2896 5 жыл бұрын
Mnsha Allah mnsha Allah Illahey haku daayo wllo Waxaan umahadcelinayaa Illaha weyn ee qafuuru rahiimkaaa Ee qalbigeeda iyo quluubteeda Usoo rogey Nasri kheyra Wllsheena muslimadaa Xamda Ahmed kiinaal {Queen} Illahey hakuu furo I'll kale oo kheyr leh
@mohamedadow7783
@mohamedadow7783 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله اللهم ثبتها وتقبل توبتها
@arliyoanwar6212
@arliyoanwar6212 5 жыл бұрын
walahi fariid iskaga bax ilahay baa ku soo hadeyay masha alah walahi waan farxay masha alah mansha allah❤❤❤❤💋💋
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 5 жыл бұрын
Masha allaaah Xamda Queen Go.aan Illaaah Ku waafajiyey Alle Ku xamdi Hooya baari U noqo Ducadeeda ayaad Naar kaga Bad Baadey alle ha Kaa Saamaxo wixii Höre
@engmohan87
@engmohan87 4 жыл бұрын
9:00 HooYo waa HooYo ....allow HooYooyiNka dhawr
@mowliidmohamed7250
@mowliidmohamed7250 5 жыл бұрын
Quruxda iyo shacniga kaa muuqata intaa fanaanda ahyd kaama muuqan Aaamin aamin sida jcshahy alle ha kula jeclado wlsheen
@salimabdiofficial510
@salimabdiofficial510 5 жыл бұрын
MashAllah Long lyf my sister...walahi ur so beautiful wish u long lyf abayo MCN 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@nimcoayaan6849
@nimcoayaan6849 5 жыл бұрын
MASHAALLAH XAMDA QUEEN WAA KUGU TAAGERSANAHAY OGAANKAGAA WLLO ALLE HA KUU DANBI dhaafo
@msheikbashiirhassan5132
@msheikbashiirhassan5132 5 жыл бұрын
mashalah wish u all the best
@nmcoabdilhi5736
@nmcoabdilhi5736 5 жыл бұрын
Cabdifaataax
@user-ih3fr2vj7o
@user-ih3fr2vj7o 5 жыл бұрын
Asc Allahu akbar scw scw scw scw scw Masha alllah shukran wllhi ilahey aya sohadiniyi
@isseb6289
@isseb6289 5 жыл бұрын
Xamda Quraan , Allaah haka dhigo, Qof ilahay jeclyahy bathy mashaa Allaah.
@fatxiyusuuf1763
@fatxiyusuuf1763 5 жыл бұрын
xamdi queen masha Allah abaayo ilaahay as kusoo hanuuniye inta kale ilaahay hasoo hanuuniyo👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@yuusufxamud7866
@yuusufxamud7866 5 жыл бұрын
Maansha Allah waa arrin aad luugu farxo Alle cidii uu hanuun la doono waa uu soo hadeeyaقال الله إنك لا تهدي من اجببت ولاكن الله يهدي من يشاء sidee Uu Alle Axmed biif u soo hadeeyay ayay igu dhib yartahay inuu Alle soo hanuuniyo dhamaan camalka uu shaydanku u qurxiyay.
@mahadsomali5161
@mahadsomali5161 5 жыл бұрын
Mashaal waalo qali alh haku xaafidlo waalo qali
@waqalwstudio7158
@waqalwstudio7158 4 жыл бұрын
Mashalaah all haku Soo hanuuniyo xamda adiyo kuwa kaleba wllo qlli mahadsanid
@ahmedsomali7259
@ahmedsomali7259 5 жыл бұрын
Masha Allah Allaha ku xifdiyo waa Gabar qaali ah Runtii Aaminsan iney Gabar Somaaliyeed tahay
@Naxariiso
@Naxariiso 5 жыл бұрын
Quruxda Haweenka Islaamka Ee. Dhabta ah waa Xijaabka quruxda haweenka islaamka dumarkeena inta kalana ilaahoow inosoo hadee Amiin ya allah Amiin iladdhaha walaalayaaloow Masha Allah inta ila qabta Fakirkayga Saliimka ah walaalayaal Like Isaar.
@siciidc.qaadir1197
@siciidc.qaadir1197 5 жыл бұрын
Marsha allah
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
Maasha ALLAAH wll ALLE kuguma soo celiyo.Aamiin.Bal eeg quruxda iyo sharafta kaa muuqata!Alle wanaaga hakuugu sii wado.
@nishagacalofficial4069
@nishagacalofficial4069 5 жыл бұрын
Ma Sha Allah Mabrook sis Allah kubarakeyo
@subrina7781
@subrina7781 5 жыл бұрын
Xamda kuwiin waa fananada ujeclaa heeseheeda qofkuna wuu fiicanyahay inuu ilaahay ulaabto oo uu waxa uu hiigsanaya gaadho shaqadu fankun maha lakiin guulguul baan urajaynaya xamda hore usco sister😍
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
hoyada fiican ubadka way hagaajisaa masha Allah wa hooyo wanagsan ilahay ha ku daayo ducadeedna la aqbalay ilahay wax dhama ha ku siiyo xamada queen inadero
@nimcomukhtaar2282
@nimcomukhtaar2282 5 жыл бұрын
Mcha Allh Alle Aya kugaran ziYaY dariqa ToozaN💟💟
@kawtharmoumin6345
@kawtharmoumin6345 5 жыл бұрын
Mcha allah hamda wll hapa ku sonoqon alle haka so furteee qurux
@mometapdisalan525
@mometapdisalan525 5 жыл бұрын
MaCh AlllH Ilahay Ha Ku Barakeyo Hamad Queen Like Me Dadakaygii✌😁
@mahmeddaahir4834
@mahmeddaahir4834 4 жыл бұрын
Aad ayaan ugu farxay Xamada cabdi kiinaal iam so happy wllhi
@ismaacilcabdilaahi4723
@ismaacilcabdilaahi4723 4 жыл бұрын
Mnsha Allaah. Allaah haku xifdiyo. Walashay qali. Caqliga iyo cimrigaba Allaah hakuu dheereeyo. Guul ayaan kuu rajaynayaa.
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 5 жыл бұрын
Masha allah illah baa mahadiska leh hore u sii socda illah haku dami dhafo
@kingofficial7554
@kingofficial7554 5 жыл бұрын
Masha_Allh😘✊Xamda QueeeNaY💋💞✊
@cxasanmaxamuudc1317
@cxasanmaxamuudc1317 5 жыл бұрын
masha Allah xijaabka quruxdiisu waa kaa waxan fariin u diraya kuwa hada is qaawiyo oo dharka ku dhegan xidhan in ay sidaa ku qurux badnayn xamada queen janada allaha kuugu bedelo
@nasrinabdille6109
@nasrinabdille6109 5 жыл бұрын
MashaAllah xamda cdy abayo illehey wax kheir qawaa hakusiyaa fankana illehey kugumasoceyaa wanku faraxsanahay in at fanka kabaxdaa
@anisoqaligazan9352
@anisoqaligazan9352 5 жыл бұрын
M.A Hadad kufaraxday like sar
@AbdilahiJiinje
@AbdilahiJiinje 5 жыл бұрын
Alla Xamda Queen Sxp Heestaatii Sagootin Iyada Iyo Nimcaan Ee Nairobi Ayaanan Waligay Illoobayn
@nimohass1919
@nimohass1919 5 жыл бұрын
mansha Allah abayo am happy for you.
@aminajafar1987
@aminajafar1987 4 жыл бұрын
Mansha-allaah ka bax Qashinka ilaahay kuguma Ceshee Guulayso Xamda Queen😍😍👍👍👍👍
@salmaabdrizaq1680
@salmaabdrizaq1680 3 жыл бұрын
Maansha xamda cabdi
@amranhussein6078
@amranhussein6078 5 жыл бұрын
Iam so happy sister Allaha kugu ma so celiyo insha Allah wax ka qayr badan Allaha kugu badalo
@jackbauer9758
@jackbauer9758 5 жыл бұрын
Macha allah je te félicite ma chère hamda queen
@abdirahmanhusein4747
@abdirahmanhusein4747 4 жыл бұрын
XAMDA will Waa arin aad uqiimo badan go aanka aad qaadatay ee allah ku caawiyo aduun&aakhiraba Waan ku faraxsanahay in aad iskaga harto fanka iyo fassadkiisaba Alfa mabruuk XAMDA 👑 QUEEN
@MubaarigCaaqil
@MubaarigCaaqil 11 ай бұрын
ma sha aallh alaa ayaa kaasoohdeeyey fanku waa wax dhintayee fanka nacalaa 👍👍👍👍👍shaydaan kuyaal sidad heesta ugu macaaneyd 👋👐👉👆quraankana ugu maacaanow in shaa alaah
@iqraabdi3453
@iqraabdi3453 5 жыл бұрын
Mansha allah ilahy haku so hadeye inta kalana Allah haso hanuniyo
@kiinabdi680
@kiinabdi680 5 жыл бұрын
Masha Allah mcnto hortaada khayr allaha dhigo 😍😍
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 5 жыл бұрын
Masha Allah Wll go aankaan geesinimada leh Waan kugu taageeraynaaa Illaaheey hakuu dambi dhaafo
@abdirahmanhussein5590
@abdirahmanhussein5590 5 жыл бұрын
Maasha Allah Rabi Wanaag Oo Dhan Agtaada Ha ka Yeelo
@zadaamxhaka8767
@zadaamxhaka8767 5 жыл бұрын
Mnzha allh
@mostaphaessa5295
@mostaphaessa5295 5 жыл бұрын
Soomaali waxan nii rajaynaya khayr iyo nolol aan dhamaan
@hodandeeqa7496
@hodandeeqa7496 5 жыл бұрын
Masha Allah wll hamday Alle ayaa mahadleh xaqa ku waafajiyay dariiqa xaqa ahna Alle markasta ha ku waafajiyo waxku dhiba rabi kuma tuso quruxeey
@m.deekowchanel9033
@m.deekowchanel9033 5 жыл бұрын
Masha alh walaasheena Towbadkeentey alle xaku dhowro ayaan leenahay
@malyuuncabdicilmi6782
@malyuuncabdicilmi6782 5 жыл бұрын
m
@iqraabdullahi5966
@iqraabdullahi5966 5 жыл бұрын
Masha Allah hambalyo hamdi abaayo horay usoco wxn kuu rajeeynaa badal kaaga wngsn aduun iyo akhiraba inaad Ku hesho go'ankan a'd qadatay insha Allah
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 5 жыл бұрын
May Allah show you the right bath sister and give you the success
@carafaatofficial9868
@carafaatofficial9868 5 жыл бұрын
Masha Allah Allah yaxfidag😘😍😍😍😍😍
@AxmedCabdiraxman-uk2yi
@AxmedCabdiraxman-uk2yi 5 жыл бұрын
Maashaa Allah Wellcome Xamdi Queen qeerka ilaah
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
hani uk waxay tidhi waan ka baxay fanka hadana way ku soo noqotay xamada quen adna ilahy ba og inaad ka tegi doonto iyo inaad so noqon waana khayr hadad ku soo noqon masha allah inan qurux badan baad tahay uma baahnid inaad qayliso wana run fananka wa loo deweraa marku buko somalida fankeeda riziq malah weliba waxan maqlay in heesaha la yidhi riziqay yareeyan walee wan maqlay arinkaasna ha la hubiyo
@jadetycoonjadeite4034
@jadetycoonjadeite4034 4 жыл бұрын
Masha Allah she did good job great
@muhiyadinnor3063
@muhiyadinnor3063 4 жыл бұрын
Alle ayaa mahad leh ku waa fajiyay Kheyr kaana saaray xumaantii
@khadrabulbul5518
@khadrabulbul5518 5 жыл бұрын
Mansh allah tabarkaleh xamda alle ku so hanuunay waa alx khyr alle ha ku siiya
@captianbr2117
@captianbr2117 5 жыл бұрын
Gabdhaha wlh xijaabka beey ku quruxbadanyihiin masha Allah
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn Күн бұрын
M.a alow cimri dheer cibado suuban cafimaad ku sii xamda queen ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@asturansal2676
@asturansal2676 4 жыл бұрын
Mansha alh walshay xamda queen alah kuxiftiyo mansha alh wan kugu farxad xbbti ❤
@kukunuta9047
@kukunuta9047 5 жыл бұрын
Omg tani ma calaamd bay ii tahay anba labo todobaad ka hor baan xijaabka qaatay xamda oon ugu jeclaa fanaaniintana way ka hadhay fankiii ya allah wadada xaqa nagu toosi😍😍
@bebettertoday8444
@bebettertoday8444 5 жыл бұрын
Illaahey haku fududeeyo xijaabka abaayo
@ifraaxshibil7746
@ifraaxshibil7746 5 жыл бұрын
@@bebettertoday8444 masha allah wll jidka allah nagu toosiyo
@allaaamin6680
@allaaamin6680 4 жыл бұрын
Maad qawanan jirty
@maxamudsaciid1734
@maxamudsaciid1734 4 жыл бұрын
Mansha xamda abaaye alle haku xifdiyo hana kugu sharfo xijaaba abaaye wan kugu faraxay xaqiiqdii mansha allaah abaaye qaali
@bashiirxuseen1305
@bashiirxuseen1305 5 жыл бұрын
Masha Allah mabruuk Ilaahay haku barakeeyo fanaan wax fican ma ahan xaqiiqdi ilaahay mahad iska leh kaa saaray fanka
@cadnaanfaarax1702
@cadnaanfaarax1702 4 жыл бұрын
INTA 2020 DAWANEYZO vedioga kuna faraxzan like dhac ha igu siiyzo
@user-ue4qe3im8l
@user-ue4qe3im8l 5 жыл бұрын
الله اكبر الحمد الله اختي الف مبرك
@shucaybyusufk8925
@shucaybyusufk8925 5 жыл бұрын
masha allh alle nuyaadaada fiicn alle hakuu aqblo alle haku danbi dhaafo alle meel khayr leh hakuugu bedelo inta kalena alle ha soo hanuuniyo.
@abdisalansharif26
@abdisalansharif26 4 жыл бұрын
Mashallah mashallah Allaa mahadaa leh Hamda queen Farxad kunoolow
@sacadmoussa4
@sacadmoussa4 5 жыл бұрын
Xamdaaay ma is guursana ❤️❤️
@xyt_924
@xyt_924 4 жыл бұрын
Sacad Møussa kkkkk riyoodaada aryee
@mahmudabdulle750
@mahmudabdulle750 5 жыл бұрын
Masha Allah Hamada Queen waxan lee yahay hanbalyo Allah na ugu mahad naq Madama u adigo nool ba u kasaray fanka Allah na ha ku la garab galo goanaka ad ka qadatay fanka adi goo eegaya mustaq bal la antiisa kan aduun iyo aqiro ba in ta kale ku jirta na Allah ha ka madow weyo Masha Allah Hamdi queen wan ku faraxsnhy talabda hooyo na ducadedi bu Allah ku aqbalay
@husseinhaji9746
@husseinhaji9746 5 жыл бұрын
Mansha Allah Mabruuk walashay Xamda Alle ha kuu Danbi dhaafo.
@safiyajimcale8865
@safiyajimcale8865 5 жыл бұрын
Manshalah alaha kuu danbi dhaafo
@nabihaabshir4030
@nabihaabshir4030 5 жыл бұрын
Moncha Alh wll ilahypa kuh zo hadyay hanplyo ilhyna wxan uparyayaa haplaha klee iyaguna fananinta inu jidka toosan ilahy wafajiyo Amiin
@labbadhagaxnindhexdoodkaso2952
@labbadhagaxnindhexdoodkaso2952 5 жыл бұрын
Maasha allah xamda illaahaybaa ku waafajiyey illaahaybaa mahadleh islaantayda mustaqbalka musharaxiinta sharaxan baan ku jiraa hadda was inaan ololihii bilaabaa waar ragoow iska jirra ragbaa xoola ka baxshee xataa haku riyoonina
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
Allah ha ku hanuuniyo khayr baad ku badalatay waan kugu mahadinayaa ilaahay baa ku soo hadeeyay fariid noolow
SHAATIGEYGA XIRO CADNAN OO IGA ARSADAY EVERYTHING YES😳😳…
22:08
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 67 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
Xamda Cabdi (Xamda Queen) Heestii Mil dhahaabo
4:38
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,3 МЛН
gaarsiiya vs garaadlaay vs gardaraneey vs gefbadaneey
17:01
Hasan Ali
Рет қаралды 502 М.
RASHIID NUUR WARAYSI XIISO LEH
19:44
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 643 М.
DAAWO Sh Kenyawi Oo Ka Hadlay Guurka isaga iyo  Farxiya Fiska 2018
6:23
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 67 МЛН