HODAN ABDIRAHMAN 2014 HOTELADA OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

  Рет қаралды 7,672,449

Liibaan Jama

Liibaan Jama

10 жыл бұрын

EREYADII: XASSAN DHUXUL LAABSAALAX
LAXANKII: AXMED DALJIR
CODKII: HODAN ABDIRAHMAN
MUSIC BY: AHMED WALI FURUNLE
VOCAL RECORDING BY:LIIBAAN JAMA
EDITED CAMERA BY LIIBAAN JAMA
SOOSAARIDII: STUDIO LIIBAAN
WAA HEESTII HODAN ABDIRAHMAN 2014 HOTELADA
Liibaan Jama Website
studioliibaan.com
Copy Right Liibaan Jama

Пікірлер: 1 900
@arwamaxamuuddaahir9628
@arwamaxamuuddaahir9628 6 ай бұрын
4/1/2024😢😢Heestan anoon arag TikTok kuso arakay soo raaday. Waxan xasuustay hadaldi abbahay u i dhahay [Abbo ina rag dabeecadisa anaa ka aqaana Haduu jaanis kugu hello kuma si daynayo abbo raga samankan jooga waa Lipaax afka kalla haya kollay inan baad tahay wanad Hasawaysa ninki ku raba ee mustaqbal ka Leh hakugu imaado gurigiina anaana kalla raliya gurigina ku shekayso ]Runti waxay ahaaayen Hadallo si wayn I taabaty wanad dareemi karta abbo gabdhisa so koriyay hooyo la aan wuxu I Noqday hooyo,abbo,wll,zxp Abbo illhay janada hakugu abaal mariyo hadal kasto uu idhaho waxay I ahayd waano dhaxal gal 😂❤
@MaryanAbuukarJimcaale
@MaryanAbuukarJimcaale 4 ай бұрын
Hsdlmpm😂je😊😊😮😮jrujrlffmjksmxhfntlrpmtgmfmlrpoaosp22ueh45hspmdjf95jfkkdkkkrp5plrjdj5k30p1ppcnORDJDLNDJXLXX XMNZZMNOXKBH,KZNV,KXLWSN XNDXBXHUB2EJJE86F. ERIRHRPUUIU9YGVB. Llmvkdnvidbflfhxjdjdhdkdifg5dbv5kddpbfnclzjtehdgbf lxxm. Fgfgxjkjfvvxdjlddmjxyxorp1nhfkgihmgnvjvu6pjdhrhr mtu
@MaryanAbuukarJimcaale
@MaryanAbuukarJimcaale 4 ай бұрын
كطخهث١بتةؤؤمىذذكسخفىبكبوببناببعفحفخنفخقخقجص
@najmanuura5473
@najmanuura5473 4 ай бұрын
Mnsha allaah waanidiisa qaado oo kasoo baxa wll alleh haw naxariisto
@user-pe5nj8wo2g
@user-pe5nj8wo2g 3 ай бұрын
M.a aabo wacan qabtaaa ❤
@abdirahmanmohamed4971
@abdirahmanmohamed4971 2 ай бұрын
Allaha ku sharfo nasabey waalidka hadalkiisu wa sax Waxanse hubaa maante gabar gurigayga joogto inan ku xadgudbeyn wlh aduunku wa tilkal ayaamo maante waxa gabar si sharci daro ugu sameyo tomorrow aniga la iga jarayaa gabadheyda/ walashey / xaaskeyga Marka arko gabar ilmeyneyso waxan daremaa daciiftinimo said ah inta an xoog leeyahay oo an xayi ahana wa inta yar e an arkayo gabar qosleyso guuleysta sister raggnimadu wa inad dhaqankeeni gobta ah Gabadha u martaa oo walalked abahed sharaftaa Dusseldorf Germany ku dhageysanayaa heestan yare cajiibka ah
@istarlinn909
@istarlinn909 7 жыл бұрын
allow anigoo xalal u jeda xaran haitusin viva intii xaranta kasoo jedah
@queensabrin14
@queensabrin14 6 жыл бұрын
Istar Linn haa wlhi abyo waan kugu raac sanahay
@umwarda2800
@umwarda2800 6 жыл бұрын
Istar Linn hhhhhhhh
@fartunjohan8156
@fartunjohan8156 6 жыл бұрын
Istar Linn qof xaran jecel adunka maa jogo sheydan inu dufsado mahane siba dadka muslimka
@jimbob9602
@jimbob9602 5 жыл бұрын
Aniga xaranka Baan jeclahay se cml 😈😂
@mxmanofficial3921
@mxmanofficial3921 5 жыл бұрын
Hodan cl raxmaan ma xuma laakiiin my laabta u qaawisaaa waaaan ka shakiye hal ka iga saxa
@faynuustamudug3245
@faynuustamudug3245 2 жыл бұрын
Hodan heesaheedu waa wada qalbi taabad😢 Dumarka rabi hala jiro ragana rabi hanoo hagaajiyo 2022 coming soon 🥰
@nafiso9184
@nafiso9184 Жыл бұрын
2023😮coming soon 🎉
@sacdiyaahmedmohamed9755
@sacdiyaahmedmohamed9755 Жыл бұрын
Still listening 2033❤😢
@muxamedismaaciil4455
@muxamedismaaciil4455 10 ай бұрын
Allah inaga dhigo kuwii hablahooda markaste garab taagan oo xafita
@cabdiraxmankhalif683
@cabdiraxmankhalif683 6 ай бұрын
Nd we moving 2024, 😊
@FahiimaMohamed-wd2yo
@FahiimaMohamed-wd2yo 6 ай бұрын
2024 comison
@jihaanadalmar9573
@jihaanadalmar9573 3 жыл бұрын
ilaahow gbr😥walba xifdi alla mxy gbr mustaqbal lahayd oo waalidkeed 😥kuhanwaynaa ragu ciil badeeen
@kaltundegan224
@kaltundegan224 2 жыл бұрын
Amiin
@sacdiyaahmedmohamed9755
@sacdiyaahmedmohamed9755 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi run badanaa😢
@sahrashadofficial4561
@sahrashadofficial4561 Жыл бұрын
😢😢
@luulalaki6957
@luulalaki6957 5 жыл бұрын
Inta gabar xishood edab lagu galadayee guur waydayee ragu gala lafaa badan😭😭😭😢 hadaad idinku na ilaashan waydaan yaa rag noo noqonayo wiilasheniyow naga xishooda nama qabato sidaan😢😢😢
@xasancigeh2289
@xasancigeh2289 3 жыл бұрын
❤❤💯
@badrigass4135
@badrigass4135 Жыл бұрын
❤❤❤ Absolutely
@cabdaleaxmed8229
@cabdaleaxmed8229 Жыл бұрын
🥹❤️
@mohamethciise6694
@mohamethciise6694 Жыл бұрын
😥
@argsanyuusuf6821
@argsanyuusuf6821 Жыл бұрын
Walhi xaqiq 😢😢
@muniishatogdheerilkacas3238
@muniishatogdheerilkacas3238 4 жыл бұрын
Haygayn huteelada hay galaafano hayseejin gabadh nimo markaad igah gun gaadhana durba gooso hay odhan Heestan anoo wadanki hooyo jooga ayaan dhagysan jiray 😢😢😢😢 I miss you burco cadey 20/1/2020 maalin isniin ah From Nairobi 🤩
@Salmaahmed-bs7hq
@Salmaahmed-bs7hq 3 жыл бұрын
Burco way kuuxistay
@samiyaabdishakuur9653
@samiyaabdishakuur9653 4 жыл бұрын
2020) marka heesta la qadaaye waxa jiray 7 waxa kasoo waregaday 7 hada waxa jiraa 14 markaa yaraa heesta waan xifdisanaa Dugsi ma dhikan jirin hada wan ilaway Qurankana waan dhameeyay Yees Alx 🤗
@aishaadam6325
@aishaadam6325 3 жыл бұрын
Masha allah
@suweyz2788
@suweyz2788 2 жыл бұрын
Qoraal 14jir kan uma eka😄🤣
@zarasalah3488
@zarasalah3488 2 жыл бұрын
14😂😢jir qooqan wanojogta anagaba kulama yabayoh
@suweyz2788
@suweyz2788 2 жыл бұрын
@@zarasalah3488 😂😂😂😂😂
@abdellahaji6575
@abdellahaji6575 Жыл бұрын
Yees alx baan ku qoslay. Hhhhh
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
inta badan ma dhageysto Heesaha dumarka lakin hestan waa heart touching oo Dumarka ka hadlin..Allah ha xifdiyo Gabdhaha meel kasta o ay joogan👸🏼♥️🙌🏿
@najaxaxmed2384
@najaxaxmed2384 10 ай бұрын
Aamiin wllo❤🤴🫶
@zamzam3749
@zamzam3749 10 ай бұрын
Amin apweh ❤
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc 7 ай бұрын
@ahmedmursal1998
@ahmedmursal1998 2 жыл бұрын
Adigoo gafaad Ii garaab i leedahay Anoo kuu go'aad Hadba gelinba caynba tahay Anoo guur u jeedaad Adna gaabsi jeceshahay Hay geyn huteelada Hay galaafano Hay seejin gabadhnimo Markaad iga gun gaadhana Durba gooso hay odhan Ereyadaasi waa kuwo ay wax ku qaadan karaan hablaheena sharafta badan
@sacdiyajaamac4133
@sacdiyajaamac4133 Жыл бұрын
😢😮
@simanali9777
@simanali9777 Жыл бұрын
Wiilashu xitaa gabdhaha hawgu turaan waayo qalbiga waxa kujira alle oo kaliya ayaa og
@Salehvlogs_
@Salehvlogs_ 9 ай бұрын
2024👁️ yaa ila dawanaya😂
@FarhiaAli-op8zl
@FarhiaAli-op8zl 3 ай бұрын
Aniga 😂
@mizkitalizo2111
@mizkitalizo2111 3 ай бұрын
Waxaan 1 saac dhmeyn baad iga soo joreysey❤❤❤​@@FarhiaAli-op8zl
@Jokerka_6
@Jokerka_6 2 ай бұрын
Xaajiha😂😊
@nihaalabi7363
@nihaalabi7363 2 ай бұрын
Aniga hada dawanya😂
@user-sz8dy9sj4l
@user-sz8dy9sj4l 2 ай бұрын
Aniga😂😂😂
@Ashawanii
@Ashawanii Жыл бұрын
Adun io wayihiisa xasusto waa ma gurdo hestan waxa dhageysan jirtaay gabar an diriis e heen o an xafadooda leygu aroosay gabdhi waan is baranaay familka iyadaa u fur furned dhaqsii is fahanaay muudo dhoor biil ah markan wada deganen waan kaka gurnaay mel foog ma ana u guriin gurina naka so hoorjedaay o dhiisma u dhamataay ayaan degnaay gabadhi wey i imaa jirtaay anaa waa u imaa jiiray dhoor biil gadiib galab galbaha ka miida ayey i imaday anoo hurdo wilka I qabay aya hurdada ika kiciyay marka u imaday maxa guku dhacaay ayan dhahy waxey i dhahtaay waxne oky dhahy sxbigey wuu baxay marku baxay Aeyy i dhahtaay dhar isii mel u socdaa dharki ayan sisay waxan mu dhahay inte u socodaa waxey i shektaay iney sxbged balansan yihiiin waxan Ku dhahay inta hakuku yimaado qolka fadhiiga u hakajineynaa my ayey dhahtaay oky ku dhay waxaan dhahy an ku raaco my ayey dhahtaay wey is diyarisay iyaado faraxsan o kaka bad badaneyso ayay ika dagtaay cishi cml iso wacdaay bananka so istaag ayey i dhahtaay waan so is tagaay wan wacay waxan dhahy ku awaay maku jediiye waxey i dhahtaah bananka yaa joogo ika fiiri waxan ku dhay ciiidna wey imadaay dharka iska beseshay waxey i dhahtay so bax xafadaa i raac wan so racaay muudo ka diib tel yar o shines ah ayey hestaan ka dhageysan jirtaay ani wax micno ah ma i leheen hesta mar kasto waan la dhageysan jiraay mudo gabdhi u ayaa kuso baxaay wey I shektaay wey i dharisay hadi ley dilaayo xitaa inana ciidna u shekeynin wiilki ayey wacdaay asnaa wuu xumeyya taalo gacaan weyka baxtaay waxan dhahy an u shego wiiilka i qaabo hy ayey dhahtaay hbnki ayan u shekaay wuxu dhay maxa sameyna wlhi ma aqaano ayan dhay wuxu i dhah haal xal ayan hayaa inta waka gureyna mel kle ayan degeyna ee hana racdo o hana so taba dhumato xal an kaas e heen ma heyno oky dhy wan u shekaay hy i dhahtay wan gurnaay xamar jajab so degnaay wey i imadaay mudo marka isla jognay ninkina arxaan laka heyn falmika ayaa lo shekay ninki la radiyayy wuu inkiraay dhib badan ka diib wey dhashy waxey dhashay wiil asiigo inta dagaan wa la wacay asi io wllashiis imadeen calamado u ninka weyn lahaay xita ilmaha yar wuu lahay wllashis ku qeylisay maskinta waad cebeysay ayey dhahtaay cunugaan waa cunugadaa xita asoo yar ayuu calamada guku yaalo le yhy dacdo io dood dher gadiib gabadhi wali anangey nala jogtaay mar 2 baad ayaa la mahriyay guri ayey u dagtaay 2 isbuuuc gadiib wey kaso dagtaay wilkeda kaligeed ayaa gorsataay xita caano uma gedii jiraan falimkeda uso labatay ani 2014 bishi 9 ayaa ley furaay wax badan ma jogiin saudi 🇸🇦 Arabi u tahriibay kadib waan kala dhunaay maryan 2022 ayan somalia 🇸🇴 imadaay alxam 15 bisha 8 ayan isku aragnaay gabdhi an intaas o sano ana is maqaal arooos isku aragnaay wlhi ani ma aqoonsan iyadaa i aqonsataay waan is ag fadhinaay wey i salantaay caisha miya laku dhaha ayey i dhahtaay haaa ku dhay waxey i dhahtaay dhoor sano ka hoor jungale isla deganen adiigo laku qaabo markaas fahmay is wareysii dher gabdhob io is xasuusin waki noloshu adgeed waxey i shektaay ineey ina abtigeed gursadaay 2015 nolol qurux badan ay ku noshay ciyalna ey heysado wiilki ay ku curadaayna illahey ka jecladaay o u saqiraaay alxam manta ayadaan hestaan isla dhageysaneyna o an gurigedaa la jooga 22 bisha 8 wiilki nolosheyda xumeyya ila io hada wax adun ah o u hakakay ma lahn iska cafi ku dhay manta adaa ka roon mar hoore iska cafiyay ayey dhahtay kasto wey kuso marayaan lkn wax la hilmaamo ma jiraan xuman ama wanagsn farxad ama muruugo 🥰🤍
@xalimaxassanxassan4140
@xalimaxassanxassan4140 Жыл бұрын
wlhy wan ilmeyey qof fican ba thay saa u cawisay waqtigedii adka ilhy hku xifdiyo abayo macan wax khayr qabana hku siiyo
@msssafa
@msssafa 7 ай бұрын
🥲wlhi wan oyay aduunka wax walba lagu ma waro adna guul baan ku rajaynaya wll
@deeqayuusuf8006
@deeqayuusuf8006 5 ай бұрын
Maansha’allaah wlhi ruux gobonimo biyo dhigtaad tahay eebe farxad waarta adna haku siiyo xilli adag baad garab siisey inantee
@NaimaAhmed122
@NaimaAhmed122 Ай бұрын
😭💔
@user-di9jm4cw1n
@user-di9jm4cw1n 3 жыл бұрын
Wlhi markan dhageystay heestan hada markey sobaxeysay ciyal ahaay san wax uma fahansanen😭😭😭 wan iska ooyay raga damir lawayasha ilahey io rasulkisaba scs noga dardarmay lkn meysan qadan dardarankii😭 100 ilahey wuxuu idinkaga dhigay Inaaa anaga nagq angu kabtan ood nodhowrtan sharaftena 💔💔💔
@AmalAbdirahman143
@AmalAbdirahman143 10 ай бұрын
Away hee kuwaas😢
@ayannur9480
@ayannur9480 8 жыл бұрын
Gabartii xaladan la kulanto waa in ay ka fogaataa qof gogal dhaaf yaano , sabtoo ah qof fican oo dhaqan somali yaqaan mahan. Ka durika Gabdhoo macsida
@kordahab3079
@kordahab3079 5 жыл бұрын
2019 Hadaad iga dambayso Like wllo Zaaar
@Wardasagal143
@Wardasagal143 5 жыл бұрын
kor dahab
@abrahamhashimi72
@abrahamhashimi72 5 жыл бұрын
I love all somalis people
@mohametabdisaahid5171
@mohametabdisaahid5171 4 жыл бұрын
😂 2020 wali miyaadba daawanaysa sidayda 🔥
@izumi4954
@izumi4954 4 жыл бұрын
😂✌️
@mohametabdisaahid5171
@mohametabdisaahid5171 4 жыл бұрын
😀 armuu nafsi kula darsaa Intuu gondahaaga dago Adoo la il daran jacayl Hadhaw aan kugu digtaa 😋😀
@izumi4954
@izumi4954 4 жыл бұрын
Mohamet abdi saahid Official ka DaYdO MeelO Kale😂😂🙋🏻‍♀️
@ruweydamursal8265
@ruweydamursal8265 4 жыл бұрын
Haaa😁😁
@mohametabdisaahid5171
@mohametabdisaahid5171 4 жыл бұрын
@@izumi4954 😂😂😂 kugu dhagtay
@good.kidd.madcity4239
@good.kidd.madcity4239 7 жыл бұрын
i'm from eritrea .and i love this music very much even when i don't understan but i'm listen 3,4 times in a day i love u somalia people peace for ever ..✌✌ one love
@saidaabdi1288
@saidaabdi1288 7 жыл бұрын
from asmara we love you too
@empiregirl5033
@empiregirl5033 7 жыл бұрын
from asmara 😂😂😂😂😂 somalidii wadankooda inkirayay miyaad ku jirta adna lol
@ahmeddahir2298
@ahmeddahir2298 7 жыл бұрын
from asmara Thank you and we loved u
@marwanmaxamed4544
@marwanmaxamed4544 7 жыл бұрын
tnx
@neemasheikh1682
@neemasheikh1682 7 жыл бұрын
from asmara we love you more
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 10 ай бұрын
Gabadh si Daacada ku jeclaata misana Aad Dantaada ka dhex aragto Jidhkeeda Waa Ayaan Daro Raggow, Hablaheenu xili laso Qarxiyo welibana Aalada Telegram wlhi waxan ku sifeeyo ma aqaan We love gabdhaheena soomaaliyeed❤😢
@ubaxnololbilla9694
@ubaxnololbilla9694 10 ай бұрын
Sharaf io karamo korkaag wllo
@user-ts1vy5bq4t
@user-ts1vy5bq4t 7 ай бұрын
Jidhkaaga cadaabta allaha ka dhawro❤
@user-fv7im1zm5c
@user-fv7im1zm5c Ай бұрын
⁰q¹❤❤️😮😮😮😁😭😮😅❤😂😢😮😊😮😅😅😊😊😊😊😂.❤ppp❤​@@ubaxnololbilla9694
@ugbaadabdikariim5909
@ugbaadabdikariim5909 6 ай бұрын
2024 still listing this song😢😢😢
@maxamedamiinjamaal5934
@maxamedamiinjamaal5934 3 ай бұрын
Isku waqti nahy😂
@hamsehassanahmed4794
@hamsehassanahmed4794 2 ай бұрын
Jacaylku wayo badana
@abelbisrat2506
@abelbisrat2506 7 жыл бұрын
I am from Eritrea but i love somali music one love 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇪🇷🇪🇷🇪🇷
@sahraaxmad3370
@sahraaxmad3370 6 жыл бұрын
Abel Abu thanks
@hailandbail5264
@hailandbail5264 6 жыл бұрын
❤️
@fatxiyaomar1133
@fatxiyaomar1133 6 жыл бұрын
Abel Abu thanks brother
@roobleabdi6277
@roobleabdi6277 6 жыл бұрын
Abel Abu thankyuo
@omarodaysuge2503
@omarodaysuge2503 5 жыл бұрын
Thanks
@suhaipzakiofficial5219
@suhaipzakiofficial5219 4 жыл бұрын
2020 hadad ila dawanayso like ta iku qapo abhaa cune
@faizamohamed6719
@faizamohamed6719 3 жыл бұрын
2020 ciida ila dawanyza lke isra
@suhaipzakiofficial5219
@suhaipzakiofficial5219 3 жыл бұрын
@@faizamohamed6719 aniga
@sabnaasiman456
@sabnaasiman456 Жыл бұрын
Manoshahy😫😂
@queenallisa5107
@queenallisa5107 5 жыл бұрын
Wiil kasto damiir leh heestan wuu ka dhiihdhi yaya wlhi😢
@MuhammadChazi
@MuhammadChazi 4 жыл бұрын
Mohamed ZooNi bruh grow the fuck up and be a fucking man not bitch sidekick 😂✌🏻🇸🇴
@maaidamavio1615
@maaidamavio1615 2 жыл бұрын
Geesi ilhey gacal hanogu daro 😭
@sacdiyaahmedmohamed9755
@sacdiyaahmedmohamed9755 Жыл бұрын
​@@maaidamavio1615 Amen😭🤲
@muuqaal
@muuqaal 8 жыл бұрын
Heestani waa hees difaac u noqon karta Hablaha sharafta leh .
@Xhussei
@Xhussei 8 жыл бұрын
Datz true boo
@zackhd5311
@zackhd5311 8 жыл бұрын
pOop prOp
@zackhd5311
@zackhd5311 8 жыл бұрын
q
@Streetcat137
@Streetcat137 8 жыл бұрын
omg wa maxy cayda sarbeebta ah ee fananada ad kula kacdey
@adenabdillah3242
@adenabdillah3242 7 жыл бұрын
MUSTAFE SHAWAHAAYE
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 3 жыл бұрын
Heeska kaliya ee aan dhagaysto markii nin dhaho nakeen magalada aadnee😅 Haygeen hodheelada hay galafanino hayseejin Gabarnimo❤ Mhdsnd Hodaney
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 4 ай бұрын
Naaaag taxdirtaaad tahy😅😅😅nolow
@nuuramabsuud2602
@nuuramabsuud2602 4 жыл бұрын
2020 hdad ila dawaneyso like ta ha ila dhafin😂
@kiinabdi6503
@kiinabdi6503 4 жыл бұрын
Nuura anaa kula daawanaya isla January waxaan ushitay nin dabcan inuu hotel igeysto on share u iri .Alla raga qaar yaa aduunka dhaafiyo
@kingwadani861
@kingwadani861 4 жыл бұрын
Oh my god fadeexo weeye heesta markaa iga dhameeysatana hore usoco ha igu Oran kulaha ceebey tacaal
@amiinaabdulahi1543
@amiinaabdulahi1543 4 жыл бұрын
@@kiinabdi6503 🤣🤣🤣👍👍👍
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 4 жыл бұрын
@@kiinabdi6503 hhh saaasa kaa rabaa xbbti nin waa waraabe meeluu joogba shartooda mayara
@kiinabdi6503
@kiinabdi6503 4 жыл бұрын
@@amiinaabdulahi1543 😂😂😂😂
@yasinibrahim6962
@yasinibrahim6962 4 жыл бұрын
Hestaan wxn dagesta ilaa 2020 asxapi like ii saraa
@hamze5225
@hamze5225 5 жыл бұрын
Inta Hodan Abdirahman Taageerta like iigu qabta habla iyo wiilalba
@abdouabdisaid7623
@abdouabdisaid7623 4 жыл бұрын
Hyb un Tttttttt n king Bb
@ashoalihassan7310
@ashoalihassan7310 4 жыл бұрын
Asc
@hamze5225
@hamze5225 4 жыл бұрын
@@ashoalihassan7310 wcz
@ismahancadey8536
@ismahancadey8536 3 жыл бұрын
Sawmaha
@aminatabaldeh7252
@aminatabaldeh7252 5 жыл бұрын
Greetings from 🇮🇹 Italy am a Gambian i love Somalian music 🎶
@takkadeka5057
@takkadeka5057 4 жыл бұрын
Grazie Fratello
@queenqatra6494
@queenqatra6494 4 жыл бұрын
Musa Baldeh we love you too 🥰❤️😍
@nemokookie97
@nemokookie97 10 ай бұрын
Yaa iga danbeeya wllyal gabdhow raga iska ilalsha waa bahal qarsoone😢😢
@msssafa
@msssafa 7 ай бұрын
hestan wakhtigeedi saxda ahayd waa 2023 ragiyoo bahalo noqday🥲🥲🥲
@SaaraaMohamett-ro5em
@SaaraaMohamett-ro5em 6 ай бұрын
HaA walhi 😢
@user-il2ep9bu6o
@user-il2ep9bu6o 3 ай бұрын
Hà😢
@nemokookie97
@nemokookie97 3 ай бұрын
@@msssafa 𝗵𝗮𝗮 𝘄𝗹𝗵𝗶𝗲😪
@mastaraadanofficial6087
@mastaraadanofficial6087 7 ай бұрын
Inkastoo Gu'yaal Garabkaga taagna. soo garaadku ima Oran caashaqaba ka gudub Adiga oo gafaa i garaab i leedahy Anoo kuu go'aa Adba Gelin ceynba tahay Anoo Guur u jeeda adna Gaabsi jeceshahay Ha i geyn hoteelada Ha iqalaafanoo Ha i seejin gabarnimo😢 Raggu magaca iyo maqtuba Way ka siman yihiin lkn Gaar waxaa jira dharka nala wata Gabdhaxeena Allen noo hafido❤😊
@hamdamohamedomar5756
@hamdamohamedomar5756 7 жыл бұрын
Inta gabar xishood edeb lagu galaday gurwaydayee ragu galalafaa badan Hodan horta taas ragbadan ayaaba ka xumaadeen ileen waaba waxay sameeyeen
@Nature-motivation
@Nature-motivation 2 жыл бұрын
Gabar walboo idhahda hoteelkaas iiwad heestaan Ushidaa mahadsanid hodan abdirahmaan lacag badan iibaaqatay
@israhassan4925
@israhassan4925 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@miimoabdule
@miimoabdule Жыл бұрын
Wx waln badaa😂
@AmalAbdirahman143
@AmalAbdirahman143 10 ай бұрын
😂😂😂
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 4 ай бұрын
Taaas hanaga dhaaadhicin😂😢😢😢
@IqroLiibaan-qz2xg
@IqroLiibaan-qz2xg 3 ай бұрын
😂😂
@user-fi1mn3vd6x
@user-fi1mn3vd6x 3 жыл бұрын
Still listening 2021😭✍️
@elhaamgurey2901
@elhaamgurey2901 3 жыл бұрын
Me too💔😭
@cudbiguuleed9266
@cudbiguuleed9266 3 жыл бұрын
Q
@abdimalickyussuf5918
@abdimalickyussuf5918 3 жыл бұрын
@@cudbiguuleed9266 9
@buneyaxmed1222
@buneyaxmed1222 3 жыл бұрын
M 5l nļ6pb
@buneyaxmed1222
@buneyaxmed1222 3 жыл бұрын
0h@@cudbiguuleed9266
@hamdaabdi6282
@hamdaabdi6282 6 жыл бұрын
Yaahuu yaahu Allahow hotel haigaynin gabdhnimadaydana ii ilaali o iixafid hablow ragg iska ilaaliya casho casho ayaan kuuwadayaa ayayshekadasi kabilaabanysaaye waliga nin hauraacinmel gurigiisa iskadaaaye hanahorfadhiisan ila uu guurkaasodonto moye intakale ragg iskailaaliya raggu mawanaagsana intoodabadan Allah inooilaaliyo gabdhnimadu wa qaali tii gabdhnimadedii hotel kuwaydayna wllo Allah utoobadken o Allah bari ninkalana iska ilaali inuu kugalaafto o xishodkada iyo akhlaaqdada ilaasho I love gabdhnimadayda
@jaambiir8
@jaambiir8 6 жыл бұрын
yes that's right sister keep yours
@hamdaabdi8383
@hamdaabdi8383 5 жыл бұрын
@@jaambiir8 thanks wllo
@nimcodugsiiya3620
@nimcodugsiiya3620 4 жыл бұрын
Aaaaamiin aaaaamiin
@suhaibmohamed6073
@suhaibmohamed6073 4 жыл бұрын
Hhhhh wixii paa ku duupaN
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Thanks you sister' 😚insha allah hadal xaqiiqa ✍😚wanu qadaneynaa hablaha somaliyed talada qata
@novacchomsky206
@novacchomsky206 8 жыл бұрын
i LOVE hodan dearly. much love from Eritrean brother
@Ayeh_Media
@Ayeh_Media 7 жыл бұрын
Novic Osman we all love her. bro she's a first somali singer's
@novacchomsky206
@novacchomsky206 7 жыл бұрын
we love u hodan abdirahman ✌
@XasanDeeeq-ds1vm
@XasanDeeeq-ds1vm 7 жыл бұрын
ilka case
@maryamabdi3988
@maryamabdi3988 6 жыл бұрын
Novac Chomsky awsome mahad sanid aboowe
@mohawarfa3402
@mohawarfa3402 6 жыл бұрын
Novac Chomsky thank you
@sabaaxmohamed3775
@sabaaxmohamed3775 4 жыл бұрын
Heestan waa heesah gabdhah sharfatooda looqaday mansha allah wll
@zeytunmohammed6933
@zeytunmohammed6933 4 жыл бұрын
Wa xaqiq sidas waya raka qar hes aniskajclhy ila hada🙏
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 3 жыл бұрын
Kama Helin Erayada Kaliya Music Ayan Ka Helay Naag Anaba Ka Sharaf Wayin Inaan Hotelo Geeye An Ahayin Xalashayida 🥰 like hayila Dhaafin
@naemaahmed9938
@naemaahmed9938 3 жыл бұрын
Wa sidaa Xalaasha wax dhama la waa
@jeonjungkook-sq3ig
@jeonjungkook-sq3ig 2 жыл бұрын
Adiga hdaad wanagsan tahy iyada kuwa xun sheegaysa ragga qaar wanaagzan waa ku jiraan lkn kuwa xun ceebaynaya
@Fatxiyacabdi4883
@Fatxiyacabdi4883 Жыл бұрын
Hadaad saas tahay alle ha ku daayo lkn hadalkaagana xishood ku yara dar oo inan dheh naag ma ficno
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 4 ай бұрын
😅😅😅😅
@ahmeddeeq7537
@ahmeddeeq7537 Жыл бұрын
Such masterclasses from hodan.... Still refreshing 2023
@SiciidDhibic
@SiciidDhibic 3 ай бұрын
Am from Canada 🇨🇦 but I love somaliland music one love ❤💚🤍 I listening 2024
@user-lp5rk8ld3t
@user-lp5rk8ld3t 3 ай бұрын
AnbH kula jclhyy wlahei😢
@marwaanxanuur8892
@marwaanxanuur8892 5 күн бұрын
Heestan waxeey ahaan doonta heesaha ay jiilka dambe ee naga danbeeya ay dhaxli doonnaan. Hodan Abdirahman fannaanad ay fannaanin iska dhaleen. Hablaheena soomaaliyeed weel walba aad joogtan korkiisha sharaf iyo karaamo ha ahaato. Naftiisa iyo sharaftiina illaashada.❤😢
@hanahonest489
@hanahonest489 4 жыл бұрын
2020 ba dhageysanaya kma xiisa dhaco
@maxamedmustaf560
@maxamedmustaf560 4 жыл бұрын
Asc azxbt waa maxamed oo idin leh noloshu sideedaba waa an is ku daneysana ok
@xayaadmaxamed3981
@xayaadmaxamed3981 4 жыл бұрын
Haa walhi allow xaran iguma oogid
@dekaahmed4591
@dekaahmed4591 2 жыл бұрын
Heestan waa difaac wlhi gabadhkastoo dhawrsan Allah ha dhawro 🤲🤲🤲🤲
@nashuujama8454
@nashuujama8454 11 ай бұрын
Amen 😊
@hanadyare7865
@hanadyare7865 6 жыл бұрын
Waxan ahy qofkii ugu horeyay oo 2018 dawadey plzzz like isaaar
@k.aiya0k
@k.aiya0k 6 жыл бұрын
Hanad Yare 🙋
@sirdoon1
@sirdoon1 5 жыл бұрын
qisadu heestu waxey ka timid noirobi islii habalah lagu far xumeeyey hodan ayaa sidaa sheegtay
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 4 ай бұрын
Gabdhi wxy sharf kuledahy guriga hooyadeed wlhi tii nin hoteel uraacdaa waa to nolosheeda kaqoosatay 😢😢😮
@SurprisedFlowerPot-dm7vo
@SurprisedFlowerPot-dm7vo 2 ай бұрын
Maarkey Gadh aad waala sheekeysataan ama maliin mel kuwaala kulantaan ay siidas kutire waba Oyiin😢😢😢 illahaaay amaarkiis ❤
@adnaanabdikheyr802
@adnaanabdikheyr802 3 жыл бұрын
HapLaHa SomaLied aLaha Ka QapToh Raga Cabdi Cajuun Oo kaLe oo sharafta Ragnimo dhuLka La GaLaY Viva HapLaHa SomaLied Madaxa izaranTiHiin Like La dhaca👍
@user-ts1vy5bq4t
@user-ts1vy5bq4t 7 ай бұрын
Haygan hotelada Haygalafanoo Hayseejin gabdhnimo 😭❤️👸🏻 gabdhow sharftiina idinka uunba dhawri Kree is ilaaliya oo difaac adag gala ilhy hyna dhawro dhamaanten🤲
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 4 ай бұрын
Waaaruntaaa wlhi gabdhi iyadaa is ilaalin kart
@hanixuseenwarsame426
@hanixuseenwarsame426 3 жыл бұрын
Till 2021 i will listen to this song untill i get married My bless our Somali girls from rude men
@mustafmohamedahmed287
@mustafmohamedahmed287 2 жыл бұрын
Abyo waa been yasan nugu ka dirin
@cabdinuur4057
@cabdinuur4057 2 жыл бұрын
Ok
@khadarcabdi5024
@khadarcabdi5024 2 жыл бұрын
@@cabdinuur4057 Qqqqds Qqaaaaaaaa
@mohamedadenmohamed9128
@mohamedadenmohamed9128 2 жыл бұрын
Sis. Not all Somali men are rude 😪
@hassanshaleabdinoor8626
@hassanshaleabdinoor8626 Жыл бұрын
Be grateful to Allah , as mentioned there is rude guys that deceives innocent girls
@hodanmohamed961
@hodanmohamed961 5 жыл бұрын
Anoo guur ujedad adna gaabsi jeceshahay yaa ila daawanaya 2019
@aliaman979
@aliaman979 7 жыл бұрын
I am from oromia I love somali music
@itsamouna1548
@itsamouna1548 4 жыл бұрын
Wllhi heestan waan iska jeclahay 2020/2/12😍
@woldeslassiehiluf7915
@woldeslassiehiluf7915 5 жыл бұрын
I am a Tigrigna speaker but Somalian music, specially Hodan is the best. I like all my Somalian people. May Alah be with you sweetheart.
@aaminaamiisha3154
@aaminaamiisha3154 3 жыл бұрын
Puuiii ojùw
@abdallahamzaabdalla4218
@abdallahamzaabdalla4218 3 жыл бұрын
xaraan🌹
@muruudi4961
@muruudi4961 2 жыл бұрын
Thanks for your support
@abdukhadirjelow3763
@abdukhadirjelow3763 3 жыл бұрын
Mid kamida hesaha aan ugu jeclaahay ey qaado muhashada codka hodan abdirahman 2021 hada dawaneyso👍🙏❤️🥰
@ilwaadhassan3090
@ilwaadhassan3090 3 ай бұрын
😂2024 Wali miyadba dawanesa sidayda🔥
@user-sz8dy9sj4l
@user-sz8dy9sj4l 2 ай бұрын
Haa
@user-sz8dy9sj4l
@user-sz8dy9sj4l 2 ай бұрын
😂😂😂
@Sacdiabadio
@Sacdiabadio 4 жыл бұрын
Wllhi hestan wa jclhy mar walbo aan dhageysto gadal isku sii celoya🙏😂 2020 dawanaa
@nuuracumar5837
@nuuracumar5837 4 жыл бұрын
Wlhy heestan waaa xaqiiqa raga qaar waa sidaaa😭😭😭😭😭
@sawdatashat4156
@sawdatashat4156 7 жыл бұрын
hodan abdirixman dhere heestan wey ka bax satay cadimahan wana runtet Thank you siz
@ahmedfaarah3710
@ahmedfaarah3710 4 жыл бұрын
2019hadaad ila daawanayso Like ha ila dhaafin
@iqraquruxsansidiihooyaded3676
@iqraquruxsansidiihooyaded3676 4 жыл бұрын
2019 haya lagu jiira sxb
@ahmedfaarah3710
@ahmedfaarah3710 6 ай бұрын
Isla anigi baa 2024 heestan sii dhegaysanaya
@maryannuur666
@maryannuur666 8 жыл бұрын
woow wa hees an cadi ahan hodan wan ka helay wlhi thanks qali all the best
@munibalhaj5741
@munibalhaj5741 7 жыл бұрын
who is watching 20.1.2017..
@abasali9578
@abasali9578 7 жыл бұрын
Munib Alhaj ø -¤♤
@nawalahmed5524
@nawalahmed5524 7 жыл бұрын
Munib Alhaj
@nawalahmed5524
@nawalahmed5524 7 жыл бұрын
Munib Alhaj
@nawalahmed5524
@nawalahmed5524 7 жыл бұрын
Munib Alhaj b
@haniahmed1256
@haniahmed1256 7 жыл бұрын
Munib Alhaj me 14march 2017 and still I love this song wllhi
@HabiboXasan-iw4wq
@HabiboXasan-iw4wq 10 ай бұрын
Heestan waxaan dhageysanayaa habeen asniin ah taariikhduna ay thy 20/8/2023 saacaduna waa 1:21 habeenimo sabab jirto awgeed 😭💔 Ha iigeyn hoteeladaa Ha I galaafanooa Ha I seejin gabarnimo Ha I seejin gabarnimo 😭😭😭💔💔
@AmalAbdirahman143
@AmalAbdirahman143 10 ай бұрын
Axx sorry hantidu wa gabar nimo😢❤
@HabiboXasan-iw4wq
@HabiboXasan-iw4wq 10 ай бұрын
@@AmalAbdirahman143 haa wlhi abyo comentigaan habeenka aan soo qoraayey anoo oynaayo ayey ahayd sababtoo ah wiil aan jeclaa baa isoo damcey Ana waan jarey oo hada waan Kala harney💔aNoo sharaftey iyo tan waalidkeyga iyo walaalaheyba ilaalsanaayo Horta wiilasheena soomaaliyeed Alle wadada toosan Haku hagaajiyo. Markey arkaan inaad jeceshahay ayey rabaan inay ka faaideystaan jeceylkaad uqabto Gabdhow idinkana jirkeena ka ilaashada nin aan adiga xalaashiisa ahayn
@zamzam3749
@zamzam3749 10 ай бұрын
​@@HabiboXasan-iw4wq wlllhi mcn nimnko dhan isku mid mhn ilhy midka fcn hanugu soo adiyeee Markey arkaan jeclka faraha bdn ey u qabto gawadha wey ka faideysanayaaa Anaga ilhyba Nala jira oo na ilaalinayo eee alle hala talo sarto ❤❤❤❤
@HabiboXasan-iw4wq
@HabiboXasan-iw4wq 10 ай бұрын
@@zamzam3749 haa wlhi aamiin yaarabi
@mubaarikxiirxirto8163
@mubaarikxiirxirto8163 2 жыл бұрын
Heestn waa Sergio Ramos ka hablaha sharfra leh inta ila daawnysa 2021 ismuujiya
@Cartan7
@Cartan7 7 жыл бұрын
waqooyi hal abuur suganta somaliyeed erayadii hasan saleban dhuxul Laabsaalax
@AbdallahAhmedAhmed
@AbdallahAhmedAhmed Жыл бұрын
Inta Aamin San jcylka inuu jiro Ha Nolatö qofkii heesta loo qaday wa kan hda guur sadey Jcylka ma galo wayeel marwalpa wuu ku cusub yahy 🥺🥺🥺❤️❤️❤️❤️
@najmahagi7504
@najmahagi7504 4 жыл бұрын
I was high school student when this song came first and I loved it so much and now after 7 years I still love it the same..
@orpheus1662
@orpheus1662 2 жыл бұрын
So instead of paying attention in your English class you were busy listening to this song! Perfect
@fahiimamahdi7226
@fahiimamahdi7226 Жыл бұрын
11
@fahiimamahdi7226
@fahiimamahdi7226 Жыл бұрын
@@orpheus1662 a2 Road
@fahiimamahdi7226
@fahiimamahdi7226 Жыл бұрын
@@orpheus1662 0000
@fadumofatima7849
@fadumofatima7849 Жыл бұрын
@@fahiimamahdi7226 .
@madobehussein5334
@madobehussein5334 2 жыл бұрын
These song sooth my heart,it's 2022 still lit as if🔥 🥰🤩😘
@madinanoor1162
@madinanoor1162 7 жыл бұрын
Thank you for speaking for us as a woman
@hiboabdi1546
@hiboabdi1546 4 жыл бұрын
You are so beautiful 😍
@user-mo6xf7mb2y
@user-mo6xf7mb2y 2 жыл бұрын
Kkkkk
@nasracarab4735
@nasracarab4735 2 жыл бұрын
@@user-mo6xf7mb2y 😳
@CRSQ17
@CRSQ17 Жыл бұрын
Qofta Ragaa Ruunta baa loshegay
@marwoistahil8474
@marwoistahil8474 3 жыл бұрын
Hadan dhagysanayay😥markad iga gun gaadhana durpa goozo hay odhan🥺
@afyareofficial3050
@afyareofficial3050 4 жыл бұрын
2020 alle sanadan wanagan haga dhigo aaMin
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Hees dumarka ku qiimo badan 😇😇😇😇😇😇
@HuriyadDhalad
@HuriyadDhalad 3 ай бұрын
2024: hay geen hotelada 😢 hadalkan qofkii lgu yiri ina keen aan hotel adne ba ogan kara ilahow ii xifdo gabar walbo somaliyeed meel walbk qofkaad xrrka ledihin waliga kalsooni buxda ha siin adigom ogoyn waxa ka dambeeyo iyo waxu so waddo😊😢 ilah ha ni ilaaliyo abayal
@mizkitalizo2111
@mizkitalizo2111 3 ай бұрын
Waan kula dareeme karaa wlzhie❤😢
@user-ie8tn1bn6f
@user-ie8tn1bn6f 2 ай бұрын
2014 baan dhagaysan jirey maanta waa 2024🥹😭🙆‍♂️ cimrigaygii 10 sanna ku kordhay
@nimcomaxamed5141
@nimcomaxamed5141 Ай бұрын
Heestan kama ilbaxo ilahow habalaha noo ilaali 🥺🤲🏽
@msogadenqueen7594
@msogadenqueen7594 8 жыл бұрын
naagtii is hubta heestan qada like hodaney abdi kkkkkkkkkkkkkkkkk lakin heestan waxay iso xasusisa markan Minneapolis joga ku habeen I daha hotelka is lamaa saxaneyna that was long time ago kkkkk faraxoyinka 2016 waxay ku layihin luuqa soo gal hotel lacag uma haya walahi if I knew this song at that time wan ku qadi laha lol by the way nice song hodan
@nihalmohammad8934
@nihalmohammad8934 8 жыл бұрын
uuf naa magaca haa inoga ciyarin naag kasto wixi lagu arka lagu caya an maqli jiray ee nin wuxu ka arku ku weydiyaa adu ka aragay inu ku weydiyo waxas so edab yeelo waxad so qorayso magaca ad wadado haa ceebyn naya
@zayfzayf8848
@zayfzayf8848 7 жыл бұрын
Xashac wlley magaca waa naga dishey ogaden queen aa Dhulka wallahi magaca uun naga badal saaa rabto hotel oola seexo
@waxwaalan6026
@waxwaalan6026 4 жыл бұрын
Marmarka qaar waxaan is waydiiyaa wakhtigu muxuu utaagnaan waayay 2014🤗🤗
@nasteexocrisaaqafgaduud716
@nasteexocrisaaqafgaduud716 3 жыл бұрын
2020daawanaya mrka is adkeynayo hestan dhagaysta😂 allow gabdhah sharaftooda dhowr
@hamdaabdi4272
@hamdaabdi4272 3 жыл бұрын
Amen wllshywali
@Amadyare1256
@Amadyare1256 3 жыл бұрын
Inti iga dambeysa dhac kusiya 2020 September hello 2021
@hibomohamed9172
@hibomohamed9172 9 жыл бұрын
Wooow hodan u r soo amzing u tell the true in the world alpo Allah yadawil cumrak
@M.OZIL4
@M.OZIL4 3 жыл бұрын
*After 7ans 7 years 7 Jahren still i,m listening🎧 if you’re listening to sound you’re legend* 🔥✌️
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc 7 ай бұрын
The first one leasing the song 4 December monday 5:10pm Qof kaste o iga dambeyey o so bqoday hestn aad ban u salmya♥️🙋‍♀️ anigo dhamysanin bay i jiidatay heeestu wxyba moda xldan kujiro inay ka waramyso🫡🥲
@fatximohomed1612
@fatximohomed1612 Жыл бұрын
Dadkaan wey idhali karaan bee waxan umalynaayay inay yar yihiin wali waasidoodiii🥰🥰Respect 🙏
@AmalAbdirahman143
@AmalAbdirahman143 10 ай бұрын
Meqa jiraa tahy dadkan nagaha siiba hoden waxey dahday waxn dhili kara un cunug 13 jir marka intaas maka yarthy bayo😅
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 3 ай бұрын
​@@AmalAbdirahman143hodan abdirahman waa yartahay waayo hadey ugu badato naagtan 13 jir wey dhali kartaa lkn ka weyn ma dhali karto sida ka muuqataba hodan waxaa ugu horeyay Alta asigana masha allah wiil bey u heysaa lkn naagtan maahan naagaha is daryeela ilma ayey sanad kasta dhashaa allaha u bareekeye masha allah😂❤
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 6 жыл бұрын
2018 yaa ila daawanaya muhoshada codka hodan abdirahman cadow kuma haleelo 😍❤👏🏽
@hawonur7163
@hawonur7163 2 жыл бұрын
Mohamed ha cal years ago
@sahra_muhammad
@sahra_muhammad 8 ай бұрын
2023😂❤
@misssundus5752
@misssundus5752 8 жыл бұрын
Anigu fikir ahaan waxaan qabaa anoo gabadh ah inuuwsan nina hotel I geeyn karin ilaa Aan anigu raali ka noqdo maahee inkastoo hadana qoraal lamaraa weey adag thy walee si hotel laigu geeyo alx proud to be gabar ❤️❤️❤️😂.
@ASerka-
@ASerka- 8 жыл бұрын
weli wad ku hayzta heztan mahino wa%%%
@beerlulaali5099
@beerlulaali5099 8 жыл бұрын
excatly qaali waa caynkaa wllo haddan rabi qorin way adagtahay
@liiiliban4001
@liiiliban4001 6 жыл бұрын
Miss Sundus hhhhhh weli bacda laga fiiqin miyaaaa😂😂
@sacdiyomaxamud3990
@sacdiyomaxamud3990 6 жыл бұрын
Nin waa waraabee iska ilaaliya gabdho.
@ghostsyt4806
@ghostsyt4806 5 жыл бұрын
mpls
@rayaanabdirahman433
@rayaanabdirahman433 3 жыл бұрын
2021 stil i love this song
@knowyourself5028
@knowyourself5028 6 жыл бұрын
Waaxay tabaneh dhuuxaa Umada Somaliyed Raag iyo duumaarba Shaaraf iyo mahad waxa leh daakii gooray iyo iitii ka gaabgadatay 👍🏿🇩🇯🇸🇴
@mareyemahamed539
@mareyemahamed539 6 жыл бұрын
Caqli halagu Daaro Ilmaaderayaal Fananiintenu cay Idin kama MudnaAfxumo colad waxpa kagama tartoNapadna waay ka FogeysaViva HaplaHa SomaliYeed👉✔💜
@reymaz8
@reymaz8 4 жыл бұрын
waa inta ey ila hda somalidu fahmi la, a yihin mayaqanan xushamada wx la dhaho allow no hagaji wa dadkene 😭
@saabiriinmuuse1847
@saabiriinmuuse1847 7 ай бұрын
Markaad iga gun gaadhana durba gooso hay oran😢🎤🖤
@msssafa
@msssafa 7 ай бұрын
🥲🥲ilhay dhibta haka saaro dumarkeen somliyeed
@brhanegmichael5066
@brhanegmichael5066 4 жыл бұрын
I am Eritrean love Somalia music
@ramlaaxmed3097
@ramlaaxmed3097 4 жыл бұрын
2020 ayaan wli daawan heestan 💙
@maxamadiidle5298
@maxamadiidle5298 4 жыл бұрын
Mudug
@abdikafiabdiweli4267
@abdikafiabdiweli4267 5 жыл бұрын
Gabdhaha sharafta leh 😍😍2019 Yaa jooga
@zumiosman2179
@zumiosman2179 Жыл бұрын
2023😂😊
@kawtherable
@kawtherable 6 жыл бұрын
very good song for younger girls to listen and think twice before they go to the hotel.
@mohamedxoriye6019
@mohamedxoriye6019 6 ай бұрын
I like Somali songs i don't understand but i like the music rhyme amazing and Somali people always happy i wish Somali restore their peace and prosperity soon
@naciimadamax2472
@naciimadamax2472 Жыл бұрын
Anigu wxn is baranay wiil fcsbuga ayan is ka baranay wspka ayan markasta ka wada hadli jirnay wiilki in badan ayan wada soconay wilkii xirir jecl ayu iso ban dhigtay wn ka mer meray ugu Dan bayn wn ka aqbaly kadib wxn daremay inan jeclhy wilka wyo markan qadka ka wayo wn warwari jiray kadib malin malmaha kamida qurush bu ubaxay wn wayay mudo 10 cisho wn murugody ilen qof wx jecel ban.ahe kadib u so labtay anigo xoga Caro iyo murug igu jirto wu iila so hadlay uxu idhahy sidi hore ma tihid mxa qaldan Ana wxn dhahy wxba ma jirn so imad so nabad noqon ha bu iga dhahay kadib wuxu iyiri wx ban ka codsanaaya markasn ku yidhi iga codso uxu igu dhahay nin ka iyo nagta wxa is dhexmara ee is qaba ayan raba wn naxay runti wn baqay wxn ku dhahy supxanalh adi maa sas ila hadlaya wn balocy mudo dher ayu wayay Mel an marayo kadib fcbug cusub bu samaystay qof kale ayu is kaga kay dhigay wn lahadlay kadib marki an in vadan wada hadlayny ayu is ku kay shegay icafi bu idhahy Ana maku cafinayo ayan dhahy uxu ibaryaba wn cafiyay kadib adu ilen wn jeclhe xirir ka yagi halki bu ka si bilawmay kadib marku arkay inan ad u jeclhy u is badalay kadib uxu idhahay an kala hadhno Ana wn fasaxy ilhyna wxn ka baryi jiry ilhow hadu xuman iso wado sharkiisa.iga qabo hadu khayr iso wadana iso dhawe lkn allle sharkisi. Bu iiga fogeyay.alx
@maarikali4133
@maarikali4133 Жыл бұрын
Aad bad u fican tahay sister
@yurubmohamed1656
@yurubmohamed1656 8 жыл бұрын
Heestan wlhi caadi ma ahan 😒😒😒😒 marka maqlo heestan my heart broke up 💔💔
@bahjabilow3903
@bahjabilow3903 8 жыл бұрын
hhhhhhhhh qofyahey qiyana makuguro
@abdirahmanqadda3049
@abdirahmanqadda3049 8 жыл бұрын
hhhh waa lagu qaxey qofta hhhhhhhh wy galaafteen
@kingkhadar9180
@kingkhadar9180 8 жыл бұрын
kkkkkk malah waxbad so xasuusata yurube😂😅😃🔫
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Yurub Mohamed hhhhhh tolow waxa kaa hadliyay maa yaree malahaa waalagu galaaftyy kkkk
@lilhamog1018
@lilhamog1018 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare kkkkkkkkm😂😂😃😃inkar qabe walugu galaftay ma kulahoo gacan kuu tagay
@kinglafweyn3018
@kinglafweyn3018 5 жыл бұрын
Yaa ila dawanooyo 2018
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 Жыл бұрын
Saw garaadkuba ima odhan caashaqba ka kodob yaaaa ila daaawanay hodan 2023
@maxamuudsiyaad9781
@maxamuudsiyaad9781 3 жыл бұрын
Heestan kama daalo 2021 ❤
@nacimajano7679
@nacimajano7679 3 жыл бұрын
Wxn dhagaysanya 2021 /5/28 Jimce 12:51 duhurnimo ❤🙏
@ubaheybae4506
@ubaheybae4506 3 жыл бұрын
All time favourite diz song 😘😘😘👏xaqiqdha kadaleysa wlh
@abdaladaljoog686
@abdaladaljoog686 5 ай бұрын
heestan waxa dhagaysanaaa waqti duhur ah 2024 bisha 1/20 malintu waa sabti xasuus
@rasmiabdilahi1848
@rasmiabdilahi1848 Ай бұрын
Heestan mobilka walashey ayaanka daawan jirey 2014kii anoo 12 jir ah, wakhtigaas waxaan dhiganayey dugsi hoose/dhexe oo aan markaas dhamaynayey, maantana 22baan jiraa master program na waad wadaa wakhtigu muxuu ordayaa subxaanalah. Idinkaa gey iyo Waxaad geysataan Marna kana garaabine Dhaqan guurku idinku Ragoow gaar idiin helay. 😢
RAHMA ROSE 2014 DIGTOOR OFFICIAL VIDEO
6:05
Robleh Mohamed
Рет қаралды 14 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 36 МЛН
Heestii Dheef 2012 - Hodan Abdirahman & Nuur Cade Official Video
10:39
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 1,8 МЛН
HODAN ABDIRAHMAN - NIYADA AN KA WADA JOOGNO OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:08
Liibaan Jama
Рет қаралды 15 МЛН
FISKA 2017 HEESTA NABSI MUQAL SHIDAN
6:35
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
HODAN ABDIRAHMAN QABIIL  MAYAQAANO DOOKHU BORAMA SHOW 2019
7:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 3 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 12 МЛН
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 59 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 280 М.