HODAN ABDIRAHMAN | HEESTA ADDUNYADU SINNAAN MALEH | Music Video

  Рет қаралды 1,313,294

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

8 жыл бұрын

FANAANADDA QARNIGA HODAN CABDIRAXMAAN IYO HEES CUSUB -
ADDUUNYADU SINNAAN MALEH WAYNA KALA SARREYSA WITH COD IYO QORAAL - LYRICS HD
ADUNYADU SINAAN MALEH WAYNA KALA SAREYSA *
SUBAX YOWMBA WA CAYN WIXI AAD SUGAYSIYO
WADKU WAA WAX KUU SIMAN
'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''
EREYADA: CALI MAXAMED MOOGE
CODKA : HODAN CABDIRAXMAAN
-----------------------------
Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
It would be wonderful to follow us on our social media platforms.
/ abdiaskaritube
Twitter: / abdiaskaritube​
Instagram: / abdiaskarit. .
TikTok: / abdiaskaritubbe
Email: abdiaskaritube@gmail.com
''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

Пікірлер: 335
@Akaal______Yare12
@Akaal______Yare12 3 ай бұрын
Wa Hupa Hestan miraha mcn inaad Dip uso Booqan dontid Hda iga danbesoh Like ❤👍
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 Ай бұрын
Nolosha wey wajiyo badan tahay waqti waxa isoo maray aan farxad badna , cafimad kana waa muhim ilahow aniga garan wayay cafimadka iyo xuskaga ee sidii roon rabiyow adiga nolosheyda masul ka eh taqanidna waxa iroon mahadsnd ya Rabi 😮❤
@ahmedbile
@ahmedbile 3 ай бұрын
2024 inta dhageysaneyso❤
@mohamedabdirahman7657
@mohamedabdirahman7657 Жыл бұрын
Rabbi hamiyadeena ha inoo runeeyo🤲
@exderoosi8045
@exderoosi8045 3 ай бұрын
2024 Still listening😢😢
@amaalboqorada2860
@amaalboqorada2860 5 жыл бұрын
Lkn waxan jeclhy inay codkeeda macaan ay quraanka ale ku aqriso ala ha soo hanuuniyo wllshy
@nuuradiincali5887
@nuuradiincali5887 4 жыл бұрын
I yaar
@fadumoismail2763
@fadumoismail2763 3 жыл бұрын
L
@alisaaram8287
@alisaaram8287 3 жыл бұрын
Hestan Aniga wey I quseysa lKin naf wax jecel sasabsho ma aqbaleysa waqti Bey u bahanty ilahy ha sahlo amurahaa😭😭😭😭😭😭😭😭
@dakanefarah9368
@dakanefarah9368 3 жыл бұрын
Qof wax jeceladi haya fahmi karaa jecel wuxuu ihaay aniga wali qof man jecelanin wayo dibga ika sogari kara Ayan rabiin
@alisaaram8287
@alisaaram8287 3 жыл бұрын
@@dakanefarah9368 sasa ku qeyrbadan
@dakanefarah9368
@dakanefarah9368 3 жыл бұрын
@@alisaaram8287 sas miya. Hader Ayan ba jecel rabaa
@ibrahiimrayale1318
@ibrahiimrayale1318 2 жыл бұрын
Jcylka ayBa xanun ah wllhi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😥😰😰😰😰😰😰😰😰
@saidoabdirahman2214
@saidoabdirahman2214 Жыл бұрын
Caawa ay taariikhdu tahay 19/2/2023 Ayaan uso laabtay heestan waxaan dareemayo cid aan usheegto ma heysti cidlo daran ayaan dareemaya waxan nafteyda kusameeyana ma aqaan
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 Ай бұрын
😢😢😢😢 ax ax sry abaayo waa xanuun marka aanad garanayn cid aad dhibaatadaada u sheegato waayo marka qof uga waranto xaaladaada iyo murugta aad la dariska tahay waxaad dareemaysaa in aad yara nafistay sidii cml qofkan uu qofkii yahay waxaad moodaa in xaalad isku mid ah inawada haysato alle murugta farxda haynoogu badalo wlo
@saidoabdirahman2214
@saidoabdirahman2214 7 күн бұрын
@@ahmedsaedyusufahmednur1640 markale baan caawa so booqday 🥹
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
2020 ya a Ila dhagysnya
@user-ym3rk6ze3k
@user-ym3rk6ze3k 6 ай бұрын
Aduunydo sinan maleh😢😢
@ruuritaj8124
@ruuritaj8124 8 жыл бұрын
Saqda dhexe hbenki 9jeer intan kacay wali wan sahwiyayaa yoo nafta wn sasabayayee Samir bana leyahay 😍 hees aan aad ula dhacay Hodan Fanaanad an aad ujecelahy 👏
@moselege725
@moselege725 5 жыл бұрын
Caleek waa run taasi Aduunyadu sinaan maleh wayna kala sareysaa Wixii aad sugaysiyo wadku waa wax kuu siman Been maha taasi anaa huba Hodan noolow walal Allow noo daa hablaha soomalida Ya ka qurux badan masha Allah
@mohammeddeeq7042
@mohammeddeeq7042 5 жыл бұрын
Waa ruun
@hoodoismail2301
@hoodoismail2301 7 ай бұрын
Inshalla samigaan kulahaa sugayaa waligay ka samrayee alle ayaan ka sugaya inuu siiyo isagoo khayr lehe my favourite song still 2023/12 waxan ugu soo qoraya maanta inshall inaan wakhti
@nafyar6649
@nafyar6649 Жыл бұрын
Runti hestan aad ayey iga ilmeysisa markan dhageysto waxa daremi karo qof nolosha dhinac walbo kucishodey 😢😢😢
@farxiiyaxuseen6977
@farxiiyaxuseen6977 Жыл бұрын
ax ax😭😭😭😭😭😭allow I sahal amuura
@nafyar6649
@nafyar6649 Жыл бұрын
@@farxiiyaxuseen6977 amiin abyo
@abdirahmandhargiye5525
@abdirahmandhargiye5525 Жыл бұрын
waa dareen gooniya runtii , waxaan saatir kuu qorin indhaha saari maysid
@munirianah
@munirianah 4 жыл бұрын
23 aug 2019 . Nafta waan sasabayaa samir baana Leeyahay. 😢😭
@djamilaalimiganeh8244
@djamilaalimiganeh8244 Жыл бұрын
Lovely song thanks the queen of Somali singers ❤
@nasriincaafinasriincaafi6948
@nasriincaafinasriincaafi6948 Жыл бұрын
2023 I'm still listening to this Song😌
@naimajama9212
@naimajama9212 4 жыл бұрын
Waxna satir ku qorin indhaha sari maysid walhy wa xaqiq 😭😫
@axmedvidal2023
@axmedvidal2023 3 жыл бұрын
😪
@khadrahassan7894
@khadrahassan7894 4 жыл бұрын
Ugu danbayn Hodan way heshay waxay sugaysay ❤️🥰👌🙏
@farhanabdihussein4838
@farhanabdihussein4838 2 жыл бұрын
Adiga maheshay waxaaaaa sugeysay
@sheymaasheymaa2992
@sheymaasheymaa2992 4 жыл бұрын
2020 farxad igumabilawanin rabbow Amuraha ii sahal😭
@muntascabdirahman5006
@muntascabdirahman5006 4 жыл бұрын
Wey imaneysaa wll niyada qeyr usheeg
@sheymaasheymaa2992
@sheymaasheymaa2992 4 жыл бұрын
@@muntascabdirahman5006 I.a wall🙏
@MrLooyaan
@MrLooyaan 7 жыл бұрын
Waaaa Heees Wanaagsan , Balse Naf Wax Jecel Lama Sasabi Karo ,Si Kasta Hadaa Yeelay Waa Sasabi Waayey Xanuun Jaceyl Awgiis Balse Allow Sahal Amuuraha .
@razmi4568
@razmi4568 7 жыл бұрын
MrLooyaan allaha kuu sahlo sidaa dooneyso
@fardowsaahmed4937
@fardowsaahmed4937 7 жыл бұрын
Wa waxa ihaysta asaxabta iisooduceeya plz
@razmi4568
@razmi4568 7 жыл бұрын
fardowsa ahmed abaayo sidaa jeceshahay allaha kuu saqiro haduu qeyr kuu yahay
@mahamedismail1037
@mahamedismail1037 6 жыл бұрын
MrLooyaan hhhhhh wlle runbad kahada shey
@farhiyohassan6271
@farhiyohassan6271 6 жыл бұрын
MrLooyaan waa xanuun. Naftuna waaba nasiib daran tahay qoofka aadka ay u jeceshahay maba hesho waana xanuun, xanaaq badan iyo dulqaad yarina way kasii qaada
@drmohamed1324
@drmohamed1324 5 жыл бұрын
Hodan Abdirahmaan majirto fanaanad kacaod macaaan waan kutagersanahay hodan. Nolow waligaaa
@zoyamukhtaar6399
@zoyamukhtaar6399 7 жыл бұрын
Ax Wlhi Waa run Waxaan saatir kuu qorin indhaha Saari mayside Ha ku seexan. weligaa Ax Wlhi Qiiro jacayl bay iga lisay Sorry Naf wax jeclaatay Way adag tahay sidaad usasabi lahayd
@rahmaabdi5566
@rahmaabdi5566 Жыл бұрын
4Apr2023😭💔hal kalmadd baa jibisayyy qalbigeygii 💯Nabadgalyo miyaa I tiri 💔Ax😭😭😭😭😭waxannn saadir kuu qorin indhaha saari maysid 💯💯💯Qadarka illhyyy xnuun bdnaaa😭😭😭
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 7 жыл бұрын
wwwwww hodan fananda samadadn ayaatahy allaha nokaadaayo walsheen codka allow aanu dawa nonoqon. nice and nice song walshy wanjeclhy siba heatan
@Rujaaldahir
@Rujaaldahir 29 күн бұрын
Inta 2024 daawanaysoo 😂😢
@awadmedia3583
@awadmedia3583 5 жыл бұрын
Ererya heesta, anaa sameeyay 2014. Ethiopia , Anigoo tahriibayya,,
@alisaaram8287
@alisaaram8287 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣hhhhhhh
@beerlula598
@beerlula598 6 ай бұрын
Weli waan sahwiyaayo nafta wan sasabayaa Heestan xikmad baa ku dhan runtii waxaana dareemi karaa qof noloshu ku adagty dhan walpa lkn waxaan saatir kuu qorin indhaha saari maysidee 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-sv1ek9wl5b
@user-sv1ek9wl5b 6 ай бұрын
2024 dhagey sanoya😢😢😢
@mustafelugatoor3863
@mustafelugatoor3863 4 жыл бұрын
Waxan dareemayaa 20 2 2020 cadi mahaa way ii damaqdey heestan
@ayanbadan8735
@ayanbadan8735 5 жыл бұрын
2016 kii ayan ku celin celin jiray isogo jacayl ihayo mana helin jacaylkaygi wali wan ku celceliya hesdan
@gobtaali5224
@gobtaali5224 8 жыл бұрын
mmmmmmmmmmmmmm hadiiiii aaaad sad caashaqu waligaaba socotiyo waxaan saatir kuu qorin indhaha saarimayside hakuseexan waligaa aaaaaax halkeedibay dhigtay my dumaashi wooooof caleeeeeeeeek
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 3 жыл бұрын
caleeg duco la aqbalay iga dheh hodanteyda caashaqa❤❤❤
@bahjobaashi2865
@bahjobaashi2865 4 жыл бұрын
Waxan saadir kuu qorin indhaha saarimayside haku seexan yaa daawayano 2020
@hhdjama114
@hhdjama114 5 жыл бұрын
Beautiful hodan with Nice song. Yes love is soo hard.
@samiiraburaaleburaalenuur1513
@samiiraburaaleburaalenuur1513 Жыл бұрын
@kaahinahmed4700
@kaahinahmed4700 2 жыл бұрын
Waxaa la yidhi Aduunyadu waa habeen iyo maalin Qiyaamuhu waa maalin Qabrigu waa habeen Ilaahow na badbaadi
@nothingisimpossible7833
@nothingisimpossible7833 7 жыл бұрын
Hodan C/rahman waa fanaanad igu qaaliya aad ban u tageraa
@najibmahamoud3144
@najibmahamoud3144 5 жыл бұрын
Aduunyadu sinaan maleh wayna kala sareysaa
@anushkasharma7338
@anushkasharma7338 7 жыл бұрын
Nice sonng wlahi ❤😘😘😍😍😍😍😘I love this tlhi💞😘😘😍😍mnshallah hodan Abdirahmaan ilahay cod mcn u ku manaysty iyo Qurux 😍😍❤💞💞💋💋💋💕💋💋❤😍✨✨✨💥💥💫
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 Ай бұрын
qalbi jabka i haysta waa mid ay ogtahay ayada kaliya balse wakhtigan suurta gala maahan inaan isku soo laabano hadii ay fariintayda mar uun aragto waxaan kuleeyahay qofkasta oo aan dabadaaa barto qalbigayga masiin karaayo waan ogahay inaa aniga dhib iga tirsanayso balse waxaan kaa baryaayaa inaad i cafiso noloshaydii ciriiri ayay ku jirtaa waxaan go'aansaday in aan ka haajiro africa oo aan meel uun ka dhaco hadii alle ka dhigo waxaan kaaga tagayaa nin xun eebe kuma bado anigana nasiibkay ...........
@user-pf3kt4us7w
@user-pf3kt4us7w Ай бұрын
Aboowe🥺❤️labadinaba calaf qurux badan io farxad an dhaman ban idin rajeenaya Asagin usareya
@abdirahmandjmaanka1588
@abdirahmandjmaanka1588 3 жыл бұрын
2021 yaa ila fiirsanayo ✌✋
@maandeeqibraahimmaxamed1390
@maandeeqibraahimmaxamed1390 3 жыл бұрын
Aniga✌
@halimohassan8413
@halimohassan8413 4 жыл бұрын
masinoo aduunyaduway kala saraysaa waa hes macan ana jecel ba hadii ladooqaado nabar baa i danqado 😚😚💘💘💘💘💘💘💘💘
@hamseaxmeddayax547
@hamseaxmeddayax547 4 жыл бұрын
woow woow
@bikeyrassey7590
@bikeyrassey7590 4 жыл бұрын
Hodon abdi rahman dhere adunydu sinaan malahan waynu kala sareysa afkada cano lagu qabe kama dalo ya ila dawanoya2020
@cabdiwahaabcodey6761
@cabdiwahaabcodey6761 8 жыл бұрын
mansha alah fananada qaliga ah waan ka helaa heystaan noloow
@biledagoodi1439
@biledagoodi1439 6 жыл бұрын
axsan cod iyo erayo qali ah hodan C/ raxmaan
@musictubemt1772
@musictubemt1772 3 жыл бұрын
2021 farxad walaahay iigumuu bilan allow amuuraha noo sahal 😭😭
@abdallahmohamedss4920
@abdallahmohamedss4920 8 жыл бұрын
Fananada qarniga hodan cabdi raxmaaan cid kale maba jirto heesahagaaa cdi maaha MY ALLAH KEEP U hodan
@kowsarowkonbe2306
@kowsarowkonbe2306 3 жыл бұрын
Hodan naag fananad ah oo ka cod mcn ma jirto runtii heesTn tabaZho by ledahey .......::::::::::::::::::::::::.......... 2020 Waxan saatir ku qorin indHaha saaari meysidee Haku seexan waligaaa waligaaa Taasan beeen aheyn runtiii.
@LakiJama-eu6bh
@LakiJama-eu6bh 6 ай бұрын
Manta hestan soo boqdey waa 14 /1/20.24 waxan ahey inan ardayada wlhi wa xna haysan insh alah anoo samirkygga maruun hely ayan soo boqan dona
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢 igadaa qalbi xanuunka wlo alle haku siiyo waxaad tabayso alle qalbiga hakuu qaboojiyo abaayo qli
@LakiJama-eu6bh
@LakiJama-eu6bh Ай бұрын
@@ahmedsaedyusufahmednur1640 wllo Amen boqorW
@sayidcabdi5051
@sayidcabdi5051 4 жыл бұрын
Mnsh allah waa hees cod macaan wlshy ha ku fogaan xumaanta ka soo laabo baan ku odhanlahaa wlshy hodan clraxmaan.......mnsha Allah allow soo hadeeeeee wlshy.....!!!!!!!!!!!
@fartunawmusse2757
@fartunawmusse2757 7 жыл бұрын
waaaaaaaaaw boqorada codka dhemeenka ah jir jog dhemaneeey
@Mmtaraa
@Mmtaraa 9 күн бұрын
Aduunyadu sinan maleh😢
@baronitasomali1473
@baronitasomali1473 7 жыл бұрын
wooow hees mcn kamaba daalo
@asturan_edebsan5630
@asturan_edebsan5630 6 жыл бұрын
fanaanada kaliye oo tinteeda ku heesto oo aan buruko kashan waa hodan queen
@hodanomsan8854
@hodanomsan8854 5 жыл бұрын
Haaaa hodan dhan ayaa saas utima quruxsan ha ubixin mcntiii
@hodanfaqi5282
@hodanfaqi5282 5 жыл бұрын
@@hodanomsan8854 haaa dhabtii waa sidaa samideyda hodan omsan idin jecliyaa inta igu magac ah
@queeniskufilanmohamed9889
@queeniskufilanmohamed9889 5 жыл бұрын
Hhhhhhh de burukada iyo tinta cadigadankqla aqoonba sxb waba butukesato no1
@ramzeyhassan4370
@ramzeyhassan4370 5 жыл бұрын
P
@Soomaalinimo320
@Soomaalinimo320 Жыл бұрын
12 November 2022 Nafta waan sasabayaa💔🤐😭 Goldogob puntland somalia
@martenmohamed2972
@martenmohamed2972 2 жыл бұрын
Adunyadu sinan maleh🥀😻😰
@jamawuzoo6142
@jamawuzoo6142 8 жыл бұрын
Waa dhab waxan satir ku qorin indhaha sari maysid
@cqaadiraxmad6670
@cqaadiraxmad6670 7 жыл бұрын
heees wacan
@faihassan5827
@faihassan5827 5 жыл бұрын
😥😥
@obka1164
@obka1164 7 жыл бұрын
hodan abdi axaaa heeees
@najibmahamoud3144
@najibmahamoud3144 5 жыл бұрын
Aduunyadu sinaan maleh weyna kala sareysaa
@mariaahmed9308
@mariaahmed9308 8 жыл бұрын
waaw wxaasaa ka cod ah
@raxmodeeq188
@raxmodeeq188 2 жыл бұрын
asxabey qaligayga ruux aan uaqalminbaa siyay sona ceshan wayaye isoo duceya in ilahy iga saro😭😭😭😭
@fatimaxayaat1184
@fatimaxayaat1184 3 жыл бұрын
2018 baan ku xasuustaaa habeenkasta dhagaysan jiray islamarkaa qisadayda kahadlaysay
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996 2 ай бұрын
Aduunyadu sinaan maleh😢
@aaminmaxamedaamin9940
@aaminmaxamedaamin9940 5 жыл бұрын
Waaaah xaqiiq reAlly
@hoodoxasanqalafhoododagan9627
@hoodoxasanqalafhoododagan9627 6 жыл бұрын
waaa hees hirgashay hodan
@asmaaasaal7339
@asmaaasaal7339 4 жыл бұрын
😓😓😓😓hes an markA dhagysto qiro igalisah malaa anay igu zoctaaa😓😓😓😓
@Maxamedadan65
@Maxamedadan65 3 ай бұрын
Still 2024🎉🎉
@jameyoung5755
@jameyoung5755 2 жыл бұрын
Really qiiro wadku waa wax kuusiman 💫🙏
@shaficiyare81
@shaficiyare81 7 жыл бұрын
waw waa hees macan
@abdow4104
@abdow4104 8 жыл бұрын
Nice one
@CaliCiise-so6wc
@CaliCiise-so6wc 2 ай бұрын
Aduunyadu sinaanMale wanna kala saraydaa hees xaqiiqda kahadlayda
@cawaalesarwad3559
@cawaalesarwad3559 2 жыл бұрын
alx alle ayeey mahad usugan thy hadii alle iisoo celiyeey gabadheYdii iyo wiilkeeygii curadeed waxan jaceYlka ladhahaa waa cajayip ismaan laheYn weysoo noqoneYsaa lkn wey ila soo xidhiidhaa inkastoo anan meel wada joogin lkn wakhti walpa wey ila soo hadashaa wanan jeceleY itana wey ijecesheY alle heY daayo wixi jaceYl heYsta alle heYsku daayo
@ilhaanxusan9876
@ilhaanxusan9876 7 жыл бұрын
wllsha hodan inolow waaliga xaqiiqi iga dhee
@abdallahmohamedss4920
@abdallahmohamedss4920 8 жыл бұрын
Heestaan weey iga dhex baxday hodan waa hees mcn oo jcyl ah fananad lagu faano waa hodan
@cadkayarcadka4835
@cadkayarcadka4835 7 жыл бұрын
antonio montana masha Allah hodan abdirahman walaalo alle ha ku xafido insha Allah nice song wlhi
@kennedysoulman8716
@kennedysoulman8716 6 жыл бұрын
Abdallah Mohamedasc hun
@sadiaadan2304
@sadiaadan2304 4 жыл бұрын
adunyadu sinan male
@siciidmuusesalaadfuray6434
@siciidmuusesalaadfuray6434 5 жыл бұрын
Waaaaheeees wanaaha
@user-mt5vk6kx8q
@user-mt5vk6kx8q 8 ай бұрын
Nafta waan sasabayaa samir baana leeyahay😭💔 heestaydii
@fardosaabdi9540
@fardosaabdi9540 2 жыл бұрын
heestan markasto waa iska dhageesta sibeey igu weyntahay
@deqaabdi3138
@deqaabdi3138 4 жыл бұрын
Anigu waxaan leyahay waad codmacaantahay ilahay hakubarakeeyo mar kastana waxaad qadaaaa heeso isameeya aniga
@deqaabdi3138
@deqaabdi3138 4 жыл бұрын
Gaar aaaahaaan waxaan jeclahay hesta samir bana lehay ii samado wayahaho
@suwarasiman7520
@suwarasiman7520 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dhagysanaya😪
@axlaamdiomiond2976
@axlaamdiomiond2976 6 жыл бұрын
AxAxAx adunyadu sinaan maleh wayna kala sarreysaa waa runtaa hoda neeey
@sacdiyashiiq7704
@sacdiyashiiq7704 3 жыл бұрын
Sax abaayo👄❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@quentasha8182
@quentasha8182 4 жыл бұрын
2020 aduNYadu sinan maleh wayna kla sareysa
@mohamedvolcano3345
@mohamedvolcano3345 Жыл бұрын
Addunyada waana kalaa saraysaa naftaa waalii saasbaya isaamadoo wayahu🥹🥹
@saadaqwadani5207
@saadaqwadani5207 4 жыл бұрын
Waad heshay abay lkn aniga dhaawaca tii iga dhayi lahed ha isiiyo ilahay
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
aamiin
@hamdaahmed3656
@hamdaahmed3656 6 жыл бұрын
wowwwwwww axlaaa heees
@aliyahomar3618
@aliyahomar3618 5 жыл бұрын
Mansh alllah wallo qali hodan qalbi
@abdirhmnmoe9524
@abdirhmnmoe9524 7 жыл бұрын
aduunydu sinaan male wayna kal sareysaa
@fadxamaxamad9688
@fadxamaxamad9688 4 жыл бұрын
Waaaaaaaaaw
@izaqaali5100
@izaqaali5100 7 жыл бұрын
wow wa hes ad u qatar san hodane adbad u hes ficatahay
@ahmedindheey949
@ahmedindheey949 4 жыл бұрын
Iza Qaali 0a
@irshadbareirshadbare9780
@irshadbareirshadbare9780 6 жыл бұрын
samigaan ku leeyey sugaayey waligey marna kama samraayo saadir inuu isiiyo ii saamaado waayuhu
@adansuleyman7495
@adansuleyman7495 5 жыл бұрын
irishad ma hal abuurnaad tahaya mide fanaanada sideed heesta dhan uga dooqaadatay walaasajayey
@yasmincali8632
@yasmincali8632 4 жыл бұрын
@@adansuleyman7495 arohi
@cadnancr7827
@cadnancr7827 4 жыл бұрын
Aduunyadu sinaan maleh Fanaanad qaaliaya
@najibmahamoud3144
@najibmahamoud3144 5 жыл бұрын
waxaan saadir kuu qorin indhaha saari meysid weligaa haku seexan Hodan
@Aliko_official-l9
@Aliko_official-l9 2 ай бұрын
Still iam wachting 2024😢
@sucaadaxmed7879
@sucaadaxmed7879 2 жыл бұрын
2022 mantay ayey i hestaa xaladaan oo kale balse sadar baan magan galaa bil,adam waxne ha isa siin wlhi sry nafteydaay
@sulekholove1646
@sulekholove1646 6 жыл бұрын
Waa hes iga dagty hodan hees heed aad bn u wad jclhy wlhi waayo waa heeso jcl ah heestan marka aan wxa taboh bn dhagystaa maadaama ay wxa badan iga maqan yihiin
@alizajaama3470
@alizajaama3470 8 жыл бұрын
so nice
@Qalbiholcay692
@Qalbiholcay692 5 жыл бұрын
Samirka samirtay, baad jcylkaagii dib ugu heshay
@anr4578
@anr4578 4 жыл бұрын
Khalid official mkkkk
@aishasaleban3020
@aishasaleban3020 5 жыл бұрын
Maasha allaah hodan waa caruur waxay dhalatay 1992 dhamaad kiisi maalintay dhalatay waan joogay waxay kudhalatay hargaysa xaafada goljano gaar ahaan guryihii fanaaniinta waaberi hodaney aad iyo aad ayaan kuu salaamayaa
@maxamedcali3457
@maxamedcali3457 4 жыл бұрын
hes
@muhaabmacalinmuhaabmacalin1098
@muhaabmacalinmuhaabmacalin1098 4 жыл бұрын
Good
@daryeeldumar9471
@daryeeldumar9471 4 жыл бұрын
Hodan cabdirixman nolow
@ahmedfaarax5597
@ahmedfaarax5597 4 жыл бұрын
Mansho Allah
@faaycalinuur4259
@faaycalinuur4259 4 жыл бұрын
Yes
@mohamedmursal7231
@mohamedmursal7231 4 жыл бұрын
We love america allahow nagee qarada america ama yurup
@aminaahmed62
@aminaahmed62 6 жыл бұрын
waaaaaaah waaaaaaaaaah eshcala heees iyo cood waxba isku dhacay
@returnof22
@returnof22 7 жыл бұрын
woow the best song
@zamzamismaciil7711
@zamzamismaciil7711 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@nastehomusa5294
@nastehomusa5294 8 жыл бұрын
waaw💜👍👏
@cabdirahmaancaabiyare3222
@cabdirahmaancaabiyare3222 4 жыл бұрын
Wali wnkusugaya❤
@shumiyecade8556
@shumiyecade8556 2 жыл бұрын
2023 /5/15 dorashadi kadib samir baan kunoolan farmaajo 🥰
Hodan Abdirahman / Marnaba ku hilmaamayaa LyricS. ..
6:14
GeeseY HilaaC
Рет қаралды 168 М.
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 53 МЛН
Hodan C:Raxmaan - Heesta - Goommane - Astaan Music 2022
9:12
Astaan Music
Рет қаралды 293 М.
Heesti Wabi Jacayl BY Nimcaan Hilaac & Yurub Geenyo
7:19
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,1 МЛН
HODAN ABDIRAHMAN QISO DHAB AH l ANOO CADAW KAA ILAALSHAY l VIDEO LYRICS 2020
6:04
Seybiyaano Entertainment
Рет қаралды 261 М.
Heestii Amore - Hodan Abdirahman
6:02
Maxaa Cusub
Рет қаралды 3,6 МЛН
YURUB GEENYO 2015-2016  BEST COLLECTION SONGS
45:26
Xusuus media
Рет қаралды 1,3 МЛН
Heestii Dheef 2012 - Hodan Abdirahman & Nuur Cade Official Video
10:39
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 1,8 МЛН
Awaleh Aden iyo Roda Dahir - Wa Xasuustii Said Xamarqoodh iyo Nimco Djama
9:42
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 19 МЛН
HODAN CABDIRAXMAAN (ADUUNYADU SINAAN MALE)ᴴᴰ HEES CUSUB
6:27
Despicable Me Fart Blaster
0:51
_vector_
Рет қаралды 12 МЛН
BABY Comedy : Birthday Baby and Kind Man ❤️
0:36
BABY Comedy
Рет қаралды 3,9 МЛН
Heavy package 🤭🤣 #demariki
0:25
Demariki
Рет қаралды 8 МЛН
Didiya hume wo chidiya dila do na 🦜🦜 #shorts #comedy 😜
0:34
Sikha shorts and vlogs
Рет қаралды 32 МЛН
Why are all guys such show-offs?
0:20
F&T Team
Рет қаралды 19 МЛН
How is it possible? 😅 #behindthescenes? #vfx
0:19
The Quinetto's
Рет қаралды 43 МЛН