HODAN IYO MURSAL | LABA MATAANO | SHOWGII BORAME

  Рет қаралды 4,217,557

Waqal WStudío

Waqal WStudío

5 жыл бұрын

Copyright to Waqal & Afro Media Production
ERAYADII & LAXANKII XASAN DHUXUL LAABSAALAX
MUSIC BY ILYAAS IDRIIS

Пікірлер: 2 500
@Awale.british
@Awale.british 5 жыл бұрын
I'm from Burco.Reer Borama waad salamntiin Hargaysa meelay martaa lawayay walee. We love Borama ❤️👋
@apdyezak7479
@apdyezak7479 5 жыл бұрын
Hargeysa Ha ka xumaan waa Halka ay Hodan ka Soo dagtee
@mowlidcis7648
@mowlidcis7648 5 жыл бұрын
hhhhhhh burcooy hadaydaan jirin afsomaligu maba dhisnaadeen. runta iyo hadalka gunta lagu jaro ayaa idiin daayey. viva burco.
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Awale Ayaanle, thanks, gobtu isma qariso viva Burco❤
@abdifatahsuleiman4892
@abdifatahsuleiman4892 3 жыл бұрын
Viva burco c'est le regions de mec from Djibouti🇩🇯
@abdiwaliabdiaziiz491
@abdiwaliabdiaziiz491 3 ай бұрын
❤❤1​@@apdyezak7479
@siyuunsaani3577
@siyuunsaani3577 5 жыл бұрын
Nacalaa Sheydaan Ku Yaale Allow Yaanan Dhiman ano Ku dhexin Wey Ka dhabeysay Walle Viva Hodan Team Hodan😍
@zulthanahmeth4669
@zulthanahmeth4669 5 жыл бұрын
Xaqiiqdaba taza zir
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 5 жыл бұрын
walahay nafwalba naftaada laga metelaa naagina mayee sheen in ninkeeda loogu yimaado kolay haduu wax guursanayo nuuu 2 badiisa reeerba daysto waayo gumuu jirin ninka caruurtiisii iska fogeeyey tala ahaantayda
@siyuunsaani3577
@siyuunsaani3577 5 жыл бұрын
Wa Sax Carurta Inu Ka Fogaado Ma Wanagsana Inu Xaska Weyn Maslaxo Ayaa Wanagsan Wayo Ubad Bay U Hesaa Koley Nin Naagi Dhaafi Maaye Iyana qalbiga alle ha u dajiyo waxan qoralkas uso qoray na hees ti ay wada qaaden aye erayadas ka mid ahaayen
@abdilahisadiq4270
@abdilahisadiq4270 5 жыл бұрын
siyuun saani hhhh warunta
@fartuncadey7485
@fartuncadey7485 5 жыл бұрын
siyuun saani hhhhhh kal iyo laab ayad iga qosol siisay wana run wlh wey samesay
@bintudarwiish4346
@bintudarwiish4346 5 жыл бұрын
Marka laga reebo maseerka aan khadra la maseersanahy Hodan iyo mursal jcyl dhab ah baa dhexdooda yaal qof wax jecladey baa garan kara 😍😍😍 kaalay maare nafta kaygiyw
@hassanhaid3745
@hassanhaid3745 4 жыл бұрын
Yes you are right
@sharmakadiiri1486
@sharmakadiiri1486 3 жыл бұрын
Intee kugu imadaa fadlan Afkada iga sheg hadad jogtid Hargeyso
@maxamedyare565
@maxamedyare565 3 жыл бұрын
Xaqiiq Waaye jclka qarniga
@cabdiqanicalihurre1239
@cabdiqanicalihurre1239 2 ай бұрын
Aad io aad waaku wtaaa cadey
@princesssamiyadiamond4336
@princesssamiyadiamond4336 3 жыл бұрын
😭😰heestaan in bdn waan raadiyay lkn ugu danbeyn maanta helay ha waaro jaceylka
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 5 жыл бұрын
Waxaa iga timid ilin jaceyl ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Dunida waxaa ugu qaalisan jaceylka hodan iyo mursal yaraantoodii ayeey is jeclaayeen Guuleysta waxaa tihiin awlaad jaceyl ❤❤❤❤
@murwaadqurux3887
@murwaadqurux3887 5 жыл бұрын
Walllow ma hubtaa mais ku xaafad ayaa ahaydeen waadigaan kawaramaya yaraan toodiiye
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 5 жыл бұрын
@@murwaadqurux3887 haa wllo i rumeyso ❤❤ 2 daan hada isma jeclaan waa yaraantoodii ❤
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 жыл бұрын
heestii bk ee nolosha cusub iyagaa loo qaaday
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 5 жыл бұрын
@@abdim.m.q3127 ❤❤
@jawaahirabdifarah5535
@jawaahirabdifarah5535 5 жыл бұрын
Wasaq dheh oo khadra wu ku soo caan baxaye miyaaa
@fatushfatush6781
@fatushfatush6781 5 жыл бұрын
Wlhi hodan iyo mursal wey is jacelyihin weyna isku soo baxayan Mansha Allah ha waro jacelka allow ey isku waran
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 5 жыл бұрын
Ok
@apupakarapdulahi6124
@apupakarapdulahi6124 4 жыл бұрын
امين يا رب Allow isku daa jaceylkood hodan iyk mursal 💫🌟
@sumayaabdijama8017
@sumayaabdijama8017 5 жыл бұрын
Hodan iyo mursal runtii aad ayay isugu soo baxayaan waxaadna ka dheehan karta jacayl dhaba inuu ka dhexeyo o mudo soo jiray soomali war kama dhamanayan ee alaha isku kiin daayo hodan abdi walhi aad ayan u jeclahah wa qof afgaaban hadana qurux badan inbadan ayay u so dhibtotay inay mursal hanato hadana mirihiisi ayay haystaa dhigiin ugu sharaf badnaa jacaylkiinu waa jacaylkii hirgalay cadowgiina ma ciiil baxo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🏻🙏🏻
@dalkanuursa7321
@dalkanuursa7321 5 жыл бұрын
Mash llllha wwwaaaa hawaro jacalku
@MaxamedXasan-yh4bk
@MaxamedXasan-yh4bk 4 ай бұрын
Ma noozhay😂 wlo 5 sano kahor ahayde😊
@iphizohahmed5973
@iphizohahmed5973 Жыл бұрын
Ka baqi maayo iney xabado igu dhacan palse wxan ka baqaya inan jacayl u dhinto❤❤ 😢😢😢
@hawakiin6410
@hawakiin6410 Ай бұрын
Allaha ku sahlo qofkaad jecleyd
@haboonabbas1992
@haboonabbas1992 5 жыл бұрын
Dareenku Jiliin Ka Weyn 💪Walee Viva Hodan Iyo Mursal ❤😍😘 Reer Hargaysa Jwb Ku Filan Wey HeeStaan Allha Ya Cizak Hee mcaanow hee Markee Dhaheysaaba Ka Helay Ax Ax😍😘 Laabta Ka Dareemay Nabee Somali Maryooley aa Nahay Jacaylka Qabyaalada Ka Hormarinaa😣
@asalaangardio2745
@asalaangardio2745 Жыл бұрын
Hee mcnow hee intas ban ka helay xabadaydii oo saa i leh bay ila ekaatay 😂❤
@salmaanonline
@salmaanonline Жыл бұрын
​@@asalaangardio2745😂😂😂😂😂😂
@hassanabdirizaaq6823
@hassanabdirizaaq6823 Жыл бұрын
Bal suureyso Hodan Abdirahman dheere oo fanka ku jiri laheyn siduu u foolxumaan laa . Hodan waa bilicada iyo muuqa ugu wanaagsan ee fanka Somaliyeed. Soft voice and huge heart🥰🎶🎶.
@samiryareh6755
@samiryareh6755 5 жыл бұрын
jigjiga yar hawaalato☺😂😂 taageero idiin hayaa reer borame✋ from burco team hodan✌😅
@abdifatahraagetifow7057
@abdifatahraagetifow7057 4 жыл бұрын
Wlhi.run.waayee.mashallah.isha baxarkag
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Hamse Hassan, geesi geesi dhaley, walee reer burco waa rag.
@asmadahabo6472
@asmadahabo6472 4 жыл бұрын
Jig jiga yar adi iyo wax lamida uma bahna ader hora lo soconaya re harako
@fatxiyaabdi4301
@fatxiyaabdi4301 3 ай бұрын
Way qosoludhintay😂😂😂
@qalbigafiicanhajiro1023
@qalbigafiicanhajiro1023 5 жыл бұрын
Walahi jacayl ku dadka kuma wada dhaco lamana qarsan karo anu waxaan dareemay hodan inay mursal jeceshahay maalinkay Mahamed alta guursatay eey isagoo agfadhiya xalfadii arooskooda lajoogo tidhi jasmigayga mooyee miyaan kulaba joogaaa qofkii garaad leh wuu dareemaya noloshuna marmarka qaar way kugu kalifi kartaa inaad guursato qof aadan jeclayn ❤️❤️❤️😭
@rowdahayle4133
@rowdahayle4133 2 жыл бұрын
Jacaylku waa macan marka hesho qof ku fahmaayo
@braziliano12
@braziliano12 5 жыл бұрын
walee showgii hargaysa ee hinaaasaha waxbaa ku dhacay boorama halkaa kaga haya walahi hargaysa wax ba looma oga quruxda bal eega masha allah allaha ni xafido reer xadaarad awdal idinka u sita gayiga somaliada ...
@jaaburcali972
@jaaburcali972 4 жыл бұрын
yirisow braziliano muxuukufali
@hamseasaddhugad
@hamseasaddhugad 5 жыл бұрын
Mursal & Hodan Lama Mataana ah Quruxda Haplaha reer Awdal Reer Ayeyday allow idin Barakeee😍😋🤩😘
@ayaanxasan5723
@ayaanxasan5723 3 жыл бұрын
Masha alle hayskudayo
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 5 жыл бұрын
. 💞Mursal💞 Gobeey gobeey muxibiyo💞💞 Gobeey gobeey muhashada💞 Jacayl jacayl igu muday 💞💞 Adaa igu maaray gobeey💞💞 💞Hodan💞 Labo mataan ah 💞💞💞 Oo midaan nahay💞💞💞 Nafta murugada 💞💞💞 Yay mutaysane 💞💞💞 Ka ag muuqo💞💞💞💞 Dareen milicsi ah💞💞💞 U muraad fuli💞💞💞💞 💞Mursal💞 Miciin kaygiyaay💞💞💞 Mahuraaneey💞💞💞💞 💞Hodan💞 Hee macaanoow hee💞 💞Mursal💞 Kaalay maaree💞💞💞 Naftu ku maroow💞💞 💞Hodan💞 Kaalay maaree💞💞💞 Nafta ku maroow💞💞 💞Hodan💞 Inaad maanka 💞💞💞💞💞 Meel ku leedahay💞💞💞💞 Maanka Mursal leedahay💞 💞Mursal💞 Meel madoow iyo💞💞💞💞 Mugdi kaa galin Hodaneey💞 💞Page_2_Mursal💞 Gobeey gobeey milgiihiyo💞 Gobeey gobeey maamuus💞 Adaa adaa mulkiyiyo💞💞💞 Mowle kugu saaday gobeey💞 💞Hodan💞 Kaama maago💞💞💞💞 Kaama maarme 💞💞💞 Ruuxa milicsiga 💞💞💞 Ku dulmeero 💞💞💞💞 U muuqdaa tahee💞💞 Jacayl mira dhala💞💞 Muuji awgay 💞💞💞 💞Mursal💞 Miciinkaygiyo💞💞💞 Midigteydaa💞💞💞 💞Hodan💞 Hee Mursaloow hee💞 💞Mursal💞 Kaalay maaree💞💞💞 Naftoow ku maroow💞 💞Hodan💞 Kaalay maaree💞💞💞 Naftoow ku maroow💞 💞Hodan💞 Inaad maankaa💞💞💞💞 Meel ku leedahay💞💞💞💞 Maanka Mursal leedahay💞 💞Mursal💞 Yaa madoow iyo💞💞💞💞💞 Mugdi kaa galin Hodaneey💞 💞Hodan💞 Inaad maankaa💞💞💞💞 Meel ku leedahay💞💞💞💞 Mursal qalbi leedahay💞💞 💞Mursal💞 Yaa madoow iyo💞💞💞💞💞 Mugdi kaa galin Hodaneey💞
@asmetasumayeta6016
@asmetasumayeta6016 5 жыл бұрын
😘
@gabadhafarxadajecel1530
@gabadhafarxadajecel1530 5 жыл бұрын
👍👍👍👍
@sahroabuukar7961
@sahroabuukar7961 5 жыл бұрын
M $
@sahroabuukar7961
@sahroabuukar7961 5 жыл бұрын
I
@somalitiktokgirls6287
@somalitiktokgirls6287 4 жыл бұрын
Hodan hoyaded aya dhila ahayd ina waa lamid xata ki wax ka dhalay ma taqano garac yalay
@ahmedak1909
@ahmedak1909 Жыл бұрын
2023 HaL bil ka haray cawa heestan so radiyy inee niyada ikaga so dhacdy malaha jcl baa ihaayo🥺
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 5 жыл бұрын
Waxaan idiin kugu duceeyay nolol qurux badan awlaad caafimaad qabta isku waara hodan iyo mursal ❤❤❤❤❤❤❤❤
@nuraciise203
@nuraciise203 5 жыл бұрын
😍😍
@drmaancadde9124
@drmaancadde9124 2 жыл бұрын
What a wishfull prayer mashlh May Allah bless them with happiness 4 ever i.a The best romantic somali couple of all time ayaan dhihi karaa mashlh
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 2 жыл бұрын
@@drmaancadde9124 aad iyo aad allaha isku daayo ❤❤
@drmaancadde9124
@drmaancadde9124 2 жыл бұрын
Aamiin yaa Allaah legend Mursal iyo Quen Hodan.
@qadromaalincawale9167
@qadromaalincawale9167 Жыл бұрын
Amin 😩🤲
@calicabdifarax9059
@calicabdifarax9059 5 жыл бұрын
Wlhi heestan hees ka qiimo badan nloshyda mamaqal mana maqli doono ax axx wadareen dhaba 💎💎💎💓💓😍😍😍 0ne love my hodantyda caashaqa
@khadramaxamed6176
@khadramaxamed6176 5 жыл бұрын
Mash alha
@khadramaxamed6176
@khadramaxamed6176 5 жыл бұрын
Mash alah
@munaali4071
@munaali4071 5 жыл бұрын
me too
@abdimohamed8293
@abdimohamed8293 5 жыл бұрын
Hees aan u ilmeeyo tanaan arkay abid xasuus iyo dareen aan la cabiri Karin
@cumarapdi2273
@cumarapdi2273 4 жыл бұрын
Haa hees dhaba yeeyaan
@ayanhassan1207
@ayanhassan1207 5 жыл бұрын
Ilahey dartiis an ujeclahay hodan wa qof adkeysi badan oo hadane dagan masha allah queen alow ku xafid😘😘
@leilaissa5482
@leilaissa5482 5 жыл бұрын
Hodan wixii lo so aday oo Qadra loga so cararaa jirteee nin ba meshii u Ron iyo Nafta meshi urontahay buu adaaa hodan we love u
@ibrahimalimohamed219
@ibrahimalimohamed219 5 жыл бұрын
hhhhh sax apaayo runtii
@aishaaden9117
@aishaaden9117 5 жыл бұрын
kkkk
@umayousuff6781
@umayousuff6781 4 жыл бұрын
Nin dhoof uu jeeda iga deeh 😂😂😂
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Leila, walee run baad sheegtey.
@braziliano12
@braziliano12 5 жыл бұрын
waaaw waxba ka dhacay borama jacayl aan kala joogsi lahyn borama wa beertii jacaylka waa magalo qurux badan oo somaliada dhan jeceshay allaha noo barakeeyo magalada borama kuwa hinasaa iyo shalmadaha tuurayana sharkooda allaha nagara mariyo raaxeesta waxii jacayl hayana sida mursal iyo hodan lamaanaha qarniga ayaan lee yahay..guuul guul guul
@mustafe7147
@mustafe7147 5 жыл бұрын
Dad is jecel maa la kalla Cellin karaa Aar jcylku ❤❤ xoog waynaa
@xumayramohamed3984
@xumayramohamed3984 5 жыл бұрын
Mustaphe Casse usheeg de wllo umadan dhaxgalka jecel
@mustafe7147
@mustafe7147 5 жыл бұрын
@@xumayramohamed3984 Wllhi Jcylku waa sidda mawjada badda oo klle Adduu go.aanka ma lihid ee isaga ayaa kuu go.aaminaya halkaad ku dagayso.!! Wll jcylka ayay Qalad fahmeen kuwaasi😃😃
@zuuraleydamuqdisha9828
@zuuraleydamuqdisha9828 5 жыл бұрын
Naag nagaha wax ka dheer hodan xaqada wad dhacsan taqanaa illah haku dayo Owlad jecel udgoonkad ka garataa ❤❤❤💋💋💋ha waro jecelku
@qalpiqalanjoluul7752
@qalpiqalanjoluul7752 3 жыл бұрын
Who still listening 2021. Gobeey Gobeey muxubiyoo Gobeey muhashada jacayl igu mudee ada igu maaxay gobeey.🔥🔥❣💓💯 Laba mataanaa oo midaa nahe nafta murugada yey muteysane dareen milicsiga umuraad fuli.😭💓❣❤
@ilyaasmedia24k
@ilyaasmedia24k 5 жыл бұрын
Xanunbadanaa marka ninkagi oo aad arkaysa naag la metelyo jacayl labta Ku haysto Ilahay haku dhibyareyo khadra xanunkad marayso wankula daremaynaaa 😪
@dr-mohammeddheereeye360
@dr-mohammeddheereeye360 5 жыл бұрын
Faiza xanuun maaahee waaa jacayl deee indr 🤣🤣🤣🤣
@yasminali2609
@yasminali2609 5 жыл бұрын
khadro silimo gob waaye xanuunkeda wan laqeybsanayaa 😭😭 insha allah ku kuudaryeelo sidii ilmuu dhalay cml ayn kugu duceynayaa 😍
@mawlidosman1574
@mawlidosman1574 5 жыл бұрын
Sakartul jacaylka allha u fudaydiyo😀😀
@cayniodaywaa156
@cayniodaywaa156 5 жыл бұрын
ninka ma adaa leh dee waxa kaliya ninka ku hayn karta wa jacayl hadu dhamaado dee waa wadada ku qul qul xasidka jooji hodan buba kusoo baxaya kuna qanacsan yhy
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 жыл бұрын
iyaba saw ninkeedii maaha
@sayidali7878
@sayidali7878 5 жыл бұрын
nin iyo nagahisa unbay ka dhaman layhin somalidu wlhi waa nasiib xumo lkin ee qimeya wxd dawanaysan lkin arimaha qoyska ninka mursal ma gayno inan hoos usi galno macasalama 🙌🙌🙌🙌
@dhagacademmm3752
@dhagacademmm3752 5 жыл бұрын
Mach Allah waxaas baa kalsooni iyo jacayil lagaa dhahaa Hodan team ha waaro jacayilku😙😙😙😙😙😙😙
@haniahaldhaa3566
@haniahaldhaa3566 2 жыл бұрын
I love this song suldankeyga ayaa iso dire intaan is guursan hda ayaan dhageysanayaa oo 2 gabdhood no jogaan xasuus time❣️
@mahmuodali8164
@mahmuodali8164 5 жыл бұрын
Waa markii igu horesay aan arkayo laba qof oo sidhab ah iskujecel waliba jecelkooda kujalay dhulkayga somaliland waan idin jeclahay dhamatiin
@sacidocadey410
@sacidocadey410 5 жыл бұрын
Adiga gorma sas u jilaysa maxamud
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 5 жыл бұрын
Hodan wax jeceyl lala jilo Amaa laa jecelado wad mudan thy💋❤️😘
@cayuusharagsan4736
@cayuusharagsan4736 5 жыл бұрын
King of KZfaq wnku xisny
@abdishakuurMohamedAbdikariim
@abdishakuurMohamedAbdikariim 13 күн бұрын
Waan ix tiraamayaa jacaylka ka dhexeeya hodon io mursal waxaan Lee yahay jacaylku hawaaro 😊❤
@firomsaahmed7503
@firomsaahmed7503 2 жыл бұрын
Hodan songs are my favorite every time, every were, I am oromo , I have not understand the meaning but I love it the music , thank you Hodan!
@abdulnur3317
@abdulnur3317 Жыл бұрын
Love is international language. Heart feels what is sweet regardless whether is understood or not
@Hudasiciidmaxamad
@Hudasiciidmaxamad 5 ай бұрын
@Hudasiciidmaxamad
@Hudasiciidmaxamad 5 ай бұрын
​😊😊😊😊😊
@Hudasiciidmaxamad
@Hudasiciidmaxamad 5 ай бұрын
@Hudasiciidmaxamad
@Hudasiciidmaxamad 5 ай бұрын
​00
@sundussiyaad7476
@sundussiyaad7476 5 жыл бұрын
Waxba lagama qaban karo🤣realy love neve end❤hawaaro caazhaqu cidiii kuh mazhquzha maxkamad hala saro💪❤
@munaqali2806
@munaqali2806 5 жыл бұрын
Hhhh hadhow xaajigaya mustqablka ku dheh marku shalmada ka raaco Really love never end
@naimamoha3903
@naimamoha3903 5 жыл бұрын
3
@qruxsanqamar2863
@qruxsanqamar2863 5 жыл бұрын
Saida Hagi nayaaa afkaaga suubso
@sundussiyaad7476
@sundussiyaad7476 5 жыл бұрын
@Saida Hagiadu ma kuwiiii mursal zheeda ka jcla ayaad thy🤣haday hodan ilmo dhazho mx ku jaban teda kle ma madhalayz ayay noqon lahayd🤣altana calafka ayaa u kala dhamaday kay ilmaha uh dhazhayna zidaz oo kle mursana calafka izku qoray hodana waa sunta nagaha kaga ilmayziza🤣🤣💪
@sundussiyaad7476
@sundussiyaad7476 5 жыл бұрын
@Saida Hagi cabdiqadir guuled aya la yidha lkn hdu ninku qabo hawl aya ku taale🤣 miyad ilazhatid gurigaga yaaa kagah bahan inaad wx ka dhacaya ogato🤗xaaa kaga jira nag la furay oo ninkala guursatay oon kuba aqoon 🤣intazina wah iga kaftan lkn sheko kle samaysan ku odhan laha🤗
@ahmedweliabdirahmanbare4307
@ahmedweliabdirahmanbare4307 5 жыл бұрын
Jcl bawa igale 😢😢😢 Khadro wll0 Masjidka iska gaal dadka isjacel isku dhaaf @team Hodan&Mursal 😂😁😁
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 5 жыл бұрын
Heybara official 😂😂😂😂waba sida
@hiboidriss8991
@hiboidriss8991 5 жыл бұрын
Hees iyo bahd waley dadkaan ishalashadey dayaa walalayal Hodan iyo mursal daad nasaba inta ilaragtey like igu qaabta ilahey heskukin barakeyo inchaallah cadowgu uu hari
@itsebyan
@itsebyan 5 жыл бұрын
Burcad rag maaha inantan waa naag rageed wlh 😊 support Hodan ❤
@abdilahisadiq4270
@abdilahisadiq4270 5 жыл бұрын
Wow Lamanaha qarniga 🌸😍😍🌸😍 Mursal iyo Hodan 😍😍 inbadan baan idin sugaynay inan aragno quruxdinoo isku milantay ❤️❤️
@burqamalka532
@burqamalka532 5 жыл бұрын
I’m Oromo wllh I’m a fun of Hodan & Mursal xees macaan waaye wllh , long live for both of them 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ❤️❤️❤️
@deeqodiamond9090
@deeqodiamond9090 5 жыл бұрын
Thanks
@Ayeh_Media
@Ayeh_Media 5 жыл бұрын
Rahama 😂😂😂😂😂wax waalan
@samaraabdiweli2905
@samaraabdiweli2905 4 жыл бұрын
@Rahama Ebra naa saqajaamadyahy dadka amaansii waxba ma dheeride ada uskak ah
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
@Rahama Ebra naa umada amaan sii wax yey waalani, adba magac oromad wadataa xagee lagu arkey soomaali "Ebra" la baxda, dadkaad caayeysid sow kamaad dhalan adba??
@mowidali8222
@mowidali8222 Жыл бұрын
GALATOMI OBALAYSO
@habonehoddon
@habonehoddon 5 жыл бұрын
Wlllhy hadad ku dawato biila qabyalad waxad daremaysa xanun jacel oo waadnaha aya marqudha ku labaa jeer bodayay hadanad inta daremin waali is aadkayn baa kugu jiirta ee iska ilaw khadra iyo waa isku qabiil M/H oo siniyada hesta ugu raxayso xita hadanad wax jecelayn daagdag ayad waa uu raadsan nolada M♥️K♥️H♥️ inta ila ila darensan 👍👍👍👍
@abiibakarks3196
@abiibakarks3196 4 жыл бұрын
Wlhi duriyada reer abtigay cid ka wangsn majirto ❤
@saamiahasan3517
@saamiahasan3517 3 жыл бұрын
He finally got his girl in the end ❤️ I love your love ❤️ may Allah SWT continue to bless you both
@sadiokahie7027
@sadiokahie7027 5 жыл бұрын
Naag nool waaye hodan xaajigaada waxaad tustay jaceelka waxuu yahay ❤❤❤❤
@susuhassan2928
@susuhassan2928 5 жыл бұрын
Jaceyl wa mcn markaad heesho qof ku fahmayo ❤
@arafatdjamila2549
@arafatdjamila2549 3 жыл бұрын
QOF GA WA XILIMA AYAD HELI WA MAR AAD ISGA NACDEY JACEYLGA
@maxamedxuseen6353
@maxamedxuseen6353 2 жыл бұрын
Lkn malinta weydo mugdi ayaa ku bilaban don
@somalindsomalilnd2404
@somalindsomalilnd2404 5 жыл бұрын
Wow wlhi hablaha duriyada samaroon siciid inta ku dakhrantay like isaara
@maxamedsaalax921
@maxamedsaalax921 5 жыл бұрын
Hablaha ah cida halla @ me
@hibohassan8939
@hibohassan8939 5 жыл бұрын
Yes waa hodan oo kaleh Marba nin hatidhaa hajigayiga aroos keduna waa 1 year oo kaliya sidii kii mohamed alta Abdi qadir guuleed dheere
@hamzamoh3d251
@hamzamoh3d251 5 жыл бұрын
Calankaasaa na dhibaya lkn hadalkaagu maxuma
@ifraacciro3681
@ifraacciro3681 4 жыл бұрын
@@hibohassan8939 ugf
@xafsaqueen8684
@xafsaqueen8684 4 жыл бұрын
@@hamzamoh3d251 😂😂😂😂
@qnnehal5242
@qnnehal5242 5 жыл бұрын
way hadana way 😃😄caadi maha Matanaha sanadkan 2018 inta ka heshay ani xata cawa waa ijiiten falaq falaq dhib cay naga gurteen wle awal khadro sinimo ayaa ahaa😜🙊 plz like 😘
@farhiyojama685
@farhiyojama685 5 жыл бұрын
Walahi waan maseray viv hodan iyo mursal romantic iga dhe
@sahareibrahim5989
@sahareibrahim5989 5 жыл бұрын
Duunida maarkaad qof jeeceshay waakha tiigu ini kaala kaaxeeyo haadana caalaf iskuu heeshaan waa sidano kall maasha allah guilaysta iskuu waara
@salmomahad471
@salmomahad471 Жыл бұрын
Manata oo tariikhdu tahay 5_Dec_22 malin isniin ah 8:25 waa markii igu horaysay aan hestaan ayadoo dhamaystiran soo radiyo xalay 7:19 fiidnimo gacalisadayda isoo dirtay wax yar kadibna way iga xanuun satay 😰😰 qadka iyo tllka cadigaa intaba waan kawayey 11:55 habenimo walsheed wacay iina sheegtay ineey xanuun santahy😥 suldamadyda xalay ilaa iyo hada waxa aan markasta kusoo ceshtaa hestaan waliba inta yartaa iga soodirtay . Waxay ii ahayd wahel 👉Kaalay Maree naftoo Ku marnoow😰 👈 Alle 🤲 cafimaad taam haikaa siyo Nolashydii😥😥
@axmedzaki6881
@axmedzaki6881 Жыл бұрын
Aamin zxp
@ashajama1344
@ashajama1344 Жыл бұрын
Magaca kugu qoran waa gabadh sidii nin bad uhadlaysa misana
@zafaabdirizak1267
@zafaabdirizak1267 Жыл бұрын
@@ashajama1344 😂😭ma ila yaptay
@maankey6048
@maankey6048 Жыл бұрын
Maxaa Naga kalay marka magac kugu qoran imika eeg😏🤐
@daadirmanodra7552
@daadirmanodra7552 Жыл бұрын
Hestaan ayatho damestiran inan helo waqti dher ayay iguqadatay rnti lkn cawo ayan helay rnti waa hes kuwacan mrwlpo in ladagesto Farxad kunolatha Appid Mursal iyo Hothan Abdirahman ❤ 😍 💖 ❣ 💕
@adnaahmed1628
@adnaahmed1628 5 жыл бұрын
Reer Hargeyza dhulkaa lagu jiiday 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@ismailmohamedismail4374
@ismailmohamedismail4374 5 жыл бұрын
Say dhididka uga tirayso day wxu waa nazab hodan c.rixmaan horay usoco byo qrxy
@youssouhassan2721
@youssouhassan2721 5 жыл бұрын
😍💋💕💞💞💞💕💕💞💕💕💕💕 💕💕💕💕💕💞💕💖💞💕💖❤❤💍
@kabtnxanafii7417
@kabtnxanafii7417 5 жыл бұрын
❤💘💑💏💖💝
@hassancade5052
@hassancade5052 5 жыл бұрын
Salmo jacel miran viv hodan & mursal
@Luckyboy-wb3xu
@Luckyboy-wb3xu 5 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😗😗😗😗
@gabileyboy1515
@gabileyboy1515 5 жыл бұрын
Ilahow labadan jacaylkooda isha aadamaha ka du aaamiin way tageen kuwan ❤💕💕💕💕💕
@khalidbezanikhalidbezani1708
@khalidbezanikhalidbezani1708 4 жыл бұрын
Hodon iyo mursal jclkoda wa mid gulesty ruxii jcl wax ka yaqano dhayahoda kadhehan kara jclka weyn ay isku hayan true love never end ♥️isku wara abid farxad igu nolada amen insha allh
@abdallalayloon5910
@abdallalayloon5910 5 жыл бұрын
Esh cala hees dad laiskugu tala galay hees ka turjumeyso darenkoda qurux badana jeceylka nocaan codad mcna inta mursal iyo hodan wadajirkoda ku faraxsan like isaraa tartanka wa bilowday😎😎😎😘😘😘
@ifraacciro3681
@ifraacciro3681 4 жыл бұрын
Yds2
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 4 жыл бұрын
Tartanka waa bilaawday kulaha✋😃
@qruxsanqamar2863
@qruxsanqamar2863 5 жыл бұрын
Labadan hdan arko sey isku jecel yihin qofan agoyn ayan hawada ku jclana allow jcyl kan cml ah ii sahal 😍😍😍
@happyahmed1257
@happyahmed1257 5 жыл бұрын
markay sok baxday heesta ayaami wacnaa noloshaydii duntay idhaafay talow mar labaad rabigu mayso celin keep it up naftayday be estrong ...
@mohazeofficial566
@mohazeofficial566 5 жыл бұрын
Hodan iyo mursal waalamana is aminsan ilahay haa iskukin macanayo rer hargayso ❤️like waxagina 👌
@jaaburcali972
@jaaburcali972 4 жыл бұрын
MOHA MEDIA Official suniita
@lechimiste3547
@lechimiste3547 Жыл бұрын
My favorite song 15/05/2023, heeestan scda markay tahy 02:19 yaan dhageysanaya, allah ha ikaa daayo my wife ADW Laba Mataano!! ♥💖 .
@omarzolaph9069
@omarzolaph9069 5 жыл бұрын
Gobeey gobeey muxibiyo💞💞 Gobeey gobeey muhashada💞 Jacayl jacayl igu muday 💞💞 Adaa igu maaray gobeey💞💞 💞Hodan💞 Labo mataan ah 💞💞💞 Oo midaan nahay💞💞💞 Nafta murugada 💞💞💞 Yay mutaysane 💞💞💞 Ka ag muuqo💞💞💞💞 Dareen milicsi ah💞💞💞 U muraad fuli💞💞💞💞 💞Mursal💞 Miciin kaygiyaay💞💞💞 Mahuraaneey💞💞💞💞 💞Hodan💞 Hee macaanoow hee💞 💞Mursal💞 Kaalay maaree💞💞💞 Naftu ku maroow💞💞 💞Hodan💞 Kaalay maaree💞💞💞 Nafta ku maroow💞💞 💞Hodan💞 Inaad maanka 💞💞💞💞💞 Meel ku leedahay💞💞💞💞 Maanka Mursal leedahay💞 💞Mursal💞 Meel madoow iyo💞💞💞💞 Mugdi kaa galin Hodaneey💞 💞Page_2_Mursal💞 Gobeey gobeey milgiihiyo💞 Gobeey gobeey maamuus💞 Adaa adaa mulkiyiyo💞💞💞 Mowle kugu saaday gobeey💞 💞Hodan💞 Kaama maago💞💞💞💞 Kaama maarme 💞💞💞 Ruuxa milicsiga 💞💞💞 Ku dulmeero 💞💞💞💞 U muuqdaa tahee💞💞 Jacayl mira dhala💞💞 Muuji awgay 💞💞💞 💞Mursal💞 Miciinkaygiyo💞💞💞 Midigteydaa💞💞💞 💞Hodan💞 Hee Mursaloow hee💞 💞Mursal💞 Kaalay maaree💞💞💞 Naftoow ku maroow💞 💞Hodan💞 Kaalay maaree💞💞💞 Naftoow ku maroow💞 💞Hodan💞 Inaad maankaa💞💞💞💞 Meel ku leedahay💞💞💞💞 Maanka Mursal leedahay💞 💞Mursal💞 Yaa madoow iyo💞💞💞💞💞 Mugdi kaa galin Hodaneey💞 💞Hodan💞 Inaad maankaa💞💞💞💞 Meel ku leedahay💞💞💞💞 Mursal qalbi leedahay💞💞 💞Mursal💞 Yaa madoow iyo💞💞💞💞💞 Mugdi kaa galin Hodaneey💞
@asmetasumayeta6016
@asmetasumayeta6016 5 жыл бұрын
😘😘😘😘😘
@faizalabdrahman2255
@faizalabdrahman2255 5 жыл бұрын
True love Never end😴Mursal and Hodan a xyaa jacayl
@muhammedsuleiman4682
@muhammedsuleiman4682 5 жыл бұрын
Oh hawaaro jacaylku ❤️ ilaahow intii is jecel isku sakhir ❤️❤️
@anabilmi8275
@anabilmi8275 4 жыл бұрын
Aamiin yaa rabiii
@yusufjama8819
@yusufjama8819 5 жыл бұрын
ASC mursal iyo hodan waan idin salaamayaa marka hore mar labaad nice song nice music thanks mursal iyo hodan best yusuf jama UK Birmingham
@innaabdulahi1970
@innaabdulahi1970 5 жыл бұрын
This song used to be one of favourite walahi to watch another woman hurt another woman and they way they are about in public aint fair. It aint wrong to marry another woman but remember to respect her once the calaf is over . Be humble and put yourself in her shoes hodan. I expected so much from walahi you didnt grow up in the bush. Were is your compassion gone .Today you are celebrating the man that she once upon time shared her life with . It is only human to have a heart aduunka wa laboo cisho. I ain't anybody team but Kindness is a mark of faith. Fuck love if it is like this
@sincerealii
@sincerealii 5 жыл бұрын
Inna abdulahi ma sha Allah sis....I’m proud of your humanity. I can’t stand women hurting each other
@mimisam4789
@mimisam4789 5 жыл бұрын
Inna abdulahi 👏👏👍👍
@selmabile7917
@selmabile7917 5 жыл бұрын
Absolutely gyal it’s so touching and heartbreaking to watch what is going on.
@haniahmed5547
@haniahmed5547 5 жыл бұрын
😚😚😚
@yantezfamily3439
@yantezfamily3439 5 жыл бұрын
Well said
@ahlaamkamal4879
@ahlaamkamal4879 5 жыл бұрын
Allow jacaylka dhiiga raacay uu waaro I am Team mursal and Hodan
@sleepingbeauty.8359
@sleepingbeauty.8359 5 жыл бұрын
wait until ur husband is stolen then u will feel the pain.
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Ahlaam Kamaal, Me too 🌷❤🌷Viva #Team hodam.
@mariamhaile564
@mariamhaile564 5 жыл бұрын
Jacayl maba waaro kii khadra muu warin kana waalamid isagaa isku dhajinaayay khdra oo lahaa naag kugu labayn maayo sidan baa kadambaysay ninoow hadaanba ku jelaado igu ciyaar waa qashin dumarka nasakiinta qalbiga kajabiya
@mariamhaile564
@mariamhaile564 5 жыл бұрын
@Rahama maxaa nasiib u wacnaday hodan iyada shilinkedi lacunaya reer na kala haatisay xagee nasiib jooga nasibow xaal qaado nin faaido malahan
@mariamhaile564
@mariamhaile564 5 жыл бұрын
@Rahama jacaylki khadro loo hayay waan aragnay hakuu ku dambeeyay kana waan sugi jacayl waa kii hore kiihorena laxoor kan muxuu shegi walaalo nin wakaa uun tii isku dhajisa iyo tii iska daysa nin waa caruur caga wayn hadanba iska daba waalo haygu ciyaaro
@kinghanad4709
@kinghanad4709 5 жыл бұрын
asma yar i love how she supporting them ❤
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
KAALEY MAAREE NAFTOO KU MARNOW. WAXASAA JACEYLA. HAMBALYO HODAN IYO MURSAL.🌷🌷❤❤❤❤❤❤❤🌷🌹⚘🌷
@faisakiin2012
@faisakiin2012 5 жыл бұрын
Qadr silmo tagaro buxda uuu hyaaaaaaaaa
@muminaileeye8488
@muminaileeye8488 5 жыл бұрын
Anigaa u hayaa gobtaaa khadra abdi silimo from boram down ilko badan
@khuuriye
@khuuriye 5 жыл бұрын
Nin hinaasan Ayaan Tahay 😂😂
@zacadezmail2855
@zacadezmail2855 5 жыл бұрын
Waan kula qaba fikirkaa
@queenofqueens9129
@queenofqueens9129 5 жыл бұрын
Illaahba runta jecele mursal wu ka raystay khadra quruxdiisa laga garta Hodana wa naag naxariis badan allah ha isku kiin daayo adigiyo saygaga baayo wixi maseersan iyagay u taal dooqa cajiiba sharaf ku nolow cadawga ma ciil baxo Hodan diamond 💎 ❤️❤️❤️
@sadiiqxasan4191
@sadiiqxasan4191 2 жыл бұрын
Qadra afka kasaar
@maprukajoqor9119
@maprukajoqor9119 5 жыл бұрын
Ilahu qof walba qofka uu jecli yahyi si ya rabi anigan iso dhawe
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 5 жыл бұрын
Jacayl dhab ah iyo hees iyo badh. Alla inantu wacanaa. Lamaanaha qarniga.
@tagsantayasiir1691
@tagsantayasiir1691 5 жыл бұрын
Ilaahay baa runta jecele xeeldheerida erayada iyo farshaxanka heesta tii Khadra baa sidata
@ugasolove.7494
@ugasolove.7494 5 жыл бұрын
Sax kuwan waaba is cajabiyeen
@shaaficishaafici9695
@shaaficishaafici9695 5 жыл бұрын
Hestani 2014 baa laqaday hada celis weye wx fahma
@kowsarhoney9754
@kowsarhoney9754 5 жыл бұрын
Hey ueuufud
@alishabae1312
@alishabae1312 5 жыл бұрын
Shekada waxa weeye Jacelka midooba cidiii ku mashquusha maxkamad hala saaro Team hodan ✌❤👈
@hodanali7994
@hodanali7994 5 жыл бұрын
Camal aan iyaga haynba dadki ma hayaan
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
👍👍👍👏👏👏👏👏
@apdirizakhargeisaawi1644
@apdirizakhargeisaawi1644 5 жыл бұрын
Mashaa allaah reer borma dhamaan reer hargiesa qadarinta showga from hargiesa
@umumuhanad6907
@umumuhanad6907 5 жыл бұрын
reer borama waan jeclahay waan idiinsalaamayaa dhamantiin from muqisho❤
@kalidmohed7485
@kalidmohed7485 4 жыл бұрын
Waan jecelnahay dadkii caasimada we love Mogadishu 😍😘💝❤
@queenhonest6978
@queenhonest6978 5 жыл бұрын
Sida dareenka ee heesta uqaadayaan inta ila aragtay likta igu qabta
@siradm
@siradm 5 жыл бұрын
2dan jcyka ban ku taageeraa ani iney is jecel yihiin eegmadoodad ka garan jclku waa dareen koodu jilliin maaha allaha isu daayo laakiin xaqqa gabdha kale ha iska ilaaliyeen haddey iney heer garaan doonayan.dadbaa Hodan ilka badan leh Hodan afmadow bey leedahay cirrid dameeraad ma leh
@rahmacabdirahmaan5634
@rahmacabdirahmaan5634 5 жыл бұрын
Masha alh hodan abdirahman dheere boqorada boorama Ku jecelnhy xbbti cadowga unoolow Inta hodan tagerta liketa haila dhafina
@mohammeddahir4981
@mohammeddahir4981 5 жыл бұрын
Esh qiyaasak inaba caadi maahan gaarigii anoo wadan wada highway khaldan galay dhageeysiga heestan Hodan anaa muda dheer jeclaa love from Toronto,Canada
@salmaanonline
@salmaanonline Жыл бұрын
Be cerfull
@braziliano12
@braziliano12 5 жыл бұрын
waaaw masha allah samaroonkii sharfat lahaa aya isku helay waa wada lagend samroonka hodan mursal asma saban waa guuleesta cod iyo qurux ayaad haysaa cadawgiina ha jabo
@unknown-je3ql
@unknown-je3ql 5 жыл бұрын
Asma samaroon miyaa
@braziliano12
@braziliano12 5 жыл бұрын
waa samaroon hadaane yaad moodaysaa
@jimjum1547
@jimjum1547 5 жыл бұрын
yirisow braziliano
@braziliano12
@braziliano12 5 жыл бұрын
@@jimjum1547 mahadsanid
@ruuxaani6868
@ruuxaani6868 5 жыл бұрын
Hadda waxa aanu nahay 9 waxaanu taageerno mugweyn leg u haynaa groupka Hodan. From Burco. Jigjiga yar ha waalato oo maduxu ha qarxo 😂😂😂
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Mainez Zubair, Soo dhawaada gobta reer burco. Viva hodan and Mursal.❤❤❤❤
@ayaanabdilahi2206
@ayaanabdilahi2206 5 жыл бұрын
Cajiib hodan runtii way iska dhicisay nagihi reer hargaysa ee shalmaha dadiyey #vivareerborma
@khadramaxamed6176
@khadramaxamed6176 5 жыл бұрын
Mash alha
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 4 жыл бұрын
Doqmaad tihin wlhi reer boramow
@zuneila9353
@zuneila9353 4 жыл бұрын
@@xisaabiyosaynis8479 adigaa nacasa
@apupakarapdulahi6124
@apupakarapdulahi6124 4 жыл бұрын
Sax wllhi wllshy
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
@@xisaabiyosaynis8479 Doqonoow maxaa naagaha ku dhex dhigey hadaadan dad ugu liidan? Hargeysadu show doqon badnaa. Yahuu.
@zaynaomar4836
@zaynaomar4836 5 жыл бұрын
ar kanaa jaceYl lgaa Dhahaa dhididka leYska tirYo 😍😍😍 jaceYlka aBidkii hawaaro ❤❤
@burcaiibnuburcawi4180
@burcaiibnuburcawi4180 5 жыл бұрын
masha llh hablaha samaroon waba bacbac inta ku dakhrantay gabdhaha samaroon siciid quxdooda
@dekkasagal519
@dekkasagal519 5 жыл бұрын
hodan c/raxmaan boqorada dadka wy kaa wada hinaasayan wlhi bini aadamkan waa cadow ziyaado yar kuuma ogolo lkn dhag ha udhigin somaliweyn dhan aaa garabkaga ah hodan mursal isku waaba❤❤❤❤❤❤❤
@nashaadabdi8595
@nashaadabdi8595 5 жыл бұрын
Khadra ba somaliweeyn ba tagersan odhan noolow khadra cadawga hajapo😍😘😘😘
@qofkujeceladoojecel5373
@qofkujeceladoojecel5373 5 жыл бұрын
Wllo hodan cidna kama hinasayso ee gabadh qaali ku ah gayiga soomalida ah weeyan lkn hadaynu bila aadam nahay inaynu khaladka ku tageerno maha oo qoys dhisan in la burburiyo walaga roon yahay diintuna way kasoo hor jeeda mrka dumarka waligeedba la labaysta lkn qof bila aadam ah inad jeesjees ugu darto maficna. Aadban uga xumahay haduu mursal naf leeyahayna ubadkiisa mustaqbalkooda ayuu u tudhi laha hoyadoodna mrba hees iyada khusaysa iyo gurgoodi hore inuu public usoo ban dhigo walaga qurx badan yahay wxana wx tariikhda galay ayuu noqonaya waayo waa dad caana wxanay sameeyn ku keenaysa ubadka uu isagu aabaha u yahay hodana waa hooyo oo kamay dhiidhiyin wxu awlaadisa usii dhigayo mrka wxay noqon doonan kuwa meel walba ciil abahood u qabaya waa ubadkisa oo bari haduu gaboobo kuwa umaydhaya waa iyaga.
@dekkasagal519
@dekkasagal519 5 жыл бұрын
Qof ku jecel Adoo jecel wll waa sax midaas khadraneh qof neceb mleh aniga xitaa lkn aniga wxn diidanahy halka meel aad hodan ugu soo jeesateen khadra iyo hodan waa gabdhahena haduu hal nin ka dhaxeeyo micnaheda ma ahn in hal qof mucaarad lgu noqdo waana midn ka dhiidhiyaayo wxan waa calaf illahana iskugu daray calaf hdd diidan iyo hdd yeshanba waqti xaadirkn hodanba waa hooyo hdd ku dhahdn reer ayey dumisy ilmahy heysato iyo kuwey dhali doonto soo ka xumaan maayn wxn dhan Dad unbaa buun buuninaya hdiii iyaga iska kaa xigee faraha lagala baxi lahaa wy fcnan laheyd wllo khadrana wn jclahy naceyb uma qabo wxbana ma iga haleyn lkn sadaxduba waa kuwa saxan
@zaajinabees8824
@zaajinabees8824 5 жыл бұрын
Team hodan isku waara guulayso.khadroy awlba.dulqaadba.lagugu hayay kkk
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 5 жыл бұрын
Heestaan kama daalo ❤❤❤❤❤ jaceyl ❤❤❤❤❤ isku waara farxad waarta ku wada jooga
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Me too❤❤❤❤❤❤
@luulabdi7958
@luulabdi7958 5 жыл бұрын
Woow nice alleh ha isku kiindaayo hodan iyo mursal wa labo isku so baxaya❤😙
@ayaanruun7013
@ayaanruun7013 5 жыл бұрын
Nafta murugada yeey mutysanee ka ag muuqoo♥️♥️♥️🔐
@hamdabili5240
@hamdabili5240 5 жыл бұрын
Mnsha allaah mnsha allaah mnsha allaah mnsha allaah mnsha allaah mnsha allaah mnsha allaah mnsha allaah mnsha allaah mnsha allaah mnsha allaah mnsha allaah mnsha allaah mnsha allaah mnsha walal hodan abdiraxman dheere iyo saygeeda Mursal muuse cumar nolaada oo farxad ku nolaad a bid hno
@khadarmahamed3953
@khadarmahamed3953 5 жыл бұрын
Wllo tawbad keen
@hamseatam3029
@hamseatam3029 5 жыл бұрын
Waa jacayl soo bilowdey wagii heestii Nolsha cusub,run tii abwaan kii heesta sameeyey oo ah abwaan jaylaani meel dheer buu wax ka arky.👏🏽👏🏽👏🏽
@fadumoabdirahmanmohamed5695
@fadumoabdirahmanmohamed5695 3 жыл бұрын
Heestaan ala maxeey xasuus igu tahy 🥰🥰🥰 ilahow iisoo celi xusus teeyda aamin
@yartiireergalmudug5835
@yartiireergalmudug5835 5 жыл бұрын
Hodan ma xaamilaa talow masha Allah isku waara😍
@saadiomoalin5296
@saadiomoalin5296 5 жыл бұрын
Ma Ila aragtay miskiinta sidii qof walac uur leh beey dhamaatay oo IL goantahay
@sowturahma3326
@sowturahma3326 Жыл бұрын
🥺Kaalay maree naftan ku marnow suldankeygii🫂👩‍❤️‍💋‍👨❤️💍ina manka meel ku ledahay maanka Zaki ledahay 🤴🏻🌏heestan waxan modaa in anaaga nagu socoto xirir keena wuu cusub yahay tarikhda bilowday 12,12,2022😔💌🥺🔐 3 maalin socdaa waxan u maleyaa 3 Sano runtii jaceylka mlhn wakhti gaara xiligo rabo ku galayaa❤️🤦‍♀️😭 Rabiyow naga yeel kuwii is arko calaf Isugu darto aniga iyo Zakigeyga 🤲💍 Nafta murugada yee muteesane ka agmuuqo mcne 😫👩‍❤️‍💋‍👨🫂 maqnaantada waa I murugo hppi😭❤️👨‍❤️‍💋‍👨
@zakariyesaid8606
@zakariyesaid8606 Жыл бұрын
Waxaad Noqotay sababta farxadayda, waxan dareema mudada yar eed garab joogto farax iyo dholacadayn bilaa xad ah. hadii aad i waydiiso waqtiga ugu Farxada badan noloshayda ? markii laga yimaado hooyo mcn aabo iyo walalo waxad tahay qofka kale ee aan agteeda ku dareemo farxad daganaan iyo qalbi Samaan❤️🌍Wan is arki doona anago faraxsan mcn 🥰
@naagadag4493
@naagadag4493 Жыл бұрын
Wlshey jacaylka ayaaba sas iska ah marku cusub yahay😩
@anabzeki8773
@anabzeki8773 Жыл бұрын
Amiin
@ikramkhaliif1402
@ikramkhaliif1402 Жыл бұрын
Amin
@ikramkhaliif1402
@ikramkhaliif1402 Жыл бұрын
Aamin
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 5 жыл бұрын
waan soo dhaweyn jecelka cusub ha waaro.labo mataana oo mida nahe Hodan iyo Mursal waxan idin leyahay wiilal, gabdho iyo caano iskuwara ubad diintoda, dadkoda iyo dalkooda anfaca allaha idin siiyo qoos soo kordhay isha bini Adamna Allah ha idika duwo
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 5 жыл бұрын
Inad manka meel ku ledahay yan madow iyo mugdi ka gali muniir😍😍😍❤🙏
@gouleittsheekhxareed1490
@gouleittsheekhxareed1490 5 жыл бұрын
Dumarku In Lala Guursado Ma Ogola Mida Lala Guursadana Waa Ku Farxaan. Idinku Dawakhay Anigu Kkkk. Ilahaw Habalaha Hodan Oo Kale Nooga Wada Dhig. Aamin.:DxD
@loveumom2746
@loveumom2746 5 жыл бұрын
😂😂😂 kuwa nimanka naga le jecel ku farxa in gabar lala guursado
@fardushurre1668
@fardushurre1668 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk aheey ah
@fardushurre1668
@fardushurre1668 4 жыл бұрын
Kkkkkk walhi waad ku dawakhday xaasidnimadooda
@guledabdiqadir1956
@guledabdiqadir1956 Жыл бұрын
Waxay ii taahay tiirka ay noloshaydu ku taagantahy walipa anaka oo aad u da,yar waxay isiisay farxad aan family gayga ka waayay😒😒 Darteed waan u dhiman karaa noloshaydu macne male hadan iyada waayo Ilaahayow ilaa intaan is calfanayno ii daa waan jeclahy boqoradayda (MARWA DUNIYO) Wll iigu ducee inaan nolosha la qaybsado ❤❤❤❤😘😘😘😘👸👸👸👸
@safiyaaxmed7602
@safiyaaxmed7602 Жыл бұрын
Ilhy calaf hakugu daro wll
@maxamedcaano
@maxamedcaano 9 ай бұрын
IlaahaYy hakugu calfo wllo 🥺❤️
@gaabkahajee690
@gaabkahajee690 5 жыл бұрын
Naag wax baratay hodon c.raxman😎😎😎😎👍
@dhaladkiitodheer5175
@dhaladkiitodheer5175 5 жыл бұрын
❤Hodan❤mursal❤ Wlhi jacaylkiina wan taageersnhy alle HaySu kiin DaayoH💋😘😍
@Ichikomydear34
@Ichikomydear34 5 жыл бұрын
Jaceylka ha waaro ha u joojina Hodaneey xaamilaa tehee Allah ku kala keeno
@allowadaaweyn6559
@allowadaaweyn6559 5 жыл бұрын
Mursal iyo hodan inaay is xalfan doonaan isna jecelyihiin waxaan ogaaday 2014 kii mar ay heeso lamaana ah wada qaadeeen anyways jaceeylka ha waaaro I support them
@allowadaaweyn6559
@allowadaaweyn6559 5 жыл бұрын
Inbadan nimco ladan feelings waaa cajiiiiib
@fadumoahmed2418
@fadumoahmed2418 5 жыл бұрын
@Nimco Ladan Yet
@eblamohamed191
@eblamohamed191 5 жыл бұрын
Heesti Dhaxdin, "Allow yaanan dhiman anigoon ku dhaxin" ducadii kujirta la aqbalay baan is idhi ba 🤣
@hodanmaxaxmuud3398
@hodanmaxaxmuud3398 3 жыл бұрын
waa runtaa wllo
@queenofmavia6090
@queenofmavia6090 3 жыл бұрын
😂😂
@hudamahamed
@hudamahamed 11 ай бұрын
Kama.marmo kama.marmee ax Ya hees wey hes dhafty wlhi❤😭🥺
HODAN ABDIRAHMAN QABIIL  MAYAQAANO DOOKHU BORAMA SHOW 2019
7:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,1 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 39 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 33 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 60 МЛН
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
UGBAAD ARAGSAN | INTAAD SACAB KA TUMILEYD 2021
5:40
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 9 МЛН
Caashaqa Dhabta ah 2015 by Mursal Muse
7:42
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 2,8 МЛН
MURSAL MUUSE & HODAN ABDIRAHMAN DHAXDIN CAASHO SHARAFTII JAALIYADA AWDAL
6:37
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 150 М.
KHADRA SILIMO | DABTAYDA LAGU GAMAA | FISKA LIVE SHOW
9:27
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
RAHMA ROSE 2014 DIGTOOR OFFICIAL VIDEO
6:05
Robleh Mohamed
Рет қаралды 14 МЛН
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,5 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
Heestii Amore - Hodan Abdirahman
6:02
Maxaa Cusub
Рет қаралды 3,7 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 751 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 16 МЛН
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,3 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,9 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 285 М.
IL’HAN - Bir aida (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 125 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 31 МЛН