YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD

  Рет қаралды 4,320,006

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

6 жыл бұрын

Yurub Geenyo
Qalbi Rabadh
Ereyada Xasan Dhuxul Laabsaalax

Пікірлер: 1 300
@nimcoali7360
@nimcoali7360 3 жыл бұрын
Yaa daawanaaya geerida sooraan Kadib Ax illhyoow kuu naxariiiso 😭
@mubashirbadri4547
@mubashirbadri4547 2 жыл бұрын
Aamin
@nimcoaxmed1262
@nimcoaxmed1262 2 жыл бұрын
Aamiin😢🤲🤲🤲
@deganbintuyusuf7184
@deganbintuyusuf7184 2 жыл бұрын
Allow Naxariiso 🙏😥
@sumayaaxmed217
@sumayaaxmed217 2 жыл бұрын
Aniiga wlhi😭😭allawo ku naxriiso
@mustafemaxamed2212
@mustafemaxamed2212 2 жыл бұрын
Amein
@adnaanvaizal3835
@adnaanvaizal3835 Жыл бұрын
Heestan mar wlboo murug dareemo kligy iska dhagysta manta oo ay tahy 8 March 2023 mlin arbaca saacaduna 18:08 😭❤️❤️ like saar wll
@zamkahenna3705
@zamkahenna3705 Жыл бұрын
Sorry wllo
@zunduznor6133
@zunduznor6133 11 ай бұрын
Waa laga baxaya murugta😊❤️🙌🏽
@caashocali4446
@caashocali4446 4 ай бұрын
like today
@zeramoudofficial5175
@zeramoudofficial5175 3 жыл бұрын
Xazuuz anan ilopikarin bay igu ledahay heestani ano zafara ayan wada dhagaysanay inan an xiliga isku wanagsanayan xiliwalpah anu ZAFAR WADA gali jirnay naziip wanag hapenimadiii marki anu sheekh kazoo paxayno ayu darawlkii gadhiga wadaay heestan nodaray manta oo ay tariikhdu thy 8mrch 2021 ayanu wada dhagaysanaynaa nasiip wanag mnta waxanu nahay lamaneh NOLOSHA kuwada faraxsan insha Allah dhawana noqon donah appe iyo hooyo ALLE hanagu gulleyo noloshaydiii azuuzah xaji ozman nolow noloshad igu wehelisayeh💔❣
@abdulahisheikh4687
@abdulahisheikh4687 Жыл бұрын
zaaiD ❤️❤️
@ahmedabdi145
@ahmedabdi145 Жыл бұрын
Barakooba😢❤
@daahahaji5053
@daahahaji5053 6 ай бұрын
Barakooba❤
@hamzicwafi2659
@hamzicwafi2659 5 ай бұрын
Barakooba❤❤❤
@maryamaahmed9177
@maryamaahmed9177 5 ай бұрын
Barakoba 😢 oo bariyal dhala❤️❤️
@oumalkairedjama5045
@oumalkairedjama5045 2 жыл бұрын
😭😭Yaa daawanaaya geerida sooraan Kadib Ax illhyoow kuu naxariiiso 😭😭
@madinomaanka7435
@madinomaanka7435 2 жыл бұрын
Aniga aya hada dawda heestn sooraan aya ku dheexa muqdo aalla u Naxriisto
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@cabdulahiyareyare2694
@cabdulahiyareyare2694 2 жыл бұрын
Illhy how naxaristo
@queenardaa8673
@queenardaa8673 Жыл бұрын
Ani🥺
@user-bw1eq2xl7t
@user-bw1eq2xl7t 6 ай бұрын
Ana hada arkey😢
@daadeheeye4175
@daadeheeye4175 3 жыл бұрын
ilaahay Ha u naxariisto Abwaan Sooraan🤲. U duceeya jilaagenii Weynaa.
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 2 жыл бұрын
Ilahay ha u naxaristo abwaan sooran
@zultanqaadiro6784
@zultanqaadiro6784 2 жыл бұрын
Heestan aadbaan u jecelahay runtii dhagaysigeeda kama daalo ilaa hada waan dhagaystaa😭🥺 tariikhdu hada waxay maraysaa 25/05/2021sabti saacadu waa 10:50 subaxnimo😭
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 2 жыл бұрын
Walaaalo🥺
@anwarpoy5259
@anwarpoy5259 9 ай бұрын
😢kajiifso😂
@FadxiCumar-pc2vc
@FadxiCumar-pc2vc 4 ай бұрын
Hada ma ilawday 😢
@cabdiwaasacducaysane5521
@cabdiwaasacducaysane5521 Жыл бұрын
Heestan maqalkeedii koobaad waxa uu dhahayga ku soo dhacay sannadkii 2021 illaa 2023 ayaan raadinayay, nasiibka ayaa maanta igu beegay inaan dhagaysto. Qof kasta oo farriintayda sannadkan illaa sannadada ka danbeeya arki doonoow. Faalladan ri akshin kaga falceli. Abwaan Sooraan Sugalle iyo Macallin Cabdinaasir macallin Caydiid Rabbi ha janneeyo. Amiinta soo raaciya.
@suleikhafarah4714
@suleikhafarah4714 Жыл бұрын
Ma joogta
@cabdilaahiquulle8467
@cabdilaahiquulle8467 Жыл бұрын
Alle ha unaxaristo labadoba iyo umada muslinkagaba wll
@Sakaria_
@Sakaria_ Жыл бұрын
Allahum ramham both😢❤
@mohamedhajjiupdi3482
@mohamedhajjiupdi3482 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto labadoodaba.😢
@azmarmohamud3522
@azmarmohamud3522 Жыл бұрын
Aamin aamin wll
@UmuManar
@UmuManar 5 ай бұрын
2024 yaa ila dawanoyo
@nimcaanonkodkaofficial3617
@nimcaanonkodkaofficial3617 4 ай бұрын
Aniga
@Nabadoon.Timajilac
@Nabadoon.Timajilac 2 ай бұрын
👋☝️
@azmazhuiap6475
@azmazhuiap6475 2 ай бұрын
@ubaxdeeq9050
@ubaxdeeq9050 2 ай бұрын
🫶❤️
@rahoadan
@rahoadan 2 ай бұрын
Ani 😅
@user-pq3pl1fu3r
@user-pq3pl1fu3r 3 ай бұрын
20 3bishi sadexad 2024 hadas iga dan beysid lig isar😢
@hassanabdirazhid9133
@hassanabdirazhid9133 3 ай бұрын
Hestan macana❤
@zakiabdilahi6772
@zakiabdilahi6772 3 ай бұрын
Heestan waxaan dhagaystaa Mar kastoo murug dareemo waxaan dhagaysanyaa maantoo taarkhdu tahay 2024/3/29 Oo Ramadaana tahay 19 ,Oo aan Dalka go,aan ka qaatay inaa ka tago aan dhinto ama an yurub aan galo labadaa mid insha allah .guul baan Rajaynayaa 🙏dhalinyarta wadanka joogtana guul u Rajaynayaa
@Mustafefaysalmaxmed
@Mustafefaysalmaxmed 2 ай бұрын
Miyaad tahriibtey shp
@zundusdaahir143
@zundusdaahir143 Жыл бұрын
Anigo raba heesaha yurub geenyo ina iska dhageesto KZfaq uso galey ban heestan waxan ka dhex arkey legend sooraan ilaahow qabriga ku nuuri oo ku naxariiso😭❤
@Princehishaam
@Princehishaam 19 күн бұрын
😢😢😢😢Amiin wllhi aniga xitaa comment kaaga ku arke lee waayo wan iska dhageysanaaye muuqal ahaanta massive dhuganeynin😢Allow kuu naxariiiso🤲🤲🤲
@mustafesaleban5792
@mustafesaleban5792 3 жыл бұрын
2020 /10/20 hadad ka denbayso qalbi baad leedahay ana jacayl kugu qabyoobay like isku muuji
@raxmaquruxofficall2595
@raxmaquruxofficall2595 3 жыл бұрын
20/21/7=21
@mustafesaleban5792
@mustafesaleban5792 2 жыл бұрын
@@raxmaquruxofficall2595 jacayl baa kugu qabyoobay sidada
@buuxocali4820
@buuxocali4820 11 ай бұрын
"Adaa kala riday Reerkeenni dhisnaa Inteen rukumada Ha rujin ku lahaa!" Yurubeey, waad na qalbi taabatay! 💔🥺
@iloveu1938
@iloveu1938 5 ай бұрын
axxx
@shabeel7467
@shabeel7467 2 ай бұрын
Ma reerkiinii ayuu ninkii kaa daadiyey, INTEEN ARIMAHA ARJI KU LAHAA, yacni u kaadi oo guriga ha inaga dumin.
@richhome3678
@richhome3678 2 жыл бұрын
Dhaxaan rig rignaa Raxleeyey dartaaaa Dhaxaan raacdada Rafaad u muteee Raxmada caashaqu Hadmey ku rushayn💔😥 Qalbiga rabadhkii hadmuu Radayaa?
@barwakoahmeth1471
@barwakoahmeth1471 Жыл бұрын
Ilahay haw naxristo soraan🥲🤲 Heeskan favourite Bay I tahay habeenka ay soo bxdey ilaa cawa ooy tahay 16 Dec 2022🥺❤
@mulkiahmo7263
@mulkiahmo7263 Жыл бұрын
Aamin
@hurusenugaaneed2097
@hurusenugaaneed2097 5 ай бұрын
Alle ha u Naxaristo Ustaad Abdinasir macalin Caydid iyo Sooraan Ismaacil sugule, Waxay ahayen Laba Legged oo qulubta umda Ku weyne
@umocabuudi7128
@umocabuudi7128 4 жыл бұрын
Wiilbaan jeclaa 3 Sano Wali Maan helin waanu iga siijeda in aan Malin uun hantiyo soduceya 🇶🇦
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
umo cabuudi Inshallh Wallo Haduu Khyr Kuu Leeyahay
@ggmoha1190
@ggmoha1190 4 жыл бұрын
reer Qatar miya Tay🇶🇦✋😂😂
@amiiraabdilahi2709
@amiiraabdilahi2709 4 жыл бұрын
Alle hasoo dhaweeyo
@zulekhbulaale2877
@zulekhbulaale2877 3 жыл бұрын
Zxp ale ha kuzo jediyo
@umalkhayrmediapro9031
@umalkhayrmediapro9031 3 жыл бұрын
💋💋💋
@Eprozz
@Eprozz 11 ай бұрын
Yurub maxamed Cabdi (geenyo) Umalayn maayo gabadh badali doonta inay jiri doonto heestan waa heesaha loogu jecelyahay heesaha ay qaado still listening ❤❤❤ AUN SORAAN 😢😢
@NAJEEEBB
@NAJEEEBB 6 ай бұрын
Ha walahi wa boqorada codka axya cod mid badasha fanka maso mari donto ❤
@asiaabdi488
@asiaabdi488 Жыл бұрын
2023 yurub genyo fankeda kma daalo alle ha u naxariisto sooran io Abdinasir macalin janatu fardaws alle ha idin geenyo anaga alle hanaga madobeyo heesahan 😭✌💔
@nuurmukhtaar9174
@nuurmukhtaar9174 2 ай бұрын
Amiin amin amiin
@user-yl8zx9vs8u
@user-yl8zx9vs8u 3 жыл бұрын
yurub geenyo weey xanunsantehe haloso duceyo 😭😭anigo heestan iska so xasustay ayan maqlay ine xanun santehe illahayow cafimad taam ah sii waa adon kaki oo kubahan mnt 🥺💔
@ustaadsiciid6951
@ustaadsiciid6951 5 жыл бұрын
Inta abwaan Sooraan wadata baaan kow ka ahay aptiyaal 😂🥰
@xafsajanno6492
@xafsajanno6492 4 жыл бұрын
Rytiei
@harmonyandpeace_
@harmonyandpeace_ 3 жыл бұрын
ALLa Ha unaxarizto
@QadanQadiiraek-wk5cc
@QadanQadiiraek-wk5cc Ай бұрын
Ilaahay ha unaxariisto 😢😢 1:07
@husienyare2720
@husienyare2720 3 жыл бұрын
Zooran rabbi Haku raxmdo 😭😭 10/7/2021 daawanaya
@nastexonalka9151
@nastexonalka9151 5 жыл бұрын
Ada kala ridey rerkeenii dhisnaaa dhisnaaa inteee rukumada harujin kulahaaa Ax ax😭😭😭😭
@nimcosulieman5752
@nimcosulieman5752 Жыл бұрын
Still wan dhagystaa heestan❤ Sooran alle haku naxaristo🥺
@mutazmuhumed1526
@mutazmuhumed1526 Жыл бұрын
Same 😭
@muniizessa9031
@muniizessa9031 3 жыл бұрын
Anoo manta dawanaya aya soran igaga sobaxay ax Allow kunaxariso 😭😭😭🤲🤲🤲🤲2/6/2021
@canabquen380
@canabquen380 5 жыл бұрын
Qlbiga rabadhki hadmuu rdiyaa 😍😍😘inta eey heestan tabaty like haila gafin
@user-wj7he4ci2v
@user-wj7he4ci2v 2 күн бұрын
Axyaa qaraami heestan markay soo baxday waxaan si kadisa uga maqlay tvyadii lacagta ahaa ee flimada laga daawan jirey kadib memary ayaan ku shubty anoo dareemaya dareen jacayla inana aan jeclaa kadib massege ayaan ugu diray balse jaceyl dheer kadib inantii waa laguursaday 5caruura ayay leeday germany ayay daganty waanan iska war haynaa wll nolol quruxdeed soo qaadanee alle wax ku dhiba kuma tuso reerkaagana alle hakuu barakeeyo caawa ayaan xasuuso wacn galay wanan jeclaan lahaa haduu wakhtigu inuun soo noqon lahaa lkiin ma dhici karo ❤❤
@sowturahma3326
@sowturahma3326 2 жыл бұрын
Nolasha adunka mahan wax sahlan waa murug rafaad iyo dhibaato aan dhamaad laheen lkn maalin rajadeyda waa I rumoobi dontaa I a💔😰✌🏽
@hamdahapi8932
@hamdahapi8932 Жыл бұрын
Halka waxa ka muuqda Sooraan io Abdinasir macalin caydiid ii labadooduba inaga hoseya ilaahay ha unaxariisto😢
@iqrakeyf7697
@iqrakeyf7697 Жыл бұрын
Heestan maan aqoon balse naxariis badanaha aan jecelahay ayaa codkiisa saafiga ah igu baray oo iigu qaadey❤👥 Kadib Aad ayaan u jeclaadey haddoon dhageysanayo codkiisi ayaan ka dhadhansanayaa "Dhaaxaan rigrignaa" markay leedahay wllhi isaga codkiisa iyo anigoo dhoollacaddeynaya ayaa ii sawiran. Waan ku jecelahay mcn alle haygu kaa manneysto Boqorkeygi naxariista badnaa 👥😢🙏❤
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 Жыл бұрын
🥺🫶❤️Alle hakugu simo abaayo 😊
@king_ipriyoz47
@king_ipriyoz47 10 ай бұрын
Kazi mala waa aniga 😂
@engabdishakourismailahmed4453
@engabdishakourismailahmed4453 2 жыл бұрын
"Raxmada cashaqu hadmay ku rushayn Qalbiga rabadhki hadmu radayaa" Rip Sooran😪 Still I'm watching this video.....31-December-2021 Tomorrow will be the new year 2022 if allah say.....
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 4 жыл бұрын
Hestan wxn ku xasusta jacalji igu horeyat😭😭 calaf iskumanu yelan
@abulabasibnadam622
@abulabasibnadam622 3 жыл бұрын
hadaad aragto ninkaa calaf iskumaanaan yeelan iyadaa kala tuurtay
@Mustafefaysalmaxmed
@Mustafefaysalmaxmed 2 ай бұрын
Rabi idinka raali noqoy saaxibyaal Jacayladiinana Nolol qurux badan la galaa idim alle ana igu soo duceeya Gabdhan ilaa iyo yaraanti aan jeclaa inaan calaf ku helo meqamkiinad ku slmantin 2024/5/6 Xili habeenimo 9:19 Hadad iga danbeyso love dhac ku sii Nabadey mucaashqinow😅❤️🦁
@nasiimmuqtaar3262
@nasiimmuqtaar3262 Ай бұрын
Ravi hànowada sahlo
@mohamedofficial3883
@mohamedofficial3883 6 ай бұрын
1:00 Habeenimo germany,frankafutt 🥺 kaligey baan hestaan qolka iskaga dhageysanayah Still i'm single🥺💞
@najmayyy
@najmayyy 5 ай бұрын
Iska dulqado mar un wey imane
@suhaib9811
@suhaib9811 5 жыл бұрын
‘’Qalbiga rabadhkii hadmuu radayaa’’ woof calayk hees waa dhaaftay ❤️
@juweeriyaqaasin1895
@juweeriyaqaasin1895 2 жыл бұрын
Heestan Yaa dawanaya 19/6/2022 oo so xasuustay jaliigii wayna sooraan ismaaciil sugulle allah ha u naxariiste 😭😭🤲
@nuurmukhtaar9174
@nuurmukhtaar9174 2 ай бұрын
Alle janatu fardowsa haka waraapiyyo😢
@Zaamboy
@Zaamboy 4 жыл бұрын
*Kama daalo Queen Yurup geeyo heesahaaga manta waxay tahay taariikhdu 17/07/2020*
@abdulaahiali8528
@abdulaahiali8528 Жыл бұрын
Heestan wxan dhageysanayaa. 23/5/2023 xili galab ah walipa ano faarax ah hda iga danbeyso love ii saar ❤️‍🔥🙃
@blackdiamond699
@blackdiamond699 9 ай бұрын
01/10/2023 3:23 AM habeen saq dhexe Baan dhagaysayaa anigoo isbitaal ku jira mid ka mid my favorite song ❤ hadaad iga danbayso like 👍
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
Ax yaa hees iyo badh anoo 11 dhagaysan jiray maanta 19 ahay SAWTU RAXMA 🔥❤🙏
@AbduhalimXallo
@AbduhalimXallo 6 жыл бұрын
Heestan wlhi sii aad ah ayaan utaagera yurup hore alleh haku daayo wll qli😘
@suhuursuhayra3986
@suhuursuhayra3986 2 жыл бұрын
Amiin
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 2 ай бұрын
Sawtu raxma old is gold ❤
@user-um1lm8gw8y
@user-um1lm8gw8y 2 ай бұрын
Yeh🎉
@sadakabdirizak4284
@sadakabdirizak4284 6 жыл бұрын
Heestan markaan dhagesto waxaan soo xasuusta wax aniga ii qas 😔😔😔😢
@Sharmakasharma856
@Sharmakasharma856 6 жыл бұрын
Sadak Abdirizak ax wll waan ka xumahay
@runtumafantaa7030
@runtumafantaa7030 6 жыл бұрын
Anigana Jacayl aan Jirin baa igala😂😂😂
@Sharmakasharma856
@Sharmakasharma856 6 жыл бұрын
Amiin Cali 😂😂😂😂 baayo
@asadabdiqadir6754
@asadabdiqadir6754 4 жыл бұрын
Same as you bro
@samiiramaxamed3063
@samiiramaxamed3063 4 жыл бұрын
@@runtumafantaa7030 inaga isku mida 🤣🤣🤣
@holaacfilms9219
@holaacfilms9219 3 жыл бұрын
Xususaha qar qalbiyada dhawacan tabanaysa heesta way iga gadan tahay Yurub Genyo iyo Bahda waqal wahan Idin lenahay Shaqadad nohaysan Lamaso kopi karo😘😘😘😘
@user-lh2ui3dj5m
@user-lh2ui3dj5m Ай бұрын
Cawa oo ay tarikhdu tahy 17/05/2024 ayn dhageysanaya wxan daremayaaa xanun aad u fara bdn 😢 aniguh walid wxan lehy hooyo bes aabo anoh 3 year jirah ayuh dhibty wxan la dhashy 5 qof lkn hooyady kma aan San helin jaceyl walidnimo tan iyoh yarantydii mnah garanayo zbbta anigoh 14 year jirah ayn shaqo bilaby ilah hdana waan wdah jidh ahaan iyoh maskax ahaanba waan u dalay wxan barty wiil wxu iguh abury jaceyl aad u fara badan 😢 waxa uu ii ahaa wehelka kliya een haysto dhip walpana uu ilah qaybsan jiry anigunah wxanba u qond3yay inuh yahy qofkii aan adunka kulahaa problem family darted ayuh igah faa,idaysty gabadhnimadina uu igaga ciyary kadipna uu igah tagy lkn alx uur ma qaadin 😢 qalpigah ayn ka dhinty wllhi isaga dabadiii qof lama hadlin waayoh kalsooni iskuma qapo ilahy Mar walpa danbi dhaaf ayn weydista dhip kasta oon mrayana wxa igah dhaadhacsan sinadii aan sameyay darted in laygaga jarayo 😢 iso duceeya qof nloshayda ku haboon inan helo oo dhiptii oo dhan aan ku ilaawo 😢😢
@ahmedakhyaar5701
@ahmedakhyaar5701 2 жыл бұрын
Rabbi naxariistii janno ha u gu deeqo Abwaan/ majaajileyste Sooraan oo heeskan ii ga muuqda isagga oo aad u faraxsan. Waxaan rajeynayaa innuu aakhiro siddoo kale ku faraxsanyahay oo Alle raali ka noqdey. 03 July 2022. 21:07 daqiiqo aniga oo ku sugan Hargeysa ayaan soo qorayaa.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
Allah ha unaxariisto saaxib aduunka sidaan ugu jeclayn haloo jeclaado aakhiro 😢
@kaatiploqmaankaatip1829
@kaatiploqmaankaatip1829 Жыл бұрын
Aniga manta ayaan dhageysanaya 03/07/2024😢 12:23
@mokhtarosman6946
@mokhtarosman6946 Ай бұрын
What an amazing woman, Yurub Geenyo! waa magac u qalma , waa fanka soomaalida at its finest. waa number one! gabadhani astaanta fanka soomaaliyeed. respect❤
@hodanhashi6096
@hodanhashi6096 5 ай бұрын
Sanadkii cusbaa 2013 waxaan ku dhageysanayay Istanbul 😢 and i'm still heartbroken 💔
@abdihussein4186
@abdihussein4186 3 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto abwaan sooran noola dhimay aduunyo😢😢😢😢
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 6 жыл бұрын
Intii #Sooraan uun Daawanaysay Ciyaartiisa Like iisaar 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@gacalobosslady4622
@gacalobosslady4622 6 жыл бұрын
Somali American wlhi soran anba indhaha kuhaya
@abdirahmaan9896
@abdirahmaan9896 6 жыл бұрын
yuurub
@abdyrahmnahmed5232
@abdyrahmnahmed5232 5 жыл бұрын
Hi
@susuibrahim704
@susuibrahim704 5 жыл бұрын
Somali American jfufkfjk
@susuibrahim704
@susuibrahim704 5 жыл бұрын
Abdirah Maan989 jhfttii
@saharla3550
@saharla3550 3 жыл бұрын
Sooraan😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Amiirboy
@Amiirboy 3 жыл бұрын
Waaa xilagay carabtu dhigi jireen axyaa zawtul rahma waaa markay yurub stage ka kaaga raaxayzo codkeeda dahabka❤️❤️
@NAJEEEBB
@NAJEEEBB 6 ай бұрын
Nagaca sawtu raxma dhayal uguma bixin ❤wale boqorada codka yurub geenyo
@aliahmnedabees4640
@aliahmnedabees4640 5 жыл бұрын
Anaa ka masuul ahaa wixii dhacay cuz i ain’t knew everythinks i did but markaa hestaan dhagestay i fill in love
@ahmedakhyaar5701
@ahmedakhyaar5701 3 жыл бұрын
Hadaad October 2020 daawaneyso like waad saari kartaa haddaad haleesho.
@khaalitt
@khaalitt 8 ай бұрын
Still hitting my heart😢💔 Never gets oLd🫂
@sweatheart9139
@sweatheart9139 2 жыл бұрын
1/Aug/2021 20:56 habeen isniin ah💔 Raxmada caashaqu hadmay ku rushayn🥺
@maajidcade8892
@maajidcade8892 2 жыл бұрын
very sad halkaas waxaa iiga muuqda adeero sooran marxuun in bdan inaga sooqosliyy alle hawnaxariisto 💔💔😭
@AsmaXamud-ix2sl
@AsmaXamud-ix2sl 6 ай бұрын
1/1/2024 happy new year 🎉 ✨️ ilaahay haw naxariisto sooran😢
@AhmedElmi5838
@AhmedElmi5838 5 ай бұрын
Aamiiiin
@nuurmukhtaar9174
@nuurmukhtaar9174 2 ай бұрын
Amiin amiin
@NAJEEEBB
@NAJEEEBB 6 ай бұрын
Qurux io cod 💯 sawtu raxma magaca ah dhayal uguma bixin wale boqorada codka
@abdilaahimano6787
@abdilaahimano6787 2 жыл бұрын
Yurub geenyo waa khadra daahirta qarnigan aynu jogno aduunka Khadra daahir cige ilaahay haku naxariisto
@lundimohamed9625
@lundimohamed9625 6 ай бұрын
Machallah I'm not used to listening to music but morals don't allow me for this song so for me the best yurub geenyo with his golden voice❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@munoshariif44
@munoshariif44 Жыл бұрын
2023 Dawnaya Sooran ujeeda Allh u naxariisto 😭😭😭
@bintusuldanabdi3842
@bintusuldanabdi3842 3 жыл бұрын
Abwaan ibraahim ismail soraan sugule ayaa halka ka muuqda allah haw naxariisto yaa rabbi😪😪😪😪😪😪
@updiaziizsli2195
@updiaziizsli2195 3 жыл бұрын
AamiiN AamiiN
@baarigacabdi2558
@baarigacabdi2558 3 жыл бұрын
Alle Hau NaxariisTØ SøøraaN
@Sharmakasharma856
@Sharmakasharma856 6 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😢😢😢 yurub Mohamed Abdi yurub geenyo qurux badan wale run bad ka hadashay habo macaan Heesta ma anigaba leyga qorin Habo macaan nolow ❤❤❤❤
@daahiromarduurgal855
@daahiromarduurgal855 2 жыл бұрын
Dartaa Rafaad qarsaday 😓 Adaa Raxan raadshay 😓 Jaceylka Rajoobay 😓 ✍️✍️
@khadiirakayse8428
@khadiirakayse8428 2 жыл бұрын
Ax sooran ismaiil Allha Raxmaankii janooyinkiisa Hakugu Casuumo😭
@khalidhamudofficial1005
@khalidhamudofficial1005 5 ай бұрын
AUN 😢 sooraan 2024 yaa daawanya
@AbdilaahiAhmed-uz4wg
@AbdilaahiAhmed-uz4wg Ай бұрын
2024/29/5 Laba nin oo waaweyn ayaa ka muuqda Rabbi ha u naxariisto labadoodaba. Sooraan Ismaaciil Sugule iyo Ustaad Abdinasir macalin Caydiid
@aminupdyaden9970
@aminupdyaden9970 2 жыл бұрын
Sooran baan ka arka mesha allow kunaxariiso😢😢😢😢😢😢😢😢
@suhuursuhayra3986
@suhuursuhayra3986 2 жыл бұрын
💔Raxmada cashaqu hadmu ku rushayn💯 Qalbiga rabarke hadmu radaya
@arwaaallaleh1330
@arwaaallaleh1330 4 жыл бұрын
Wali ya dhageseyta 2020 ❤️
@tayoserpashe3132
@tayoserpashe3132 2 жыл бұрын
2021😂
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 Жыл бұрын
@@tayoserpashe3132 2023😂
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 4 жыл бұрын
Kama daalo codka Sowtu Raxma geenyo wxn dwnya 8/3/2020 ciidi Ila dwnaysa like hayla dhaafin
@Hodanomar592
@Hodanomar592 2 жыл бұрын
Raxleeyey dartaa🥹 Raxmada cashaqu hadeymey ku rusheyn Qalbiga rabadhkii hadmuu radayaa😭🥹 14/7/2022
@maxamedmacallin1
@maxamedmacallin1 2 жыл бұрын
Yurub geenyo iyo dhamaanba abwaan kasta oo hees ay qaado u dhiibay, waxaan ku tilmaamo ma aqaan, tolow ma iyadaa codsan jirtay dareen tabinta tolmoon mise way la kulmeen. Waxaan hubaa inay tahay Mucjiso.
@zacki_zakta6001
@zacki_zakta6001 Ай бұрын
Heestan xaalada ku jiro ayey kahadleysaa qof maqan ayaan rajo kasugayaa wllhi ma.aqaan saan ku hilmaamo gabadhaas qalpigeyga ayey ku lock gareysanthy waayo waxey aheyd gabar aad uqurux bdn qalpi nadiif Ah wanaagsan xariir ku fecan dhankasta lkn wxn kaxumahy ineysan caaw ku jirin nolosheyda wxn leeyhy meesha tagtaba madaxaada kor dhibaatada Allah ka dhowro mcney 🥺❤️‍🩹
@abdulahimohammed3407
@abdulahimohammed3407 3 жыл бұрын
yurub geenyo wllhi waa fanaanada kaliya aan fanka somalida ka taageero cawale aden ayaa bas ka horeeya
@NAJEEEBB
@NAJEEEBB 6 ай бұрын
Xaga hablaha yurub geenyo aya uhoreysa ❤
@dahiralimohamed1175
@dahiralimohamed1175 3 жыл бұрын
Halkaan waxaa iga muuqda sooraan caawa waa mootanyahay rabbi naxariistii jano allaha kaa waraabsho
@AmiiraCumar-sy2hq
@AmiiraCumar-sy2hq 2 ай бұрын
12/may 2024 Secada 10:12 schoolka dhexdisa aa ku dhagesanaya hada iga danbeyso love Hai dhaafin😂
@ubahomer2468
@ubahomer2468 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto sooran iyo dhamaan intii inaga dhimatay ba Aamiin yaa rabbi
@adenabdikarin4131
@adenabdikarin4131 5 жыл бұрын
Adaa kala ridey reerkeennii dhisnaa. Intee rukumada ha rujin kulahaa. Axyaaa heees ayeeyo yurub geeeyo
@hodoabdi7105
@hodoabdi7105 5 жыл бұрын
Hanki kamaan reebinoo😭😍 Xiskan raacay baa Rabbaayad noqdee💘❤️💕
@daahiromarduurgal855
@daahiromarduurgal855 2 жыл бұрын
Dartaa Rafaad qarsaday Adaa Raxanraadshay jaceylka rajobay Adaa kala rida Rerkii Dhisnaa 😓😓😓
@kafiyaugass5637
@kafiyaugass5637 Жыл бұрын
@@daahiromarduurgal855 daxan rigrigna raxleyey darta daxan racdada darta u mute raxmada cashaqa hadmay ku rusheyn
@hanadtallawi4326
@hanadtallawi4326 3 жыл бұрын
Heestan waxan dawanaya isaga oo dhintay abwaan sooraan 9/07/2021 alle naxaristi janno haka warabiyo abwan keeni 😭😭💜
@cabdishugri2900
@cabdishugri2900 2 ай бұрын
Still watching the song April 17 /2024😢 Sooraan ilahay ha unaxariisto 😢
@user-ho4gc4oh4f
@user-ho4gc4oh4f Жыл бұрын
1/1/2023 12:00AM 🤩🤩❤ Jacayl Iigu dhacay Caruurtayda Hooyodod Muhundus C/ asiis ❤❤🤩 Love you ppe ❤🤩🤩
@wayelkajaqafsada3142
@wayelkajaqafsada3142 6 жыл бұрын
Allah jecliyaa yurup geenyo laguu xiisyay soo labasho wacan abwaan Xasan dhuxul labsalax abwaanka abwanada best erayo
@Alqanimedia.
@Alqanimedia. Ай бұрын
2024 june still listening🎶 this song thinking 🤔 mai ducaqabe
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 6 ай бұрын
Qalbiga rabadhkii hadmuu radayaa sowtu raxma mi fav fanaanad nolal waarta ❤😊
@omalkhyrmahamuut8528
@omalkhyrmahamuut8528 Жыл бұрын
Anigoo Heesta si qumaatiya udhagysanya ayun bu dar Alle soran oo xalka Ka farxsani iGa so hor baxay😿😿 I quickly changed wlh . Rabiyooow kuu naxariso soranow.
@cabdiraxmanmaxamed1
@cabdiraxmanmaxamed1 11 ай бұрын
Fav song ❤ stell waching 11/8/2023 Allaw u naxariiso Apdinasir m/aydid iyo sooraan sugule😢🤲🤲
@maxamuudapdiqani1353
@maxamuudapdiqani1353 2 жыл бұрын
Halkas waxa iiga muuqda ale haw naxristee apwankii majajilaytihii waynaa soraan ale haku naxariisto Abwan🥲
@shamai6435
@shamai6435 2 жыл бұрын
The very best of all songs sang by yurub geenyo full of love and understanding hope the rubber heart 💖💖💖 melts and returns the love you are priceless yurub
@mohansinglee9934
@mohansinglee9934 2 жыл бұрын
2021 raxmada caasha hadmey irisheyn😪😢😢😢😢😢😢😢
@Zareeyyaahmet7712
@Zareeyyaahmet7712 Жыл бұрын
Majaajilayste sooraaan😢😢😢 ilaahow kuu naxariiso
@anfacahmedhassan9581
@anfacahmedhassan9581 3 ай бұрын
Adaa kala riday Reerkeeni dhisnaaa Inteen rukumada Ha rujin kulahaa😢💔 Hestaydi😢
@nimoaden7410
@nimoaden7410 Жыл бұрын
Heesta u jeclhy yurub geenyo waxa dhagystaa maalin walba 2019 ilaa maanta 2023
@Cabdilahi_Yusuf
@Cabdilahi_Yusuf Жыл бұрын
3 / 7 / 2023 Hees Aad II Dareen Badashay RunTii 😣💔 SawTu Raxma ❤
@apdirizakahmett6864
@apdirizakahmett6864 3 жыл бұрын
Alle hagu naxaristo sooran Manta ayuu dhintay heestan ayuu si gadis ah igaga soo baxay alle janatul fardawsa haka warabiyo 😢
@nimcomaxamedcabdi4724
@nimcomaxamedcabdi4724 Жыл бұрын
Amiin allow qabriga uwaasici 😢
@apdiraxiinmaxamuud8041
@apdiraxiinmaxamuud8041 15 күн бұрын
Who still watching 2024 😢❤
@abdirazakhuzein9982
@abdirazakhuzein9982 Ай бұрын
Laba nin baa halkaa iiga muuqda waa Sooraan iyo Cabdinaasir Macalim caydiid Alle Haw naxariisto Labadooba 😢 Wakhtigaa ay noolaayeen waa waagii fanka casriga dahabka ahaa
@haktibz6774
@haktibz6774 6 жыл бұрын
Hanki kaman rebino Xiskani racay ba rabayad noqteee Ax ax ax waar waxan ka yelo garan maye? Yurubna weyna xasusisey
@abdisamadmaxmmed4800
@abdisamadmaxmmed4800 5 жыл бұрын
Somali Real YURUB noolow si. dhabaan.kuu tageeray
@cnuurmaxamuud8524
@cnuurmaxamuud8524 Жыл бұрын
Caaawa anoo statuska whatsapp kayga iska daawanaya ayaa heestan gabadh so dhigty wali heestan horay uma aanan dhagaysan lkin wa wlhy waa heesiyo badh 25/12/2022 world cup no dhamade reply iso gal 4 sano kadib marka world cupka 2026 la ciyaarayo😍
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi Жыл бұрын
2025 laga dhigay insha allh
@faizacabdi3811
@faizacabdi3811 Жыл бұрын
😘😘
@mohamedsaidmohamud1927
@mohamedsaidmohamud1927 Жыл бұрын
Inash Allah wllo dhaha
@xaashiali
@xaashiali Жыл бұрын
Inzha allaH 🤲❤✅
@user-ec3pn6mm1g
@user-ec3pn6mm1g Ай бұрын
2024 kaso salmy 😂inaad noshay wll rajaynayaa 26 ilaahay cafimaad qap haynagu wada gaadhsiiyo❤
Yurub Geenyo XUJO Ereyadii Laabsaalax Happy New Year  Show 2015
5:30
Hawraar Music Production
Рет қаралды 6 МЛН
YURUB GEENYO AFKA LAGAMA SHEEKTOO XUSUUSTII KHADRA DAAHIR 2023
6:47
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 464 М.
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 50 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 537 М.
YURUB GEENYO INTAN USHUB DHIIG LAHAA  LIVE SHOW YURUB GEENYO BEERTA LIBAAXA 2018 HD
7:54
YURUB GEENYO HEESTA QAAMUUSKA KUWII GALAYNU NAHAY HARGEISA LIVE SHOW 2023
7:23
Somali New Entertainment
Рет қаралды 773 М.
YURUB GEENYO / CUDURKA KAAGALA FARDAHA 2021
7:44
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 1,3 МЛН
YURUB GEENYO 2017 HEESTA NAXLI
7:47
Waqal WStudío
Рет қаралды 5 МЛН
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
YURUB GEENYO( JAAW NABAD GALYO ) BIRMINGHAM SHOW.
6:29
Abdirahman Somali
Рет қаралды 867 М.
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 2,4 МЛН
HODAN ABDIRAHMAN - NIYADA AN KA WADA JOOGNO OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:08
Liibaan Jama
Рет қаралды 15 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 860 М.
Kendrick Lamar - Not Like Us
5:55
KendrickLamarVEVO
Рет қаралды 50 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 17 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 249 М.
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 2,1 МЛН