HODAN | NEW SONG REJO || HCTV CIIDUL ADXA SHOW | 2019 HD

  Рет қаралды 769,939

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

5 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 428
@ahmedbarre7
@ahmedbarre7 4 жыл бұрын
Markay leedahy Allow Janada igu casuum hdaad ila Aragty iney Ugu yaraan Madaxa yara Qarisey farta taaga Allahu akbar🤲
@ahlaamcusman4114
@ahlaamcusman4114 4 жыл бұрын
Haa
@justnow7263
@justnow7263 3 жыл бұрын
Haa dabcan , waxoogaa yar oo iimaan ah baa ku hadhay wali
@sabriinsiciid4410
@sabriinsiciid4410 3 жыл бұрын
Haaaa illaahy miskiintaaa waxaaa hka dhexsaaro
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial 2 жыл бұрын
qof degan bay u eg tahay ee Allaah haka soo hadeeyo waxaan amiin
@samsambarud4376
@samsambarud4376 Жыл бұрын
Subhannah Allah Why does ur shallow box mind do think of that. You will rather be saying may Allah guide to great of kheyr for Akhiro Aameen Ya Rabbi
@faizabozz9179
@faizabozz9179 4 жыл бұрын
Wlllhi waan la ilmeeyey heesta Inta heestu ay taabatay like
@zaadiqtube
@zaadiqtube 3 жыл бұрын
😱😭
@hanidagan6532
@hanidagan6532 4 жыл бұрын
Qofka Ila dawanya 2020 like
@qolahabulshadakamuqo8366
@qolahabulshadakamuqo8366 Жыл бұрын
Heestan waxn waxay igu yelatay samayn rajadan ani ii camiran rabiyaw raxmanow inta ii dhiman ii rume Amiin yarabi iso duceeya asxabay qalbiga culas iga saran ye idknkana ilahay haydin rumeeyo rajadada
@ashoyusuf1379
@ashoyusuf1379 4 жыл бұрын
wlhi heestan mel itabatay aniga iga turjumeysa inta ila mid ah like dhac igu siya inta hada ila dhageysaneysa allow ducu la aqbalokayel
@amilajama3853
@amilajama3853 3 жыл бұрын
Yaa dawanayo 2021😭
@Hasaam930
@Hasaam930 4 жыл бұрын
Wlhy waa hees duco aah allow janada nakuwada casuun amiin inantan rajadeda uruume
@nalakanuraka655
@nalakanuraka655 4 жыл бұрын
Aaamiin yaa cajiib
@shamsoaxmed866
@shamsoaxmed866 4 жыл бұрын
Amin
@sowturahma3326
@sowturahma3326 Жыл бұрын
😭Allahayow cidlada iyo caashaqa wehel iga yeel,🫂 Cidnaba yaan eed ka galin aqliga saxan ii horseed, Cirkiyo oogada dhulkiyo meel kastoo cagaha dhigo allow farxad igu casuum, Cindigu sida uu rabiyo allow caafimaad ka bari, Cimri dharaar igu sii Daroo rajada ani ii camiran adigu ii caleema saar oo, Qalbiga ruxuu calmaday allow ii ciiltira, 🥺💔🤦‍♀️💍 Rabiyow mid ciiltira ii noqda iisahal isoo diceeya mid aan qaali unoqdo inaa helo💎🤲😭🫀🤴🏻
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 Жыл бұрын
Aamiin wllo
@maidaibrahim3871
@maidaibrahim3871 Жыл бұрын
Allow 💋 kusiii abyo mcn
@cabdiqanibaarud8979
@cabdiqanibaarud8979 Жыл бұрын
@rayanabdirizak6680
@rayanabdirizak6680 4 жыл бұрын
Searching dheer kadib wa helay😍🙏 April 2020 hada ila dagesa nesa like isaar reply na ku dar wllo lacag ma ahne😂🙏
@farhanjam2773
@farhanjam2773 3 жыл бұрын
Hy walll wan saray
@deeqaabdulahi1010
@deeqaabdulahi1010 10 ай бұрын
Heestan wan dhagysan jiray alx manta aniga iyo wiilki an is jeclayn markas wan is gursanay ilamaheni curad ban caloosha kuwada ilahow iskukaya daa xajigaya abdullahi alx alx alx qof kasta ilahy haw rumeeyo riyadisa ha waro jacaylku❤️🥰
@CudoonColaad
@CudoonColaad Сағат бұрын
Aamiin😢❤
@bilanbarwaqo7957
@bilanbarwaqo7957 4 жыл бұрын
It’s funny 😄 qof kasta hestan wuradinayay including me 🤣🤣 hesta caadi ma ahan waxan kaso maqlay Snapchat qof leyahay wan kahelay codka fananada wan soo qaban wayay finally walasheey aya iso heshay 🤣🤣ilaah danbigena hadhafoo kuligen hesa ilaah hanaga madobeyo inshallah 🤲🏻
@maanmuna6557
@maanmuna6557 4 жыл бұрын
Amiin🤲
@nimcomohammed199
@nimcomohammed199 3 жыл бұрын
Aamiin
@Kiin-u1e
@Kiin-u1e 6 ай бұрын
Still 1/January/2024😭😭
@rayaanmohamed2072
@rayaanmohamed2072 23 күн бұрын
14/July/2024😭❤️
@zahroahmde4392
@zahroahmde4392 22 күн бұрын
​@@rayaanmohamed207215/July 2024😭😭🤲
@zahroahmde4392
@zahroahmde4392 22 күн бұрын
​@@rayaanmohamed207215/July 2024😭😭🤲
@HawaAli-ki5pi
@HawaAli-ki5pi 19 күн бұрын
18/July/2024
@juweriajalaqsan3645
@juweriajalaqsan3645 4 жыл бұрын
What the positive song is here!!! Heart touching!!! اللهم امين 🤲🤲🤲
@shamisqurux8176
@shamisqurux8176 4 жыл бұрын
Heestaan gabar aan sxbo nahay ayaa fbiga malin igu so dirtay kadib waxey igu tiri shamis heestan dhageyso waxey katarjume xldaad kujirtay😢😢 wlh waxan ogaday sxbtey iney mar walbo iga fakarto ey xldeda qiyasto markas e sas ilaheed isku wadan xita majogin lkn durufta labadenaba wankuwada jirnay 😥lkn ayada Somalia iga aaday ana halki ban iska joogay Hada oo qoralkan qorayo alx wax walba wey ihagagen inta dhimana allh isakhiro Qof walbo duruf heyso allh kadulqado heestan xasuus itahy 😭😭
@galadomar2121
@galadomar2121 4 жыл бұрын
Searching dheer kadib wan soo qabtay heestaan qofkii ila mid ah like ta igu qabo
@mohamedhayato4692
@mohamedhayato4692 4 жыл бұрын
Mashalh wafanad iyo badh
@adnibeauty4004
@adnibeauty4004 4 жыл бұрын
Me too
@lamiahassan887
@lamiahassan887 4 жыл бұрын
Wlhi si lama filaana ugasoo dul dhacay
@mustiehrlich3814
@mustiehrlich3814 4 жыл бұрын
Rageedi waaku kaa ladabaalo caashaqa
@shukriahmed7129
@shukriahmed7129 4 жыл бұрын
Aniga xita wan radinayey
@abokorhajji4509
@abokorhajji4509 4 жыл бұрын
Gabadhani aad ayay u cod macaan tahay waliba midhaha erayda iyo siday wax u jilayso way is leeyihiin Top
@boqolgeelechannel2961
@boqolgeelechannel2961 5 жыл бұрын
Heestan cawa waqti baa ku bixiyey Weli ma dhicin hees saan u dhageystay aan u dhageystay ma aqaan dareenka igu jitay Cod dagan iyo miraha igu socdo 👌👏
@nafisoadanmohamed776
@nafisoadanmohamed776 4 жыл бұрын
malaha sidedo kala bukan socod thy fananada kaftan waaye yaah
@yasirilkacase43
@yasirilkacase43 4 жыл бұрын
Sxb anu markii 30aad ayaan marayaa lkn waa laiga fogyahay
@NadiaAbdiaziiz
@NadiaAbdiaziiz 24 күн бұрын
Hada dawaneyso 2024 like isar❤😢
@garasfilmsvlogs2136
@garasfilmsvlogs2136 Жыл бұрын
Marseille, France 🇫🇷 gurigeyga balankokisa 12:00 pm Allow farxad 😭🥰😭🥰 ani iyo inta ilamidka ah
@abdikenikader4
@abdikenikader4 9 ай бұрын
Heestan inbadnba raadiyay hda helay 01:28 hpenimo 24/10/2023 hpen salaasa ah Waxan daremeeya cidlo iyo ina qalbiga ka daalanahy insha allah waxn rajaynaa inay wax walba i hgaagan halkan kuma so koobi karo qisda nloshayda lkn naftayda ku nafisayaa wax wlabna way i saxmyaan❤
@nhja7973
@nhja7973 7 ай бұрын
Rabi codsi U diro...wax walbana wey xagaaki.
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 4 жыл бұрын
Kuligiin qoraalka wx kuledihiin sidaan uraadinayay waan so hellay balse ani Dareen wx iso jediyay gbr ilmenesa 😭😭😭😭
@sabriinsiciid4410
@sabriinsiciid4410 Жыл бұрын
2022 September 17...xasuus aniga ii gooniya illhow qalbigu ruuxuu calmaday allow ii ciiil Tiraaà
@nafisaomar2818
@nafisaomar2818 4 жыл бұрын
Rajada Ani ii cabiran Raxmaan ii caleemo saar Amiin Yaa Rabbi 12/16/2019 time 4:00
@Qadhar-ml8qm
@Qadhar-ml8qm 2 жыл бұрын
Prince istahil ayey isku cod egyihiin inawa intan arkin iney ayada qaday modi jiray..hodan cesh cala fananad.❤💯✌
@origraforigraf1303
@origraforigraf1303 4 жыл бұрын
Ana maantan soo helay 2.07.2020 aniga oo wiil ah allow hablahena, hoyoyinka iyo hawenkena guud ahan allow dhib ka hayn amen yaa allah ❤❤❤❤
@apdikadirofficial8929
@apdikadirofficial8929 3 жыл бұрын
Heesaha ma dhagaysto lakin heestan oo kale nafta ayaa lagu dajiya😭😭
@bakarushervevo663
@bakarushervevo663 3 жыл бұрын
Alayacizak fanaanadaydii Hodan xassan heestu wlhi dareen iyo ducaba way ku dhamaatay shodhiyadaydii codkga allaha ku barakeeyo aameen🥰😍🥰😍
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 4 жыл бұрын
😭😭😭 Cindiga sida uu rabiyo allow cafimaadka badan cimri dharar igu sii daroo qalbiga ruxuu calmaday allow ii ciiltiraa 🤲
@sacdiyaabdulahi5581
@sacdiyaabdulahi5581 4 жыл бұрын
Alahayow cidlada iyo caashaqa wehel iga yeel caqliga saxan I horseed cirka iyo ogada dhulkiyo meel kastoon cagaha dhigo aloow faraxd igu casuuun😭😭😭😭😭😭✈️✈️✈️cindigu siduu rabiyo aloow caafiamadkabadan cimridhereer igu sii daro qalbigu ruuxuu calmaday aloow uu i ciiltiraa this song anaba igu socotaa❤️❤️❤️ilahyow nabad isku kaaya tus my lovely husband
@amalsugulle8805
@amalsugulle8805 4 жыл бұрын
Sacdiya mee too qali
@zundushassan8659
@zundushassan8659 3 жыл бұрын
Gabadhan hada way xanusanaysaa uduceya wllayal😰😰😰😰❤️🩸
@xamdadahapo3207
@xamdadahapo3207 4 жыл бұрын
Wlhi heestan wxn raadinayey wx badan wxn ku guulays tay 2019 11 3 alxamdulilaah
@simanhussein2155
@simanhussein2155 Жыл бұрын
Qalbigu ruuxu calmaday allow iciil tira 😭💔 intaan ka dib cidlo iyo xanuun wan dalay ani maxa aamuskeyga un lo eega 😭💔💔
@dheymanluul9891
@dheymanluul9891 5 ай бұрын
14 February 2024 😢
@AffectionateBinaryCode-uj8kh
@AffectionateBinaryCode-uj8kh 5 ай бұрын
Still 24/2/2024 Emotional weye heestan aad bay ii taabatay
@Sumayaa-r7w
@Sumayaa-r7w 18 күн бұрын
Stiil 18/july 2024 😢 xasuus bay iygu ledahy 🤦🏽‍♀️😢🤲🏾🤲🏾
@cabdikhaadir3035
@cabdikhaadir3035 2 жыл бұрын
Ilaahaaw kamadoobee fanka iimaankeda ayaa wali buuxa anigeyba icalool gidisay walashi cod waa m.a laakiin quraanka ugu badal
@simanqurux5852
@simanqurux5852 4 жыл бұрын
Fanaanada wayn ee reer jigjiga walal wad naga wada qiiraysiisay ee Alle qof walba wuxuu jecel yahay ja siiyo🙏
@hudaraan658
@hudaraan658 Жыл бұрын
Rajada anaa ii cabrin adigu ii caleema saara Allow 💔🤦‍♀️🥹wya heesta dhaftaa tani
@najmanituu7749
@najmanituu7749 4 жыл бұрын
Heestan waan soo radiyay waxanan ku soo maqlay my Queen tayda my fananadayda Nadiira nayruus ♥️✔👑
@sacdiyaabdulahi5581
@sacdiyaabdulahi5581 4 жыл бұрын
Najma Nituu me too abayao anba hada so helay
@najmanituu7749
@najmanituu7749 4 жыл бұрын
@@sacdiyaabdulahi5581 Haa Sax wllshy 🤣
@mariamaria-zh7qo
@mariamaria-zh7qo 4 жыл бұрын
Song so beautyfull allow cafimad bada walhi qaalbi iga tabata heesta 💯✅🎉🎉🎉💞❤❤
@sagalmodel4655
@sagalmodel4655 4 жыл бұрын
Heestan ma ficna wayo ducoyinba jira lagu ducatsto in hees lagu ducysto miyaa la gara inata layabty sodayda like 🤔🤔🤔🤔
@deganomer4032
@deganomer4032 4 жыл бұрын
Wa runta huno
@nazteexonaziima1569
@nazteexonaziima1569 4 жыл бұрын
Qalbigu ruuuxuu calmaday allow ii citiraaf 🤲👑
@ayaanxaajicabdiraxmaan8655
@ayaanxaajicabdiraxmaan8655 5 жыл бұрын
Fanaanada jirtaa hodan nice song 😍😘😙
@gabadhugaradkudhalay4387
@gabadhugaradkudhalay4387 Жыл бұрын
Cindigu siduu rabiyo ❤️😭 Allow cfmadka badan🥰 Cimri dherar kugu si daro 🤲 Rajada ani icabiran 🎯 Allow nocalema saar 💍 Qalbigu ruuxu calmadaye 🤴💋 Allow uu iciil tiraa 😭❤️ Ilhow rabiyow nolosha ino qurxi😭❤️ 😭❤️waqtiga adag ilhow naga gabagabe🥹❤️rajada ino dhabee❤️ 27/december 2022🎯🥰hadu wadku idayo waso boqan dona heskan
@luckylishane4087
@luckylishane4087 Жыл бұрын
Wali walagu zugaya manozhahay
@gabadhugaradkudhalay4387
@gabadhugaradkudhalay4387 Жыл бұрын
@@luckylishane4087 wa nolahy ilhey nolosha hay qurxiyee 😩😩
@luckylishane4087
@luckylishane4087 Жыл бұрын
@@gabadhugaradkudhalay4387 mazha allh
@Ddsionelove9
@Ddsionelove9 3 ай бұрын
@@gabadhugaradkudhalay4387hdaa manooshahy
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 жыл бұрын
*_💚NEBIGA INTA JECEL❤_* *_❤LIKE II SAARA PLEASE💚_*
@nicimacisman197
@nicimacisman197 4 жыл бұрын
Amiin Amiin isha allah dadkaygiH
@najipnacho8503
@najipnacho8503 4 жыл бұрын
Zcw
@funnygrl6153
@funnygrl6153 4 жыл бұрын
Cгв Анмeт CαDe scw scw scw ❤️
@afbahante6981
@afbahante6981 4 жыл бұрын
amiin amiin amiin insha allah
@mahamoudfathi9129
@mahamoudfathi9129 3 жыл бұрын
Scw.scw.scw
@shinebrighutubechanelsaid2830
@shinebrighutubechanelsaid2830 4 жыл бұрын
Ax ax waa sida aniga manta sida ii heysata illahow ii rume riyadeyda 😭😭😭😭
@yusufjama8819
@yusufjama8819 4 жыл бұрын
Asc hodan waan ku salaamayaa mar hore mar labaad nice song nice music thanks hodan best Yusuf jama UK Birmingham
@djamacmahdi8721
@djamacmahdi8721 6 ай бұрын
Masha allah habouba ❤❤ voice clip 🙏
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 4 жыл бұрын
Heesto qiiro ayey galisay illahay rajada no hagaaji aamiin aamiin
@hoodomahamud6939
@hoodomahamud6939 2 жыл бұрын
2021 xazuuz ilaahyow inta hadhay ii dhamaystir 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abdifatahmohamud5057
@abdifatahmohamud5057 4 жыл бұрын
Wa fananad cod macn heeso kaban ah noso qaad wlhi heesta waan ku qiroodey aamiin rabiyow
@sharmaarkeupdirahmaan8030
@sharmaarkeupdirahmaan8030 4 жыл бұрын
Anaa layga qoray malaha heesta
@Sabirin59
@Sabirin59 22 күн бұрын
Ala masha alah intan hees arkayay wa tii igu samaynta badnayd🥰😭 inay cusub tahay ban modayay qof ban kaso raacay iska dubay shadiyo sharaf kheyr hel😍erayo cajibad imaqashisaye😓 wlhi waxa iso jidatay Alow rajada ii rume iyo Alow janadii igu casuum❤️😭🤲🤲💯 Aamiin dhamantayo qof walbe ilahayba Aburtay o og xaaladiisa Akhiro iyo mid Adunba🫶🤘💯 ee yaarabi Adomadada u denbi dhaf 🤲🤲anka mid ahay iyo walidkayo intii dhimatay o Hoyadey mcn ka mid tahay🤲🤲🤲💯 iyo inta noolba Anagana noga daba naxariiso Aamiin yaa Alaah ❤🤲📿🤲💯💯Adunkana shartisa nagaduw o nahanuuni wlhi heestan erayadeda Anay i quseyaan o iga hadlayan si toosa gabar yaro 20 ku jirtan ahay o rajo iyo Agona o carur u weyn laba gabdhoda o masakina😢 ilahay moyane cid u maqan ahaysan jirin o dan kaleh ma Aqan noloshaydu say tahay iyo siday ku danbayn doonto waxa kaliyo ii og ilahay subxanahu watacala okaliya waxba iskuma hagajin karo Awod malihi An waxan donayo hada iyo markale tona anku samaysto ilaa ilahay unbaa ileh o ii og waxan ahay yaarabi igargaar 😢🤲🤲Ada wayno waaxid ahe Adunkan an bilaa waalidka ku ahay Ada ikeenay o Hoyaday mcn calosheda igu aburay oo sagal bilod igu qudinayay markii danbana igaso saaray kadibna ikoriyay o hoyadey mcn quudinteda igu xifdiyay o ikoriyay mudo kadibna Hoyo mcn iga qaataye Ano koriimadaydii wali wax iga harsan yihiin😭kadib intas inolaysanayay o ixifdiyayey ciriri kasto nololed o an daremaba walid la aan 😢 ila manta an jogo ilahayow inta ii hadhayna kadab kaygana wanag iigu dhame🫶🤲iyo Raali Ahan shahaaga🤲📿🤲💯 Risaqadaydana Adaah haya🥰 yaarabi ixifdi Anigiyo intan urka kaso wada baxnay labadayda garbood Najax iyo samsam Aamiin🤲 yaarabi Risaqadayada Ada nohaya ee ciriiri Adun iyo mid Akhiraba naga hay Aamiin🤲🤲💯 mustaqbal guur hadu ii qoran yahayna ii wanaaji o mid jiir wacan igu yaalo kale iqoro wax iigu dar o nolosha wehel sax ah ii noqda mid Adun iyo Aakhiraba❤🤲🤲🤲💯 oo wanagsan o wax itara xaga Aakhiro iyo Adunkaba Aamiin❤🤲💯 dhamantayo walal iyo walidba yaarabi inta wanagsan wehel noga dhig o iga dhig Aamiin🤲 Akhirana jano Aamiin yaa Alaah ❤🤲🤲📿💯💯 qoral iyo halkan kumaso kobi karo wanaga an❤️👆 ilahay ka baryayo ee an cidkale ii Awodin isaga maahane ❤😓📿🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💯💯malin isnin bisha 7/15(2024)ilahay erayada wanaga an u fasirtay owgod denbi dhaaf ha iiga dhigo gabadhas codka wacana ilahay wanag ha ugu badalo o janada ay ilaahy ka bariday haw rumeeyo quranka ilahay ee macana mid ku akhrida haka dhigo Aaamiin dhamantayo muslimiinta yaarabi Raxmaan ina macal cusri yusraa ❤waxan idinka so salamaya manta wixi qoralkayga arka garowe caday ilahaay Riyadayda wanagsan ha ii rumeyo Riyoyin badan ban leyahaye Aamiin Anigiyo dhamaan muslimiinta walidkayana haw naxariisto hoyo mcn ugu horayso❤🤲🤲🤲🤲💯💯👆💯💯💯💯💯
@ilwaadcadey93
@ilwaadcadey93 4 жыл бұрын
Allahayow rajada ani ii camiran adigu iii caleemosaaar ameen 😢
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 4 жыл бұрын
Heeeeestaan wax badan waaan raaadiye Lkn. Hadan helay 2019/11/3/ alooow caaafimaadka badan cimridhirir iigu siidaroo rajada Ani ii cabiran adigu ii caleemasaaroo ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘😘🎤🎤👂🏻👂🏻
@raaxocali959
@raaxocali959 4 жыл бұрын
Waa hees aad ii tabadaye aniga
@SummerAbshir23
@SummerAbshir23 4 жыл бұрын
Amazing voice and Nice song😍🎶🔥🔥👌👌
@nidolzack7052
@nidolzack7052 4 жыл бұрын
Hayaay wxaas aa kaa cod ah inantu waa asal tlhi intii hesta sii dareen leh u tabatay like ta isku muuji
@naciimajanoh7352
@naciimajanoh7352 4 жыл бұрын
Nidol sack haa wlhi wa qiiro hestu
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 жыл бұрын
Haa wlhi waawxyroo sawtu raxma ah
@nuuricayni2013
@nuuricayni2013 4 жыл бұрын
Qalbigu ruux calaamadey allow u ii ciil Tira 😢💉💋🙏
@hooyomcnallownoodaa944
@hooyomcnallownoodaa944 4 жыл бұрын
Heestan wxan radiyab wan helay ax ax waa hees dareenkeed xan barsan wlhi 2019 11 5
@marian5607
@marian5607 4 жыл бұрын
Wow she's got beautiful voice I love it 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖 Awesome
@ramlaaxmed3097
@ramlaaxmed3097 4 жыл бұрын
Heestan wxan raadiyaba wxan helay 1/11/2019 Cindigu siduu rabiyo alaw caafimadka badan cimri dherar igu si daroo 🤲🏻
@musowfantastic9517
@musowfantastic9517 4 жыл бұрын
Anigana waxan helay 5/11/2019
@mahamedhussen3694
@mahamedhussen3694 4 жыл бұрын
Qalbigu ruux calaamadey allow u ii ciil Tira 😢😢😢❤️❤️❤️Naf wax jecel uun baa dareemi ax ax
@Raxmofarah
@Raxmofarah 6 ай бұрын
Hestan waxyar ina ka dhagesta rabe waba ka bixi la ahay marki 3ad dhagesnoya😢
@hoodaayaan3444
@hoodaayaan3444 Жыл бұрын
Allaw rJdyDa khyr igu Dhame Runtii Qlpigan ka gubanaya💔🤲
@fatmaelmi3454
@fatmaelmi3454 2 жыл бұрын
Amin Amin .What a Beautiful Voice ! And what a Nice Song ! ALLAHA Ku Dhoro . Cafimad , Bash Bash Iyo Barwaaqo Ku Waar .
@ugbaaddiamond6244
@ugbaaddiamond6244 3 жыл бұрын
Qalbigu ruuxu calmadey allow uu iciil tiraa🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@sagalosman6873
@sagalosman6873 Жыл бұрын
HeestaaN waxaaN so radiYaaa MarakaaN cidlo Iyo xanuuun DareeeMo😭🥺
@faizamohamed9175
@faizamohamed9175 4 жыл бұрын
Rajada anai ii cabiran Adigu ii caleema saaar Allow Duco iga dheh 👍🤲🤲🤲🤲🤲
@abdifitahmahmud5987
@abdifitahmahmud5987 4 жыл бұрын
Wa hees an Cadi ahyn wlhy Masha Allah nolow gabdhay wllal o horay u soco
@Iqrooismail-fy9ou
@Iqrooismail-fy9ou 6 ай бұрын
Ohh mi heeees🥺❤️
@nasrodaahirjama7490
@nasrodaahirjama7490 2 жыл бұрын
Melkaston cagaha dhigo allow farxad igucasuum hees samyn iguleh😭😭😭😭😭😭😭
@samiraomar5388
@samiraomar5388 4 жыл бұрын
Inantu toosbay illahay ula hadleysa lkn sis malaha wax dhanty ado music intad ka dhafto kaliga ducaysta
@omarmokhtar8955
@omarmokhtar8955 4 жыл бұрын
Nice song cod macaan codka alah hakubarakeyo keep going sis
@SmilingMusicalScore-gm4gh
@SmilingMusicalScore-gm4gh 6 ай бұрын
27/1/2024 habeen sabti ah clock 11:44😢
@mathiaspils4752
@mathiaspils4752 4 жыл бұрын
God Pleas Somalia all was much love l love in-💗👑
@vanbilaal3495
@vanbilaal3495 5 жыл бұрын
Fantastic voice maan shaa allh nice words 👍like ta ha ila dhaafin hee heesta sidayda hadeey kuu baxeyso 🎧🎶🎵💻🎺🎸🎻🎤🔊
@samaraland7725
@samaraland7725 4 жыл бұрын
@ugaaskagabdhisaa7954
@ugaaskagabdhisaa7954 4 жыл бұрын
Radis badan kadib wankuso helay hees an inaba cadi eheyn allow Aqliga saxan I horsed😥😥😥😥ax ya hees
@ramladegan7337
@ramladegan7337 4 жыл бұрын
Dadka commentgu midkasta wuxuu leeyahy waankuso daalay anigana hhh anoon ubaahnayn ayaan arkay iskaga dhuftay Kadib .........wa laygalay i feeling walax walax hh
@amallove2408
@amallove2408 4 жыл бұрын
Hodan Amiin abayo macan Allah ku hadiiyo Ilahay heshaha Haka madobayo wax kafican rabi hakugu badalo abayo macan 👄💋💋💋😁😁🥰💗💗
@amallove2408
@amallove2408 4 жыл бұрын
@Jooqo Bilan Amiin abaayo
@amalnor
@amalnor 4 жыл бұрын
Intani waa intan maalin walba ku ducaystee eraya suuganaysan oo culus kuma hayo balse inantu way cod macaantay maasha allah
@ayanbadan8335
@ayanbadan8335 3 жыл бұрын
Amiin yaa rabi allaw farxad igu casuun
@Its.su3da
@Its.su3da 4 жыл бұрын
What a voice ...the no.2 istahil
@mukhtarmohamed1742
@mukhtarmohamed1742 4 жыл бұрын
sanad ka dib inta daawanaysa ee COVID-19 lockdownka ugu jirta liketa sii saara
@museali8972
@museali8972 4 жыл бұрын
Mashalah HODAN WAA GABADH AAD U COD MACAAN (2)ABWANKUNA EREYO AAD U QAALIYA AYUU ALIFEY (3)LAXANKA HEESTA LA SAAREY AAD AYUU U SAREEYAA (4)MUUSIGA NINKA TUMEY AAD AYAAN U AMAANAYA RIDMADA UU GARAACEY IYO CODADKA UU ISTICMAALEY INTABA. (5)DHALIISHA WAXAA ISKA LEH PRODUCER MA JIRO (a) HODAN WAXEY AAD U EEGEYSEY KOR OO LAGA RABEY AFAR MAR OO KALIYA INEY EEGTO MARKET CIRKA KA HADLEYSO OO KALIYA (b)DHALIISHA KALE FANAANINTA IYO GABADHA WARIYAHA AH MAAHA INEY SHEEKEYSTAAN THIS VIDEO WAXAA DAAWANAYA DAD BADAN RAALINA HALEYGA AHAADO TAKHA SUSKEYGA AYAA AH PRODUCER MIXED AND SOUND 20YEARS THANKS FOR EVERY ONE I Love ❤️ HODAN HORE U SOCO
@koudoneismael4871
@koudoneismael4871 4 жыл бұрын
WAAAAAAAAW
@luckyinaliizhane8752
@luckyinaliizhane8752 4 жыл бұрын
Qof wax badan og ayd thy msha Allah wnka heley sidad uhadashey wlhi
@dhalboqortooyo4152
@dhalboqortooyo4152 4 жыл бұрын
👏🏽👏🏽👏🏽Wow thanks
@xaajilacag828
@xaajilacag828 4 жыл бұрын
Woow hees quruxbadan iyo hablo quruxbadan Mashalah
@axmedmawliid8936
@axmedmawliid8936 4 жыл бұрын
Way i taabatay heeskani mashallah allow codka ku barkee
@maxamedciise7525
@maxamedciise7525 Жыл бұрын
Inader hoore uu soco
@Sabirin59
@Sabirin59 22 күн бұрын
M.a cod dahab Ala may is asturto gabadhu siday ilahay u baryayso way wanagsan tahaye ❤ sidasu codkayga Aniga ilahay isiiyay qiiro u noqon lahaa hadan sidan okale wax ugu qaado iyo erayadan cajiibka okale si public ah runtii 🥰🎤iyo kuwa kasii fican intaba wax ka fiican maba jirto bar yadan ilahay ee lala xameyay codkan quruxda badana lagu daray 😍🫶👏Asturnantu wa haybad ilahay nasiiyay o wanag mahane an nusqan qofka u kenayn ilahayow no nagu adkee wanagad nafartay xumantana naga madobe o nahanuuni Aamiin yaa Alaah naxifdi Aakhariyo Adunkaba Aamiin ❤️🤲📿🤲🤲🤲🤲🤲🤲 malin isnin ah 7/15 kala bar ah bishu 2024) yaarabi sanadkan kiisa kale nabad iyo cafimad iyo cimri dheer iyo cibado suuban nagu gaarsii iyo burwaqiyo bash bash Aamiin yaa Alaah ❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲ina macal cusri yusraa 🤲🤲🤲💯💯💯
@mustafeym31
@mustafeym31 2 жыл бұрын
Mashallah she have a beautiful voice ❤️🤲
@amiraqurux2872
@amiraqurux2872 4 жыл бұрын
ilaahow inta gabadhaas sheegtay ban ka baryey
@samiiroabdiqadir123
@samiiroabdiqadir123 5 ай бұрын
Illahow zxptei culees hesto ka dul qaad 🥹😭
@ridwanibrahim1517
@ridwanibrahim1517 3 жыл бұрын
rajada i cabiran rabow i calemo sar 😭 amiin 5/3/2021🙌💑
@mathiaspils4752
@mathiaspils4752 4 жыл бұрын
She has such a beautiful voice
@fatumaahmed9861
@fatumaahmed9861 3 жыл бұрын
Jj
@FaizoCusman
@FaizoCusman 6 ай бұрын
26/1/2024 xili danbe o habenima ah rabiyow culeyska fudeed nogu badal 😭💔
@sihaamabiib24
@sihaamabiib24 5 жыл бұрын
cod macaanaa Masha allah
@Awale.british
@Awale.british 5 жыл бұрын
Inantan Fanka Duruuf jacaylba soo galisay, Cod macaan iyo deganaan Mansha Allah "Amiin " ayanu kunidhi huno
@hodandayib1890
@hodandayib1890 5 жыл бұрын
Hhhh sidaas miyaa
@Awale.british
@Awale.british 5 жыл бұрын
@@hodandayib1890 hhh haa ee walaley ma iyadiibad tahay 😂
@hodandayib1890
@hodandayib1890 5 жыл бұрын
@@Awale.british hh my ee magaca uunba kulmay wlle
@Awale.british
@Awale.british 5 жыл бұрын
@@hodandayib1890 miyaa hhhh haye
@Nina2019
@Nina2019 4 жыл бұрын
Allahayow cidlada aniga caashaqa wehel iiga yeel cidnada yaan eed ka galin caqliga saxan i horseed ❤️🤲😰😓😥😥😭😭😢
@salmaanyare5101
@salmaanyare5101 4 жыл бұрын
Allow farxad igu casuum best dua
@Anuusha.
@Anuusha. 4 жыл бұрын
Hees iyo bar wlhi hodan cod mcn 👌👌
@sumiish-fw8mx
@sumiish-fw8mx 2 жыл бұрын
wht a voice😭🥺❤️❤️❤️
@justnow7263
@justnow7263 3 жыл бұрын
Hees way dhaaftay tani. Xasuuso hore ayaan galay. 😭😭😭
HODAN | DURUUF |  | HCTV CIIDUL ADXA SHOW | 2019 HD
6:52
Horn Cable Tv
Рет қаралды 331 М.
HODAN XASAN _ HAWL YARAYSTOO MAANTA HILMAAMAY  _ MUSIC VIDEO 2020
6:30
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 731 М.
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 25 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 29 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 13 МЛН
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 1,9 МЛН
HEESTA JAWAAB l HODAN l SHOWGA l SANADKA CUSUB l 2018
11:14
Jigjiga Tube
Рет қаралды 315 М.
HODAN IYO MURSAL | LABA MATAANO | SHOWGII BORAME
9:03
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,2 МЛН
HODAN XASAN JAWAAB HEESTII QARNIGA IY & HABEENKA JACAYLKA 2021
11:05
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 37 М.
HODAN QURBIHII KA DIGA ROGO ERYAL TV 2019 CIID MUBAARIC
6:50
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 103 М.
HODAN XASAN SHEEKO BARALAY OFFICAIL MUSIC VIDEO 2022
6:10
Hawraar Music Production
Рет қаралды 53 М.
YURUB GEENYO HEESTA QAAMUUSKA KUWII GALAYNU NAHAY HARGEISA LIVE SHOW 2023
7:23
Somali New Entertainment
Рет қаралды 876 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 728 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 405 М.
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 81 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 15 МЛН