HOOYO ILMADA CESHAN WAAYE MARKAN ARKAY MAALINTII IIGU FARXADA BADNEED😭😭

  Рет қаралды 634,030

King Ceyda

King Ceyda

6 ай бұрын

#king #ceyda #subscribe #for #more

Пікірлер: 5 200
@haliimoxuseen5570
@haliimoxuseen5570 6 ай бұрын
Aniga xata ilin ceshan waayay heesta hooyo markaa maqlay 😢ilaahow hooyooyinkeen cimri dheer sii🤲 cayda hooyadiisna waxaan leenahay hooyo welcome🎉❤inta hooyadood dhimatayna ilaahay ha unaxariisto🤲😊
@user-jy6km7os8c
@user-jy6km7os8c 6 ай бұрын
Aamin abyo❤❤❤
@SalmashariifSalma-qp4sq
@SalmashariifSalma-qp4sq 6 ай бұрын
Aamiin Abaayo😢
@leyloahmedabdimoha857
@leyloahmedabdimoha857 6 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@hodanbadri4893
@hodanbadri4893 6 ай бұрын
Amein amein amein😢
@khadraali5225
@khadraali5225 6 ай бұрын
Amiin ya ALLAH ❤
@JOKERGRAPHIC.
@JOKERGRAPHIC. 6 ай бұрын
I cried 😢 when I watched this video 😢 We all love you mamy ❤ Masha allah congratulation ceyda 🎉
@yurubdahirismail3249
@yurubdahirismail3249 6 ай бұрын
Me too I start crying when Ceyda was crying
@amishbilan1054
@amishbilan1054 6 ай бұрын
Me too 😢miiss you 😥 hoyo mcn
@Team27336
@Team27336 6 ай бұрын
Hooyadaa jaceelkeeda iyo naxriisteeda waan kahelay alloow hooyaayinka soomaaliyeed janada kawaraabi yaa allaah😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 6 ай бұрын
Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️😭
@SihaamA.bduwali
@SihaamA.bduwali 6 ай бұрын
Scw
@Maanyare37042
@Maanyare37042 6 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-gl4qv2qv7z
@user-gl4qv2qv7z 5 ай бұрын
𝗦𝗰𝘄 𝘀𝘄𝗰❤
@user-fk1rj1bh7o
@user-fk1rj1bh7o 4 ай бұрын
hooyo mcnto cayda wll hooyo waa jano wll mcn😭😭😭
@cumarsuufi1713
@cumarsuufi1713 4 ай бұрын
We
@xaawoluul265
@xaawoluul265 6 ай бұрын
Heesta hooyo markey maqasho inta ooysa so emotional ilaahow hooyooyinkeena noo dhowr😢😢😢
@sihaamcabdi4905
@sihaamcabdi4905 6 ай бұрын
Aaamin😢😢😢😢
@user-rr8or1tv5c
@user-rr8or1tv5c 6 ай бұрын
Wllhi waaan oooyay❤😢7 bilooood maarkin
@sihaamcabdi4905
@sihaamcabdi4905 6 ай бұрын
@@user-rr8or1tv5c haday ku noozhahy allehaku tuso😩
@faraxabdi3028
@faraxabdi3028 6 ай бұрын
😢😢😢😢💔
@xaawoluul265
@xaawoluul265 6 ай бұрын
@@sihaamcabdi4905 anigane anoo 2sano jiro iga geeriyootay lkn maxaan sameyn karaahee inan udoceeyo mhne
@HamzeAhmed-qo7ul
@HamzeAhmed-qo7ul 6 ай бұрын
Waa Dhibka Qurbaha iyo Dadka Ka fog Hooyodod oo kale Coloosha na Hurtay aniga iyo Qofkasto Hooyadii ay kala Dal joogan😢 Allow markale Hooyo nabad Haysku keentuso🤲
@shadiaaragsan749
@shadiaaragsan749 6 ай бұрын
Aaamiin 😢inshallah
@qamaribraahimxuseen5389
@qamaribraahimxuseen5389 6 ай бұрын
Aamin yaarabi🥺😭
@salmaali8162
@salmaali8162 6 ай бұрын
Sidokle wlhi 15 years 😭 😢😢lkn InshaAllah bilaha so socda iska arki doona 😢😢😢😢😢
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 6 ай бұрын
aamiin aamiin 🤲🏽❤❤
@user-xq6tm8ll2f
@user-xq6tm8ll2f 6 ай бұрын
Aain yaarabi❤🤲
@Geyre02
@Geyre02 6 ай бұрын
Hooyadey 5 Sano ma arkin🥺 Insha Allah waan rajeynaa in Noloshu na kulmiso😊 Waan ku jeclahay Hooyo❤
@sumayaaliabdi4583
@sumayaaliabdi4583 6 ай бұрын
Heesta hooyo mrka maqlay ilmada ayn ceshan wayay 😢 dhmn hoyoyinkeena ilahay ha inoo xiftiyo inta dhimatayna alaha unaxariisto Cayda msha allh waa wiil baari ah ❤
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 6 ай бұрын
Hooyo Macaan Hooyo Suldaano Maamada Team.27 Rabi Ha inoo Xifdiyo Dhammaanba Hooyooyinka Soomaaliyeed Intii dhimatayna Allaah Subxaanahu Watacallaa Janatul Firdawsul Aclaa Ha Ku Arsaaqo Hooyooyinkeen Kuwiin dhintay
@user-lj1zv3uf8g
@user-lj1zv3uf8g 6 ай бұрын
Aamiin❤❤
@Aishabdull2024
@Aishabdull2024 6 ай бұрын
Amiin yaa rabi 🤲🏽🤲🏽😢
@user-xb3yi5wu6j
@user-xb3yi5wu6j 6 ай бұрын
Aamiin ❤🤲
@AsadaadamIbraahim
@AsadaadamIbraahim 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@fatxiyahonesty7165
@fatxiyahonesty7165 6 ай бұрын
Wallhi waan ilmeyay marka firsaday vedowgan waxa la oyay😭😭😭😭 hooyo ninkii heesta inuu hesto farxada aduunka wllkey ceyda waa nasiib badantahay ilaahay haku xafido hooyo mcn❤❤❤
@muntazmohamed9240
@muntazmohamed9240 6 ай бұрын
Ilhy hanodayo ❤😭🫶🏻
@AdnaciiseAdnaciise
@AdnaciiseAdnaciise 6 ай бұрын
mrka habsiise anaba ooyi rabe ane isoo duceya saan aabahy ula kulmo😭🫂🥺
@prince.elmo22
@prince.elmo22 6 ай бұрын
Video gaan 1M like ayuu mudanyahay hala gaarsiiyo fadlan qofkii inta soo galo like ha saaro 🙏🏻 HOOYO SHARAF IYO KARAAMO😘😍❤
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 6 ай бұрын
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰
@AbuBakar-kq1dg
@AbuBakar-kq1dg 6 ай бұрын
Tankiyo asad mcn sxb waliga nolow ugir qof walbo moslim ahh hanudoxano wlalkana asad x. . Scw
@Manka_cade123
@Manka_cade123 6 ай бұрын
🎉
@AMIINBORKAAN
@AMIINBORKAAN 6 ай бұрын
Scw
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 6 ай бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@amatarahmana5027
@amatarahmana5027 6 ай бұрын
Hooyo😢😢
@MuxsinAbdi-vg1rd
@MuxsinAbdi-vg1rd 6 ай бұрын
Mother is always Mother ❤❤❤❤❤😢😢😢
@Nalkanur1234
@Nalkanur1234 6 ай бұрын
Yeah 😭😭😭
@fatimafaarax6724
@fatimafaarax6724 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 6 ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@user-et1pe8wy8w
@user-et1pe8wy8w 6 ай бұрын
Walal Macn Ceyda hooyo wan ku jacehly ❤❤ Aniga hooyo allha u naxriisto amiin yarabi😭😭😭
@anwaramekk
@anwaramekk 6 ай бұрын
Inta waalidkood ka geeriyoodeen waxaan idin leeyahey ALLEHsw janada ha idinku kulmiyo. Ceydaruusna ugu duceeya in isaga waalidkiis ay noqdaan kuwii ku waara cimri dherer caafimaad iyo cibaado suuban.❤
@anwaramekk
@anwaramekk 6 ай бұрын
Aniga ahaan weligey kuma noolaanayo meel hooyadey ka dheer ALLEHayow ii aqbal riyadeydan.❤😢
@user-vq3wz4uh4z
@user-vq3wz4uh4z 6 ай бұрын
aamen wll mcn @@anwaramekk
@apdilaahikaafi6068
@apdilaahikaafi6068 6 ай бұрын
aamiin Aamiin Aamiin sxp
@Quen__aishaa
@Quen__aishaa 6 ай бұрын
Cawa ilinta ceshan waye 😭Mama miss you 8 years ma arkin🥹😥
@munaapdikadir-vt1ii
@munaapdikadir-vt1ii 6 ай бұрын
Abyo walalo ma tihiin
@sadiyosharaf1318
@sadiyosharaf1318 6 ай бұрын
Ani xitaa 7 sano hooyo mcn ma arkin Allow natus
@nabiiladaahir8530
@nabiiladaahir8530 6 ай бұрын
😭😭😭😭😭
@salmaali8162
@salmaali8162 6 ай бұрын
Aniga 15 years isma arkin hoooyo😢😢😢😢
@mohamedsalad3972
@mohamedsalad3972 6 ай бұрын
Almost 10 years isma arkin hooyo mcn wn ku xiise illahey nabad hanagu wada kulmiyo aniga io inta hooyoyinkod mudo kla maqanyihiin 😢❤
@Luuzinahiitaan
@Luuzinahiitaan 6 ай бұрын
M.a dhamaan teen waa hooyadeena waayo wllken marwalpa naga qosliya aan nafis ku dareeno ayee gacmeheeda kusoo korisay soo dhawow hooyo mcn 🤍 dhamaan tiin wan idin salamy team 27 hadaa fariin teyda aragto cayda igu salaan dhamaad team ka qasatan hooyo aan ayaanta dhan sugaye inee ku imaato💖🦋🖤
@myself8043
@myself8043 6 ай бұрын
King Ceyda I ,m Sorry 😭😭😭😭😭😭😭
@PrinceMaheeshPrinceMaheesh
@PrinceMaheeshPrinceMaheesh 6 ай бұрын
Masha Allah Wllkei Wllhi Saan ufarxay Heer Waxn gary ilinta CeshanwayAy Sida Aan ugu farxay Any Wey Congratulations Hooyooyin kena Allah ha Noo Xafido Meel Kasto Ey jogaan Insha Allah 😭🤲🏼❤️❤️
@King_siciid
@King_siciid 6 ай бұрын
Ani 4years iigu danbaysay waxaan rajaynayaa inaan caafimaad ku kulano❤❤❤😢😢
@abdikafarhussein9298
@abdikafarhussein9298 6 ай бұрын
Masha Allah, I have never seen my mother in my life, and i got so emotional wlhy I wish you a long life together insha Allah
@user-kg2ze6qd9j
@user-kg2ze6qd9j 6 ай бұрын
M,a walhi ilin dardeer ayaa qoralka uqori la ahy alah kuu xafido hooyo macn abowe ani hoyadey 3 Sano ma arkin iku soo duceya inuu aleh unaxaristo walhi aad aya ku xisy runtii😭😭😭😭😭🤲🤲
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 6 ай бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤
@meymunaabdinoor6437
@meymunaabdinoor6437 6 ай бұрын
Masha Allah congratulations brother happy life ahead 🎉❤
@user-qx2ys1yq7k
@user-qx2ys1yq7k 6 ай бұрын
Hooyo.isNot,Eayz😢😢
@leylaabdirahmanislow8531
@leylaabdirahmanislow8531 6 ай бұрын
Wlhi wan ilmeyay ❤ilove you oll mamayaalsha muslimiinta alxm hoyo wey ii noshahe allaha cimri dher io cfmt allaha iisiiyo lkn amaan hooyo hadaan maqlo wanba iska qiroda ilinta mawa ceshan kari😭😭❤🌹🌼😘💕💝💖💞💋🌺💓🤩🥰🌹wllkey ceyda waqti qurux badn isla qaata hoyo insha allh💐💐💐
@somalitiktoklive6683
@somalitiktoklive6683 6 ай бұрын
Masha Allah dareenkaan waxa daremi karo qofkii Hooyadisa muda ka maqnado oo dib ula kulmo. I love you mommy ❤
@Xaliimaxayaati1
@Xaliimaxayaati1 6 ай бұрын
Ku salin nabigeyna the best person ever The most knowledgable and the most shere all created propphet Muhammad scw ❤❤❤❤❤
@abdullahihussein3808
@abdullahihussein3808 6 ай бұрын
صل الله عليه وسلم
@suheyrosaid6846
@suheyrosaid6846 6 ай бұрын
Scw scw❤
@user-de1gt3mj5h
@user-de1gt3mj5h 6 ай бұрын
Scw
@faadumo.axmedfarax1009
@faadumo.axmedfarax1009 6 ай бұрын
Salalahu caleyhim wasalam
@BinAadam
@BinAadam 6 ай бұрын
2 months away from my mom feels like 2 years, 2 years must feel like an eternity! Happy for you man.
@khatra-2023
@khatra-2023 6 ай бұрын
7 years bro ma arkin hoyaday 😢
@BinAadam
@BinAadam 6 ай бұрын
7 years a lot weye 😢
@Zihaameyyyy
@Zihaameyyyy 6 ай бұрын
luqadaada hooyo ku faan wiligaa
@Hamzza2002
@Hamzza2002 6 ай бұрын
8 sano Ala maxan uxiisay hooyadey insha Allah waa kulmeena 😢
@aydoyusuf1584
@aydoyusuf1584 6 ай бұрын
Walahay waan ilamayay wllo ale hooyo Ilahay haa ku barakeeyo maame waan ku soo ducaynay ilahay cafimad iyo cimri dheer ayaan ku soo rajaynay ❤
@maxamedclaahi-jx9sr
@maxamedclaahi-jx9sr 6 ай бұрын
😢😢😢wlhy runtaa daacad u ooyey maanta hooyo waxay iga mootantahay 6sanno waxaY iLa tahay duniDo alle ayaa oG oo wxaan idiinka baryaya inaaad hooyo igu ducayzaan janatul fardowsaH ana xanuuznayaaye isoo duceeYa 40 qoF ducadooDa waa La aqbalaYe😢😢😢
@anaayaqurux1361
@anaayaqurux1361 6 ай бұрын
Caawa cayda single maaha Waa family buuxa masha allah❤
@yugtaahmad6307
@yugtaahmad6307 6 ай бұрын
Anyone who has ever felt this emotion is still in tears 😢❤
@najaxabuker972
@najaxabuker972 6 ай бұрын
Masha Allah ceeyda waxa tahay baari barakeysan Allaha ku xafido Asad iyo c/lahi waa walalo qalbi fiican Allaha idin sharfo
@maryanali9429
@maryanali9429 6 ай бұрын
I don't know why I'm crying 😢😢😢 Ceyda farxada farxadena oo kale waaye hada nahy funs kaya Hooyo macan inta ka salamona 😢❤❤❤
@shaficiabdi9150
@shaficiabdi9150 6 ай бұрын
Ilmada waan ceshan wayay Hooyo mcn waan kuu xiisay 4 years ago iigu dambeesay Allow hooyoyinka caafimaad iyo cimri dheer siib😢
@nasteexocabdi2297
@nasteexocabdi2297 6 ай бұрын
Ayyy masha Allah ilaahey haku daayo hooyada abowe inta hooyadood ka maqan tahay oo aniga ka mid ah ilaahey dib Hano kulmiyo Insha Allah u welcome mom ❤❤
@idilboulalehidilboulaleh3136
@idilboulalehidilboulaleh3136 4 ай бұрын
Mashaalah so emotional ,allaha ku dayoo hoyo macan 🤲, ilahay a unaxaristo inteey kaa diimatey amiin Salaan gobeed all team 27 ❤
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 6 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍
@masayrlayyy
@masayrlayyy 6 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@DaaciyaSamraa
@DaaciyaSamraa 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤
@maryanabey9107
@maryanabey9107 5 ай бұрын
Hdiriirr9😮😂😂❤😊
@maryanabey9107
@maryanabey9107 5 ай бұрын
❤😂
@xxxooo336
@xxxooo336 6 ай бұрын
subḥānaAllāh what a beautiful & emotional video! It felt like that was our hooyo, Allāhuma bārikki.
@farhanhared3454
@farhanhared3454 6 ай бұрын
Ayyyy❤❤ so dhawow hoyo suldamo Abid madawan vidow ka qurux badan kana macaan vidowgan ayy çyda wan ka hyna tan
@Mohammuud
@Mohammuud 6 ай бұрын
Ceyda wiil baari Ah m.a ilahy hakuu deysto hooyada Abowe 😭❤️🥺
@sakiyaquruxmahamed639
@sakiyaquruxmahamed639 6 ай бұрын
A man his first love is NOT his wife it's his mom & siz ❤ And a woman her first love is daddy & big bro ❤️ am blessed to have a lovely family alx❤❤❤
@xamdashugri2810
@xamdashugri2810 6 ай бұрын
Wlhi my first love is my mom and daddy😢❤
@AymanAbdirashid
@AymanAbdirashid 6 ай бұрын
Allah is one ❤🎉
@nathifamursal1425
@nathifamursal1425 6 ай бұрын
Allahu akbar m.a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 6 ай бұрын
Allaah ❤❤
@hassanmoha5123
@hassanmoha5123 6 ай бұрын
Allah is one❤❤🎉
@user-zp6gk8tm9p
@user-zp6gk8tm9p 6 ай бұрын
Yes Allah is one
@user-dx2dp7fy8y
@user-dx2dp7fy8y 6 ай бұрын
ALLAH AKBAR❤
@Ducaysane
@Ducaysane 6 ай бұрын
Maasha Allah Sxp welcome Hooyo Wlaahi Waa Fursad Qaali ah sxp Hambalyo
@CraxmaanAxmedxasan
@CraxmaanAxmedxasan 6 ай бұрын
Masha allah aoo dhawoow hooyo macaan ❤❤❤❤ waan kuuxiisnay
@Najminaa
@Najminaa 6 ай бұрын
ALLAH IS ONE ❤☝️
@zmzmcardp
@zmzmcardp 6 ай бұрын
Very Emotional ❤❤😢 Ceyda Jaceyl baddan ka muuqdo allaha isku kiin Daayo HOOYO ❤❤ Ha ooyin Hooyo dabaal ma tahay 😂😂😂 Hooyooyinka dhan Same waaye Aamus hee dabaal ha iska dhiginee ❤❤❤❤❤
@degelkhayr
@degelkhayr 6 ай бұрын
Dabaal maaha ee jacaylkeedaa buuxshay hooyadu waa somalidii hore qalbi adeega ku dadaalayey
@user-tv3nn2by5d
@user-tv3nn2by5d 6 ай бұрын
Mashaa allah hoyo qaliya alleh haku xiftiyo cimridheer cibaado subaan u rajeynaya❤❤❤❤
@faadumowarsame5067
@faadumowarsame5067 6 ай бұрын
Maasha allah hooyo macaan wilasha dhan si naxarisleh aye usalaantay❤
@nancyamin8344
@nancyamin8344 6 ай бұрын
Masha'allah Aquy Ceyda Hooyo Qaali Allaha kuu xafido Farxadna iigu waara❤ Anigana Umiiiiiiiiiii Hayati 😢 Jannatul Firdaus Allaha ugu bushaareeyo Aamiin 🙏🏼
@user-yt5ox8cm9f
@user-yt5ox8cm9f 6 ай бұрын
Alaah ha ku dayo hooyo aniga hooyadey Alaah baa iga jeclaadey😢 Alaah ha unaxriisto 🤲
@mariyabintuadem2267
@mariyabintuadem2267 6 ай бұрын
Allaha unaxaristo hooyo mcn wll😢🤲😭😭
@xaawoluul265
@xaawoluul265 6 ай бұрын
Same kuwii janada kula kulma hooyooyinkooda Allaha naga dhigo
@ayanmaxamed9631
@ayanmaxamed9631 6 ай бұрын
Alla farxadda waan kula dareemaa ceyda❤❤🎉🎉
@shukrimusewehliye8081
@shukrimusewehliye8081 6 ай бұрын
Mansha Allaah Aragiinu waa ii Abshir Ilmihii walaalkey iyo Walaashey Suldaano Allaah ayaa Mahad leh abaayo yaraankaagi nabad isku kiin tusay ku waara caafimaad iyo Nolol barwaaqo leh.❤❤❤
@cadradhabar
@cadradhabar 6 ай бұрын
Alxamdulilaah ilhy haduu nabad keenay wlhi waa ooyay saaid ano hoyaday la joogo waxaas waa jacaylka hooyo Nimo aa u qabo ilhy waxaan oga baryaya cimri dheer io caafimad taam ah wllkay ilhy hakaa abaal mariyo sidaa hooyo ooga farxisay io anaga dhamaanten nolow wllkey ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdulaziz_12i
@Abdulaziz_12i 6 ай бұрын
Mashallah please guys pray for me I don’t have parents in this world both my parents am suffering a lot since they passed away please put me in ur prayers
@munamaanka8020
@munamaanka8020 6 ай бұрын
No one remain in this Dunya be patient ilaahay xarigiisa sifiican uqabso nolol wacan rabi karajeey I.a Ana nolol mida ugu qurxoon kuu rajeenaa walaalkeeyoow😢🤲🤗
@FaraxsanGirl-ny3hy
@FaraxsanGirl-ny3hy 6 ай бұрын
Allah yarxama waalidkada ❤
@Abdulaziz_12i
@Abdulaziz_12i 6 ай бұрын
@@munamaanka8020Mahadsanid walashay 😢
@Abdulaziz_12i
@Abdulaziz_12i 6 ай бұрын
@@FaraxsanGirl-ny3hyAmeen wllo
@ismahanmohamed6720
@ismahanmohamed6720 6 ай бұрын
Mansha Allah Hooyo mcn I love you so much adiga iyo wiilkeda farxad ku nolada dhaman carurtada! Cayda Hooyo marka habo sineysa ilin aya ika imatey❤
@abdiqaninalaye5456
@abdiqaninalaye5456 6 ай бұрын
M.a ilaahay waalidaka ha noo xafido hanoo barkeeyo ilaaahay waalidak wixii dhintay ha unaxariisto🥺😭🤲
@ibrahimmohamed9264
@ibrahimmohamed9264 6 ай бұрын
Wllhi Anigaaba Faraxad La ilmeeyey Inshaa allaah Mar Aan fogeyn Hooyo macaan waanu kulmi doonaa bi idnillaahi
@user-kl9dx6kl1i
@user-kl9dx6kl1i 6 ай бұрын
Ani ii duceeya hooyaday waan uxiisay in ilaahay Meshan❤ jecelnhy hanagu kulmio ❤2/2/2022 igu danbaysay
@Asmakhathar
@Asmakhathar 19 күн бұрын
Wllhi marka arko mamo farxad darteed oyso ilinta ma ceshan karo Alle hakuu daayo wllo mcn😢❤
@user-tk3nj7je1l
@user-tk3nj7je1l 6 ай бұрын
Masha allah congratulations brother happy life ahead ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@nasteehadiamond5988
@nasteehadiamond5988 6 ай бұрын
Anigaaba ilmada ceshan waayey hooyo waa janada aduunka wye wllhi allah ha siiyo cimri dheer iyo cibaado suuban❤😊
@kadra9957
@kadra9957 6 ай бұрын
Masha Allah beautiful welcoming Hooyo macaan Allaha ha xafido. Waan kula dareemay , markaa hooyo aragtay + it was very emotional , wiil bari ah ayaa tahay Keep going 👏 the best team 27❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@AbshiroNuur-sj3lb
@AbshiroNuur-sj3lb 6 ай бұрын
Wllhi Ceyda iska daayee Anigaa ooye wllhi wan dareemikaraa hooyo mcn Allha noo kaa xafido meel walpo Aad joogto Hooyo mcn cimri dheer iyo caafimd suuban❤❤❤ Allha ku siiyo Hooyo mcn wllhi hooyo waa janadii ifka dunidii ifka ❤❤
@RumanMuhumed-nd6jg
@RumanMuhumed-nd6jg 6 ай бұрын
Welcome mom suldaana hada nahey team king ceyda aad ayan ogu faraxsanahey mom suldaana inaa soo dhaweyno allaha ku xafido mom mcntoh
@naciimoabdiwali5364
@naciimoabdiwali5364 6 ай бұрын
Wlhy waa ilmeyay😢😢 ceyda waa anoo kale waa dadka hooyada jecel ani wax yar hadan arko qof hooyadis la kulmeya ama hees hooyo ilinta ma ceshan karo😢😢 hooyaday mudo kaso maqnahy ayado cafimaad qabta rabbi ha ila kulansiiyo🤲🤲🤲 rabbiyow hooyoyinka hano daayo🤲❤💯
@unknownchick31
@unknownchick31 6 ай бұрын
Adiga fiirsanaaya dareenkaaga see waaye maxaase dareenteen? Waaridkeen see noogu naxariisteen Allaha ugu naxariisto aaqiro iyo aduunba Ameen😢😢😢
@maida1412
@maida1412 6 ай бұрын
Aamin ❤
@XabiibaMuxumad
@XabiibaMuxumad 6 ай бұрын
Mashaaa Allah Allah hakuu xiftoyo hooyo mcn
@user-yo7xv9zz2l
@user-yo7xv9zz2l 6 ай бұрын
mashalllah walhi waan ilmeyey marka hooyo aragtye ilhaye hooyoinkeen ha inoo dayo inti dhimatyena allah ha uu naxaristo
@NadiaDhayman
@NadiaDhayman 6 ай бұрын
Mashallah mashallah❤ this video made me cry May Allah protect all the mothers 😢😢
@tuney.cabdulahi.
@tuney.cabdulahi. 6 ай бұрын
Allah is One ❤🎉
@AnfacDawlo-xj7wg
@AnfacDawlo-xj7wg 6 ай бұрын
😫😫😫😪😪
@user-co8oh6ru6c
@user-co8oh6ru6c 6 ай бұрын
Maaasha Allah maasha alllh ayaan leenhy hooyo mcn alha ku xafido cimri dheer alha ku siiiyo hablyo waan ku farxsnhy kin ceyda hooyo in aad ku lantaan maasha allh walhi waan qiiroody angane hoodey mcn alha u naxriisto iigu soo duceeya hooyo mcn angane muqdisho cadey ayaan kaa soo salmyaaa
@user-uj8tm4rl8t
@user-uj8tm4rl8t 6 ай бұрын
mansha Allah congratulation brother happy life ahead
@samiraduus8963
@samiraduus8963 6 ай бұрын
Maashallah. Wiil fiican baa tahay. Ceyda well done 🎉 Allah idin wada xifdiyo. Wiilka gaarsiiya million ka inshallah dad ku mudan edebta iyo aqlaaqda leh waa kan oo kale.
@xalimamaxamedxalima9291
@xalimamaxamedxalima9291 6 ай бұрын
Alloow hooyo noo daa congratulation King ceyda
@Tutulisho
@Tutulisho 6 ай бұрын
Allah is one😢☝❤
@ikraanhassanahmed863
@ikraanhassanahmed863 6 ай бұрын
Wlhi ceyda waa iga oysesay😢ilhya hooyo haku dayo qof kasto hoydis unoshahay ilhaya haudhafo inta kadhimatayan janad alha geyo ❤
@user-oy2cs1ev3e
@user-oy2cs1ev3e 6 ай бұрын
Waan ilmewyay wllhy wan dhartaye ilaahay ha ku xiftimo hooyo noolow hooyo mcn suldamo ❤❤❤
@daganaweys7111
@daganaweys7111 6 ай бұрын
Congratulations king Ceyda 🎉❤❤
@kkbella4196
@kkbella4196 6 ай бұрын
Wllhi waa ilmada cishan wayey because hooyo ma ii noolo 😭 allow ku naxariso hooyo macn adina ilahay hku desto walkey farxad waarto ku rajena🥰 anigana iigu so duceya hooyo🥹
@nasromaxamad8910
@nasromaxamad8910 6 ай бұрын
Amiin ilahay ha u naxaristo hooyo mcn 😭🤲adneh niyada kheyr u sheg wllo qali❤😭
@Najma_mohammad
@Najma_mohammad 6 ай бұрын
Wlhi Anbo kula mida ahy xiliga oye xata ma aqano 😭😭we can feel it wlhi ilah haunxaristo Hooyoyinkena 😭😭😭😭😭😭
@filsan_abdiqaadir143
@filsan_abdiqaadir143 6 ай бұрын
daahday iga gudoon wllkei Ceyda momy suldana welcome 🎉allow maamoyinkena janada ka waraabi🎉❤ Wlhi ilin farxad aya iga imaaday❤ King Ceyda wlhi farxada hoyo mcn wn kula dareemoyaa Sanado bdn o farxad ah wada jooga my bro Ceyda io Habo mcn suldan❤🎉
@farhiyaabdirahman6508
@farhiyaabdirahman6508 6 ай бұрын
M.a king cayda àad ayuu baari u yahay m.a alow kuu deeso hoooyo mcn❤❤❤
@Ali.abubakar
@Ali.abubakar 6 ай бұрын
Inta hoyo mcn u nooshahay allah u xifdiyo inta hooyo ay ka geeriyootay sida anoo kale allah u naxariisto ..Aamiin
@AsmaDhaaki-oe3lv
@AsmaDhaaki-oe3lv 6 ай бұрын
Masha'Allah, Illaahay idinma kala qaado Hooyo walaalo.❤❤❤ Qof kasta oo hooyadii ka fogtay illaahay nabad qab hakula kulansiiyo, inta ay ka dhimatayna rabbi haw naxariisto.🤲🤲
@user-ec4uw1ps4e
@user-ec4uw1ps4e 6 ай бұрын
Mash allah wllky cayda hooyo mcn allah kuudaayo
@QadroMaxmed-rr8yq
@QadroMaxmed-rr8yq 6 ай бұрын
Walahi Masha Allha ugu daben wey imaty hooyo mcn
@ApdallaApdallaAhmat
@ApdallaApdallaAhmat 6 ай бұрын
Wllhi ceyda waa kula dareemaya Ilaahay hooyoyinka hano daayo Soo dhawoow hooyo suldaano 😢❤❤
@sumeyashariff3605
@sumeyashariff3605 6 ай бұрын
MashaAllah❤ sooo happy for you Ceyda and congratulations 🎊
@rumaan9985
@rumaan9985 6 ай бұрын
Masha allah aboowe adi iyo hoyo mcn kuwaar nolol farxad leh in sha allah♥️🫶💋
@maryamacali-mt6gh
@maryamacali-mt6gh 6 ай бұрын
Mansh allsh maamo macan alle haku xiftiyo
@Musam377
@Musam377 6 ай бұрын
Oldman is here for watching Adina wll ku sali nabiga scw ❤
@indhodaraleyabdi5373
@indhodaraleyabdi5373 6 ай бұрын
Mashallah beautiful advice from your beautiful mom. Greatest son
@HalimaQurux25
@HalimaQurux25 6 ай бұрын
I haven't seen my mother in 11 years insha Allah we hope that life will meet us i miss you mom so much 😢❤❤
@adnoegal4912
@adnoegal4912 6 ай бұрын
Masha allah hooyo alleha daayo cayda amiiro io koko meeye
@MubashirAbdiwali
@MubashirAbdiwali 6 ай бұрын
Mom miss you wllhi allahayaw nabad iyo caafimaad qab nagu kulmi. The same us ceyda i traveled my mom for educational process and i wish we will see together as peace and love❤.
@sirkaal
@sirkaal 6 ай бұрын
MashaAllah! We are happy for you fam, Haye guys hooyo sifiican haalooso dhaweeyo, prank oo team 27 dhamaan ka qeybgalaayan ayaan idin ka sugeyna, laakin mama si xun yaa laga naxinin... every somali mother ayaan salaamaya, you're what makes us get up each day with smile. Edit: I guess i commented to early, that scene where ceyda was running toward hoyo got me chocked up.. hoyooyinkeena Allahe swa haa noo barakeeyo, cumri dheer, cibaada Alle iyo farxad mudan haa noo siyo dhamaan hoyooyinkena. CEYDA FARXAD 🎉
@user-gb2hz4cv3f
@user-gb2hz4cv3f 6 ай бұрын
KingceydSorry❤❤❤hooyomcn❤❤❤
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 6 ай бұрын
Subxanllaah ma hooyaa prank lagu sameeyaa
@user-eh6rw1px9b
@user-eh6rw1px9b 6 ай бұрын
Sidee loogu samaynaya prank
@sirkaal
@sirkaal 6 ай бұрын
@user-eh6rw1px9b maanta mahan laankin, markaay mamada nasato, madama prank ayaa lagu sameyna, team aad buu uu weynyahay, will iyo dumarba ka kooban, waliba dhaliyaro creative ah sida Asad iyo Koko mesha ku jiraan, marka they're come up with a plan to prank hoyo macaan.
@kheyralnisaatube46
@kheyralnisaatube46 6 ай бұрын
Awww Masha'Allah caydaruus ooyin iguma harin walahi ,Allah haku xifdiyoo hooyo macaan 😍😍🥰🥰🥰
@user-qx3wx7ns9u
@user-qx3wx7ns9u 6 ай бұрын
King cayad ilaahay aku daayo hooy mcn magecad ceyda waan ku jeclahay
@user-rb3ks8nq7l
@user-rb3ks8nq7l 6 ай бұрын
Congratulations 🎊 King ceyda and hooyo mcn❤
HOOYO IYO XANAAN SAFAR SALAAM MAALINTII IGU MURUGTA BADNEED😭😭
14:43
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 116 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 3,6 МЛН
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 40 МЛН
WIILKAAGA CEYDA KASOO DHEX SAAR | EMOTIONAL
31:53
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 801 М.
PRANK//  AMIIRO LOO GACAN QAADE SI XUN  AA UGA AARSADAY😱😱..?
15:53
HOOYO OO AMIIRA CAZUUMTAY MARTI QAAD QURUX BADAN  UGU DAMBEEN ..?
15:12
WALAASHAA BADBAADI
11:52
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 512 М.
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 116 МЛН