Hooyo, Xageey Aadey?

  Рет қаралды 17,084

Fartumo Kusow

Fartumo Kusow

7 күн бұрын

Makii aad mid xalisid, mid kale ayaa soo baxaayo.

Пікірлер: 42
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 5 күн бұрын
Ilaaheye ha ku kaalameyo abaayo
@fartumokusow345
@fartumokusow345 5 күн бұрын
Amiin
@buurdhaabmedia
@buurdhaabmedia 5 күн бұрын
fatumo xage kalasoo xidhidha
@fartumokusow345
@fartumokusow345 3 күн бұрын
@@buurdhaabmediahalkaan
@kacabhirsi7842
@kacabhirsi7842 2 күн бұрын
Alle tabaaraka watacaalaa caafimaad sareeco ah hasiiyo hooyo macaan
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Amiin
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 3 күн бұрын
😢masha Allah illahey ha kula Qabto Hooyo macaan 😢
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Amiin
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 4 күн бұрын
Aduun iyo Aakhiro ayaad guuleysan sida Hooyadaa Baari ugu noqotay Ilaahey Janadiisa hakugu Abaal mariyo wllaashey kisalaami.
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Amiin. Mahadsanid.
@hannakassim8170
@hannakassim8170 5 күн бұрын
Masha Allah Alhimdulillah Abyo hoyo Allahu swt ha cafiyo qali adigana Allahu swt haka ajersiyo inta la tacaleyso Abyo cidamo Allahu swt haku siiyo marwalba ku cawiyo qali❤🤲
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Amiin.
@maryanosman4076
@maryanosman4076 2 күн бұрын
Masha Allah ❤❤
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Amiin
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Mahadsanid
@najmayoonis5020
@najmayoonis5020 4 күн бұрын
Maamadan hooyadey alah u naxariisto isku asxaab ahaayeen somalia baydhabo
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Waa runtaa
@lulali6059
@lulali6059 5 күн бұрын
Asc , alxamdulilah hadii Hooyo la helay. Anigoo isla markii kuu qorayo ayaa ba alarm miga ka hadashey. Yes that will be save for Hooyo for getting out of the house Hooyo. Abaayo Allah kula garab galo Hooyo xanaanteed, duco ayaa beeraneysaa for taken care Hooyo. MaashaAllah intii hooyo u nooshaheys hooyadood ha take gareeystaan sida anigoo kale hooyadeey ayaa ila joogto, hal ka sanoo odeeygeyga isku cusub nahay ayaa gobol kale ka deganaa, kadib na hooyadeey macaan ayaa u soo guurey oo ila degan , kaligey waa degnaan waayey hooyadeey la aanteed abaarwaayey, MaashaAllah Allah ii deeysto Aamiin.
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Taas waa mid aad iyo aad u muhiim ah. Duco ayaad ka heleysaa.
@aminasalad5260
@aminasalad5260 2 күн бұрын
Masha allaha shaqo ficanahay baadhaysaa , keep up the good work
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Thank you
@fatimaali4343
@fatimaali4343 4 күн бұрын
abayo macaan may Allah make it easy for you and hoyo macaan
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Amiin
@RayaanXamdi
@RayaanXamdi 3 күн бұрын
Alaaha kuusaqiro abaayo quraan saar
@fartumokusow345
@fartumokusow345 3 күн бұрын
Amiin. Haye
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir 4 күн бұрын
Walid guri cidlo loga tagayo ee shaqo iyo wax barasho laga aado wuxu dare maya stress iyo cidlo marka aniga talo ahaan waxan jeclan laha sanadkii Laba gor in Wadan keedi la geeyo hooyo yinka ilahay cafimaad ha taama ha siiyo
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Wadanka dhaqaalaha eey halkaan ku heleyso kuma heleyso. Mar kast qof ayaa la joogo.
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Amiin
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir 4 күн бұрын
@@fartumokusow345 Abayo dhaqalaha wadan kan yalo waxa ka daran waa Qulubta Hooyo oo Darteda wax waliba anaga dan teeda ah inaanu uu sameya wayo wadanki waxay ka heleysa Quran Hawo fresh ah Famiil keedi wayo wayo ogu Danbey say hadana sihore mahan wadanki waa is badalay Abayo Ogow walidka Dartiii waxad uu sameyso kama luman waxaa laga yaba iyado wadanki Niyada ku hayso inu xanuunkan uu yimid ilahay cafimad Deg deg ah ha siiyo
@ju4965
@ju4965 5 күн бұрын
abaayo ilaahay hakuu kaalmeeyo❤
@KalidWarsame
@KalidWarsame 2 күн бұрын
😢😮😅😂rueilvermd
@KalidWarsame
@KalidWarsame 2 күн бұрын
❤😂🎉😊ihqan
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Thank you
@fartumokusow345
@fartumokusow345 5 күн бұрын
Halkaan
@AyanOmar-r8y
@AyanOmar-r8y 2 күн бұрын
0
@marshalvandam
@marshalvandam 3 күн бұрын
sheeko dumar wa qosol qosol🤣😂🤣
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Waa runtaa
@xamdibashiir9999
@xamdibashiir9999 5 күн бұрын
Ilaahay haulage garab galo
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Amiin
@Asma-Axmed
@Asma-Axmed 4 күн бұрын
Abyo iisoo boqda
@fartumokusow345
@fartumokusow345 Күн бұрын
Haye
FILO PART 104
32:46
Abukar Mahdi
Рет қаралды 307 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 89
24:18
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 64 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 82 МЛН
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН
ASHO NINKAN TALEFOON MOOGIYEE ANIGA DHAN IMAJEDO
23:00
Asha&Shay family
Рет қаралды 25 М.
Filo 105
8:30
fanah adam
Рет қаралды 2 М.
UGU DANA BEEN HADIYADA EE IKEENTI ABAYO MUNIIRO BY FARTUN HAPPY
12:49
khalid naag kale ayuu guursaday!
9:41
AJ & Fadna
Рет қаралды 33 М.
GUURKISA FAMILKAYGA ASA KADORTAY YURUB UGA IMADAY iiTIJABI
42:06
Ridhwan Issack
Рет қаралды 52 М.
小天使生病,去学校被嘲笑,最后太有爱了#short #angel #clown
0:56
😁💸 @karina-kola
0:16
Andrey Grechka
Рет қаралды 3,5 МЛН
Cậu bé tốt bụng khi có người anh tốt | 111
1:01
Ông Lùn Vlog
Рет қаралды 6 МЛН
Гениальный План Хвостатых 😂
0:28
ДоброShorts
Рет қаралды 1,5 МЛН
She saved others
0:20
V.A. show / Магика
Рет қаралды 6 МЛН