Hooyadeey Sheekadeedi Part One Edited
9:36
Alaarmiga Ayeey Tabaatey
9:00
9 сағат бұрын
Hooyo, Xageey Aadey?
8:47
12 сағат бұрын
Hooyo, Ma Hilmaantey?
9:15
14 сағат бұрын
Beyond the Badge
29:00
4 ай бұрын
Пікірлер
@ubahadow7662
@ubahadow7662 17 сағат бұрын
Silanyahay . You are abused to your and you are making money 💰 when she is not well 😢😢? Because she is not well I don't like ,your rubbish taking 😉 Because you abused to your mum and making money 😮
@fatmahmohamed5068
@fatmahmohamed5068 18 сағат бұрын
I think Vitamino ayaa jirkeeda ka maqan ,ka baar
@fartumokusow345
@fartumokusow345 18 сағат бұрын
Vitamin waa la siiyey.
@fatmahmohamed5068
@fatmahmohamed5068 17 сағат бұрын
@fartumokusow345 Vitaminada qaar waxan maqlay marka la cuno Jirka ma qaato ,marka fcn kuwa lagu shubo , Alle ha caafiyo hoyo mcn,hayadayna Alle ha u naxariisto .
@MaamMacalin
@MaamMacalin 22 сағат бұрын
Asc walaal daawada magaceed iisoo sheeg walaal aniga hurda laanta qaba dawana waan qaataa
@fartumokusow345
@fartumokusow345 18 сағат бұрын
Seroquel
@luckyA12333
@luckyA12333 Күн бұрын
Rabi caafimad buuxo ha siiyo Hooyo❤ Adigana kheyr badan ha kula kulmiyo abaayo mcn❤
@fartumokusow345
@fartumokusow345 Күн бұрын
Amiin
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 2 күн бұрын
ANIGA😢😢 RAYIGAYGA CAL KAMIRA U FUR INTA AAD LAHADLEYSID KAMIRADA U FUR , ILLAHAY HACAAFIYO HOOYO MACAN INSHA ALLAH 😢 ANI AAD AYAN HOYADAY U JECLEY ILLAHAY NAXARIIS TIISA HASIIYO ADUUN AND AAQIRO😢 INSHA ALLAH
@fartumokusow345
@fartumokusow345 Күн бұрын
Amiin.
@aminasalad5260
@aminasalad5260 2 күн бұрын
Masha allaha shaqo ficanahay baadhaysaa , keep up the good work
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Thank you
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 2 күн бұрын
Subxanalah, ma xiligii abaaraha, ,ma fiicno ilmaha markey yaryihiin aylakulmaan ,wax xun,
@deeqoali57
@deeqoali57 2 күн бұрын
@@barlinyusuf3461 ababr waandhacdaa.mana la arag wax caruur cunaya ani sheeko taaso kala ku maqlay qaxii bay malaha baydhabay arintaasnka dhacda
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Waa runtaa
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 2 күн бұрын
Walal hooyo intad ka aadeysid maad ayada u shaqeysid hadii dowladu bixineyso sida anga usa dadka waaweyn waa loo shaqeeyaa waliba hooyadaa waxay u baahan tahay waqti badn oo la haayo lala sheekeysto cubtadeeda la badalo lifestyle keeda vitiminadeda la siiyo kala nooc ah la socodsiiyo Please tas baan kugula talinaa 3 saac iyo 4 saac kuma fila qof kale uu haayo ee hadii dowladu bixineyso hrs badan oo la haayo u fariiso adigu allaah ha caafiyo
@fartumokusow345
@fartumokusow345 Күн бұрын
Dowlad lacag ima siiso anigaa u shaqeysta oo hooyadeeyna masruufkeedi anigaa bixiyo.
@basrahassan5116
@basrahassan5116 2 күн бұрын
Subxaannallaah
@ju4965
@ju4965 2 күн бұрын
abaayo macaanto ilaahay hooyo macaan hakuu caafiyo
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Amiin
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 2 күн бұрын
Ilaahay hakuu caafiyo hooyo
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Amiin
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 2 күн бұрын
Allah ha cafiyo hooyo macan cafimad Deg dega Allah ha siyo Hooyo macan cafimad Allah ha ku siyo amiin amiin yaa rabi
@fartumokusow345
@fartumokusow345 Күн бұрын
Amiin.
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 2 күн бұрын
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
@zainabibrahim4123
@zainabibrahim4123 2 күн бұрын
Mansha allah sister ❤
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Amiin
@zahraibrahim3429
@zahraibrahim3429 2 күн бұрын
Vous ëtes formidable machaallah
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Thank you
@Fromlaascaanot
@Fromlaascaanot 2 күн бұрын
My mother has Alzheimer's, it's very challenging.she Has all those signs that you mentioned in your other video. Saaka waxey itiri adigu ma hooyadeey ba tahay miisee walashay, markaan iiri hooyadeey ba tahay waxey tiri siidee hoyada ku noqonkara adiiga ba igaa weynee kkk.
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Waa Sidaas. I am sorry to hear this 😊
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Do you want to tell your story in my podcast
@deeqoali57
@deeqoali57 2 күн бұрын
Subxanalah
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 2 күн бұрын
Bon courage ma soeur moi je garde ma mere je connais bien le malade la tete il marche 4anset 10 ans au lit je dormir bien 14 ans je perdu 30/42024 dieu donne son paradis ce pas facile
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Thank you
@maryanosman4076
@maryanosman4076 2 күн бұрын
Masha Allah ❤❤
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Amiin
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Mahadsanid
@MohamedAli-so4oy
@MohamedAli-so4oy 2 күн бұрын
Asc waxaan rabaa inaan talo caafimaad siiyo gabadhaas hooyona ay ugu seexaneeyso
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Haye
@AyanOmar-r8y
@AyanOmar-r8y 2 күн бұрын
0
@kacabhirsi7842
@kacabhirsi7842 2 күн бұрын
Alle tabaaraka watacaalaa caafimaad sareeco ah hasiiyo hooyo macaan
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Amiin
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 3 күн бұрын
😢masha Allah illahey ha kula Qabto Hooyo macaan 😢
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Amiin
@RayaanXamdi
@RayaanXamdi 3 күн бұрын
Alaaha kuusaqiro abaayo quraan saar
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Amiin. Haye
@aminaa7909
@aminaa7909 3 күн бұрын
We are so proud of you ! ❤️❤️❤️❤️😍
@fartumokusow345
@fartumokusow345 3 күн бұрын
Thank you my dear. I appreciate you
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 3 күн бұрын
Walaal waan ku fahmayaa anigaba hooyo ayaan haayey taxatirka badi dariishadaha iska ilaali iyo gaaska waa shaqo culus❤❤❤
@fartumokusow345
@fartumokusow345 3 күн бұрын
Waa runtaa, lakiin hooyo ma socoto hada
@user-mb5cv1lz3k
@user-mb5cv1lz3k 3 күн бұрын
Masha Allah fadumo illahay hooyo kuu xafido sida aad u haysato hooyadaa janadii ayaad haysataa
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Amiin.
@magoolomar1424
@magoolomar1424 3 күн бұрын
Masha allah sis you're a brave sister, may allah SWT protect you.
@fartumokusow345
@fartumokusow345 3 күн бұрын
Amiin
@marshalvandam
@marshalvandam 3 күн бұрын
sheeko dumar wa qosol qosol🤣😂🤣
@fartumokusow345
@fartumokusow345 2 күн бұрын
Waa runtaa
@fartumokusow345
@fartumokusow345 3 күн бұрын
Hada hooyo ma socoto
@zahraabdullahi3294
@zahraabdullahi3294 3 күн бұрын
Asc abaayo fartuun ilaahay ha ku xifdiyo adigiyo ubdkaaga iyo hooyaba waan jecelahay qofka waalidkii u roon ilaahay jano ha ku siiyo annigaa yeed ku dhashay masha Allah hooyo yeed bay ka soo guurtay ilaahay cafimaad ha siiyo adigana rabbi ducada aan kuu ducaynana allah kuu aqabalo walaal qaali
@fartumokusow345
@fartumokusow345 3 күн бұрын
Amiin. Waad mahadsantahay
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 3 күн бұрын
Maxey ahaayeen waxa cunuga diley, kasoo hadal
@fartumokusow345
@fartumokusow345 3 күн бұрын
Haye
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 4 күн бұрын
Mama arin fiican sameysay balse aniga labo wax baan ku oran lahaa 1-alarm system ka iska off ka dhiga ka bixi guriga waayo maalin walba hooyo albaabka taabato way imanayaan fireman ka iyo ambulance ka marka mar walba lacag baa lagugu charge gareynaa saana xal ma ahan mida labaad waxad sameysaa albabada guriga hadaad leedahay badal ama aad rent ugu jirto u sheeg kuwa guryaha qufulo waa weyn soo gado mar walba guriga ku xir shaqo kale ha yeelan aan caruurta ka ahayn hadii kale wadankan ka wada guura qof aad u weyn oo waliba xasuusta ku yar tahay uma fiicna wadankii iska daga halkaas waxa laga yabaa inay ku caafimaado cunto caano fresh ah cabto dadkeeda la sheekeysato allaha kuu caafiyo hooyo
@ubahfarah3135
@ubahfarah3135 4 күн бұрын
Wow manshaa Allah it's good advice for all man who wants to be farthers
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Waa runtaa
@ubahfarah3135
@ubahfarah3135 4 күн бұрын
Manshaa Allah abayo you did good job
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Thank you so much
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Amiin.
@ArdoSheikhRashid
@ArdoSheikhRashid 4 күн бұрын
Abaayo waxaan arkay 2 maamo oo xanuunkan qabo waxaa laiisheegay inay ahaayeen dad dhib badan soomaray oo adkaysi badan soosameeyay waliba dadka mushkilada qarsada I inay ahaayeen marka waxaa lagyaabaa hooyo inay tahay dhibkiiay soomartay
@zainabmoha1835
@zainabmoha1835 4 күн бұрын
scary waye wlahy 😮😮😮😮
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Wax kale ayaan soo wadaa
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Waa runtaa
@umuabraar4136
@umuabraar4136 4 күн бұрын
Wa qiso xanuun badan abayo hooyo allaha ku caafiyo
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Please share dheh
@fatimaali4343
@fatimaali4343 4 күн бұрын
abayo macaan may Allah make it easy for you and hoyo macaan
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Amiin
@Asma-Axmed
@Asma-Axmed 4 күн бұрын
Abyo iisoo boqda
@fartumokusow345
@fartumokusow345 Күн бұрын
Haye
@saidojama1170
@saidojama1170 4 күн бұрын
Free Wisdom advice thank you my sisters to educate our families ❤
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Thank you so much for watching and your kind words. Please share with those you think might benefit.
@najmayoonis5020
@najmayoonis5020 4 күн бұрын
Maamadan hooyadey alah u naxariisto isku asxaab ahaayeen somalia baydhabo
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Waa runtaa
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir 4 күн бұрын
Walid guri cidlo loga tagayo ee shaqo iyo wax barasho laga aado wuxu dare maya stress iyo cidlo marka aniga talo ahaan waxan jeclan laha sanadkii Laba gor in Wadan keedi la geeyo hooyo yinka ilahay cafimaad ha taama ha siiyo
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Wadanka dhaqaalaha eey halkaan ku heleyso kuma heleyso. Mar kast qof ayaa la joogo.
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Amiin
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir 4 күн бұрын
@@fartumokusow345 Abayo dhaqalaha wadan kan yalo waxa ka daran waa Qulubta Hooyo oo Darteda wax waliba anaga dan teeda ah inaanu uu sameya wayo wadanki waxay ka heleysa Quran Hawo fresh ah Famiil keedi wayo wayo ogu Danbey say hadana sihore mahan wadanki waa is badalay Abayo Ogow walidka Dartiii waxad uu sameyso kama luman waxaa laga yaba iyado wadanki Niyada ku hayso inu xanuunkan uu yimid ilahay cafimad Deg deg ah ha siiyo
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 4 күн бұрын
Ilaahay hakuu caafiyo hooyadaa🤲🤲🤲🤲🤲
@saidojama1170
@saidojama1170 4 күн бұрын
Well said sister 🎉
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Thank you
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 4 күн бұрын
Aduun iyo Aakhiro ayaad guuleysan sida Hooyadaa Baari ugu noqotay Ilaahey Janadiisa hakugu Abaal mariyo wllaashey kisalaami.
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Amiin. Mahadsanid.
@user-pw3hm8wh8c
@user-pw3hm8wh8c 5 күн бұрын
wllo allh hayno caafiyo hooyoninken
@fartumokusow345
@fartumokusow345 18 сағат бұрын
Amiin
@zahraibrahim3429
@zahraibrahim3429 5 күн бұрын
You are best woman
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Thank you
@lulali6059
@lulali6059 5 күн бұрын
Asc , alxamdulilah hadii Hooyo la helay. Anigoo isla markii kuu qorayo ayaa ba alarm miga ka hadashey. Yes that will be save for Hooyo for getting out of the house Hooyo. Abaayo Allah kula garab galo Hooyo xanaanteed, duco ayaa beeraneysaa for taken care Hooyo. MaashaAllah intii hooyo u nooshaheys hooyadood ha take gareeystaan sida anigoo kale hooyadeey ayaa ila joogto, hal ka sanoo odeeygeyga isku cusub nahay ayaa gobol kale ka deganaa, kadib na hooyadeey macaan ayaa u soo guurey oo ila degan , kaligey waa degnaan waayey hooyadeey la aanteed abaarwaayey, MaashaAllah Allah ii deeysto Aamiin.
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Taas waa mid aad iyo aad u muhiim ah. Duco ayaad ka heleysaa.
@dekahaji
@dekahaji 5 күн бұрын
Ilahayaw caafi hooyo 😢
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Amiin
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 5 күн бұрын
Rabiyow caafi
@fartumokusow345
@fartumokusow345 4 күн бұрын
Amiin